HEES DEG-DEG AH | KENYA NAMA TAQAAN | WAABERI PUNTLAND OO DAGAAL CULUS ICLAAMISAY | 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • KENYA NAMA TAQAAN
    NAMA TAQAAN
    WALLEE NAMA TAQAAN
    KENYA NAMA TAQAAN
    TAAQ TAAQSI KIBIR
    INAAN LOOLA TAGIN
    TAN SOMALIDA AH
    WALEE NAMA TAQAAN
    ………..
    HEES DEG-DEG AH
    OO KENYA WAX LOOGU SHEEGAYO
    SOOMAALIYA IYO MUURANKA BADDA
    ………….
    BADDA TEEDKA DHEER
    KHEYRKUNA TIF YAHAY
    TUHUN KUMA JIROO
    TAN ANÀA ISKA LEH
    SOMALI VS KENYA
    ........................
     KOOXA WAABERI PUNTLAND
     KHADRA JOON -
     FAYSAL XIIRANE
     SHAAFICI QANDALA
     ISHWAAQ FANI
     ABUUKAR CARAB -
     …….
    EREYADA: & LAXANKA:
    ABWAAN: CABDULQAADIR SHUBE
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ...................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 980

  • @ebraheem3085
    @ebraheem3085 5 ปีที่แล้ว +261

    Kenya watajua Somali ni Somali na watajuta majuto ya Firauni
    From NFD,,,,I am Somali when it came to defending Somalia ,,,,,, big love somalia

    • @moha516
      @moha516 5 ปีที่แล้ว +11

      Pamoja my brother. Timechoka kuishi na hawa nywele ngumus

    • @yaasmiinabdi2690
      @yaasmiinabdi2690 5 ปีที่แล้ว +7

      Mansha allaah ilaahye hano hiiliyo somaliweny guuleyso insha allahaa bidmilahi karim

    • @yaasmiinabdi2690
      @yaasmiinabdi2690 5 ปีที่แล้ว

      🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

    • @almassamin3605
      @almassamin3605 5 ปีที่แล้ว +10

      Tuko pamoja NFD back to Somalia i.A.... guul somaliweyn

    • @ebraheem3085
      @ebraheem3085 5 ปีที่แล้ว +6

      @@almassamin3605
      absolutely it will be
      We need to reclaim our land back to somalia

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 5 ปีที่แล้ว +126

    I am number one from NFD dhulka somaaliyeed ee ay kenya hasato somalaay kakaca

  • @hafsa1435
    @hafsa1435 5 ปีที่แล้ว +166

    From burco soomalilaand keennya nama taqaano uma ogin wadnkayga lagu soo xadgudbo

    • @fatxibashir225
      @fatxibashir225 5 ปีที่แล้ว +3

      Allah haku xafidoh
      We are One❤❤❤❤

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa allaah guleeyso

    • @had1070
      @had1070 5 ปีที่แล้ว +1

      Qofka qalbiga xaaran waan jiclahay so.ali ha nolato

    • @inaahmedabdi2592
      @inaahmedabdi2592 5 ปีที่แล้ว +1

      Hafsa 143 somalilander dadka sheegta Kenya wey taqaan lkn dadka ay mari LA'dahay waa Somali

    • @dkbnejddkben9330
      @dkbnejddkben9330 5 ปีที่แล้ว +1

      💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @kingahmed4330
    @kingahmed4330 5 ปีที่แล้ว +121

    Anigu qoriga garabka ayuu igu jiraa all the way from baladxaawe🇸🇴🇸🇴 kenya waa isku keen soo jeedisay👊👊👊👊👊

    • @marwaanabdi5945
      @marwaanabdi5945 5 ปีที่แล้ว +2

      kingahmed Yussuf

    • @quruxbadanleylaxmed6351
      @quruxbadanleylaxmed6351 5 ปีที่แล้ว

      Kugu oga dhiga

    • @kingahmed4330
      @kingahmed4330 5 ปีที่แล้ว

      @@quruxbadanleylaxmed6351 ❤❤

    • @Khadrahassan5612.
      @Khadrahassan5612. 5 ปีที่แล้ว +2

      kingahmed Yusuf ilahay idamkii guul iyo gamco buuxa cadow kaama libin helo 👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️👩‍✈️👩‍✈️👩‍✈️

    • @kingahmed4330
      @kingahmed4330 5 ปีที่แล้ว

      @@Khadrahassan5612. thanks walal🤝👊👊

  • @yuusufmohamed9425
    @yuusufmohamed9425 5 ปีที่แล้ว +161

    wlh intii aan hees dhageysanayay waa heestii iigu saameynta badnayd inta ila jiriricootay liketa ii saara viva soomaaliya

  • @shacnisharaf3481
    @shacnisharaf3481 5 ปีที่แล้ว +306

    Anaa ugu horeeya ee liketa igu sharfa somali mxamadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪☝️🖐
    I’m From Boorama somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
    Guul iyo gobonimo dadkaygoow🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🖐

    • @mohamudmaryacade1359
      @mohamudmaryacade1359 5 ปีที่แล้ว +3

      Guul Somalia walal Kira noqo

    • @mahadoyuusuf1768
      @mahadoyuusuf1768 5 ปีที่แล้ว +3

      💋💋❤❤❤❤💋💋❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👑👑👑💋💋❤❤❤

    • @caliyare7423
      @caliyare7423 5 ปีที่แล้ว +3

      Nlw wllo

    • @shacnisharaf3481
      @shacnisharaf3481 5 ปีที่แล้ว +2

      Cali Yare Thank u wll

    • @mahamedcabdi7990
      @mahamedcabdi7990 5 ปีที่แล้ว +2

      💪☝️👈🖐🤲

  • @nastehonafissa6150
    @nastehonafissa6150 5 ปีที่แล้ว +97

    Viva somalinimado gul i am from Djibouti

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 5 ปีที่แล้ว +292

    Wlhi waan jidhidhicooday markan heestan maqlay walle kenya nama taqaan from somaliland

    • @mahadoyuusuf1768
      @mahadoyuusuf1768 5 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴❤❤❤❤❤👑👑💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑💘💘💘💘💘

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 5 ปีที่แล้ว +2

      Sax cashar baan udhigaynaa

    • @SuradTV1
      @SuradTV1 5 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedmahamed9676 walalnimadu waa wehel

    • @nusaybacadamiofficialcadam847
      @nusaybacadamiofficialcadam847 5 ปีที่แล้ว +19

      Muqadisho waa hooyadii somalida. Dadkeeda ayaa difaacaaya. From Somaliland burao

    • @hanibashi1961
      @hanibashi1961 5 ปีที่แล้ว +3

      Wahi wan ilmeeyay soomali waa mid

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 5 ปีที่แล้ว +339

    From Somaliland 🙋‍♂️shanta somali hala kaco oo kenya dhulka an ka kacsano dhulka dhamnteeN p wada leH

    • @mariahersi1690
      @mariahersi1690 5 ปีที่แล้ว +1

      ✔✔✔👍👍👍

    • @salanahmed1364
      @salanahmed1364 5 ปีที่แล้ว +1

      Iska magaca ku ma jirnee jaale

    • @salanahmed1364
      @salanahmed1364 5 ปีที่แล้ว +1

      Iska manaca kuma karnee jaale

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 5 ปีที่แล้ว +3

      Beenaale somaliland ma tihid, somaliland waxba kama galin waxa ka dhexeeya kenya iyo somalia iyagaa dad isugu jeclaa

    • @maxamudfaarax7600
      @maxamudfaarax7600 5 ปีที่แล้ว +5

      Waa ruun
      Waa ruun
      Waa ruun
      Dhulka bada hawada
      Soomaali ba leh tugo
      Iyo boob uma oggoli

  • @queenarawelo7655
    @queenarawelo7655 5 ปีที่แล้ว +116

    Wlhi blhi tlhi marka kaliya ee aan mahdiyo inaa soomaali ahay waa marka hal mid ka wada noqono dulmiga shishehaya dhaxdeena waxaa rabto aan isku sameyno lkn dulmi iyo gardaro duul kale ma qaadano qalbiyadena burcad allaaha isku mariyo soomaaliyey

    • @mahadoyuusuf1768
      @mahadoyuusuf1768 5 ปีที่แล้ว

      💪💪💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤💋👏👏

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin wllshay

  • @bilalhassain7265
    @bilalhassain7265 5 ปีที่แล้ว +22

    Waalee namaa taqaan Kenya taasaa Been aheen waan ilmeeye heestan from Borama💙❤

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว +12

    Walhi bilhi tolhi waxaan ahay askari reer somaliland ilaahay baan ku dhaarteeee diyaar baan u ahay inaan kenya hilibkeeda cuno hadday Somali far kusoo taagto intey Somali ka taqaan baa yare
    From somaliland=hargeisa

  • @muniizhmostaf9711
    @muniizhmostaf9711 5 ปีที่แล้ว +280

    Inta somali jcel lke ha isaaarto🇸🇴💪❤🔐🙌

    • @zeynabmohamed7712
      @zeynabmohamed7712 5 ปีที่แล้ว

      ~♥~~♥~♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

    • @user-gy9dd8yy2j
      @user-gy9dd8yy2j 3 ปีที่แล้ว

      Muniizh Mostaf wallo weynu isjecelnahay hadeynunahay soomaali dhibaatada waxa wada waa dabadhilifyada kuwaasina dhawaan gabalkoodaa dhacaya

    • @zakariyebinuabdi505
      @zakariyebinuabdi505 3 ปีที่แล้ว

      @@user-gy9dd8yy2j u
      Ll

  • @vivaqaali5837
    @vivaqaali5837 5 ปีที่แล้ว +60

    walaaalaha way is dagaalan lakin cadowga dhinac bay kaga soo jeestaan dhulka somali dadka somali baa leh Kenya nama taqaaan💪💪💪💪

    • @halimaxarago1181
      @halimaxarago1181 5 ปีที่แล้ว +1

      Viva somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamducadey7213
    @hamducadey7213 5 ปีที่แล้ว +30

    Somaali somaliba leh guul somaalideyday antoosno cadawga antiirkiisa siibno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤛💪💪💪💪💪💪

  • @shaaficiqandala5637
    @shaaficiqandala5637 5 ปีที่แล้ว +41

    Taageerayaàsheena mahadsanidiin Somali qayb kamida marka la weeraro walaalnimada iyo dhiigaa lagu yaqaan anaguna hadaan kooxda WAABERI PUNTLAND nahay dhiiri gelinta ciidamdeena nagu ogaado hadii alle idmo
    KENYA NAMA TAQAAN

  • @naajiosman2174
    @naajiosman2174 5 ปีที่แล้ว +43

    Somali lama so dhax galo commentiga aqriyay wax negative ah ma arkeysid❤👏😍 kenya nama taqan👏👊💪👈

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +42

    Hees waxba tarimeyso wlh ee aan is barno kukunyada xuntaa waliba Africa dhan ayey garab ka heloysaa waan ka qurux badanahay africaanta kale dad islaam a waa nahay intaa ayey ka xun yihiin caku somalaay midooba oo isa saamaxa 🙏🙏🙏❤️🇸🇴😘😍

  • @filsanali5663
    @filsanali5663 5 ปีที่แล้ว +93

    from hargeisa walee nama taqaano kenya hadanu somali nahay

    • @fatxibashir225
      @fatxibashir225 5 ปีที่แล้ว +2

      Lov yuh xbbt qli
      Allah haku xafidoh
      We are One❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @filsanali5663
      @filsanali5663 5 ปีที่แล้ว +2

      @@fatxibashir225 wll cadowgena midbeynu u nahay walalkey cadwgisu wa cadowgeyga

    • @mohanyareofficial363
      @mohanyareofficial363 4 ปีที่แล้ว

      somali waa hal guuleyso dalkeygow 🇸🇴😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍

    • @queenrayan8450
      @queenrayan8450 4 ปีที่แล้ว +1

      Wale nama taqan walahey rer hargeysa idin ma weyno 🥰😘😘😍😘😍♥️😘

    • @cabdiwaxidcabdow2604
      @cabdiwaxidcabdow2604 4 ปีที่แล้ว

      M. A

  • @Xoghaye.
    @Xoghaye. 5 ปีที่แล้ว +21

    Taleex hoyada xorinimada iyo halganka soomalida.
    Liketa inta ku faanta somalinmda from xarunta halyeyada somalida ee taleex💪💪💪

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 5 ปีที่แล้ว +33

    TaNiH noQosho maLeh watalaaBo qaraN
    MarwaLpa garabkiiNa naHaY Somalia form j.somlilaND👑

  • @yajsomali6865
    @yajsomali6865 5 ปีที่แล้ว +31

    Kenya nama taqan from somaliland ☝️☝️intuu dhig somalinimo nagu jiro lagma yaabo in dhuul soomaliyeed ama dad somaliyees la wax yeelwyo ama laqato

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 5 ปีที่แล้ว +41

    Tan Anaa iska leh🇸🇴
    Abwaan Abdulqadir shube waddani dhab ah weeye

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 5 ปีที่แล้ว +48

    Wixii dhiig lahoow kaca kenyaka aan iska celinee

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 5 ปีที่แล้ว

      Diyaarbaan ahey

    • @heyfaiyohelan9865
      @heyfaiyohelan9865 4 ปีที่แล้ว

      Diiyar guul soomali🇸🇴💪💪💪💪💪💙💙💙😍 Guul inshalh

  • @joharonur8576
    @joharonur8576 5 ปีที่แล้ว +27

    Guuul umad Somalia 🦁🦁🦁🦁♥️♥️♥️💯💯😍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐪🐪🐪♥️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +14

    Adeeerkey shube Wadani buuuxa alle haku dayo adeer qli😘😘😘😍😍💕💕💪

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 5 ปีที่แล้ว +27

    Puntland❤️❤️wadaniga dhabta ah allow dhoowr 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mahdiabdielmi1635
    @mahdiabdielmi1635 5 ปีที่แล้ว +110

    Abwaaan shube libaax soomaalinimadu dhab katahay
    Shube in the house
    Waaabari puntland
    From galmudug
    Hubka noosoo qaada jalayaal

    • @nacimadan1826
      @nacimadan1826 5 ปีที่แล้ว +3

      Mash allh somaliya dhulkena hoyo ilahow nawad noga dhig Kenya nama taqano wale nama taqano

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +3

      Maashaallaah soomaali waa mid walaalkayow from puntland

    • @cosobdaahir5139
      @cosobdaahir5139 5 ปีที่แล้ว +1

      wllo waadiyaar idinka isdiyaariya hubka anaga inagu haleeya from puntiland💪💪💪👊👊

    • @najmohire309
      @najmohire309 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha alah soomaaliya

  • @nusaybacadamiofficialcadam847
    @nusaybacadamiofficialcadam847 5 ปีที่แล้ว +39

    Calankii haragaysa caday lugu saaray 1960/26/06 yaan labahadili reer Somaliland hiil iyo hoo lagarab istaaga Calanka blue ga ah

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 5 ปีที่แล้ว +2

      Shaqsigaaga ka hadal, calanka buluuga ah hadii hargeisa lagu saaray, cidna kuuma oga, marada buluuga waatii na baabiisay.

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 5 ปีที่แล้ว +3

      Ayan A Mohamed maskiin cuqdad lagu koriyay allaha ku caafiyo

    • @Quran.allkarem
      @Quran.allkarem 5 ปีที่แล้ว +1

      Taa laga wada tashan maayo hunkaygu waa diyaar

    • @zamzamaxmed8066
      @zamzamaxmed8066 4 ปีที่แล้ว

      @@aamohamed5102 shaqsiyaa idin baabiiye ee calanka idin ma baabi'in hanoqonin naagtii markii lafuray ilmaheedi tuurta

    • @ruweydaabdullahi8213
      @ruweydaabdullahi8213 3 ปีที่แล้ว

      @@aamohamed5102 Maro bulug idima ba bi,in shaqsi baa idin xaduqay kaligina Maha

  • @osmanksalad2052
    @osmanksalad2052 5 ปีที่แล้ว +22

    Macaanaa/Wanagsanaa markan dareymeyno kheyraadka Dalkeena👌😍

  • @ibrahimidow2267
    @ibrahimidow2267 5 ปีที่แล้ว +51

    From wajir NDF wandagal lameyna mar hadey dhulkeyna hoyo loso xaad gudba ilaa Garisa ayan socilimeyna wali inshallah #######

    • @mohalegend2216
      @mohalegend2216 3 ปีที่แล้ว

      wlalo ilaa garisa dhulkenu waka balaranyahy ilaa islii ayaan lenahy dhanka badana ilaa malindi ayaan lenahy Nairobina intaan qabsano ayaan wadahadal kugaleyna sikenya dabo dhulkayaga uhunguriyen wasaqqda

    • @kaajalakshay6815
      @kaajalakshay6815 3 ปีที่แล้ว

      Insha allah wan xorobaynaa

  • @farhiyayussufsalax7815
    @farhiyayussufsalax7815 5 ปีที่แล้ว +21

    Somalaay toos 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munahilwa9490
    @munahilwa9490 5 ปีที่แล้ว +11

    Alla wadkeenii wacanaa waryaa usheega kenya somaliya waxbo kama qadi kartit yaa dhaho haka dhicin saamada qaarlagu sigtaa jiro yaa kudhaa dheh IL♡E SOMALIYAAA

  • @nacnacizii3904
    @nacnacizii3904 5 ปีที่แล้ว +28

    Kenya na ma taqaan walee na ma taqaane
    Viva dulkeena Hooyo

  • @xamdafeeroole574
    @xamdafeeroole574 5 ปีที่แล้ว +22

    Tii baan nahay
    Ingiriis tuntoo
    Taleex ito nugaal ku tumatidoo
    Tunka koofil jaray
    Toban toban udilay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴walee keenya nama taqaaan🇸🇴🇸🇴doofarta gafuurada weyn

    • @dahirinhojr1046
      @dahirinhojr1046 5 ปีที่แล้ว

      Big lov fr somali nobody can take awy frm somali❤❤❤❤

  • @queenarawelo7655
    @queenarawelo7655 5 ปีที่แล้ว +61

    Qofki ugu horeyey baan ahay kenya haday falaq falaqda deyn weysana qofka ugu horeeya ee dagaalami doono baan ahay

    • @thefcstories8446
      @thefcstories8446 5 ปีที่แล้ว

      Fadhigaleegaa mase fajaqleeni

    • @axmeddahirmaxmed5480
      @axmeddahirmaxmed5480 5 ปีที่แล้ว

      dadka been ha u sheegin adih ma tihid hablihii kaaraha afka qaban jiraye

    • @Suusaan8890
      @Suusaan8890 5 ปีที่แล้ว +1

      gabadha yaan la niyad jabin tan lo kala harimayo waa lawada qadan qoriga

    • @queenarawelo7655
      @queenarawelo7655 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Suusaan8890 u sheeg abaayo in wadanka xil naga wada saaran yahay oo ay tahay inaa isku si u wada difaacano

    • @Suusaan8890
      @Suusaan8890 5 ปีที่แล้ว +1

      markay taliyo markay tubantahay waa toleeyo lomakala tago wixi dhiig low kaca oo somali pure ah queen arawelo yeynan ukala harin ninkii damiir somalinimo ku jidho hadaladasi kama suroban kuwani wa barxanyihiin

  • @qosolwanaag7267
    @qosolwanaag7267 5 ปีที่แล้ว +32

    Kenya nama taqaan 🇸🇴💋💖👈

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 ปีที่แล้ว +26

    Namataqaanee lkn iskadaaaya hawow ga wa alagu dhul bartaayee kakuunyada💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴💪

  • @gobaadofficial7806
    @gobaadofficial7806 5 ปีที่แล้ว +31

    Ax dhiigu cajiibsana wlhi waa jiriricooDeY wlee kenya namataqaaana

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว

      Indertaa reer somaliland ahay qadiyadi mar kaliya ayay i qaadday wlahi by somalilander

    • @cosobdaahir5139
      @cosobdaahir5139 5 ปีที่แล้ว +2

      reer somaliland one love from puntiland💐💐

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 5 ปีที่แล้ว

      Mashaa allaah walaheen somalilaand

    • @mohamedabdi2025
      @mohamedabdi2025 5 ปีที่แล้ว

      Warnaga amusa ictirafkena ayuu nogujirdhe

    • @cosobdaahir5139
      @cosobdaahir5139 5 ปีที่แล้ว

      wllo ictiraafkuna muxuu yahey

  • @Quran.allkarem
    @Quran.allkarem 5 ปีที่แล้ว +6

    Komanti cafimad qaba iyo hees qalbiga I holcisay mxn samayn kara keliya indhahayga ilin ayaa ka socota wadankena aan difaaco I'm from hargysa weligii ha sareeyo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴😍

  • @abdifatahamohamedqoraxey4621
    @abdifatahamohamedqoraxey4621 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaanu nahay xooga dalka walee waanu ku jihaadi dhulka soomaliyeed frome jigjiga
    Awoowgood lagub liketa ha ila dhaafin 🇸🇴

  • @ummumaahirsaid8699
    @ummumaahirsaid8699 3 ปีที่แล้ว +2

    15 March baan daawanayaa
    Badda teedhka dheer
    Kheyrkuna tif yahay
    Tuhun kuma jiree
    Tan anaa iska leh
    Walle Kenya nama taqaan
    Viva somali weyn🇸🇴❤💪

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus4964 5 ปีที่แล้ว +43

    Putlend waan jeclahay waxey Ku dhirata somalinada waxan leyahay aaan is garab qabsano o Kenya aan mel iska sarana adunka aan dib u tusna inaan nahaay soma sikasto calamaka wadan somaliye aan is garabsana walahi waan ilmey markan dhageystay

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 5 ปีที่แล้ว

      Somali inshallah awoododii dib ayey uso laaban guul somali wayn

    • @fatumahassan8129
      @fatumahassan8129 5 ปีที่แล้ว

      Kac somaliyey jecliya markan okale waa sidi laguyansomsli kul iyo gobonimo

    • @heyfaiyohelan9865
      @heyfaiyohelan9865 4 ปีที่แล้ว

      Mashalh ilh hak dhiigo shiicibka oo dhan siida ado kaleqalbi fican guuleso soomaliya guul inshalh

  • @ahmedmaryaaofficial2794
    @ahmedmaryaaofficial2794 5 ปีที่แล้ว +53

    Plse annaa ugu horeeyo ee liketa ha illa dhaafin

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว +7

    I am somalilander wlahi dhiigana waan shubayaa

  • @xasancafi9552
    @xasancafi9552 5 ปีที่แล้ว +15

    Guuul soomali wayn melakasta ooo ay jogaaan ilove yuo dhulkaygiiiiiii

  • @sunta1294
    @sunta1294 5 ปีที่แล้ว +12

    😭😭😭😭Ooh Walee keyna waa tii somaliweyn midey laheed ilaahow somali mideey tafararuqa ka saar

  • @dulqaddumarofficial5179
    @dulqaddumarofficial5179 5 ปีที่แล้ว +10

    Keep going all the best somalia viiiiiiva

  • @roodoabdi7439
    @roodoabdi7439 5 ปีที่แล้ว +19

    kenyay dignin dabaded waa dagal💪💪💪💪💪💪💪

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe8439
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe8439 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan wlhi markaan maqlo ilin ayaa iga imaado Runtii 😭😭😭😭😭 allow Somalia mideey aamin

  • @Wiilwaal12
    @Wiilwaal12 5 ปีที่แล้ว +17

    I'll start the war from KAJIADO coz am Somali and i have dat spirit to defend ma homeland😎😎💪💪👮

    • @dalmarcade3149
      @dalmarcade3149 5 ปีที่แล้ว +1

      WADANI SOMALIYEED OK una anza na Masai hhh

  • @aishaomar4003
    @aishaomar4003 5 ปีที่แล้ว +43

    WAAH WAAH HEES IGA DHEH 👊 NAMA TAQAAN WALLE NAMA TAQAAN KEYNYO NAMA TAQAAN TAAQ TAAQSI KIBIR INAAN LOOLA TAGIN TAN SOOMAALIDA AH WALLE NAMA TAQAAN🇸🇴💪

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 5 ปีที่แล้ว +9

    Somaaaliy allow dhawro Froma somalilnd

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 5 ปีที่แล้ว +2

    From kenya..somalia guuul guuul..kenya nama taqaan..somalia angaa leh..inkasto waligey somlia sida aay u egtahay..lkni wan rajeynayaa in aan arko dhulkeyga hooyo..shanta somalia guul ban u rajeynayaa..Allow wadankena nabad noga yeel..yaa Raabi....I'm somalia for ever. Kenya down..somlia is ourz ujue hivo..

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 5 ปีที่แล้ว +22

    Walee nama taqan inaa nahay libaax yadi Africa

  • @xidigtagedo2811
    @xidigtagedo2811 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waan qiirooday heestaan markaa maqlay iyo cmmtiyada aaan aqriyay 😥😥😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😰wn ku faraxsanahy Wlhi inaan somali ka dhshay waa dad dhiig leeh

  • @intaficanwalashood2694
    @intaficanwalashood2694 5 ปีที่แล้ว +79

    Haaaaa Somalia dhiiga wnku ogaa illlahow dadka iyo dalka cadawga nooga qabo asxbta idinkune channel keyga soo booqda sabiskarab isaara umc somali. Hanoolato guuul

    • @sakariyeramboo9375
      @sakariyeramboo9375 5 ปีที่แล้ว

      soomaali geesinimadeedii wataa

    • @sakariyeramboo9375
      @sakariyeramboo9375 5 ปีที่แล้ว

      outland nooolow

    • @suleimanabdullahi3022
      @suleimanabdullahi3022 5 ปีที่แล้ว +1

      inta fican walashood sisi kama wakenya hatuna wakati ya kupikana na hawa watu !!! We are buzy developing our beautiful Nation kenya

  • @nabiilsalah7364
    @nabiilsalah7364 5 ปีที่แล้ว +2

    Im somali from nfd kenya but markee somalinimo taagantahay howsho somali baan ahay hadaan kudifaacin cadoowka ladagaalin dalkeygow dhiigii Somali ma'ahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪👈

  • @nastehaabdillaahi8593
    @nastehaabdillaahi8593 5 ปีที่แล้ว +6

    Ax ax😢😢😢wlh waan jiriricooday wadankayga anaa iskaleh walee namataqaan kenya namataqaan sikasta aan anagu isugujeedno cadow namasoohawaysankaro👆tii baanu nahay👏inaan taajirnahay tusnay caalamkoo tani noqosho maleh waa talaabo Qaran ax😢

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 ปีที่แล้ว +18

    inaan taajirnahey tusnay caalamkoo tani noqosho maleh waa talaabo qaran , kenyo namataqaan 💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @farhiakhaliif1460
    @farhiakhaliif1460 5 ปีที่แล้ว +8

    Ala dhiiiga somalia 🇸🇴 guul 😭

  • @thefcstories8446
    @thefcstories8446 5 ปีที่แล้ว +10

    Heesaha wadaniga waan jeclahay

  • @deqaali5866
    @deqaali5866 5 ปีที่แล้ว +12

    Badda teedka dheer khayrkuna tif yahay tuhun kuma jiroo tan anaa is kleh boqortooyo somaali walee markii dadkeyga baaro wayne soo weeraro waa mid proud be somali

  • @manowali6110
    @manowali6110 3 ปีที่แล้ว +1

    I am Upcoming politics .....born and raised in kenya ....but real blood Somalia....and respect ...but when it become interns of water marine dispute ..big support and love my country

  • @ramadaanahmedhassan9058
    @ramadaanahmedhassan9058 5 ปีที่แล้ว +6

    🇸🇴🇸🇴Allow Cadawgeena Cagta hoosteeda kayeeel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 5 ปีที่แล้ว +22

    Waleee nama taqaaan kenya 🇰🇪 👎👎👎👎

  • @mmh7588
    @mmh7588 5 ปีที่แล้ว +5

    Kenya namataqan. love and respect for my people. damu ni nzito kuliko maji

  • @somaligang5319
    @somaligang5319 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxasa lka dhaha somali from jaarka 🙃🙏🇸🇴🇩🇯🤜🇰🇪

  • @silentmoviesofficial1291
    @silentmoviesofficial1291 5 ปีที่แล้ว +20

    Hadiii nabad lawaayana ....dhankastba ha noqoteee nacas igma libin helo naxariisna umaglo

    • @ifraaxmukhtaar5669
      @ifraaxmukhtaar5669 5 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomaaalay toos soomaaalay toooos🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-sp6hw7vw1m
    @user-sp6hw7vw1m 9 หลายเดือนก่อน +1

    Somalinimo from N.F.D ❤🇸🇴❤️

  • @naimaali3151
    @naimaali3151 5 ปีที่แล้ว +4

    صومالية وأفتخر 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @fahanomar1884
    @fahanomar1884 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going soomaalia 💯❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kifaaaxdaahirxasan9865
    @kifaaaxdaahirxasan9865 5 ปีที่แล้ว +39

    Far kaliged fol ma dhaqdo qof kaligii wax ma qabto ee aan madaxdena garab is tagno hil iyo hoo aan la garab is tagno somaliya nolow

    • @nurtohassan5257
      @nurtohassan5257 5 ปีที่แล้ว

      KenyA wa dugo hadan laska qabanin Anaya dhan ayey naqadanesa e somaliyey kaca

  • @hassanjonje7432
    @hassanjonje7432 5 ปีที่แล้ว +5

    Guul qaran somaliyed iyo militiriga somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maryanabdi5198
      @maryanabdi5198 5 ปีที่แล้ว

      Guuul sooomaliya diiday gumeeysi geeesiyaal baan nahay wallee

  • @qamarmohamed2046
    @qamarmohamed2046 5 ปีที่แล้ว +12

    inaan taajir nahy caalamka tusnee tani ka noqo sho malahan maasha allh ilaah soomaali hadaan nahay hal far naga dhig iyo ku wii kala dambeeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @quenmera8192
      @quenmera8192 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi allow na mideey shanta ay nokla qeybsaden allow na midey mid qura naga yeel bogenana bogcad isku mari

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 ปีที่แล้ว +6

    Sax sax sax sax waleee nama taqaaan keeenyo nama taqaaaan ar joooooga xawashoo viiiiiiiiva sooomaliya💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuuul

  • @xilkasaragsan3392
    @xilkasaragsan3392 5 ปีที่แล้ว +36

    kiswahili Ina u badashiin ayey aheed fariintena ha fahmane

    • @qadarochannle1822
      @qadarochannle1822 5 ปีที่แล้ว +1

      Koleey markey magaceeda maqasho aye dhegta taageysaaye iska suk

    • @farhiabeautychannel4612
      @farhiabeautychannel4612 5 ปีที่แล้ว +1

      Kiswahili wlhi waa in lo badalo maaye rer nairobi

    • @Wiilwaal12
      @Wiilwaal12 5 ปีที่แล้ว +1

      Ana ubadalayo kuma mao I.A

    • @zakkywadani2467
      @zakkywadani2467 5 ปีที่แล้ว +2

      Awale Adan baa iyo somalida badan ee parlamaanka kenya kujira ufasiraa😂

    • @abdifitaxibrahim611
      @abdifitaxibrahim611 5 ปีที่แล้ว

      Aniga ubadalyo aniga ayaa kisawahi yaqaan

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +2

    Anoo Kenya Jooga Ayaan Dhageysanayaa Sanka Dhuuli Walee Nama Yaqaan VIVA SOMALIA 🇸🇴💪❤👏

  • @niniineima2834
    @niniineima2834 5 ปีที่แล้ว +23

    Kenya🦍🦍 nama taqan iney somali adoonsi iyo tuugnimo midna lola tagin sax siyaasaad ayaa jirta 5ta somali lkn markey cadow kale naso galo midbanu nahey 🔥🔥🔥from somaliland💦

  • @rahmaomar2861
    @rahmaomar2861 3 ปีที่แล้ว

    M.a wa run anigo Kenya ku dhashey Ayan raba ine Somalia reyso dulkayga hooyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @elkhadihariph98.10
    @elkhadihariph98.10 5 ปีที่แล้ว +6

    We will do means and way to defend our land,nobody can ever think of belonging 1cm of our land even america cn't step.
    Shanta Somali ban kadashe from Garissa

  • @almassamin3605
    @almassamin3605 5 ปีที่แล้ว +1

    Shantaa somali an kacno NFD diyar beynu nahay frm Grssa......guuuuuuul somali weyn

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 5 ปีที่แล้ว +8

    iam from khatumo state of somalia mana ogolin in taako kamid ah dhulwaynaha barakaysan EE jamuuriyada somalia in cadow iyo gaal soo hawaysto taas na waxanu kabixinaynaa jawaabta kuhaboon oo ah in cadowga somalia dhadhamiyo baruuda kulul iyo dhamac aad uxanun badan inta ciida korkeeda at saaran yahiin wiil iyo gabadh somaliyeed dhulka jamuutiyada somaliyeed cadow moso hawaysan doono hadan nahay somalida kunol SSC waxanu diyaar unahay inanu ciiidan iyo calafba aanu gayno bada iyo xadudka laynagu haysto wabilaahi towfiiq

    • @fatxibashir225
      @fatxibashir225 5 ปีที่แล้ว +1

      Viva Rer Khatumo SSC dhallinteedii
      Daraawiish wlleee ma oggolin
      Iii nooolow wlalllkyyy❤❤❤❤❤❤

  • @mariaalii2571
    @mariaalii2571 5 ปีที่แล้ว +1

    shanti wada dhashow🇸🇴🇸🇴 inaan taajirnahay aan tusno caalamka
    from muqdisho ❤🇸🇴🇸🇴❤💪🇸🇴

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +8

    Hada na hay reer Puntland dagaaLka kenya Dadka ugu oreeeya ee jiida tagaya baa noqonaynaa soomali dhulkooda been laguma qadan Karo walee ka tahay kenya nama taqan ee waa ay nabaran inzhaAllah

  • @abdulahimohamed2314
    @abdulahimohamed2314 4 ปีที่แล้ว +1

    From Garissa walle Kenya nama taqano hadanu nahay somali
    Guul somali weyn
    ,🇸🇴🇸🇴🏴‍☠️
    Midnimadeena waa muhiim muhiimada maha inee wadan kale citizen aa katehe Kenya Anigoo Kenya joogo waxan dhahaya waa cadowga somalida

  • @ruunshire396
    @ruunshire396 5 ปีที่แล้ว +9

    Kenya nama taqaan war xaqiiqa ah soomaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💝💔💓 guuul cadowgeena Allaha jabiyo

  • @dekahirsi3257
    @dekahirsi3257 5 ปีที่แล้ว

    Anoh naag ah ban diyaar u ahay qori in an qato waligay qori ma arag ikn dhiiga iyo dalka somaliyeed baa igu weyn qurbajoog so baxa anu is raacne away rer germany viva somalia from puntlander mj girl

  • @suadjama4907
    @suadjama4907 5 ปีที่แล้ว +3

    From Nairobi namataqan walee namataaq 🤛🤛🤛🤛🤛

  • @fatimaahmed2334
    @fatimaahmed2334 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow Somalia midee oo soo usoo celi sharafteedii dawladnimo oo gacan ku dhiiglayaasha iyo cadawga ka qabo🤲
    From Burao Somaliland 👍

  • @habibige7100
    @habibige7100 5 ปีที่แล้ว +5

    Somalia 🇸🇴

  • @adeniidow3556
    @adeniidow3556 5 ปีที่แล้ว +2

    Pundland 💪💪💪☝️👈 from galgaduud

  • @maxamedyaxyexashi6956
    @maxamedyaxyexashi6956 5 ปีที่แล้ว +4

    Somalay ana ugu horeyo hadeyne Kenya candhuftoda dib ulaqin dagalka ya igu so xigo farta taga asxabta

  • @ahlamali9071
    @ahlamali9071 5 ปีที่แล้ว +2

    Waleeee Nama taqaaan allow mideeee soomali dhan Amin

  • @zahracabdullhi2118
    @zahracabdullhi2118 5 ปีที่แล้ว +6

    Nama taqaan walee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊👊👊👊

  • @abayofatushcuntomcn3066
    @abayofatushcuntomcn3066 5 ปีที่แล้ว

    Sax waye namataqan kenya 💪💪💪💪gesiyasha Africa anahay Somalia hanolato

  • @saudipressagency3774
    @saudipressagency3774 5 ปีที่แล้ว +40

    beelo ahaa wadankena awodisa marku ku fanayo

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha’Allaah 💕💕💕💕💕💕💕💕👏👏🇸🇴🇸🇴❤️

  • @ictimaadindhoy7806
    @ictimaadindhoy7806 5 ปีที่แล้ว +21

    Keenyooy hadaad kurbada naga dhaafi weysaa koonkaan xaa I keenay waad dhihi kol horaa dhulkeeni naga qaadatee walee badeeni Kuma qaadataan dheel

    • @naimaali3151
      @naimaali3151 5 ปีที่แล้ว +3

      Ictimaad Indhoy koonka xaa I keenay aan kaa keeni doonaa kenyaay👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gobonimo idiin ku ogahay guuleysta waligiin

    • @ictimaadindhoy7806
      @ictimaadindhoy7806 5 ปีที่แล้ว +1

      @@naimaali3151 hhhhh amin guul iyo gobanimo somalia

  • @yasminessa862
    @yasminessa862 5 ปีที่แล้ว +1

    Guul Somali from cerigabo Somalia