083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    TH-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

ความคิดเห็น • 208

  • @amedthaher7087
    @amedthaher7087 3 หลายเดือนก่อน +28

    Walahi habeeno dhan ayaan u saamalaylay sidii aan umada isku lahaa wax tar waaan daalay nafsiyan, waxa aan imika usoo jeesatay in aan nafayda hore umariyo.

    • @khadarmohamed2530
      @khadarmohamed2530 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ha daalin sxp dadaal uun

    • @bilanmohamed8903
      @bilanmohamed8903 3 หลายเดือนก่อน +1

      Same nahy wlhi wan dadaalay si aan wadanka uga fikiraayay

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi waa run maalin kasta caqli baa ii kordha

  • @IbraahimIlyaas
    @IbraahimIlyaas 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you ❤

  • @Maxamuudcarab1
    @Maxamuudcarab1 4 หลายเดือนก่อน

    Good information

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sri lanka

  • @YahyeAbdulahi-k1m
    @YahyeAbdulahi-k1m 4 หลายเดือนก่อน +51

    Manta walee maskaxdeyda 360° bey waregtay aadanow ilahey hakaa amaal mariyo sxp guul iyo gobinimo 💪

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR 4 หลายเดือนก่อน +65

    Wlhie Tiroba 7 buug oo kala ah.
    1 WAAN KU SALAAMAY ZHP.
    2 LOOLLAN.
    3 HAYAANKAYGI RUMAYNTA.
    4 FACA KORAYA.
    5 WAAYAHA DAANYEERTA.
    6 CASARIYE.
    7 ISMALURE.
    Oo uu turjumay ninkani ayaan akhriyay waxaan yaraynna waan ka faa'iiday allah yaxfidak ustaad.

    • @HamseAbdi-el8yi
      @HamseAbdi-el8yi 4 หลายเดือนก่อน +3

      PDF ma ku haysaa zxb

    • @AbdirahmaanJibrilHassan
      @AbdirahmaanJibrilHassan 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sxp pdf hadii aad ku heeyso nasoo gaadhsii

    • @AsadraoufMubashir-pm5zz
      @AsadraoufMubashir-pm5zz 3 หลายเดือนก่อน +1

      Buugtaas nio xageen ka hela
      Djibouti 🇩🇯 ayan jogaaye

    • @cabdirisaaqfaavro7896
      @cabdirisaaqfaavro7896 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@AsadraoufMubashir-pm5zz iqra books kadalbo iyaga meel kastaa obline ugu shaqeeyee

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@HamseAbdi-el8yi sxb xisho oo soogado lpx pdf ma ahee

  • @abdishakuurmohamedducale1914
    @abdishakuurmohamedducale1914 3 หลายเดือนก่อน +9

    Gobonimaddu waa libin ku taxan geedi nololeed
    Waa gumaro aadmigu hantiyo, guusha ugu weyn-Hadraawi
    Waxaa waafaqsanyiyiin labadan meeris aragtidaa aad noo soo bandhigtay, waad mahadsantahay ustaad

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 3 หลายเดือนก่อน +12

    Xisaab maleh intaan ka haayo sheikh mustafa ismaaciil harun Yuusuf cimriga Allah u dheereeyee

  • @Abuukarabdullahi-y8h
    @Abuukarabdullahi-y8h 4 หลายเดือนก่อน +16

    42:00
    Yarba tiktok joogo qabyaalaadda waa nacalad dhaho ayaa qac laga yeersiyy

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 4 หลายเดือนก่อน +20

    War legend nij bisil ba tahay sxb ilahay dhigaa hanoo badiyo walaale qadiyada ah qof walbo Muslims wa Ina dantiisa iyo wanaagisa ka shaqeeya qof walbo somaliyana wuxuu ijpoga booska ehelka.
    وَأَنذِرْ عَشِيرَتَكَ ٱلْأَقْرَبِينَ.
    Aad baan ugu riyaaqay hadaladaa muga leh oo hanka iyo wadan jacaylka leh kuligeen dad walalaalo ah baan nahay ilahay ha na walaaleeyay ilahay qalbiyadeena ha isku so dumo amiin yalah

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxa aan ahay qof dhalin yaro ah oo Mudo 14 sano ah isa saaray culaysyo faro badan mid islaam iyo mid soomaaliyeed ba war war iyo walaac joogto ah xaalka umada islaamku halka uu marayo iyo sida wax looga badali lahaa ilaa heer aan gaadhay inan ilaawo naftaydii iyo tii dadkii igu hareerays naaba
    Lkn maanta wax fara badan baa ii baxay markii aan dhagaystay vediogan
    Aad buu u mahadsan yahay walaalkeen aadan sahan oo aan wax badan ka faaiday wlhi

    • @sundusmaxamed7351
      @sundusmaxamed7351 2 หลายเดือนก่อน

      Ani cml thy xaqiiiq culays Aanan lahayn bn isasaaara😂😊

  • @Suusahp
    @Suusahp 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inbadan mahadsanid ustad indheergarad aan heysano iyo hantiyaa inoo tahaye barnamijyadan oo kle inoosoo badi walaal aadan.
    maskaxdeyda maclumatka ay ka faido hdaladada macalimadeyda tafsiirka kaliya kaa badan
    Abaalkaaga janno walal
    Rabi kheyr ku sii kaana farxi cumrigaagana dheereey , adoo kalene noo badi
    From gabar coment qori jirin lkn xalqadahaga ku tixaneyd 2017 ilaa iyo hada

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidii loo kala go I lahaa ku lahaa adigaba qabyaalad ayaa ku dilootay TH-camkana lacag ayaa ka soo doontay maahinee waxba kama duwanid kuwo aad wax ka sheegeyso qabiil goormuu qaran noqdaa isaaq not qaran

  • @kartikazad5012
    @kartikazad5012 3 หลายเดือนก่อน +2

    wan ku slmy adan
    Dhalinyrda ad la hdlyso koley sifcn ayan u grty wa dhalita mnta u kacdy dalkoda e Qabilwalcnad.horta anugu mudaan kugu xidhna ila last 6 year waxna wan ka fa’iday khayr alah ku siyo. In ad aftahan tahay mise in ad buugan badan akhrisay ama gadasha so dhigto laguma noqodo qof wax walba og mise dhalinyaro xaqa u kacay inaad isku daydo inaad ka hor takto. Koley dhaliyarda ku dawanyso in ka aftahansan iyo in ka aqon badan ba waa laga heli meshan.dhalinyarda ad arkyso mahan dhalin adi ka fikir duwan isku wado unban uu socona lkin wxn fahmi wayey adu sbbta ad uga hor imaty
    Lkin mar damban fahmay dadkan aqonta isku shegeyo iney badankodu ay yihin dad attention radiya okaliya mrka kulaman yabin xaqiq ahan mrkan ku arkay sad uu fikiryso. Lakin waligay man arag qof daal iyo dad burbursan mudo 40 sano ku dhawad o is dhahay bl han uu kaco oo bl wax un hanqabto inaad isku daydo qofka sidad niyada uga jabinlahyad taas man ka sugayn. Waxan ka sugayeey qofka inaad garab siso.
    Thankis 🙏🏽

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mala awaal wax haku dhisin ee doodiisa bal buri oo tusaalooyin keen

  • @Umalkhayr-dq3dh
    @Umalkhayr-dq3dh 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aad bad u mahadsnty wllky kolay waxaan ahaa dhalin yarada soo koraysa ee ku jirta da'aada 17 meelaha hankayguna wuxu ahaa inaan wadankayga u hawl galo waxan kaa helay aragtiyo iyo fikrado anan haysan. Mahadsanid

  • @Khabiibalimoha
    @Khabiibalimoha 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan jeclaan laha ina kaso hadasho dark 🌑 wep somalida is tic maasho , daawashada dhiigya cabka iyo saameyn ta ka dhalaneysa

  • @Farhan12-b7p
    @Farhan12-b7p 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hdn nahay dhalinta wadanka wxpadan walhi kaa FAA idey anuu caawa from hargeysa🖐️🎧🔥

  • @AbdihakimIsmail-us4oo
    @AbdihakimIsmail-us4oo 4 หลายเดือนก่อน +8

    ALLAHA U Naxariisto Abwaan Helaale

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 4 หลายเดือนก่อน +3

    War waybadashaa dhalinyaradu wll waad kusaxsanthy inaad nadhahdo hanweyn oodawlad nimo iyo awood ubaahan ha xambaaran kaligaa lkn isbadalku step by step ayuu kuyimidaaa waana hubaa hankaas iyo kulkuleylkaas hadii uuna kugu jirin hada waxba ma badisheen mise iskumaba haysatid inaad waxbadashey qof iska qabaw o han guba kashiisa iyo diiqad aan waligii soomarin 20jirkiisa iyo 40jirkiisu waa iskumid hadii anoo gabadha dhalinyara hablaha magaaladeyda baro qaadka iyo foolxumadiisa gabadh walbana nacayba uqaado jaadka ragana mahelayaan gabadh qadariso iyagana aakhirka way iska deynayaan markeybdaroogada daayana ninwalba dantiisu raacan saw wadanka wax fcn umaan qaban wiilaw ciyaarta nagadaa anago dhalinyara wadanka wax uqabaneyno maalinba halka awoodayadu joogtana cidi uskageed hanoqotee waanu wadeynaaa

  • @QaaliqueenQaalimaxamed
    @QaaliqueenQaalimaxamed 4 หลายเดือนก่อน +4

    Whi aadanow aad baad u mahadsanthy xog baad nasiisay oo na anfacday dadaalka aad dadaaleyso Allah kaa abaal mariyo bulshadaada waad anfacday siiba dhalinta door muhiima noogu jirtaa jasakalah eebow❤

  • @ElmiMoha-kw8xx
    @ElmiMoha-kw8xx 3 หลายเดือนก่อน +3

    uztaad aadan wllka dhalinyarada wan ku salaamay,
    nio mowduuc muhiim ah wax badan an ka korodhsanay ayuu ahaa wadankan wax aan ka badali karno ayaaba iska yar. Wacdigaa bal aynu ku dadaalno insha allah

  • @Mustafe-ahmed
    @Mustafe-ahmed 4 หลายเดือนก่อน +4

    mowducaguh sxb indhuhuu ii kala qaaday waxan bah isuh haytay wadankan bilaa rajada ah inaan aniguh amal u ahy jiifka joogah iyo jilib dhigahba waxan kagah fakarayay marxalada dalka iyo sidii lagah gudbi lahaa siyaasigeena iyo dhibka haysta mar waxban ku cabiraah arikaaa
    Rabi hakaa abalsiiyo sxb mowducagaah

  • @cabdixaliim3198
    @cabdixaliim3198 4 หลายเดือนก่อน +4

    First boy 😂 📌 me walal Aadanow 🤝

  • @عبدالرحمنحسن-ز6ب
    @عبدالرحمنحسن-ز6ب 3 หลายเดือนก่อน +1

    السَيفُ أَصدَقُ أَنباءً مِنَ الكُتُبِ
    في حَدِّهِ الحَدُّ بَينَ الجِدِّ وَاللَعِبِ

  • @aishaugaas-k9p
    @aishaugaas-k9p 3 วันที่ผ่านมา

    waxaa soo xasuustay sheeko:
    sheekh ayaa sadex wiil oo ardadiisa ah waydiiyay, "aduunka wax kabedal hadii lagu dhihi lahaa maxaa ka bedeli leheed"
    kii 1aad "anigu faqriga oo dhan baan tirtiri lahaa qof faqiiraba lama arkeen"
    kii 2aad " anigu dagaalada baa joojinlahaa wax isdagaala iyo wadamo is dagaashaba lama arkeen"
    kiii 3aad " anigu waxba kama badaleen aduunka!!; waayo allahii koonkaan abuurtay kama xikmad badni wixii awoodadayda le'eg oo ilaahay i amray uun baa samayni " .

  • @mohameddeeq7578
    @mohameddeeq7578 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal hadaii aynu dhalinyaro nahay uma socono In eynu system cusub sameyno ee
    waxaa rabnaa systemkii nabiga csw inaa dhaqangilino midaa weeyaan qadiyada saxda ah ee halyeey walba oo muslim ah
    Adigana intaa yeysan kuguqaadan
    In aad sanado fahanto.
    Guul walaal

  • @wiilkataliyaha5654
    @wiilkataliyaha5654 4 หลายเดือนก่อน +4

    First comment 👍🏽

  • @abdirahmanmacalin5827
    @abdirahmanmacalin5827 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad wakhtigii ugu haboona oo wax badan igu biirey jazzakallah

  • @badrirashid4206
    @badrirashid4206 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wuxu yidhi kama baqo 100 libaax 🦁 oo uu orgi horsocdo
    Waxaan se ka baqa 100 orgi oo 1 libaax horsocdo
    Quusta iskada aadan zxp oo happy iska noqo hadadan adigu wax badali karin ragba badali kare iska noolow turkey iyo yurub iskaganoolow lkn dhalinta niyad xumada kada fadlan

  • @maax221
    @maax221 3 หลายเดือนก่อน

    Cilmigaad Noo Soo Gudbinayso Alleh Hakaa Abaal Mariyo

  • @MuhaanAhmeed
    @MuhaanAhmeed 3 หลายเดือนก่อน

    War inanka wacyi galinta lawada haka cararineee hhhhhhhhhh😊😊😊😊

  • @adnaahmed6496
    @adnaahmed6496 3 หลายเดือนก่อน

    Annagoo awood ba hynin ayuu mid TikTok ta ba na nacsiiyay idhaahda qabiil waa naclad xitta mansab nimadayadii ayuu leeyhy kataga 😂

  • @princesseglan8534
    @princesseglan8534 2 หลายเดือนก่อน

    Ayan carawelo waye gabadha dhahday waxad ku doratay kula jook

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhy halka qodob oo aan fahmeybaa ah inay dhalin yaru is tidhaahdo .wax bedela markay waxa qaban kari waayaana iyagu niyad jaba oo xataa toodi daryeeli kari waaya dad badana cuuryaamiyey .. mahadsanidwll🙏

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha ku sharfo wll mahad ha ka ahaato aadan

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 3 หลายเดือนก่อน

    Hhh war isku midbaynu ka nahay Aadan dhinacaasb😂waagaan lixaad ahaa ilaa form two gaygii waxaan is dhihi jiray adaa dadka ugu cilmi badan😂ninkii I eegana waxaan is dhihi jiray hayaaay wuxuu is leeyahay gabadhaas la hadal saan cudla ka boodi jiray😂inaan hablaha ugu qurux badanahayna ahy😂any way hadeer inaan bislaadaan isu yara arkaa walaw gawskii isoo baxaaba caqli ii kordho alxamdulilaah

  • @nimcaah
    @nimcaah 2 หลายเดือนก่อน

    ONLF lagama adkaan, siyaasada is badashey yeysan ku khaldin😊

  • @carrickbandz8875
    @carrickbandz8875 2 หลายเดือนก่อน

    Cashirkii ugu muhiimsana nolosheyda

  • @faizaladan8302
    @faizaladan8302 2 หลายเดือนก่อน

    Asc. Fikirkaa ah kun dhalinyaraa hadaa iskugu nimaadno wax ma badali karnaa ama waxab iskuma waa faqayno. Maynan samayn Karin qofob aan isku waa faqano suaashaa bal ka soo jawaab cawaa suaalo badan oo igubaya waaba iga hanjabisee. Anaiga kaligay ina wax badli karaba ku fikirayay adna halkana tagan tahaybee

  • @sportsfunny24
    @sportsfunny24 3 หลายเดือนก่อน +1

    zxp Adano buugagtan halkeeka hela denmark baan joogaye

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sahanow ina adeer dhuubnidada angaa ku faa iidnay alle ha noo kaa daayo

  • @MahamedDahir-yz8lq
    @MahamedDahir-yz8lq 3 หลายเดือนก่อน

    FIKRAD MUHIIM AH OO ANFACEYSA DHALINYARADA

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR 4 หลายเดือนก่อน +8

    @Aden-sahan
    Wlhie indheer garad alle aqoon xikmad iyo caqli ku mannaystay ayaa tahay.
    Alle miisaanka xasanaadka haku saaro hadalkaaga aadka iyo aadka u qiimaha badan.
    Annagana alle hanaga dhigo kuwii hadalka maqla intiisa wanaagsanna qaata.

  • @Rakuub
    @Rakuub 3 หลายเดือนก่อน

    Boogaagtan ad turjunto xageen ka dalban karaa.

  • @qoranemusic6768
    @qoranemusic6768 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad umahad santahay Wllo taladaada iyo tusaalahaaga 🙌🏽

  • @abdimajid478
    @abdimajid478 3 หลายเดือนก่อน

    anu somaliba wan nacay kkkk wa sida usheege hdn ka bixi karayo wan ka bixi laha 😂 😅 qof muslim ah oo illahay abuurtay passport wadan kale iyo nolol wadamada aduunka hadan helayo ubad kayga xita uma shegen inan somali ahay kkkkkk 😂 aadan wan ku xidhanahy bari hore ayan arkay inan isku afkaaro nahay xita isku ree somaliland na wannahay

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aad bn kuu salaamay wll @aadan sahan runtii anigu barnaamijyadadaada anoo ordayaan dhagaystaa oo dadka comantiga bixiya ma ihi aad baad umahadsanthy wa aad ubadan baan kaa faa iida abaaalkaga magudi karee alle Jano haka adhigo adi iyo waalidkaaba mahadsanid inbadan

  • @abdirashidabdullah2992
    @abdirashidabdullah2992 3 หลายเดือนก่อน +1

    sheeko iyo shaah

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll qali runtii❤❤

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Aboowe hafansiiintada iyo Aqoontada intaad nooga faaa.idayso

  • @SeygaSeyga
    @SeygaSeyga 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waaku salaamay ustaad aadan sahan

  • @walalzaki6302
    @walalzaki6302 3 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyaro wadanka idin baahan

  • @AminaIndho
    @AminaIndho 3 หลายเดือนก่อน

    Manta indhaha noo furtay😊

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 หลายเดือนก่อน

    Illaaahy haku xafido wlo

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 4 หลายเดือนก่อน +6

    anigu waxan kamid ahay qeybta somalinimada kabaxday... wabillhi towfiq

    • @MuxamedAxmedmaxamed
      @MuxamedAxmedmaxamed 3 หลายเดือนก่อน

      Hooyadii ka guure habartii uma nagaado

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 4 หลายเดือนก่อน +1

    Exactly ileen muuqaalkaaga dhamaadkiisa iskuu aragtibaanahy dadka wacaalkooda haladhiso afka dad ka in mabaa'dii loosameeyo wallahi muuqaalkaga ma aanan gaadhin in inta danbe comment gii hore lkn qaadka ayaan tusaale ahaan usooqaatey maalinba habla sxbhy kuwada doodeyney soomaali waligeed mahagaageyso kolba mid midkii kaxun unbaa madax unoqoneysa ana wxaan idhi nabi hadii looso dirana mahagaageyso waayo halshaqsiyoo wanaagsn hadii uu umad dhan badilikaro nabi liudba hal ruuxna marumeysan marka dhalinyaro siwada jira waxyiga dadka halooso dhiso halabaro akhlaaqiyaadka cadaalada nafhurnimada dad jacylka i.wm

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 3 หลายเดือนก่อน

    Wer wer weyn oo ihaysta ayaad iga dul qaaday ILLAHAY ha ku barakeeyo, lkn sheikh mustafe waxa uu idhaahdaa dhalinyaradaa wax badasha, arinkaa ka waran.

    • @niciimaawil8726
      @niciimaawil8726 3 หลายเดือนก่อน

      Waa bini Adam wuu khaldami kara sowmaha

  • @MaxamedHassan-px5bp
    @MaxamedHassan-px5bp 3 หลายเดือนก่อน

    Adan sxp gulayso

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxb waa arin muhiim ah

  • @kunciilmaxamednuur834
    @kunciilmaxamednuur834 3 หลายเดือนก่อน

    Runti o socota wa tana

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakalah macalim ❤

  • @aishaisxaq
    @aishaisxaq หลายเดือนก่อน

    Ayaan araweelo❤

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Alllaaah 🎉❤

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adan ale haku xifdiyo

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walhi aad iyo aad abaalkaa waa ku hayaa

  • @lovepeace1286
    @lovepeace1286 2 หลายเดือนก่อน

    shukran ❤

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 3 หลายเดือนก่อน

    Mcalin sare❤❤

  • @BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL
    @BOOYAAXPRODUCTIONCHANNEL 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah guulayo walaal aadan 🎉

  • @FaysalMahamed-f7j
    @FaysalMahamed-f7j 3 หลายเดือนก่อน

    Dormancy iyo Sida loogu Dhaqmo Iyo Cida keentay maxaa Laga Faaidayaa Warbixin kasoo Sameeh Wll mhdsnid🎉

  • @MOHOMED-ALI
    @MOHOMED-ALI 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn qabyaalad inaga ilaali pro😢

    • @MubaarigMuhammad
      @MubaarigMuhammad 3 หลายเดือนก่อน

      Zhp waaligiba kamuu hadaal qabyaald

  • @ilsanmohamed8141
    @ilsanmohamed8141 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku salaamey sahankow

  • @SiciidAbdullahi-u7l
    @SiciidAbdullahi-u7l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid 🫡

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 3 หลายเดือนก่อน

    wadada gushu hady ii muqato oo hubsado 100/100 iney gull thy
    mrkas xita inan umada oo idil xogamiyo wan ogalahy

  • @noorbaaje5133
    @noorbaaje5133 4 หลายเดือนก่อน +13

    Jazaakkallah❤

  • @mssshy1418
    @mssshy1418 3 หลายเดือนก่อน

    Anigoo dalka xaaladiisa ka fakarayaa maan soo jeedey hhhhh wuxuu xalka dhan ma intaasaba gab ka dheh hadaa

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 3 หลายเดือนก่อน

    Ok ✅

  • @MuscabAbukar-rf9ez
    @MuscabAbukar-rf9ez 3 หลายเดือนก่อน

    7:16

  • @IkraanAli-uf1db
    @IkraanAli-uf1db 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp somaliland sidee loo badbaadinkaraa muqaal ka soo samee kawaran hadad tigloojiyada ugu cadaynaa aduunka jiri taanka somaliland hadaanwadamada kale dhacno lacagtooda habka tigloojiyada

  • @MohamudshekAbdillahi
    @MohamudshekAbdillahi 3 หลายเดือนก่อน

    Diinta aadan barasho ahaan ugu baydhine fahan ahaan ugu baydho
    See camal
    Barasho iyo fahan aadanow maxa farqi aha oo u dhexeeya
    Mahad sanid lbx

  • @zamuushipra2394
    @zamuushipra2394 3 หลายเดือนก่อน

    Anagu hada rer xamar nahay Waxan dhahna
    20 jir intuu geed ka boodo talo ka booda .

  • @NasraIbraahin-f5y
    @NasraIbraahin-f5y 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alh,wlhi hadal biyo kma dhibcana ayd maanta kadhawaajisay alha kusharfo ustaad runti kafikirka wdnku wacyi glinta moye wax kle laga qbn kri mayo 🎉😊

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 3 หลายเดือนก่อน

    Walhi hadaL maankaYGa haGaY
    AYaaN ka FaidaY pro
    CilmiGa iYo cimriGa iYo cafimadkaBa allah hku barakeeYo

  • @MahmoudNour-qu2mo
    @MahmoudNour-qu2mo 3 หลายเดือนก่อน

    2040_2050 ka wax ka badalaynaa dee😂 insha Allah

  • @indhacasejifom
    @indhacasejifom 3 หลายเดือนก่อน +1

    haa

  • @MohamedUmal
    @MohamedUmal 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks abti gacaliye aad baan u fahmay topic gan

  • @GaraadFx
    @GaraadFx 4 หลายเดือนก่อน

    ASC USTAAD" FIKIR IGA DHAX GUXAYAY MALMAHAN OO AHA SOMALIYA ADAY KU BAHAN TAHAY
    LKN AAN AWOOD BUUXDA AN U LAHEEEN SI AN U SAMEYO TAAS
    CIIL IO CALOOLYOWNA IGU BEEERTAY"
    AYA CAWA CULEESKEDA IGA DAJISAY MAHAD SANID USTAAD

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 3 หลายเดือนก่อน

    Buugga waanku salaamay saaxiib aad baan uga heley ilaahada qoraaladiisa kama daalo buuggta noocasoo kale noo soo turjan aqoon yahan ❤️🙏🏾

  • @abdikariimcilmi4771
    @abdikariimcilmi4771 3 หลายเดือนก่อน

    Wll adoo raaliya taariikhda Somalia oo dhamaystiranN kasoo hadal

  • @WacyiQofeed
    @WacyiQofeed 4 หลายเดือนก่อน

    Nabigeenu wuxu :Ilaahay haw naxaariisto qof garta garta qadarta naftiisa

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 หลายเดือนก่อน

    Codsi fadlan muqalkan oo kale soo badi
    Runti waxa uu kutusaya mustqablka sida aad u wajihi laheed
    Iyo waxa aad awoodin iyo sida aad nolasha u wadeeso
    Adiga oo runta wajahaya waxa aad qaban kartona garanaya
    Mahadsanid

  • @SundusDhuux
    @SundusDhuux 2 หลายเดือนก่อน

    Aaad ayaad uu mahda santahay wll indha ayaa ii furtay alaha ka raali ahado

  • @mohamedabdilahiaadanmohame156
    @mohamedabdilahiaadanmohame156 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka dhalin yarada ah intuu geed kaboodo ayuu talo kaboodaa?

  • @IkraanAli-uf1db
    @IkraanAli-uf1db 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp siyaasadan jcl lkn waan ka.cabsanayaa muqaal ka soo samee

  • @Zain.Arahman
    @Zain.Arahman 4 หลายเดือนก่อน

    Aadanow wll google podcast ama iPhone podcast mid samyso clipka wa ku dhibanahy inta badan janis uma hayno

  • @mohaanahmednuur
    @mohaanahmednuur 3 หลายเดือนก่อน

    Kuguma raacin midaas bugaagta hanka wali ma.adan daraseyn ustad

  • @salman0515
    @salman0515 3 หลายเดือนก่อน

    Ma jiraan wax wahaabi la dhaho waa dacaayada suufiyada iyo beentoda

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 3 หลายเดือนก่อน

    35:00 xaqiiq dhaba ka hadashay xamasadda xaqiiqooyinka horyaala ma'aragto💯

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 4 หลายเดือนก่อน

    Naasow orada adeer u soo aar waxba ha sheegan wax kale!!!!!!?????

  • @filsan4092
    @filsan4092 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan filaya inay ahayd inantaasi inan ay ugu qorantahay tiktok Ayaan araweelo