ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

HEES CUSUB ‘MASUUL’ FARRIIN KU WAJAHAN MUSHARIXIINTA DOORASHADA 2016 | CODKA CAASHO KIIN +LYRICS HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • FARRIIN KHUSEYSA WADDANIGA DHABTA...
    HEES FARRIIN IYO BAAQ CULUS U DIRAYSA
    MASUULIYIINTA ,MADAXDA & MUSHARAXIINTA
    U TARTAMAYA XILALKA KALA DUWAN EE
    DOORAASHADA 2016 - SOOMAALIYA..
    DOORASHADA 2016 , HIIGSIGA 2020
    CODKAAGA WAA DHIIGA SHACABKA
    RAYSKAA DOORASHADA LA SUGI
    XILQAAD RASMIYAY RABTAA
    RUN IYO DAACAD BAY RABTAA
    MAANDEEQ LAGU RAYATO RIYAAQ SHACABKAY RABTAA
    HA NOQON RUGA BAYLAHSHOO DADKIISA RAGAADAYOO
    RAFAADKIYO TALADA WACAN RIXIMKA KU COLAADIYOO
    DULMIGU RUGOHIISA DAGAY
    .............................................
     HEEST CUSUB - MASUUL 2017 + LYRICS
     EREYADA: ABWAAN MUUSE CABDI XAYUUKE
     LAXANKA: AL-FANAAN CABDI HEELO
     MUSIC: SIIDI CALI WINKEEY
     CODKA MACAAN - FANAANADDA QARANKA
    CAASHO CILMI XAASHI ‘CAASHO KIIN’
     PRODUCED BY ABDI ASKARI @ABDIASKARITUBE
    .............................................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 27

  • @abdikariimmohamed9604
    @abdikariimmohamed9604 7 ปีที่แล้ว +1

    Sidad doontid maha yeel Sida dido maha reeb

  • @Xasankaaf
    @Xasankaaf 3 ปีที่แล้ว

    2021 yaa ilamid ah

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 7 ปีที่แล้ว +1

    👑yasalaam👏casho😍💖kiin✌🌷cadi mahan heesta 🌷💋💘afka✋cano 👐👍

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 7 ปีที่แล้ว +1

    GABADHAAN CUDKA QORXUUN INTEE KU KHARSATEEN
    GABADHAAN CUDKA QORXUUN INTEE KU KHARSATEEN

  • @hassanabdi2772
    @hassanabdi2772 7 ปีที่แล้ว +1

    cadi ma ahan casho cod macaan

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 6 ปีที่แล้ว

    great Song great hees

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Heedhe. Heesi. Maxaay. Kooradhisaa. Maaxaayase. Keenataa. Soomaaaliidu. Gooramaay. Ka. Ilabaxaasaa. Heesaha. Yaabak. Aduunka

  • @mohamamedmohamud9215
    @mohamamedmohamud9215 7 ปีที่แล้ว +1

    kuwan wax walba loosheeg
    Haduu malagu dhawaaqo miidaani dhago malahan

  • @styleshmanshowkingoflove6841
    @styleshmanshowkingoflove6841 7 ปีที่แล้ว +1

    Farnajo maogi inta klee wa cada qatayal

  • @obkajr4588
    @obkajr4588 7 ปีที่แล้ว +2

    tolow xili maan dulmi ka baxay nAA hadaan Somalia nahay

  • @fatkaandfarta7296
    @fatkaandfarta7296 7 ปีที่แล้ว +2

    esh calaa koley hees wax loogu sheeg si kle ku maqli waayeeene
    kitaaabka waaa idin qabn doonaaa

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 6 ปีที่แล้ว

    great

  • @UpdimahadCmaan
    @UpdimahadCmaan 4 หลายเดือนก่อน

    3:57

  • @rodahasan7600
    @rodahasan7600 7 ปีที่แล้ว +2

    tan fananda miyaaa

    • @ugaashufane6048
      @ugaashufane6048 7 ปีที่แล้ว

      Roda Hasan hhhhhh

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  7 ปีที่แล้ว

      #Roodo... Haa Walaalle Waa Fanaanad Katirsan
      Fanaaniinta Qaranka Somalia....

    • @rodahasan7600
      @rodahasan7600 7 ปีที่แล้ว +1

      Haa wali ma soo can bixin heeso kama hayo

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  7 ปีที่แล้ว +1

      #Roda .. Huuno Ma Adigaaba Internet-ka gala baryahan,
      Caasho Kiin ..Waa Fanaanadda ugu heesaha badan Sanadnkan aan kujirno..
      Heesteeda Caanbaxad Ee ''Difaaca Badda Soomaaliya''
      Baddeydu iib ma,aha iyo heeso kale oo badan oo isiguy jira
      Jaceyl iyo waddani ayay oodda kaga soo qaadday bilihi Udanbeyay..
      th-cam.com/video/Xr1ADGz6Vo0/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/a7ALqOS_hn8/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/W3uByyDdcMc/w-d-xo.html

    • @ugaashufane6048
      @ugaashufane6048 7 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE tan waa naag walan

  • @saddamabdi5519
    @saddamabdi5519 7 ปีที่แล้ว +1

    most corrupt country in the world. Allow kuwan nasiibka nabadhe naga qawo

    • @zahraa1025
      @zahraa1025 7 ปีที่แล้ว +1

      waa hees xaqiiqda taabanaysa laakiin dhego maqlayaa majiraan? (illaahow cadaalad keen adigaa caadil ahe)