XAMAR IYO GARISSA OO HARGEYSA XUJO HORDHIGAY |HANAAN WASHINGTON VS WADNE KAABE |2018 OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Inkastood God Jinicii
    Ku Gar Qaadan Waydood
    Gudcur Aan Caddaba Jirin
    Geeddiga Raraysood
    Gudmihii Afaysnaa
    Soddohdii La Gaaddaye
    Geeraarku Kaa Xidhan
    ………………………..
    Waa qaybtii 12aad part 12
    Ee silsiladda ‘waxaan guulle
    Kuu qorin orod laguma gaadho
    Heesta : maxaa guurka burin karaa?
    Jawaabta : nagiib wadne kaabe
    Dib U Guro walaaley
    ……………………………
    Jawaabat Garissa
    Xamar iyo Garissa oo is gabrabsanaya
    Ayay waxay hargeysa hordhigeen
    xujo adag - Kana dalbaday
    Magtii gobaad - gabadhan lagy hardamayo
    ……………………………….
     JAWAABTA - HOBOLKA HARGEYSA : WADNE KAABE
     HEESTA: MAXAA GUURKA BURIN KARAA
     EREYADA: ABWAAN BILIG HURFE - REE GARISSA
     EREYADA: ABWAAN: BILIG HURFE
     CODKA: HANAAN WASHINGTON
     LAXANKA: JINI I SHUMI
     MUSIC: HENOK ATLABACHEW
     EDITED AND PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
    ......................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 1K

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +183

    Wlh xayeeeeysiinta ku heeesta abdi akari warkiisa waaa dhiira galin abwaaninta iyo fanaaaaninta ayuu ku dhiira galaaa inee silsilada sonkor usii yalaaaan

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว +1

      Ramla nuur anikula md hay fanka iyo isku dirka abdiaskari hhh mayla aragatay

    • @ramlanuur9372
      @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว

      Saado Abdi isku dirkaaa aaaka helaaa

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว

      Ramla nuur intasan u soo galaba isku dirka iyo fanka ka helayba

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 6 ปีที่แล้ว +3

      Silsilada waxaaan ooola socdaaa si wacan waxaaana ka helaaa sida abdi askari uxayeeeysiiiyo keliya

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว +1

      abdigani dagane kula midban hay ku cel ceshada xayaysiska aktarka hhhh

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +176

    Gudmihii Afeysnaa
    Soddohdii la Gaaddayee
    Geeraarku Kaa Xidhan!!
    Hablihi #Xamar oo #Raggi
    #Haregysa meel iska Saaray..
    Sidan Hadday ku socoto
    Xamar Ragba loogama baahno
    Inay Kasoo Jawaabaan..Kaftan Yaah!
    Click #Subscribe button ..Thanks..

    • @abdallamohamed3532
      @abdallamohamed3532 6 ปีที่แล้ว +1

      ABDI ASKARI TUBE
      hhhh. waxbaa ka dhacay. abdi askaraw

    • @nasranoor301
      @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว +1

      ABDI ASKARI TUBE
      Waleee xayeyskiga laantis silsiladan nah iyo nuxur mayeelateen hhhhhhhh kuutaganahay libaax.

    • @shacniabdullahi309
      @shacniabdullahi309 6 ปีที่แล้ว +2

      ABDI ASKARI TUBE jiro joog wll la aanta abaar weye❤❤❤👌👌👌👍👍👍👍👍

    • @maxamedcllaahicabdi6379
      @maxamedcllaahicabdi6379 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE thnk

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE barta kahay hays rifan habla iyo wiilashuba 😍😍😍👍👍👍👍👍

  • @booqoradareerogadeniamaxam1206
    @booqoradareerogadeniamaxam1206 6 ปีที่แล้ว +45

    geesiyadaaa reer gariisaa iyo jigjigaa inolaadaa my people ❤❤❤❤❤

  • @fartasheikh513
    @fartasheikh513 6 ปีที่แล้ว +62

    Inta rer xamar iyo nadiira neyruus love ku ah pls liketa igu qabta bila caleyk

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว +484

    Inta xamar kasoo jeedo wan idin salamay ✋

    • @samraabdi843
      @samraabdi843 6 ปีที่แล้ว +1

      mustafa Honest mid lamid ah

    • @najmonadar7571
      @najmonadar7571 6 ปีที่แล้ว +2

      mustafa Honest waa kaa qaadney

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 6 ปีที่แล้ว +1

      Waa kaaqaadnay bro ee Nadiiro wac ee Silsilada kusoo laabo dheh👍

    • @xalimo2416
      @xalimo2416 6 ปีที่แล้ว +1

      mustafa Honest si lamida abowe😍😘😘

    • @aaliyaalimohamedqalanjo3214
      @aaliyaalimohamedqalanjo3214 6 ปีที่แล้ว +1

      mustafa Honest wan ka gudonay

  • @fanprojstudio5777
    @fanprojstudio5777 6 ปีที่แล้ว +141

    Yaaa igu raacsan in Balaha laga Rifay hargeyso faarta taag?

    • @aminaab8733
      @aminaab8733 6 ปีที่แล้ว +4

      Yaranka Yare Sheekadu Hargaysia maaha ee Waa rag iyo dumar ayaa loo kala safanyahay meeshuu doono ha joogo. Miyaanad sheekada la socon Inanta reer burco sowta wiilka hargaysa u soo jawaabatay. hargaysa ayaa idin Madax martaye

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhh dib taarilhda uraac hargaysa cidna ma tumi kartee

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว +3

      Yaranka Yare hdii aad surawal Iyo gono xidhatan qadadwynta ma gdhysan hoyga fanka Iyo sugaanta ee duriyada barakesan ee somaliland wadna kabe adaaa Ku leh tan kala socota wxba ma wadeeee viva somalilan

    • @hamdicadey9041
      @hamdicadey9041 6 ปีที่แล้ว +3

      jcliya jamuryada barakesan somaliland hhhhhh

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 6 ปีที่แล้ว +1

      Yaranka Yare inder hargysa ayaa malb layidnku shuby dee melkle agimysane naso dawda abe idinkay idin la gui'ye 😷👎👈

  • @ramlaruun2553
    @ramlaruun2553 6 ปีที่แล้ว +130

    Wallaahi silsiladaan illaa iyo hada shan fanaan wax gaaro malaha waana suldaan seeraar faysal muniir nadiira nayruus sahra kiin iyo waliba shaadiyo sharaf inta igu raacsan Lake ta ha ila dhaafin

    • @Asmashi866
      @Asmashi866 6 ปีที่แล้ว +4

      Ramla Ruun naa beenta iska daa runta ka hadal wax la fahmaya maba aha dadkani wiilkii reer buhoodle xagee uga tagtay

    • @muraayadcilmi3347
      @muraayadcilmi3347 6 ปีที่แล้ว

      Ramla Ruun sax anaa kugu raacsan iyo wiilki igu danbeyay ee reer hargeysa asigane wuu miro fiicnaa

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Ramla Ruun run ta kuyara dar xbbti wiilki daraawiished jawaab looma hyee
      Gabanka hadlaayow
      Ama geeli soo celi
      Ama gacalo noo keen
      Ama gaabso ereyada
      Yaa ujaabay wiilaks

    • @sharafquman1894
      @sharafquman1894 6 ปีที่แล้ว

      wiilka reer BUUHUUDLE ugu haysta malaha ma aadan dhageysan qaybtaas dhageyso

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 ปีที่แล้ว +14

    Viva muqdisho and Garisa🇸🇴♥️👈✊✊

  • @saadoabdi73
    @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว +104

    Abdi askari Thanks kuye dacas sagal iyo badha LA dhacday xayaysiskan Ku haysta yaa igu racay

    • @mohadeckheroooz8089
      @mohadeckheroooz8089 6 ปีที่แล้ว

      Saado Abdi faanka ayuu qatar kuyehe abdi askari soo ma aha😍😍

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว

      mohadeck heroooz hhhhh mayla aragtay fanyo xayaysiyo macanba way dhaaftay xataa lkn waan Ku haysta hh

    • @umumaalik7327
      @umumaalik7327 6 ปีที่แล้ว

      Saado Abdi kkkkk wlh waa qosol xayeysinta

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว

      umu maalik hhh mayla aragta isku atoraha isku dirka iyo fanka hhh wanku haysta

    • @nasranoor301
      @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว

      Saado Abdi
      Aniga abaayo qaali 😍😍😘😚

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +11

    Wah wah ar gaarisa ii geeya caadi ma aha 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @amuunmoha7697
    @amuunmoha7697 6 ปีที่แล้ว +47

    Libaax kaa sii geedo leeskuma daandaansado Yaa diidan inaa wali silsilad xamar iyo Gariso Hogaanka u heeso 😕✌

  • @aligabow4207
    @aligabow4207 6 ปีที่แล้ว +6

    Heesaha raxada waxa lugu so xasuusan dhaqankii hore ee somaliyeed waw😍

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 6 ปีที่แล้ว +61

    weee weeee neee neeee niiii niiii hhhhhhhhhhhhh warba liketa walaaalayaaal

  • @MohamedIbrahim-ee9lt
    @MohamedIbrahim-ee9lt 6 ปีที่แล้ว +56

    reer gaarisa iyo reer muqdisho guuuul

    • @yusufmathar5038
      @yusufmathar5038 5 ปีที่แล้ว

      👌👌👌👌😘😘

    • @hannaqueen-bd7jn
      @hannaqueen-bd7jn 4 ปีที่แล้ว

      Guuul Garissa iyo muqdisho

    • @feisalabdullahi8928
      @feisalabdullahi8928 4 ปีที่แล้ว +1

      Garissa leads in peace and education and developments,NFD compliments shanta somaali

  • @halaaduale5633
    @halaaduale5633 6 ปีที่แล้ว +116

    Xamar io garissa ma kaLaH Liiitan waan ka helaY✌👌😙
    Abdi askari halka ka haaY
    Best xaYeeesiin pllhi!!👌😍😍

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +3

      HaLa Hazhim mayla aragtay walee hablaha muqdisho way shidan yihiin MashaAllah ♥️♥️♥️♥️

    • @SBC-MediaMN
      @SBC-MediaMN 6 ปีที่แล้ว +1

      HaLa Hazhim Waaa Ku salaamay

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +2

      Marnaba xamar hargaisa fanka kuma gaadhi karto ee dib uraac taarkhda meesha la NIIKIN maayo wll 😅😅

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +2

      Mustafa Abdurrahman hunno Dib u raac taariikhda dadka niikiyo iyo dadka kala kala baro
      Marka aad dadka kala barato soo hadal

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasra Luzza
      Hhhhh oo hadda ma wxd fan iyo suugaan Isku barbar dhigaysaa xamar iyo hargaisa ?
      😆😆😆

  • @MohamedIbrahim-ee9lt
    @MohamedIbrahim-ee9lt 6 ปีที่แล้ว +11

    maashaa Allah reer gaarisa iyo abwaan bilig horfe guuuul

  • @abdirahmanhiraabe2521
    @abdirahmanhiraabe2521 6 ปีที่แล้ว +27

    hadanu Abdi askari xayasin lahen silsiladan maba nuri lahen inta igu racsan liketa igu qabta 👍

  • @isrobaby8660
    @isrobaby8660 6 ปีที่แล้ว +28

    Wow waan soo dhaqsaday galabta yaaba iga fiicn hee thanks Abdi Askari sidaad balanta u ilaalineeysid viva xamar and gaarisa💞💋

    • @saidhassan3497
      @saidhassan3497 6 ปีที่แล้ว +2

      Isro baby wax fcn uma adan so dhaqsan walal qerka lo dhaqsada sharafey

    • @isrobaby8660
      @isrobaby8660 6 ปีที่แล้ว

      Said Hassan been maad sheegin ina abti walee

    • @saidhassan3497
      @saidhassan3497 6 ปีที่แล้ว

      Isro baby wale gar qadato aya tahay gartada wa qadaneee masha allah waliga waxi xaqa ah qado

    • @isrobaby8660
      @isrobaby8660 6 ปีที่แล้ว

      Said Hassan Book insha allah wall wax xaqa ayaad isheegtay waadna ku mahadsan tahy in badan

  • @kaafimohamet9456
    @kaafimohamet9456 6 ปีที่แล้ว +25

    Inta xayaysinta abdi askari ku hesato liketa i sara

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 6 ปีที่แล้ว +4

    Wow 😮😮another beautiful song! May Allah Bless Songwriters, musicians and the singers! They are all storytellers, I wish all the best to which whoever comes out on top! Peace and love!✌🏽❤️

  • @axmedali645
    @axmedali645 6 ปีที่แล้ว +2

    Wow zxp cabdi yutub yay dhamaan bro silsilaadanii walee waa laysku arkay one love somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hanisomali8971
    @hanisomali8971 6 ปีที่แล้ว +5

    Ar cabdi askari xayeysiintiisa ku haysta wlh ❤️♥️🇸🇴💯💯

  • @omarabdirashiid4922
    @omarabdirashiid4922 6 ปีที่แล้ว +2

    Abdi Askar TH-cam you get for me 👌😍😎👌top Wlhi

  • @mohamedmohamud1002
    @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว +7

    Mantay toban lee iga soo horeysay waaba iska qanacay inan ugu hormara raadinayay ilaa iyo marki ay bilaabatay sil silada xamar sil silada ayaaga noo shideyn👏👏👏👏hanaan washinton horay u soco xidigta cijiya ku socota

  • @zahraaali3412
    @zahraaali3412 6 ปีที่แล้ว +63

    Asaxabey filimo musasal ah ban arki jirnee heeso musasal ah baa nola kena miya

    • @sunaliitamuqtaar1526
      @sunaliitamuqtaar1526 6 ปีที่แล้ว +1

      Aminasaharo Aminasaharo hhhh haahey

    • @nasranoor301
      @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว +1

      Aminasaharo Aminasaharo
      Cenyka weeye abaayo anaga yaabne hhhhhh

    • @vfvmohamedshariff8691
      @vfvmohamedshariff8691 6 ปีที่แล้ว +1

      Aminasaharo Aminasaharo hhhhhhhh

    • @ilwadquruxinanurilwadqurux8073
      @ilwadquruxinanurilwadqurux8073 6 ปีที่แล้ว +2

      Aminasaharo Aminasaharo kkkkk horta la yabay abayo

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 6 ปีที่แล้ว +1

      Aminasaharo Aminasaharo wll waagii hore.waxaa jiray gabayo musalsal ah oo rag badan ka qayb galaan

  • @mohamedmahad5057
    @mohamedmahad5057 6 ปีที่แล้ว +65

    Yaakasoo Horjeeda inay Silsilida soo gasho gabar Surwaal Xiran ? maadaama Oo silsildan Dhaqan Laxidhiidho !

    • @asmaahmed7338
      @asmaahmed7338 6 ปีที่แล้ว +3

      Mudane JeceLow anaa diidey waayo ma ficna sarwaalka dhaqankeena waa in ay is asturto gabadhu reer xamarku maxay isla qaawinayaan

    • @simansomali183
      @simansomali183 6 ปีที่แล้ว +2

      Asma Ahmed micnha kuwa diracyada wato eee loo jeedo rajistiin kooda dhaqan mey kuu tahy markad rer xamar af la gaadeenesid?

    • @asmaahmed7338
      @asmaahmed7338 6 ปีที่แล้ว

      Siman Somali kkkk wey kala daran yihiin lkn hadana waxa kadaran ta sarwaalka xidhan

    • @daganhealthandcooking8767
      @daganhealthandcooking8767 6 ปีที่แล้ว

      Mudane JeceLow aniga waa ka soo hor jeeda gabar sarwaal xiran kuma qurxoona silsilada

    • @mohamedmahad5057
      @mohamedmahad5057 6 ปีที่แล้ว

      عاشقه جان يامان asturnaantu mawax waqti ku astaysan baa , oomarka waqtigaa lagaaro lays qaawinaayaaba?

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว +15

    ninka qalanja Gaasiray
    intaan geed ku xirtan garta yaanu so galin
    asxan erayo abwanka eraydan leh salan iga gaarsiya❤

    • @nasranoor301
      @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว

      Nasra Love
      Samideeyda kusalaamay

    • @Sharoobo
      @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว

      +nasra noor
      xbbti ka qaday sami mid la mid ah hawada kuso marina❤❤❤

  • @dagandowlo207
    @dagandowlo207 6 ปีที่แล้ว +11

    Waa tii ugu dambaysay baan filaya bacdal ramadan insh allh so gali abdi askari

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 6 ปีที่แล้ว +5

    Inta Xamar jecel 👍

  • @omergedi9428
    @omergedi9428 6 ปีที่แล้ว +4

    waa silsilad aad iyo aad ushidan
    lkn ani nadiro n suldan an uhayaa😍😍😍😍
    thanks abdi askari👏👏👏👏👏👏👏

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +40

    Dacas Sagaal Iyo Badha LA Dhacay Hhhhhh Walhi Abdi askari LA aantii Maba Dhaqaaqdeen Sheekadaan Viva Abwaan Sijuuu 👌👌👌👌👌👌

  • @AA-ct7so
    @AA-ct7so 6 ปีที่แล้ว +12

    Viva xamar gesidad iwedin waku kugu garacay gatantlo kabax lik isara rer xamar

  • @fadumasahra1367
    @fadumasahra1367 6 ปีที่แล้ว +1

    Caawa aye ugu xiisa badan tahay viva xamar and gariisa looooool mahadsanid ABDI ASKARI TUBE

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 6 ปีที่แล้ว +3

    Ramadaan Soo Gashaye Tolow Silsiladu Ma Sii Soconayzaa Mise Waa La Hakinayaaa Kolay Waa Bil Barakayzane Meel Xaazaaziya Bay Marayzaaa Apdi Askari Wiilka Daadihinaya Heer ZareH😍😍

  • @SBC-MediaMN
    @SBC-MediaMN 6 ปีที่แล้ว +3

    *Abdi ASKARI TUBE*
    *Horta sxb qaali Reer Garisa* *ahed*
    *Abdi Askari Waaa Ku salaamay*

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 ปีที่แล้ว +5

    Silsilada XaYeYsinta Galabta Waxba Ka qaldan Kuwi Hore Ku laheed Abdi Askari Legend Silsilada BaldaHab Ka GasHaY😍😍❤❤✌

  • @nasraismail270
    @nasraismail270 6 ปีที่แล้ว +2

    Abdi askari la,aantiis maba dhagaysteen mahadsanid sidaa aad nooga gaday👏👏👏👏👏👏

  • @zakariyewaaakujeclahaymcn8182
    @zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 ปีที่แล้ว +12

    sh ohah walika so horeyey war hadA ku hesato silsilâda dhagdà ii taàga plzz

  • @idilali2217
    @idilali2217 6 ปีที่แล้ว +6

    thank u Abdi Askari walaalo dacas 9 iyo badh kkkkkk
    Ramadaan mubaarak waa inoo ciida inshallah

  • @nasranoor301
    @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว +81

    Waikan waikan waso roore liketa igu caawiya hhhhh

  • @nadiya078
    @nadiya078 6 ปีที่แล้ว +4

    Heesta caadi ma’ah💕 one love gabdhahena

  • @shukriabdi4227
    @shukriabdi4227 6 ปีที่แล้ว +1

    Silsiladaan cabdi askari la aantiis masocoteen wllhy ani xayysiintaa ku haystaa😍😍😍 xaysiinta waaxy kugu kalifee inaa qisada iskala socitid😍😍

  • @Rama____1
    @Rama____1 6 ปีที่แล้ว +121

    Wali nadiira iyo muniir ayaa ku heystaa wlhi been sheegi maayo

    • @ramlanuur9372
      @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +2

      jecliya jawiga buulay anaaa kula mida kuwaaas ayaaba ku heeesta

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 6 ปีที่แล้ว

      jecliya jawiga buulay agree wllo
      Lapdaan ka wataa anina
      Wxn normal waye

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 ปีที่แล้ว

      Ramla nuur ok cadey

    • @Rama____1
      @Rama____1 6 ปีที่แล้ว

      Dj sentina Barca abowe adi shaqsi ayaa thy aniga neh kuwaas ayaa ku heystaa

    • @raamuraam9050
      @raamuraam9050 6 ปีที่แล้ว +2

      jecliya jawiga buulay raga muniir ayaa kuleh

  • @Abdi99999
    @Abdi99999 6 ปีที่แล้ว +1

    abdi Askari haley geeyo plz nin adag waye wlhi horey u soco bror

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 6 ปีที่แล้ว +7

    silslida suldaan ayunba ugu haysta lkn si fcan ayay u socota abdi askari xayaysikisa ayanba ku dawana 👏👏👏👍

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 ปีที่แล้ว

      zuwaara ahmed adne maxaa u Soo gali waydey sxpey

    • @zuwaaraahmed6059
      @zuwaaraahmed6059 6 ปีที่แล้ว

      funny man 😀😀 diyaar zxp igu hale san uso jwbo silslida halka ayay ku xirmay elen wa kuwa dhamayn wayee😀😀

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 ปีที่แล้ว

      zuwaara ahmed xabad talantaaliya oo layaabey masoo Wada qaadnaa heee mise

    • @zuwaaraahmed6059
      @zuwaaraahmed6059 6 ปีที่แล้ว

      funny man hh iska so diyaari hye

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 ปีที่แล้ว

      zuwaara ahmed hye diyaar codkyga hadaaad arki lahyd macankiisa armaad i jeclaataaba hadddii kula heeso 😅

  • @shabelleinternetprovider3341
    @shabelleinternetprovider3341 6 ปีที่แล้ว

    dhaqankeenna gaankaa guurtidu siday tidhi wuxuu gaar u dhigayaa ninka gacan u qaadee gabdhaheenna laayaa kontan geela iyo faras intaad galab ka qaaddaan ninkaqalanjo gaasiray intaad geed ku xidhtaan garta yaanu soo galin wah wah best song wlhi

  • @anablucky
    @anablucky 6 ปีที่แล้ว +7

    Inay kiswahili ku jawaaban ayay ahayd ree gaarisa haba xidhmato silsiladuye

    • @SAFWAN.0.499
      @SAFWAN.0.499 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

  • @samarasalaad779
    @samarasalaad779 6 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi askri runtii. Aad Ayaa uku mahadsan tahay silsiltaan Aad Ayaa uku Helayney sidaas ku siwad 20 markuu dhamadow wax kale Ayaa ka sukaynaa👏👏👏👏👍👍 Ramdan kariim Wsc

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 6 ปีที่แล้ว +22

    Jeee wewe ni nani kuyidhi ahahahaha wallah saa usugaye leee garissa

  • @rahafateni
    @rahafateni 6 ปีที่แล้ว +1

    Silsilada Abwaanada wata iyo fanaaniintaba wey ka baxsadeen 💞💞💞💞💞💞👌👌👌👌

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +15

    Waanba sugayee ♥️♥️♥️♥️♥️thanks abwaanintayada

    • @wacanmedia6728
      @wacanmedia6728 6 ปีที่แล้ว

      Nasra Luzza iku qabo subscribers

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed hasan Afgooye Haye wllo

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 6 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha somaliyeed surwaalka kuma qurxoona inta igu racsan liketa iisaar

  • @aftaxcabdalle3874
    @aftaxcabdalle3874 6 ปีที่แล้ว +3

    Jawaaab cullus xaqiiiiq
    Haw shu ha socoto

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 ปีที่แล้ว +2

    Walee xamar fananiin cod leh wey jogaan abwaan lee naga maqan moyee 👌👌👌👌👌 queen

  • @aarkajigjiga3854
    @aarkajigjiga3854 6 ปีที่แล้ว +7

    cagdheerta hadu ilahay badiyay de cadaalad ha fasho oo isku dhinac yaysan raacin garissa iyo jigjiga

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 ปีที่แล้ว +1

    Hanaan nolow xamar wali Lama gaaro ayada hogaamineyso Viva muqdisho 😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 6 ปีที่แล้ว +4

    nice song abayo masha Allah

  • @abdiwasacmowliid4510
    @abdiwasacmowliid4510 6 ปีที่แล้ว +2

    Hayaay muqdisho iyo gaarisa way dhaarsan yihiin Cabdi askari legend

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 ปีที่แล้ว +11

    Cabdi asakar laanted ma socnyso siilsiladan☝️

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 ปีที่แล้ว

      Najah xarago Waa beentaa

    • @egaljama2789
      @egaljama2789 6 ปีที่แล้ว

      Najah xarago payoh Aaad iyo Aaad Anaa kula qiraya

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 ปีที่แล้ว +1

    fanaaniinta ree jigjiga heeshaanaga oogu shidan caryaa maya dhihi kara Jigjiga singers Are the best

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 6 ปีที่แล้ว +5

    Xamar iyo Garisaa Hayee

  • @shukriadan1lte088
    @shukriadan1lte088 6 ปีที่แล้ว

    Waa silsiladii iigu horeyso oo aan arko soomaali oo mideysan yaa rabi quluubteena midee oo calalada badan buluugle kasoo reeb aamiin

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 6 ปีที่แล้ว +5

    Eesh calaa xaysiis 😅🔨
    Wax kle waye abdi askari👏🏽

  • @nuuriyeproduction1636
    @nuuriyeproduction1636 6 ปีที่แล้ว

    Waa Gabadh Da'yar isla mar ahaantaa abwaan Bilig gurfe waxan filayaa inuu soo xidhay silsilada abdiyaw

  • @ayaannuurka9277
    @ayaannuurka9277 6 ปีที่แล้ว +9

    Dacas sagaal iyo badh kulahaa ABDI ASKARI waa fani 👋👋👋👋

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 6 ปีที่แล้ว +2

      Ayaan Nuurka dacas sagaaal iyo badh ayaaan kula dhacayaaa kkkkkkk qosol ayaaan udhintay xariiifkan abdiaskari ah wallahi qosol ayuuu nagu dilay

    • @yusufbille8126
      @yusufbille8126 6 ปีที่แล้ว

      Ayaan Nuurka

    • @yusufbille8126
      @yusufbille8126 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh waa runteed

  • @mohamedinshaar3857
    @mohamedinshaar3857 6 ปีที่แล้ว +3

    RAMADAN KARIIM MY BEUTIFUL BROTHER'S❤👈

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +12

    Kulaabo dheh halkaagah hargaysaay gaarisa darawiishki nadiira nayruus wlee wax gaadhayh lama hayo viva gaarisa

    • @famousfarah7001
      @famousfarah7001 6 ปีที่แล้ว +1

      sharafey horay isoco

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว

      Umalkhayr Maxamed naaa waa qadadwynta hargaysa maba gadhysn wlhy wligiin Bal eeg siday ay u kala dadsantay tan suxsan

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      jcliya jamuryada barakesan somaliland dhiman wax isku fal qof waxlagama sheego anah hargysadd ka hadlayso sawnigan jooga mxay haysaa naa aamus afartan jeelka ku jiree xidigh geeska laleeyh ku qanciyee qadaad weyn maba ihi anigu urysoooy or uraayow khaniis nimadanah jooji waa Inn somaliyede afka haku taagan wax murqaansan sidaada maaha

    • @cumaari845
      @cumaari845 6 ปีที่แล้ว +1

      Mesha maqarland aya ugu liitaan cml

    • @jcliyajamuryadabarakesanso5167
      @jcliyajamuryadabarakesanso5167 6 ปีที่แล้ว

      Hakinho naaaa us doqoney qadadwynta ma hargaysa ayaad fan Ku gadhaan

  • @Jigjiga1
    @Jigjiga1 6 ปีที่แล้ว

    Cabdi askari haduusan wadin silsiladan malayacni Bay noqon lahyd wllhi viva Cabdi askari

  • @zahraabdullahiali3414
    @zahraabdullahiali3414 6 ปีที่แล้ว +3

    jawaaab qurxooon ooo gabdhaha qancisa😍😍😍

  • @the4rqueens555
    @the4rqueens555 6 ปีที่แล้ว

    Gaarisa wan salamaya ad bad igu aamisiseen afsomali mayaqanan dambe layga maqli mayo 😍😍😍aaad ban uga helay saas balarabaaa tolkay allow idin dhowr

  • @abdirahmanmahamud8902
    @abdirahmanmahamud8902 6 ปีที่แล้ว +6

    ILAA MANTAAN SUGYNEE WD NAGA KEENTY C ASKAR ,,الله يا عزك

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 6 ปีที่แล้ว

    Cabdi askari saalaan sare my Brother. Saxib raagaa kala qabo

  • @zamzamahmed7847
    @zamzamahmed7847 6 ปีที่แล้ว +3

    waa hees cajiib ah 💁💏

  • @abuukarshuutale6923
    @abuukarshuutale6923 6 ปีที่แล้ว

    War silsiladan taarikhda bey gashay wlhi ramadanki baa nagu yimid ramadan kadib come back ban sameyn doona rer muqdisho geesiyal aan gamban inti rer muqdisho ah salan gobed

  • @hanaqueen6014
    @hanaqueen6014 6 ปีที่แล้ว +28

    Geesiyadaad iwaydiin
    Waa kuwa goobta jooge
    Heeso kugu garaacee
    Kuu diiday hadalkee
    Geeraarku kaaa xiran

  • @maxamedabdiraxman7161
    @maxamedabdiraxman7161 6 ปีที่แล้ว

    Silsiladaan halkeen kala xidhidhaa masuliyintaa abwaanka bilabaay iyo cida gacanta ku haaysa waan ka qaayb qadaan lahaaa. From Djabouti

  • @Dahirkadare
    @Dahirkadare 6 ปีที่แล้ว +7

    Comment jeclaa dadkaan heesta inta aa dhagey sanaayay ayay ku kala baxeenba yaab

  • @hanad440
    @hanad440 6 ปีที่แล้ว +2

    Viva Muqadiisho and Hargeeyas👍❤💓💙💚💛💜

  • @geenyadadheer
    @geenyadadheer 6 ปีที่แล้ว +5

    Inkastood God Jinicii Ku Gar Qaadan WaydoodGudcur Aan Caddaba JirinGeeddiga RaraysoodGudmihii AfaysnaaSoddohdii La Gaaddaye Geeraarku Kaa XidhanDucaqabayal Abwnkas igeeeya hadyad qatarosan u hyaa 💋ilma aderayalow Abdi Azkari intii jecel xaysiintisa usara kaca 👏👏👏👏👏👏

  • @nasranalka1945
    @nasranalka1945 6 ปีที่แล้ว +2

    My love Garissa

  • @samaalejr8972
    @samaalejr8972 6 ปีที่แล้ว +8

    First view abdi Askari thanks sxb hore osoco ustaad

  • @ifraaxahmed3431
    @ifraaxahmed3431 6 ปีที่แล้ว +2

    💪💪💪💪 Geesiyad hore usoco baaYo

  • @nasrokhalif3897
    @nasrokhalif3897 6 ปีที่แล้ว +5

    Waw viva Abdi aakari

  • @baderxasanxusen8016
    @baderxasanxusen8016 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah Wllo marka hore dhaqan ka iska hagaji oo is astur
    marka xiigta coodkaga kor uu qaad

  • @mustavaarahman3264
    @mustavaarahman3264 6 ปีที่แล้ว +6

    Hayaay ree gaarisa abti naga qaleeyadee ree hargeisa inaga qabta ree gaarisa 😦😦😦

  • @zuzuabdi9637
    @zuzuabdi9637 6 ปีที่แล้ว

    ninka qalanjo gasiry
    geed inta ku xirtan
    gartu yaana soo galin
    👌👌👌👌👌 best jwb

  • @shukribelle2030
    @shukribelle2030 6 ปีที่แล้ว +3

    NinKa Qalanjo Gaasiray Intaad Geed Ku xirtaan Garta Yaanu Soo Galin 👌 😀

  • @samaalejr8972
    @samaalejr8972 6 ปีที่แล้ว

    Jeeee weeewee naanii abdi askari xayaysiintiisa uunbaa dhagaystaa

  • @sheruahmed5765
    @sheruahmed5765 6 ปีที่แล้ว +6

    Nadiira wax gaaro ila hda ma aragno

  • @cabdulsiciid2101
    @cabdulsiciid2101 6 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Abdi askari hees jawaab u ah heestii aragsan ee ma soo dhiibaa mise waa heystaa

  • @umuibtisamibtisam7810
    @umuibtisamibtisam7810 6 ปีที่แล้ว +5

    Wow garissa cadi ma aha

  • @shiikhulkulliofficialchane5903
    @shiikhulkulliofficialchane5903 6 ปีที่แล้ว +1

    Abdi Askar Tube Halyey Boos Weyn Ugu Jira Dhalinta Somaliyeed Aad Baan Ku Salaamaya ✋
    Than Somaliyey Fanku Waa Fan Yuusan Yeelan Khalad uusan Lahayn Qabyaaladu Ka Xidhan🙃

  • @lewandowski1210
    @lewandowski1210 6 ปีที่แล้ว +22

    Dacas 9.5 daanka kala dhacday ala beerka bilhi Abdi Askari nolow wll

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว

      Nuska Hazz hhhh mayla aragtay fanka abdiaskari iyo isku dirka lkn waan Ku haysta

    • @lewandowski1210
      @lewandowski1210 6 ปีที่แล้ว

      Hesta dhab maba dhageysto xayeysidka Lee Ku hestaa

    • @saadoabdi73
      @saadoabdi73 6 ปีที่แล้ว

      Nuska Hazz intasun uso gaala isku dirka atoraha

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Nuska Hazz cabdi askari la aanti nahba may lhaaten silsildu isga drtiibn silsilda udhgystaa

  • @kureshbiinuakram8536
    @kureshbiinuakram8536 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaxan raajeynaya in aay sii socoto silsiladani inshallah hhhhh😂😂 because it's very fun

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว +6

    *Gaarisa* in bdn baa La idin sugaayay❤

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว

      King Badka 😂😂ma badno wll waa 1000 Lee

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว

      King Badka 😂😂boqol waa isku badisay hal qol baan tol ahaan kuugu ogolahay

  • @saaidpadgas8806
    @saaidpadgas8806 6 ปีที่แล้ว

    Adoo heesta gaarin baaba dareen sinee pulshada tnx pro

  • @saidali5400
    @saidali5400 6 ปีที่แล้ว +3

    Aniga silsiladan ban ka yabay aan micna lahayn oo malayacniga

  • @ayaanabdirahman6277
    @ayaanabdirahman6277 6 ปีที่แล้ว

    abdi askari best xayasiin laguma gaadhaye tanyar waala kulayl maxaa koodhka u xiray cajiib

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +6

    Ish intaan jamacada ku maqnah ayy igaso badiyeen lkn xiisad mcan baan sooqaty kma qoomamynayo maanta malagu tumay kiiyara

  • @annamohamed3875
    @annamohamed3875 6 ปีที่แล้ว +1

    noogu celsha marka kle nadiira meel hanaga saarto dadkaane rer xamar idin jecliyaa😍❤❤