Maskax Dhaqid | Fandhaal Podcast 63 | Buug Muhiim ah .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 376

  • @aliamohamed5085
    @aliamohamed5085 ปีที่แล้ว +101

    Masha Allah abaheey waa 80 jir wuxuu jecelyahay in uu ulugeeyo beero aad uga fog meshaan daganahay alxamdulilaah abaheey waa aabo aad udgan una xigmad badn❤Aabo aad ayaan ku jeclahay ❤😅

    • @FAARAXABDILE
      @FAARAXABDILE 4 หลายเดือนก่อน +1

      Alle hakuu daayo 😢❤

  • @saariyasaarish7521
    @saariyasaarish7521 ปีที่แล้ว +33

    Mashallaha Allaha kuxifdo wllo whi waxanba umalayn la'aantaa inaanan isbadali lahay ilaah baa ikaasoodiray Alxamdullha niyad jabkii iyo iskalahadlkii waan iskadayay saladaydana igamatagto Allow ii siyaadi kun jeer mahadsanid🥳🙏🙏😍

  • @Sombots
    @Sombots ปีที่แล้ว +39

    Waxan salamaya legend's fandhal podcast jecel in lalasoo dhaqsado❤😊 big respect cumar inshar😊

    • @nuralpa9689
      @nuralpa9689 6 หลายเดือนก่อน

      Qooq maku haayo 😂❤

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 ปีที่แล้ว +16

    Halqada aan ku tashta fadhaal podcast ustaad cumar guuleysto

  • @raxmadayibcige4790
    @raxmadayibcige4790 11 หลายเดือนก่อน +7

    Teacher today I'm 14 years and I watching you ❤

    • @SomaaliyaStar
      @SomaaliyaStar 2 หลายเดือนก่อน

      Speak somali

  • @Mawgaofficial
    @Mawgaofficial ปีที่แล้ว +70

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว

      Waxani waa iimaan darro magaca ilahay inaad love iyo like ku raadsato

    • @yacquubsiciid2850
      @yacquubsiciid2850 ปีที่แล้ว

      Haa wlahi zxp ma fiicna dadka inaad ilaahy xasuusisid waa ay fcn tahy lkn love iyo like inaad kuraadisid ma fcna

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +27

    Buug aad u cajiib ah waaye ustaad thanks lakin waxan jeclan laheyn adoo nala wadaaga meeshan ka heli lahayn.. Allah haku barakeyo Macalin ❤️

    • @simanmaxamed1434
      @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +2

      Thamnialka vidioga kafiiri magaca buuga kana readi pdf kiisa hdo leeyhy hdo ku jirin magtabadaha kafiiri

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +43

    Ani waxan ka yaby dadka ustaadka dhalecenayo😌
    Dee hdadan rabin is kaga bax meesha yaa kugu soo qasbay ileen umadan runta mawa rabto😵
    Hadalka wangsan waa sadaqo
    Omar inshaar waxy ka faiden halkan laguma soo kobi kro wlhi dhalinyarada aan ani ka mid ahy😍

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 ปีที่แล้ว

      Hadalkiisa 💯 ma saxno waa insaan ustaadka isleyska dabo kaco si indho la aan ah

    • @AbdiwahidMahad
      @AbdiwahidMahad ปีที่แล้ว +2

      ​@@habilgaraad2441 hadawan hadu saxnen

  • @XasanBile-o9e
    @XasanBile-o9e ปีที่แล้ว +20

    Walal waxan jeclaan lahaa inaad 1xbet ama qamaarka aad kasoo hadasho sababtoo ah dhalinta muqdisho wee Ku waasheen waxaana kasii daran dadka caanka ah badankood baa xayeysiiyaan alaha Ku sharfo❤

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 ปีที่แล้ว +30

    Walal qaali ah ayad tahey dhalinyarada shaqo weyn bad uheydsaa sharaf iyo karaamo ❤

  • @NasraNuur-d4q
    @NasraNuur-d4q ปีที่แล้ว +1

    M. Ustaad aad iyo aad ayaad u mahadsantahey

  • @DamacWarsame-cd2ih
    @DamacWarsame-cd2ih ปีที่แล้ว +6

    Ustad buggta 'Dr.AD.ham Sharqawi nooso indho indhee Allah kucifdiyee❤

  • @ahmedaden7750
    @ahmedaden7750 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah Khair akhi

  • @isxaaqahmed9590
    @isxaaqahmed9590 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah vedio wuu qurux badan yhay laakin wuu isku dhex daadsan yahay . Isku soo habee oo soo diyaari si wacan sidee isku xigxigaan si loo qori karo . Xumaan igama aaha ee waa iga talo❤

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah wllky Omar inshaar aadbaan kuutaageraa runtii

  • @_Xikmad_iyo_aqoon_
    @_Xikmad_iyo_aqoon_ ปีที่แล้ว +6

    aad baad umahad santahy wll cumer ogsonow dhallin badan in aad horumarisey
    allaha cimriga ku barakeyo

  • @AadanNuur-p1g
    @AadanNuur-p1g ปีที่แล้ว +10

    Wll cumar waan kusalaamay .baaraka Allhu laka❤

  • @xaajigubadlexkhaliif5014
    @xaajigubadlexkhaliif5014 ปีที่แล้ว +3

    .اللهم نجينا من القوم الفاسدين واهلها

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkeyga nolshow illahay haku ilaliyo walahi waxbadan ayad nolsheyda kabadashay anah waxyabaha aan kabartay baan asxabteyda gadhsiya wayna imahadceliyen wuna anfaca podcastiyada wan suga xaqiqdi❤

  • @mucaad_haji
    @mucaad_haji ปีที่แล้ว +14

    جزاك الله خير الجزاء

  • @cabdallaculusow2503
    @cabdallaculusow2503 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك يا عمر إنشار علي نصيحتك.

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahay haka abaal mariyo ustaaad shaqadan adag ee aaad noo hayso aaadbu noo anfacay wllhi waxad so gudbisa ila malinkan 18 ahaa ilaa maanta oo 20 ahay way na anfcady shukran.

  • @cabdalleibro7148
    @cabdalleibro7148 ปีที่แล้ว +4

    Laabidda aragga ka soo hadal walaal

  • @khaderjeele3060
    @khaderjeele3060 ปีที่แล้ว +6

    Mashallh wll Allah hakaa abaal mariyo sida joogta eed noogu dadaasho Adigoo isku dayaya saad usoo saari lahayd jiil maskaxiyan kadhisan❤

  • @hassankfibashiir1310
    @hassankfibashiir1310 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal omar

  • @AadanNuur-p1g
    @AadanNuur-p1g ปีที่แล้ว +6

    Kusaliya wllyaal xabiibkeena Muhammad scw❤

  • @axmedxuseenxalane5230
    @axmedxuseenxalane5230 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad omar big respect ❤

  • @hassanabdisamed6843
    @hassanabdisamed6843 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Ustad Cumar Waqtigaga Sidaa noogu Hurtay Waan kaaga mahadcelinayna❤

  • @zara-abdalla-hassan
    @zara-abdalla-hassan ปีที่แล้ว +5

    ❤🤴wll omar inshaar qof bulshada waxtar uleh baa thy ilaahy haku barakeyo

  • @daadirali4348
    @daadirali4348 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustaad cumar

  • @hazzanabdi5551
    @hazzanabdi5551 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah mahadsanid bro
    Full respect

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer ปีที่แล้ว +5

    Waad Mahad santahay Walal Cumar❤

  • @nuurshasha3712
    @nuurshasha3712 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad omar inshaar

  • @ClahiGesey
    @ClahiGesey ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wax badan ayaa kaa faaidey

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله أخنا الصالح

  • @AsmaomarSheikh-wz5rr
    @AsmaomarSheikh-wz5rr ปีที่แล้ว +1

    Shukran jaziiran ustaad omar inshaar

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 ปีที่แล้ว +5

    Aad baan wax badan uga faa'iiday mahadsanid , walaal Cumar Inshaar

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 ปีที่แล้ว +4

    Qoraxda oo so baxeyso in aan arko waa igu dambeysay 2016 waa cajiib

  • @abdullahiyusuf3714
    @abdullahiyusuf3714 ปีที่แล้ว +2

    Shukran cumar

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid saaxib Cumar Inshaar

  • @wiilkiimaxamuud
    @wiilkiimaxamuud ปีที่แล้ว +17

    M.a aniga waxan ahay wil 25 jir ah dhigta farsamada gacanta jooga yurub hadana barta taarikhda iyo carabiga sidokalle waxan ahay ganacsade gada dharka waqtigeyga ii soharana uberta cunada geeysa gur yaha ayaan ku tuurtaa mar alx waxa kaloo iga dhax guu xaaya hamiya badan oo aan ra jey naayo in aan sameyo i.a

    • @abdilaahisalepan8000
      @abdilaahisalepan8000 ปีที่แล้ว +1

      Go for wadh brother 😊

    • @SMoh-q7k
      @SMoh-q7k 4 หลายเดือนก่อน

      Horey usoco wll wliga🎉

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah, may Allah protect you Ustaad ❤

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 ปีที่แล้ว

    Ustaadi alle darti ku jecelhay janada ayaan rajaynaa inaan isku aragno idam alle

  • @faisalabdiyousef9522
    @faisalabdiyousef9522 ปีที่แล้ว +2

    Xalqadii iigu saamaynta badnayd intii aan ku xidhnaa taxanaha fandhaal poncast shukran akhii kariim

  • @xuseenali6480
    @xuseenali6480 ปีที่แล้ว +1

    Cuma enshar m.a❤

  • @caashoxasancali52
    @caashoxasancali52 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا ❤

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah omer inshar nin la gaadhi wayay guulyso wll sidaa aad u wado noogu wad baryaamijyda
    Anigu la aanta TH-cam maba joogi karo wall plz cidna dhag jalaq ha u siin macalinka nolosha

    • @buunisyare3612
      @buunisyare3612 ปีที่แล้ว

      dada omar inshaar maagaya maxaad ka leedahy?

  • @MyselfAa-o6p
    @MyselfAa-o6p ปีที่แล้ว +5

    Wlhey anoo salad kujira ayuu igu soo dhacey hadana waan arkey alxmdulillah ❤

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeyo wllo runtii anigu waxn aan ka faida wax badan lkn waxn dawaday adigoo qofliita aad isku jawabaysan ha la hadalin kuwo halabay oo diin ahaan iyo dad nimaba lumay

  • @AhmedHassan-st3qm
    @AhmedHassan-st3qm 14 วันที่ผ่านมา

    Allah haku barakeeyo ustaad ❤

  • @ayaanlexuseen5676
    @ayaanlexuseen5676 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teachar of life

  • @Farhiya-i3m
    @Farhiya-i3m ปีที่แล้ว +4

    Baraha bulshada ee simaalida badankiisba waa maalaa yacni iyo waqti dhumis 😢

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 4 หลายเดือนก่อน

      Yeah malaayacniga iyo iska qosolkaa ku badan 👎

  • @dhuuhdesigner8912
    @dhuuhdesigner8912 ปีที่แล้ว +6

    Sido kle cumar wllo noso sheeeg channels ka faaidada leh ee aan daawano saan isaga dayno kuwan faidada lahayn kaga wan naqana lkn kuwe klena na tus tus insha Allah ❤

  • @osmansaladahmed6856
    @osmansaladahmed6856 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid ustaad run ahaan tii waa mowduuc waan waxbadan ka faa iday. Waxaana kugu bogaadinaayaa inaad sii joogteyso

  • @Abdullahi-khadar
    @Abdullahi-khadar ปีที่แล้ว

    Jzklhu khyr noso badi bugagta muhimka ah shukrn

  • @MuslimaMahad
    @MuslimaMahad 15 วันที่ผ่านมา

    Ogaaansho wll kaaga baraney xigmadaada wanaagsan fandhaal podcast hadan noo furtey wlky waxa tahy qof xigmad u saaxib ah alle ha ku barakeeyo

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll cumar

  • @ziyadhosseyn5938
    @ziyadhosseyn5938 ปีที่แล้ว +20

    Big respect to Omar Inshar

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 ปีที่แล้ว +2

    allah ha unaxariisto hooyo 3sano kahor geeriyootay omar inshar

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall omar inshaar

  • @bashirhussein159
    @bashirhussein159 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllka dhalinyarada soomaaliyeed

  • @asmaaragsan6439
    @asmaaragsan6439 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah waxbadan ayan kafaiday ani ahaanteyda

  • @bintucumar7210
    @bintucumar7210 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad ilaahay hakaa abaal mariyo ❤😊

  • @AbshirNinka
    @AbshirNinka ปีที่แล้ว +6

    Hadl iyo dhamanti😅
    Mashallah cumar in shahr

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp ปีที่แล้ว +4

    Mansh Allah 💕💕✅

  • @zakiinamedia5122
    @zakiinamedia5122 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wll Omar Waa qof wax laga faaido lkn youtube leda aan wax faa ido ah sogudbin baa drib u arka . waku wadanaa

  • @MO-kh5vf
    @MO-kh5vf ปีที่แล้ว

    Jazakallah yaa uztaad

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid cumar wacyigeyga kor ayuu noqdaa markaan dhageysto podcast_yadaada adiga oo kale ilaahay ha noo badiyo si wacyiga dhalin bdn uu kor u noqdo idam alle insha allah.

  • @dhuuhdesigner8912
    @dhuuhdesigner8912 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad tikraarka ka daa 2mar kabadan haso qadan ani already xogtada wan ka helaa lkn waxa laga yaba inay xisaha ka qaado dadka qaar waan ku salamaya wad mahadsanthy

  • @fartuunmahamedshire
    @fartuunmahamedshire ปีที่แล้ว

    Ustaad full respect

  • @jeylaani9814
    @jeylaani9814 ปีที่แล้ว +2

    Haa sax waxyaabaha maalaa yacnigaa ee dirisle iyo babajey leyguma oga dadweynaha ogaansho wabari iyo inta lamidaa leygu ogyahay

  • @Naagishubta
    @Naagishubta ปีที่แล้ว

    Allaha ku dhowro ustd cumar

  • @abdirahmanomer9358
    @abdirahmanomer9358 ปีที่แล้ว +16

    Asc wll cumar insha allah wax badan ayaan kaa faa'iday alle hakaa abaal mariyo walaal❤

  • @Muudey-kz1qz
    @Muudey-kz1qz ปีที่แล้ว +1

    BEST VIDEO OGAANSHO OMAR INSHAAR EVER MALINBA WAX FIICAN BAA KAA SOO Burqanaya

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wll omer inshaar
    Wlhi aniga ahaan mabarin talafoon loodhiibo ilmo manajecli
    Hadaan awoodo waan geeya meelaha ciyarta
    Sey faraxad usoqaataan allaaah hainoo xifdiyo ammeeen🤲
    Waana kugu raacanahey in ilmaha waxkasta oo wangsan labaro
    Somalia ugu imow ilmo yer oo cayaya hooyo io aabbo runtii waa caqabad xun
    Barbaarintana waaguriga

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 ปีที่แล้ว +2

    True wx faaiido leh daawo ama iska daa

  • @abdikaniosmanabdi2538
    @abdikaniosmanabdi2538 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله يا عمر

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad ❤❤

  • @rainypersonal
    @rainypersonal ปีที่แล้ว +28

    Mr Omer inshar big respect

  • @MukhtaarAbdi-w9v
    @MukhtaarAbdi-w9v 8 หลายเดือนก่อน

    استادي والله أشكرك كثيرا

  • @ApzhirAhmett.
    @ApzhirAhmett. ปีที่แล้ว

    Thanks Wll Omar 🙏

  • @MohaMacalin-hp1fu
    @MohaMacalin-hp1fu 10 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaahu kharaa wllkeey ❤❤❤❤

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 ปีที่แล้ว +3

    Awlada ale haku wanaajiyo wllke

  • @aminamohamed7638
    @aminamohamed7638 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad❤

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 ปีที่แล้ว +1

    حياك الله وبياك الله

  • @rajab1365
    @rajab1365 ปีที่แล้ว

    لآ اِلَهَ اِلّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُول اللّهِ !!

  • @zhaamzhirezhaamgujir9484
    @zhaamzhirezhaamgujir9484 7 หลายเดือนก่อน

    Inshaar allaha kuxafido

  • @Relax_vedios
    @Relax_vedios ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 Ustaadi

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว +1

    Wallahi waa runtaa 80℅ dadka ka shaqeeyo Qatar waa hindi shaqalaha guryaha supermarkets dhismaha injineerada waa iyaga

  • @AHMED.UPTHi1977
    @AHMED.UPTHi1977 ปีที่แล้ว +8

    WAXAD HEYSATA FANS DHIIGA KU DAADINAYA ❤️💯💯big fan

  • @qoslaye464
    @qoslaye464 ปีที่แล้ว

    Ustaad waaxd mudantahy xushmad gaara alle haku abaal mariyo wax wanagsan baad samaynaysaa

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 ปีที่แล้ว +1

    Best video I ever see Ty omar ❤️🫶✨💐

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb ปีที่แล้ว +5

    m.a wll keep going ❤

  • @IfkaNuur-mx7gc
    @IfkaNuur-mx7gc ปีที่แล้ว +2

    Poqorka poqorada USTAAD OMAR INSHAR❤😍

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      Ma yaqaan wxn ku dhaho waa erey wax aan dhaho garanayn 😳

    • @SalmanAhmed-ms5ui
      @SalmanAhmed-ms5ui ปีที่แล้ว

      Qalad waye eraygaas wll boqorka boqorada waa ALLAH Marka tirtir fariintan

  • @abdisametyassin9880
    @abdisametyassin9880 ปีที่แล้ว +2

    الله يحفظك اخي

  • @deeqaibraahim
    @deeqaibraahim ปีที่แล้ว

    Qof dada badan nolozhooda badalay xitaa ani Thanks ustaad❤

  • @nadahandulla
    @nadahandulla ปีที่แล้ว +6

    Habeenkiii kobaad aan muuqaalka isla markii lasoo dhigay la kulmo❤

    • @suduaysiworld
      @suduaysiworld ปีที่แล้ว

      Wale

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      Waligaa maad arag hadda waa 3 mid 😳
      *kof jecel prank, jaahil ah
      *heesta jecel aan wax kale aqoon
      *ama mobile kaa kugu cusub

    • @nadahandulla
      @nadahandulla ปีที่แล้ว +1

      @@SUHAYBJOKEF2021pk
      Labadeena qofka jaahilka ah ee wax uusan fahmin Faalo aan loo dirsan ka dhiibanaya waa adiga,
      Prank Ma daawado Sidaadana Qof kle mgciis Meel kumaso qoran Oo Khiyaaliga kma helo, heesahana meel u gaar ahoo mobelkayga aan ahyn Bn U haystaa hdii aan u baahdo!
      Mobelku iguma cusba Lacala hduu igu cusubyahay Sida adigoo kalaan meel kasta taagnaan lahaa
      Ugu dambayn waxaan hdlkyga uga socday janaalkan waanso raadiya muuqaladiisa Markay iiso dhacan saacad ka dib Ama badan Markii aan Jaanis u helo uun ayaan daawadaa Camal la aan ma ihi Ee Maskaxda iska dhis walaalo salamulah🤗

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 ปีที่แล้ว

      ​@@SUHAYBJOKEF2021pk ka waran midna ma ahi hadana 8saacadood kabacdi baan arkay😎

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      @@nadahandulla hhh caruur cagweyn hhh
      *Anigu waxba ma caayo jaahil ma ahi.
      *prankga asad hagio klyi .. dawadaa, ok.
      *kumanaan channel asad hagio ayaa jira,malaa intaa ogan bd isoo qorty🙄
      F.r.n
      Ugu dambeyn wxn kaaga mahad celinayaa juhdiga , dadaalka iyo fakirka dher adku bixisy. Anigu markstoon wax ogaado inaan jaahil ahy sii ogaadaa lkn (phlosophy😎) jecel ayaan ahy wana sbta aan channel bdn ugu xidhanay hadad akhriyeyso fariintaydan wad ku mhd Zxnty. wlshy wn ka gudomy slnta. 😍

  • @mohamedmohamudmaxamed8271
    @mohamedmohamudmaxamed8271 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @rugsanofficialchannel9369
    @rugsanofficialchannel9369 ปีที่แล้ว

    Ustaad cumar waad salaaman tahay

  • @djbigman10
    @djbigman10 ปีที่แล้ว

    Big respect ustaad omar