ARIN UGUB AH OO ARGAGAX LEH, (HEARBREAKING STORY )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • WAA HOOYO SANAD IYO SAGAAL BILOOD XABSI KU JIRTAY 6-CARUUR AHNA LAGA QAATAY
    Ukraine's prosecutor general accused Russia on Tuesday of using rape as a tactic of war and described Russian President Vladimir Putin as "the main war criminal of the 21st century".
    Russia has previously denied targeting civilians and has rejected allegations that its forces have committed war crimes in Ukraine.
    The Kremlin did not immediately respond to a Reuters request for comment on the accusations and has dismissed previous suggestions that Putin is a war criminal.
    IFIYE22
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    Invasion of Ukraine
    We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    DAGAALKA RUUSHKA IYO UKRAINE
    bitcoin
    Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
    Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

ความคิดเห็น • 721

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 ปีที่แล้ว +40

    ​ASXAABTA FADLAN SUBSCRIBE SHERE IYO LIKE WAA XAGIINA, GUULAYSTA.

    • @abshirfaarax2420
      @abshirfaarax2420 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha caawiyo gabadhaas ilmeheediina Allaha usoceiyo
      Aamiin
      Aamiin
      Aamiin

    • @foosmohamed7344
      @foosmohamed7344 2 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi xaafid hooyo naafo ah oo wilcher ku socotaan ahay heysata sadex caruurta hadana yurub ku nool walaahay waa ladamqadey yaa rabi ugargaar

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 ปีที่แล้ว

      ILLAAHAY HA UHIILIYO MIISKIITA
      ✅✅✅✅✅✅✅💋💋💋💋💋💋🏕🏕🏕🏆🏆🏆

    • @nadifaali9973
      @nadifaali9973 2 ปีที่แล้ว +1

      .

    • @mohammedartan109
      @mohammedartan109 2 ปีที่แล้ว

      @@abshirfaarax2420 0å

  • @nimof091
    @nimof091 2 ปีที่แล้ว +20

    Thanks Walale for being this case to light , hopefully she can get her kids back and be safe . May Allah protect all mothers , fathers and children

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 2 ปีที่แล้ว +31

    Allow kaaga soqaad ayaga oow nabad qaba yaa Allah🙏🙏 abaayo badso istiqfaarta saliga nabiga scw & ducada nabi yunas CS eh laa ilaaha illa anta subxanaka inni kuntu mina daaliin & salatul leeylka uso kac Allah swt usheego dhibkaaga inshallah kheyr ayaa ku dambenaayo!

    • @siciidohassan2256
      @siciidohassan2256 2 ปีที่แล้ว +1

      yarabi allow ugaragar hooyo yadan somalia

  • @zahranoora6101
    @zahranoora6101 2 ปีที่แล้ว +22

    So sad, my heart goes out to you Rowda.may Allah easier your pain and reunited with your children.

  • @hfm9834
    @hfm9834 2 ปีที่แล้ว +9

    Ciil badanaa😥. Ilahayoow naga kaxeey anaga iyo ubadakeen anago nabad qabno amiin yaa Allah.

  • @xaruntajaceylka4318
    @xaruntajaceylka4318 2 ปีที่แล้ว +37

    😭😭😭😭 Aad Ban Uga Xumahay Dhibatada Loo Geystay Wallashen Allah Ayan Uga Baryeyna inuu Caruur teeda Dib Ugu Soo,celsho

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 2 ปีที่แล้ว +23

    Allah waxaan kuu waydiinayaa inuu si deg deg ah walaaasha caruurta ugu soo celiyo allah kurbada allah hakaa faydo walal xanuunka allah farxad hakuugu badalo

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +22

    Wlhi waa murug Somali qabyaalada horumar loo arkay😭 wlashey Allah Ku sahlo caruurtaada🤲🤲🤲

  • @hibohashi3704
    @hibohashi3704 2 ปีที่แล้ว +8

    Illahay ha caawiyo walaasheen samir jamiila allaaha siiyo c/xafiidoow walaaloow u dadaal maamadan soomaaliyeed aad ayeey u dhibaateeysantahay illaahay cadawga ha ka qabto aamiin

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 ปีที่แล้ว +17

    Aadbaan ooga xumahay arinka ku dhacay walaasheen Rooda Waxaan leeyahay Samir waa imtixaan insha Allaha waad guulaysan is adkee ducayso anagana waan kuu soo ducaynaynaa bini aadam ha sugin ee illaahay sugg waa la guugu eegyaa samirkaaga insha Allaha waad guulaysan Allaha kuu sahlo dariiqa khayrka Aamin Aamin 🤲🏻

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 2 ปีที่แล้ว +11

    Asc xbbti qaali samiir badan baan ku rajaynayaa inshallah amiin xbbti qaali Allah ha ku soo celiyo caruurtadi bitmilahi amiin amiin

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabiga raxmaanka ha u gargaaro aamiin yaarabb

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 ปีที่แล้ว +21

    Siniyadan kugu duceeyey qalbigayhana waad tabatay Allah murugada aduunka kugu haysata hakaa faydo farxadna hakugu badelo. Wallahay waan kula murugooday marwalbana waa kuuducaynaya Allah inabadn buu ducada iga aqbalay. Allah murugada farxad hakuugu bedelo .

  • @fatumadahir5125
    @fatumadahir5125 2 ปีที่แล้ว +9

    Allaha kuu soo celiyo caruurtaada
    Allow Somali ugargaar hooyo un baa ooneyso 😭😭😭

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว +9

    😭😭😭😭😭😭😭yaa allah ugargar hooyada somaliyeed aamin yaa allah
    Qofki hooyada garanayow waxad ku tirahda badi saliga nabiga scw ilahay baa ku gargaraya

  • @muhamudabdille743
    @muhamudabdille743 2 ปีที่แล้ว +26

    My sincere prayer is with you May the Almight Allah make reunite to your family. It is so painful

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 2 ปีที่แล้ว +1

      ameen

    • @rbf3844
      @rbf3844 2 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma amiin

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc habo. May Allah help Rooda to get her children. Aameen yaa Raab

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 ปีที่แล้ว +8

    SIDEDEBA CARURTA SOMALIA LAGA KEENO AAD BEY U DHIB BADANYIHIN SUBHANALLAH

  • @hodanalimohamed1757
    @hodanalimohamed1757 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم رد لها أولادها ويسر أمرها وافرح قلبها❤

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 2 ปีที่แล้ว +21

    Allaah ha u gaargaaro Reerkaas Soomaaliyeed.😭

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaley rabi talo ku filan salatu leyl soo toos rabbiga raxmaanka u sheego arintaada iinsha allah qeyr

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 2 ปีที่แล้ว +6

    Abaayo carurtada Allah haku celiyo
    Iyago nabada diintoda sharafkodaba ALLAH habadbadyo.
    Insha Allah

  • @samataraxmedisaaq5135
    @samataraxmedisaaq5135 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi xaafid hoyada kaligeed caruurta madhaliin away aabihi caruurta dhalay maxaad uweydiin weyday hoyada iyo dhaman umada Somalida dhibka qurbaha kuheesta ALLAAH haka dulqaado Aamiin

  • @sadiaali3464
    @sadiaali3464 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahoow kuu soo celi caruurtaada 🤲🏽🤲🏽🤲🏽😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allahayoow u gargaar oo u naxariiso Mamo Roda.

  • @f.n6491
    @f.n6491 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc wr wb Abayo Allaha waxaan kaaga baryayaa in uu aruurtaada ku soo celiyo si deg deg ah Allahuma Amiin
    Abayo ku dadaal istaqfaarta Saliga nabiga csw iyo quraanka BidniAllah way soo Noqanayaan

  • @sacdiyajaamac4051
    @sacdiyajaamac4051 2 ปีที่แล้ว +12

    Si niyad ah ayaanu walalo kuugu ducaynay. Allah ha ino aqbalo. Aamiin

    • @kikialemu7
      @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin Rbi

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 2 ปีที่แล้ว

      kiki Alemu aamiin yaa rabbi

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว

    Roda cawil dahir ilaahayi hakuu gargaaro ilaahayi cafimad iyo caruurtadaba haku siiyo

  • @halimaalinur9852
    @halimaalinur9852 2 ปีที่แล้ว +8

    Asalaam caleykum Walaal
    Ilaahey ha kuu soo celiyo
    Caaruurtaada, ducada badi
    Ku bari salaadu leylka sajuuda
    Ilaahey ku bari,
    Inshaa allaah

    • @kikialemu7
      @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaaamiiiin aaamiiin

    • @kikialemu7
      @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb dhmmmn

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilahow ku gargar hooyo anigiba iska oyey kolka oysey wan dareemi kara xanunka ku haayo alle awoodisa haka so qado adkarta badso alle faraj kheyr qabo ku weydiiyey 🤲🤲

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +10

    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    👉🏻 *Salatu Duxa Ha ilaabin Waa 3 Daqiiqo kali*💗
    💚 *بسم الله الرحمن الرحيم*❤
    *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥*
    👉 *Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Allah Drtis*
    👉 *Sheyga Manta Cibaadada Ka Mashquuulinayo Beri Qabrig Makugu Wahlinaayo*
    📖📚َ
    👉 *Nabigen muxammed ❤sallaahu calayhi wasallam*
    👉 *Wuxu yiri qofku wuxu leyahay 360 .sadax boqol lixdan xubnood _xibin*
    👉 *kastana Waxa laga rabaa*
    👉 ( *sadaqo*) *Marku wagu baryo Balse waxa ka gudeyso laba rakco ah Nebigu ( s.c.w) wuxuu yiri*
    👉 *Qofkii Subax_kasta iyo Habeen_kasta dhaha Ducadan
    (3) jeer wax dhib Ah ma Gaarayan*

    👉🏿 *Buu Darr (A.K.R.)
    Wuxuu Yiri Nebigu
    (S.C.W.) Wuxuu yiri Markiiaad Soo Kacdo Waaberiga Sadaqaa lagu leeyahay Xubin kasta oo ka Midba Jirkaaga.Marka Alle hafid
    Walbaa yacni inaad Tiraahdo
    Waa Sadaqo,Mahdin kastoo oo aad Mahdisaa Alle*
    👉 *Yacni inaad tiraahdo*
    01)💎 *Subhaanallah*
    02)💎 *Walhamdulillaaaaah*
    03)💎 *Walaaillaha illallahailallaaah*
    04)💎 *Wallaahu akbar*

    🎁👇👇🎁
    قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ( مَا مِنْ عَبْدٍ يَقُولُ فِي صَبَاحِ كُلِّ يَوْمٍ وَمَسَاءِ كُلِّ لَيْلَةٍ بِسْمِ اللَّهِ الَّذِي لَا يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ لَمْ يَضُرَّهُ شَيْءٌ
    👉 *Bismillaahilladii Laa yadurru maca is mihi Shey'un fil Ardi Walaa Fis-Samaa Wahuwas Samiicul Caliim*📝
    *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa Umada iyo Walalah Cafi Allaa Drtis* ✔
    *Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅

  • @fadumamohamud9021
    @fadumamohamud9021 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkaan waan la qiirooday waana ka xumaday dhibatadan ku dhacday Hooyadan soomaliyeed waan ladaqansanayaa insha Allaah Allaahbaan ubaryayaa in hooyooyinka dhibtaan ku dhacday dhibta ka qaado, dibne Caruurtooda ugusoo celiya Aamiin, tankale waxaan ka warbixinayaa xaga turjubanka oo aan rabay madaama ay tiri iyagaa iiqabta, runtii iyaga unbaa kuu qaban kara laakiin turjubanku ma aha mid xigsan kara qof ee arinkastaa wuxuu ka yahay dhexdhexaad waxana dhigaya sharciga dhaman iskandenebiyanka waa isku mid mana jabinkaro wajibka saaran iyo sharciga , marka waxa wajib naga saaran inaanu u duceyno dhamaan inta dhiban in uu Allaah dhibatada kasaaro aamiin.

  • @fartuunmaanka4674
    @fartuunmaanka4674 2 ปีที่แล้ว +3

    Sore hooyo Macan ilaaheey hakuu sahlo caruurtaadha🥺 ilahoow yurub inaan ku noolaado ha i badin🥺

    • @suadali9269
      @suadali9269 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Allah.
      10 sano ka hor aan ka guuray alhamdulilaah

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa ka xunahay in saas ku dhacday gabar soomali ah waliba naafo ah waan kuu ducanayaa in allah si fudud awlaadaadii kuugu soo ciliyo awlaadana allah ha ku xifdiyo baarri allah ha kaaga dhigo inshaa Allah

  • @nimoaden2763
    @nimoaden2763 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa xanuun wallaal laakiin is adkee ilaahayna bari markasta sujuuda ku ducayso allaah wuuku aqbali doonaa insha alla

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle hakuu gargaaro waxba kuuma qaban karo runtiii calooshaa ii xanuuntay wllo allaha casiiska ee raxmaanka ah 99ka magac leh hakuu gargaaro yaa allaah

  • @naturallybeautiful1344
    @naturallybeautiful1344 2 ปีที่แล้ว +2

    Salaamun alaykum, Walaalo wan ku soo duceynayaa, Salada aad u badso, Tahajud tuko, Ilahey wuu ku arkayaaa, wuna ku maqlayaa, 😢. Subhann Allah, Wan oyey,

  • @ahmedandullahi3547
    @ahmedandullahi3547 2 ปีที่แล้ว +4

    Rooda inshaa allaahu illaah ayaa kula jira waadna guuleysan doon taa mar dhow ee Samir illaah u noqo waa imtixaanka aduunka guul guul guul inshaa allaahu’ Mn USA

  • @jamiilahassangaas6485
    @jamiilahassangaas6485 2 ปีที่แล้ว +3

    Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun wallahi arrintan way taabatay Abdixaafid ilaahay ajar badan hakaa siiyo baahinta arrintan rabbigayna khayr hawga dhigo Ina loo duceeyana aad bay u mudan tahay

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadban uga xumahay Rooda arinta ku dhacdey iyo miciin la aanta haysata ee Somalinimo haloo garab istaago Allah kaqabto Shar iyo Sheydaanba Aamiin 🤲😭

  • @deeqocabdi1998
    @deeqocabdi1998 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabi yaa raxiim allow u gar gaar allow u soo celi hooyo u bad keeda ducaan kuu awoodaah rabi ha kuu gar gaaro wll c/xafiid waad madsantahay

  • @ubahibrahim3604
    @ubahibrahim3604 2 ปีที่แล้ว +5

    It’s very difficult situation may Allah swt protect her and bring her kids back to her safely, as a mother I can’t control my tears subhanAllah 😭😭

  • @amaldirie6901
    @amaldirie6901 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha u gargaaro Hooyo daa aad baan uga xanuun saday waa gaalo allah aqoon allah ha ka qabto aamiin aamiin yaa allah

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha ka so badbaadiyo
    Ilmahana Allaah kaga soo qaado.
    Kurbadana Allaah ha ka feydo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin Yaa Allaah 🤲🤲🤲

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunallaahu wa nicmawakiil
    Allah ciilbadanaa Allah ku garabgalo walaashey macaan
    Allah kuu hiiliyo cadawga ubadkaaga ha kaaga soo celiyo amiiin amiiin yaa Allah ❤️ 💙 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 2 ปีที่แล้ว +4

    I love you for the sake of Allah Abdihafid. May Allah bless you. Allahuma aameen

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdixafid ❤

  • @nasraahmed6322
    @nasraahmed6322 2 ปีที่แล้ว

    Walashay Rabi hakaa qaado kurbada allha farxad baan kuu way diiyay aduun iyo aakhiro

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j 2 ปีที่แล้ว

    Ma qeexi karo dareenkreyga, Abdihafid Illah swt ha ku xafido, Gabadha iyo dhaamaan hooyinka soomaaliyeed ee oowlaadoodii la xoogey ha uga soo qaado assagaa awood lehe aamiin

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c 2 ปีที่แล้ว +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay swt ha KU gargaaro walaal mcn ayagoo nabada hakuu Soo nabad celiyo Awlaadi wllo 🤲

  • @kafiobarre2719
    @kafiobarre2719 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha kuu miciino murugtana farxad alaah hakuugu badalo wankula ooyay yaa alaah ciil iyo murugo badanaa yaa ra uufu raxiim yaa daljalaali wal ikraa..

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu Akbar ilaahow u soceli caruurta ilaahow cafimaad buuxa sii amiin amiin

  • @zainabdalib807
    @zainabdalib807 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaashey Waan kuu soo duceysayaa Inshaa”allah ilaah hakula garab galo

  • @hayaadali1246
    @hayaadali1246 ปีที่แล้ว

    Qalbi xanuun wayn yaa rabi gabadh caawi

  • @amkjy
    @amkjy 2 ปีที่แล้ว

    Allah SWT haa Ku soo celiyo caruurtadi oo bad qabta

  • @hireyfilms
    @hireyfilms 2 ปีที่แล้ว +39

    Denmark don't have any somali MPs. Don't think it is like England. Their are few somali city council members. They don't have any power or influence to make any impact in cases like this. Somalis can collet money and try to find competent lawyers, so her cases can be checked again. That is the best solution.

    • @ubahhassan2899
      @ubahhassan2899 2 ปีที่แล้ว +2

      Maybe that is a good idea 👍

  • @nimcoibraahin1520
    @nimcoibraahin1520 2 ปีที่แล้ว +1

    alle waxaanu uga baryaeynaa inuu owlaadeedii usoo celiyo si dhibyarna ugu fududeeyo hawlaheeda aamiin yaa rabbi

  • @nadiifomohamud3826
    @nadiifomohamud3826 2 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay qalbiga ha ku qaboojiyo galadana ha kaga soo qaado ilmahada😭😭😭😭

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 2 ปีที่แล้ว +8

    Walle Allaha si dag daga carurtaadii iyo sharcigagii kuguso celiyo.somalida jogta Denmark waxsn leyahay gaar ahan xildhibanada war Allah ka baqa war gabadha walashiina gacan qabta xaq bay idin kugu leedahay inaa difacdan war qabyaladda joojiya war ilmada ka da'aysan eega Allah ka baqoo gabadha u dadaala ilmaheedana sida uguso celin lahayden falankeed qabta😭😭😭😭

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 2 ปีที่แล้ว

    subxanalah alle ha ugargaro reer kaa

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah walaashen awlaadeeda ha usoo caliyo

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 2 ปีที่แล้ว +2

    C/xaafid wll carrruurta aabahood mee meeshaad aragtaba hooyo balaqsanaysa illaahayoow u gargaar 😢🤲

    • @fatxi5110
      @fatxi5110 2 ปีที่แล้ว

      Haa ilmaha aabahod aaway hooyo kasta oo single mother ah ha iskaga soo tagto ma qaadan karto hooyo dhibkas oo kale mana fiicna wallhy aadaan uga naxay mamadas io kuwa lamidka ah

    • @xaaji07
      @xaaji07 2 ปีที่แล้ว +1

      Taas ayaa suual muhiim ah. Sharciyan, ilmaha hooyatha hadaay kasheegtaan, aabaaha ayaa haq uleh ilmihiisa inuu qaato. Lakiin hooyatha hadaay single mother tahay, dowlada ayaa qaathataa. Marka ilmaha aabohoot haluguxiro fadhlan. Taasi waxaay yareyneeysaa qaathashatha ilmaha.
      In principle, if one parent is alleged to have failed as a responsible parent, the other will definitely have the right of responsibility. For single mothers, the state is the obvious if the single parent is alleged to have failed in their responsibility. It's therefore paramount for children to be under the care of both parents.

  • @feriihadalmar2900
    @feriihadalmar2900 2 ปีที่แล้ว +1

    Tolow mee kii abahaaaa subxanallah
    Ilaaahy cawil khayr qaba haku siiyo

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay dhaman walalaha somalida iyo kuwa muslinkaba ha u soo celiyo ubadkoodi insha Allah

  • @abdirashid5427
    @abdirashid5427 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku soo daweeyo maamo qalbiga I xanuujiyey

  • @dahirnuur7449
    @dahirnuur7449 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal ilaahay albabkasto Oo kaxidhan hakuu furo awladana allaaha kagasociliyo bidmilaah

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ilaahay hakuu soo sahlo caruurtaada

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Ilmaheeda waawayn ayaa dacweeyay rooda allaah ha u soo celiyo awlaadeeda gaaladdu May iskood u qadan

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 ปีที่แล้ว

    Subxaan Allaah, ilaahay ayaa gargaaraa.
    Runtii waa calool xumo caruurtaadii oo gaalo iska dareersatay!

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax!! Waan la damqaday hooyadaas soomaaliyeed dhibaatada haysata oo aan la qiyaasi karin runtii, caloosha ka ooyeysa, qalbi jabsan, ma qiyaasi kartaa maanta xaaladeeda qofka u istaagaa waxaa uu ka helaayo aakhiro. Ilahay ha usoo dhib yareeyo hana usoo gavan gelsho ilmahaas yar yar iyo dhamaan farxadii qoyskeeda🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Abdihafid Mohamud Jama, Mahadsanid sxb wariye soomaaliyeed oo waxtarleh. Allaha ku ciseeyo

  • @beans9356
    @beans9356 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah yaarabi ugaragaar rooda sabir alow sii oo caruurteedana nabad ugu sooceli

  • @xaawoxasan9232
    @xaawoxasan9232 ปีที่แล้ว

    Asc shacabka somaliayed
    Walaalayalow isudaqmada
    Carurti somaliyeed
    Waxaay gacanta ugaleen
    Dad galah dintodi dhaqankod
    dadnimadodi qof walbow maa
    Qaabaan karta illahay baa wax
    Qabad leh illahayow gacantada
    Weeyn nagu cawii
    aamiin amiin yaa rabii

  • @hodadarood4560
    @hodadarood4560 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax walhi calosha iga xanuuntay allah swt rooda ha ka soo farxiyo

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 2 ปีที่แล้ว +35

    Subhan Allah. Her own children put her in prison.....my stepmom used to abuse all the time and I never call the cops instead left her to Allah.

    • @qalanjomohamed9515
      @qalanjomohamed9515 2 ปีที่แล้ว +3

      Maasha ALLAAH ALLAHA ku barakeeyo habo wax fcn ad sameysay💖

    • @halimoa4348
      @halimoa4348 2 ปีที่แล้ว +19

      @@qalanjomohamed9515 Amiin. Thank you. That was long time ago I was 12- 15years old when she used to abuse me and do many things to me. I was afraid that she would get arrested and go to jail and my young siblings will go stay with non muslims. It is strange why I did that that at a young age but I felt Allah was guiding me .

    • @ramla.abdi.5451
      @ramla.abdi.5451 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallaah

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 ปีที่แล้ว +2

      MAASHAA ALLAAH YOU DID GOOD JOB

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      @@halimoa4348 where was your dad that time Halimo, have you told anyway else not the authority, where is your mum as well walaalo

  • @khadraibrahin7931
    @khadraibrahin7931 2 ปีที่แล้ว +1

    I wish I can hug you abaayo May Allah SWT make it easy for you

  • @saadomuse4694
    @saadomuse4694 2 ปีที่แล้ว

    Alleh haxafido hooyadan carurteeda iyo hooyoyinka kaleba

  • @zamzamabdi7841
    @zamzamabdi7841 2 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilaah waxaan uweydiinaa inuu ilaah u gargaaro gabdhaa somaliyeed insha alaah caruurteedana ilaah ha u soo celiyo insha alaah

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm eebow nabad iyo naxariis badan dalka iyo dadka somaliyeed Eebow nasii yaarabi aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kuu saqiro xabiibti qaali inshaa allaah waa imtixaanka aduunka sabir waa guulaysanaysaa Abaayo macaan

  • @duluflechannel
    @duluflechannel 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahayoow sahal saqir oo Hooyadaan Muraadkeeda sahal Aamiin Allahayoow Aamiin

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha raxmaanka hakuu soo celiyo shartooda gaalada hakaa qabto aamin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @sihaamnor
      @sihaamnor 2 ปีที่แล้ว

      Ilaah naga soogooyo kuwo an dac. Weeyey

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku gargaaro. Amin 🤲 Yaa Allah 🤲

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 ปีที่แล้ว

    Ilaahayoow gabadhaas caruurteeda usoo celi yaa Allaah yaa Rabi walee waanu dayacanahay hadaan soomaali nahay

  • @saidnuh2493
    @saidnuh2493 2 ปีที่แล้ว +12

    I hope she gets her children back 😭😭

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 2 ปีที่แล้ว

    Ax Ax Ax😱😱😱 Ilaahey Dhibka
    Haya Walaashen Haka Feydo🙌🙌
    Walaahey Waan LA ,ooyey
    C/xaafid Walal Ilaahey kheyr ha
    Kusiiyo iyo Qof wanaagsan baatahey,Ilaahey hakuxafido
    Gabadha ilmaheeda Ilaahey ha usoceliyo Insha Allah 🙌🙌🙌

  • @saharo8505
    @saharo8505 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u so celiyo YAA ALLAH YAA rabi uso celi ilmeheeda 🤲

  • @nafisomahamud5417
    @nafisomahamud5417 2 ปีที่แล้ว

    Roodooy alle ayaa awooda leh alle hakuu gargaao ilmahaaga alle hakuu sooceliyo

  • @habiiboabdi5076
    @habiiboabdi5076 2 ปีที่แล้ว

    Illaahayow ha ku cawiyo yarabi

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 ปีที่แล้ว

    Subxan alaah wll ilahay hakusoo dhaweeyo ilmahaagii gaaladana alah hakaaga hiiliyo

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 2 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha u qaboojiyo qalbigeeda ilmaheeda iyagoo nabad qaba ha u soo nabad celiyo aamiin😭😭😭

  • @fowsiyofarax6316
    @fowsiyofarax6316 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha kuu gargaaro insha Allah

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 2 ปีที่แล้ว

    Hooyooyinka Soomaalida waa dadka ugu badan eey asiibtay naxdinta iyo mazoibd aduunka. Rooda waan kuuducaynaya ee Alle haku sooceliyo ubadka una ducee kuwa kuduceeyey

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 ปีที่แล้ว

    Waan an fariiray walaahi subxana laah qabiil ayuu ufirsheen gril gabar somalia 🇸🇴 ah waa eeyo kuwass mp xildhiban danish ah Danmak balan inan ku wacino please ukaca waan urnay waa dhimanay cunsuri somalia 🇸🇴 ah yaaaaab

  • @nasroahaan2457
    @nasroahaan2457 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ufududeyo waa iska dhiib aduunyo,iska sabar qalbigane Allaha ku qabojiyo insha allah .

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 2 ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah ilahey ha u fudaydiyo walaashay, Ila hey ha u fudaydiyo duco badan ayan u ducaynayaaa teeda kale iyada waxaan kula talin lahaa istiqfaar badan, saliga nabiga csw Allah is the king of all kings ilaheh talo saaro walaal Rooday 😢😢😢😢🥲🥲🥲🥲

    • @qaliali3070
      @qaliali3070 2 ปีที่แล้ว

      Hala istaago somaliyeey
      Meel aa joogtaaba

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 2 ปีที่แล้ว

    Allah qalbiga ha u qaboojiyo ubadkeediina haw soo cesh. Walaalayaal u soo duceeya walaashan si uu Allah dhibkaa uga dul qaado

  • @hayaadali1246
    @hayaadali1246 ปีที่แล้ว

    Ilahay xagiisa haka caawiyo

  • @xayatabdi3919
    @xayatabdi3919 2 ปีที่แล้ว

    Alle hausoceliyo ilmeheeda Amin

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 2 ปีที่แล้ว

    امين الله يوفقها ويحميها من كل شر