ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

BARNAMIJKA DOORKA HAWEENKA IYO QISO DHAB AH OO MURUGO XANBARSAN LA SOCDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ส.ค. 2019

ความคิดเห็น • 124

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 5 ปีที่แล้ว +13

    dumarka caayaaya amal waad kahinaastan tihiin qurux deeda walaalo anigu aqoon umalihi leekii waa gabar fariid ah 💗👏👏👏

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว +1

      Amal lama caayin lkn naago hinaastay lama waraysto quruxeey

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi6633 5 ปีที่แล้ว +5

    Amina Allaha kucaafiyo naagti dhibkaas kugeysatay konkur iyo woqooyi meshey doonto hakatimaade umada Allaha kaqabti inkaar qabtada Wiilki kufurayna oo ilaa hada dhibaatadi kujira Ilahey hakafurto ooo ferej kheyrele haufuro lakin wain lacaawiye ileny waa qof jaan jaamane oo lahaystahe

    • @saynabise6450
      @saynabise6450 5 ปีที่แล้ว +1

      Amaley naga daa sheekeyinka carabta ee yuutubka keen waxa run ah si lagu jecalado

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

      Naagtan ninka waa jeceshahay naga daaya warkeeda

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 5 ปีที่แล้ว +4

    Allahumma amiin Rabbi shar iyo sheydaanba ha naga xafido anaga iyo intii muslinah ba xaasidka iyo saaxiriinta Allaha makrigooda ha ku celiyo Dhamaanteenba Allah na xafido.

    • @adoontialle8886
      @adoontialle8886 5 ปีที่แล้ว +1

      Maskiin Alle aamiin wallaalo aamiin aamiin

    • @anabjama2463
      @anabjama2463 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc 💓 💓 💗 💗 💗 💗 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💋💋💋💋💙💓💓💓💋💋💓💓💓💋💋💋💋💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @halimaali8768
    @halimaali8768 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Marka alle ha caafiyo Walaashen Amiin wixi shar ahna ha ka xijabo.Tan kalen qof xumi male qabil Kofurna male Waqoyina male umada Somaliyed iyo tan muslinka raabi ha ka qabto wixi dhiibayo.

  • @adoontiiallahadoontiiallah4122
    @adoontiiallahadoontiiallah4122 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo pls xijaabo waxaad tahay gabar qurxoon masha Allah ukhtii qaliyah Allah ka xishoo

  • @aishamohamed9009
    @aishamohamed9009 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah amal keyse hore usoco xabiibi 209 ilaa hadan kudawanaya adigo tvg sofadhisata

  • @sunshine-vk2xw
    @sunshine-vk2xw 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah anigay igu dhacday oo fanta lay igu sixray ano africa inta tagay guri aan qarabo nahay ka dib lay igama danbayn maryahan dhigtay illahay ba i cafiyay Alxamdulillah

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc amal alle jaanada fardowsa caal alle kusiiya amiin yaarabii

  • @laylayusuf2816
    @laylayusuf2816 4 ปีที่แล้ว

    Waa run amaal wall wlh taas amba waan arkey oo wan kugu raac sanahay
    Tacsi baa la tahayaa aduun ayaa la karinayaa oo loo fadhiisanayaa. Yaab ayaa iga soo hadhey.

  • @basi4652
    @basi4652 4 ปีที่แล้ว

    Magaca Amal waan jeclahay inantayda ayaa amal ah Amalyaha Allaha idin xifdiyo wll

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 5 ปีที่แล้ว +15

    The story has two sides, we only had one ☝️ side, we cannot judge 👩‍⚖️ because we don’t know what happened exactly, Allah swt knows what has happened between this women 👍

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

      Waarun waxaan ognahay majirto. Mana xukumi karno waxba. Ileen inagu goob joog maynaan ahayne

  • @gorillastalker9103
    @gorillastalker9103 5 ปีที่แล้ว +2

    Dad waxaa jira inay dadka ceebeeya naagtan hinaasan intay naag ninkeeda ka qaadatay oo laga badiyay bay wax ay ku hadasho waysay tan amalna sixirbay ku waalatay ayadaaba sixran habar hinaastay bay qiso nooga dhigi dhaba naa umada ha ku danbaabina gabdha aqoon baan u leehay waxbay sixirtay aad leedihiin waa gabdh ninkeeda jecel oo fariida romatic women ah ha ku waalanina ninkedda way idinka jeceshahay sixirna ma taqaan beenaalayaal baad tihiine amal kayse ha nagu number badsan indr. Reer Ireland baan nahay ha na ceebaynina somali nadiifa degan yaahu hinaasaha la dabaalo aaminadaada maahe balayahay ha niiclayne orod meherad doono .

    • @alidahirahmed6959
      @alidahirahmed6959 5 ปีที่แล้ว

      Sax faiso sixir mataqan. maskinta unacey markas qabil kucelceline waa ina aderkey dee jacel ina ader magalo. Nafti nafbey rabta naftuna nafkaleyrabta iska sabir waa laga tagey maskinta

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

      Naagaha dambe way hinaasaan beentooda iyo sixir . ninku reerkiisa hore ayuu ku noqda

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 3 ปีที่แล้ว

    Asc Amal keyse walalo waa qiso cajiba

  • @sadiacisman6971
    @sadiacisman6971 5 ปีที่แล้ว +4

    rabi sharta hnaga xafido aamiin yaa allah

  • @xubi.channel1161
    @xubi.channel1161 4 ปีที่แล้ว

    ale cafimad haku siiyo wllo anana hanaga xujaabo

  • @umulkhayrmuseali4404
    @umulkhayrmuseali4404 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc amal kayse thank you

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 5 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah allaw adanu ka Magan galay wixii shar iyo shaydan

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

    Xanuunka illahay baa keena lama aamino sixirka . Quraankaa bur buriya subxaana allah

  • @souguehnasra7446
    @souguehnasra7446 5 ปีที่แล้ว +1

    Amin amin allah ku caafiyo walalo soubhanallah😢😢

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin naagtiisii Raacay haku mashquulin .awalba kumuu jeclayn

  • @fatuimoahmed8343
    @fatuimoahmed8343 5 ปีที่แล้ว

    Amal keyse nbr kaga iso qoor wn ahey fadumo cali sheekh imika wn ugurey harrow ana kula so hadaal dona ok xbbti.xx.

  • @hafzaqamaan2780
    @hafzaqamaan2780 5 ปีที่แล้ว +2

    خبيبتي أمولة الله يطولي بعمرك حبي

  • @fatimaadan1888
    @fatimaadan1888 5 ปีที่แล้ว

    Amiinay walal qaliyeey iilhay hakuu xafiido walhi waa qiso wanun badan

  • @marianabdulahi6633
    @marianabdulahi6633 5 ปีที่แล้ว +6

    sixirku waa diin kabax wagaalnimo washiki Billlah somaliyey Alle kabaqa oo umadiisa unabadgeliya anagon waxsixrin oo an weligey qof muslina iskadaye beni adam waxyeelin ban hadana dabiyadeena kaoynaye Xasmunullah Wanicmal Wakiil

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 5 ปีที่แล้ว +4

    Xasbiyalah wanicmal wakiil

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah ruun badena anageeye naa soo maaren walaahi amal keysaye dagalke laa ise layne jiireeye waa laga baaxaaye hada waa dagal caas riyeeysan oosixiir loo adeegsado walaahi

  • @elaataysin1229
    @elaataysin1229 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku caafiyo wll

  • @halimoadan886
    @halimoadan886 4 ปีที่แล้ว

    Asc Amaal waa cabsatay subxaanalaah

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Amaal 💜💕♥️❤️

  • @shamiscusmaan9948
    @shamiscusmaan9948 4 ปีที่แล้ว

    Asc waa qiso xanuun badan

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw saw

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah ilaah nabadbaadi aduunka wareersan joognaa

  • @user-lu6zf6my3y
    @user-lu6zf6my3y 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc amal kayse wllalayal lamberkeda isiya fadlan

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 4 ปีที่แล้ว

    Allah hakucaafiyo walal

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 ปีที่แล้ว

    amal keyse gacmaheda iyo qalimada ay heysato ayaan jecelahay ❤️❤️❤️

    • @xabsaxasan1243
      @xabsaxasan1243 4 ปีที่แล้ว

      قل ماشاء الله

    • @basi4652
      @basi4652 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allaah dheh

  • @asiyaindhayare3710
    @asiyaindhayare3710 5 ปีที่แล้ว +1

    Amal qurux waa fariid waan jecely lkn sixirka waa jiraa weyso ha la ilaashdo

  • @user-rq8lc9bm1i
    @user-rq8lc9bm1i 5 ปีที่แล้ว +2

    Alloow negantaa yaarabi

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 4 ปีที่แล้ว

    Dadka dadka sixira dhuulka Allah halagoyo amiin amiin amiin

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamina ilkacase nummer kaga iso qor qalbi wn ku raadinayay in badane.

    • @mustapheilyas9995
      @mustapheilyas9995 5 ปีที่แล้ว

      hanan aragsan waa tuuma wllo anigaa ku siinyaa iso codso mcny

    • @Cocoady134
      @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว

      @@mustapheilyas9995 aamina ilkacase oo jogta swiss ka qofki haya meel laga helo wn radinayay dhawr sano

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah

  • @sahraabdsahraabd208
    @sahraabdsahraabd208 4 ปีที่แล้ว

    istaqfurullh gabadhani wan aaqaan isku xaafad beynu nahay yaa wax laga qorin waa qof hinaasuhu ka xoog badiyay😔 aaminaaay dadkani yee ku danbaajin

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว +2

    Horta gabdhaha wiilasha qaban qaladka ma lahan waayo ayaga qasab ma ahan Nimanka qabo aabahood ineey care gareyan BUT wiilasha u odeyga dhalay baa caasi ah ineey hayan beey aheyd mise dad shaqalo u hire gareeyay lkn naagtaa aan qabo aabahay ha heysto waa qalad waayo xaq kuma lahan ee 😱😬

  • @mustapheilyas9995
    @mustapheilyas9995 5 ปีที่แล้ว

    Asc wllo amiina axmed yaasiin wllo alle talda saroo abo heenaa uu ku soo ducynyaa wan ka xuumhy wax kugu dhacy lkn alle aya ka wayn

    • @Latlfah20103
      @Latlfah20103 5 ปีที่แล้ว +1

      mustaphe ilyas naagta buufus ayaaa haaayo wax sirxay mlhan maseeeer

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

      Sixir ma jiro kkkkk

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 4 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah iimanka bay layihiin 6 daas qof

  • @Ikraamabdullahi143
    @Ikraamabdullahi143 4 ปีที่แล้ว

    Amal keyse xage kala xirira Ani qisadayda oo ilaa hada i haysata ban kala hadli lahaaye

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

      kkkkk iska hayso wixii.uurkaaga kunjira hayso

    • @Ikraamabdullahi143
      @Ikraamabdullahi143 4 ปีที่แล้ว

      Adiga miyaa talo KU weydisanaya sabab aad wax an lagu dirsan dalaq u leedahay

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

      @@Ikraamabdullahi143 ma inaad soo shaac baxdo ayaad rabtaa

    • @xamdiaaxmad1063
      @xamdiaaxmad1063 4 ปีที่แล้ว

      acs aml waxan raba amla labarakeeda

    • @khadramohamed289
      @khadramohamed289 4 ปีที่แล้ว

      Wllo dhibta maka baxday hada

  • @user-wh7cl9gm7j
    @user-wh7cl9gm7j 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @basi4652
    @basi4652 4 ปีที่แล้ว

    Allaha naga qabto shartooda Anaga iyo intii musln ah

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 ปีที่แล้ว

    Naagahan reer waqooyigu lahjadoodii ayey katageen ( wiil maad iskatiraah daan inan ) cajiib

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 4 ปีที่แล้ว

    Wankaa helaa habo amaal

  • @hodoadan8067
    @hodoadan8067 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasbilaahu wa nimcal wakiil wlo iska ducayso

  • @ikramali1811
    @ikramali1811 5 ปีที่แล้ว +1

    Hey sis❤️

  • @ayanali3035
    @ayanali3035 5 ปีที่แล้ว

    SubaanAllah!! How can they do that to an other human being? That person is no longer Muslim because they committed huge Sin and they have to answer to Allah.

  • @balqiisasuldaan585
    @balqiisasuldaan585 5 ปีที่แล้ว +4

    Naftu ninka way rabtaa hhhhh hinaase ayay cirkaa maraysa yaa ila fahmay 🤣😜

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว

      Naagaha dambe maxay u hinasan oo sixir iyo belo unshegaan

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah.

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 ปีที่แล้ว

    Waa sax walaal

  • @milgoadan531
    @milgoadan531 4 ปีที่แล้ว

    My beautiful sister love you.

  • @Barack736
    @Barack736 5 ปีที่แล้ว

    IAM LIVING IN IRELAND 12 YEARS

  • @yaasmiinmaxamed5913
    @yaasmiinmaxamed5913 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭Ameen

  • @Barack736
    @Barack736 5 ปีที่แล้ว

    Reer Ireland aniga ah

  • @hipadabdurahman6787
    @hipadabdurahman6787 4 ปีที่แล้ว

    Subhallah

  • @fardoussaahmed794
    @fardoussaahmed794 4 ปีที่แล้ว

    Subxan allah

  • @aliyusuf8678
    @aliyusuf8678 5 ปีที่แล้ว

    Ml qali nolow bayo

  • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
    @taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 ปีที่แล้ว +5

    Nimanka somaalidu iyagaa khaniisiin ah oo dumarka isku dira anigay dhibtani igu dhacday midbaa iskaga kay dhigay in jacaylkii cilmi boodhari ii qabo oo i rafaadiyey oon aaminay hadana maalin siduu iiga baxay wali ma hayo mudo sideed bilood ah dharkiisii iyo cadaradiisii iyo alaabtiisii oo dhan muu soo doonan wax dhib ahina namay dhex marin halkuu ku noolyahayna wuxuu ii jiraa sadex saacadood ilmana waan u hayaa markaa nimanka soomaalida ee qurbaha joogaa waa khaniisiin kaliya waxay raadinayaa siil cusub mustaqbal kale ma rabaan waa qoomu luud.

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      Isku mid

    • @sihamcutie6102
      @sihamcutie6102 5 ปีที่แล้ว

      Toloow masiilkaagaa jilcay mise wuu usoo uray naagaha areebooyinka baa laga tagaa

    • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
      @taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sihamcutie6102
      Naayaahee dabaalyahay reer baadiyaha ahe haduu siilkaagu urayo oo la moodo wabigii juba maxaad iiga sheegaysaa orod shaampoo iskaga maydh hooyadaadi qadhmuunayd wase dabaalyahay uraysaa

    • @amlaamla776
      @amlaamla776 5 ปีที่แล้ว

      @@sihamcutie6102 nin tahy wujilca hdiwaxladhalo CEP miya hoyonimada mise amaan

    • @umuhadiyah8362
      @umuhadiyah8362 5 ปีที่แล้ว

      @@sihamcutie6102 astaqfurullah abayo maxaad kuhadashay

  • @abdulkadirhassan5776
    @abdulkadirhassan5776 5 ปีที่แล้ว

    Macaanta

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 5 ปีที่แล้ว

    shugran

  • @aminhoyo8800
    @aminhoyo8800 5 ปีที่แล้ว

    OMG amal ,your obseses,with sixir , don't you have ather story tell than this bullshit, every programs you do is about now day is to do with sihir , this somali ladys they exaggerating, ya allah ,yakarim , forgive our sin Ameen

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 ปีที่แล้ว

    naag 10 sano nin qabay maxad ula guursatay bal gabdhow is ilaaliya naftiina nin naag la aan ah raadsada

  • @falisahmed2193
    @falisahmed2193 4 ปีที่แล้ว

    marki gobad hadalkedi iyo halkan isma la han

  • @hodanidirs1079
    @hodanidirs1079 5 ปีที่แล้ว +1

    bisinka

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 ปีที่แล้ว

    Subxanallaaha

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 4 ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @amalali167
    @amalali167 5 ปีที่แล้ว

    Gabaadhu waaay uu qadaaan waydaaay in uu ka tagaaay sixiir ilma ahaa

  • @vxnishm6714
    @vxnishm6714 5 ปีที่แล้ว

    She needs to move on....

  • @sihamcutie6102
    @sihamcutie6102 5 ปีที่แล้ว +2

    Tan xijaabkii tuuratay yaarabi habar walboo waalato TH-cam bee kuwalataa been bee noso alifaayaan
    Habar waalan yutub bee irzaaq karadinesaa

  • @therealprincess123
    @therealprincess123 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa been ninka ayey jeceshahay

    • @yusurmariinxiga4277
      @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว +1

      walahi way jeceshahay dadna way ceebaynaysaa kkkkkkkkk

  • @marianhassan3193
    @marianhassan3193 4 ปีที่แล้ว

    Shekadan naagata xaqiiqo ma udhawa beenbay dhoobdhoobtay Allaahu waclan nagtana iyadaba gadaal katimid

  • @amaalahmed1847
    @amaalahmed1847 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow umada ka qabo shadaadiinta

  • @ayanali3035
    @ayanali3035 5 ปีที่แล้ว +1

    C Nuur, Do you have any proof that she’s spreading False stories? Unless you do please don’t say things that might not be true because you gonna have to answer to Allah For saying something that might not be true.

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 5 ปีที่แล้ว

    Yaa been iyo quraafaad iyo sheekooyin meelo kala ay kasoo xigato sheega yaahu naa kahor wareeg umada

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 5 ปีที่แล้ว

      Naayaa edeb yeelo ciyaala suuqad yahay

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 5 ปีที่แล้ว +2

    Xasbiyalah wanicmal wakiil

  • @hipadabdurahman6787
    @hipadabdurahman6787 4 ปีที่แล้ว

    Subhallah