Wlhy waa runtaa walaale ilaahay samefale coldoon gacanta cadawga ha ka soo daayo usoo duceeya walaale ilaahay xorriyadiisa ha usoo celiyo dulmi buu ku xiranyahay Ilaahow soo daa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mashallah coldoon raxmaanku haku jeclaado aadban u jeclahay warbixinadaada si khaas ah caruurta markaad la sheekeyssto waayo Waan ka helaa hadlakoda caruurta ree waqooyiga si gaar ah ban u tageera lol
I can't stop watching your videos bro.. Mashallah .. You are Blessed .. May Allah protect you ..
Walal cabdimalik sheikh muse coldon
Iyo asxaabta qaaliga ah, guuleysta Aduun iyo Akhiro dhamaantiin, Aamiin Aamiin yaa Allah♥️💞
Alah ku xafidoh wll sida wlllhaa ucaawisay alah ka abaal mariyo c/malik coldoon
Mazha allah cabdi maalig muuze coldoon ilahay indr khayr haku siiyo sidaad umada danyarta ah e nuslimka ah uga farxiso adna ilaahay hakaaga farxiyo
Gar ahaana gobolka togdheer
jazakallah khayral jazaa wllkey
guulayso if iyo aakhiraba allow xasanaad iyo Jano kusii aduunkana imaan iyo camal suuban idam alle.
alahow inta ka farxiso kuwa aan waxba heysan adiga kafarxi walaahi aad baan ugu farxay markaan daawaday abdimalik adigane adeega aad u qabatay ilaahay badalkiisa haku siiiyo
Ilaahay ha ku xafido sxb Abdimaalik Muuse Coldoon
Masha Allah illahay haku barkeyo wllkey coldon wlhi wad ajaar sate illahay haku nimceyo inta so cawisayna illhey wax ka qeer badn hasiyo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
cabdi maalik muuse coldoon ale haku xifdiiyo hana kula garabgalo holaha aad bulshada somaliyeed u heeyso adigoon kala sociin sida wax magaratada seminkaan jirtaa xad tahay muwaadi ka ruun sheega waqica dalkeen iyo daadkeen ku sowajahan
masha Allah walal, Allah kubarakeyo adiga iyo inta qerka kaqebqadato rer kana risakhada Allah wasiciyo
Siyaasiyiinta Soomaalida dhamaantood isku wada Daroo, waxaa ka qiimo badan oo ka wax qabad badan Cooldoon. Ilaahay ajar haka siiyo
Wlhy waa runtaa walaale ilaahay samefale coldoon gacanta cadawga ha ka soo daayo usoo duceeya walaale ilaahay xorriyadiisa ha usoo celiyo dulmi buu ku xiranyahay Ilaahow soo daa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@@gumaysidiid1727 alxmadullilah Maanta waa xor walalo ❤️🙏
Mashallah coldoon raxmaanku haku jeclaado aadban u jeclahay warbixinadaada si khaas ah caruurta markaad la sheekeyssto waayo Waan ka helaa hadlakoda caruurta ree waqooyiga si gaar ah ban u tageera lol
Walahi carurta la shekeysi wan kuraxay allah ha kubarakeyo coldon
Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon waxa uu ku fiicnaa shaqooyinkaa uu hore u hayn jiraye baababkan kale ha iska xidho...
ماشاءالله اخي محسن بارك الله
Ilaahayow gabadhaa soo dirtayi cafimaad cimri dheer sii,aduunka farxad ilaahayow ayi kunolaataa akhirana janatul fardowsa yada iyo intii muslina
Mashalah aniga ayaba frxay walahy cbdi malik ilahay cadowga haka qabto yarabii
abdi malik allah adiga hakaaa siiyo xasanaad amin
Jamaal aamiin aamiin.ya rabi illaahey kuwa naxariis badan ku sii
Dpg
gabadh soo bixasy laacata illaaahy adun iyo akhiiro ha ka rali noqodo amiin
Coldoon best personal in somalland .👍👍👍👍
Allaha kaa farxiyo cabdilaagoow aduun iyo aakhiro
Wlh aad baan ugu farxaa cabdi maalik muuse coldoon sida wanaag san ee aad masaakiinta u caawiso wll halka kasii wad masha allah
aada ugufarxay maashaa allaahaa walaalken cabdimaalik kheerbadan allaha siiyo asagoo kalane allaha badiyo waa geesi soomaliyeed meelkastane asagoo kale loogabaahanyahay
Mashalah mashalah ilaahayow caruurta barakee
Ugbaad
P
Mh0
Ilaahay muroodkooda midigta ha ka siiyo dadkii la soo baxay iyo walaalkeen coldoonba amiiiiiiiiiiiiiiin
Mashalaah coldoon alaah haku barakeeyo insha alaah
Abdimalik wll Arin fiican yaad samaysaa wlhi ilahay hakaa farxiyo masaakiin yaad ka farxisaa
manshallah wll caruur yer yer ayad ka farxisay alle haka farxiiyo malinta loo ku bahanyahay
mashllaha masha allh ilahay ha ku bara keyo adun iyo aqiraba abdi malk
Coldoon allaH hakaa farxiyo
illaahayow ajar kasii c/maalik iyo iyo inta umada u gargaarta
maasha allah ilaahay ha u calfo risaaqad waasac ah hasiiyo qooyskaa saboolka ah
Masha alh ubax waa fariid reerka dadkii kasoo farxiyay alha kafarxiyo amiin
allaaah ku barakeeyo wll inta wax la baxdayna badal qayr qabo insha allaaah
Walaal macaan caldoon waa ku mahadsantahay shaqada wanaagsan, laakin walaal codsi, fadlan qoysaska danyarta ah manta hadii aad siisid cuno ama qudri daruuri beri weey ka dhamanayiin meshi aay joogeen oo rafaadka aheed ayeey ku labanayiin, walaal aan kala fakir qadana la fadhiiso qoysaska una badal program shaqa abuur ah ooy kasoo saaran karaan nolal maalmeedka iyo skoolka caruurta, habo noqota miis yar ama ganacsi yar, oo ku caawi walaal si aay u gaaran isku filnaasha joogta ah
masha allah farxada ciyaalka ayaaba LA jiriricooday walahi ilaahey ajar hakaa siiyo walal
MashaAllah sxb nin jira tahay wlhi wa iskaka tagersanahay ee cadawgaga unolaw
Cabdimaalik illahay ha kaa abaal mariyo wll jasakallahu khair
illaalay caadabta haaka xooreyo cabdi malik illaahay haaku xafiido amiin
Bal farxadaa fiiri ka muqata ciyalka mansha allh candimaaalik Muuse we love you bro
mansha allaah ilaahay haka farxiyo wll.qoyskana allaah haw gar gaaro. waxa an doonayaaa inaan waxku darsado . markaa xagee kala soo xidhiidhaa fadlan ilaso xidhiidha cidi gacanta ku haysaay wa muniir warsame oo jooga swiserland
maanshaa allaah walaahi waan ilmeeyay
walhi waa arin qiiro badan waayo markaad danyartagey ayaad dareemi kartaaa jazaakalaah cabdi maalig
maansha allaah walaal khayr alle ha ku siiyo kk ubax waadba isku haysataan
Ilaahay ha kaa farxyo c maalik
Maashaa allaah caruurta codkooda iyo xishoodkooda aad baan uga helay
Masha allah babyga yar cabdimalig say hab usiinaysaan ka helay wa bby qurux badan allah ha xafido
Masha Allah ilahay haku xafido cabdimalig wlhy qof qaaliya tahay
Maaansha allaaaaaaaah alow coldoon jeelka kaso daaaaa fadliga bisha barakaysan awgeed
Masha allah waan faraxng aniga hataa coldon akhirada alla hakaga farxiyo
Wll Alle haku barakeeyo abdimalik walahi waa nin wax tara
masha allah wllo wale xasanaad ayaad samaynaysaa alle haku xafido cabdi maalik
Allaah ha dhowro umada islaamka gaar ahaa qoyska soomaliyeed somali waa hal qoys
masha allah cabdi malig illah ajar haka siyo adiga iyo dadki ku sada qestay
Farxad iyo Murugo iskugi jirta wlhi Cabdi malik Allah yabrek wll
wlaahi run ahaantii marna waan kanaxay marna waan kufarxay
mar waan kanaxaoo waxaan aad uga damqadaey danta iyo diifta kamuuqata caruurtan ama qoyskan marna waan ku farxoo sidey dadkeenu isu caawinayaan allah haydin barakeeyo cidii wax kagaysata qoyskaa danyarta ah
maasha allaaah tabarakalaahi walal cadawgaga ha jaabo guul ayaan ku reejeeyna aboowe
wa runtaa lkn dumarka waxey sadaqeynayan waxa laga yabaa in rag usoo dhibay sida badan ama isuku so darsadeen
coldoon waa in abu masaakin lo baxsha masha allah kheer badaan allah haa ku siiyo
Keep going my walal aniga isoo booqo 👈❤️♥️❤️
ilaahayoow is raaaqad khayr qabta sii ilaahooow u gar gaar qoyskaa iyo kuli mus limiinta oo dhan
الله يعطيك العافية ،ربي يكتب لكم الاجر🌷
mansha Allah qeer Allah haa siyo inta wax sadaqeysatay iyo adinkawa walalyal
Cabdi malik illah haku xifdiyo melkasta aadjogat
mashalaha ilahaya ha xafiido dara iilahaya ayan u jecelahaya wiilkan
Masha allah alle ha ku xafido coldoon
alle ha u furo albabad arsaqad alle ha ka jiisayi siiyo dadak so cawiyay
mansha Allah ilaahay ha u gargaaro miskinkita aamiin aamiin yaa Allah
wlhi say ufarxeen maansha allah c,maalik alle hakaa abaal mariyo ad na wl
Masha Allah, jazakallah C/maalik dadka
Cabdi malik ale ha ka farxiyo malinta khayrka badan
Maasha allah wlhi wan ilmeeyay illahayow ugargar yaarabi
Maash alhaa Nambar yaa ka haya dadkan ama cabdi maalig coldoon yaa Nambar kiisa haya dadka masakinta ah ayaan raba
Illaahey gacanta cadowga hakaso daayo wll
yaa allah qoyskan u gargaar waa ubad yar yar gacan alle ayaa lagu baahi baxaa somalina haysu gargaarto si illahay ugu gargaro
Mansha Allh Ilahay Sidaad Oga Farxisay Haakaga Farxiyo Sxb
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaa
Maansha allah wlky ilaahay ha ku xifdiyo
aduunka iyo aaqiro allah haku xafido abdi maalik muuse
masha allah sxb barnamijakaga aad badan uga helay lkn waxan layabay nin wax so dhibayo maba arko hablo kaliya alle nagama qado hablahena sharfta leh raga waxan rajeynaa inan kudayan doono
ilaahey jeelkahaka soo saaro walaalkeen c maalik muuse coldoon
Allah Akbar Wallee sooshiyal meediyow ninba si kuu adeegsaday , wakaa ina Coldoon uu umada ku anfacay
Masha allah tabarakallah allah yaqaliik
سبحان الله caruurta ayaaba wax kasta kadaran farxadooda.... Ileen farxadu waa qalbiga
mashal alle wllo waxa ad a kal xidhi garta coldona
Maash alhaa caruurta marka aan arko Walhy waa farxa ilaahow owlaad Khayr qabta dhaman umada soomaliyed
Mahamed hukun x
asc masha allah walal jazakallahu khayr
mansha Allah ilahey haku gargaro Adigokalane ilahey ha badiyo
cabdi maalik waa nin wanaagsan oo Dada danyarta aad ayaa ugu firfircoon yahay
mansha allah allahaku barakeeyo Abdimalik
ninkan aniga ma aqaan lkn markaan daawaday barns.ijyadiisa waan ilmeeya allaah kasoo daayo gacanta cadowga
Cabdi maalik Coldoon ayaa ladhahaa wuxuu ahaa samafale Muuse Biixi aa xirty
ilahey haka sii daaya aamiin amiin
Coldoonow waxad kafisay karin bananayde ilaah wuku kalmaynaya adiyo kooxdada ilahay xoriyadada hakuso celiyo halyay qaran
Xushmad ayuu mudan yahay.qeerqabe Cabdimalik .
ilaahay hakaa abaal mariyo wlshy qaali
Abdiqani muse coldoon zxp waxed qabanayso madaxda allaha tuso
Abdi maalin muuse adun iyo allah haku xafido
AbdimaaliK coldaan alla yaxfidukum
He's my favorite wariye😍
khyr AALLAAH ha ku siiyo wl
Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
Mashalh coldon alaha haku xafido
illahay hakuu saacido sidaad usaaciday dadkan danyarta ah
masha allah ilaahay irsiqaada u fur yaarabi
allah carurta way farxan inta waxlo qadan