096 | Xaqiiqada Maasooniyadda iyo aragtida shirqoolka.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024
- Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
TH-cam: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية
Sxb nin aad ucaqli badan baa tahay alle haku barakeeyo
Alahayoow Raxmanow Imankeena Siyaadi 😢
Shukran ustaad xalqado cajiba ayad ka sameysay run ahanti wax badanna wad inoo iftiimisay
Aadbaad umahadsanthy ustaad aadan
Waxan ka mid ahaa ardaydii dhagysan jirtay _2019 waana marki ugu horaysay ee aan maqlo maasoniyad inkastoon xiligaa aan jiray 17 sano hadana sifiican ayay garadkayga ula falgaleen xogihi aad kaso gudbisay dad badan baa ila yaabi jiray markaan uso hadal qaado ururkaan lkn wankaga mahad celinaya dhisida aad dhistay maankayga ustaad🎉
Wll shaqa wanaagsan baad bulshada u heysaa aadan sahanoo allaha ku barakeeyo 😢lkn bulshadeenu inta badan cilmiga ma raadiyaan
Maasha Allah, aad baad u mahadsan tahay wax badan ayaad fahansan tahay ...positive thinking
adanow alle haku barakeeyo wax badan baan ka faa iiday
Ustaad Aadan sahan ❤❤
Guulayso Ustaaaad
illhy hakaa abaal mariyo wllky 😊
Jazakallah khair bro❤
M.a ustaad alle caqliga hakuu barakeeyo❤
Thank you Mr. Adan
على الراس والعين❤
استعينو بالله واصبروا ان الأرض لله يورثها من يشاء من عبادة والعاقبة للمتقين ❤❤❤🎉🎉🎉
Ninkas wan soo baadhy mahdsanid wlalkyow alle hku xafido imnkena alle hano hagaajiyo 😢
Sahan legendkena
Ustaad mahadsanid
bro waan kahelay qaabka aad u faahfaahineysid keep up it
Shukran wll❤
Alle baa dunida maamula, u jeedooyin kiisa iyo ahdaafdiisa ayaana ka shaqeeya
Sxb waarune, Suáal, ma danbibaa maahmaahdani:
Doqon Ilaahy taqaan laga ma gar helo.
@@NewsFusion24 mahamahdu waa ( fulay ama doqon garab og lagama gar helo ) taase waa khalad
Waa Runtaa Wax walpa amarka Alle weeji , in maansooniyadu jirto iyo inu shaydaan jiro waxey ku Jiraan Waa Amarka Alle lkn iLaahay imTixaan ayeyka Tahay agtiisa
Mahadsanid wll mclin
Waa run wlhi saxiib.adan.sahan
Shukhran wll
Allah bless you 🙏 and give you whatever you want
Shukran sxb
Thanks ustaad❤
اقرأ كتابك كفي بنفسك اليوم عليك جسيباNolashan aad manta noshahay waa kitaab aad malinta qiyaame ilahey hortisa ku aqrin donto ee hadaba adigu ha noqon qoraa xun manta ku taabkaga waxa kusii qorata wax ilahey markii la hortago adan aqriskisa ka qajilin
Waxay dantoodu tahay in an intii karaankooda ah Yareeyaan Tamarta togan (positive energy) ayna badiyaan Tamarta taban(negative energy) waayo Iimaanka ayaa ku xidhan Tamarta ku xeedhan Hadey positive tahayna wuu siyaadaya iimaanka qofka muslimka ah hadey negative tahayna wii naaqusmayaa ama wuu dhimmayaa iimanka.
Alle ha inoo siyaadsho iimaanka
Dhibaatooyinka ina ragaadsheyna alle ha inaga dulqaado 💯🤲
Aamiin Aamiin yaa rabi ilahay waxay doonayaan uma rumeeyo❤🎉
ALLe haku barakeeyo Adan
Ustaad legend ❤❤🎉
Dadkan tiktok badana iska dhex fadhiya walahi wax cilmi ah makahayan dunida
Sawmatihid qofkii maalin dhawayd lahaa masiixu dajaal waayo garan maayee sidii almost yar xataa cunugu wuu garanayaa masiixudajaal badaw yahow😂😂😂😂😂😅😂😂
@@sakiabdul adiga majnuunad baa thy aniga kuma dhihin wada garan mayo ee waxan oganayay labmiya mise dhadig badawyhay🤣 cayda igada sixuna wax ufahantaye
First
Legend bro❤
Guulayso ustaad❤❤❤
Asc wllo, Qofka yar ee Soomaliga ahi waa Qofka ugu Xanuunka Badan Qorshayasha Maansoniyada.
Wuxuu leeyahay 4 sife oo Fashilya Mushkiladaha Caalamka , Dawladaha Aduunkuna ay Daraseyan.
1: Aqoon iyo Dhaqan Diini ah
2: Qabb iyo Isla wayni Nasabiyed.
3: Geesinimo iyo kudhac Dhanka Dirirta ah
4: Xidhiidh Dhalasho Dhaqan oo ay Samayn karan( Africans and Muslims ).
Wllo Dhaqalaha iyo Dedalka ugu Badan aya layno Adeegsada .
waa iga yaabbisy
@@CabdifataaxDhago-eq1vr Ma ina Naazirba Ninkaasi 😝
Merci❤❤
Wa ruunta. Sxb. Walii ma arkiin somali ka hadlaya ariinta. Sii fican baad uu sheegtay..
Sax waa shaydaankii oo la buunbuuninayo oo laleeyahay waa khatar waa sir waa lacag
Sahanoow mahadsanid ❤
29:20 waad iga qoslisay walahi aadanoow 😂😂😂😂
Our leader ship in social media ❤
Caawa waa iga qoslisay aadanow 😂😂😂😂
M.allah waiga jahilbixisay mahadsanid
nin waxbadan og guulayso pro❤
Thanks ❤️
Wad ku mahad santahy bro
Filimka magici sxb
Ani waxan isleeyahay qorshihii ay ka lahayeen dhalinyarada somaliyed wey gareen
Tusaale: dadka caanka ka ah baraha bulshada markii ay wax yar oo aan fiicneyn sameyaan waa la caayijiray lkn maanta bal eega comentiga dadka caan ka ah ee xumaanta sameynaaya (queen qawan)
Quen qawan waa ogtahy jiritanka allah swr lkn xumenteda ayan ka awood badisay waana qof macsidu biyo dhigatay shubhaad midhan weye
😂walee sifiican bad utaqan masoniyinta
Mqhadsaniid wll
The best TH-camr
Mu role model
Asc wll ADEN waad mahadsantahay
Lkn sidii hore noogu soo same sidii filimka ahayd ee sawirad lahayd
Balay.baydh fariid iya tahay hessuhu wa coodka jiinka masuniyadana kuwasa uu shaqeeya
Aadan sxp waxaa tahay Aabaha jahliga ka saaray dhalinta somaliyed
Aadanow waanku salamay inader anoo cawaale suqaar fujaan ku jaray 😂
Waar legenoow weli cawale suqar miyuu shaqeeyaa waxa iigu danbaysay2015 kiye😂😂😂😂
@@Alphaalhpa haa cawalw suuqar sugar banu ka cunaba 😂😂😂😂
Wanku fuulaya iyo ima fuuli kartid😂😂😂😂 alla run weynaa
Aadanow buuga 48 xeer soo dhemeeeeee
😮
Wn ku salamay walaal waxad ka soo hada ninka la dhaho (George soron ) iyo ururkisa thnkz
Gold voive😍
Somaliland wey ka hirgashay isticmaalka lacagta electronic ah, 70% lacagaha la is weydaarsado waxey ku baxaan zaad , waana sababta 2018 kii loo siiyay abaalmarinta ah ( best mobile money services) in Fintech award of Africa
Filimka magiciisa muxu yidhi talow qof fahmey ma jira
Suldaan xamiid movie ku qor TH-cam waa film turki ah oo taxane ah
Walaweynta iska dhadhici anigu burco kugu sugaya balan inaad linta cabto insha Allah
Wxu ka hadlayo haku galo faidadiisu caqligaguna ha dhismo wll
Big respect to tou my bro.. but these conspiracy theories they ain't necessary
Ifahama oo idareema 1k
Walaalaha somaaliyeed Allah dartii cimaamada iigu soo Tuura. Every one qof kasta oo Ifahama dhiigna wadagno great somaalinimo [ Waa xujo ]♥️🙏🏼
who is here late night 11pm
Karaamo ustaad
Zxp sideeh ku helikaraa book gaagtada
30:07 hayna yasen sxib aadan😅
Ustad walhi waa qosly😂😂😂
wll filinka aad jedidi magacisa noo sosheeg ee dagalki 1iyo 2
magaca iisheeg
❤❤❤❤
Sxb wax badan ayad no iftimisay horay usoco❤😅
😮 siide be gacanta ugu dhigeen madaxda arabta ama muslimiinta????
Marka hore iyagay isku diren dhaxdooda ka bacdina way kala xigtaysten daymo ayey amahiyen nin amah kugu leh sidu ka yeli karabay kula tahay marka horena dan wxn u ka lahaa ay jirto u fiirso masar iyo sucudiga siday col ula yihiin siriya iyo yemen siday 2 wdn u babiyen iyo siday kuwan sxp dhaw uga dhigten easy wa sida uun
Aadan wll china 🇨🇳 isagu manu lid ku ahayn mashrucooda mawduuc kaso same❤
❤
Adigaan kaa shaki yayba wlhi wll.
Kkkkk wan ku fuulayaa ima fuuli kartid hhhh raaaab
Haddi waa rag aqlibadan
👍👍👍👍
Mansoniyada iso werarty wllyal🥺💔
Ciyaar ciyaar maahee ilaahay hakaa samato bixiyo
@@ruqiaali5716wan iska ciyaraya wll ilahy ima kene😂😂
YAAh ma waxasaan jardiin lasoo fadhiisan karaa😂
Wall sual aya wata sbb aya lowayay hal madax wayne oo dhaha lacagta anaku han dabacano dahabka wadankena dhigano hadi wadan arinta sameyo sbb ayay lacagtisa ushaqaynayn rushka cid ku dhacda majirte sbb ayu arinta usamayn wayay
Waxey noqonee hadiii uu wadanka asi dahabkiisa heysto oo uu daabacdo in uu xadiga uu rabo uu daabacdo marka malagu kalsoonaankaro
@@aci4495 mhd sanid
Rushka 96% yuhuda maamusha
maasoniyadda sahnuniyada ma isku mid miyaa
Sahanow Ma ogtahyy inuu jiro game la dhaho we are illuminate kasoo baar appstore iyo play store
Fikir ayaa leysku dhaafay
Asc wll aadan wad salamantahay ugu horeyn marka labad waxan kaga mahadcelinaya muqalada faidada leh eed waqtigaga noguso hurtid waxan raba inan hal sual oo intan mawducan dhageysanayay iga dhex guxaysa inan kuweydiyo oo ah dadkan iyaga hadafkodu caynka yahay ee raba inay adunkan dajal udiyariyan horta sey ku aminen inu dajal nin la yidha so socdo madama ooy diinta islamka ku shegantahy ninkas iyo so bixitankisu haday aminena maxay tahay danta iyaga ugu jiri karta inay adunkan isaga udiyariyan hadayba si dhaba u aminen inu imanayo oo diintan waxay shegayso xaqtahay maxay dhinacega toosan uraaci wayen wan jecelahay inad iga so jahil bixiso haday farintaydani kuso gaadho inşallah wanan rajeynaya inay kuso gadho
Mahadsanid
Dadkaas ayaga la dalbada mahane lama kuma dalbanayaan waa runta
Wana dowlad madax badaan waxay leeyihiin ciidan sirdoon waziiro
WAX BADAN BAA IIGA BAXAY WLL LAKIIN SU AAL OO
HADAY GACANNTA KU HAYAAN LACAGTA DAABACADEEDA OO AY SECOND SECOND U DABACAYA MAXAY ELON MASK UGA SAARI WAYEN BOSSKA ?
Maxay ka sarayaan ayaga ayuuba ka mid yahee
28:36 kynan sooka diiday nio
Maxaa khaldan❤
😄 🤣 waxaas waa been a tension ayaa lagaa rabaa
Mana soo dalbadaan qof ee waxay rabaan qof milioner
Iyo qof ey ku xiran yihiin malaayin qof oo gudbi kara waxay rabaan
Wll anigana maclumaad kale ayaan hayaa oo kaaga lamid fadlan ila xidhiidh wll weliba aniga ayaa lakulmay dhac dadaas
Cod u badal samee sidii aad uga war bixin jirtay muqaaladii kan ka horeeyey ee lagugu bartay
Walał Please Rothschild kasooo hadal 🙏🙏🙏🙏
Filim ka magacii
Acuudu
Asc ustaad filimkii suldaan cabdi xamiid inteen ka helayaa
TH-camka Carbi ama turki
Baxaa mistaqbala somaliland Lacagtii waraaqda inaad aragtaa waa dhif iyo naadir
Elon musk ka waran sxp
Aadanow waan ku salaamay ugu horayn, nio ma waxa ay kula tahay in oomar arintiisa ay maasoniyadi ka madhantahay? Ma wax si kadis ah isaga dhacaybaa dhamaanba waxyaabaha uu omar ka sheekaynayo sida sixirka madow, gadista nafta iyo waxyabihii kale ee uu sheegayyey, mase kula tahay in aysan adeegsanayn dad somaliyeed si ay danohooda u dhex marsadaan sida fanaaniinta iyo dadka samayn ta leh oo aanay gacansaar la yeelanayn intuudoonaba ha lekaadee?