ARIN UGUB AH OO KU DHACDAY WIIL SOMALIYEED OO KAADI CABAY...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ย. 2021
  • MAXAMED ''SHAYDAAN BAA II DIIDAY INAAN ASHAHAATO DIL TOOGASHA AHNA WAAN KA BADBAADAY''
    This man travelled from Somalia to Eritrea to Sudan to Libya to Tunisia and finally to the USA. He talks about his ordeal and what he experienced. Our program is to raise awareness about this risky travel and help at least one person.

ความคิดเห็น • 316

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +7

    FADLAN WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL KA SUBSCRIBE GARAYSAAN SI AANU U GAARNO GOAL SHEENA MID KA MID AH NAGALA QAYB QAATA, FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO

  • @u.j7332
    @u.j7332 2 ปีที่แล้ว +84

    Abdixaafid adigoo mahadsan qofka aad waraysanayso hadalka haka dhex galin fadlan,
    Hordhaca hore dadka u sharax barnaamijka kadibna qofka iyo dhagaystayaasha u kala bax

    • @cosobfarah5143
      @cosobfarah5143 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa 👍🏾

    • @caaliyocawil5283
      @caaliyocawil5283 2 ปีที่แล้ว +2

      Saxiix kalaam

    • @musenugaal1349
      @musenugaal1349 2 ปีที่แล้ว

      Nacaladi kugu dhacday. Waa nin wayn oo ciyaal suuq ah.
      Kusoco un buu ku hayaa, belaayo kugu socotay.

    • @shobtosaid177
      @shobtosaid177 2 ปีที่แล้ว +3

      @@musenugaal1349 Subhanalah maxaad u nacaladay oo aad ku caayday wllo

    • @mohaaxabeb8827
      @mohaaxabeb8827 2 ปีที่แล้ว

      @@musenugaal1349 War xishoo qurunyhow

  • @abaayosusu3085
    @abaayosusu3085 2 ปีที่แล้ว +24

    😭😭😭😭😭😭umadeena ilahey ha uu gargaaro. Gabdha 4 cunug saxarada ugu dhashey ninka beeraleeyda na hala so ogaado hana la raadiyo walidkeeda qalbiga ha uu qaboow

  • @mohamednasir2813
    @mohamednasir2813 2 ปีที่แล้ว +21

    Waan jeclaan lahaa in la arko dad dhiirada oo sida maxamed oo kale wacyi galanin sameeya

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 2 ปีที่แล้ว +11

    Xasbuna,Allah wanicmal wakiil 🙄
    Allahumma najinaa 🤲

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 ปีที่แล้ว +6

    Walee ilxumo wad kaso😭 dharagtay.Qalbigada alaha ka tiro wa xanun waaliya wxnoo kale.Inta ku dhimay Rabbi ha u naxariisto.Wxnoo dhan wxa noo keenay Qabiilka iiman darida jaahil nimada Wadan shisheye jacaylka anagoo wdn barwaaqa leh.

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 2 ปีที่แล้ว +2

    I wanted to watch this so many times I got the chance tonight and can’t sleep after watching this it’s so emotional😭😭

  • @ibrahimmohamudkhalif
    @ibrahimmohamudkhalif 2 ปีที่แล้ว +13

    So emotional story 😭😭

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +47

    Dhamaan daawadayaasha waxaan idin ka raali galinaynaa muuqaalka oo sodaad barateen aan fadhinin sidaa nooga barateen awgeed naga raali ahaada, Waa mahadsan tihiin.

    • @adnaahmed1628
      @adnaahmed1628 2 ปีที่แล้ว +3

      Abdihafid walal Sharma Boy isagana bal warayso

    • @adnaahmed1628
      @adnaahmed1628 2 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @falisali8326
      @falisali8326 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa qiso cajiiba soo da daji wll Walee waa dad adag aniguna anoo safara 2008 Kenya usoconey kismaayo ka baxney dhiiqu gaarigii nala galey hameenkii waagii markuu baryey libaaxuna agteena joogo baan aragney nin lugeynayaa oo tuulada usocda waa waydiiney intey tuulado noo kortti wuxuu yidhi hadaan dadaalno galabtaan tageynaa waa barinay lacagbaan ku siineynaa baan niri sidii tuuladii ku nimi waan soconwaayey kkkk markey iga fogaadaan waa qayliyaa markaan soo xasuusto libaaxii iyo lugeyskii meelbaa logo,da tuulada cabdi biroole ayaa la oran jirey

    • @adnaahmed1628
      @adnaahmed1628 2 ปีที่แล้ว +3

      Abdihafid walal hadada ka dib time ka noo badi

    • @maxamuudshukri5367
      @maxamuudshukri5367 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi Xaafid Waxaa Tahay Halyeey Somaali Dhalad Ah
      Wariye Wadani Ah
      Waxaad Haysataa Taageerada Umada Somaaliyeed Inta Ay Ku Wayntahay Somaalinimada
      Waad Mahadsan Tahay Sixida Dadka U Ambaday Fikirka Guumaystaha Wayaanaha
      Wllo Waar Oo Wadkaa Ma Soo Galo Idam Alle Inta Uu Eebe Raaali Kaaga Yahay

  • @MohamedAhmed-go8ue
    @MohamedAhmed-go8ue 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaa alaah waad mahad santahay wariye abdi hafid runtii aad baan kuxiseyaaa akhiii runtiii waxalga naxu arintaaaa

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 ปีที่แล้ว +6

    Xasuus madow iyo wanaagba leh ayaay ahayd illahay hawnaxariisto wadadaa dheer walaalaha ku geeriyooday
    6 qof ayaan makhraati ka aha ku geeriyoday 10 sano ka badan ayaa kasoo wareegtay hadana midna magaciisi iyo markii igu danbaysay halku joogay ama siduu aha waxaan u xasuusta in ay dhacday shalay oo kale
    Meesha hal mid ayaan kusoo ogaaday anigu oo ah soomaalida wanaageedu iyo is jacaylkoodu waxaa uu yimaada marka wakhti adag la galo raga iyo rag u eegaha iyo dumarka iyo dumar la moodana waa lagu kala barta
    Xasuus

  • @abdiladiifmohamud3272
    @abdiladiifmohamud3272 2 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay dhibatada hakaqaado Somalida meel kasta ay joogan walaahi waa xanuun😐

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ha u naxariisto hoyadii. Hoyo waa qaali waxaa laga yabaa hadii ay hoyadii nolani laheed inuusan tahriibin

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Abdihafid guulaysta ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdihafid ilahey haku xifdo wll qofka hdlka ka sug haka dhaxgalin asaga iyo dhageysta yasha

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 ปีที่แล้ว +2

    A. S. C
    A/Xafidho. RABI HAKU XIFDIYO WLL.
    Very interesting runti. Jzk Allah kheir.
    The program ended randomly. No closer. Maxa dacay?

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow mahadsanid walala 👍❤️

  • @dhhol77
    @dhhol77 2 ปีที่แล้ว +9

    Ma aqaano dareenkeyga waxan ku qiyaaso😭😭😭😭😭😭😭

  • @qanacsancalijiisow5823
    @qanacsancalijiisow5823 2 ปีที่แล้ว +3

    Umadaan waano maceliso qofkaad tiraahdo tahriib waa dhibaato wuxuu moodaa inaad irsaaqadiisa ka horjoogto

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah ilaahayow noo gargaar ma wanaagsana in naftaada aad cadibtid oo aad isasoo biimaysid waxaan kula talinayaa dhalin yarada ku talo jirta in aay soo tariiban inaay ku cibro qaataan qisada wiilkan ka sheekay naayo oo aay aaminaan wadankooda iyo nasiibkooda waa iga talo

  • @hamdigenie4098
    @hamdigenie4098 2 ปีที่แล้ว

    Sxb good job keep going my bro

  • @mariaaaden6140
    @mariaaaden6140 2 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭😭 Umadeenu weli Qaar baa silicsan Allaha na xafido meel walba aynu joogno

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 2 ปีที่แล้ว +17

    C/ xafiidow walaalka naga gaarsii intaan waa nin qalbi wanaagsane
    أشد ayuu leeyahay
    أشهد ha dhaho
    Ileen micnaha ayaa is badalaayo
    Marka usjeeg sxb walaalka mahadsanid

    • @cabdicasiiscali4138
      @cabdicasiiscali4138 2 ปีที่แล้ว +2

      Siwanaagsan ayaad usaxday wll mahadsanid

    • @usaameosmaanmoallim8197
      @usaameosmaanmoallim8197 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiiscali4138 adaa mudan

    • @fartuunfarahfarah4729
      @fartuunfarahfarah4729 2 ปีที่แล้ว

      Muxuu qalbi wanaagsan yahay kaadiyuu cabee waraa nabad raadiya inuu iska dhintaa loo qaatay intuu waxaas noo sheegi lahaa sorry waan xanaaqsanahee

    • @usaameosmaanmoallim8197
      @usaameosmaanmoallim8197 2 ปีที่แล้ว +2

      @@fartuunfarahfarah4729 nafaa qabatay haduu biyo uu cabo haysan lahaa kaadi ma cabeyn wali hadame tiisii maaha xitaa .
      Haduu heli karo biyo miyuu cabi lahaa kaadi abaayo .

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว

      @@usaameosmaanmoallim8197 waad mahdsantahy wllo kalmada markuu yidhi anba way i tabatay wllka hal saxo waabkalmad wayne

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana Allah soomaali waa waxay isu gaysatay iyadu isku keentay nimcadii ayay xijisan waayeen Illaahay subxaana watacaalaa kuma shukriyin soo Illaahay ha soo Hadeeyo nicmadii Illaahay na siiyay iyo dalkeena qayraadkiisa lama tusin markaa …

  • @hawamahamed6941
    @hawamahamed6941 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxanalllah waa arin xanuun badan wlhi 😭😭😭😭😭

  • @ikraanabdi1113
    @ikraanabdi1113 2 ปีที่แล้ว +8

    Subxaanaallah wlhi waa wax xanuun badan

  • @maxameddaahir8275
    @maxameddaahir8275 2 ปีที่แล้ว +1

    Allhow tahriib ayaaan kaaa magan galay alx inta dhimatayna allha u naxariisto inta dhibatada so gartayna qalbigoda allha u dhayo

  • @kawsarahmad3767
    @kawsarahmad3767 2 ปีที่แล้ว +3

    Ax runtii ilmada wan ceshan wayay ilhy ha u nxristo inta dhimatay qybta 2aad wa goorma

  • @Islamicsom
    @Islamicsom 2 ปีที่แล้ว +8

    party two cbdixafidw sido kle sxp video kaga xoga sag sag ama wriq wriq leyhay ee malaha error jira wye ee innaga sax anaga iyo dedweynaha
    mahdsanid👍👍👍👍

  • @deeqomohamed2303
    @deeqomohamed2303 2 ปีที่แล้ว +8

    Xasbunallaahu wanimcal wakiil

  • @raaxoinaartan398
    @raaxoinaartan398 2 ปีที่แล้ว +2

    ilahay ha u naxariisto dadkaas mesha ku dhamady waa sheeko calosha ila qabiga an ka kadarmayy inta dhagysanayy sidii cirbadii bay jirkakyga u damqinaysy hadalada wilka ax🥲🥲🥲ilaahow adaa soomaali u maqan Abdihafid part2 awy hee

  • @QuadsYouTube
    @QuadsYouTube 2 ปีที่แล้ว +3

    Rabi haunaxaristo dhamn mowtidas dhimatay

  • @matchreview6743
    @matchreview6743 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdihafidhow salan sare adhiga iyo dawadha yasha barnamishika...
    This's always happening not only a once .
    So bulshadha see wacyi gilin lowa samenkara this is more than painful wlhi.
    And we can't tolerate..(
    Rob allah keno)
    Salan sare once again Abdihafid (
    From hegalow ) wadanka hafura ✅

  • @hani8826
    @hani8826 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah somali way dhib totay meel kasto ayaan ku daya canahay we rabbi hanoo maciino..

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 2 ปีที่แล้ว +3

    Somali ilahayow ka dhig umad maruun waxyabahay Soo mareen ama ay maqleen wax ku qaata .walalo arimahan xaqiqada ha naga jojin mahadsanid ilahay haw naxaristo inta inagaga dhimatay 30 ee la soo dhafay afo qabil ilaa kuwa tahribay

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 2 ปีที่แล้ว +8

    ASC walal Abdixafid. Waxan rajeynayaa inad aqriin donto message kayga. Fadlan pin it. Waxan rabaa inan wilkaan gesiga ah o shekaadan so fuliyay inaan lacag u aruurino.
    Bismillah ad ayaan shekadaan oga murugooday

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Allaahu Akabar aduunyo somali silic wey ka dharag taya subxaana llaah illaa iyo hada beey qaranka duminayaan illaahoow nooga qabo qaadir baa tahaye Allaahuma Aamiin

  • @awm221
    @awm221 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Allah Ilahay ha unaxaristo

  • @sakariyeduulaaye3896
    @sakariyeduulaaye3896 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlahi dadka qaar ayaa moodaya kaadida been🤒anaa xitaa saas camal igu dhacday,wiil aan saaxibo ahayn ayaan ka xaday kaadi uu rabay inuu yara qaboojisto😭

  • @hibaaqcosmetics1810
    @hibaaqcosmetics1810 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaaanalaah ilow na xafid

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilaah wa ilayhi rajucun Allah ha u naxariisto walaal walaal laheen .subxana laah wa qiso xanuun badan ax ax

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 ปีที่แล้ว +3

    Xasbunallah wanimcall wakiil Salaamat 😭😭😭

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 2 ปีที่แล้ว +1

    bro u sax shahaada wiilka اشد ma ahee waa اشهد

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 2 ปีที่แล้ว

    subxaaanallah illahow tahriibaan kaa magan galnay

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 2 ปีที่แล้ว +2

    SUBHAAANA ALLAH CABDIFATAH

  • @khalididiriss5633
    @khalididiriss5633 2 ปีที่แล้ว +1

    subxaana allaah dhibaato aan ilaahay badiin bay lugucooda ku doonteen wadankiina jooga oo aamina anigu marka laga reebo 8 sano oo aan wax barasho ugu maqnaa dalka meel ugu bixiin dhibna kuma qabo waan shaqaysaa calankayga waan ku hoos noola hay wadan gaalona uma socdo hadii wax walba lasheego

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 ปีที่แล้ว

    Ax waaan ooyay allow dowlada noo adkeee aaamiin

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 2 ปีที่แล้ว

    SubxanAllah wa waxas wali qabil iyo qolo qolo la isku dilayo illahow umada somaliyed ugargar meel wlbo joogan

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa Ilaahi wa inaa ileehi raajicuun Waxaa nasiib darro ah ayadoo saas ah hadana aan laga dhiidhi yaynin nin kasta markuu madax noqdo aan danba kala hayn ولا تحسبنّ الله غافلا عما يعمل الظالمون Illaahay ha naga qabto kuwan WAXAA HUBAAL AH IN KUWA KA FIICAN IMAAN DOONAAN

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalallah walhi waxbaa ku dhacay, wali kuwaa ku sii socda ,waxaa runtii qalbiga iyga dhawacay erayga lagu yiri oo ahaa fasaltiiniyiintu hday hub wayaan dhagax bay qataane maa dalkina difacataan so ture

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah ileen wiilkan reer koonkur maaha wiilasheena waxba mashegaan

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry brother it's so painfull wallahi

  • @yasminhuseen850
    @yasminhuseen850 2 ปีที่แล้ว +6

    Cadixafid madxsare ❤

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah somaliyeey qabiilka ka suul😭😭😭😭

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah xanun badanaa

  • @safaxasan9595
    @safaxasan9595 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar nasiib waxow kuleyahay in owa towxiidka ku dhinte waa ahalu jano xxxxxxxx xanuun badan allow aad mahad lehe

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ma qiyaasi karo dareenkeyga xanuun badanaa qisadan 😭😭😭 muxuu dhibaato na baday qurbaha maxeey kuwo badan oo wax magarato ah wiilashena halyeeyga ahaa dhib geliyeen maxay gabdhaheenii qaaliga ahaa duliyiin durka ku fuuleen duli Allah idinku rid magafe iyo waxaan la aqoonba 😡😡😡😭😭😭

  • @ebadoali7519
    @ebadoali7519 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaan Allah

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar 😭😭😭subxanallah

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxan laah wali waa cajib

  • @madhaafaanmedia6213
    @madhaafaanmedia6213 2 ปีที่แล้ว

    Abdixaafid mawduucyo fiican ayaad soo diyarisaa, fadlan arimahan baahi oo fanaaninta inaga yaree.

  • @albakrimalmo4474
    @albakrimalmo4474 2 ปีที่แล้ว +3

    ABDIhafid sxb waad ku mahadsan tahay
    Lkn barnaamijka kale video wax biriq ayuu ku jiro video wax ba ka qaldan
    Siifican adiga u daawo

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 2 ปีที่แล้ว +1

    WALLAAHI waxaan nahay qaran jabay dadkisiina meelkasta aduunyada lagu bahdilo lkn waxaa iiga daran taas maba ogin inaan jabnay... waan maqlay gabdho somaliyeed South Sudan lagu haysto ee caruuro laga dhalay.

  • @khadroisse428
    @khadroisse428 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭 that’s pain ful walahay haybad waxad ku leedahay dhulkaga hooyo 😨

  • @rowdoahmed4884
    @rowdoahmed4884 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana Allah

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiya thankz

  • @Idaacada1
    @Idaacada1 2 ปีที่แล้ว

    Waa arin xanuun badan. Qofka muslimka waxaa waajib ah in uu Alle ku kalsoonaado oo uu wadankiisa joogo wax u dhaamo maleh risqigana Allaa qorey wuxuu guugu tala galay ma weeyneeysid

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar tiktok kasoo raacey walaahi warbixintan waa ka helay

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana allah

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah cabdi xafiid waxaan kujecelnahay Damiirka somalinimada kujira iyo xaqa karun sheegida masha allaah

  • @Enginerev
    @Enginerev 2 ปีที่แล้ว

    Nuxurkii sheekada waxaa dilay sharaxaadaada badan. Mahadsanid

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 2 ปีที่แล้ว +1

    So emotional sad

  • @drbrave4546
    @drbrave4546 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha akhbar subxaan allah

  • @user-vp8wj1fi8u
    @user-vp8wj1fi8u 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhuran badanaa ninku waar qofka markuu warramayo lagama dhexgalo subxaanallaah

  • @dekaomar6543
    @dekaomar6543 2 ปีที่แล้ว

    Masiiibo wlhi u arkey

  • @faisashire7763
    @faisashire7763 2 ปีที่แล้ว +2

    SubxaanaaAllah

  • @mariaruun8482
    @mariaruun8482 2 ปีที่แล้ว

    Plz bart 2 noola so dhaqso

  • @hadiyahali5441
    @hadiyahali5441 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay qof kaste oo qayb ka ahaa burburkii iyo barakicii wadanka hooyo caadaab aduun iyo mid aakharo ha mariyo

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa fiicned in uu hadii uu yaqaano magacyada dadka dhinteen waxaa laga yaabaa ehelkiisa in ay sidaas ku ogaadan in uu dhintay wilkooda

  • @umiilin8408
    @umiilin8408 2 ปีที่แล้ว +1

    subhna’Allah

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว +1

    Kimis and kaluun
    Rer Mogadisho kimiis wa rooti ama muufo
    Abdixafiid Kimis gobalade laga isticmalaa

  • @lubex6160
    @lubex6160 2 ปีที่แล้ว +11

    Where are the Ones "aka" adoons who think and believe that they are ?Arabs? 😂

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 2 ปีที่แล้ว +3

      cidna adoon uma nihine anagaa iska dhignay oo dhulkooda ugu tagayna qudhunka😳😳😳

  • @barbatov288
    @barbatov288 2 ปีที่แล้ว +3

    Tahriib marabo kisteyda dabakayan ku furanaa

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 2 ปีที่แล้ว +1

      ha wallahi hadu ilahay kuqoray si sharaf laha ku aadin

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxan allah

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 ปีที่แล้ว +1

    Asckm subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah laaxowla walaa quwata ilaa bilaah caliyil cadiim inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @suad6275
    @suad6275 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaab subxanallah

  • @ilhanaxasan9515
    @ilhanaxasan9515 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti cawa camera mxaa kaqldn

  • @samiiraxasan8928
    @samiiraxasan8928 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah 😥😥😥

  • @safiyomaxamedciise7611
    @safiyomaxamedciise7611 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal cabdi xaafid wiilka ashahaadada usax pls

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +4

    Raganimo ayuu mooday in uu caayo xaaskiisa hore😡😡
    th-cam.com/video/wxxATgbXZgQ/w-d-xo.html

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi ninkan hadalkiisa Bar uu socdo waan garan waayay war ninyow sheekada si fiican noo fahamsiiya ?

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto somalida dadka wadanka xukuma maka danqadaan miyaa dhibatada dal iyo dibadba ku haysata dadka somaliyeed ayaga waxey ku mashquulsan yihiin isqabqabsi goormey unaxariisanayaan dadkooda iyo dalkooda Allaha xaqa tusiya madaxdeena somaliyeed somali uqubo ayaa haysato Allaha cafiyo walalo isjecel oo daacad isku ah Allaha kadhigo waan kanaxey wiilka dhalinyarada dhibka uu kashekeynayo habo Allaha kheyr kugu badalo dhibkaad soo martey Allaha kuxafido habo.

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa ila hada dawlad ankaga marano
    Noo didan halo ga matalo film
    Hoyada aya lagugu hor fuli subxanala
    Subxanalah

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 2 ปีที่แล้ว +2

    somali jiil dhan baa dhib maray yaa rabi u fur faraj oo badbaadi dhamaan

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 2 ปีที่แล้ว

      Ax wa run wa loodkeena 90s kii caruurti dhalatay

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว +1

    Inalilahi wa ina ilayhi rajicuun qabiil aya halkaa na dhigay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh2213 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 2 ปีที่แล้ว +2

    Supxaanallah 😭😭

  • @tayasiircaydiid803
    @tayasiircaydiid803 2 ปีที่แล้ว

    Tahriib xanuun badan ayuu soo arkay kani anigu qofka ugu nasiibka badan ayaan ahaa sheekadaniba haday ka dhacday liibiyadaan soo maray alxm alxm alxm alxm alx.

  • @libanaden6062
    @libanaden6062 ปีที่แล้ว

    Asc hooyday Libye 🇱🇾 iko dabas 2004/7 rabeha abdi olaad

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah