Sidee Lagu Kala Gartaa Telefoonka Fake Ah iyo Telefoonka Originalka ah!. Qaab Aad u Fudud!.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2022
  • muuqalkan waxa aan kugula wadaagi doona farsamooyin muhiima oo ku caawinaaya marka aad telefoon cusub ama mid lasoo adeegsaday aad iibsanayso waxaana kamida farsamooyinka aan muuqalka kugula wadaagayo, sida lagu kala garto telefoonka fake ah iyo midka originalka ah. sida telefoonka fake ah lagu gartaa. sida lagu garto telefoonka originalka ah, iyo farsamooyin aad ku kala garan karto telefoonka fake ah iyo telefoonka originalka ah. muuqalkan dabadiisa telefoon fake ah iyo telefoon origiranal ah iskagama kaa khaldamayaan.
    ★ ---- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh. ----- ★
    * PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    * PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    * AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    * ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    * ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    * INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    * HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    * SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    * side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    * WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    * SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    * SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    * WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    * 2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    * SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    * UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    * WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ★ ---- linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya. ---- ★
    ☑ Daawaday Muqalka
    ☐ LIke Gareeyay?
    ☐ Subscribe Gareeyay?
    --------------------------------------
    ★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
    ☑ Websitekena -- somalitech0.com
    ☑ Facebook -- / somalitech0
    ☑ Instagram -- / somalitech0
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    ☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
    #android
    #somalitech
    #iphone
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 27

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

    Website -- somalitech0.com
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0

    • @abdiamarehidriss7470
      @abdiamarehidriss7470 2 ปีที่แล้ว

      Asc walal waxan ka codsanaya dhinaca fesbook Halké kakalaso xirira, pleace my dear brother.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      @@abdiamarehidriss7470 252657917414. Whatsapp ama telegram weeye wll

  • @abdicasishassan1257
    @abdicasishassan1257 ปีที่แล้ว

    Legend baad Tahay saaxib keep goin

  • @user-dn3ed8yt3o
    @user-dn3ed8yt3o 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxp nio sidee usoo celiyaa channel TH-cam keyga mobelka Ayaan badeley mobel kale Ayaan soo iibsadey kadib markii aan galiyey magaca basweeekii io nambarkii iigu qornaa gm waxaa sameys maayo gm kale oo kii hore masoo noqonaayo marka sidee TH-cam keyga kusoo cesheda Ani waxna ma ilaabin waa haayaa baswerka io magaca iigu qornaa io nomberkaba Marka TH-cam ka iga maqan sidee ugu xiriiriyaa jiimeelkaan cusub si dhaqsi iigu soo jabab wll mahadsanid

  • @faynuniacademy
    @faynuniacademy ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Diriechannel
    @Diriechannel 2 ปีที่แล้ว +1

    wll please hacker ma ii soo duub please please please please

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 ปีที่แล้ว

    Goood

  • @mohamedbashir3132
    @mohamedbashir3132 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll videoga xiga waxaan noga dhigtaa sida talefanka ama kamarada loga shubo video aad ku duubtay sida laabtobka logu shubo mahad sanid wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      camerada sdcardka(ama memoryga) ku jira gali computerka kadib sidaas fudud uga wareeji wll.

    • @mohamedbashir3132
      @mohamedbashir3132 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 wll compiyutarkaygu waa MacBook 💻 male meel laga galiyo mimeri

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 ปีที่แล้ว

    Maskiin caawiye good

  • @WAXTAR-MEDIA
    @WAXTAR-MEDIA 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii ustadi waxaad u qalantaa 1m kabadan

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walal. insha allah waynu gaadhi mar'uun mustaqbalka e

  • @hudayfa6382
    @hudayfa6382 2 ปีที่แล้ว

    Sxb aad Ayad ugu mahadsantahay muqalkan sxb waxn rabay sidee lo ogadaa in talefonkaga heckin lagu samay yay iyo in kale legnow

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      hadii telefoonkagu root garaysan yahay waxa aad ubaahanaysa talaaboyin dhowra, balse hadii telefoonkagu aanu root garaysnayn waxa aad ka hubisa telefoonkaga barnaamij(app) aanad aqoonsan, sido kale waxa aad ka shubata telefonkaga antivirus application ah. maadama hadii xita hacking lagu sameeyay uu antivirusku ka saarayo malwareka telefoonka, kaspersky ama avg kala soo dag playstore hadii aad android telefoonkagu yahay. qaybta barnaamijyada ee settingkana ka eeg app aanad aqoonsan hadii uu kujiro, hadii aad aragto ka saar telefoonkaga. appska kaliya aad adeegsado ee muhiimka ku ah telefoonka ha kuugu jiraan.

    • @hudayfa6382
      @hudayfa6382 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 aad Ayad umahadsantahay sxb cawinaada aad ucaawisay hadan ku dhubo IGA raali noqo legnow lakin sxb antivirul maxa oo IGA cawina ma in telefon keyga hackin Ka oo Ka ilaaiyo miya sxb marka hadan so dagsado inta oo ii dagsan yahay hacking Laguma sameen karo miyaa talefonkaga

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      @@hudayfa6382 haa, gaar ahaan virus iyo malware haday soo galaan ama soo gaadhan telefonkaga markaba avtiviruska ayaa joojinyaaya delete garaynaya. Si kooban 80% antivirus waad isku halayn kartaa 20% hadhayna waa adiga waayo antiviruska waxa jira meelo virusyada qaar laga ogolaado inaanu saarin.

    • @hudayfa6382
      @hudayfa6382 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 thanks my legend respect 😚❤️

  • @iPhone-579
    @iPhone-579 2 ปีที่แล้ว

    Never ever give up

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      mahadsanid wll, waa talo wanaagsan I will do insha allah

  • @Summad
    @Summad 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax zxp maanta wey ii shaqeyn weydey

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      hayeh iisheg wll maxa kuu shaqayn waayay?.

  • @liibaanxaaji7258
    @liibaanxaaji7258 2 ปีที่แล้ว

    Ok ustaadi. Lkn. Maxaa lagukalagarankaraan inta aanagadan kahor. Noocaad sharaxayso feegooda & orijinaalkooda waa kuwaad iibsatay. Hadaa iibsana lagaacelinmaayo.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +3

      way adag tahay wll inaad kala garato muuqa sare, kaliya waxa aad si fiican ugu kala garan karta marka inta aad telefonka gacanta ku qabato aad barbar dhigto ka originalka ah adigo isagana gacanta ku haya, aad ayay u adag tahay kala garashadodu. halka cameradu kaga taalo, flash lightka, displayga hore meelahas waad ku kala garan karta balse marka hore labada telefoon inaad isbarbar dhigto ayaad ubaahanaysa. inta badan online marka aad ku iibsato ayaa telefonka fake ah lagugu khaldi karaa. balse hadii aad meherad aad tagtay ka iibsatid waad aqoonsan karta adigo maraaya talaaboyinka muuqalka oo kale.

  • @sheikhcabduqaadirboodaaye2272
    @sheikhcabduqaadirboodaaye2272 2 ปีที่แล้ว +1

    M-a