7 Qof nool ayaa tahaye ADIGU ha is xadayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • 7 Qof nool ayaad tahaye adigu ha is xadayn!

ความคิดเห็น • 144

  • @MohamuudAhmed-d4y
    @MohamuudAhmed-d4y 7 หลายเดือนก่อน +14

    اللهم بلغنا رمضان🤲

  • @siidcumar5437
    @siidcumar5437 7 หลายเดือนก่อน +12

    Teacher aad baad ugu mahadsantahay saad inoo dhiiragaliso inoola taliso guusha iyo hormarka inoola jeceshahay ilaahay hakuula jeclaado sidaas ookale.
    Mahadsanid markale ustaad.

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @zainabdi1115
      @zainabdi1115 7 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤❤❤❤❤

    • @hamsemohamoud3477
      @hamsemohamoud3477 6 หลายเดือนก่อน +1

      صلى الله عليه وسلم❤🤲

    • @akifyare
      @akifyare 19 วันที่ผ่านมา

      Scw

  • @luuldaimondofficial650
    @luuldaimondofficial650 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wll ayuub aad ayad umahad santhy xaqiqdi mararka qar waxaan umaleya inad angu iga dhex hadleysid oo aad ogtahy qaladadkeyga thank u so much my brother 😢😊😊

  • @kajamohamed
    @kajamohamed 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaah towfiiqda hana waafujiyo i.a🤲🤲🤲

  • @RamlaAdow-j1m
    @RamlaAdow-j1m 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ma Shaa Allah jzklh sheik runtii dirigile tahay❤ God bless you

  • @HudaIbraahim-hs3xz
    @HudaIbraahim-hs3xz 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @AbdirazakMed-q6u
    @AbdirazakMed-q6u 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah teacher

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah ustaazi

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah allaha kuxifdiyo wllkey ayuub axmed mahadsanid hadakadu wax badan buunotaraa❤🙏🙏

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 7 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks 😊 teacher guuleyso

  • @NourFarah-c2v
    @NourFarah-c2v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asalaamu alaykum walal jasaakalaahu khayraa runtii wax xaqiiqa ah ayaad ka hadashaa ilaahay s.w.t ha kugu arsaaqo cilmi iyo farxad aan dhamaad lahayn iyo cibaado aan caajis lahayn inaha allaah amen

  • @axmadshariif-i3d
    @axmadshariif-i3d 6 หลายเดือนก่อน +1

    m.a zhugrn ustad

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Mashallah barakallahu warunta arinkan runahanti

  • @سلطانة-د2ح
    @سلطانة-د2ح 7 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خيرا كثيرا، والله لقد أيقطت النائم، والساهي، وكل عاجز __♡❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @ayubalimahamoud3385
    @ayubalimahamoud3385 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wll mcn igu so ducey qof ayaan jeclahay wuuna iga maqan yahay iso ducey wll in uuu Alle calaf nuskeen daro laga yaabe qof idinka mid ah in uu Alle uu igaaga dhow yahay 😢😢🎉

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waxi ku qeyra allha ku sieyo

    • @khadaribnufaysal7321
      @khadaribnufaysal7321 7 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii kheyr uu kuu leyahay alle kuu qoro

    • @yacqupyuusuf6972
      @yacqupyuusuf6972 7 หลายเดือนก่อน +1

      Hadii uu kheyr kuyahy alaah kuusiiyo

    • @sophiaabdi8774
      @sophiaabdi8774 7 หลายเดือนก่อน

      Inshalah khyre noqn. Niyada khyre udheeg

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @FaadumoMoh-b3v
    @FaadumoMoh-b3v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaaad nolosheenii waad badashay ilahy hakusharfoo hoygaganaa janoo ilahy hakagayeloo
    Aaaamiin yarabii

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waa 25 02 2024
    Subax danbe hurdo ilama tagi doonto,
    Insha-allah waxaan rajay nayaa inaan su bax walbe kici doono 4:00 am !!!!

    • @FartuunmaxamuudYuusuf
      @FartuunmaxamuudYuusuf 7 หลายเดือนก่อน +4

      Insha allah wa rijeyney na ani iyo dad badan o ila mid ah muhimada salada subax iyo sunaha ka horeyo 4:00xiligan lo kaca sunaha ila salada subax saliga lagu suga insha allah warijeyna inan dadalno illaheyna hanala garab galo

    • @bishaaromaxamuud1302
      @bishaaromaxamuud1302 7 หลายเดือนก่อน +1

      Insha alah

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน +2

      @@FartuunmaxamuudYuusuf are you ready this challenge !!!

    • @FartuunmaxamuudYuusuf
      @FartuunmaxamuudYuusuf 7 หลายเดือนก่อน

      @@Aybmhm af somaligan fahma wll

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@FartuunmaxamuudYuusuf
      diyaar ma u tahay tartankaan ayaan ku iri,
      hadaysan dhib rasmi ah ku qabsan
      Caajiska yuusan kula harin👐

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน +21

    SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE THANKS MY brother 🎉🎉🎉

  • @xogahaqarsoon266
    @xogahaqarsoon266 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid ustaad

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا❤

  • @abdi3349
    @abdi3349 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxii caadi baan ahay ee casarkii baan ku dhibanahy hurdada ah

  • @MuniraOmer-t8i
    @MuniraOmer-t8i 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll abaalkaga jano fardawsa illahay hakadhigo❤💯

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 7 หลายเดือนก่อน +1

    جزاكم الله خيرا وبارك فيك

  • @saeedosman8323
    @saeedosman8323 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid bro

  • @HassanMohamed-rv6ej
    @HassanMohamed-rv6ej 7 หลายเดือนก่อน +2

    Msha allh alle haku xafido wllky ayuub wax badan ayaan kaa faaiday alle hakaa abaalmariyo ramadaanta caafimaad alle ha inagu gaarsiiyo🤲

  • @shaaficumar3742
    @shaaficumar3742 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid will ayuub taariqdabaa kuxosidonta insha Allah wll waankusalamay ❤❤❤

  • @munoclraxmaan744
    @munoclraxmaan744 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน +3

    Muhiim jiddan mahadsanid

  • @RamloCabdulqadirmaxamed
    @RamloCabdulqadirmaxamed 7 หลายเดือนก่อน +2

    Teacher wlhi markaa TH-cam kaga bartay wax bdn iskakey badalay I.a malintaa garo ujedkeyga hadaa siiwada nolano waan kusoo shegaa sbb to ah anoo hamileh 😢oo aqonin meel aan wax kabilabo ayaa wax ifahan siisay wlhi ma aqano abalkaga wax aan kugudo heesa iyo waqti lumiska iyo asxaapta mala yacnida iyo shukaansiga micnadarada 😢waqti aan kusugnaa lkn hada alx allah ayaa mahad leh.adnh wad mahad San thy.😢❤❤

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allaaah ustaad ayub axmed xaafidullahi❤

  • @HoodoAyaan-k9h
    @HoodoAyaan-k9h 7 หลายเดือนก่อน +1

    2025 inshaa a raxmaan manto kale illahay anagoo guulaysanay alle hana tuso❤

  • @Amal_x9e
    @Amal_x9e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah may God bless you mclin

  • @bishaaropuntlanderbishaaro7861
    @bishaaropuntlanderbishaaro7861 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah wllkay ilhy caqliga haku barakeyo

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 7 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going macalin Ayyuub ❤❤❤

  • @qalihaji8331
    @qalihaji8331 7 หลายเดือนก่อน +2

    Really wlhi marka salada subxa kaco ma Linta kale weiga firfir contahay mahadsanid ustad ayub axmed

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nabiga ku sali scw ❤

  • @AminaAbdi-g6g
    @AminaAbdi-g6g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah thank brother

  • @Abdirisaqmohamed778
    @Abdirisaqmohamed778 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid 🥰🥰

  • @CabdiKafi-go8gu
    @CabdiKafi-go8gu 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks pro

  • @Mohaancadih
    @Mohaancadih 7 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher guulayso💓

  • @safijemal3684
    @safijemal3684 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid wllo Ayub

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdullah salaada subax ima dhaafto hambalyo naftaydaay 😊❤🎉

  • @Gullet-Ahmet
    @Gullet-Ahmet 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks you are motivations 💯Ayub Ahmed 🙏

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 7 หลายเดือนก่อน +3

    M.a ustaad hadal kaaga waxaad moodaa buugaag hdalysa oo furan aqoonta waayo aragnimada maahmaahyada iyo tusaalooyinka kala duwan m.a alle haku barakeeyo hakuuna siyaadiyo nimcooyinkaa 😊

  • @AyaanDucaale-n7f
    @AyaanDucaale-n7f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh wll aad baa umahadsantahay wax baddan baan kaa faaiiday alx

  • @MahamedMoumin-b3s
    @MahamedMoumin-b3s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks you 🎉

  • @S.A.H.R.A_0
    @S.A.H.R.A_0 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga 4am kaca wan shaqeya kadip 5ta mrkey gadho tukada caadi mahoo💞

  • @ismahanjeylani5227
    @ismahanjeylani5227 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you wall ❤❤

  • @SukarHanad
    @SukarHanad 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tnx bro❤

  • @anisoaniso5357
    @anisoaniso5357 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allh wllky ayuub wllhi video yadaada aadba uga helaa wllhi markan wax dareemo hadan hal dhagystaa igabadn waxan ba isdhahaa ayuub adiguu kaahadlaa MASHA allh wllky shukran

  • @saciidAhmedqantoor
    @saciidAhmedqantoor 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks Teacher

  • @maxamedmj
    @maxamedmj 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks sir

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv 7 หลายเดือนก่อน

    Walalkey ayub axmed allah haku xifdiyoo brother

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc
    Sidee tihin
    dhamaan
    walalaha
    walalkey ayuub
    waxan ku
    waydiye
    muqaladada
    qaar music
    miya gadal
    ka saran, 😢
    Wan shakiye
    mucigu wa xaram,
    qofka somana
    wa ka si daran
    inu dhagesto,
    hadana ina
    muqaladada
    dhagesto wan
    jec lahay ustad,
    i know inaad
    qof diin leh tahay
    Hadane
    ma qaldame wa
    Allah kaliya ,
    Waxan ka cod sanayaa
    ina ka deyso musiga
    Ina soo sheeg
    mahadsan inbadan

  • @mohamedhayaanofficial
    @mohamedhayaanofficial 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waligey comment umaso horeyn

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 7 หลายเดือนก่อน

    H.E ayoub thank you so much

  • @NolandArbaugh
    @NolandArbaugh 7 หลายเดือนก่อน

    Muuqaal iyo oraahyo qurux badan

  • @myenglishbooster6591
    @myenglishbooster6591 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ilahay misanka xasanadka ilahay ha kugu daro mclin

  • @anisoqaliif7681
    @anisoqaliif7681 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wsc 😍

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe 7 หลายเดือนก่อน

    masha alla wllo ayuub mash
    mahadsanid 😅😅😅😅

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayuub axmed mhadsnid zhp

  • @NasraIbraahim-n9l
    @NasraIbraahim-n9l 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thankyou very much

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 7 หลายเดือนก่อน +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤macalin ayuub Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto.
    Aad ayaan ugu Faraxsanahay inaan noqdo qofka ugu horeeyay ee arkaa muuqaaga maanata ❤❤❤❤❤
    Allah ha ku sharfo ustaad ayuub

  • @mohamedqasimhussein9150
    @mohamedqasimhussein9150 7 หลายเดือนก่อน

    مبدأك قبل البدء : اذا غامرت في شرف مروم فلا تقنع بما دون النجوم

  • @Seniorabdinasir25
    @Seniorabdinasir25 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤m.a alle ku xafido wllka ayuub axmed

  • @IsmaaciilHilowle
    @IsmaaciilHilowle 7 หลายเดือนก่อน

    Tnx my brother ayuup ❤🎉

  • @iam_adesh
    @iam_adesh 7 หลายเดือนก่อน

    Thnks bro

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wllo daar alle ayaan ku jeclahay ❤😊

  • @Rinad..
    @Rinad.. 7 หลายเดือนก่อน

    Really 🥰

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju 7 หลายเดือนก่อน

    Favourite person ❤❤

  • @Madarmaxamud
    @Madarmaxamud 6 หลายเดือนก่อน

    Alx waxan kacaa 3:30mnsha allah waligay saacad ku xirin telefonka allah ayaa ku mahadsan midaas 3:20

  • @farxiyoaxmed749
    @farxiyoaxmed749 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayuub waxan ahy hooyo 23 jir guriga walidkeda kunol Aabahed ku tiirsaneed marku dhintay aya waaga ii baryay

    • @DrNasiib
      @DrNasiib 7 หลายเดือนก่อน

      Walal waa arin dad badan ku dhacan marka waxaa kulal talinaa xirfad baro si aad meel sare u kaarto

  • @HamzaAliDore
    @HamzaAliDore 7 หลายเดือนก่อน

    KEEP IT PRO 🎉

  • @AadanKirix
    @AadanKirix 4 หลายเดือนก่อน

    Respect

  • @xilkaasali2255
    @xilkaasali2255 7 หลายเดือนก่อน

    Wll potcasts maledahay hada ledahay pls magaca Gugu qoram isheg mahadsanid

  • @HamdaMaxamed-vo8bi
    @HamdaMaxamed-vo8bi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Pls iiduceyah walalyal kaligy ban ilmo korsda 😢in alle waxa khayr qabo ila kulmiyo

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahey ferd qeyr qabo ha ku sieyo adin ale muradkagi o kamila allha ku sieyo sllha kula korieyo

    • @Hubi479
      @Hubi479 7 หลายเดือนก่อน

      Alle wax ku dhiba kuma tuso washy hamda❤

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 7 หลายเดือนก่อน

    Ayuub wllky❤

  • @MastuuroabukarMaxamed
    @MastuuroabukarMaxamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Manta aniga ugu soo horeya mahad sanid wll

  • @KaashF
    @KaashF 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ayuub walaal kasoo hadal dadka ciyaaraha daawada waa codsi

    • @shucaybjigar1691
      @shucaybjigar1691 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂de waa waqti lumis iska daa wll wad oktaybe ama lacagt ku helaysa

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks 😊

  • @hamdacabdimuse2046
    @hamdacabdimuse2046 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahy haku danbi dhafo taladada
    Jclhy

  • @abdijr7442
    @abdijr7442 7 หลายเดือนก่อน

    Wan ku ducaynaya wll keep going

  • @SagalcabdiraxmaanMaxamed-do2wl
    @SagalcabdiraxmaanMaxamed-do2wl 7 หลายเดือนก่อน

    Ayuub ahmed ❤🎉 hore usoco wll😢❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dhalinyaro waanada Dhego ma u leenahay?❤❤❤❤

  • @hiboail9087
    @hiboail9087 7 หลายเดือนก่อน

    Hadan haysan kawran wll dhaqale an waxa ku Barto maxan Samen Kara 😢

  • @user-hamda-ali
    @user-hamda-ali 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ AYUBE

  • @Mariamnka
    @Mariamnka 6 หลายเดือนก่อน

    Arin aya igu xayiran

  • @Misantubee
    @Misantubee 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wll sidee ayaad codka u hagaajisa please

  • @AbdikaniBreezyabdikani
    @AbdikaniBreezyabdikani 7 หลายเดือนก่อน

    Wax aqoona malihid kaliya diinta kucararaysaaa podcast tahay sikale uhadal diinta waanaqaanaye alx

  • @Faaris-v3g
    @Faaris-v3g 7 หลายเดือนก่อน

  • @Aadancabdisalaan-kr5gd
    @Aadancabdisalaan-kr5gd 7 หลายเดือนก่อน +1

    mahad sanid ustaad ayuub

  • @SacdiyocqaadirFanax
    @SacdiyocqaadirFanax 7 หลายเดือนก่อน

    Asc walal ayuub ciwan kaga oo instgream ahyn isheek nio ciwankas instgremka ma isticmalae wara kuhaye

  • @SaalaxsrxSrx
    @SaalaxsrxSrx 7 หลายเดือนก่อน +1

    Firs❤😢 ayuup big legs

  • @banjonuh9244
    @banjonuh9244 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @NimcoBarre-iq8nj
    @NimcoBarre-iq8nj 7 หลายเดือนก่อน

    Really

  • @CrashiidAsad
    @CrashiidAsad 6 หลายเดือนก่อน

    Wll ayuubow kwrn hadana haynin waxan ukaco oon ukalaho waayo shaqo l.Aan ayaba ahayi hadan klaho xataaa saan magalada iskaga joogo ayan iska soi xarodaa mxn sameeyaaa mudane

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 7 หลายเดือนก่อน

    1:20 muhim buu kuu yahay😂 mayee afkaa kaleedahY😂