XADHIGGA MISS XIIS & JIGJIGA OO NOQOTAY XABSI KORKA KA BANNAAN | SAAMAYNTA SOO NOQOSHADA CMC | 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Mis Xiis Oo Katirsan Kooxda Anshax Ban Ee Sluubta
    Ayaa Waxay Kasoo Kabsanaysay Dhaawicii
    Kasoo Gaadhay Saykeedi Hore Ee Awale Adan
    Oo Si Xeerka Kabaxsan Ula Dhaqmay,
    Inkastoo Fanaanadda Daqiiqada Ka Hor
    Xorriyaddeeddi Dib U Heshay - Haddana Xadhiggeeda Wuxuu Sii Saarayaa
    Bustaha Murugada - Halkii La Rabay In La Dhiirri Geliyo
    Si Ay Uga Soo Kabato Jabkii Caashaqa.. Ayaa Looga Sii Daray.
    Jigjiga Sidii Jiirkaa Laysu Dilayaa,
    Dooliigaa Intuu Dadka Qaniino
    Haddana Afuufi Jiray..
    Muxiyiidin Show - Waa Wariye Da’yar Oo Carcartiisu Kacsanayn
    Waxaa Looga Bartay Halabuurniimo, Iyo Aftahannimo
    Uu Warbaahinta U Leeyahay - Isagoo Soo Tabin Jiray Barnaamijyo
    Wacyi Gelin , Fan Iyo Ispoortiba..
    - Ka Bahdana Abdiaskartube Ahaann
    Waxaan Ku Xasuusannaa Barnaamijyiyadii Tebinta Tooska Ee Jigjiga
    Ee Uu Nalaga Qayb Qaatay.. Wuxuu In Mudda Ah U Xidhanyahay Maxaad Sheegtay
    Tasoo Kamdi Xadhiga Micnada Daraada Ee Jigjiga Ka Jira..
    =====================================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

ความคิดเห็น • 77

  • @AbdikafiAdan
    @AbdikafiAdan 5 หลายเดือนก่อน +20

    Kusaliya nabigeena (Scw)

  • @princessistaahil
    @princessistaahil 5 หลายเดือนก่อน +5

    Afkaga Caano lagu Qabay ❤

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 5 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdi ilay iyo layntii caruurta iyo haween ka, umulaha, lacagaha lagu curi jiray baad u xiisteen lkn maya
    Jigjiga maanta quraanka ayaa lagu tartamaa dadna laguma laayo

    • @mustekaafi4269
      @mustekaafi4269 5 หลายเดือนก่อน

      Runtad UsheGtay Wll Kan io Cidii Lamidaba❤❤

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 5 หลายเดือนก่อน +6

    Jig Jiga joogid ma taalee halagu kala carari adeerayaal fanku meeluu qiima ku leeyahay Hala aado free cidii xidhanba

  • @ducaalexirsi6017
    @ducaalexirsi6017 4 หลายเดือนก่อน

    Wllhy nolol kama danbayn cmc cagjar inkar allaha ku rido horumarkii uu madax wayni hore ee cmc uu meel gaadhsiiyay ayuu dib usoo laabay allaha naga saaro dhibatan cagjar magiciisaba khayr kasoo socon

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 5 หลายเดือนก่อน +2

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @alidhirif
    @alidhirif 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay pa noo keenay cagjar capdi ilaah paa no dhaafoyay

  • @mustekaafi4269
    @mustekaafi4269 5 หลายเดือนก่อน +2

    Anashaxa aad sgeegayso adu maad ilaa lisid, Nin Cin cid Teero u ah baad tahy oo wrkgu waa Cadyhy , ader ,
    Lkn Waan kuwydiiyay fan bad tiihore ku amanaysaa ALLE WAYNABA DIIDAY e muxuu Nolosha Fan kusoo Kordhiyaa Fan io faNaanad , adeer Wax isku fal

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +2

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
    😮😢🎉
    🎉

  • @gaarad-deeqsi7655
    @gaarad-deeqsi7655 5 หลายเดือนก่อน +1

    Miid aayay kaamaqan miis xiss iyo lamida Jigjiga waxaa xakuma Ogaden iskaa naa leeh wiixi kaaso hoor jeeda Iyo qoofkii kaa xuun beerku haa dilaaco cabdi iley waaxa loosoo daayay dhimashadiisa Ogadenia haa noo laato from Djibouti

  • @Khalidabdi2
    @Khalidabdi2 4 หลายเดือนก่อน +1

    gabadh baa la dilay adeer af mahan
    800 oo nin oo ogaden ah baa lalaayay dawladii cabdi iley
    ee ilahay ha inaga hoos bixiyo gumaystaha Ethiopia
    cagjar iyo cabdi toona wax uma haysano hadan xorowno

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 5 หลายเดือนก่อน +1

    ramadan mubarak

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xiligii afweyneba fanaaniinta waa la xiri jiray,Ahmed cali cigaal reerkiisa sidii loo gali jirey waxaa kudhacay disassociation trauma uuka cararay beesha majeerteen ilaa hada fanaankaas waa traumatised ❤

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 5 หลายเดือนก่อน

      Oo xanuunkaa iifasir wll plaese

  • @Jookar1
    @Jookar1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaadeen ilaahay ha xoreeyo gacmahooda bay isku adoonsadeen

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 หลายเดือนก่อน +1

    O Allah, bless Muhammad and the family of Muhammad."
    It is a way for Muslims to show love, respect, and seek ...🙏🙏🕋

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dabaqodhi iley ninkii ugu xuma ee degaanka soo mara ayuu aha

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 5 หลายเดือนก่อน +1

    My. Askar. Salaan. Sare❤❤❤❤

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dabaqodhi iley amaan ma istahilo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 หลายเดือนก่อน +2

    Oo Imika wey xiran tahey

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wlahi ayaan ku dhartay inayna jirin xoriyaad Wax laa dhoho xiligi cabdi ilay been ayaad naftada uu sheegtay xalada lagu jiray aniga iyo intii joogtay iyo ilahayba waa oga subaxannallah maxa culimo laa nolol asay allh wlahi markan xasuusto jijiga xaladay ku jirtayxiligas waxan kuqiyasii kara un inaa ahayd xabsiga libiya ee magafayasha manaxaysha ah oo kale walow anan arag libiya hada Way uu ekayd maxa hooyo gurboodkay dhashay wayday qabil uf lkn jijiga manta ayay aad uga roontahay oo Diin lagu barankara anad baqayn Alx . Lkn somalidu waa adomo oo waxan jecelnahay guumysiga ee xoriyada dorta qabilkan xuna Kaa gudba wixi hormar ah dorta

  • @AbuukarMaxamed-dz9hj
    @AbuukarMaxamed-dz9hj 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wow m.a the king of reaction longest time come back my dear pro❤❤

  • @abwaancabdibaag277
    @abwaancabdibaag277 5 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ku baaqayaa dhalin yarada deegaanka war iskaga tagag jigjiga intay badal helayso oo wadamada kale u shaqataga anba waan katagaye

    • @HilaacR
      @HilaacR 5 หลายเดือนก่อน

      Oo marka oromada iyo xabashida durta kuso badanaya ayaad leedahay haa looga taago dabadeed ayay la waregan.war hoy waa tulo xun tassi risiqu meel walba waa yaala ee degankaga ku mintidi oo ku dheeg waa iga talo reer jigjigu

  • @riitapella14
    @riitapella14 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂wuuu iga qosliyey

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waan bogaadinayaa qof walba oo kibra in sharciga la horgeeyo

  • @NajaxCarab-zl7vm
    @NajaxCarab-zl7vm 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkan cuqdadaa ka buuxda lkn cmc dhalin yaro is jecel ayay ahaayeen

  • @DhaantoChannel
    @DhaantoChannel 5 หลายเดือนก่อน +1

    Away onlf ma kuwo ethiopia unacamleeya ayey noqdeen😂😂 ma runbaa ma riyaa😂

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 5 หลายเดือนก่อน +2

    Miss xiiis. Maxaa loo xidhay ❤❤

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b 5 หลายเดือนก่อน

    Disaascatin trum isheeg xanuu kaa markii.mj lalaynayay miyaa

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 5 หลายเดือนก่อน

    Allow deegaankayga noo barakee

  • @AkafiDahir
    @AkafiDahir 5 หลายเดือนก่อน

    Right

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan Mawlid jiray jigjigay maydkag sido 😭 hadana waxa noqotay jijigay jeelkaga adkee

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 5 หลายเดือนก่อน

    Abdiaskari waxad ahayd legend somalinimadu ku weyntahay ma cabdi yare oo umadii dhameyay baad u doodaysaaaaa

  • @ilhamedebsan1520
    @ilhamedebsan1520 5 หลายเดือนก่อน

    Ma qasab ba inad awale Adan ku so halqabsato , hadhig iyo jigjiga ka hadleysee ??

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 หลายเดือนก่อน

    Wasakh weeye maxaa lagu fali wakhti dhumis subxanallaah xishooda ⁉️ oodadka diinta ha ka xaynina

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 5 หลายเดือนก่อน

    CAGJAR for Ever❤ fan iyo fasahaad meesha loogama baahna wixii sii socdaa hada ha yaacaaan😂

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 หลายเดือนก่อน

    Hadaanu nahay gabdhaha majeerteen waxaanu dhiigii fanaan Ahmed cigaal uga fadhinaa beesha reer afweyne

  • @djcriminelff5517
    @djcriminelff5517 4 หลายเดือนก่อน

    sorry my sister

  • @user-xm3lv7lt4c
    @user-xm3lv7lt4c 5 หลายเดือนก่อน +1

    War cabdiyoow muftafe iyo oromadaba
    Maynu hawada kudubano
    Itobiyanka

  • @AxmadMaxamad-rg4xn
    @AxmadMaxamad-rg4xn 5 หลายเดือนก่อน

    Waxay ahayeen muunafiqiin ninkii dadka laynayey u sacabo tumayey 😢

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 หลายเดือนก่อน +1

    Horta jabhadii maxaa hubka looga dhigay

    • @abduljama7555
      @abduljama7555 5 หลายเดือนก่อน +1

      WAXAA LOOGA DHIGAY RAGII HANKOODU AHAA
      INAY CALOOSHOODA IYO
      JEEBKOODA DHISAAN EE
      KU KHAMAARAYEY DHIIGA
      SHACABKA MASAAKIINTA AH
      AYAA HADAFKOODII AYRABEEN EE AHAA GUMEESIGU INUU AYAGA
      KU SHAQEESTO OOY JAAJUUSIIN U NOQDAAN

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry fankii Iyo siyaasadii waaa lagu jabay

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry. Miss. Xiis viva. Ciid. Kastaa. Aad tageertay

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. 5 หลายเดือนก่อน

    Somaali galbeed in ethiopia laga xoreeyo ayay u baahanty

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cagjar ma ah ee qofka kaba ah u soo gashtey kililka somaalida iyo somali yodhan waa 👹Abi Axmed👹 oo raba in u somali oo dhan kaladilo dhaqan iyo dhaqalaba dhullajaro

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliland oo dalka ugu dhaw ah ayuu afkiisa soo marin kari laayahay. Kaasaa Somaliland lagu soo dhaweeyaa.

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd 5 หลายเดือนก่อน

    Waxa waa indho la aan waxaasu teeda kale nin kii siidaayay way arkaane may wax kaqaadaan

  • @jamalnazir4719
    @jamalnazir4719 5 หลายเดือนก่อน

    Suuq la aan miyah

  • @Sarreye
    @Sarreye 5 หลายเดือนก่อน

    umadii la laynayay iyo fanka waa midkee. nabad baa naas la nuugo leh.

  • @AxmadMaxamad-rg4xn
    @AxmadMaxamad-rg4xn 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ha lawada xidho shayaadiinta fananta dadka marin hababinaayo

  • @AJ-dy8fy
    @AJ-dy8fy 5 หลายเดือนก่อน

    somalidu gumaysiga ayay ka hesha

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 5 หลายเดือนก่อน

    Oo adiga xagee ku nooshahay 😂😂 miyaadan baqeenin in lagu xirro 😂😂

  • @IlyasAbiib-official
    @IlyasAbiib-official 5 หลายเดือนก่อน

    Anigu ganacsigan ogahyo
    Haded xolo xareysaan
    Cidna wax kuma faleyn
    Hada xolihi xereysna
    Ayoo looga meel la yahay
    Kuwo ay finas ku shegan
    Iskaba daa magaladi jigjiga
    Wax soo gale rogogi masajida
    Ayaa la la wareega oo dacyiyo
    Calaacal lagu soo daya

  • @muniirxasan8993
    @muniirxasan8993 5 หลายเดือนก่อน

    DDS alla umaqan shacabkuna hurdo dheer bay kujiraan goor ay kacayaanba

  • @abakorian
    @abakorian 5 หลายเดือนก่อน

    War oromooy xadhiga iska daayaay

  • @hanadjookay7425
    @hanadjookay7425 5 หลายเดือนก่อน

    Cagjar aabi axmed bu u daba dhacaa neefku

  • @ahmettnaaji9597
    @ahmettnaaji9597 5 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga joogis maaleh ee ninkiii siijoogayoow minka kasoo jeeso

  • @alibashaliye4351
    @alibashaliye4351 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂 war dhaanto iyo wixi propaganda aha mesa kama jiro😂😂 lacag baa lagu bixin jiray inaa dadka lagaleyo

  • @mohamdibrahim5889
    @mohamdibrahim5889 5 หลายเดือนก่อน

    Hadiilaxidhmawaxaykafiicntahaykuwiibacdalagudhalaalinjiray

  • @user-ew2zf6pm8o
    @user-ew2zf6pm8o 5 หลายเดือนก่อน

    Naagtan sow tii dahir calasow ma aha ogadeenow waad wareerteen

  • @ahmedmahamed5127
    @ahmedmahamed5127 4 หลายเดือนก่อน

    War bal aduu uun is ilali itasaa Laguguqabsane

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q 5 หลายเดือนก่อน

    Dabaqodhi iley qabiil ayaad ku taageraysan

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 หลายเดือนก่อน

    Beenta joojiya birta berta ladinka aslijiray matana xor baatin dadka hora looyiri qof xabaal un ba deeqda

  • @ShaadiyobashiirShaadiyosharaf
    @ShaadiyobashiirShaadiyosharaf 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ogedenow ma gumaysigi bad u xisteen

    • @abduljama7555
      @abduljama7555 5 หลายเดือนก่อน

      OO OGAADEEN MA MARKUU
      INA CAGJAR QABAANKII GUMAYSIGA IYO JAAJUUSNIMADA HAWSHEEDA KALA WAREEGAY CABDI ILAY AYAAD XORNIMO UTAQAAN
      ASKARIGA XABASHIGA AH
      EE QAYDHINKA CUNAA SAWKA QORIGA SOO QAATA
      EE GABDHA IYO SHACABKA
      SHIISHKA KU BARTA XORNIMADU WAXAAD U TAQAAN REERKAYAGAA HADA DABADHILIF U AH
      WAAKAA CAQLIGA OGAADEEN

  • @mohamdibrahim5889
    @mohamdibrahim5889 5 หลายเดือนก่อน

    Adiaskarimawaxaadrabtaakuwiigabdhahsharaftalexubintatarankabacdakagadhalaalinjirayintaadudoodaysonaagmasraxyakaniikisaiyomujrimiintiidadsaadogayugashaywaxa.aanumalaynayaainaadkamidahaydkuwiilasiinjiraylacagatadadlaulaayo

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xaabs xaabs iyo jeel yaa uguu duuceeyeey daadkeegii iyo daaliii hoyo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xf1xj4gt7i
    @user-xf1xj4gt7i 5 หลายเดือนก่อน

    Remember c,m,c 2009

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 5 หลายเดือนก่อน

    Abdi dagaal buu kujirey

  • @user-co6cc8lx5n
    @user-co6cc8lx5n 5 หลายเดือนก่อน

    465879