ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gabay ku Socda Beesha Hawiye oo laga Qaaday Shirkii Beesha ee Hotel Jazeera.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 เม.ย. 2021
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

ความคิดเห็น • 462

  • @jabartihusenwarsamegaboobe2854
    @jabartihusenwarsamegaboobe2854 2 ปีที่แล้ว +92

    Waa murti Somaliyeed! Anigoo ah daarood ah, waan jeclahay walaalaha beesha hawiye iyo waliba Somali oo dhan!

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว +7

      Laandheere neceeyb u qabo qabiil kale oo Somaaliyeed maba jiro. Daaroodna dhalasho nagama foga oo caruurtii eedo doonbiro dir irir samasle hiil abroone . Hawiye irir samaale hiil abroone

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤

    • @canabismaaciil8455
      @canabismaaciil8455 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@dulmidiiddhagaweeyne7537😊😊

    • @AbibDalieh
      @AbibDalieh 4 หลายเดือนก่อน

      Jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj​@@dulmidiiddhagaweeyne7537

    • @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj
      @CabdilaahicaliBootaan-yo3kj 4 หลายเดือนก่อน +2

      🎉

  • @yuusuf34
    @yuusuf34 ปีที่แล้ว +14

    Dhiiga allow hawiye midee mudolood abgaal cusmaan dhigeega❤

    • @JimcaaleNuur
      @JimcaaleNuur หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Rabbi

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 หลายเดือนก่อน +1

    Markii Aan arko beel soomaliyeed oo la Ammaanayo waan muxiboodaa ilaahay Amarkii
    Horey usocda walalaalaha hawiye

  • @xaan-cunaa9844
    @xaan-cunaa9844 ปีที่แล้ว +18

    Aniga gabigaas waxaan ka rumeystay ..xawaadlahu waa midka ugu adag hawiyahu...waa Niman guul illahay makaniyay.....maantay dhacday

    • @sidalihassan4145
      @sidalihassan4145 2 หลายเดือนก่อน

      Xawadle maba😂mba is loosocon meshan waa af maceys

    • @Mahametthasan-h7q
      @Mahametthasan-h7q 14 วันที่ผ่านมา

      Eh ta fu

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aaamiiiin allaha ukiciyo shekh xasan barsane

  • @Hanadhonest-wt7po
    @Hanadhonest-wt7po 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hawiye nimo❤❤❤❤from HG ❤❤

  • @mariaothmaanupdy5544
    @mariaothmaanupdy5544 2 ปีที่แล้ว +21

    M.a dadkeygi from gugundhawe baadicade💪🏾❤💉

    • @Shaakiryare690
      @Shaakiryare690 2 ปีที่แล้ว +1

      Gobanimo Hawiye♥️♥️

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay ha idin xafido Boqortoyo from hg

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 ปีที่แล้ว +46

    Shuruud kugu xidhimaayo dad nimadaada iigu saar😍

  • @mahuraan646
    @mahuraan646 ปีที่แล้ว +11

    Sheekhaal run buu ka sheegay😂❤

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 2 ปีที่แล้ว +6

    ASC.Abwaan aad AFTAHAN u ah. Maashaallah.

  • @leeshet.vartcraft7081
    @leeshet.vartcraft7081 3 ปีที่แล้ว +16

    Eeshcalla gabay Noolow 💕💕🥰🥰💐💕🌿🇸🇴🦋

  • @geljirowninweyn4542
    @geljirowninweyn4542 3 ปีที่แล้ว +36

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪 Gugundabee hawiye from mandera

    • @adama2988
      @adama2988 3 ปีที่แล้ว +2

      Masaari iyo India waad xeerdheer tahay??? Ahahah

  • @bjisow4635
    @bjisow4635 3 ปีที่แล้ว +8

    Adeer. Thank you.
    Ilaahey ha ka dhigo kuwa wax fahma. Aamiin insha Allah

    • @cfataxmacalin5205
      @cfataxmacalin5205 2 ปีที่แล้ว

      Maa shaa alaah🌱🌿🌹💐🏵️🌼🍃💛💙🌹🌷🌷🧡💛

  • @RAGEHXARAGO
    @RAGEHXARAGO ปีที่แล้ว +9

    Guul Xawadle

  • @SaaraConstructionCompany-fw5fb
    @SaaraConstructionCompany-fw5fb 3 หลายเดือนก่อน +4

    Muduloodku wa niman qab weyn wana noo madax

  • @midnimoahmed
    @midnimoahmed 3 ปีที่แล้ว +24

    Mashallaah abwaanku cilmi baadhis dhamays tiran ayuu sameyay. Talo waafi ahna wa bixiyay. Allah inagu anfaco

  • @caashoaxmedcali8303
    @caashoaxmedcali8303 3 ปีที่แล้ว +20

    Hawiye guul iyo gobonimo 🥰💪💪🐅🧡❤🥰🧡

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +30

    Abwaanka Qarniga Noolow❤❤. Taariqda gashay

  • @nuur5536
    @nuur5536 4 หลายเดือนก่อน +6

    Gaaljecel run buu ku shegay abwanka❤

  • @adams9307
    @adams9307 5 หลายเดือนก่อน +4

    Abwaan maxamed sahal waa halgamaa xilli adag raggii qoriga u qaatay in ay kar kaarka weydaariyaan rajiimki dhiigya cabka ahaa from KULMIS to USC

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 3 ปีที่แล้ว +29

    Love from Somaliland.

    • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
      @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 ปีที่แล้ว

      Meesha isaaq lagamaba hadlayee maxaa love 💘 keeney

    • @Qadafi_mandela
      @Qadafi_mandela 3 ปีที่แล้ว

      👍👍

    • @adnaa1020
      @adnaa1020 3 ปีที่แล้ว +1

      @@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. marka Geel loo heesaa baa qaar Goranyo u heesaan dabeecada dadkaa sida ah

    • @aichahassan2704
      @aichahassan2704 ปีที่แล้ว

      @@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. m

  • @shabdiwalihashi9810
    @shabdiwalihashi9810 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah. .allah ku xifdiyo. ..Alla geesisanna

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 ปีที่แล้ว

      Oo Hawiye miyaanu ahayn kan isrogay ee uguliita Somali oodhan qarax iyo Alshabaab ayaad shaqeysaan idinka oodowladii soomaaliweyn umadax ah maanta
      Waar isdhaqdhaqa dhalin yaradii qurux iyo qiimaha lahayd dhamayse

  • @isabnassahmxmed994
    @isabnassahmxmed994 3 ปีที่แล้ว +17

    Abwaanka wallahi Beelaha Hawiye si fiican u ukala sharaxay wallahi noolaaw abwaane

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan abwaan dhaafay tolka kor iyo hoos waad ula hadashay alle wax ha fahansiiyo

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 3 ปีที่แล้ว +8

    Been bay noqotay gabay ma yaqaaniin hawiye.

    • @sadia3718
      @sadia3718 2 ปีที่แล้ว +1

      Abshir bacadle ma malinmiyaa

    • @Naagishubta
      @Naagishubta 4 หลายเดือนก่อน

      Hawiye dadba maaha oo waa jinna kuwaa lahaa😂

  • @user-wh9kx8le8v
    @user-wh9kx8le8v 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    M.a abwaan

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mudulood power

  • @muali9773
    @muali9773 3 ปีที่แล้ว +9

    Gabyaa kasoo baxey hawiye 2021 Mansha Allah,,, lakiin corona jira ineey isku imadaan ma aheen,

  • @akhaila853
    @akhaila853 3 ปีที่แล้ว +24

    Cajiib, cajiib! MaashaaAllaah! Abwaan sidan u xikmad badan in uu soomaali weli u haray ma aanan moodey!

    • @ilhanismail6309
      @ilhanismail6309 2 ปีที่แล้ว

      ½aa

    • @MohamedAli-jm6dz
      @MohamedAli-jm6dz 2 ปีที่แล้ว

      Ilaah waxaan ka baryayaa in ilaahayay mushkila aan maara luu helinkarin allaha aduunyo iyo aakhiraba kugu maasheeyo inshaa allaah

    • @mohaaalii2631
      @mohaaalii2631 ปีที่แล้ว +2

      @@MohamedAli-jm6dz qumayo afkaaga alle haku noqo yaad xaq kuledahay alle adi hakugu celshee

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 5 หลายเดือนก่อน +2

    This gabeya is very brilliant.

  • @SoMa-ei1ob
    @SoMa-ei1ob 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabaygaan was mid waano kujirto, oo hawiye lagu waaninaayo. Ee bal wax Ka dhaxla

  • @samaleofficial
    @samaleofficial 11 หลายเดือนก่อน +4

    sandhool guure iyo sheikh cali jimcaale barale ayaa hawiye matalay haday matalaad sax ah

  • @abdulazizseeraar
    @abdulazizseeraar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah abwaanku Allah xikmad buu ku shubay. Hawiyoow anigoo walaalkiin daarooda waxaan idin leeyahay abwaanka soo jeedintiisa dhuuxa oo saxa dhaliilahuu sheegay.

    • @user-dn9yw7px4q
      @user-dn9yw7px4q 3 หลายเดือนก่อน

      Ninku darood buu ka dhamaadey 😂

  • @abdiali7008
    @abdiali7008 3 ปีที่แล้ว +19

    Aslmu c ww ! Wxan slmyah Shacabka Somali weyn, khaasatan shacabka HAWIYE!. Bil barakay San ba lagu jiraah, ee ALLH SUBXANA WTCALLA kor ha idin ka yeelo. Wxan garab taagan nahay, wlal hayaga HAWIYE, hadan nahay QURBA JOOGTA DAAROD. Dadka wxa ku jirah maan gaab, iyoh munaafaq sida abwaanku sheegay. HAWIYE wa curadki Somalia. Dulqaad?,iyoh TOWFIIQ, Tuug Rabi ayaa hormar lagu gaarah Somaliyey. Horay hallo socdo, qabyaaladna ka xoroba. Aaamin.

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 3 ปีที่แล้ว +8

    Hawiye wa dad walalahayaga way mudan yihin amanta hanbayo

  • @ayaankeysane2745
    @ayaankeysane2745 ปีที่แล้ว +6

    WAA ABWAANKI Farmaajo Ridey😅😊

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam 17 วันที่ผ่านมา

      Ma saasaa😂😂😂

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shekh maanta waa madaxwayne maalinkaasna qabiilka ayuu sidaas ugu sacbinayay

    • @HaniAbdiwahid-r3f
      @HaniAbdiwahid-r3f 25 วันที่ผ่านมา +1

      Mrkas shacab bu aha xor nu Wu aha cidiisa inu la shirana Qalad Maaha adeer tartiib❤

  • @abdikarinyusufosman4074
    @abdikarinyusufosman4074 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkani waa suugaan yaqaan. Warkiisu waa cadyahay ee ka sii guitar xamaanta. Salaan igga gudoon ka timi Hargeysa

  • @qaalimaxamed6148
    @qaalimaxamed6148 2 ปีที่แล้ว +9

    Viva karanle hawiye murusade

  • @user-yi6un5yk1r
    @user-yi6un5yk1r ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abwankeeen

  • @user-gl9ob2fc8n
    @user-gl9ob2fc8n 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤guuuuuul hawiye

  • @abdinasirali3227
    @abdinasirali3227 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye oo is raacay waa somali oo is raacday

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dad Hawiye aheen in Hawiye lagu sheego ma fiicnee, may iska dhahaan gabay Samaale.

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallaah

  • @fuadahmed7346
    @fuadahmed7346 3 ปีที่แล้ว +7

    Caadi ma’ahan Wlhi Gabaygan Waxa uu sheegayo wa wax jira Wlhi,

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa gabay dheeg e maaha gabayaa wuxu dheegay khaliif gabaygiisii

  • @malyuun93
    @malyuun93 ปีที่แล้ว +3

    Viva Mudulood Hiraab ❤❤❤

  • @rasheedadam5032
    @rasheedadam5032 3 ปีที่แล้ว +11

    Abwaan ka gabaygiisu waa saxan yahay. ManshaAllah

    • @liverstudio8240
      @liverstudio8240 3 ปีที่แล้ว +1

      Hawiye miyuuyaqn gabaga

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 3 ปีที่แล้ว

      @@liverstudio8240 waxa laga yaaba inuu ninkan dhaleen isaaq ama daarood😆😆😆

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 ปีที่แล้ว

      @@liverstudio8240 gabay geeraar shirib iyo kuwa kaloo badan oo suugaanta ka mid ah caan Bay ku yihiin

  • @JamacAli-dr2cu
    @JamacAli-dr2cu 6 หลายเดือนก่อน +7

    xawadle moaned ❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว +5

    Viva hawiye kuwa nagu dhax jiro o u adega xarmajo iyo shabaabka nisa xukuma iyo xarmajo o ka becmushtra xubnaha hawiye kuwa kurishboyada u ah o qabanada o cadada ka qata xarmajo kuwaas gabey caya halo tiriyo waa qorqor cali guud lawe salaad cali jelle waa cadawga hawiye ha leyska bixiyo kurishboyada ku haya xarmajo faqashka waa siyaad lamaad o xambarsan sun sixir bililoqo carurtii gatey haleyska dhiciyo

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

      Walal muuse markuu muuqan wayay
      Hoostiina hagajiya

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

      Waxan kukasonahay inxisaab rabi kaadanbayso

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah

  • @noora5609
    @noora5609 2 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH.Hawiye illahow guuley galbigoodaabkooda allow isu soo duw adaa qaadire eh ilow boqortooye kayeel adaa baaside eh

  • @Xassantimoweyne
    @Xassantimoweyne หลายเดือนก่อน

    Habar Gidir ⚔️🔫🦅🦁

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 ปีที่แล้ว +16

    Aniga waxaay Ila tahay
    In Aan Qofna la Eedin Qof walba
    Uu Isku dayo In uu wax saxo Af iyo Adiba.

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 3 ปีที่แล้ว +4

    ASC Mansha Allah runtii Hawiye waa loo sheegay mid walba waxa uu ku fiicanyahay iyo waxa ay ku xun yihiin marka
    Ha ogaado mucaaradka UU gabaygu Ku sheegay Mohammed Sahal yaysan ku sifoobin ee wadanka ha uturaano
    Thanks 👍👍☺️👍☺️

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 3 ปีที่แล้ว +11

    Abwaan sahal nolow inbadan

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว

      Adigu sxb hawiye yaad ka tahay

    • @abwaanheersare1
      @abwaanheersare1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@tawosabdalla697 daarood ayaan ka ahay wll

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk Waryade wad igaaday. Hawiye ku mooday. So dhawoow sxb walalo nahay. Darod yad ka tahay marka

    • @abwaanheersare1
      @abwaanheersare1 3 ปีที่แล้ว

      @@tawosabdalla697 darood diraa ka ahay wllo adinah yaka tahay

    • @tawosabdalla697
      @tawosabdalla697 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abwaanheersare1 aniguna darood isaaqan ka ahay. Masha Allah horey u soco somali wa mid. Ilaahay caqliga haku daysto

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 2 ปีที่แล้ว +3

    2022 gabay.iyo qabiil muxuuna tarahayaa? Waxba.tarimaayo qabil.daarood Hawiye Isaac. Waa Waxa.meesha na dhigay
    30 sano. Alow umada qabil iyo qabyaalad.kaa tirtir

  • @cazhawarzam3633
    @cazhawarzam3633 3 ปีที่แล้ว +4

    Xilliga la joogo uu qabyaalad u ololaynayo bal eega

  • @caishaabdikarim7097
    @caishaabdikarim7097 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlle ikama xishoon Ader

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว +6

    Hawiye wuxuu nqoday dabigii layidhi asna ma hadhsado lo duna kama hadhsato

  • @msahah8420
    @msahah8420 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc abwan hawiye waad amantay in xun&in wanagsanba weyleyihiine lakin moorayanta wax bara

  • @ubaxshiikhdoon4442
    @ubaxshiikhdoon4442 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalla

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 10 วันที่ผ่านมา

    😂🤣 Waryaa ninku waxa uu kahadlay xaqiiq jirta ee kawarran 🤣😂🤣

  • @abdiqadir3076
    @abdiqadir3076 หลายเดือนก่อน

    Hasugin qaranimo dodaygaa ayaa qabuul u kaladilay itobiya iyo kenya hanoolaadaab soomaaliqaran maaha waa qosas u bahaan federaalka itoobiya si nabad loo helo

  • @hmhm3611
    @hmhm3611 2 ปีที่แล้ว +1

    geesi geesi dhalay baad tahay nooloow wllkaa hawiye waad la hadayshaye, waana ku maqleene

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 3 ปีที่แล้ว +13

    Bal waxan hawiya aheyn maxaa meshaaan kenay........in ay shegtaaan yay rabaaan way si kala baranayan miyaaa😂🤣

    • @arafoabdi5347
      @arafoabdi5347 3 ปีที่แล้ว

      😍

    • @malyunabdile4303
      @malyunabdile4303 2 ปีที่แล้ว +3

      Hawiye ma nihin sx lkn wa Somali
      Hawiye somalinimo unban isugu nimadna Somalia hanolato 😍😍😍👍👍👍👍🙏🙏🙏

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallee Farmaajo meeshii loogu tashtay halakan ayey aheyd!🤣🤣🤣

  • @user-uf2jj6rj6q
    @user-uf2jj6rj6q หลายเดือนก่อน

    Tolkeyga taladaas aan qadano wa afmal wana ku liibaneybnaaye

  • @kahaomar9303
    @kahaomar9303 3 ปีที่แล้ว +5

    Taana dayo ileen hadal of oo mayiraho mata malaayaanaa

  • @abdiqadir3076
    @abdiqadir3076 หลายเดือนก่อน

    SomaLiya hadaanay fadaraalka itoobiya lagu dari xaalkeedu waa qabiil qarn ma noqdo oo odaygan baa inoo cadeeyey

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Inta qabil ka jecel komanti fican ka heleysa aniga somali nimo I deqday

  • @maxameddeeqxuseen6874
    @maxameddeeqxuseen6874 ปีที่แล้ว +2

    Guul isalamka guul & gobanimo insha Allah

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Alaah

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabayga iyo guubaabadan waa kicin qabiil,maska uu sheegayo oo hala sumeeyo uu leeyahay waa farmaaje allah hanaga qabto qabiil,qaat,iyo qarran dumis.

  • @user-ch1zq1xv1q
    @user-ch1zq1xv1q ปีที่แล้ว

    great man

  • @kahaomar9303
    @kahaomar9303 3 ปีที่แล้ว +6

    Shanta m.wayne maxay inoo qabteen idink iyo somaliba iyo dalkaba adigoo mahadsan shantaa waxtarkoodii iisharx

    • @mohayusuf6247
      @mohayusuf6247 ปีที่แล้ว +2

      Wax qabadka aysan qaban oo kuwa aad aminsanthy ey qabteen no sheeg bal

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye waa sidii uu sheegay odaygii xaasidka ahaa ee ceyr xaasid Jamaal nuur waa lo gisi xaniinyo qaawan hadana harqaale ah

  • @ibrahinsheikh3469
    @ibrahinsheikh3469 3 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxaa illaquman in Aadan umada iskudilin,waayo waxii ka imaada adiga yaa laguwaydiin, Aakharo kaligii taliyeha aad sheegayso waa ninmaka aad amaanayso, marka halka Aad kagasho ayaan kagalaynaa, dagaal ooge xunbaadtahy Oo cimribiliseedkujira, illhaykacabso, raga kuladhashay runta usheeg.

    • @leymoonl4297
      @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwanka dhaqamada beelaha Hawiye ayuu kala sharxee xey tahay xanuunka baaso kugu dhacay?. Dagaal hadaad uciil qabtana kii carari jiray unbaa cararaya

  • @user-zf7ht3sn7r
    @user-zf7ht3sn7r 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @amineta378
    @amineta378 3 หลายเดือนก่อน

    Beenloow garguurte ayaa hada tuugsada inta warkooda dhaaf

  • @sacdiyamahamud7138
    @sacdiyamahamud7138 3 ปีที่แล้ว +7

    Wa gabay an caadi aheyn lkn abwanki alifay ayan caadi aheyn

    • @AbdiwahidWadani
      @AbdiwahidWadani 3 ปีที่แล้ว +1

      Asaga lee waaya bee abawaanka wah 😟

    • @Qadafi_mandela
      @Qadafi_mandela 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwanka alifay so raadi 😂

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqaal waxay ka soo jeedaan abibakar sadiiq.ma reer aw xasan baa ka dhigay hawiye.mida kale ma ogtihiin isaaq iyo daarood in ay isugu yimaadaan abu daalib.waa caqiil abu daalib iyo xuseen cali abu daalib.way isu imanahayaan balse dabaaliin waaye is dila.

  • @idilacoof5544
    @idilacoof5544 3 ปีที่แล้ว +4

    Macawiisley wa geesi yal

    • @asiyodini3990
      @asiyodini3990 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan la yaabay , macaawisleeyda waxa u diiday Surweylka.

  • @scalij4831
    @scalij4831 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabyaa sare aad iyo aad ayaad xaqiiqda u taabatay noolow.

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 3 ปีที่แล้ว +1

    Afkii baaba maroorsamay maanta dabadeed maay iyo maxaa tiriba jeero kujiran boyado kadhanso melwalo badana naaqudaha kugad aniga meelan kamuqaneynin jilbaha leeygugoyo awalbaa meel saarneyn aba waan kagoreeyn

  • @SmilingCookies-xi3jf
    @SmilingCookies-xi3jf 5 หลายเดือนก่อน +1

    XAWADLE 😮

  • @Mahametthasan-h7q
    @Mahametthasan-h7q 14 วันที่ผ่านมา

    Asfw

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadalkaaga ma dhuuxayaan alalaas ayey la soo ordahayan

  • @idalahow
    @idalahow 11 หลายเดือนก่อน

    Murulaha ama Beesha Murule oo Gugundhabe ah qalad miyaa laga galay?

  • @birtol7583
    @birtol7583 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta oo bishu tahay 27. may waa laheshiiyay in doorashadi lagalo. Kani xagguu maanta la aadayaa Hawiyanaimadii? Raggii kadhawaajiyay shir damboo Hawiya ah soo qaban maayaan ee way shaqa tageen , isagana cimaamaday kasii rideen mana salami doonaan mar dambe. Masaakiinta maxaa lagu guuraa.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 5 หลายเดือนก่อน

    Masaafir uma roona mara jidkaas dheer xaax wlh jidkaas xasuus fiican iguma lahan. Qabiil walbaa iintiisa iyo ammaantiisuu sheegay gabaygaan ceeb diin iyo dhaqanba kuma ahan.

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 2 ปีที่แล้ว +1

    Mas haduu caruurtiyo dhexgalo maqasinkii reerka
    Madfac lalama dhaco e waxaa lala maraa xeele
    Malmal iyo aneexiyo xildiid miraha aawoyga
    Kiimiko leysku miiliyo ashyaa maanka lagu doorsho
    Mareer iyo hah baa loo galshaa mooraduu dagaye
    Magaad iyo cusbaa loo shidaa milix aroortiiye
    Hadba qiiq wadnaha mudahayaa lagu maqiiqaaye
    Hhhhhhhhhh Waa Sarbeeb. Masku Waa Farmaajo 😂

  • @xamdimaxamad7090
    @xamdimaxamad7090 2 ปีที่แล้ว +1

    Talkeyga hawiye wa idin jeclhy

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 6 หลายเดือนก่อน

    Horayba umagabyin wabase maanta

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 2 ปีที่แล้ว

    Maa Sha allh abwaan sahal ebahay haku dhawro

  • @YaddaPower
    @YaddaPower 9 วันที่ผ่านมา

    Been bay isku sheegayaan mooryaantii

  • @Ruweyda-ez4cw
    @Ruweyda-ez4cw ปีที่แล้ว

    Ninkan hawiyaha mujinahaya markatiri inaan baahaladi iljeex tahay waa lagu yaqaan na dhaaf xaarka yahay 🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣

  • @cubiyocir3539
    @cubiyocir3539 2 ปีที่แล้ว +2

    Markaan qiyaaso aragtideyda ku aadan abwaanka
    Alxamdulillaah
    Illahey baa mahada iska leh iga dhigay muslim, Somali, Hawiye, mahad kadib
    Abwaanka wuu gabay fiicanyahay lkn sida uu beesha u baraarujinaayo sow kama fiicneen inuu soomaalida dhan u baraarujiyo si loo helo
    Shacab isku duuban una fahmo qiimaha wadajirka mahadsanid
    That’s my idea 💡

  • @AbdallahHassan-xv7ir
    @AbdallahHassan-xv7ir ปีที่แล้ว

    Kkkkk wallee abwaanka wax badan ayuu ogyahay
    Murusade inuu maalqabeen yahay uulacagta ku fadhiyo mar hore ayaan maqli jiray. Allow towfiiq ugu dar intaas

  • @user-xb9yq2yt6p
    @user-xb9yq2yt6p 2 ปีที่แล้ว +1

    adeer malkeena haddan carursanay ma jin baan la muranay tolkey murusade ❤️nolada mel ad joogtanba 🌹🌹