ABWAAN SICIID GACAMEY IYO GABAYGII DARDAARAN 1980S

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Fadlan #Subscribe #share #like
    / mahadxasanfrx

ความคิดเห็น • 9

  • @mohamedsmj8045
    @mohamedsmj8045 3 ปีที่แล้ว +5

    ManshALLAH ALLAH hu naxaristo Amin Amin

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 ปีที่แล้ว +4

    Sawirka meesha aad saartay waaku gaf abwaanka. Fadlan kasaar sawirka, si gabayga loo dhageeysto. Mahadsanid

  • @aliahmedsheikhdoon1129
    @aliahmedsheikhdoon1129 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu Naxariisto

  • @ayuub999
    @ayuub999 ปีที่แล้ว

    Haa waa tokay ninkii ilaahay kaamilan
    Oo khaniisiinta is aan ahsyn by...by.cabdi qaadir qaylo wane

  • @jaamacabdicabdulaahi3337
    @jaamacabdicabdulaahi3337 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah hauraxmado
    Saciid gacamey
    Waleeabwaan waa ahaa
    Show hawiye kama dhalan
    Asagoo kale
    Hawiyaadamane duulkakale waa isdaryeelaa aslunbaadaliil gabay kuqirey wadamane jaan
    Wadar daaran wayeel hadad waxogtihiin. Waleee.

    • @secterofficial6001
      @secterofficial6001 ปีที่แล้ว

      Markale wuxuu yiri
      Halhan waa ka haray o hawiyaan hilib la sheegtaa nin dhulbahante ah ayaad sheeganaysaan hawiyaa

    • @abdi_252
      @abdi_252 ปีที่แล้ว +2

      Alow maxu kor iyo hoos hawiye ula hadlay ilahay janna fardowso Haka waraabiyo wuxu laf dhabar u aha in duligi afwayne iska kor qaadno😢

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 2 ปีที่แล้ว

    Digsi maraq laa kala wacan
    Doqon walaalkeed....

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว

    Odagan cabsiye maqlisama isdirirye xage duduble ku arkay