086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @ahmedcabdirahmaan9774
    @ahmedcabdirahmaan9774 5 หลายเดือนก่อน +9

    من بركة العلم ان يضاف القول الى قائله

  • @xm_mxr
    @xm_mxr หลายเดือนก่อน +1

    FAVV PAGE❤

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 6 หลายเดือนก่อน +20

    Waa mihim qoraalku iyo akhriskuba waxaan kula talin lahaa dhalinta anigoo anigu iska bilaabaya inay qoraan fikirada wax ku oolka ah ee maankooga iyo maskaxdooda ku soo dhaca, sidoo kale in badan ay wax akhriyaan diini iyo maadiba jimce wngsan dhammaan.❤

    • @S.U_Naima
      @S.U_Naima 6 หลายเดือนก่อน +1

      Great waa hubaal wa muhiim in wax la qoro iyo in la aqriyo labadaba.

  • @AbdullahiFarhiya-b9n
    @AbdullahiFarhiya-b9n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah allha ku xafida

  • @foosabi1517
    @foosabi1517 6 หลายเดือนก่อน +36

    ما كتب قر وما حفظ فر

    • @aliazak8603
      @aliazak8603 6 หลายเดือนก่อน +1

      😊

    • @Raaid-e9x
      @Raaid-e9x 3 หลายเดือนก่อน +1

      كل علم ليس في القرطاس ضاع
      وكل سر جاوز الإثنين شاع

  • @bashirtosane9323
    @bashirtosane9323 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid qoraa mowduucaani waa muhiim, waliba aad iyo aad. Mahadsanid 💯

  • @amranadan7900
    @amranadan7900 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks for sharing this useful info.

  • @fahiimasabrie2310
    @fahiimasabrie2310 6 หลายเดือนก่อน +4

    Absolutely waa sidaa shegty wlal
    Muhiimada wxa ay tahay inan wx walipa isku mashquulin ee aad wx brato kdipna wxaa braty aad dadkaada iyo nfsadaadaba wx ugu qbtaa ✌️💯balse waa muhiim inaa noqotaa qof wx bdn akhriya si aad wx bdn u ogaataa 👍lkn waa inaad wx uun lagaga dnbeyaa oo aad khabiir ku noqotaa✌️ jzka allah wlal sidaa wcyigayna mr walipa u dhisto 👍
    Allah ku brakeyo🤲🤲🤲

    • @Maanshiil1
      @Maanshiil1 6 หลายเดือนก่อน +1

      Xarafka p kuma jiro afkeena qoraalka iska hagaaji walaal😊

  • @Deeqa123-dt4lo
    @Deeqa123-dt4lo 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma
    S❤❤❤

  • @Mukhtaar_Cabdiraxmaan
    @Mukhtaar_Cabdiraxmaan 6 หลายเดือนก่อน +18

    Aden sahan.
    Hore usoco ustaad dadka faro ku tiriska ah ee waxyaabah wax ku oolka ah ka hadla ayaa tahay.

  • @SamaaLecture
    @SamaaLecture 6 หลายเดือนก่อน +3

    Obstetric and gynecology waa barashada daaweenta iyo qaliimada cudurada haweenka, waana dhaqtarka sameeya qaliinka hooyada uurka leh, halka Midwifery uu yahay barashada daryeelka hooyada uurka leh iyo sida looga umuliyo hooyada uurka leh. Mahadsanid Aadan Sahan wax badan kaa faa'idey.

  • @kifaxyuusuf5201
    @kifaxyuusuf5201 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mhadsanthy ustaad/Aqoonyahan da'yar Alle haku dhwro wllal😊

  • @jamaabdilahi6672
    @jamaabdilahi6672 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaah guulayso walaal Aadan Sahan, 52 daqiiqo oo macno xambaarsan baad nasoo gaadhsiisay, anagguna aanu si fiican ugu raaxaysanay dhegaysigooda!!

  • @Naskeharti
    @Naskeharti 6 หลายเดือนก่อน +6

    Legend allh ha ku cafido Ustaad ❤

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah alle haku barakeeyo

  • @warsame6896
    @warsame6896 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah waa hawl fiican ayaad waddaa ,keep going, 1 fikir ayaan kugu darsaneyaa taariikhda dawlado ay Dhalinyaro aqoonleh dhiseen ayaa soomartey ,Tusaale tii dawladii islaamka nabiga waxaa u hiiliyey Dhalinyar majority ah

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye 6 หลายเดือนก่อน +8

    Canantu faiday notahay😊❤

  • @CarafaadMaxamed-q4h
    @CarafaadMaxamed-q4h 10 วันที่ผ่านมา

    رَضيـتُ بِاللهِ رَبَّـاً وَبِالإسْلامِ ديـناً وَبِمُحَـمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَبِيّـاً. ثلاث مرات (3)

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Good Mr Aden sahan 👍👍👍

  • @dr.usayma1870
    @dr.usayma1870 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad baad umahad santahay😮

  • @المعرفةللجميع-ص7ث
    @المعرفةللجميع-ص7ث 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay walaal lkn muuqaalka waad ku yaraysay xogta buuga waxay ahayd wakhtiga ugu badan inaad buuga kaga hadashid mahadsanid

  • @mahadbashiir111
    @mahadbashiir111 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad Buugaan inteen kaheli karaa👏

  • @Usaame999
    @Usaame999 6 หลายเดือนก่อน +11

    Buuga
    Habka Cilmiga ee
    Baarista Taariikhda Somalida waxaana qoray
    Mohamed Haji Mukhtar allaha sharfee

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaaad adan sahan jazakalaH khayran❤🎉🎉

  • @AGUUN
    @AGUUN 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waad ku mahadsan tahay xogta aad noo soo diyaarisay 😊

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqooyin badan iyo xigmado bad soo gudbisa Allah ha nagu anfaco adigaa jazaakallahu khayran

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Hankaa yeelaneysaa haku xirnaado awoodaaada iyo karaankaaga shaqsiga ah

  • @anisoelmi9933
    @anisoelmi9933 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh aqoonta io cilmiga allh kuu siyaadsho ustad🙏🙏👍

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad ilaaahy caqli haku barakeeyo❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 6 หลายเดือนก่อน +2

    Somaalidu asalkoodi hore qoraalku wuuku yaraa waxa ilaaliyay inbadan kamida taariikhaha iyo dhacdooyinka waa gabayada 😮❤

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 6 หลายเดือนก่อน +4

    Hada waxaan fahmey dadka adduunku ma yaqaanaan taariikhdooda laakiin meel bay ugu qoran ummadahaas. Laakiin Soomaalida taariikhdeedii way luntay sidaas ayaa loo yidhaahdaa taariikhda dadyowga kaleba wey hayaan today.

  • @SiciidIsmail-k2m
    @SiciidIsmail-k2m 6 หลายเดือนก่อน

    Allah haku barakeeyo

  • @DuuniyoDaahir
    @DuuniyoDaahir 28 วันที่ผ่านมา +1

  • @MarwaNouhSalah
    @MarwaNouhSalah 6 หลายเดือนก่อน

    Amarka ilahy ila yaraantaydii qofku marku ila hadlayo xita macalinku marku so galo xiisada, waan daareemi jirey miyu xanaqsan yahay mise U faraxsan yahay ❤️🥰

  • @S.U_Naima
    @S.U_Naima 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Adan alle ha ku sharfo wa mid kamida kuwa igu dhirigaliye inaan qoraa noqdo.....❤

  • @ibrahimjelle1031
    @ibrahimjelle1031 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan aftahan wax gudbinta ku fiican

  • @Hanish139
    @Hanish139 6 หลายเดือนก่อน

    Sahan qofkaa kaliyee aan dhageysto wax ficana soo gudbiyaa❤

  • @ASMAAAR-qu9
    @ASMAAAR-qu9 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah❤😊

  • @sawdasalebaan-j6h
    @sawdasalebaan-j6h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka 1miilim ayuu uqalmaa wallhi 😊😊

  • @cabdiwali8205
    @cabdiwali8205 5 หลายเดือนก่อน +1

    adan sahan wanku salame qoralkeyga hadi aad aragto ina iso jwbto rajeynayaa saaxiib buugaagta aad so turjunto wan aqristaaa lakiin runti wan ku dhibanahay madama reer muqdisho ahay wey adag yihiin ereyada qaar aad isticmasho

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed4239 6 หลายเดือนก่อน

    Marki ugu horeysay ayaan muqaal nocaan ah dhamaysto waye maskaxdyda inee wx faaida rbaa insha allah inaa wx akhriyo ayaan rbaa hda kadib

  • @SalwaTaqal
    @SalwaTaqal 5 หลายเดือนก่อน

    Allah kusharfo wallkey waxbadan kafaiday

  • @Isaaq11
    @Isaaq11 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aadbaa u mhdsantahay

  • @nasteexomuxudiin9471
    @nasteexomuxudiin9471 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kusoo biritankayga maanta e chennalkan aan kusoo biire ina wax wayn iga badasho 😊

  • @fihimaasad6811
    @fihimaasad6811 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @xabsoaxmed-h2c
    @xabsoaxmed-h2c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @capdiqani1466
    @capdiqani1466 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleed agaabeeye🥰🥰

  • @MuhammedHanuuniye
    @MuhammedHanuuniye 6 หลายเดือนก่อน

    ustaad adnow zxp hadad awoodi karayso, mar mowduuc nooga soo samee sida aad podcast,yada u diyaariso.

  • @محمد08
    @محمد08 6 หลายเดือนก่อน

    a study of decentralised political structures for Somalia.
    buggaas ka soo hadl saxiib si guud ,aad ayuu muhim uyahye.

  • @fardawsogurayofficial8261
    @fardawsogurayofficial8261 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @ABDIRAHMANMAHAMED-ur7rv
    @ABDIRAHMANMAHAMED-ur7rv 6 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahey ustaad.

  • @naturepower9930
    @naturepower9930 6 หลายเดือนก่อน +1

    mansha alah

  • @nasiyahalimahamed
    @nasiyahalimahamed 6 หลายเดือนก่อน

    Waligay wxn jacla history
    Photography
    Labada waan ka sal gaadhay alhamdulilah ❤❤

  • @haniqueen4195
    @haniqueen4195 6 หลายเดือนก่อน

    Aaden ninka kaliya oo si daacad waxa dabta ah kogu shiigayo jazaakallahu kheyr

  • @CumarAli-q1d
    @CumarAli-q1d 6 หลายเดือนก่อน

    Ala haku barakeeyo walal aadan

  • @SafiyoMohamed-cq2dc
    @SafiyoMohamed-cq2dc 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad adan sahan❤

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 6 หลายเดือนก่อน

    buuggaan sanadkaan buu qorsha iigu jiray balse wali ima soo gaarin mahadsanid bro🎉

  • @Jiraalka_Maalinta
    @Jiraalka_Maalinta 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alle Haku sharfo wll waxan Eray bixin qoraal iyo weedhba lagu qeexi karayn Baan Kaa Danbigaaga Alle Ha dhaafamo. Wll

  • @SakariyeCabdishukri
    @SakariyeCabdishukri 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meaning that

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Coomentigii ugu horeeyay 😅😅ina khadaroow salaama ina apti mcn❤

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 6 หลายเดือนก่อน

    Adanow wll alle haku barakeeyo

  • @AbdicasiisAli
    @AbdicasiisAli 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid inadeer

  • @KHAATIL
    @KHAATIL 6 หลายเดือนก่อน

    Cilmiga qnka barty ilahy aakhiro misanak hakugu daro wllo ❤

  • @IslaaxMedia
    @IslaaxMedia 5 หลายเดือนก่อน

    Legend ka😂❤

  • @Asmayyy
    @Asmayyy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fv podcast❤️❤️

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 6 หลายเดือนก่อน

    Garaadso intaanad guursan,all of book was writing marriage is the best

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 6 หลายเดือนก่อน

      haa buug qiimi badan weeye. in kabadan 6 jeer ayaan akhriyay waana buuggaga aan ugu jeclahay mid ka mid ah.

  • @absheirahmed473
    @absheirahmed473 6 หลายเดือนก่อน

    Alx hadnu isi soo gadhny intay naftu igu jirty rag mukha sida aadan sahan oo kle

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb xage kaala so xiriira🎉

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 5 หลายเดือนก่อน +1

    Umad kasta waxay leedahy dad hawlkar iyo aqoonyahno ah kuwaas ayaana hogaamiya inta kalana waa la hogaamiyayal inay dadku aqoonyahn iyo wax akhriyayaal noqdana khasab maha lkn inaga waxaa inaga maqan hogaamiyayaashii wax akhriyayay ee wax baadhayay

  • @hodanmaxamuud24
    @hodanmaxamuud24 6 หลายเดือนก่อน

    Wll aadan dar ilaahay ayaan kuu jeclahay dhalin yarteenu sidaada hadsy u dadaali lahaayeen dalkeena ayaa loosoo tahriibi lahaa

  • @BoqolJirow-z2f
    @BoqolJirow-z2f 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a mclnkena❤❤❤❤❤❤

  • @CaptainDucaysane
    @CaptainDucaysane 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad SalamuLaHi ❤

  • @Xikmaawi3059
    @Xikmaawi3059 6 หลายเดือนก่อน +3

    waxaan mararka qaar akhriyaa buug laakiin waxaa dhib igu ah inaa soo koobo buuga aan akhriyay ama nuxuurka buuga aan dadka ka dhaadhiciyo

  • @Haaji_Geele
    @Haaji_Geele 6 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha u naxariisto, abwaanada aad magacawday.
    AHU cali dhuux aadan gorayo
    AHU salaan carabay

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adanow su,aal
    Kenya manta dhalinyaro ayaa wax ka badaly ee kawarm arintaas

  • @aishabella4975
    @aishabella4975 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah fariid

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nio waanku salaamay adanow🎉😮

  • @CkhaaliqMuuse-y7m
    @CkhaaliqMuuse-y7m 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks prother

  • @zakariayoussoufmohamed5969
    @zakariayoussoufmohamed5969 6 หลายเดือนก่อน

    -🌱
    «الكُسَالى أكثر النَّاس هماً وغماً وحُزناً، ليسَ لهُم فَرح ولا سرُور، بِخلافِ أربَاب النّشاط والجِدِّ في العَمل».
    •‏ ابنُ القيّم-رَحمهُ الله-.
    #الجوهࢪة_المکنونة 🌨🌸

  • @mahamedahmed4216
    @mahamedahmed4216 6 หลายเดือนก่อน

    Waa run dad baa markay wax ku soo qorayaan aad yabay saa

  • @billeofficials246
    @billeofficials246 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa imika waxba imaad fahansiin wllo

  • @SomalitupeMaxamedbaahse
    @SomalitupeMaxamedbaahse 6 หลายเดือนก่อน

    Aadanow waxaan rumeys nahay in ay dunida dhalin yaro wax badasho wayo ragi dunidan wareeriyey ee qabsadey calamka oo dhan wada dhalin uarey ahayen bal e nabi muxamed dhalin yaru aha ummada dhalin uaradedu jabta wa ummad jabtey

  • @Zanaabil
    @Zanaabil 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ima fudada amarka ilaahay

  • @jaswargroup3713
    @jaswargroup3713 5 หลายเดือนก่อน

    Aadanow walal ha ilaawin sida aad wax u rurjunto inaad noo soo dhigatid TH-cam

  • @KaamiLMaHamet
    @KaamiLMaHamet 6 หลายเดือนก่อน

    Tnkz U 🎉 BroTher

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abwe buugaagtaada saan ku helna waa xiisaynayaaye from galkacyo

  • @MUHABARRE143
    @MUHABARRE143 6 หลายเดือนก่อน +1

    Buugaagta goormey soo baxeyn

  • @hoodokayse6201
    @hoodokayse6201 5 หลายเดือนก่อน

    Cilmiga taariikhda wuxuu ka mid yahay kuwa aan aad ka u xiiseeyo ee aanan ka xiiso dhicin

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 6 หลายเดือนก่อน +1

    Taariiqda nooqor zxp

  • @NajiibNajiib-nl2yo
    @NajiibNajiib-nl2yo 6 หลายเดือนก่อน

    መጽሐፈ

  • @NasiyeShortGuidance
    @NasiyeShortGuidance 6 หลายเดือนก่อน

    legend is amaanidan badan ma dhaga dhaaftid hadhoow marka dhimatidban ku amaanaynaye😂

  • @cunaysahAhmed
    @cunaysahAhmed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waar aadan baryahan, farataag taag kaasoo dhahay, ma (egg) kaaa kugu Soo baxey😅😅😅

  • @abdifatahadem2535
    @abdifatahadem2535 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi bugaag badan o an jeclahay o diini ah tariikh iyo dhinac walba ah carabi iyo rnglish ku qoran hadii laso turjumi laha ninkas so turjuma meel ban ku qoran laha

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Rabboow. ka feker haddaanuu muuqaalkan kusoo gaadhi lahayn? Haddana, markale ka feker qofka aanu gaadhin! mahadsanid Aadan, mahadsanid Maxammed Yuusuf.

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aaaaamiiin yaa rabi

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 6 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo inader xaqiiq waxaad mudan tahay in lagu garab istaago si aad u xoojiso wax tarka aad bulshadaada u hayso ❤

  • @Ahlaami2
    @Ahlaami2 6 หลายเดือนก่อน

    buugaaga 11ka sanno aad qoreysay la soo dhakhso aadanow

  • @alijama8930
    @alijama8930 6 หลายเดือนก่อน

    Waa sidaaa

  • @Maanshiil1
    @Maanshiil1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kanaalkayga so booqo walaal somalinimo❤

  • @Fiimishow
    @Fiimishow 6 หลายเดือนก่อน

    Buugiii 48 xeer maxad ugu suushayyy