Ahmed Rays 2016 Heestii Her Caashaq (Horn Cable)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 566

  • @ahmadeks7865
    @ahmadeks7865 3 ปีที่แล้ว +13

    2021 ayaan daawanayaa, xasuus ayay ii celisay heeskani. 2016 ayaan wada dhagaysan jirnay anniga iyo asxaab aan ciyaal Iskuul isla ahayn.😊

  • @nawaalcabdullahi9786
    @nawaalcabdullahi9786 ปีที่แล้ว +76

    2023 qofka dawan dodo like sar😅

    • @ayubkey__
      @ayubkey__ ปีที่แล้ว +2

      wax yar baa ka dhimn lkn anigu wn sii hormar sadey 🤣👍

    • @Mariaaa.000.0
      @Mariaaa.000.0 ปีที่แล้ว +2

      @@ayubkey__ anaa hadda dhagaysanaya😭😭

    • @ashakalif
      @ashakalif ปีที่แล้ว +1

      Ani hada dhagaysanayaa😂

    • @amiirdiaz6925
      @amiirdiaz6925 ปีที่แล้ว +1

      walhi hdr ban soogaley🤣🤣

    • @AhmeTt___136
      @AhmeTt___136 ปีที่แล้ว +1

      Ana hadan dhagesana😂💔

  • @SAHANTV
    @SAHANTV 8 ปีที่แล้ว +38

    This Guy Is Amazing Ahmed rays

  • @nazinqalbidhaya9330
    @nazinqalbidhaya9330 3 ปีที่แล้ว +53

    Qofki dawanaya 2021 like sar😊😀✋

  • @luulhusseinlatiish5520
    @luulhusseinlatiish5520 7 ปีที่แล้ว +57

    Illhey amarkiiis Wiilkan taageero buuxan u ahey ahmed rays👍👍

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore4903 7 ปีที่แล้ว +28

    Ahmed Raya isku ciyaal xFa waayo waayo heestan waa ba ku haystaaa horncable

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN ปีที่แล้ว +20

    2023, qofkii daawan like ku qabo.😂

  • @samakaabfaysalpk8421
    @samakaabfaysalpk8421 6 หลายเดือนก่อน +7

    still 2024😢

  • @nimcofarxaan3504
    @nimcofarxaan3504 9 หลายเดือนก่อน +35

    Still 2024😂😂

    • @Abdi4455t
      @Abdi4455t 5 หลายเดือนก่อน +4

      Waligay wan jeclaa heestaan

    • @djamadualhiayoub8512
      @djamadualhiayoub8512 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdi4455tkulalamid😂

    • @hudaifemohamuud1690
      @hudaifemohamuud1690 หลายเดือนก่อน +1

      2025 😅

    • @AxmedCade-r9u
      @AxmedCade-r9u หลายเดือนก่อน +1

      heestana no yar 2015 jaclaa shp

  • @DJFaanto2023
    @DJFaanto2023 3 ปีที่แล้ว +11

    2021 Cida DaawaNaYa FarTa TaaaGaH☝️

  • @Badgirrll
    @Badgirrll 7 ปีที่แล้ว +92

    Illahey Amarkiis Inan Kan Wanku Heesta 😘
    Noolow Yaaqe Adiga Xitaa Inan Kugu Heesto TH-cam Kadaawo Hubso Waqal Studio Weydii 👋 In Jaceylku Howl Yahay Aniguu Ihelayoo Hirir Iyo TH-cam Hortoodi Kasheegte Ahmed Rays Hupi Ogsoonow
    Fanaan Waaye Walee Leyskama Heeso Full Respect 👏👏 Well Done

    • @hamzeabdellahi5603
      @hamzeabdellahi5603 7 ปีที่แล้ว +3

      Nafteydaay Samirka Baro Calaf Seegi Meysidee hhh😅

    • @yaasiinducaysane1976
      @yaasiinducaysane1976 6 ปีที่แล้ว +1

      Nafteydaay Samirka Baro Calaf Seegi Meysideebllsiil

    • @laaridarwiish1438
      @laaridarwiish1438 6 ปีที่แล้ว

      Nafteydaay Samirka Baro Calaf Seegi Meysidee kkkkkkkkkkk tan ma walatay

    • @suhurcabdi2968
      @suhurcabdi2968 6 ปีที่แล้ว

      Asal Somlilnder burcaawi waxay tahay ba maxa ka galay adigu ma axmed baa tahay😂😂

    • @suhurcabdi2968
      @suhurcabdi2968 6 ปีที่แล้ว

      Asal Somlilnder burcaawi nayaa aamu aniga ba waaa abtiyashey reer somaliland

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 7 ปีที่แล้ว +43

    qofkii ugu danbeeye ehee plz like isaara ahmed reys aa ijecel ani 😁😀😄

  • @istarciisesalad-du9jc
    @istarciisesalad-du9jc ปีที่แล้ว +3

    2023,8,5,ayan soo boqday alx heestan waxan ku xasuusta wiil aan isbarany 2016 dhamakisa wuu ijeclady ana ma jecleyn lkn niyada u dhisayey wan sababto eh naag uu qabay wlh oo jecel maskin eh markan maqlay wanba ka cararay asne yaraan uu u ahaa familkis naftu ii keynay xaaska wan iska fura ana wlh maba rabin in u furo lkn marki ayu idhahy wan ku imaan ok dhahy wuxu imaday anigo la imaherinayo wuu naxay hadiyadi uu iiwaday xita dhulku ku turay wan maqly wuu suxay isla galabki wuu noqday makaladi uu ka imaday ilaa marki dambe uu naagti furo somaliys dhan iskg tago 😢😢😢 ana alx 3caruuur ijogto ❤mar marka qaar waxa jirto go aan aan qadano oo dib ka xumaado ilahey ha u dhib dhaamo asiga 😢😢😢😢wan u xisay kaftan kg wll mcn

  • @Mohaz_Lyrics
    @Mohaz_Lyrics 2 หลายเดือนก่อน +1

    from tiktok Filimka Uu Jiliyo Axmed Rays Legend😊

  • @Diyojen12
    @Diyojen12 6 หลายเดือนก่อน +6

    2024 qofka dawandoono like sar 😂

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 5 ปีที่แล้ว +6

    Heestan xasuus bay igu leedahay wllhi manta dar alle ayay iga soo horbaxday anoo youtoubka ku jira ilaa manta wan dhagayzanaya 2016 sanad qiimo badan❤❤❤

    • @mursalsolemn
      @mursalsolemn 8 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aaad

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xsus marka schoolka sarre dhamaynyy ban dhagaysn jiry 2016 april 🖤😉

  • @asiye717
    @asiye717 5 ปีที่แล้ว +16

    2019 Yaa Dawanaya

  • @shucaybcabdi5956
    @shucaybcabdi5956 6 หลายเดือนก่อน +10

    Qofka dawan dona 2024 like 😂😅

  • @updullahiali1619
    @updullahiali1619 6 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed reysow bro hadadn fanan ahan laheyn wale hees lama dhageysaden full respect halka kaga sii haay from marka cadey

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus Walahi 2016 dhageesan ani dad aan daris eheen walahi wan u xiisay qof ba mel ayuu hada aaday 🙏🙏😩🥹🥹

  • @fayzaliprahim5426
    @fayzaliprahim5426 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad 2021 timi Ha igala Hilmaamin Nooh

  • @IKRAAN-m1w
    @IKRAAN-m1w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan qaxiii galgacyo 2016 dhegeysan jira😅😅😅😅😅❤❤❤❤

  • @ZuzuAhm
    @ZuzuAhm 9 หลายเดือนก่อน +1

    2024 qofka dawanayan salmayaa ❤✌️

  • @fardowsomaxamed2686
    @fardowsomaxamed2686 8 หลายเดือนก่อน +3

    2024 \2\14 qof ka iga danbeeyo dawan doono like❤😊

  • @mohamoudmohamed3176
    @mohamoudmohamed3176 8 ปีที่แล้ว +1

    AxYaa Hees SaaS loo BahanahY in isoo baxaan umada reer soomaliland waaab laoa heli doonaa dhamaan heesahaga Ahmed Rays😍

  • @ramadanadammohammed462
    @ramadanadammohammed462 5 ปีที่แล้ว +11

    2019 wlhi jecelahay heestam

  • @WllCashkaawi
    @WllCashkaawi 6 หลายเดือนก่อน +5

    2024 dadka daawandooona love saar😂❤

  • @daudgadhwayne7360
    @daudgadhwayne7360 5 ปีที่แล้ว +1

    HestaN ila 2016 dawn jiraY asaL hes iyO badh ❤
    Ahmed rayz kutaGra bro 💪❤

  • @riyaknour7750
    @riyaknour7750 5 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan kuxasuusta mar aan joogay my country burco heestan ♥️😭😭

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 6 ปีที่แล้ว +18

    Heestaan markii hore ma daneen jirin markaan arkay Cali zaki iyo rahma reeys oo ay u daaran tahay waxkale ey ila noqotay 😱😱😱😱

  • @mosalah._5166
    @mosalah._5166 4 ปีที่แล้ว +5

    Ya dawanaya 2020 wa 1/1/2020 1:51AM

  • @zalmanhashiboy2746
    @zalmanhashiboy2746 5 ปีที่แล้ว +1

    legend fanaanka waa bashaash
    fanaanti dhoola cadey buu ku dhaafay waa laqora fanaanba meeshu ku fiicanyhy hore usoco libah

  • @hmm1699
    @hmm1699 2 ปีที่แล้ว +1

    KAN in fanan weyn laga dhigo buu istaahilaa Love you Ahmed Rays

  • @mscawo1431
    @mscawo1431 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 Yaa daawanaya

  • @Maxamed-dh6qx
    @Maxamed-dh6qx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hees waa tana ❤

  • @farhiyaqali122
    @farhiyaqali122 6 ปีที่แล้ว +55

    naagaha meeshan kasoo leh inan ka waan jeclhy iyo waan ka helay wixiina been aniga jaceelkiisa anoo uu ihaayo leenba dhashay run run ujeclhy oo wlhi ah meel walba sawirkiisa iiga muuqdo

  • @MaarigShahri
    @MaarigShahri 8 หลายเดือนก่อน +1

    2020 heestan oo aad u jeclaa ayaan kaga soo baxay wajaale ilaa hargeysa

  • @shabannur14
    @shabannur14 8 ปีที่แล้ว +1

    Erayada Ayaa ciilay Ahmed rays sidiisa kale walee top ayad thy 👌👌👌❤️😘COD+style 👏👏👏 wuuba shidan yahay

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 ปีที่แล้ว

    Waa heestii ugu horaysay ee muusiga tumay maftuux cadceed inta aan ogahay anigu

  • @ibrahimxasan3037
    @ibrahimxasan3037 8 ปีที่แล้ว +1

    fanan da yar oo daayo leh.haybad faneedna ka muqaato weeye .hore u soco

  • @murtistudio8619
    @murtistudio8619 8 ปีที่แล้ว +15

    sxb rays nolow hees qiimo badan weeye

  • @libanabdi5799
    @libanabdi5799 7 ปีที่แล้ว

    ahmed rays caadi maahan heesta iyo cayaarta way is wataan,saan aalaga rabaa kii.fanaan ah ee microphone ka laguma mashquulo

  • @zhacnizhuzhu8517
    @zhacnizhuzhu8517 7 ปีที่แล้ว +10

    codkada xxx wlh
    😍😍😍😘😘
    my ahmed rayz
    😘😘😘💯💯💯💯
    zhacni zoo qaad dee bae😂😂😂😂😂😅😃😃😃

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +2

      Hellow After 3years ma nooshahy ma dhimashaa Halkee Caawa joogta.😂😂
      Waa yarkii ahmed reys badalaye.kkkk

  • @sombrighttech
    @sombrighttech 7 ปีที่แล้ว +2

    Haasaawe been beeniyo ha igu hodin halaagisaga.
    Hello Hadalkaagii waayoo Ruux kalaad la haysaa. 👌👌✌✌😍😍...

  • @samsamsaleh5222
    @samsamsaleh5222 7 ปีที่แล้ว +12

    Axmeto ax ciyaal xaafad abti 👌

  • @AyuubkhanShoodhe-q1o
    @AyuubkhanShoodhe-q1o 7 หลายเดือนก่อน +2

    2024 qofkii daawanaayo like😂😂❤

  • @ShiDanE____14
    @ShiDanE____14 ปีที่แล้ว +2

    legend heestan wax badan waa radiyay😢❤ 0:39

  • @millinner-mirrr-hd210
    @millinner-mirrr-hd210 8 ปีที่แล้ว +1

    King Nice
    style N cod N dance
    waan ku haystaa

  • @maryamoc.rashiidofficail6564
    @maryamoc.rashiidofficail6564 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah
    Al fanaan axmed rays isha calaa cod

  • @shaaficidalmar3354
    @shaaficidalmar3354 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaashaa allh wiilkan tageere u ahy

  • @ikranmohamed7879
    @ikranmohamed7879 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan fanka wuu kaxey

  • @mohammedsadiq3717
    @mohammedsadiq3717 5 ปีที่แล้ว +1

    Haloo hadalkaagii waaye qof kalaad la haysaa

  • @AashDaahir
    @AashDaahir 9 หลายเดือนก่อน +2

    Still watch’s 2024 the best song amazing 🎤🥰❤️🥰🫶

  • @amaljirde1126
    @amaljirde1126 8 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed wad maraysa codka iyo stylkaba halkeedi ayd dhigty hesaha no so badi zxp 🖒❤

  • @maskiinciile
    @maskiinciile 8 หลายเดือนก่อน +2

    Still,2024🎉

  • @luulismacil9488
    @luulismacil9488 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wxaan ku xasuusta 2016 anoo Inan yar ah wiil aan jeclan jiry inuu iso diro aan mar walpo dhakeysan jiry anoo jaceylkeyga usheekan ayu idhahy ani iyo adga masii wado socan karnoh ee by bila sbb💔😢😥😓

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 3 ปีที่แล้ว

      Waxbuu kugu dhigay😂😂

    • @ZAHARD144
      @ZAHARD144 3 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @ZAHARD144
      @ZAHARD144 3 ปีที่แล้ว

      Inan nin jacayl kaga horesay khayrkay ka sugaysa muxu yahay

  • @samiirayousuf1974
    @samiirayousuf1974 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 yaa ila dawanaya

  • @abdiasiis3316
    @abdiasiis3316 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees hore ala mxaan soo dhagaystay

  • @farduusmohamuud3723
    @farduusmohamuud3723 5 ปีที่แล้ว

    Axmed rays fanaan aan taageero noloshu kuma xumayso

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 6 ปีที่แล้ว +16

    mashallah yan la ilawin waa qof muslim . i hate qof quruxbadan in lo oran wayo mashallah.hoy dado anigay i xaysa isha xaside qof walaka ee qurxon uu dhe mashallah

  • @asadguudcad9532
    @asadguudcad9532 2 ปีที่แล้ว +1

    fanaan boqolkii ba boqol la yaraystay

  • @sihaambare2410
    @sihaambare2410 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla jecliyaa inan kan cadowgaaga u nlw my boqortoyo aan ku faano axla hees ma istiry horaa loosocdaa my dhiiga❤💋👏👏👏👏ku taageer snhy

  • @munoali5858
    @munoali5858 8 ปีที่แล้ว +21

    OMG love u Song keep up ahmed rays 💋💋💋💋

    • @hanifarahzlhhspy3956
      @hanifarahzlhhspy3956 8 ปีที่แล้ว +1

      💚💚💚💚💚💚💚💚💚 😘😘😘😘😘😘😘😘😘 😛😛😗😖😕😖😨😨😨😖😚😑😌😎😏😨😜😗😚😐😚😍😨😜😠😳😠😳😤😚😚😛😔😓😚😨

    • @yaasiinducaysane1976
      @yaasiinducaysane1976 6 ปีที่แล้ว

      Muno Ali

  • @sheebeyare2360
    @sheebeyare2360 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa dawanay sidadoo kale

  • @amaliina7378
    @amaliina7378 6 ปีที่แล้ว +7

    I Love this man ❤️

  • @akramahmedibrahim7406
    @akramahmedibrahim7406 8 ปีที่แล้ว +39

    kkkkk nice bro reer hargeysa waaban kahelaa

    • @hanifarahzlhhspy3956
      @hanifarahzlhhspy3956 8 ปีที่แล้ว

      aaaaaaasssssssaaaaaa aaaaasssssssaaaaassss essasaqawwq aaaaaaaaszacvbafffd. qdfaaasasaasaaaa. ssxddazvxf edeaazxcvvfreeq. qrdafwdgFaaa Aqwwe

    • @istaahilfaysal1112
      @istaahilfaysal1112 7 ปีที่แล้ว

      kkkkk

    • @akramahmedibrahim7406
      @akramahmedibrahim7406 7 ปีที่แล้ว

      istaahilma wax lagu qoslaa meesha saaran

    • @akramahmedibrahim7406
      @akramahmedibrahim7406 7 ปีที่แล้ว

      was ist das ein Schrift ,,, wie lissman den oida geh

  • @abshiroaweys7228
    @abshiroaweys7228 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus 2016 gabar aa isku kursi ahayn waliba sxpteyda qaaliga ahayd muno aa la dhihi jiraay baa ii tuurtay dugsiga dhexe ayaa ku jirnay marka fasalka tagno waa daran jirnay hada gabartaas meel ee ku dambeyso ma aqaan meel kasto aa joogto allah hakugu nabad yeelo sxp fcn waa ahayn lkn waqtiga nakala waday

  • @maxamedmuuse3890
    @maxamedmuuse3890 9 หลายเดือนก่อน +1

    2024ka haddaa daawataY like isii sxb

  • @haytnuur
    @haytnuur 8 หลายเดือนก่อน +1

    2018 come back 2024

  • @djnawdar3018
    @djnawdar3018 6 ปีที่แล้ว +12

    2017 aya dawanaya blz like 🙏🙏

  • @anjlinajulio9709
    @anjlinajulio9709 7 ปีที่แล้ว +19

    dayax dalnurshahaa hargesa miya 😃😂😂nyc cod

    • @hassanjama6703
      @hassanjama6703 7 ปีที่แล้ว +1

      drs anjali Reer xamarku reer hargeisa cod ku gadhi mayaan😂😂

    • @anjlinajulio9709
      @anjlinajulio9709 7 ปีที่แล้ว

      Hassunni H gang 😃😃sheik sudesi miya cod maku garayan kulaha uyuka umalesid ine oyayan niyey umadan wllhe ha igu dirin🙄

    • @hassanjama6703
      @hassanjama6703 7 ปีที่แล้ว +1

      drs anjali Lol 😂😂 Runta waye cod hayaan haka xanaqin

    • @hudunqalbi8994
      @hudunqalbi8994 7 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh

  • @nastexoabuukar1400
    @nastexoabuukar1400 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan kama dalo❤

  • @hamdidini1717
    @hamdidini1717 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 kama daalo 👌🥰

  • @zakidhaqane1378
    @zakidhaqane1378 11 หลายเดือนก่อน

    Favoriete song ❤😢

  • @farhanomar6593
    @farhanomar6593 2 ปีที่แล้ว +2

    wath a amazing voice inaba caadi ma aha

  • @nabadoonzakariailyaasbashi6674
    @nabadoonzakariailyaasbashi6674 8 ปีที่แล้ว

    fantastic song rays thanks wlh waa hèes isoo jedatay wan ku tagersanahay jir oo joog

  • @kowsrgaraad7418
    @kowsrgaraad7418 8 ปีที่แล้ว +4

    caadi ma ahaa heestani hctv dawo hubso nimco waydii

  • @khadijamohamud7895
    @khadijamohamud7895 8 ปีที่แล้ว +1

    MAaasha Allah abwe illahay ha ku dayo♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @phaceedkaroonpharhia5058
    @phaceedkaroonpharhia5058 6 ปีที่แล้ว

    amed reys wlle wangu hesta dhabti waliga nolow full recbact😘😘😘

  • @taygacj4073
    @taygacj4073 8 ปีที่แล้ว

    Fever song I like is song Nice words Keep up broAyadee ka shidanthy ahmed rays♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @aasiyoabdirixmaan5222
    @aasiyoabdirixmaan5222 ปีที่แล้ว

    Ninkan xagee ka dhacey❤

  • @Carabstudio1122
    @Carabstudio1122 ปีที่แล้ว +2

    2023

  • @cabdiqanihassan5
    @cabdiqanihassan5 3 ปีที่แล้ว

    Maftuux cadceed bariga misigisa ad buu ufiicna

  • @yaxyeyoung1181
    @yaxyeyoung1181 8 ปีที่แล้ว

    wow axla hees dee waan ku heystaa heestaan Ahmed rays

  • @maahiribraahim1988
    @maahiribraahim1988 8 ปีที่แล้ว

    wooow caadi mahan heestan waxa aan dhagaystay tiiro ahaan 30 jeer laxanka ay macan lkn miidhaha ma qanciin stel ay ku dhamaday heeskan waa asal ahmed rays waa fanan yer oo so kuraya

  • @CumarIsman-y4d
    @CumarIsman-y4d 8 หลายเดือนก่อน +1

    Still 2024

  • @Cabdulaahi70
    @Cabdulaahi70 15 วันที่ผ่านมา +1

    Still watch 2025😅

  • @hanonhussein1175
    @hanonhussein1175 8 ปีที่แล้ว +26

    Kana qurux baabu la soo baxay

  • @axmedzaki6881
    @axmedzaki6881 ปีที่แล้ว +5

    Still. 2023.

  • @shaficiilkacase2881
    @shaficiilkacase2881 7 ปีที่แล้ว +2

    wan ka helay heestan

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 6 ปีที่แล้ว

    Hargeysa waxaa lagu yaqaan boga iyo dhexda yar wallee sida magaaalooyinka qaar gooryaan caloosha lamay weynaane viva hargeysa caddeeey💋💋💞

  • @cqaniahmeddaahir1259
    @cqaniahmeddaahir1259 3 ปีที่แล้ว

    2021 dhamaadkiisa inta daawanaysa is muujiya

  • @susannaabdihakim4414
    @susannaabdihakim4414 8 ปีที่แล้ว

    Wwwwww cesh cala hee cadi matihid cod iyo style intaba wad kasidataa

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 7 ปีที่แล้ว

    heestan mcn weeyan Hargeysa ayaan kusoo xusuustaa

  • @zanubamuse1681
    @zanubamuse1681 8 ปีที่แล้ว +3

    waaaw caadi maha wlhi I loved❤❤❤❤❤❤

  • @sanberiaborama2786
    @sanberiaborama2786 8 ปีที่แล้ว +1

    best song in 2016 viva #ahmed ........ rays

  • @suldaanyare4612
    @suldaanyare4612 8 ปีที่แล้ว +2

    U look stunning bro and nice song

  • @niyadzamefamous44
    @niyadzamefamous44 8 ปีที่แล้ว +1

    woow Ahmed rays Ku tageeraa Wlhi ka helay

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 7 ปีที่แล้ว +9

    Hellow hadalkaagi waayoo ruux Kalaa la heeysa ❤ iga gadan heestaan 👏