abwaan siciid gacamey iyo gabaygii xabsiga buur weyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • waa channelka abwaan cabdi mahad xasan qarameeye fadlan #subscribe #saar si aad ugala socoto suugaan xul ah

ความคิดเห็น • 29

  • @salaadbobe
    @salaadbobe ปีที่แล้ว +1

    guul ree xaaji saleemaan meel kasto joogtaan

  • @abdulkadire9022
    @abdulkadire9022 2 ปีที่แล้ว +2

    gabaygaan saciid gacmey ayaa leh waxaana xabsiga ka bixiyey nin ceyr ah qaasatana habar aji

  • @wacdichannel2098
    @wacdichannel2098 4 ปีที่แล้ว +3

    alloow kuu naxariiso abwaam saciid gacamey

  • @jaamacabdicabdulaahi9878
    @jaamacabdicabdulaahi9878 3 ปีที่แล้ว +3

    Alow kuunaxa riiso cod kiisa markaa maqlo waxaa igu soodhaca bari samaad kii Alaaah una xaris to walee asagoo kale hooyo madhlin

  • @omarmohamed3292
    @omarmohamed3292 2 ปีที่แล้ว

    Malaha 10 neeyo jeer waan dhageystay gabaygan Siciid Sheikh Maxamud Xeydho Baraale Allaha raxmadii janno ha siiyee. Waa gabay runtii saameyn weyn.

  • @maxamedcali5724
    @maxamedcali5724 4 ปีที่แล้ว +3

    Gacameey ilaaheey haunaxariisto

  • @abdulkadire9022
    @abdulkadire9022 2 ปีที่แล้ว

    ALLAHA U NAXARIISTO ABWAANKA

  • @ishahanuunka8800
    @ishahanuunka8800 4 ปีที่แล้ว +2

    😥😥

  • @beeso4685
    @beeso4685 4 ปีที่แล้ว +1

    Shek sxb abwanka meshu kudhintay

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 5 ปีที่แล้ว

    allah yaraxma

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว

    Gabaygan siciid gacamay ayaa mariyey allaaha u naxariisto tankale ninka ceyr hooyadiis miyey cadaado ari kuraacijirtay oo mareer abtibaa Loo ahaaaa????????

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 ปีที่แล้ว

      Xagee ka socotaa su'aashaas ? Ma cid hawiye ah oo cayr gabay ku haysataa timid ?

    • @abdiwaliosman9739
      @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว

      Ceyr yaa kagabyo ma faarax shuuriye iyo kheyre gabay iyo xersi cad ‘,,,,,,,,, miyaad kawadaaaa qarnigiii 20. Ayey ahayeeen allaha u naxariisto

    • @beeso4685
      @beeso4685 4 ปีที่แล้ว

      Waxa sheltan abwanka meshu kudhintay io cida dishy

    • @dhalboqortooyogm5252
      @dhalboqortooyogm5252 4 ปีที่แล้ว

      Regular Warya HG oo dhan baa gabyaa ahaa ileen rugtii afsomaaliga bey ka soo jedaane.

  • @saxansaxomediaproduction5542
    @saxansaxomediaproduction5542 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygan waxaan tiriyay nin u dhashay habargidir cayr qasatan habar aji waxa lagu xiray xabsi Ku yaal muqdisho waa ligii dowlada kacaan lkn siciid gacamey waa salebaan runtii gabaygu waxuu muu jinaa dhibaato xabsiga loo GU geeystay

    • @abdulkadiradan8264
      @abdulkadiradan8264 4 ปีที่แล้ว

      Waa rag yaqaan miyaa ragan sidaas utilmaamayaa Abwaanka allé ha unaxariistee.

    • @axmedxuseen2305
      @axmedxuseen2305 4 ปีที่แล้ว +3

      gabaygaan siciid gacameey inoow leeyahay somali dhan baa wada og sxb waagii gowsa isku riix jabhada ahaayeen waaye ee kaligood dagaalkii siyaad barre ku jireen

    • @wacdichannel2098
      @wacdichannel2098 4 ปีที่แล้ว +2

      gabaygaan saciid gacamey baa tiriyay
      wayna cadahay oo codkiisa baala yaqaan

    • @beeso4685
      @beeso4685 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb gabagu melu iska racsan yahy ee nin kan inu sicid gcmy yahay leyskuma heysto

    • @invertedrole
      @invertedrole 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh gabaygaan saciid siyaad xeydhe baraale nin la yiraa oo Salebaan ah aa tiriyay sxb umada gabayadooda ha dhicin waligey ninkaas baan ku maqli jiray cido habar gidir ah oo aa isku meel u qaxnay aa cajaladihiisa heesan jiray