ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dukaanka ugu dilka badan South Africa ee Sagaale loo yaqaan oo weli furan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 514

  • @MunaNuur2425
    @MunaNuur2425 ปีที่แล้ว +181

    Ilaaheeyoow dhib ka ilaali wiilkan iyo kuwa kale ee soth africa ku nool 🤲

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 ปีที่แล้ว +147

    Seygeygii aya lagu dilay South Africa aduunka meshas aya u necbahay 😢alle ha u naxariisto 🤲😭

    • @ahmedhamad8557
      @ahmedhamad8557 ปีที่แล้ว

      😢 😭

    • @saadiaelmi447
      @saadiaelmi447 ปีที่แล้ว +11

      Allaha u naxariisto south Africa meel mahan inta joogto Allah haku nabad yeelo

    • @abdikafibosska645
      @abdikafibosska645 ปีที่แล้ว +8

      Sorry ilaahay ha unaxariisto adigana badal qeyr qabo allaha kusiiyo inshallah abayo

    • @mowlidmoha1014
      @mowlidmoha1014 ปีที่แล้ว +2

      Amiin😭

    • @nimconiahmed2012
      @nimconiahmed2012 ปีที่แล้ว +3

      @@saadiaelmi447 Aamiin ya rabi 🤲

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 ปีที่แล้ว +83

    Ilahow ilaali wiilashena somaliyeed 🤲🏻

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 ปีที่แล้ว +58

    Allahayow Xafid walaalaheena Bi Raxmatika Yaa jaliil Yaa jamaal

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 ปีที่แล้ว +46

    wlhi wa wax xun in illahay irsaaqad uu qoray aad naftaada halis ugaliso hadaad dhimato wxa kaa dhaxli doona dad aan ku xusidoonin oo wx ay doonaan ku sameeyndoona mar illahay imaanka ha idinku sugo irsaaqad dhaantana ha idin siiyo amiin ya Allah

    • @iraadibraahim5788
      @iraadibraahim5788 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad ina ader qof walbo oo somali ah lacag jaceyl ayaa meel xun kariday

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 ปีที่แล้ว +5

      Waa shahiid haduu la dilo ilaheyse ha xafido.Meeqaa qaad meel la fadhida oo ilkihii ka dhamaadeen taasi ma nololbaa.

  • @zalma1437
    @zalma1437 ปีที่แล้ว +12

    Allow xifidi oo ilaaali meshu wllki kuwayay ayuu wali taaganyhy allow hooyada marlaabad indho xumo hatusin

  • @Cadar49
    @Cadar49 ปีที่แล้ว +28

    Geesi lakiin geesi hoyadii gablantey baan maqli jiray ILAHOOW xafid wiilasheena qurbaha iyo dalkii dil looma joogi karo yaa allah

    • @maidabshir8342
      @maidabshir8342 ปีที่แล้ว +8

      wiilkan waa wallkey wlhi hooyadey intey dhashay asagey ujeceshahy anaga dhan sido kle waa qof wang bdn illahy nagama qaado🙏🏻

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 ปีที่แล้ว +4

      ​@@maidabshir8342 adkaarta. Sida xasbuna Allah wanicmal wakiil ha akhriyo markasta.

    • @maidabshir8342
      @maidabshir8342 ปีที่แล้ว +2

      @@sadiyogulled5663 insha allh wll qali 🙏🏻

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว +3

      @@maidabshir8342 waa hali meeshuu joogo ha isaga guuro ha aado neyroobi mise wadankeenii meel halis ah laguma shaqeeyn karo dadaalka waa muhiim haduu 14 sano ilahay badbaadiyey hada haka cararo israqad waa la heli lakiin naf maya dadaal ka waa muhiim ilahay ha idiin xafido

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว +1

      dawlad la'aantu waa taas maxay 1991 dawladoodii u burburiyeen oo ay qabyaalad ku doorteen!

  • @SomaliTube505
    @SomaliTube505 ปีที่แล้ว +21

    Allah dhibka ha ka dul qaado kana ilaaliyo wixii dhib iyo xumaan ah dhaman ummadeena oo dhan 🤲🏾

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 ปีที่แล้ว +24

    Waa nin fariid ah. Ilaahay ha xafido aamiin kolay dalkiiba hagaagiyo oo idin baahan insha Allah la soo laabta xirfadiina iyo ganacsigiina

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +25

    Walee waa nin geesi ah . Allah haku xifdiyo. Wadakiina Allah ha nabadeeyo. Xaqa na Allah ha waafajiyo

    • @mohamoudhassan551
      @mohamoudhassan551 ปีที่แล้ว +4

      Wadankena ilahay dajin mayo ilaa aan inagu isbadalno

  • @mawliidaadanmuumin9382
    @mawliidaadanmuumin9382 ปีที่แล้ว +63

    Waxan jooga somaliland gar ahaan boorama lkn hadana waxaan aad iyo aad ujeclahay inàan midawno oo aan noqono ul iyo diirkeed si aan wax iskaga dhicino Ay is iscunaysaa waraabe iskama celiso hadii qofkastaa uduceeyo wadankiisa wuu hagaagi insha Allaah qof uunbaa la aqbali ducadiisa

    • @ahlamabdilahi5895
      @ahlamabdilahi5895 ปีที่แล้ว

      Hadlkah ma fakad ka tiri mise mel kle qolo wlba meshooda alle haku anfaco

    • @raxiimocabdiwali8151
      @raxiimocabdiwali8151 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ku sharfo wll

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 ปีที่แล้ว +7

      Reer boorame dad soomaalinimadu ku wayntahy baa tihiin Allah ha idin sharfo

    • @Caydid55
      @Caydid55 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @ktfrx4306
      @ktfrx4306 ปีที่แล้ว

      Hadii la midoobo iyo hadii kaleba adigu wixii aad ahayd ayuunbaad ahaanahysaa

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 ปีที่แล้ว +9

    Cabdulaahi allaha ku xifido habaryar ilaahay shartooda hakaa qabto Cabdi salaan bal angola nooga soowaran

  • @salimuniali685
    @salimuniali685 ปีที่แล้ว +6

    Allah haku xafido adiga iyo intee wallaal ah oo south afrika ku nool.wn daremi kra bro wayo, wallalkey aya ku maqan goobtaa , take care guys,

  • @bilexaajiciise3999
    @bilexaajiciise3999 ปีที่แล้ว +7

    Ugu yaraan xariifkaan waa H.G indha adeegiisa ayaan ku qiyaasay🙏👍

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +82

    My love lives there, Every second I worry him. May Allah protect him.😢🤲

    • @sahraabubaker1579
      @sahraabubaker1579 ปีที่แล้ว +2

      😥 allahuma amiin and all Somali people

    • @sharafabdihassan4643
      @sharafabdihassan4643 ปีที่แล้ว +3

      Allah protect him

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 ปีที่แล้ว

      Allahuma Ameen ❤

    • @dhuhulowfamily9394
      @dhuhulowfamily9394 ปีที่แล้ว +2

      Barwako no so ducey walley wadan xalkisa alle ogyahy aya ku nolnahay

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa Allah is that your husband sis , he is very brave my allah protect them all Somalis

  • @abduladansharif9548
    @abduladansharif9548 ปีที่แล้ว +11

    South africa mar aay sharaf lahayd waan soo joogay. Bishii 10aad 94kii ayaan Zimbabwe ka galnay annagoo 2 dhalin yaro ah 98kiin waan ka tagey. , Soomaalina ma joogin ama Dad yar ayaa dalka ku kala firirsanaa, Caddaanka ayaana meel kasta weli gacanta ku hayey! Wuxuu ahaa dal nolosha ku fiican oo aad u fiican! It was good place to be!

  • @faatima4170
    @faatima4170 ปีที่แล้ว +7

    allaah ha idin ilaaliyo dhamaantiinba wllyaaal nolosha south africa wey xanuuun badanthy😢😢😢

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 ปีที่แล้ว +9

    Meeshii walaalkay lgu diley, habeen inaan dhex joogen 😢 ilahay ba arsaaqda bixiye meel nii dhaanta raadsada

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +9

    Cabdulaahi wa geesi geesi dhalay mashallah ✌

  • @abdisalanhassan3196
    @abdisalanhassan3196 ปีที่แล้ว +6

    Cabdulaahi abshir cumar sebriye waa nin culus aadbaan u qaan waa geesi aan gamban alaha ku xafido sxb

  • @mascuuudbashiir638
    @mascuuudbashiir638 ปีที่แล้ว +7

    Legend wlhi kulahaa wadnuhu nugama jiro 😃

  • @aayatullaahmussewahgarad4117
    @aayatullaahmussewahgarad4117 ปีที่แล้ว +8

    Asc Waxaan kunoolaa magaalada Cape town 8Sano waxaan kabadbaaday 12 dil imikana waxaan joogaa Dalkeyga Hooyo Somaliland Alxamdulillaah...

    • @sheikhadan9526
      @sheikhadan9526 ปีที่แล้ว

      Alxm

    • @sheikhadan9526
      @sheikhadan9526 ปีที่แล้ว

      Sxb magaaloyinka xita malaysku fila mise waa gobolada kaliya

  • @Omar23839
    @Omar23839 ปีที่แล้ว +1

    2014 kii ayaa mid aan wlo nahay lagu diley koofur Africa cape town waa meel iska halis badan ilaahey ha badbaadiyo inta qof ee Somalida ee ku nool south Africa aamiin

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m ปีที่แล้ว +12

    walaalYaalow Adkaarta Akhrista iyo Aayatulkursiga maalin walba xersi xirka Aad Ayuu ' ufiicanyahay

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 หลายเดือนก่อน +2

    Lacag ayaa wadankisa ka kaxaysay. Allow astur wiilsha somaliyeed

  • @Salmaabdulshakur2547
    @Salmaabdulshakur2547 ปีที่แล้ว +28

    The resilience of Somali people is beyond words . ❤

    • @mohahmed6423
      @mohahmed6423 ปีที่แล้ว +1

      If the country stands and our people come together,Force will be unstoppable

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 ปีที่แล้ว

      Stop dreaming wll we killing each other’s that’s the reality runta halaga hadlo guy’s

    • @haaji99
      @haaji99 ปีที่แล้ว

      Walaal taani resilience maahe waa madness.

    • @mohahmed6423
      @mohahmed6423 ปีที่แล้ว

      @@hussaintahirabdow7535 I agree, I do dare to dreeam though, we shall pass this one day

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alaha cadowga haka qabto iyaga anaga dhamanteen inti muslim ah

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 ปีที่แล้ว +32

    Ilaahay meeshooda haku ammaansado

  • @mowlidmoha1014
    @mowlidmoha1014 ปีที่แล้ว +12

    Hada u sii socdaa south africa so duceya in asha Allah

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 ปีที่แล้ว +2

      Ha aadin waa iga talo 20 sano ayaa joogey irzaaq kale raadso

    • @4429
      @4429 ปีที่แล้ว

      ​@@mahadawilhossein9220haye wax maka faaidin maa iledahay

  • @jamaabdikarimjama7582
    @jamaabdikarimjama7582 ปีที่แล้ว +20

    Isku duub naada and stay strong brother inshalah ...

    • @nasro7666
      @nasro7666 ปีที่แล้ว

      Wiil eedo uhaa ramadka kii si hore Nolan wa laidikarah jiray asagoo aroos ladilay wilyar ahaa ilhay unaxaristo

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 ปีที่แล้ว +5

    Bismillahi
    Illahow kunabad gali
    Xita hareri wubaqay oo babur baruf ah ayo qatay amandaro awged subxanallah

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 ปีที่แล้ว +8

    May allah protect All somali pple

  • @saahidsaid3347
    @saahidsaid3347 ปีที่แล้ว +3

    South Africa qaantaasi way ku maqantahay insha Allah waa laga jari doona.

  • @abdulahiali2636
    @abdulahiali2636 ปีที่แล้ว +4

    Waa xiniyaahaga banaanka dhig irsaaqada alle hagee cawanta somalidu layneyso

  • @mobillionblack
    @mobillionblack ปีที่แล้ว +31

    May Allah protect these brothers....

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens ปีที่แล้ว +1

      Aamin. It so scary walahi. Somali wee madax adagdahay

  • @Ahmed-dg7lm
    @Ahmed-dg7lm ปีที่แล้ว +6

    Inu warwar ku nool yhy hadalkiisad ka garataa amaano allah

  • @maxamedcabdi7245
    @maxamedcabdi7245 ปีที่แล้ว +5

    Nabiga ku Sali illahayna ka yaab

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 ปีที่แล้ว +16

    Madax adeyga Soomaali ayaan u nahay 🤗🤕

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela ปีที่แล้ว +6

    2003 igu danbeysay capetown….🧐xiligaaa dukankaas iska dhaf xafada xita somali ma daganeyn 🙏🏽alx illah iga soo baxiyay mesha -lakin --xanuna madaxa ah Ana feraha ah li geystay wuu jiraaa 🧐

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว +2

    Dheer Cumar maxamud la dheho.mezhaas lagu guba from cali saleban mj ♥️ ❤️

  • @mohamedcraxmaan3362
    @mohamedcraxmaan3362 ปีที่แล้ว +8

    Marka hore waan ku salamay adeer mcn adeer waxaan ahy wiil 17 jir ah jornalisamka waam bartay ama zaxaafada 1 sano ayanan ku bartay marka waxaan rabaa inaad garab isiiso oo aan ka dhabeeyo hubigayga zaxafada aan u qabo waxaana joga somaliland

    • @mohamedaden6812
      @mohamedaden6812 ปีที่แล้ว

      Alle hku garab galo wlle

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 ปีที่แล้ว +4

      Page kiisa Facebook ugu qor fariin si khaasa halkaas baa laga yaabaa inuu kuu jawaabee se saxaafada hadii aad jeceshay qoriska af Soomaaliga iska dhis walaal, walina waad yartay se qof suxufi ah ha lagaa dareemo oo "Z" iyo xarfaha kale een soomaaliga ku jirin ha ku Darin , xuruufta labba dhacdana xaqooda sii

    • @maxamedcabdi3424
      @maxamedcabdi3424 ปีที่แล้ว

      @@ayaansiciid765 monshalah gabadh wax baratay

    • @adanyusuf4150
      @adanyusuf4150 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaansiciid765 BTJXkh wa xasusata wlh hada sanadkn lajogo dhalinta waxay isticmalan xurufo badan o an afsomaligii kujirin sida Z V cml talo wangsn wasisay m.a

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +5

    Great interview mr abdisaalaan hereri

  • @a.laahiyemohamed4515
    @a.laahiyemohamed4515 ปีที่แล้ว +34

    Wadanka aduunka ugu necbahay waxa lagu dhooxay soomali badan oo uu ku jiro inan ii abti ah 2007😔

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      dawlad la'aantu waa taas maxay 1991 dawladoodii u burburiyeen oo ay qabyaalad ku doorteen!

    • @aymanguhaadmaxamed9558
      @aymanguhaadmaxamed9558 ปีที่แล้ว

      @@LexlutherVII dowladii ayada aaba ka darnayd wax kaste oo qabiil dadku lay naysay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      @@aymanguhaadmaxamed9558 Dawladdu waxay dalka ka difaacaysay jabhadaha Itoobiya iyo taageerayaashooda iyo khaa'inul waddan, sida SNM, USC, maxaa ka khaldan arintaas??

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      @@aymanguhaadmaxamed9558 adiga ma waxaad taageertaa khaa'inul waddan iyo qaran dumis?

    • @chamalmawel2350
      @chamalmawel2350 ปีที่แล้ว

      @@LexlutherVII waxan aad ka shakenayso garan. Mayside iska aamu cabdow khaainul wadan kulaha

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 ปีที่แล้ว +5

    🥰Runtii 👏👏 Nin kani waa Nin Halyeey ah🔥❤️❤️🌎🙏

    • @umuaxmed5078
      @umuaxmed5078 ปีที่แล้ว

      Maxaa halyeey ah subxaanallah illaahay ha hanuunsho

  • @liverpoolfootballclub9985
    @liverpoolfootballclub9985 ปีที่แล้ว +6

    A piece of advice for my somali brothers. Having a government brings respect. There is no need of suffering in other people's country. Better build your country invest in your country you will be 100% free.

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 ปีที่แล้ว +3

    Alle Ha Idin Amaansado South Africa Waa Meel Somalida lagu Dilay In Badan

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭😭😭💔💔 somali qabiil by ka fikirayaan dhalintii somalina saasa dhalinti loo dilaya

  • @sahalsayid9365
    @sahalsayid9365 ปีที่แล้ว +1

    GEESINIMADU #DAAUUD aa u nahnay noolaada rabi idin amansado
    Geesiyaasheydow

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 ปีที่แล้ว +7

    Allah ha u gargaaro soomaali meelkasta ooy joogto

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 5 หลายเดือนก่อน

    Masha ilahay ha xafido ayaga io Muslimiinta dhaman❤

  • @ayaanhassan5459
    @ayaanhassan5459 ปีที่แล้ว +1

    alle ha noo xafido wiilsheena somaliyeed meel ay jogaanba

  • @rasta023
    @rasta023 ปีที่แล้ว +3

    Allah protect him Somalian people lives in South Africa 🇿🇦 I hope to get peace I.a

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว +4

    Alle Wadankeena nabad hanooga dhigo Aamiin aamiin yaa allh yaa raxmaan yaa raxiim, adinkana meeshaa joogtiin Alle ha idinku badbadsho.

  • @Hafsa167
    @Hafsa167 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaas somalida waa ku baabaeen

  • @MRALI-pd9ot
    @MRALI-pd9ot ปีที่แล้ว +8

    War ninkaanu waa Habargidir siduu u hadlayo yaad ka dareemaysaa legend dheh😂
    Yaaa intaa ila arka

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 ปีที่แล้ว +1

    Asc Abdisalam hereri aad iyo ayaan ugu xiranahay barnamij yadaada alle haku xifdiyo❤❤❤

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 ปีที่แล้ว +1

    Ana hadda so socde shaqa iga sii saaxib ama xitaa wixii South Africa joogow shaqo iiga raadiyo ninkaay tiisa gasha dhimanaye cabsi majirtr

  • @crisaaqyuusuf7256
    @crisaaqyuusuf7256 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy faraj ha ufuro aamiin

  • @muradomar5390
    @muradomar5390 ปีที่แล้ว +3

    No more death for my people ya ALLAH we ask you protection from any evil to the people of south Africa ya ALLAH 😭☝🏾 ALHMDULILAH ALLAHUAKBAR ☝🏾 HASBUNALLAH WANEEMAL WAKIL ☝️

  • @maganyt6125
    @maganyt6125 ปีที่แล้ว +4

    100k subscribers hanbalyo saxafi sare c/salan sheekh ibraahim hereri.

  • @mrsolution6367
    @mrsolution6367 ปีที่แล้ว +1

    Walee somali iyo geesinimo waa walaalo,

  • @hh-wo4rm
    @hh-wo4rm ปีที่แล้ว +1

    Asc wrx wbrk wll
    Mashaallh allh u barakeyo gacansige
    Cadawgana allh ka qabto
    Yaa allh rer s africa

  • @yacquub111
    @yacquub111 ปีที่แล้ว +2

    niyoow lacag ka dhuro kana guur oo meela kale aad waxan Nolol mahee xita darenkii ayaa kaa dhintay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 4 หลายเดือนก่อน

    Itoobiyaanku Soomaalida ayey daba socdaan. Meesha ah Soomaali tagto ayey ku daba dhuuntaan.

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

    Oo haduu arkayey raga daba kacayey wiilka inuu uga digo ahayd raga ilashanayey waxas waa nacasnimo

  • @abdikaniqaloon3440
    @abdikaniqaloon3440 ปีที่แล้ว +4

    Waxay ila tahay meesha walaalka iyo inadeerka iyo lix kale oo somali iyo madow kaleba leh lagu dilay, khatarteeduna wali taagan tahay oo wax damaanad amaankaaga ka ahi jirin, inaadan naftaada ku haligin. Fadlan waa ismiidaamin haddii aad shilimaad ku badalato naftaada oo Alle kaala xisaabtami doono haddii si ula kac ah ay u baxdo.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      Geeridu waa lama gefaan ninku ha iskashaqaysto

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 ปีที่แล้ว +3

    Asc.brothers may Allah protect you Allahumaamin

  • @kingiskaflimsvlogs7681
    @kingiskaflimsvlogs7681 ปีที่แล้ว +13

    Legendary ❤

  • @hafsabashiir7025
    @hafsabashiir7025 ปีที่แล้ว +1

    Intiina nool Alla ha idinku amaansado wll meshaa kuwii dhinteyna Alla ha unaxariisto . Wadankeena xaalkiisana Alla hanoo wanaajiyo umanan baahaneen cidnee

  • @ahmedmaalinosman6710
    @ahmedmaalinosman6710 ปีที่แล้ว +4

    Hareeriyow akhyaar iyo umulba say Wax u ogyihiin Wax Uma sheegaan
    Hadiiba camerada aadan qeybta dambe j j iyo z aadan la aadin wa Ku wataa legendow

    • @maxdar11
      @maxdar11 ปีที่แล้ว

      Muxuu naga qariyey reer koonfur africow kkk

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Rabi how Barakakeyo wiilka Allahumabarik

  • @mohameddeeqabdikarinaliali2535
    @mohameddeeqabdikarinaliali2535 ปีที่แล้ว

    Aduunyo waa xaagaley allaha idiin ku xafiido meshas waan ka Soo tagay biiri baan joogay meshaas

  • @hiborashiid8234
    @hiborashiid8234 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah c/salaan hereri caalamka oo dhan waansoo Maray kaliya waxa udhimanayaan u malaynayaa dariiqadi 404 ee kutaala magaalada sheekh oo qadiimi ah ayuunbaa mala u dhiman

  • @hoothoegeh6113
    @hoothoegeh6113 ปีที่แล้ว +1

    South Africa inan taga waa riyadyd please tagtigaan South Africa information ku saabsan ayaa I siiya

  • @bashiirmohamedgaiye1019
    @bashiirmohamedgaiye1019 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha idin badbadsho walalayal

  • @molion5945
    @molion5945 ปีที่แล้ว +1

    Geesi geesi dhalay weeye ninkani ilahay haku xifdiyo lakin waxan kuu rajaynaya adoo nabad qaba ilahay wadan nabada kugeeye

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +17

    Welcome to Philippi Capetown

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha xafido wilasheena Somaliyeen
    Cabsi weeye Xasbiyallahu Wanicmal Wwakiil

    • @babariham2303
      @babariham2303 ปีที่แล้ว +2

      Amiiin ya Allah amiiin 🤲 adnaa Ellehy Hakubarakeyo inshlh Bidnilahil Kareem ☝

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +16

    Thanks for sharing with us brothers 🙏 ❤️

  • @apdulrahmanmahamed8578
    @apdulrahmanmahamed8578 ปีที่แล้ว +1

    Alleh ha idin xafido wll adi iyo asxaabta insha allah

  • @Yahiasocial
    @Yahiasocial ปีที่แล้ว +1

    Philipi wa meel cabsi badan muuqeda iyo buushashka ka dhisan marka kor ka aragto ayaaba naxeysa wan tagi jiray

  • @xamdiqurux3084
    @xamdiqurux3084 ปีที่แล้ว

    Allaha na i amaansado wilasheyna somaliyed iyo inta Muslim ah

  • @maliboy7467
    @maliboy7467 ปีที่แล้ว

    Wallahi MANSHAALLAH WAA GEESI GEESI DHALAY👑👑👑👑👑❤️❤️❤️

  • @xamiidoofficial3475
    @xamiidoofficial3475 ปีที่แล้ว +4

    Allaha kuxafido wall

  • @Edbashir
    @Edbashir ปีที่แล้ว +1

    Alf Mmabruuk Hereri.. the best somali reporter of all time the GOAT

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 ปีที่แล้ว +9

    Shaqayso lagend ❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +2

    Hereri horey usoco nabad galyo

  • @cabdiraxmaancllaahisiraad179
    @cabdiraxmaancllaahisiraad179 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hakaa qabto gaalada adiga iyo walaha soomaliyeed

  • @cabdikaaficabdikaafi6639
    @cabdikaaficabdikaafi6639 ปีที่แล้ว

    Waan ku taageer sanahy in uu kashaqeysto
    Hadeytiisa dhamaatana uu rabigii kugarto

  • @cabdiraxmaanmohamed8877
    @cabdiraxmaanmohamed8877 ปีที่แล้ว +3

    Adeer Cabdisalaanow, waa wiil Idarays Cabdalle ah oo raba in uu kula kulmo e xaggeen kaa heli karaa.

  • @hawaawale2535
    @hawaawale2535 ปีที่แล้ว +2

    Alah aya wax badbaadiya

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha idinku amaansado meshiina zxb ✊️

  • @khadijamuse2429
    @khadijamuse2429 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha idin xafido dhamaantii

  • @dilaasuujino
    @dilaasuujino ปีที่แล้ว +2

    Swellendam muqaal kasoo samee iyadaa ugu amni badan South Africa

  • @najaxbinu
    @najaxbinu ปีที่แล้ว

    Mancha allaah allaah haku xafido intii kudhimateyna allaah ha unaxariisto

  • @FaymK
    @FaymK ปีที่แล้ว

    Waa dhaqankii soomaaliya ayey south africa geeyeen.
    Qof ladilay somaliya ayey saacad kadib meeshii qofka lagu
    dilay ayay ku ganacsanjireen.
    Marka waa dhaqankii ayaan urarnay.
    gancsanjireen

  • @1962yusuf
    @1962yusuf ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha idin ilaaliyo. Aamiin.

  • @marianoproduction8492
    @marianoproduction8492 ปีที่แล้ว +1

    Geesinimo iyo resilience Lama odhan karo balse waa caqlixumo meel ehelkaaga dhan lagu dilay oo goob dagaal ah inaa daganaatid waa inaa marka wax ka fa,iidid aad iskaga tagtid
    Lacagtaada America 🇺🇸 ku imow oo nabad uga shaqeeso qeeybna maalgahshi kusameeso.

  • @dahaboqurux1858
    @dahaboqurux1858 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku xafido walaalo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Alaha amano yelo umada somaliyed South Africa