MAXAA KA QIIRAYSIIYAY ? HANAAN WASHINGTON & DIB U CURASHADA MIDNIMADA SOMALIA |MUQDISHO IYO HARGEYSA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • MUQDISHIYO HARGEYSA OO
    MATAANA AH SIDII SHALEY
    MARLABAAD HA CURATEE
    MAALKII AWOOWGEEN
    MARTI YUU KA NOQON RUUX
    ....................
    XIDDIGATA QARANKA
    HANAAN WASHIGNTON
    XANAAN WASHINGTON
    OO SOO SAARTAY HEES
    DAD BADAN KA QIIREYSIISAY..
    HEESTA MUQDISHO IYO HARGEYSA
    .......................
     ABWAAN : CISMAAN NAALEEYE
     LAXANKA : JINI I SHUMI
     MUSIC : USTAAD :YUUSUF SUBXAANYO
     CODKA: HANAAN WASHINGTON
    ……………………………………………
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 23

  • @rahmaaadan7295
    @rahmaaadan7295 4 ปีที่แล้ว

    wadankaygoow magacaaga ha jiro 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷💞💞💞💞💞💞

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 7 ปีที่แล้ว +2

    Mash alah wlhi hestan waka helay

  • @adnojaamac4876
    @adnojaamac4876 7 ปีที่แล้ว +8

    dadka xaasnimad ka buuxda wa reer somaliand dadka reer konfured o wxa ka shegayo somaliand Mad arktay

    • @lazzokng3521
      @lazzokng3521 7 ปีที่แล้ว +1

      Naaya Dhilo Somaliland Kahor Somalia bay Dowlad ahayd Nacas yahay mayku wasi wayeen

  • @zahramohamed4780
    @zahramohamed4780 7 ปีที่แล้ว +7

    ilaahoow inta qabiil qabiil isku naceb bogoowda burcad isku mari ani reer koonfur ayaan ahay wlhi soomaali oo dhan waaa wlaalahee iska joojiya soomaaliyeee qabiilka wlhi hdaaansaan ku socono aduun iyo aaaqiro weeneenaaa

  • @2kk30
    @2kk30 6 ปีที่แล้ว +1

    One love all somaliweny

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 4 ปีที่แล้ว

    Inta cuqdada hayso caafimaad iyo badhaadhe alaha ugu badalo midnimadaa meel sare lagu gaaraa somalaay

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 ปีที่แล้ว

    eesh calaa song hanan 😍😍maalkii owoogeen marti yuu ka noqon ruux 😭😭

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 7 ปีที่แล้ว +2

    Maalkii awoowgeen marti yuu ka noqon ruux. Waa runteed walee, marti Ayaan ka wada nahay wixii dalkeenu lahaa gumeysi Ayaan dib ugu noqoney iyo kala googo'ii gumeysigu inagu sameeyey 50 years ago, /qoxooti baan ku wada faanaa mid sheegta mareykan mid sheegta British. Caruurtiina waa inagaa wada qaribmeen.

  • @asrarmah382
    @asrarmah382 5 ปีที่แล้ว

    Boqortoyo💪❤️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamedahmed2478
    @mahamedahmed2478 5 ปีที่แล้ว

    Muqdisho iyo adisababa waxba isku kay dhamaan labaduba

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว

    somali waxa mesha dhiigay waa qabiil ninkasto wuxu samis tahay calaan u gooni lama arko daadka qarax ku dhamay iyo daadka tahariib galay magafe meeli u fadhiyo iyo dadakai qurabaha ku dhiman wiilashi xabsi gabadh waxa wada gursa tahay ajanbi dal iyo dibda allow umada adoonka ku cadab tahay aqooro han ku darin somali hada midimida loo wa is tagin waxa imaanay goomisi labada ma jiri doon hargiso iyo muqadisho somali is daba qabta dhaaxaliki awoowe waxa cunayo dhuurawa somaliye itee gor gor tahay waxa qab sa da

  • @ia5159
    @ia5159 4 ปีที่แล้ว

    SOMALILAND was the glue of somalia when we left it fall apart 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😜

  • @ciyaalyooyoowalalkood423
    @ciyaalyooyoowalalkood423 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @engrabdullahi8405
    @engrabdullahi8405 7 ปีที่แล้ว

    HEESTU MASHRUUC MAY NOQOTAY UMADI JAHLIGA MIYA KU BATAY WAA YAABEE RUUXA MAXAA LOOGU SHEGAA HEESTA MISA HUNGURI AYAA KAGALAY ALLA UMADEYDA WAY HOOGTAYEE ALOW UGARGAAR
    ALLA SOMALIDA HALOWGA UFUDUDAA DHAQAN XUMIDA UFUDUDAA WAXAY ISU HAYSTAAN INAY YIHIIN DAD AQOON LEH IYAGA UN USAREEYA WALLE SAANAA IDIN WADA DANBEYNEYSA HADADAN ISKA GARIN DHUL MAQABTAAN ADUUNKAAD DAWARSATAAN WAA LAIDINKA NACAY OO TARXII LAIDINKAGA BILABAY WAR HOY IS DAWA QABTA WAA IGA TALO

  • @vitahuddacapsules6894
    @vitahuddacapsules6894 7 ปีที่แล้ว +1

    somaliya hanoolaato

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +2

    Waad riyootee runtu waa maxay
    Midnimo danbe oo dhacaysa ma jirto