Hawiye yaa u maqan?, (Habarwacad) ABWAAN Siciid Gacamey.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @Shaatax41
    @Shaatax41 8 หลายเดือนก่อน

    Allah Raxmaana Ha unaxariisto

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 ปีที่แล้ว

    Abwaanku reer tolkiibuu wax usheegayay alle haunaxariisto

  • @shaaficiqabrigale2283
    @shaaficiqabrigale2283 ปีที่แล้ว +1

    HAWIYE YAA UMAQAN CALANKA WAALOO HARDAMAYAAYE🥺 AUN HALGAMA SACIID GACAMEY🦁👑🙌
    SOMALIA❌ HAWIYENIMO✔

  • @ismaaciilomar
    @ismaaciilomar ปีที่แล้ว

    Abwaan saciid gacamey allaha unaxriisto

  • @nunenune1415
    @nunenune1415 2 ปีที่แล้ว

    Hawiyaan hilib lasheegtaa😢😥

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 ปีที่แล้ว

    Yaa haya gabaygii siciid gacamey allaha u naxariistii, ee eryadiisa ay ka mid ahaayeen,
    quraanjadu meelaaney marin yaa far ku qaloocshay,
    qabri wali ku jiro dushii yaa qol ka ijaartay,
    habar saar ka qeylisa yaa masuul qaaliya u dhiibay.

    • @mohamedabdinasir8313
      @mohamedabdinasir8313 11 หลายเดือนก่อน

      Gabaygaa amaa bacadle tiri yey

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdinasir8313 may saaxiib, xiligii gabaygaa la tiriyay abshir bacadle mucaarad muu aheyn sida suciid gacamee 1988, laakiin gabay u yara eg baa jira sidaan filayo.

    • @CumarCumar-ie9pr
      @CumarCumar-ie9pr 5 หลายเดือนก่อน

      Hye 😅😅😅😅😅😅

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 5 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdinasir8313may siciid baa lahaa Ahn,
      bacadle oo ina siyaad bare wax ka sheegaya miyaad aragtay 1991 kahor?