XAYAAD XIKMO VS XAMAR | DARAAWIISH MAXAAD TARTAA | JAWAABTA SICIID DAA'UUD MASXAF | (PART 8)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @samaalejr8972
    @samaalejr8972 4 ปีที่แล้ว +589

    AWDAL WAA LAF DHABARTA SOMALILAND INTII REER SOMALILAND IS MUUJIYA💚🤍❤️

  • @madaxweynahajamhuuriyaddas528
    @madaxweynahajamhuuriyaddas528 4 ปีที่แล้ว +226

    Country Somaliland Awdal
    💚💬❤🙏

    • @macanmacan170
      @macanmacan170 4 ปีที่แล้ว +6

      🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏

  • @jamacfood4990
    @jamacfood4990 4 ปีที่แล้ว +138

    Habalaha somalilnd viva from Baligubadale hawad

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 ปีที่แล้ว +2

      guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan wallo

    • @qadanxasan3016
      @qadanxasan3016 4 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰

  • @sharmarkehussein2162
    @sharmarkehussein2162 4 ปีที่แล้ว +163

    Anio aha wiil reer awdal aha waxaan idin leenahay dalakani waa mid qudha viv somalailand💚⚪❤

    • @hamzebadri2591
      @hamzebadri2591 2 ปีที่แล้ว

      Gumaysiga ka xarow

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano 2 ปีที่แล้ว +1

      legedn cawa ayan qoraalkaga arkay waa sidaa ad sheektay

    • @hassanmoh6286
      @hassanmoh6286 2 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚✅

    • @faizam523
      @faizam523 ปีที่แล้ว

      Naftaada kaliya ka hadal ma matashid reer Awdal adeer.

  • @nawaalnalka5983
    @nawaalnalka5983 4 ปีที่แล้ว +351

    Walee Awdal waa laf dhabarta somaliland dhiigayagii idin jecliya from hargaisa 💖💖💖

    • @garaadmediaproduction3234
      @garaadmediaproduction3234 4 ปีที่แล้ว +10

      sido kale walal dad ayaa isku keen dirayee dadku waa mid qudha

    • @Maahir--moha11
      @Maahir--moha11 4 ปีที่แล้ว +4

      @@garaadmediaproduction3234 waa zax aniguba taas waa qabaa

    • @zakiesmail4231
      @zakiesmail4231 4 ปีที่แล้ว +5

      @@garaadmediaproduction3234 alleh haydin ajar siiyo walalahay booroma fikrad khaldan idnka amiinsate lkn mnta maya gop inaad tihiidin ayaan Qiray

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +11

      Haa rerr borama waa laf dhabarta somalilnd awdal ayaa lagu dhisay somalilnd ilaa imikana ayagay ku dhisanthy love rerr Borame 🤞❤️from hargeisa

    • @yesbos5350
      @yesbos5350 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋

  • @assadabdimalikfarah1991
    @assadabdimalikfarah1991 4 ปีที่แล้ว +591

    Somaliland wamid ismujiya reer somaliland my Awdal 💯💯🙏

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 4 ปีที่แล้ว +10

      Sax Waa Abwaankii Qarniga Nooloow ViVa Somaliland

    • @hodancabdi2879
      @hodancabdi2879 4 ปีที่แล้ว +6

      awdal 😍😍 somaliland😍😍allow ada iga beeray

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +4

      Awdaaaal ❤
      Gobolki cilmiga

    • @hamdasamir8755
      @hamdasamir8755 4 ปีที่แล้ว +4

      Hooyadii somalilan ilaahay baa igaberay viva somalilan ❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤😍😍😍😍❤❤❤😍😍😍😍😍😍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤❤

    • @isradhemaannuura5911
      @isradhemaannuura5911 4 ปีที่แล้ว +2

      Borama waan ku faana hadaan reer somaliland nahay

  • @fartaagteofficial8636
    @fartaagteofficial8636 4 ปีที่แล้ว +251

    Erayadaan waa mid dareen xumbarsan oo sax ah hadaan re somalia 🇸🇴 nahay aan dib isugu noqono 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 ree hargeysa nabadaaa heysataan ducaan idinkugu darayaa 🙏🏻🙏🏻🙏🏻 inta igu raacsan gacanta👍👋

    • @maizasultan6269
      @maizasultan6269 4 ปีที่แล้ว +1

      Idina wanu idin ducynynaye dhiigun hanagu kicinina wllyaal

    • @istaryare1622
      @istaryare1622 4 ปีที่แล้ว +3

      Walahi heesahii hore ima taaban jirin lkn tan ayaa itaabatay heer oohin iga soo daadatay anoo rer somaliland yahiin rer abtigey rer aabaheyna yahiin rer somaliya waan damqaday xaqiiq qalbigaa idhaqaqay ilaa how somaliya nabad waarta sii

    • @somali_dhalad1207
      @somali_dhalad1207 4 ปีที่แล้ว +4

      Dadkii caadiga ahaa ee bilaa cuqdada ahaa ayad tahay wlhi

    • @aminadhool4620
      @aminadhool4620 4 ปีที่แล้ว +2

      Midynaan ogayn inay somaliland tahay mid qudha 🇮🇷🇮🇷🇮🇷⚘⚘🌹

    • @had1070
      @had1070 4 ปีที่แล้ว +1

      Waaa maxay faqashata bal ii sharaxa

  • @mustafemohahmed4519
    @mustafemohahmed4519 4 ปีที่แล้ว +311

    Reer Boorama wa labeenta iyo lingaxa isku haya somaliland
    Dadnimo wa u dhalasha .E
    Dalkani wa mid qudha (calashan JSl)
    Hello reer Somaliland

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 ปีที่แล้ว +1

      aleeylehe wallo waa sidaa aad tidhi guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan

    • @zu7729
      @zu7729 4 ปีที่แล้ว +1

      So kuwa TH-cam buuxiyay oohintooda Ti ugu dambeysay ugaas kooda magaalada afkeeda laga celiyay ceeb iyo ihaano ka weyn miyaa jirta waa dad loooma ooyaanah saa doontaan ka yeesha

    • @mustafemohahmed4519
      @mustafemohahmed4519 4 ปีที่แล้ว +1

      @@zu7729 kula yaabi maayo oo kaskabad hadashay ee kor isku So qaad xanjaarta ku kla jeede mahadsanid

    • @missaftax9732
      @missaftax9732 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafemohahmed4519 waleee meeel kga soo hdhey

    • @mustafemohahmed4519
      @mustafemohahmed4519 4 ปีที่แล้ว

      @@missaftax9732 mahadsanid

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 ปีที่แล้ว +126

    Waa ku wataa awdal
    From laascaanood ❤️

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 4 ปีที่แล้ว +47

    Xayaad xikmo I love her wlhi From Berbera waxan moodayay in ay Fanka ka fariisatay welcome back miss xikmo illhy ba Cod iyo qurux Siiyay keep going Sister❤️❤️❤️🙏

  • @ifraaxkhadar162
    @ifraaxkhadar162 4 ปีที่แล้ว +127

    ish calaa jawab vivi dadkii laga beeray Somaliland from Norway

    • @yahyeyahye6459
      @yahyeyahye6459 4 ปีที่แล้ว

      Tan jwaab ka fog hal erey oo lagu garacay kama aysan soo jawabin melkale iyo waxaan mesha oolin ayee kenen

    • @qalbiuroon1450
      @qalbiuroon1450 4 ปีที่แล้ว +2

      Naa xeryihii qaxootiga ee dhadhaab Kenya soo xareeya horta from borama

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว

      ❣️❣️❤️❤️👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽🌾🌹🌿🌿 huno

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว

      @@yahyeyahye6459 Ord kabax caabulda socoonn kadiip isowc 👋🏽

    • @alimohamedahmed327
      @alimohamedahmed327 4 ปีที่แล้ว

      @@yahyeyahye6459 sxb indhahaad iska rideysaa mataasaan jwb aheyn
      "adoo liida soo dayacay daraawiish maxaad tartaa
      Digtoor adigoon aheyn qofkeebad daweyn kartaa
      Reer kaagiyoon daba shidan dan guudna maxaa ku farey?"

  • @mariaanwar1104
    @mariaanwar1104 4 ปีที่แล้ว +207

    Waxba waxas ku qadan mayan qadaadweyntu😂 Somalilanderku Haa Nooladan🥰✋

    • @ubahxuseen9237
      @ubahxuseen9237 4 ปีที่แล้ว +4

      Hooyadaa ayaa qadaadweyn ilmo oromo

    • @hamdahiis9052
      @hamdahiis9052 4 ปีที่แล้ว +6

      Iidoor 90ka ictiraf badku riyotan mana heshan iidoor dhib badanaa 🤣🤣😂 iskaga sii jira riyada waligiin maheleysane

    • @asoumabdikarin388
      @asoumabdikarin388 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ubahxuseen9237 soodigaa qadaadka wayn leh adigu😀

    • @maryanxasan6790
      @maryanxasan6790 4 ปีที่แล้ว +6

      Qadwenta wakuwa hargeyso basabirkoda lagu imado ta kugaro iney 1000kudhaman kakac hurdada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qadaadkeyga taabtey..

  • @idirisabdiyousuf7946
    @idirisabdiyousuf7946 4 ปีที่แล้ว +168

    Somaliland Waa mid Bari Iyo Galbeed.
    Isku doonis ayaanu naahy Somliland
    Waa U dhalasho.
    Iska hadlayaashu waxay doonayaan ha iska yidhaahdaane

    • @nasiimchannel6011
      @nasiimchannel6011 4 ปีที่แล้ว +3

      Guul soomaaliland

    • @idirisabdiyousuf7946
      @idirisabdiyousuf7946 4 ปีที่แล้ว +1

      Guul iyo gobanimo

    • @fanboys8813
      @fanboys8813 4 ปีที่แล้ว +5

      Qadad wayntii waxbaa ku dhacay dadkayga Awdal inaga dhiciya

    • @fanboys8813
      @fanboys8813 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nasiimchannel6011 Guul guul

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 4 ปีที่แล้ว +1

      Abwaankii qarniga Waa Abwaan ah %100 Caadi ma ah Guulaysta Somaliland

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 4 ปีที่แล้ว +75

    Xaqiraaad ma ficneee markaaan runteeey dhagaha noku shu shubeeen🤣🇸🇴👍

    • @captainusopp4395
      @captainusopp4395 3 ปีที่แล้ว +1

      💪

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 3 ปีที่แล้ว +8

      Dadkii xaqiiqda xamililahaa wey idinku yaryihiin sharafeey marka laga reebo adiga iyo dhawr qof ookalee
      FG. Bal walaalo dhagayso heesta BK ee tidhaa( Labaan mid ka goynayaa) heestu jacayl maaha waa siyaasad hadaad dhuuxdo midhaha waad garan doontaa xaqiiqada

    • @amalxirsi1115
      @amalxirsi1115 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadaa runta loo shegy my sister

    • @maryanmahamuod3421
      @maryanmahamuod3421 3 ปีที่แล้ว

      😅😅

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +164

    Reer Boorama Iyo Hargaisa Iyo DJabouti Waa Dir Waana Rag Wallo Ah Ee Yaan Layna Kala Gurin Colaad Layna Dhex Dhigin Cidi iskama Keen Xigto 🥰🥰 one love🇩🇯💚⚪️🔴

    • @samimaabdullahi5201
      @samimaabdullahi5201 4 ปีที่แล้ว +8

      warunta walalo markasta ayaka ley laiskudira wanyapa marka ayako iscaynayo ciil aya igaqabta viva diir

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +9

      @@samimaabdullahi5201 Haa Wallo Macaneey Daarood Baa Ilaa Jigjiga Ilaa Sool Inoo Habar wacanaya Oo Doonaya In Dir Loo Taliyo Oo Lakala Guro inagu waxaynu Sharaf kuleenahay dawlad inaynu yeelano Balse Sharaf Kuma Lihin In Laynoo Taliyo Inagoo Somali Ugu Badan Oo Layna Kala Guro Inader Macn Illhy Dadkeena Ha Mideeyo Meel Kasta Ay Joogan Manshllh Illhy Nabad galiyada Haynoo Siyaadiyo Iyagana Nabad baanu La Jeclnahay Iyo Inay Horta Iyagu Midoobaan 🥰🙌🏻🙌🏻

    • @aishaahmed9370
      @aishaahmed9370 4 ปีที่แล้ว +10

      @@bintiahxmedsaleban9682 meeshan dir lagama hadlayo dagalna ma jiro ee heesta ayaa ruunta la isugu sheegaya mida kale somaliland qabil ma mideeyo ee xaduud baa midaysa darawiishta sool daga ee aad daroodka ku riixaysana waa somalianders marka meesha Somaliya iyo somaliland ayaa wada hadlaysa idinkana fadlan somaliland hakala gurina please somaliland waa dal iyo dad qudhe

    • @user-sr86ui3xsuexi
      @user-sr86ui3xsuexi 4 ปีที่แล้ว +1

      @Binti Ahmed waxaan Ku weydiiyay ISAAQ goormuu DIR noqdey?

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 4 ปีที่แล้ว

      Haa walaahi waa runtaa 👍🏾❤️

  • @abdirashiidmoxamet2535
    @abdirashiidmoxamet2535 4 ปีที่แล้ว +225

    Dadka Somaliland waa Dada isku wada mawqafa waana dadka somali dhan kugu Adag dhan walaba Gacanban u taagay wllhi from muqdisho Waad u qalantan Waxa walba 💝

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂❣️❣️❤️❤️😂❣️❣️❣️❣️🌹🌹Mahsanid huno Wax udhalshow Dey

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +6

      Yes somalilnd hanolaato 🤞💪adigana thanks

    • @ahmeddhame4213
      @ahmeddhame4213 4 ปีที่แล้ว +3

      Alle haku sharfo soomaaliland 🙏🙏

    • @niciimalove803
      @niciimalove803 4 ปีที่แล้ว +3

      Keep going bro mhd sanid kun jeer 🥰🌹

    • @hannamohamed8329
      @hannamohamed8329 4 ปีที่แล้ว +2

      shukran bro hawaara calanka tawxiidka lihi somaliland muqadas

  • @idirisabdiyousuf7946
    @idirisabdiyousuf7946 4 ปีที่แล้ว +185

    viva Somaliland. waa wada jir Somaliland. hablahyaga ayaa ku filan Dib u socodka iyo Wixi Midnimadi dhimaty Iyo Riyadii 60kii Ku Saaabsan

    • @umulkheerahmed6949
      @umulkheerahmed6949 4 ปีที่แล้ว

      Xasbunallah was dhiinteey baa tahey

    • @asmaqanibarre230
      @asmaqanibarre230 4 ปีที่แล้ว +1

      Naa ka xishood ninka

    • @ubahxuseen9237
      @ubahxuseen9237 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa tidhi ilmo oromo midnimo ayaa hargeyso xoog ku qabsabeyso aad is fiican u ooysaane

    • @idirisabdiyousuf7946
      @idirisabdiyousuf7946 4 ปีที่แล้ว +3

      HABAARKU REEBAN. MAXAA SAMAHA KAA DABREE WANAAGUNA KUUNA DAMQAA WALL

    • @faisaabbdirahman722
      @faisaabbdirahman722 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ubahxuseen9237 oromada suuliyadan iyo bulucadahan ku qodana wll
      Anaga nomaha ciidan na ilaliya
      Adigay xoog military la joogan dhulkoda
      Haday cid dhul ka qaadanayana ada khatar ugu jira e is ilali

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +313

    Hablo Geela Dhicin Kara
    Hablo Gobannimo Hanan Kara
    Hablo Weerar Gali Kara
    Quruxdana Kawada Mida
    Geesteena Mooyee
    Dhulka Kale Ma Joogaan
    Somaliland 🇮🇹 🇮🇹 🇮🇹 🇮🇹 wali Inagaa Leh

  • @hamdasamir8755
    @hamdasamir8755 4 ปีที่แล้ว +73

    Waxan ahay darawishta adeer waxan ahay somalilan nadaya tisaba daryelaa tukale ku daree hadaan nahay darawish farmaajo ayaa runta noshegay adeer somalilan hanolato i Love somalilan ❤🙏❤🙏❤🙏❤

    • @hafsaxidiigofficiale305
      @hafsaxidiigofficiale305 3 ปีที่แล้ว +7

      Gobanimo runta gabdha darwisha caqali ficn tahy soomlilnd ayad tahy dhulkagu yahy hadii soomlilnd sas ku tagnto wa guul hadi laysracona markasta soomlilnd tahy wllo

    • @baaruudak.b.m1114
      @baaruudak.b.m1114 3 ปีที่แล้ว +5

      Nooloow Daraawiishta asalka ah

    • @nimcocabdi3640
      @nimcocabdi3640 3 ปีที่แล้ว +1

    • @ahmedmahad3998
      @ahmedmahad3998 3 ปีที่แล้ว +1

      Fikrad ku gaara weeyaan ina adeer anagu Somali baan nahay 🇸🇴🙏💪💯

    • @abdirahmaansacad1184
      @abdirahmaansacad1184 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmahad3998 hadaa ayaan Somali ahayn ader waxbaa ka qaldane Somali iyo somalia kale saar jahilyahaw

  • @johnpea9549
    @johnpea9549 4 ปีที่แล้ว +51

    Walaahi waanu ku jiidnay hadaanu nahay ree awdal waxaanu nahay dad is dhalay . Mxay nataraan bal way iskasoo hadlaanuune 💚🤍❤

  • @madaxweynahajamhuuriyaddas528
    @madaxweynahajamhuuriyaddas528 4 ปีที่แล้ว +135

    1:25 Boorama Somaliland
    💚💬❤

    • @Jimcaalecumar-y6b
      @Jimcaalecumar-y6b 4 ปีที่แล้ว

      ❤🤍💚💋💋❤❤🤍🤍🤍💚💚💚

  • @abdiazizmoh3166
    @abdiazizmoh3166 4 ปีที่แล้ว +126

    Waw boqortoyadi reer awdal jawaab waa fiya wlle gantaal baa kudhacay kiiyara ee iska hadlayay guul somaliland hablo werar galikara💯💚🤍❤★💚🤍❤ dhigaa iikacay dhaman hal kaliya nahay Somaliland naga badan

  • @amaalabdi3455
    @amaalabdi3455 4 ปีที่แล้ว +233

    Hayay anaa u horeya ismuujiya rer somaliland wadankaygii

  • @mustafehusseinshire6178
    @mustafehusseinshire6178 4 ปีที่แล้ว +43

    Kkkk Aduuun abihii wasay weeeyi Hawiye samaroon leh waa Lahaystaaa!!
    Samaroon siciid waa Lafdhabarta somaliland✊

  • @drsfatahdaahir3271
    @drsfatahdaahir3271 4 ปีที่แล้ว +23

    Awdal somaliland iyada lagaso dhisay wlh ciyar maha best jawab aya lagu dhuftay qdwtii cuuca lomabahna

  • @ubahladanmohamed9744
    @ubahladanmohamed9744 4 ปีที่แล้ว +138

    DaLkaYgani waaa Mid Qudha😥❤️💯

  • @hamsehalane5919
    @hamsehalane5919 4 ปีที่แล้ว +62

    Mcha alh xayad xikma wad muujisay muwadinamdaadi adiga iyo abwaanka borama ka so jeda somaliland guuuL💚💬❤

    • @maxamadsulaymaan8733
      @maxamadsulaymaan8733 4 ปีที่แล้ว

      M.a xayad xikma wad muujisay muwadinamdaadi adiga iyo abwaanka borama ka so jeda somaliland guuul

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +156

    *guul somaliland hdaad jamhuuriyadan qooqday tageersantahy☝️*

  • @xasancisman4636
    @xasancisman4636 4 ปีที่แล้ว +48

    Inta Reer Awdal Iyo Somaliland
    Horaaa loo soco Nayaaa
    Nacabku Darbiyada Ha Jiidho

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 4 ปีที่แล้ว +32

    Dadkii Afsoomaaliga iska lahaa iga dhe - Xayaad inaabti halkeeda ayaad dhigtay, waanaad soo xidhay doodi - God bless Awdal, Somaliland.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 4 ปีที่แล้ว +1

      Suugaan iyo af-Somali cid reer Somaliland iska celin kartaa ma jirto geyigeena geeska oo dhan - soo qor waa : run ama been

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 ปีที่แล้ว +125

    Jamhuuriyadu waa mid bari io galbeed
    Wlhi hablaha somaliland wax lo dhigo majiraan one love 🔴⚪️🟢

    • @ikraanitazaed7741
      @ikraanitazaed7741 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta haplahena cid lala dhigo ma jiran

  • @ahmednoor671
    @ahmednoor671 4 ปีที่แล้ว +66

    Horu soco Somaliland Guul I am from somali state

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 ปีที่แล้ว +99

    Rer somaliand wa gob anigoo rer muqdisho ah ayaan idin qiray ina gob tihiin xasuuqii siyaad bare waxa jira dad family kodii 1qof kasoo haray sow calool xuma maha😭 from muqdisho🇸🇴

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 ปีที่แล้ว +4

      Sacdiyo adoo kalle dadku mawada aha noolow anaaba kamida dadkaas 8 adeeraday halmar ladilay😭😭😭abahay madi ayuu noqday runtii dadka qaar ciyaar ayay layihiin wax sorry

    • @Abdinasir18
      @Abdinasir18 4 ปีที่แล้ว +3

      wlllshy sacdiya caqli fayoowa haduuu ku jiri lahaa faqashata waxa kastaa waa hagaagi lahayena

    • @mali7297
      @mali7297 4 ปีที่แล้ว +5

      Wll wixii dhacay wey dhaceen
      Qabiil loo aaneynayana ma jiro
      Wixii dhacayna wey dhaceen
      Oo dawlad baa ka masuul aheyd
      Ka gudub
      Wllnimo iyo darisnimo welcome

    • @Sacduush2
      @Sacduush2 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dheman1418 sorry xabibti allaha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭😭

    • @Sacduush2
      @Sacduush2 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdinasir18 saxix

  • @deutschelernen7769
    @deutschelernen7769 4 ปีที่แล้ว +23

    Somaliland siyaasad ayay isku dhaliisha lkn muwaadin nimada waan kawada simanay qadaad wayney hamoodina hadday reer awdan mucaarad noqdan inay Somalia rabaan

  • @khaliifmavio4655
    @khaliifmavio4655 4 ปีที่แล้ว +56

    HablaHa somaliland 💪
    From to hargaisa

  • @fatimaalahi2786
    @fatimaalahi2786 4 ปีที่แล้ว +135

    Hadaan ahay reer awdal somaliland ayaan ahay gul dalkaygi guul💓💓

    • @yahyeyahye6459
      @yahyeyahye6459 4 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland mexee ku sisaa gumeysi ayee kugu hesaa xamsi ayee idinka aruurisaa

    • @abshir1974
      @abshir1974 4 ปีที่แล้ว +3

      Geesiyaasha awdal somaliland lafdhabarkeeda weeyee xaasidku darbiyada ha jiidho

    • @_s8895
      @_s8895 4 ปีที่แล้ว +7

      @@yahyeyahye6459 yaa gumaysta bajaqei ninka lagumaysto waa ninka AMISOON ilaliso dadkan ayaga dhistay somaliland ee kabax meesha nacaladi ku dhashay wase😠😠

    • @mali7297
      @mali7297 4 ปีที่แล้ว

      @@_s8895 izaaqan iron ah markii la mariwaayey ayey dafarfyada naga soo weerareen
      Awdalna warkeedu wuu cadyahay
      Waxaanu sugnaaba waa sool
      wll bahalkan waraabaha marka la dilayo
      Ninka yiraahda yaan la diline
      Ayuu dhiniciisa isku turaa
      Somalia ayaa waraabahaas la mid
      Ah

    • @_s8895
      @_s8895 4 ปีที่แล้ว

      @@mali7297 REALLY WLHY🤣🤣🤣

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 4 ปีที่แล้ว +70

    Abti awdal waa lafdhabarka somaliland
    Waana halkiii lagaga dhawaaaqay
    Doqoni meeeel lagu kaftamayay moodaa in lagu kala tagay borama iyo somaliland uma kala sheekayn kartaaan anagaaa cid kasta iska xigna

    • @salanzeandnasiinkk8786
      @salanzeandnasiinkk8786 4 ปีที่แล้ว

      Anaga sidaan unahay rer awdal waxaan la jirnaa somalia dadkaas yar ee idin rraacsan miyaa been idiin sheegay

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 4 ปีที่แล้ว

      @@salanzeandnasiinkk8786 Sheekada Ha Qadhaadhayn Ee Taariikhda Dib U Raac FaHaN Ujeedada Dulucda

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 4 ปีที่แล้ว

      @@salanzeandnasiinkk8786 adi buuhadlathy waxana ku fashiliyey comment aad mar hore bixisay doqon yahow🤣

    • @salanzeandnasiinkk8786
      @salanzeandnasiinkk8786 4 ปีที่แล้ว

      @@asiyaahmed5182 Muranka jooji qulubta hooyadaa wase

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@salanzeandnasiinkk8786 Inanta Ha Caayin Neefyow Dhogorta Lihi Runtay Kuu sHeegte Maxaa Adi Dad Is Jecel Kuguso Dhex Tuuray

  • @munacisman5891
    @munacisman5891 4 ปีที่แล้ว +121

    Ab ab eesh qiyasak abwanada reer somaliland waxba lagama qaban karo👏🏼😂 .dalkanii wa miid quudha💚💭❤

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 4 ปีที่แล้ว +5

      Anaa Waliba aamusane Hadan Afka Furto waxan ka baqayaa in qaybta Comment ga la xidHo🤣

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 ปีที่แล้ว +14

    Xayaad Xikmo waan ku salaamay walal hadaad i maqlay Hablaha quruxda badan ee Somaliland ilahay cawrida iyo isha qadaadweynta ha ka daaho Aamiin somaliland waa isku mawqif cidii islahayd kala xodxodo no jaanis

  • @mohamedofficial6068
    @mohamedofficial6068 4 ปีที่แล้ว +27

    Ku quusgoo hadii aad aaminsanayd Awdalbaa midnimo rabta. Somaliland waa mid qudha barri ilaa galbeed 💯
    Somaliland nimo naga badan ha la is muujiyo reer somaliland💞

  • @jaabirpoy2658
    @jaabirpoy2658 4 ปีที่แล้ว +115

    M..a Wlhi somaliland cirkiyo daruurahey La daris tahey Somaliyey libin iskuma ogalidiine ana idin oge halaga fuqo somaliland tag oo talaabsatay guul ban idin Rajeynaya walalahen somaliland ❤💬💚💪💪💪

    • @kuushiaadan9461
      @kuushiaadan9461 4 ปีที่แล้ว +2

      Liicaato nin jira zhukran

    • @nasiimchannel6011
      @nasiimchannel6011 4 ปีที่แล้ว +2

      Thanks bro dadkan wad dhanta waxay sameeyeen dafiraya wanu idinka raysany shalyna anga waxa idinka dhignay oo guumaysi idinka furany mantana idin nacnay

    • @munaali9537
      @munaali9537 4 ปีที่แล้ว +2

      Nin raga ayaa runta qeeexa magacaa hajiro lii caato

    • @najaxathemmohomettnajaxath3005
      @najaxathemmohomettnajaxath3005 3 ปีที่แล้ว +1

      Liiban adaan ali waanku qirsanay nio brother

    • @ycabdimajiidahmed3513
      @ycabdimajiidahmed3513 3 ปีที่แล้ว

      Adigu liicaato matihid doqonbaa tahay duluucda hadalkana ma aada fahmin doqon

  • @faisaabbdirahman722
    @faisaabbdirahman722 4 ปีที่แล้ว +214

    Ana dega awdal somaliland na raba aya lagu yidhi 🤣🤣🤣🤣
    Somaliland 4 ever 💚🤍❤

    • @dugsiyeismacil1657
      @dugsiyeismacil1657 4 ปีที่แล้ว +2

      Somaaliland guul iyo gobnimo

    • @maxamedabdi4322
      @maxamedabdi4322 4 ปีที่แล้ว

      𝐕𝐢𝐯𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

    • @aminayusuf9852
      @aminayusuf9852 3 ปีที่แล้ว

      viva viva somaliland💚💚❤❤

  • @bagadsiin2274
    @bagadsiin2274 4 ปีที่แล้ว +60

    Xayaad xikmi dhashii Borama Somaliland 💚🤍❤

  • @qalbiuroon1450
    @qalbiuroon1450 4 ปีที่แล้ว +68

    Anagu hadaan nahay ree boorama wll halkan ayaa dhiigayaga ah siyaasada markaan isku yara qabsano ayaad moodaan inaan kalatagnay dhiiga dhuuxa my country somaliland 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 ปีที่แล้ว +5

      huuno walaahi aniga oo ah nin reer hargeisa ah ayaa kula leh somaliland adiga leh cid ka xigtaa ma jirto somaliland waa tii 1993 lagu sameeyay borama dugsigii sheekh cali jawhar. ta kale hadaad aragta laba qof oo doodaya waxbaa ka dhexeeye ee taa cmxasuusnow walaalo intaynu umuda iska xigno waynu doodu ilahay ayaa iskeen baday awdal hargeisa burco laascaanood cerigabo dhamaan waa dlkeenii

    • @qalbiuroon1450
      @qalbiuroon1450 4 ปีที่แล้ว +1

      @@alihassa2295 aad wll

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 ปีที่แล้ว +4

      wallo qaliga ah waxa aan idin leeyahay somali land waa mid ee xaasidinta inaga ilaaliya guul jamuriyada barkeysan iyo dadkeeda oo dhan one love dadkayga

    • @asyia9444
      @asyia9444 4 ปีที่แล้ว +1

      @@alihassa2295 wallo geesi ila dhashay waa sidaa somali land waa mid

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 4 ปีที่แล้ว +1

      @@asyia9444 aduunka qofkuu
      Wuxuu ugu jecel yahay
      Walidkiis iyo walaladiis.
      Waxa keliya ee kuu ilalinkara ilaahay kaa sokow.waa qadiyad.
      Bal eeg falastiin iyo
      Reer maymaar
      Cid diin ugu hiilinaysa miyaad aragteen.
      Somalida isku af iyo diin waanahay laakin isku qadiiyad maanihin.
      Vive sland

  • @rabiicyare8501
    @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว +27

    Lipaaxyo Gobalkii xadaarada iyo aqoonta bal wakaase maxaydun odhan ciyaala midnimooy. Boorama halkay somaliland ka dhiman laadahay❤❤❤

  • @fihiimamukhtaar9681
    @fihiimamukhtaar9681 4 ปีที่แล้ว +125

    Adnoo gabdh reer awdal ahina waxaan idin leeyahay dadka danguud rabow anaa dagan awdal iyo deegaanada saylacoo anoon kaa dulbood ahayn inaan nahay duul isdhalay dulqaad isdhalay dulqaadbaan idinku jirine dadnimo waa u dhalashdee dalkani waa mid qudha🇮🇹💉💘👈👉🇸🇴🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫 .

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 4 ปีที่แล้ว +4

      Woooow Saas Waaye Adinka is dhalay oo isku Dan eh isla jira

    • @munahasan2613
      @munahasan2613 4 ปีที่แล้ว +4

      Lafdhabarta somaliland iyo aqoonteediu soiw ma tihidin

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 4 ปีที่แล้ว +5

      Waa saas gobtii samroon siciid masha allaah

    • @mukhtaralmis9157
      @mukhtaralmis9157 4 ปีที่แล้ว +1

      Nazab qaliya hablo weerar gali kara hablo geela dhicin kara somalilandbaa laga helaa awdal baa laga helaa

  • @xayaatzharafzan2266
    @xayaatzharafzan2266 4 ปีที่แล้ว +72

    𝑯𝒂𝒑𝒍𝒂𝒉𝒂 𝒈𝒆𝒆𝒍𝒂 𝒅𝒉𝒊𝒄𝒊𝒏 𝒌𝒂𝒓𝒂
    𝒉𝒂𝒃𝒍𝒂𝒉𝒂 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒅𝒊𝒍𝒂
    𝒉𝒂𝒃𝒍𝒂 𝒘𝒆𝒆𝒓𝒂𝒓 𝒈𝒂𝒍𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒂
    𝒗𝒊𝒗𝒂 𝒔𝒐𝒎𝒊𝒍𝒂𝑵𝒅

  • @h-nurachannal7362
    @h-nurachannal7362 4 ปีที่แล้ว +106

    Hablaheena Somaliland waaaaw raga kaga ilmaysiiya koonfureed

  • @khalidfatah2015
    @khalidfatah2015 4 ปีที่แล้ว +43

    Samaroon, isaaq, Ciise
    iyagaa wada dhashay oo Dir isku ah
    Anaa daga Awdal iyo Deegaanada Saylaco. Anoon ka dul boodahayn inaan nahay Duul isdhalay dulqaad baan idinku jirin Dalkani waa mid Qudha❤️🤍💚

  • @fatmaayloul1638
    @fatmaayloul1638 4 ปีที่แล้ว +49

    Hestan way iqancisay wlhi somaliland guul ban idin rajaynaya from 🇩🇯

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 4 ปีที่แล้ว +108

    Abwaan ugaaaska iyo Xayaat Xikma waanu idin wadanaa karbaaasha qadaad weynta kkkkkk 👏🙏👍 midhihu caadimaaha abwaanku waa gadan yahay 👏👑👏
    DADNIMO WAA U DHALASHADEE
    DALKANI WAA MIDQUDHA 👍

    • @hanaomer2858
      @hanaomer2858 4 ปีที่แล้ว

      Mnsha Allah xayaad iyo ogaad. Siwaca. Ayaad ugarbaashtYe. Wlho shaaaehka waygaaa. Hdiii lalale feedhwaynyahi. Lama kaqacli rooon. Usheega. Odaygiii kkkkk👏👋👋👋

    • @nuuraayecade2191
      @nuuraayecade2191 4 ปีที่แล้ว

      qowdhanyasha 30san0 cuqdad 😭😭 viva muqdisho

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 4 ปีที่แล้ว

      qadadweyn somali odhana dhihi lahayen maxa ka bi laha langabyada

    • @maxamedabdi4322
      @maxamedabdi4322 4 ปีที่แล้ว

      𝐕𝐢𝐯𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

  • @arshointhehouse4449
    @arshointhehouse4449 4 ปีที่แล้ว +129

    Hablahayagaa jaarka ka badan anagu quwadaha aduunkaan is haynaa usa ,china ,rashia ,uk dadkasan misaska wadahadalada kula jirna kkkkkkk

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +7

      Aad iyo aad adinka haysku cebaynina qadadawaynta unuka ku filan lol 😂😂🤞

    • @hannamohamed8329
      @hannamohamed8329 4 ปีที่แล้ว +4

      waa sidaa geesi baad tahay walee jaarka hablaha jamuuriyada barakaysan ayaa ku filan

    • @AYsar.official
      @AYsar.official 4 ปีที่แล้ว +1

      Waalgu Gumeystaa Saad LedaHy dadban Misaska wada Hdalno Kula Jirnaa ingiris Baa AdiYo HoYadaba Idin Qaba

    • @nafuzharagsan2196
      @nafuzharagsan2196 4 ปีที่แล้ว +3

      Allaylehe runtaad usheegtay 😂😂

    • @sancaanixasan7773
      @sancaanixasan7773 4 ปีที่แล้ว +1

      walaahi wan qoslay muqdisho

  • @fadxanasiib6641
    @fadxanasiib6641 4 ปีที่แล้ว +46

    Abwaan reer boraama gabadh reer boraama waxba kadhacay wllhi dada is ah kii kala guura isaga dhiib qabaaa

    • @cadarbulale7633
      @cadarbulale7633 2 ปีที่แล้ว

      Masham allha guul slland Somalia Rabi ha ka sooro dhibka

  • @hoddanmohamed4018
    @hoddanmohamed4018 4 ปีที่แล้ว +38

    Waxa bad modaa dumaraka reer soamlilanda inay xiniyo leyihin from borma cadey guul somaliladn dhuulkii barakasna ilahay hano dayo nabada wlleheln reer muqdiisho dhiibka alaha ka qaado

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 4 ปีที่แล้ว +41

    Awadal maxay modayaan??
    Awdal waa tii sameysay calankan tawxidkaleh.
    Awdal waa tii sameysay astanta qaranka.
    Awdal waa tii lixda bilood borama 1993 shirkii dib u heshisinta Somaliland lagu qabyay ee salka logu dhigay
    somalkland.
    War awdal waa somaliland-
    Somalilandna waa awdal.
    Ma bidhiqatayashan qurbaha ku saqiday ee 50$ loo soo dirayay baad modan rer awdal.

  • @ayanlemukhtar1643
    @ayanlemukhtar1643 4 ปีที่แล้ว +96

    Muqdisho way daalan tahay
    Dadkeeday eersataa
    Adoo liido soo dayacay
    Daraawiish maxad tartaaa ?????????????
    Digtoor adigoon ahayn
    Qofkebad dawayn kartaa ????????????
    Reer kagi oon dab shidan
    Dan guud na maxaa ku faray ????????
    Bilahi calayk af lipax bad gashene ka dabashabal wakase
    Somaliland

    • @hothancisman614
      @hothancisman614 4 ปีที่แล้ว +1

      Doqon wax ma tare🙄☻

    • @_s8895
      @_s8895 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hothancisman614 haydinka saarto 😂😂😂

    • @bushraqaali4493
      @bushraqaali4493 4 ปีที่แล้ว +1

      @bushr47:muqdisho daalki kabaxday
      ma aan arag liido qurux ayadoo abid ked dayacan
      dad keeduna waa goboo
      dantodeydey racadaan
      danguudna waa mahuraan

    • @libanghani2766
      @libanghani2766 4 ปีที่แล้ว

      @@hothancisman614maxaad la dunuuncdaan ha idinka saarto rer qadaad weyn😁😁😁😁😁😁🤔

    • @libanghani2766
      @libanghani2766 4 ปีที่แล้ว

      @@bushraqaali4493 😁😁😁

  • @Mk-zeyd
    @Mk-zeyd 4 ปีที่แล้ว +62

    Waa heestan sugayey waa jawaabti heesta 1aad wixii kaloo dhan muran bey ahaayen lkn heestan qodoba muhiima ka hdashey viva somalilnd

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

      Haa Wallhi Heestan Baaa Kala Fur furtay meeshii 😂😂 3qodob Oo Muhiima Ayay Ka Hadlaysaa .(1) Isaaq Iyo Samaroon way Wada Dhasheen Waana Dir (2) Idinku Dilka Iyo Dhaca Joojiya Oo Isku Dir Naxa Kadib Ayaynu Wada Hadlaynaa ( 3) Anaa Daga Awdalee Daraawiish Maxaad Tartaa Bal ). Waa Sadex Qodob Oo Muhiima Runtii Musgalay Iyo Ragii Kalana Dooda Meel Fiican Ayuu Usaaray Oo Ay Gooolal Kale Ka Dhashan Karaan 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @idirisabdiyousuf7946
    @idirisabdiyousuf7946 4 ปีที่แล้ว +100

    *Geesiba Xabaal Iyo Xabadaba Ku Talo Gala. Markay Talo Xumate. Qof kasta Ha Xiiqe Xaqiiqadu Waxay Tahay. Somaliland Xor Weeyaan Calankuma Xaq Weeyan.👨‍🎨

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ubahxuseen9237
      Adeer mxa si kugu ah caawa ma jawiga!

    • @ksomalilandlover1215
      @ksomalilandlover1215 4 ปีที่แล้ว +4

      Tasan beenahayn ☝❤Somaliland

    • @nasiimdhalad5263
      @nasiimdhalad5263 4 ปีที่แล้ว +4

      axeey ax aad💚💬❤💚💬❤😭

    • @milk10biyo48
      @milk10biyo48 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 4 ปีที่แล้ว +2

      ALLayLeHe 🖤🌠

  • @vilvilohiiray8609
    @vilvilohiiray8609 4 ปีที่แล้ว +51

    Nio si walpa sawta wax laydiiinku sheegay maydaan xishoonaynpa ree xamroow😅
    Somlilanad wlee murti baa ku dhan🥰🥰

  • @sabirinasalah8370
    @sabirinasalah8370 4 ปีที่แล้ว +80

    I am from xamar but this song caadi maahin maadama bahashu xifaaltantahay hadana waan wataa heestaan somaliland guuleysta huunayaal🤪

    • @walalmohalyrics4306
      @walalmohalyrics4306 4 ปีที่แล้ว +3

      Wᴀɴ ᴋᴜ ᴡᴀᴛᴀ ᴡʟʟ

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 4 ปีที่แล้ว +3

      Thanks dearly qadaadwayan 😂😂♥️

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 4 ปีที่แล้ว +2

      😏😏😏hana shegan😏😏

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 4 ปีที่แล้ว

      @@dhiibsanetvshow 😏😏

    • @nabiilaibraahim9032
      @nabiilaibraahim9032 4 ปีที่แล้ว

      @@dhiibsanetvshow qadad yar😂😂😂

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 4 ปีที่แล้ว +136

    Waar hablaha somaliland waan watta illa hadda hablaha duriyada watta silsilada

    • @saynabyassin9259
      @saynabyassin9259 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaalo waa hablaha somaliland maaha duriyada kaliya

    • @adontiialle2748
      @adontiialle2748 4 ปีที่แล้ว

      @@saynabyassin9259 maxad ka hadashay

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 ปีที่แล้ว +5

      @@adontiialle2748 mxa ka hdashay Mxa la dhaha Gabadhu wa runteed Duiryad Isaaq O qura la Yira Lkin inantan iyo abwaanka Heesta U so dhiibayba Wa Samaroon Ee Somaliland Grils dheh

    • @hodanmustafe387
      @hodanmustafe387 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suweytacali6468 Haa wallo waa run inantu saasany u garnyn viva hblha somlilnd 🇮🇹😘🥰

    • @garsoorchannel7103
      @garsoorchannel7103 4 ปีที่แล้ว

      Duriyadu isaq kaliya maaha waa dadka dalka jecel ee reer somaliland

  • @cminamouze6562
    @cminamouze6562 4 ปีที่แล้ว +64

    Somaliand🇮🇹

    • @sumayah5496
      @sumayah5496 4 ปีที่แล้ว +4

      Italy 🇮🇹 flag

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 4 ปีที่แล้ว +57

    Aleelahe xayad si fcn
    Ayaan u buufisay
    Kuwii midnimada
    Ku riyoonayey
    Somaliland guul iyo gobonimo

    • @sagalaxmed1233
      @sagalaxmed1233 4 ปีที่แล้ว

      Haa qadaadweyntii la buufi soomaaliland bay isku doonteen

  • @bilaawaji6081
    @bilaawaji6081 4 ปีที่แล้ว +76

    Jidhidhdico wllhi😩😩 allow somaliland dhawr❤

    • @sagalaxmed1233
      @sagalaxmed1233 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin wllo ♥️♥️🇮🇹🇮🇹

  • @abdallahahmed7369
    @abdallahahmed7369 4 ปีที่แล้ว +19

    Somaliland is Somaliland 😍😍😍
    *Somaliland is one country*

  • @decodhuule998
    @decodhuule998 4 ปีที่แล้ว +36

    Wooow Somalilander's ka fooda lamagalinkaro😂😂😂
    I love my country Somaliland😍❤

  • @mali7297
    @mali7297 4 ปีที่แล้ว +85

    Izaaqan birta ah markii waxba
    Laga qaban kari waayey ayey
    Reer Awdel iyo sool u wareegeen
    Awdal warkoodu wuu cadyahay
    Waana halka sland lagu aasaasey
    Waxaan sugnaaba waa laascanood
    Somaliland💪💪💪💪💪💪💪💪💪
    Somalia pettery low😂😂😂😂😂😂

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว

      Somalia halkay ka talisa 😂

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว

      Sool mise awdal

    • @amaljacayl4556
      @amaljacayl4556 4 ปีที่แล้ว

      @@hanuush6787 meel ay Somalia ka talisa muu odhan ee wuxu qofkani yidhi somalia baytarig ka dhacaya calashaan dabka kadhacay

    • @nimankamil5441
      @nimankamil5441 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh bettery low

    • @abdinasir2877
      @abdinasir2877 4 ปีที่แล้ว +4

      sool sanaag iyo buuhoodle hadan nahay ma rabno soomaaliland ma mulna nagama dhexeyo aan ka ahyn inanu daris nahay wxna laban dhisan markay dagalamayena manan ku jirin hadana wxba iskuma kaayo jiran

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 4 ปีที่แล้ว +58

    Wallhi somaliland wa meesha afsomaliga laga curiyee hhhhhh hakudaaline asxaabey horey usoco Abaayo

    • @amalgamjama4613
      @amalgamjama4613 4 ปีที่แล้ว +7

      Hablahoodii ba ragii sa uso hurgufey ragooda maxa laga sugin keep going somaliland girls

    • @yahyeyahye6459
      @yahyeyahye6459 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofka ereyada u qorayo waa rag la soco xamar waa abahaa somaliya hargeysana waa hoyo

    • @riyoraac6662
      @riyoraac6662 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yahyeyahye6459 hadii hub laydin ku soo dhibo maca ma waxad ledihiin rag baa usoo dhibay hubka doqonyohow

    • @amalgamjama4613
      @amalgamjama4613 4 ปีที่แล้ว +2

      @@yahyeyahye6459 xaqirada mafiicna lkn codkornimda iyo aftahanimda wa udhalasho
      Heesaha leyskadaba keeney lkn wa inan ubadalna xaga gabey iyo geerar hallaas aya lagu kala haraya hadraawi ba kadhashey iyo rag kloo badan af Somali waleysku dhaafey lagu kala irdhoobi doona

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 4 ปีที่แล้ว +35

    Viva AwdaL JamHuuriYaDa BarakaYsaN alle Ha iLaaLiYo💖💖💖💖

  • @ilwaadmaxamed4928
    @ilwaadmaxamed4928 4 ปีที่แล้ว +24

    Somaliland baaaa nadeeqda hada magaray ♥

  • @hamdaahmett7082
    @hamdaahmett7082 4 ปีที่แล้ว +45

    viiiivaaaaaa somalilander💚💬❤

    • @sagalmaxamee757
      @sagalmaxamee757 4 ปีที่แล้ว +2

      Viivaaaa somaliland 💚💚💚💭💭💭❤❤❤❤💪

  • @halhays
    @halhays 4 ปีที่แล้ว +194

    Abwaakan reer Boorame silsiladdiiba wuu soo af-jaray.
    “Markay maatada dayacan
    xirayaha degay soo noqdaan
    Dilka iyo dhaca joojisaan
    Idinku isku diir-naxdaan
    Ayaa dookh loo hadlaaye,
    Markuu dirir kuu curtee
    Ka da’o dagalkaan ogaa
    Markay da’yarta iyo dhallaanku
    Dhamaan wada diirsadaan
    Ayaan kula doodayaa ...”
    🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥

    • @amirajama2732
      @amirajama2732 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi waa runta machallah inader qaali

    • @africaafrican5740
      @africaafrican5740 4 ปีที่แล้ว

      Waa laysaga,daba iman hno taaz,

    • @mazinabdialiwedow1465
      @mazinabdialiwedow1465 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi waa run silsilada waxa an ahay from samali lkn runta wa ama huraan allow xalka daji adaa awoode labadan isu caraysan dhexdooda nabad kadhali tiisa daryelas tukale kudara. Somaliya runta ayaa lo shegay.

    • @nimcoabdirahman2486
      @nimcoabdirahman2486 4 ปีที่แล้ว +4

      @@africaafrican5740 marka inta laydin sheegay soo dhamaysaan ayay idiin furantay bes

    • @khalifnoorabdulahi6944
      @khalifnoorabdulahi6944 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa soo af jaray
      Xariifkan
      Bisnka

  • @aragasanquruxsanamaansan4465
    @aragasanquruxsanamaansan4465 4 ปีที่แล้ว +93

    My dhiiga somaliland isku dubni ban ku hana qadnay💚💭❤

  • @Istahil416
    @Istahil416 3 ปีที่แล้ว +11

    I am in borama right now mansha allah is gorgeous ciry.. allah bless somaliland as whole

  • @hayaatibrahim2371
    @hayaatibrahim2371 4 ปีที่แล้ว +13

    Awdal wa reer abtigay 💪🏻

  • @hooyonuur8762
    @hooyonuur8762 4 ปีที่แล้ว +58

    Boorama dadkaygii walle Somaliland waa mid❤❤❤❤❤

  • @zakhiyaaadan2238
    @zakhiyaaadan2238 4 ปีที่แล้ว +41

    Maanzha Allah hablihii duriyada💚🤍❤️gar iyo gardaRaBa waan wataa💚🤍❤️

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 4 ปีที่แล้ว +69

    Alaylahe wacadar labaday dadkii somaliland kal qoqobayay
    Jaarkii mnta hadal iyo hugunba waa laga wayay
    ❤SOMALILAND ❤

  • @abdidayib2720
    @abdidayib2720 4 ปีที่แล้ว +16

    Codkeeda 100
    Action 100
    Styllka 100
    Hore umaan aqoon xayad socotay cod macaaan somaliland hadii qorta nalaga jarayo wanu u heesaysna 😘😘😘😘😘 jamhuuriyada barakaysan 💯💯💯💯

  • @ramlacismaan4070
    @ramlacismaan4070 4 ปีที่แล้ว +6

    Darwiishka mxd tartaan waarun wllhi wax Somaliland noo dhaama majiraan markaanu qabiil kanimaadno inta Somaliland mucaaradka ku ahna nimcada nabadaa ugadareyza inta caqliga lee Somaliland baanu nay
    Viva Somaliland

  • @zaakinnaani8351
    @zaakinnaani8351 4 ปีที่แล้ว +87

    Miyay miyir beel asqoobeen marooro dilaac ma quusteen ree xamarkii
    MY COUNTRY SOMALILAND ❤◽💚💪💪💪💪

  • @cilmimediafilms9580
    @cilmimediafilms9580 4 ปีที่แล้ว +28

    Deee abdi askariyow hablahaygu waa rag waa kuwaa cayayaankii qadaad waynta ahaa wadada ku shubay silsiladuna wayba ka xidhan tahay mar hadii la yidhi
    Soo nabadooda markaasaynu doodi hadalba halkaasu ku dhamaaday ee qadaad wayntuye xageey ka wareegi ee hadhay

  • @naimaibrahim4047
    @naimaibrahim4047 4 ปีที่แล้ว +39

    Ducada noo hura wllo viva somaliland ❤️

  • @hamdasamir8755
    @hamdasamir8755 4 ปีที่แล้ว +20

    Hadaan nahay darawish farmaajo ayaa runta noshegay adeer somalilan hanolato i anagaa ah darawish farmaajo ayaa fasaxay bro quusay 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣❤🙏❤🙏❤🙏❤

  • @queennaima7796
    @queennaima7796 3 ปีที่แล้ว +13

    Aniga xamar pan joga wlhi somaliland pan wataaaa😂💯

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 4 ปีที่แล้ว +41

    ALA AXEEY AX Maxaad La Dunuunucdaaa 😭😭😭DADKAYGII ALX IN ALLEH IGA KIIN BEERAY PROUD TO BE SOMALILANDER💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤Dalkaygani wa mid qudha 💚💬❤💚💬❤💚💬❤💚💬❤

  • @cumarkayse877
    @cumarkayse877 4 ปีที่แล้ว +71

    Maxay dununucdaadu tahay wll😂😂somalilnd wale midho iyo abwanin laguma gadho

    • @pesmobileahmedjk4572
      @pesmobileahmedjk4572 4 ปีที่แล้ว +3

      Maxaad la dunuunucdaa bay dhahday hahahaah lkn waa su’aal culus hahaha 😂

    • @fahadfilmsvlogs1243
      @fahadfilmsvlogs1243 4 ปีที่แล้ว +1

      Danunucdaadu waxay lamid tahay Maxaad la gurxamaysaa ama maxaad lagunuusaysaa

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaay udhigantaa maxaad lacadho hadlaysaa ama lagunuusaysaa

    • @SacadMuusekibrey
      @SacadMuusekibrey 4 ปีที่แล้ว +1

      "Dunuunucu" waa "yuus" ka ayaa la idhaa

  • @galdileibroz8473
    @galdileibroz8473 4 ปีที่แล้ว +35

    Gull iyo Gobonimo somaliland ♥️⚪💚

  • @sagalhassan3250
    @sagalhassan3250 3 ปีที่แล้ว +11

    yaa qawmanaa DiR adeer dir waa dad wlaalo ah isaaq samroon iyo ciise 💚❤💋

  • @asiaabdirizak8772
    @asiaabdirizak8772 4 ปีที่แล้ว +16

    my blood 💉somaliland❤️
    Iam from burco TOGDHEER 💯
    Borama walaalahey❤️

  • @ayaanmohamed5988
    @ayaanmohamed5988 4 ปีที่แล้ว +60

    Somaliland💚🤍❤waa mid darwiish ila adal empire waa Somaliland 💚🤍❤

  • @saynabahmed7504
    @saynabahmed7504 4 ปีที่แล้ว +65

    Reerkii jarku meeye qof hadla waa lawayay comantiga qof qudhi ma joogan taasi waxay cadayn u tahay gantalaha ayay kayaabeen🤫🤣😍

    • @suhassan937
      @suhassan937 4 ปีที่แล้ว +1

      Hahahaha maxay ku hadli sowta ila xebti lido cagta la mariyay sualahi la waydiyay aya ku dawakhen😁😁😁😁

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 4 ปีที่แล้ว

      @@suhassan937 🤣🤣🤣🤣🤣🤣miyey gabanayaan

    • @suhassan937
      @suhassan937 4 ปีที่แล้ว +2

      @@landerslanders1624 hahahah ila abdiaskari ba yaban😅😅😅😅awal EU qiron jiran cawa malaha isago indhaha isku hayu dubay cadka

    • @dheman1418
      @dheman1418 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂ma hadalbaa uyaalo

    • @abdirashidgure1421
      @abdirashidgure1421 4 ปีที่แล้ว

      Re muqdisho comments markey jojiyen wakas car xita 500 comments hagarto

  • @faizaldaud5610
    @faizaldaud5610 4 ปีที่แล้ว +38

    Reerkaagi Oo Dap Zhidan
    DanGuud Maxa Ku Faray
    Hees Iyo Badh

  • @juweriyafarah7425
    @juweriyafarah7425 4 ปีที่แล้ว +21

    Reer Konfuur ila hada ruunta way diidan yihin lakin ruun waxa dhama la waa e is dhiba aan nabada idinla done ✅
    Somalilnd isku dubni ayay ku hanatay nabada ✅🥰🥰🥰🤲🤲👏👏👏

    • @zainebaden3161
      @zainebaden3161 4 ปีที่แล้ว

      Somalilnda❤️❤️🇭🇺

  • @ifrahali530
    @ifrahali530 4 ปีที่แล้ว +24

    Darawiish maxaad tartaa?🤔
    Koonfur iyo kuwa isku dhajinayow waxba inama taran wlhi xamar Aynu xasarada iska daynoo Dalkeni aynu gumeystaha hadhcad ka eriney Aynu utashano
    Anaa Darwiish girl Somaliland one Love 🍏🌨🍎👊🏾

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว +1

      Tani danteeda inay idinku gaadho uun bay rabtaa hawiye ayay naf galin oo habeen iyo maalin calanka buluugaa ku dul ooyaya markaa hadaynu mid noqono waa hubaal inaynu heer gaadhi doono

    • @hamzaabdirahman2275
      @hamzaabdirahman2275 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdirisaaqfaysalcali2745 wll ma midaw oo kaliya ayaa horumar lagu gadhaya

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว +4

      @@hamzaabdirahman2275 wllo anigu somalilander baan ahay ha degdegin somaliland ha midawdo baan leeyahay oo daraawiish baan la hadlayaa inaadeer si qaldan ha ii fahmin

    • @hamzaabdirahman2275
      @hamzaabdirahman2275 4 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdirisaaqfaysalcali2745 👏👏👏👏 alle haku dhawro inder

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 4 ปีที่แล้ว

      @@hamzaabdirahman2275 💋💋💋❤❤❤❤

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 4 ปีที่แล้ว +35

    Awdal ayay ku soo lugo aayan waa saldhiga somaliland 💚💬❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @adiirie7998
    @adiirie7998 4 ปีที่แล้ว +45

    Intay silsiladu socotay waa heestii ugu murti iyo ugu misaanka cuslay

  • @badridualle
    @badridualle 4 ปีที่แล้ว +35

    Silsiladi heestan ba soo gunaanadey
    Qadaadweyney dib ha usoo hadal qaadina j barakeysan

  • @asmadagan7502
    @asmadagan7502 4 ปีที่แล้ว +19

    Awdal waa Halkii lagu Dhisay Jamuuriyada Somaliland

  • @ikraancarab7021
    @ikraancarab7021 4 ปีที่แล้ว +10

    Wooooow reer soomaliland waa
    Dad jira guntii ka midiisan yiin 💚💟❤
    Masha allaah hablo weerar kali kara duriyadaa laga helaa 👑👑👑