FATXIYA MARKHAATIGA NOOL OO KUFSI MAGAFE KA BADBAADAY MURUGO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • FATXIYA OO AH MARKHAATIGA NOOL SIDII AY ''MAGAFAYAASHU U JIR-DILAYEEN AYAY MIIR BEESHAY,'' QISO AAD U XANUUN BADAN.
    I would like to take this opportunity to let you know one of our fundamental principles. I believe we are in a trusted position in the community and we take safeguarding extremely seriously so we do not break or betray the trust. Whenever we interview someone with sensitive information, we censor the person’s face regardless of age or gender to protect their reputation and their loved ones. Often creators focus on their views but all sensitive information will remain confidential on this channel no matter what. Finally I would like to take the opportunity to thank you for supporting us by watching our content and giving us your feedback. It is appreciated greatly.

ความคิดเห็น • 411

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +1

    SUBSCRIBE to our TH-cam channel for more videos: th-cam.com/video/KK6Fe_zFel4/w-d-xo.html

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 ปีที่แล้ว +54

    I would like to take this opportunity to let you know one of our fundamental principles. I believe we are in a trusted position in the community and we take safeguarding extremely seriously so we do not break or betray the trust. Whenever we interview someone with sensitive information, we censor the person’s face regardless of age or gender to protect their reputation and their loved ones. Often creators focus on their views but all sensitive information will remain confidential on this channel no matter what. Finally I would like to take the opportunity to thank you for supporting us by watching our content and giving us your feedback. It is appreciated greatly. ):

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 ปีที่แล้ว +1

      Exactly✍️✅
      Thnx brother🥰🙏

    • @salahsahal9259
      @salahsahal9259 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdixafidow walallo gabdha bilowgeda halkay ka soo bilowaday noga soo bilaw

    • @aliwadani5970
      @aliwadani5970 3 ปีที่แล้ว +1

      I absolutely respect what you do and I have notion it God's work but sometimes people are evil to sue you for televising their stories .

    • @umumohammed7813
      @umumohammed7813 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan rajaynayaa marka kale inay fadhiisato oo aad siiso koob biyo ah😌

    • @dahraanali3848
      @dahraanali3848 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan aqaan gabadhaan wane la socdey anagabaa

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 ปีที่แล้ว +124

    WAR-GALIN,
    Inantaan yar waxaan wajigeeda u qarinay waxaanu diidaynay mustaqbalkeeda, Sharafteeda, Karaamadeeda iyo waliba eheladeeda inaanu ilaalino oo aan medi-ha loogaga faa'iidaysan in muuqaalkeeda la baahiyo maadaama ay yartahay mustaqbalna ay leedahay,
    Waxaa nahay dad waawayn oo masuul ah inaa i fahanteen baana jeclahah.
    Intaa kadib waxaan idin kaga mahad celinayaa si shaqsi ah waqtigiina qaaliga ah aad na siiseen iyo fikradihiina aad noo soo gudbiseenba,
    Barnaamijkana saaxiibadiin la wadaaga, waa mahadsan tihiin.

    • @cabdiaxmed5946
      @cabdiaxmed5946 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahad san tahay abdi hafid

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 3 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely!!!

    • @mahadsalaad3780
      @mahadsalaad3780 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsantahay walalkay

    • @arwaali1455
      @arwaali1455 3 ปีที่แล้ว +1

      Waad mahadsantahay wllo sidaad sharafteeda u ilaalisay

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 3 ปีที่แล้ว +18

    Manshallaha waa gabar maskaxda Iyo caqiida laga soo dhisay waa xayi 👌💯 adiga na allaha ku xifdiyo sidad uga neefisay

  • @hanadfarah5849
    @hanadfarah5849 3 ปีที่แล้ว +36

    Gabadhas mad iradisan waba gabadh adag oo farid ah masha alah hami bay ledahay

    • @Bureeko
      @Bureeko 3 ปีที่แล้ว +3

      Armay jees jees kaatahay inaan ragoow

    • @hanadfarah5849
      @hanadfarah5849 3 ปีที่แล้ว +18

      @@Bureeko way idhashay way ila dhalatay wayna ii dhaxday dumar jees jes maba galan alha noodayo

    • @shernm5551
      @shernm5551 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hanadfarah5849
      Rageedii

    • @hanadfarah5849
      @hanadfarah5849 3 ปีที่แล้ว +1

      @MsFN dhamantenba sxb

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 ปีที่แล้ว +1

      official raga soomaali inbadan mooye waa mooryan intooda badan cuqubo idinku dhacday maskiina inan tahriibtay hayso xasuusin habeen madow doonta raacayeey lawada koray Layla hadhay nin igu dhagay nin cad soomaali ku hadlyo naftaa iga dhacday dagaal cay bilaabay 17 year's ahaa gabdho jooga idinko yar yar

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 3 ปีที่แล้ว +17

    Sheikhoow adigoo raali ah ,, waxaa fiicnaan lahayd inaad Gabadha codkeeda badasho,,,, sababtoo ah dadka qaar ayaa gabadha cod garanaya.

  • @malyunfarah9056
    @malyunfarah9056 3 ปีที่แล้ว +26

    As somali women we're dying everywhere it's because of our men we blaming our men so please you have to protect us only Allah can protect us but be there for us please please please my dear brothers i love ❤my somali brothers Aisha from Kenya nairobi

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +2

      You can bag all you want they enjoy seeing you in pain and other man did you dirty. They don't care about Somali women. Only us Somali women can protect one another and Allah is our side.

    • @malyunfarah9056
      @malyunfarah9056 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Cici_mimi yes my dear sister that's true let us protect to each other and ALLAH S.W.T will help us Insha Allah shukran

    • @malyunfarah9056
      @malyunfarah9056 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bez1196 first am so sorry about your cousin's wife and second as Muslim somali women we want our own Muslim somali men to protect us even Allah (S.W.T) said that in quran my dear am so sorry once again

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 ปีที่แล้ว +1

      @@malyunfarah9056 Somali women are well informed about the consequences of "tahreeb" so you can't blame anybody for someone who is taking the risk to endanger her life.

    • @keenjournalistmo2198
      @keenjournalistmo2198 2 ปีที่แล้ว

      @@Cici_mimi can you please tell me who enjoying seeing pain? every community has a worst guys who hurt or harm living in the west seen so many too once i had to step in to stop this turkish guy who was about to beat this somali girl no one step in this was in London
      if black or somali guy was fighting a girl people would stop but its all one sided and sisters it not good to bring everyone in the same room because of some just like in any community or races

  • @Shuaib_abdullahi_official
    @Shuaib_abdullahi_official 3 ปีที่แล้ว +25

    Fal laga xumaaddo umadda Soomaalida ah, Alle ha xifdiyo qaasata. HABLAHA SOOMAALIYEED...

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc dhamaan soomaaliyeey gabadhan alle ayaa kuu maneystay caqliga wlhi waa qiirooday marka maqley codkeeda waxaan leeyahay allaha kuu barakeeyo guul gobonimo

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah!!!
    Strong young lady💖💖💖😘😘😘
    Allah ha ku xifdiyo Hooyo.

  • @sarurahenna2628
    @sarurahenna2628 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Ciil looma dhinto wiil somali ah sidaa hakuu galo meeshu ajanabiga ka illalin lahaa ayuu asiga damcaa illah gabdhaheena hanoo xifdiyo meel kasta ay joogan gabadhan waa geesiyad masha Allah
    Jazakallah kheir abdihafit sidaa noola soo wadaagtay ❤🥰

    • @abshirabdulahi8780
      @abshirabdulahi8780 2 ปีที่แล้ว

      Wacal weye kaas xalal lagu madhalin gabar somaliyeed maa xumaaan loo quraa ax ax ciil ba iqabtay wlhi 😭😭😭😭

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 3 ปีที่แล้ว +21

    Waa musiibo, gabdhaha waxaan kula talin lahaa, iney safar bilaa muxrim soo galaan, arsaaqada ilaaha bixiyo.

  • @zamzamdahir4417
    @zamzamdahir4417 3 ปีที่แล้ว +20

    Any female that has a son right now 2021 please raise your sons to respect women to have a value to understand what respect is because this is going to help our next generation.

  • @mahadhaissack3748
    @mahadhaissack3748 3 ปีที่แล้ว +7

    Very painful wlh May Allah grant us understanding

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah gabadha inay si daacad u hadleyso waxaa ka dareemeysaa codkeeda Aad bey u ciishooneysaa. Hadalkeeda qalbigeyga Wuu taabtay. Somalinimo na deeqda. Nooloow sister. Abdihafid Guuleyso

  • @noloshaxayawaanka3160
    @noloshaxayawaanka3160 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa qof diin leh ayado ayey soo dalil sanaysaa m.a allhku xfdyo wlzhy ❤👑

    • @saidagaal4257
      @saidagaal4257 3 ปีที่แล้ว

      Maasha'Allah maxaad ukala gaabisaan magaca Allah SWT

  • @ameldaahir1815
    @ameldaahir1815 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waa gabadh illah iyo rasuulkiisa aminsan

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว +27

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢

  • @lakijama1567
    @lakijama1567 3 ปีที่แล้ว +9

    Tariib waa turmeric experience for many, and more horrifying for a female. I hope Somali youth learn a life lesson from the youth who decided to go through Tahriib. This poor girl is psychologically damaged and will need long term recovery before she can uplift her families life or make a decent life for herself even. It’s sad what she went through. May Allah make her wishes come true for her, she’s indeed very strong young lady.

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 3 ปีที่แล้ว +17

    So sad walahi in wiil Somali uu codow kugunoqdey abayo🥲 You so strong abayo🥰 keep going brother abdihafid.

    • @alihaybe1201
      @alihaybe1201 3 ปีที่แล้ว +6

      Walaal (aabaha&ninka ku qaba iyo walaalka rumaad) ayun baa hiil iyo garab ku ah
      Wiil kasta oo kale ama wiil somaliyed ama inadeerka ruma waa kuu cadow. diinta aya sida ino sheegtay nin aan mixram ku ahayn ha raacin ha la hadlin ha uu jawabin ha ag fadhisaan

    • @faridaaxmed4863
      @faridaaxmed4863 3 ปีที่แล้ว +2

      @@alihaybe1201 wll ayaga kula soo ordayaan waa wiil somaaliyeed waliga ma aragte gabar kudhaheyso wagnr somaliyeed nimnka way kuganbadaan somalinimda wayna kaga faideystan gabdhaha jilcan 😢 ee iska aminaya

  • @cabdidaahircabdidaahir8187
    @cabdidaahircabdidaahir8187 3 ปีที่แล้ว +21

    Abdi Hafid, may God protect you girls, we share the pain she went through

  • @cadelakiofficial3492
    @cadelakiofficial3492 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alle kabadbadiyay

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 ปีที่แล้ว +3

    Fariid geesiya ah weye allahna wuku hiiliyey inkaar allah haku rido kuwaas

  • @mam5612
    @mam5612 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah Alaah ba so badbaadiyo o dhibka kaso saray, alaah hakufududeyo muraadkaga sabirkagi badnaa dartis madaama aad hadana qurba kale o cusub timi. Nolosha qofba imtixaan nooc ah ayaa loo dhiiba, qofwalba iyo iimaankisu intu leegyahay ba la imtixaama

  • @dhhol77
    @dhhol77 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah abayo waxa thy gabar adag karti leh tusaalana u noqon karto gabdhaha kle aad baan uga xumahy wxd so marty wx kasto nagu dhacy rageena ka masuula ina ragoow maxad na rafaadisen😥😭

  • @user-mu2gu2bo9r
    @user-mu2gu2bo9r 3 ปีที่แล้ว +27

    😭😭😭😭😭😭😭😭 يا رب ارحمنا يا ربي احفظ بناتنا الله يهدي شبابنا الشباب المسلمين في كل مكان يا ربي ارحمنا وانت ارحم الراحمين لا اله الا انت سبحانك اللهم ثبت اقدامنا ونصرناه من القوم الظالمين اللهم خوي دولتنا اللهم انصر لنا من عدونا وعدو دينك لا حول ولا قوه الا بالله ربي يحفظك يا اختي كريمه

  • @MuniraKhadar
    @MuniraKhadar 3 ปีที่แล้ว +3

    It’s every sad may Allah protect our women ever they at

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxaana Allah Illaahay subxaana watacaalaa dalkeena nabad Ha nooga Dhigo Inshaa Allah dal la’aan waa dad la’aan

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 3 ปีที่แล้ว +4

    Xasuustaasi qalbigay ugu jirtaa Ilaahaw qalbiga uga maydh waxay soo martay

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว +10

    Subxanallah alow ugargaar yaa rabi

  • @SOMALIAPPLEPRO
    @SOMALIAPPLEPRO 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso aad u xanuun badan, fatxiya guulayso | Allaha ku nabad yell, dabcan ma fududa inaad ka sheekayso wixi ku soo maray...

  • @abdirahmanmohamednasir9001
    @abdirahmanmohamednasir9001 3 ปีที่แล้ว +6

    Absolutely sad walahey anagaa melahaas is dhigney maatideyna anaga dayacney 😭

  • @ahmedwarsame3333
    @ahmedwarsame3333 3 ปีที่แล้ว +1

    The only TH-cam channel I subscribed

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha xafido kuwa weli meesha ku jira faxdxi mutaqbal fiican baan ku rajaynayaa

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว +15

    Waan kaxumahay inaay jiraan dumar ku dhiban qurbaha oo dhibka heesta inta ugu badan ay garsiiyan raga Somalida ah ma arkeeysid nimanka Sudaanta oo dumarkooda dhibaayo

  • @abdullahimohamed1923
    @abdullahimohamed1923 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah qoftan wa qof ad iyo ad uwanagsan

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 2 ปีที่แล้ว +1

    ILAHAY AYAA MAHAD OO DHAN U SUGNAATAY KU WAAFAJIYEY INAD QARISID GABADHA WAJIGEEDA
    ABDI HAFID Geesi AYAAD TAHAY ILAHAY HAKU BARAKEEYO JIR OO JOOG SIDA QURUXDA BADAN EE GABADHA WAJIGEEDA AD U QARISAY AYAA MARAR BADAN ISOO JIITAY ALLAH HAKU BARAKEEYO

  • @cheese9865
    @cheese9865 3 ปีที่แล้ว +4

    Very triggering topic. Are women are suffering all over the world. It's by our own men which is so sad. The topic about abuse needs to be talked about. We need to expose the wrongs and shame these men. No more hiding or paying there way out of the problem. We need to open a safe space for our victims so they can speak freely without being judge.

    • @keenjournalistmo2198
      @keenjournalistmo2198 2 ปีที่แล้ว

      i live in the west in london and i have seen worst guys which were from other cultures and races and returning to our community there are some bad its the same in any communities and races in life sister there's good and bad once i had to step in to protect one somali girl from this turkish guy who was about to fight her
      no one else cared and to be honest living in London and also as someone who dated out i seen worst guys its definitely not just somali issues like in back in march that police offer who kidnaped sarah its affects every communities and one thing we should work together instead coming against each other

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa gabadh xayi ah mashallah 🥰
    Saas lagaa rabaa nimanka bahalka ah iska celi👍

    • @brawdwachick
      @brawdwachick 3 ปีที่แล้ว

      Raga xataa lama daayo magafe ayaaba la dhahaa. Wiilal Somaaliyeed fara badan ayaa ku maqan ku dhinteen

  • @SHUBAALMEDIA
    @SHUBAALMEDIA 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa nasiib badneed ilaah uma qorin

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajib

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah baa kaa badbaadiyey

  • @najmaqliluula1659
    @najmaqliluula1659 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alah alle ayaaa ku xiftiyay

  • @kossaid8364
    @kossaid8364 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku xiftiyo wll abdihafid raga somaliyedna inta khaldadka ku kacda rabi hasohadeyo o hanoga dhigo adigo kale o mel fog wax ka firinaya

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +22

    So sad alaha hablaha dhibka haysta dhelinyarada Somaliyed haka saro

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว +8

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏😂

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallh ialhey haxafido gabadhas

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama9788 3 ปีที่แล้ว +13

    So sad, this is the result of tribalism. I hope we will forget this land land business and focus on unified government and behave like human beings.

  • @hodan8669
    @hodan8669 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal cabdi xafid aad baan kaga mahadcelineeyna howsha bulshada I heyso

  • @cabdifitaax5346
    @cabdifitaax5346 3 ปีที่แล้ว +17

    Wlh waa gabar qalbi wngsn ayadoo sidàas loo canaaday beey hada neh iska faraxsantahay😓😢

  • @abdinoormohamed4663
    @abdinoormohamed4663 3 ปีที่แล้ว +19

    this is what tribalism has done to us to the extent that our girls unsafe everywhere, i pray that Allah guide us to the right path.

    • @abdinasirjirde8716
      @abdinasirjirde8716 3 ปีที่แล้ว +1

      Really wllo 🖐

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 3 ปีที่แล้ว

      @ young noor But the sad part of it is, tribalism is still alive and well among us.

  • @reemahussein7104
    @reemahussein7104 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaaa rabi

  • @nuurmaxamed8632
    @nuurmaxamed8632 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof magafe qabsaday oo badbaaday 97% in aan aamino wey adagtahay.

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Tabarakallah naag nool ❤❤❤

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +3

    intii kufra iyo Biniwaliid
    Soo martay like saar 😁
    Waxana zheegtaa madiirka magaciisa 😁
    iyo wakhtigaa soo martay sanadkee🌱
    Gabadhaan waxay ka zheekaynayso
    Waaa run kalaam been ah ma ay zheegin 🤦‍♀️

  • @faadumoxusenmaxamedfaadumo7221
    @faadumoxusenmaxamedfaadumo7221 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle aya ku mahadsan

  • @adamhersi65
    @adamhersi65 3 ปีที่แล้ว +6

    Dumarka waa cajiib, gabdhihii intii kale waxay ka dhigtay kuwa wax walba laga samaysan karo halka ayadu ay iska dhigtay tii kale ahayd. Illaahay baa naga og xaqiiqdeeda bal se meeahaas wax badan oo dhaqan xuma ahi waa ay ka dhacaan.

  • @ade2336
    @ade2336 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlashey ilaahi kaso badbadiyay Mahad iska leh allhamdullilah

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 3 ปีที่แล้ว +2

    Qalbi xanuun waynaa gabdheheena dahabka ah

  • @bintucabdala3238
    @bintucabdala3238 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭 subxanallah walahi kaxumahy gabdhaheenii sharafta lahaa In saan logalo gabdhan illah aayaa kadifacay cadowgii wayo waagabR toosan macsidii kafogatey
    Illow wadankenii nabd noga dhig😭😭😭😭

  • @Badgirl-po1fq
    @Badgirl-po1fq 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan please abdixafid hala caawiyo dhibato badan bay so marte hadalkeda ok ma ahan mana fadhiyo maskixiyan iyo jir ahn ba wa u dilan thy hdii ad awoodo Mel an kala xirirno no so dhig gabdhaha Magafe so mare badana yurub marke imadan waxay la washan o nolosha uga dhacan waxan cml bay so xasustan o niyada ka dilaysa oh 😭😭😭illahow idin xafid cad bisil ba tihin o dowlad iyo rag toona lahayn wadanka Waa lagu kufsana magafe way ku kufsanayan wadankodi nolol kuma haystan o wa la qarxina Hda Somali nhy nolosha an ku jirno Alle noma doorin anga gacmahena ku beeranay 😭😭marar badan wan ka xishooda in an Somali shegto😭😭😭😭😭😭😭😭mar ba marka ka danbaysa wax xun bes ba arkay subxanallah illahow no naxariso🥲

  • @sacuda_12
    @sacuda_12 3 ปีที่แล้ว +3

    😭 حسبي الله ونعم الوكيل

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 😘

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 3 ปีที่แล้ว +3

    So sad 😞 so sad an a lot of history they don’t even talk about it I will come in it

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 3 ปีที่แล้ว +1

    No face no case...really talk abaayo

  • @faisaabdi4597
    @faisaabdi4597 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalah walaahi waa murugo 😭😭😭

  • @liiboy0
    @liiboy0 3 ปีที่แล้ว +10

    Gabdha hadalka aad ayey u boobsiineysaa alle ha ku xafido walalshey

    • @hayatomar5763
      @hayatomar5763 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa laga Yaaba Dhawa Maskaxiye in uu Jira Waa Qof Aad u fudfuuduu Hadalkeda Xata Garii aa Ku Jira Allha Cafiyo Walahi

    • @abdallejama1176
      @abdallejama1176 3 ปีที่แล้ว +2

      San loo fahmin aa codka speed la siyar

    • @hayatomar5763
      @hayatomar5763 3 ปีที่แล้ว

      @@abdallejama1176 okay

    • @kowsarowkonbe2306
      @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hayatomar5763 saas mahan wy baqin yacnii waa markii ugu horaysay oo La’waraysano baa filin kolay aniga Waraysi markaa dhiibayo sidan oo kle buu hadalkaygu bowsiis u yhy io naxdin 😃

    • @dalmaryare6182
      @dalmaryare6182 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hayatomar5763 hadalkeeda sax ah no maxanunsana lkn weey baqeysa QOFKU WAXA SAXDA AH UMA FAKARAAYO Waa Qisoo Dhab Ah 🥺😌

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms2163 3 ปีที่แล้ว +2

    jarerkaa in yurub laga dhex raadiyo weeye

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว

      Jareerta kaliya ma ahee liibiya majareeraa joogta sidee gabdhaha loo galaayana ma ahan wx loo.dulqaadankaro kaliya jareerkaan yaan farta lgu tagin naagtaana wey edabdarantahay inay been sheegayso wxay ka kamuuqataa wajigeeda mxay laqarisay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

    Somaali waa jabtay Illaahay Ha so celiyo raganimadeena iyo bini,aadamnimadeena iyo somalinimadeena iyo sharafteena waa IMTAXAAN sidaanu uga gudbi lahayn ILLAAHAY Ha nagarabgalo Aamiin.

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @siradxersi7577
    @siradxersi7577 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah gabadha Allaha xifdiyo waa qof nool
    Waalidkeedui maxaa ku dhacay ooi ay gabdhooda ugu ogolaadeen in ay baylah noqoto

  • @mohammednoor1666
    @mohammednoor1666 3 ปีที่แล้ว

    mashaalah wagabar dowrson tan lamahela waqtikan an jokna

  • @cabdirahmansaladkilwe155
    @cabdirahmansaladkilwe155 3 ปีที่แล้ว +6

    geesiyad geesiyad dhashay

  • @faadumohassanhassan5148
    @faadumohassanhassan5148 3 ปีที่แล้ว

    Subahanalah ilaaahow Somali dhibka haka qado

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo waan ka xumahay wixii ku soo gaaray lkn waxan leeyahay haweenka Somaliyeed in ey safarka iyo tahriibka in ey iska dhaafaan. Waa aragtan dhibatada laga sheegaayo tahriibka. Alle ka baqa oo shariftiina ha u luminina Aduunyo raadin

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaaah waagabadhgeesiyat ah

  • @ashahussein8996
    @ashahussein8996 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabar aqli badan

  • @hafzaabdi5676
    @hafzaabdi5676 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah wa gabar gesi ahh 😢😢😭

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 3 ปีที่แล้ว +8

    Beesha jarerr weyn wa dad cuqdad u sxb ah oo xanunsanaya kuwas meel cidlo kugu helay ilahow na mooti shartooda

    • @liibaancabdulaahi8700
      @liibaancabdulaahi8700 3 ปีที่แล้ว +2

      Idinkaa usabab ah teda kale muqalas melwalba ujogo fa'ido maleh jareer ha'ahado ama jileec aniga libiya ma'arak lkn saudi ayan usoo tahribey kuwa dadka sotahribiya jareer ama jileec intan soo arkey naxriis malahan

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 3 ปีที่แล้ว +17

    Jareerta wax kaxaasidsan malahan.... Aqoontooduna mafiicna lkn meesha kuwa muqalasiinta ah oo dhan Dulli ah. Gabadhaan waxayba kahadlaysaa meel ay kuhadli karto meelaha jeelalka gabadha xoog Aya lagu kaxaystaa

    • @sundus9850
      @sundus9850 3 ปีที่แล้ว

      Adi hada ma isla fiicantahy waa adi qabiil dhan oo masakina caanaye🙄 qabiil ha caynin ninkaas cay hada rabtide

    • @adancumarca6729
      @adancumarca6729 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk xaasid nimada idinka ayaa nabareey wayo nin nool ayaad nolosha ku jubten xasid nimo ka wen miya jirto

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 2 ปีที่แล้ว

      Jareerta Somaali ma ahan

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah Allaahu Akbar illaahow u gargaar walaalaheena somaliyeed

  • @khadijamahamud1040
    @khadijamahamud1040 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa gabar Cajiiba

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haku xafido noloshada

  • @hafsagabayre5459
    @hafsagabayre5459 3 ปีที่แล้ว

    Axxx miskiin abaayo allaha ku caawiyo

  • @carafaadcarro2249
    @carafaadcarro2249 3 ปีที่แล้ว +6

    İbrahim jareer nolosha xaq Uma laha wllhi dhabtii hadaan indho saaro waan ka arsanayaa

  • @gulledhayir5303
    @gulledhayir5303 ปีที่แล้ว

    qofta hadalkeda full stop ma leh shekada madaxa iga xanuney anyway alle ha xifdiyo yarta she is smart

  • @qalinegal485
    @qalinegal485 3 ปีที่แล้ว

    Abdi hafid waan tageeraa machaa alah qof ku dayasho mudan

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว +3

    سبحان الله

  • @farxiyofaraxsaninxusen7217
    @farxiyofaraxsaninxusen7217 3 ปีที่แล้ว +2

    Alow naxafid wiilasha somaliyed cadow haakugu noqdaan walahi waa layab 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +18

    Nimanka Soomaaliyeed Waa Kuwa Aduunka Ugu Damiirka Xun Ee Ugu Caqliga Xun. Waxaasoo Rafaad Ah Iyo Dayac Iyo Dulinimo Dumarkoodda Ayagaa Baddeen Oo Dalkooddii Kasoo Dumiyeen. Ilaa Haddana Waddaan. Haddana Dumarkooddii Ceebahooddii Iyo Ceeebo Eeysan Laheeyna Beey Social Media Saas Ugu Faaafiyaan. Balaayo Idin Guratay War Waxu Damiirkii Baa Kaaguuray.

    • @mukhtarfarah969
      @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +2

      adiguna mashxarada iyo sacab ku taageerta

    • @adanahmed3003
      @adanahmed3003 3 ปีที่แล้ว +2

      Mid doqon ah oo an caqli xun baa ku dhalay!!

    • @yasminbilleelmi2593
      @yasminbilleelmi2593 3 ปีที่แล้ว +1

      Saxiiix

    • @usaameosmaanmoallim8197
      @usaameosmaanmoallim8197 3 ปีที่แล้ว +2

      Nimanka soomaliyeed kuwooda wanaagsan ma,aragtid miyaa .
      Aabahaana soo kamid maaha nimanka asaga .
      Sikastaba waxaan leeyahay nolow

    • @sahraelmi5521
      @sahraelmi5521 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax yaab waaye ilaheey haano gaar gaaro amiin amiin

  • @ahmedrasta7788
    @ahmedrasta7788 3 ปีที่แล้ว +4

    Liibiya qofkii maray ayaa,yaqaan waxa meshas kajira

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllo plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow na cafi oo noo naxariiso

  • @mustafaxmed9066
    @mustafaxmed9066 3 ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😭😭😭😭

  • @ceceopa4789
    @ceceopa4789 2 ปีที่แล้ว

    She's really good 👍

  • @Abuudi434
    @Abuudi434 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy baaye alxmd dheh meelahaa qaar lamaba hadli karo khasab baa wax lagaaga qaadayaa adna meel lagu dagaalmayo baa sheegaysaa

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laah Walaahi waa yaab inkaar qabaha ilaah baa ku moo tiyay wasaq waaye Jarrett qaar waa doqo tjanks abdi cafis Walaahi waayaab

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa allah

  • @cabdullaahiomar3162
    @cabdullaahiomar3162 3 ปีที่แล้ว +3

    İlaah baa mahad iskaleh oo kaa badbadiyay shartisa