iPHONE-KAAAGA MA ORGINAL MISE FAKE? - 3 MEEL KA HUBI!
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- iPhone-kaaga inuu Original ama FAKE yahay sidee ku ogaan kartaa? Muuqaalkan ku daawo 3 meel oo ay muhiim tahay inaad ka fiiriso iPhone walba inta aadan iibsanin.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu
Legendary 2y kugu xiranahyy 👋😂
First☝️
Sxp kasoo hadal 23 ultra orogilal iyo cappy plz in aan gataa rabaa mzl xmr
thnks❤
Thanks bro YU
Wa sax kulli iphone kyga ,
April 2019 aya la shiday
❤❤❤❤ SAXIBO MA UMALENAYO IPHONE IN GATO🎉
Wll mala cusbaysin Kara warranty ga mobile ku haduu dhaco
Alxamdulilaah waa M 7 sano ayuu jiraa😂 walina waa sidii in hada lasoo iibiyay😂
Sxp iPhone 12pro max aan wadaa waliba original ah Lkn better waa 98 nio isbuuc ka horne 99 buu ahaa
Waane MG waayee
Wllka saacadaha dabka ku deysid wye dhibkas
Sxb sidee mopilka vedo igu jiro mopil kle ugu wareejiyah😢
Sxb dhagahaa markey wax yar joogaanba number iska wacaa ee see looga furaa
Mahadsin
Walalkis ado mahadsanid video noga sosamee sida losoceliyo snapchat with out email iyo nomber waye wadankale ayan joga lkn telefonka ayu igafuranyajay passwork san ilobay
Eng yuyu snapchat lacag miyaa laga sameeyaa sxib
modil lambarka m waaye
Asante sxp
Thanks
Merci frère
walalow ishegbo sida losaxo callular data waxa igu qoran mobel data sidee losoceliyane iisheg
Saxib waad mahadsantay Engineer.
Waxaad nala wadaagtay 2021 kii Website Telephone ka magaciisa la gelinayo kadib Full information Aad ka helayso iyo xiliga uu soo baxay Fadlan waan iloobe i xasuusi wll Mahadsanid in badan.
M ayuu kabilowdaa mahadsanid zxp
iOS 17 kasohadal featureskiisa wll
Somh
Zxb iPhone aya gatay 12promax 8 marka wato aya battery 99 noqday kawaran hashaa
8 Malin
Keygu dabkiisu wuxu marayaa xaga batterigah 88% zxp waxan Ka qaatay qof anu walalo nahy Bishii semtember ee sanadkan
iPhone xr kasoo hadal
Ani talefankeyga July 2019 ayaa ka furay 😢 anigana February 2023 soogatay.
Model number ka M isoo baxday balse battery health ayaa ah 89%😮 mxaa ugu wcan
Aad usi hubi wabsiteka shirkada gali number sirta tellkaga
Midas wa easy wa isticmalkaka battery isticmalkaka aya hoos u dhigay
Hadaa sogadan rabaa sxp ila tali 12pro mise 13 caadi keba fcn sxp
13 mini hadaa caqli leedahay
M ayaa isoo ba, day hada a WA kooki
Iphone Xs max e
Sewaka warantigiisa
Walal iphone ayn iibsanya Ee xage kla soo xidhiidhaya
Wllka iPhone iigad please 😢
Messager ka ayaa ciladeysan dhanka iPhone kaso hadl
IPhone maba jeceli walahay
Mq iphone 14prm
Keygu wa n zxp
Same😅
M ama A k wran
Xs max madhacay
Mh snd
Tnx Taliye🫡🫡