1:10😂 Funny Gabdhas aya wuxuu u dhalay 1 Canug. Wuxuu ka dhalay ama waxay u dhashay bn filaya in ay Af somali ahan ku Haboon tahay in la yiraahdo (Ustaad)
@@sumayaaraweelo57 Naa maxay ku saasan tahay Qudbadaadu wa Adiga hada hurdada ka soo kacaye 10 days before bn Daawanayay Seef la boot ha noqon ee Dadku way isa sixi karaan
@@Junanilll adiga jawabtan soo waday sisay midan waxbarida soo shaqadisa mahn markuu leyahay shaqo malahido TH-cam in shaqo noqotay mala socdo mi 😂😂😂😂😂😂
Film ayan iska daawan laha intan sheekadan dhagaysanyo ama daawanayo waxn ku odhan lahaa arimaha sayniska iyo wixii lamida kahadal wayayahn film uum bada kuwalaty
Dilka dumarka ayaad kubaraatuji naysaa waayo barnaamijyadaada ayaa bilahani danbe u badan dil weliba dil dumar waxaad nagu soo jiidatay Science and technology ga balse waabad badashoo hoygii dilka ayuuba noqday channel kaagani
Hada war bixintan mxay faaido uleedahay dadka soo maliyeed mida kle warbixintan dadka ay quseeso anaga ma aha ... Adiga bariis sida loo sameyo wad Taqan
Isoo booqda soomalinimo dadkayga Sharafta iyo karaamada mudanow 🌷💙
M.a ustad abdirashid Allah ku xifdiyo . Hore u sid wada dalala kagaa ..
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب
Legend Bu ahaay ninkaaz
Ustd i liked wlhi wan ku wataa
ya macalin Abdirashiid Allah yahfidak documentiyadaada jecliyaa ❤
Asc
Mahadsanid macalin abdirashid
الهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
اللهم إني أعوذ بك من الشيطان
Wll.alle cimriga hakuu dhereeyo
Dilaa wayn ayuu ahaa
lacagTa yay idin waalin gabdho ♥️❤🇸🇴
kkk haa lacagTa way khatar badan tahay.
kkkkk
wareer
nin waalan
Saxib Wan ku tagersanahaaay ee like hadi aa tagero thy
Msha Allah keep going bro
Mahadsanid mudane shaqo wacan
M.a ilahay haku xafido ustaad
MashaAllh shekadan wqx badan ka faaiday. Wllhi
the one and only journalists
Thanks macalin
Pls xog iiiga so diyaari jasiiradda masaska ee mgalada sau poula dalka brasil🙏🙏🙏
Ustadi asante sana 😘🤗
Mnch allah ku xifidiyo ustaad
1:10😂 Funny Gabdhas aya wuxuu u dhalay 1 Canug.
Wuxuu ka dhalay ama waxay u dhashay bn filaya in ay Af somali ahan ku Haboon tahay in la yiraahdo (Ustaad)
Hhhh var soo qabatay🥰🤣
Ogoreeey haku noqon dhalaànkii
Waalidkiil dhalmada baray
Waxii uu kuu faaideeyay oo dhan ma intaazad ka aragty somali wlhi kula yaabi maayo
@@sumayaaraweelo57 Naa maxay ku saasan tahay Qudbadaadu wa Adiga hada hurdada ka soo kacaye 10 days before bn Daawanayay Seef la boot ha noqon ee Dadku way isa sixi karaan
@@Easy_way1 maqaldame waa Allah ☝️
🤣🤣🤣🤣
ASC wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏
Wll waxaan rabaaa inaa warbixin kasoo diyaariso ma noqol karaa duuliyo shuruudaha shaqaiga looga bahan yhy nolosha duuliyaha musharrkissa waxyaabaha lop bahan yhy duuliyaasha aduunka qiimaha aay ku shaqenayaN wA iimuhiim wll warbixin kasoo diyaari
Asc waad mahadsantahay qisooyinka oo falal danbiyaadka noo soobadi
hal cunug ayey u dhashay dheh uu u dhalay mhee✌🏾1:10
Var taadu xoog ayay u shaqaynaysaa wlhi😅😅😅😅😅
Pro wanku tager sanahaYa hore u zoco👍
igula sali nabiga صلى اللَّه عليه وسلم
Mahadsinid
Wll dhanka taariikhda boqortooyooyinka noo kici
Asc wll. Salaan kadib wll miyaad weyday dil wax ka duwan channel kaaga daawashadiisa waxaan ka qaaday qalbi jab iyo yaab dil maahine ma wax Muslimiinta anfacaad weyday reer galbeedku waxay sameeyaan waan dhex joognaa oo iimaan la’aanta ayaa ugu wacan dadka somaaliyeed ma waxaad baraysaa habka loo dilo dumarka walee maxaa danbi laguu raaci aakhiro
Wll music iskada tnx
Ahhhhhh keep going
Keep going pro🤴❤🕊
Shupa______ku________dhsheeee
var 1:10 gabadhaqz ayuu wuxu u dhalay hal cunug😂😂😂😂
😅😅😅😅😅
Codkaaga dheeree zxb c/rashiid
Haaa said ayu uyaryahe
Nooso badi blz wll mcn
Thanks
Horay usoco pro
Keep going pro ❤
CABDIRASHIID ZHP SHEEKADA AAD SOO TABISAA MA MARAYKANKA UUNBAA MEEL KALE MA GARANYSID WAXAAGUBA WAA MARAYKANKA UUNBAAA
Video gan hal qalad baa ku jira oo ah gabadhaas hal cunug ayuu u dhalay
1:9ilaa 1:11 maqla gabadhaas wuxuu u dhalay hal cunu g nin wax dhalayo maajiro🤣🤣🤣🤣
Wan kahaynaa ee kusoco
War sxb waxaan noo video ga ah xagee ka keen taa mideeda kale ma shaqeysid mi yaa
Ayadoo lashaqeynaya barnaamij lama diyarin kara miya ?
@@Junanilll adiga jawabtan soo waday sisay midan waxbarida soo shaqadisa mahn markuu leyahay shaqo malahido TH-cam in shaqo noqotay mala socdo mi 😂😂😂😂😂😂
Ninyoow waxaagu naguma socdaane giib noomtane
🥺🥺🥺
1:08 gabadhasi aya waxa uu u dhalay 1cunug😅🤣🤣 ya wax dhalaya isaga mise gabadha
Jidhiska noo soo samey pro
Xaqiiq noo Soo samey akhii
Film ayan iska daawan laha intan sheekadan dhagaysanyo ama daawanayo waxn ku odhan lahaa arimaha sayniska iyo wixii lamida kahadal wayayahn film uum bada kuwalaty
Zhp nooso badi mawduucyadan
Ninkaasi muxuu gabdhaha ku galay
😘😘😘😘😘😇🥰😚🥰
😰😰😰
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩🎓👨🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
First one
😳😳😳
Dilka dumarka ayaad kubaraatuji naysaa waayo barnaamijyadaada ayaa bilahani danbe u badan dil weliba dil dumar waxaad nagu soo jiidatay Science and technology ga balse waabad badashoo hoygii dilka ayuuba noqday channel kaagani
First view
TH-camr
Hada war bixintan mxay faaido uleedahay dadka soo maliyeed mida kle warbixintan dadka ay quseeso anaga ma aha ... Adiga bariis sida loo sameyo wad Taqan
Shekadaas na tus 😐
Qarnigi 20aad bay dhacday
@@1msubscribe473 views la iguma raadsado anba wax waa soo alifi karaa
Bro why you’re always your video is too long answer that question man I’m still confused 😐 🤔 😕
Well you don’t have to know so do your own stuff kid 🤫
Can u pls shut up