Siday China Gacan Ugu dhigtay Ganacsiga Africa| mini documentry

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Mowduuca Maanta
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    La wareegida Dhaqaalaha africa africa | Gumeysiga cusub China ee Africa
    Dhoor iyo tobankii sano ee ugu danbeyay kobaca dhaqaalaha ee china ayaa noqday wax dunida intiisa kale fajac ku noqday, iyagoo kasoo hayaamay gunta hoose ee dhaqaalaha dunida misna noqday mid kamida wadamada ugu quwada weyn xagga dhaqaalaha.
    Inkastoo horumarka dhaqaalaha shiinaha uu yahay mid cajiib ah, hadana waxaa lasii saadalinayaa in uu sii joogteeyo kobacan.
    Sababkuna wuxuu yahay in china maantay aynan kaliya ku tiirsaneen dakhliga wadankeeda ee balse ay ka faaideysanayso wax soo saarka wadamo badan qaasatan kuwa africa.
    Muuqalkan waxaan ku eegeyna: Muxuu Shiinaha ka qabanayaa gudaha Afrika? Sideesa ugu suuragashay in uu la wareego inta badan ganacsiyada africa?
    🔔 SUBSCRIBE dheh channelka Si aad uhesho muuqaalo midkan lamida:
    www.youtube.co...
    ❤ Hadii aad ka heshahy muuqalkan like Saar.
    🔴 Sidoo kale la wadaag asxabtaada.
    📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa (sponsorships) : macluumaadc@gmail.com
    Nagula Saaxib:
    Facebook page: / macluumaadchannel
    Telegram: t.me/Macluumaadchannel
    Halkan ka daawo muuqaladii hore:
    ⏸Shaqsiyaad:
    bit.ly/2MXl21f
    ⏸juqraafi:
    bit.ly/2MU0fvp
    ⏸Horumatinta Nafsadaada:
    bit.ly/2T85WK8
    ⏸ Guusha Ardayga - Horumari Waxbarashadaada
    bit.ly/2Vt5uaO
    ⏸ Talooyin ku Aadan horumarinta nafsadada:
    bit.ly/2TlxE4Y
    ⏸ Macluumad ku saabsan meereyasha:
    bit.ly/2T6q6Ec
    Musics in this video
    Reborn by Amal Raj: • REBORN - Historical Ag...
    exprimental track by infraction: • Chill Experimental Tra...
    African ethnic by infraction: • African Ethnic Music b...
    Mirage by Hayden Folker | / hayden-folker
    Creative Commons Attribution 3.0 Unported License
    creativecommon...
    Disclaimer:
    All materials in these videos are used for educational purposes and fall within the guidelines of fair use. No copyright infringement intended. If you are or represent the copyright owner of materials used in this video and have a problem with the use of said material, please send me an email, macluumaadc@gmail.com , and we can sort it out.
    Aaad U Mahadsantihiin Dhamaan Asxabta ku xeran #macluumaadchanel #macluumaad

ความคิดเห็น • 49