Allah icaafik incha allah siyaara khafif mudane madaxweny noolow papa hadu noo xun yahey iyo hadii kaleba ilaahey ba xisabin donaa idunku tiina kataliya vive iog long vie incha allah ❤
Alle ka cabso waligaana haku farxin qof Muslim dhibkiisa xataa haduu dhib kuu gaystay. U ducee oo Alla u waydii dambi dhaaf iyo hanuun. Adiga iyo asaga Allaa og qofka janno gali doono. Is ilaali.
Allaha u dambi dhaafo. Allaha caafiyo. Allaha u naxariisto. Allaha soo hanuuniyo. Haduu dhintana Allaha u naxariisto, u dambi dhaafo, qabriga u nuuriyo, jannadana ugu bishaareeyo. Annaga iyo intii Muslim ahna Allaha noo dambi dhaafo, noo naxariisto oo xusnul khaatima nagu oofsado. Allaha naga dhigo kuwii carrabkooda, adinkooda iyo qalbigooda laga nabad galo.
BERIGII HORE ISLAAMA HA SOMALIDAA ISKU XIFAALAYN JIREY GANBADEEDAA AYAA U WARANTA AY MADAXA KU XIDHAN JIREEN HADA SOMALIDACJIN BEEN BADAN AYAA U WARAMA MAHUSADE LA DHOHO
Anaga waxaan waxaan kaa sugaynay war ee kaama sugayno in aad taariikh nooga waranto ee hanoo taariikheyne Wararka cusub nasii Faaladana mar gooni ah ka dhig @Horufadhi media
asc mr.Hachi Wax aan adiga Inyo hor fadhi GRUP ku hambalyaynayaa sida war kiinu u cadyahay waayo waxa Laga hadlayaa maaha Wax aan dhici Karin qofku wuu dhiman Kara wuu bukoon Karas laakiin adigaagan qof bas dhintay ama burka Muxuu adiga iyo anigaba noo siyaadin waxaan barha bulshada ku ar kayey caawa nin Leh haday heen noqoto dhimashada i c g saxaafadaan ka bixi
Madax ku sheegyada maamul goboleedka magaaladi qiimaha laheed, Kismaayo in gacmaha laga qabto waaye dhulki way nabaad guuriyeen siday dhirti qiimaha laheed u baabi'inayeen cawaanta meel xun bay lacagti ka gashay.
warka ee dadquu tureyan waa War bena Ismail Omar Guelleh uu fcnyahay nolyahey oo jiirii oo joogii VIVE I.O.G longue vie
U ducee inuu Alle soo hanuuniyo calaamad fiican ma aha in dadkaaga oo dhan ku nacaan meel kastay joogaan. Gaaladana ku amaanto.
@@fouzifouzi3393 dadqa naceyo ee 3ayeyo mise ben shegeyo inuu dintey danbigissa ayey qaa masaxen marqa ducoo uu maa bahna Ismaël Omar Guelleh waa jecelnahay réer jibutii lakin wadana qale waxba naga ma galinn
Allahabad no daayo abo ismail cadawgisu ha jabo
Allah icaafik incha allah siyaara khafif mudane madaxweny noolow papa hadu noo xun yahey iyo hadii kaleba ilaahey ba xisabin donaa idunku tiina kataliya vive iog long vie incha allah ❤
Réer Djibouti waa dad naxariis badaan sidaa darteed wax ba ka ma xumaanayan incha allah
Si kastooy ahaatabo ina cumar geele
Ilaahay umada reer jabuuti ha dhaafiyo aamiin aamiin aamiin
No ne dit pas ça vive iog
Alle ka cabso waligaana haku farxin qof Muslim dhibkiisa xataa haduu dhib kuu gaystay. U ducee oo Alla u waydii dambi dhaaf iyo hanuun. Adiga iyo asaga Allaa og qofka janno gali doono. Is ilaali.
Aamiin.
Ismaaciil cumar geele ha bakhtiyo, kaw deg deg Alle ha u keeno AAMIIN.
Manol yahey alaha ha u naxriisto gursigiisa waa saac alaha ha ugu dhigo
Hahaha
M. le président longue vie in shaa Allah nolow abo Guelleh cadowga cagta hosta ❤❤❤
ALLAH HA CAAFIYO MW HA LOO DUCEEYOIN UU ILLAH CAAFIFAAD TAAM AH UU SIIYO AAMIIN
Alaha caafiyo ismaaciil cumar geele aamiin aamiin
D5 (beesha daarood) waxay leeyihiin: Allah ha caafiyo madaxweyne ismaaciil cumar geele in sha Allah.
Ilaaahay ha caaafiyo ismaaaciil cumar rabaw shaaafi aamiin aaamiin aamiin
Awalba Wuxuu Aduunka U Soo Kordhinaayay Ma Jirin Ismael Geele Wuxuu U Noolyahahay inuu isku Tiro Qabiilada Somalia Haduu Dhinto & Hadii kale Waa Bisat Dhimatay 🐱⚰️💐
Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Istaqfaarso walaal. Haku dambaabin qof masiik oo Muslim oo xanuunsan. Alla unbaa og adiga iyo asaga qofkii janno galayo.
Suleman xaschi waxataha wareye runha oo Somaliyet maschallaha 🙏💐
Bismilah allaha caafiyo madaxweynaha Ismaciil cumar geele cimrigana allaha udheereeyo❤😂😢😮😅😊❤
inaa waa geesi Somali waa aboo Somali Wana madaxweynaha cisaha
Allaha u dambi dhaafo. Allaha caafiyo. Allaha u naxariisto. Allaha soo hanuuniyo. Haduu dhintana Allaha u naxariisto, u dambi dhaafo, qabriga u nuuriyo, jannadana ugu bishaareeyo. Annaga iyo intii Muslim ahna Allaha noo dambi dhaafo, noo naxariisto oo xusnul khaatima nagu oofsado. Allaha naga dhigo kuwii carrabkooda, adinkooda iyo qalbigooda laga nabad galo.
Omada somaliyed waa dhibtay alle ha ka qabto
Mahadsant walaalkey hashi qeer sheeg
Wuu xanaansanyahay mana joogo jabuuti masawirada waa kuwo hore taas waa xaqiiq lakiin madhiman wuuse xanuunsanyahay
ma afkagu ku dhiman isla xisho intad hadlin wax hubso
Sibaad ugu janjeerta shaydanka Somalia iyo jabuuti la degay Allh naga qabto wadanka dhan qowes baa u taliya
HAAAAAAAA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 GUUUL SOMALIA 🇸🇴
odaygu madhimane lkn hadana waqti badan uma harine yow kudaalin waxan leyahay caafimaadka illahey kuuma hagaajiyo xasan aboor iyo m biixi abris wadanka illahey hanooga qabto illahow dalka iyo dadka nooga badbaadi illahow aamiin
Ismaciil cumar gelee ❤❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴🤲🥰
Mdwyne ismaaciiil Cumar Geele
Allaah Caafimaad Hasiiyo
Xiligan Lagujiro Geele Waa Loobaahanyahay
GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUUL guuuuuuul guuuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuuul guuuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuuul guuuuuuul Somalia 🇸🇴
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
WARIYE HASHI, ILAAHAY BAA NACAY NINKAN FAASIQA AH EE XUMAANTU KA BUUXDO . WALAAHI HADAAD GARAN LAHAYD RUN AHAAN XUMAANTIISA . ALLAH UMADDA KA QABTO.
Sawirkaan waa wax hore ee adigu ishubi inta aadan dad soomaaliya wax ka sheegin!
Madaxwaynuhu wuu caafimaad qabaa allah ha usiyaadiyo
ISMAACIIL CUMAR GEELLE WAA QODAX KUTAAGAN UMMADDA SOMALIYEED
Maahaa Allaah
Allh uma naxariisto muchisaha
Allahuma Aafiiihuum🕌
Dilaayaashii ummadda Soomaaliyeed. Qiimo malahan hadalheyntiisa, ilaa la maxkamadeeyo.
Allah cafiyo
BERIGII HORE ISLAAMA HA SOMALIDAA ISKU XIFAALAYN JIREY GANBADEEDAA AYAA U WARANTA AY MADAXA KU XIDHAN JIREEN HADA SOMALIDACJIN BEEN BADAN AYAA U WARAMA MAHUSADE LA DHOHO
Allaha ha cafiyo Mr geele❤
Kas silic aan geeri ahayin geerina ahiyin Rabbi kugu rid sidaad soomaali usilcisay Rabbi kuu silci Aamiin Yaa Rabbi.
Ilahayow ismaaciil qab darro waligeed an horay loo arag uu udinto
Wuu geeriyooday Geelle waa la qarinayo
Mansha alaah
Geelle waa nin jira hadaad aragto nin la xagxaganayo waa wiil hoog inkastoo ragu kala fiican yahay
Odey Ciil walaal
Ummada Allh kuma soo cesho ibrilo ahaa
Dar alaa.ujeclahay.isama il.
Anaga waxaan waxaan kaa sugaynay war ee kaama sugayno in aad taariikh nooga waranto ee hanoo taariikheyne
Wararka cusub nasii
Faaladana mar gooni ah ka dhig @Horufadhi media
asc mr.Hachi Wax aan adiga Inyo hor fadhi GRUP ku hambalyaynayaa sida war kiinu u cadyahay waayo waxa Laga hadlayaa maaha Wax aan dhici Karin qofku wuu dhiman Kara wuu bukoon Karas laakiin adigaagan qof bas dhintay ama burka Muxuu adiga iyo anigaba noo siyaadin waxaan barha bulshada ku ar kayey caawa nin Leh haday heen noqoto dhimashada i c g saxaafadaan ka bixi
Asalaamacaleykum masha alaah
Ismail omar guelleh wuu ficanyahay alxm
أللهم ❤صلي ❤وسلم ❤علي❤سيدنا❤محمد❤وعلي ❤اله❤ وصحبه❤وسلم❤حسبي ❤الله ❤ونعم ❤الوكيل❤❤
Inoolow cimri dheer iyo caafimaad
Ilahey hakajaro waxow nogestay
Madax ku sheegyada maamul goboleedka magaaladi qiimaha laheed, Kismaayo in gacmaha laga qabto waaye dhulki way nabaad guuriyeen siday dhirti qiimaha laheed u baabi'inayeen cawaanta meel xun bay lacagti ka gashay.
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
XAAASHI AYAAA KAA BEEEEN BADAY ZXB WARAABE WAARAABE LAYAAAAB AYAAA KAABEEEN BADAN ADIGA XAAASHI ZXB
Cimridheer
Lakiin inuu dhinto Ayaa Dan ugu jitro somali
Hadag dagin wariye
Muubakhtiyi
Geelle, Allaha cadaabo munaafiqa Soomaaliya sidaan u galay.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hanolado Ismael
Allha caafiyo madxweyne ismacil geele
Shadankasa hadhafo umada
Hanolado ismail omar geuleh
Muuqaalku wuxuu mid hore lkn ma noola wuu bakhtiyey
Sawiro wakhtigii karonaha laqaadey ayuu noo sooqadaneysaa
Jahile
He’s only the oldest dictator in Africa
Sawirkan waa been abuur waa waqtigii KAROONAHA uu caalamka ku baahsanaa.
Mahadsani
Waraabow wakhtigaagi waa dhamaaday Odeygii waa goboobay
WAAR NAGA HUBSO ARRINKAASI MAJIRE,E HADDUU JIRO HAHADLO
Hana dhaafo
Calaa kuli xaal waa nin hiil leh marki eey xaaladu xumaato taas laguma xamanaayo
kolay duqu waxaa uu u egyahay ninsii widiidiyaaya😮 geerida se waa loo siman yahay
ninkani mid dhimanaaya uma eeka somaliyey faraa halaga qaado
Mafaxweyn gellow marka ad xanun saday sidad noqotay bannodo walalkasexan waa
Sawerkan hada ma ahan 2 kahor ayuu ahaa hadaad radio waad xeleysa maraka laga hadlo sodhaweynta
Warsrka nasogaraya madaxwaynaha waa dhintay baa lashegayaa marunbaa
Warauntaa
Adiga kamida
Garabka somalida 2:24
Waxay yihiin buu ogaaday
Qof lanacbyahay dhaqso umadhinto
@@miiganchannel6061
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Maxa kaa gslay ood u wara warsyn haddaad adigu bugto ismaciil wuu caafimaad waba anaga syssna ilaaladiisa ka mid ah cimriga allaha u barakeeyo fahad yasin iyo jaajuus warxumata shiil warkooda anagu madhagay sano waligiina assaga ayaan dooranay na
Kaasi wuu bakhtiyey clinical ibliiskaba dad ayaa usabciya meeshuu maro ilaahay hakumariyo aammiin dheh anigu mamaasan yaan ahay laakiin sheydaanka waa ka cadu billaysaa
Ilaahay cimrigiisa ha soo af jaro
Ina cumar geele aamiin
@@احمدسعيدعثمانعبدي waxaa doontaba ahaw oo habaar hoostaada madhaafo
waxaa layiri nin raga ayaa sidaa iskaga cadawyo badane cimriga allaha u siyaadsho . Waca hale oo layidhi gacanta adan goyn karin waa la dhunkada inkasta
aad IOG necebtahay inaad dhunkato waad ku qasbantahay.
Ciil Cawal ilaahey waxaan Ka Tugaa inuu Na dhafiyo waayo waa cadowga Somalia ka Dagi weyday xitaa waa Digtetar, 🤔🤔🤔🤔
Adeer waxba ha noo meerin. Somali odeygaan isagaa dhibka ku wada.
Maxaa u diidey inuu dalka yar oo uu 30 sano kor fadhiyey ka dhisto isbitaal caalami ah??
dhimay
waa shaydan inu dhinto ama ladilo weeye
Ma na dhaafey?
Cad cad ha u go' go' o geele.
Garabka somalid
Wuxuu mudanyahay ilaahay hasiiyo wuxu ahaa jaajuuskii ugu weynaa geeska afrika wuu dhintay clinical wuu dhintay qofka markuu da' yahay oo uu ku dhufto paralaysis way adagtahay inuu dib hawl uqabsado ama miyirkiisu sax naqdo
Madaxwynne gellow marki aad xanonsatay sidad noqotaanqoqdo walalka sexanwa hilwalalow
been ayay kahadlaan waaruntaa
Hadii.uudhinto.&hadii.uu.noolaado.wax.wuu.noohaayo.oo.aan.dhibka.aheen.majirto
Qaxba kabiira
Waar cidii wad-waday sheekadu beenta ahayd ee ismaciil cumar geele waxay ahaayeen SNM iyo muuse biixi iyo kooxdiisa
DAMEER DAAROOD
Waar nagahubtaa warka aad sheegayso
Wa been wuu caafimad
Beenalu.huu buugu Qoray beentii laawa