Doorka Haweenka Aflagadeda public laisky mirayo by Amalkayse 27/12/2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2018

ความคิดเห็น • 60

  • @jbvccigaming1017
    @jbvccigaming1017 5 ปีที่แล้ว

    Amaal I love u. Walaahi dadka wax bartey wax ma caayaan Soo maaha. Aniga waxaan hubaa cilmi la'aan ayaa keeta. Illaahow CEEBTEENA ASTUR YAA ALLAAH,NIN AAN CEEB LAHEEN MA JIRO.

  • @hudahoodo6163
    @hudahoodo6163 5 ปีที่แล้ว

    Subxanallah wlhi waa wax inagu soo batay arimahasi. Aniga inan sxp i ahyd oo wlshy anka dhigtay ayaba social media iga soo cayday. Wna daciifnimo halkii ugu danbaysay

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 5 ปีที่แล้ว

    Walaaalo waa run waa la arkay dad wax fadeexadinijiray oo caruurtayda ayey kahelaan

  • @kwar3606
    @kwar3606 5 ปีที่แล้ว +2

    allaha kubarakeeyo amal kayse I love sister

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 5 ปีที่แล้ว

    warun taa Habo aflagado iyo ceey wax eytarto majirto danbi iyo aakhiro seeg moye
    allaha kuxafido habo Amal Kayse 💖💖💝

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah, kuwi wanaaga is fara allah naga dhigo,,aamiin aamiin.

  • @abdirisaqali7344
    @abdirisaqali7344 5 ปีที่แล้ว

    I AGREE YOU.SOMALIDU MA ARKAAN MEEYDKA U YAAL IYO DHIIGA QUBANAYA.LAAKIIN WAXEY ARKAAN NAAS MEEL KAMUUQDA.KKKKK WAXAAN KU QOSLAY KELMADA AH IN LOO SHEEGO AFRO(ILBAXNIMADA WALI MAANAN GAARIN)✔

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 5 ปีที่แล้ว

    Thank you so much for beautiful advice great work thanks 🙏

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 5 ปีที่แล้ว +1

    WAlaalo amal thanks

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 5 ปีที่แล้ว

    Qurux eey nooloow

  • @hersheymoge1232
    @hersheymoge1232 5 ปีที่แล้ว

    Taasi waa wax aan necbahay oo ku saabsan Somalida. iyagu ma hadlaan runta waa had iyo jeer qabil first. Subhanalah

  • @sahraabdi6216
    @sahraabdi6216 5 ปีที่แล้ว

    Amal caya ma gayada waa lugu qararya qali dumar amal keysa guul iyo gabanimo

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah" Amaal Keyse"" Allaha ku Sharfo''wll

  • @kwar3606
    @kwar3606 5 ปีที่แล้ว

    jizaaka laah khayr

  • @channel-rt7bb
    @channel-rt7bb 3 ปีที่แล้ว

    Qofkasta ceebuu leeyay cidna malaa ig maahee dadka ceebtoda halayska ilaaliyo hadiikle bariba adna lagu daawan

  • @mulkiartan8247
    @mulkiartan8247 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo wal fidnatu ashada minal qatal waa aayad quraan

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 5 ปีที่แล้ว

    Amaal Kayse ilahay xbbti cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo wlhi waxad tahay Qofka keliya ee aan jecelahay Barnaamujyadeed ilahay haku xafido Xil weyn ayaad noo hayaa xbbti halkaa kasii wad

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 5 ปีที่แล้ว

    Dadkan maxa dadka daba dhigey waar qofku isaga xor ah oo wuxuu rabo sameynaya Qurbaha waxa lidiin keney in ad ka shaqeystan oo ad wax baratan ma ha in ad isku mashquushan maha in ad walfare qadatan TH-cam shaqo ka dhigtan.

  • @khadhranur1174
    @khadhranur1174 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah wll

    • @mustafeaxmed4966
      @mustafeaxmed4966 5 ปีที่แล้ว

      Wll ceebaa Hala Asturo Lkn xor ma jirto iLaahay baan adoomo unahay

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaaly ❤️

  • @xalimashira6216
    @xalimashira6216 5 ปีที่แล้ว

    Amiin mamo

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo maasha allah.

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว

      jamila ahmed ‏جزاك الله خير أختي في الله

  • @fatoxa-ds7vm
    @fatoxa-ds7vm 5 ปีที่แล้ว

    كل نفس بما كسبت رهين 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @juniorjunior-hy6nr
    @juniorjunior-hy6nr 5 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aminayusufaminayusuf2266
    @aminayusufaminayusuf2266 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll wankusalmy

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 ปีที่แล้ว +1

    amal adigu astur ceebaha dadka

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 ปีที่แล้ว

    Asc amaal kayse runtaa waaye somalida waa sunta hargah

  • @hersheymoge1232
    @hersheymoge1232 5 ปีที่แล้ว

    Dad badan ayaa hadda arkaya midabkaaga dhabta ah.

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 5 ปีที่แล้ว

    amal waaaa duqoday inta ila argtay

  • @najlanajla446
    @najlanajla446 5 ปีที่แล้ว

    Amalaley somaalidu hadaan fiiriyey wey xanuunsan yahiin

  • @hanaaabdullah3334
    @hanaaabdullah3334 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله امال حبيبتي💕

  • @caabaroahmed1083
    @caabaroahmed1083 5 ปีที่แล้ว

    Naa ma Qaraxaaa ku. Matashay. Naag. Is Qaawisay o

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 5 ปีที่แล้ว

    Gabadhu waxey sameyneyso iyadey u tala dadkan waa in ay ku mashquulan noolashada ma ha dadka kale naloshooda

  • @zaynebhasan8134
    @zaynebhasan8134 5 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم امال كيسى
    Walaal salntaada iyo saliga nabiga csw sidaad u bilwdo wa fiicsntahay, aano dar ilaahay kugu nasixdeenya
    ، in dimrku cawro yihiin waad ogtahay, in ay quruxdeeda siinada dibada so dhigto la daran, ilaahay hanwada hadeeyo walaal wandayda inu ilaahay kugu anfacaan rajinya

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 5 ปีที่แล้ว

    Horta sumcada biladan ka wa khaali sada darted yan lesu gafin

  • @zuhayrhassan6332
    @zuhayrhassan6332 5 ปีที่แล้ว

    A mal wax walba waxaad tiraahdaa anigu ma arkin mana daawan, maxaad uga hadleysaa ileyn ma daawan inkiraada ka jooji baraha bulshada

  • @hudahoodo6163
    @hudahoodo6163 5 ปีที่แล้ว

    habo cream kagi ayn ubaahanahy

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว +2

    Amall abayo cidiina ubadan waxa caydama ee lahadal cabsida ilhayna far qadad wayn iyo soomali cay bay kuwasheen ani way idhaleen walahi aqoon wayn baan uleeyahay ilhay hawnaxariistee hoyaday anoo yar wxay igaysay deegaan keeda markii lawaydiiyana oo ladhaho maxaad ugayn wayday meelahad dagdaan waxay oran jirday way iga magayaan calashaan qabiilkeeda beena igama aha ilhay hasoo hanuuniyo soomali dhamaan

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว

      amina hasan daroodka iyo isaaq baa ugu xan iyo war iyo kibir badan hawiyah waa iska maskiin saas uma caytaman lol

    • @aminahasan1394
      @aminahasan1394 5 ปีที่แล้ว +2

      @@Nasro_Warsame2023 sax isaaq qabyalad darood xan hawiye dhiig islaan iyo wax burburis

    • @najlanajla446
      @najlanajla446 5 ปีที่แล้ว

      amina hasan waa sax

  • @fowsicumar1073
    @fowsicumar1073 5 ปีที่แล้ว

    amaaleey hablaha horseedaaya xumaanta ee lagaga dayanaayo maad wax ka tidhaahdid iyo kuwa taageeraaya

  • @caabaroahmed1083
    @caabaroahmed1083 5 ปีที่แล้ว

    Hadalna. Ma taqaaan ideer naagtaan difaaacayso. Naag. Naasaha sooo baneeeysay Naaa kuma. Fahmin

  • @mohamedabdi2216
    @mohamedabdi2216 5 ปีที่แล้ว

    inantu cajalad way soo saartay waana mid aan ku raaxeystay oo macaan. inantu been iima sheegin oo erey walba ilaahu subxaanu wa tacaalaa iyo amaa bacad iyo calaaa cuu ma ay odhan, idinka rag iyo dumar diin ku qadhaabta, gaar ahaan dumar ciddiyo dhaadheer dabno macaan oo subaxaanu wa tacaalaa daas guraya see waaye? su'aashu waa ma ducaysanaa mise waa is wasnaa weeye nooh!

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc

    • @amalkayse445
      @amalkayse445  5 ปีที่แล้ว

      khadra farah What’s your mean highlighting the common

    • @khadrafarah9023
      @khadrafarah9023 5 ปีที่แล้ว

      @@amalkayse445 hightlighting what walal i didn't understand that question inder

  • @hersheymoge1232
    @hersheymoge1232 5 ปีที่แล้ว

    Marnaba ma sheegin waxyaabo xun oo ay mar walba tiraahdo.👿😈👹

  • @hersheymoge1232
    @hersheymoge1232 5 ปีที่แล้ว

    Aad ba udifacysa Mama Malyun maadaama ay tahay qoyskaada 😈👿

  • @hodonhirsi9091
    @hodonhirsi9091 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah wll Amal Kayse mahadsanid. waxan rabaa anakula xiriro wll meelankalaso hadlo isheek.wll whattsup 00252615066592.

  • @mohamedabdi2216
    @mohamedabdi2216 5 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/t3Mp3ekYbQ0/w-d-xo.html dumarkii Afrika Ayaan uGu horeeysiiyey ee bal ila eega ka dib dhillooyinka soomaalida eega!

  • @hbjjjbhhvdf8509
    @hbjjjbhhvdf8509 5 ปีที่แล้ว

    My 1

  • @geworoola3402
    @geworoola3402 5 ปีที่แล้ว +1

    Naagtani waxay nacabtahey raag somalida wan fadaxadasaha mar kaste
    Diinta mussleka mataqanid benaly adigu ahshaado funk off

  • @msshajji6868
    @msshajji6868 5 ปีที่แล้ว +3

    Walee TH-cam la isku fahan habartii amal kayze ahaydna lacag ayay soo doontay kkkkkkk

    • @nayruuscumar3578
      @nayruuscumar3578 5 ปีที่แล้ว

      masha allh maamo amal allh wnga ajar haka siyo wanaga iyo caqliga saliimka

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 ปีที่แล้ว +1

      Xaasidnimada iyo makhruuqnimadu waa cudur ilaahay kaa daweeya waad leedahay Amaal waxba ka qaadimayside

    • @muhimastylish6473
      @muhimastylish6473 5 ปีที่แล้ว

      dhayman luula ma adiga bay ka qadatay teda kale danbigeda ayada ba leh maxa adiga ka quseya