Doorka Haweenka iyo Qiso Dhab 3/5/2019 by Amalkayse 😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ค. 2019

ความคิดเห็น • 251

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 5 ปีที่แล้ว +10

    Walal iska ilaali ereyga ah shayaadiin illaahey soo direy.illaahey sheydaan sooma diree.dheh sheydaanka sheydaankuu soo direy.sababtoo ah sharta illaah looma tiiriyo

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 4 ปีที่แล้ว +3

    Qisada gabadhaan qiso isoo martay bay u egtahy Alxmdulilah Hada waan caafimaaday reerkaygii bas baa ku burburay mahee lkn Allah mahadiis meeshii la ila rabay ma gaarin

  • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
    @taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadan oo kale anay igu dhacday aadna waan u dhibaatooday walina waan ku dhex jiraa illaahoow noo gargaar oo shayaadiinul insiga naga qabo yaa rabii 😓😓😓😓

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 5 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallaah Allaahu akbar Allow adigaa awoodlee Xaasidiinta Nagaqabo✋

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 ปีที่แล้ว +4

    Subxaana llah Ilaahay namatuso waxaaso kale imtixaan baa kudhacay qoyskan ilaahy baase ka bad baadiyay diinta Ilaahay hala qabsado dadoow iyadaa ku bad baadinaysee

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 4 ปีที่แล้ว

    Inkaar qabtadaas tolow xagay ilaahay ka geli. ilaahay cid kasta oo qof muslima noloshiisa ka xumaatay oo dhibaato sixir iyo cawri ku samaysay isna noloshiisa ifka haku gubo aakhirana cabaad haku tuuro hadaanu toobad keenin dadkuu dhibayna i cafiya odhanin

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 4 ปีที่แล้ว +3

    Dumarku way kala aar goosanayaan .Yaan la rumaysan illahay baa qalbiyada og sixir wuu jiraa lkn dumarkan beentoda iyo shartooda waa waxa naarta u badiyey

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahay caafimaad. Sareecan ha idin siiyo mar walba albaqra guriga Ku shido wax allaala waxay kugu samaysay oodhan wuu Kaaba ayaa caafimaad baad dareemi insha allaah qofna ha aamin mar walba ood baxaysa. Aqriso Aktaarta insh allaah waad cafimaadaysaan aamiin

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle Swt aya nagu fillen, Qurankana waa daawo qofki rumeysan...shayadiinta insiga aya ka dhib badan kuwa jinnka runta ah....Alle Swt hanaga qabto nin iyo naagba....Xasbunallaha wanimcul wakiil.... wallahi waan arkey dhibkas iyo mid ka xanuun badan...lkn Alle qofku jaclado jinn iyo insiba waxla qaadikaran.

  • @hodonawil2591
    @hodonawil2591 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana alllh ilaahay umada shayaatiinta noocan ookle ah haka qabto iyo saaxiriintaba qoskaana haw grgaaro iyo dhamaan dhibtan ciday haysatoba oo aan la ogyn baa jira adna salaan sare qaaaaaali amaaaleey nolaw samo kuwaar

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 ปีที่แล้ว +7

    Walalo aniga dad xasad ah ayaan daris nahy aadna wan Uga baqa iney sheatoda alllah iga badbaadiyo iso duceeya

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle Swt..aya ku kalsoonahay oo arimaheena ku fillen, kalsoonida naftada kuma filna arimahaan

  • @clickerbin2793
    @clickerbin2793 5 ปีที่แล้ว +18

    Waxan idin dardarmayaa in aad guryihiina kuaqrisaan suuratu baqara illahey wuu idinkaqabanayaa sixirolayaasha iyo sadaqada dadka dhiban waxsiya iyo halaxiririyo qarabada wax baan idin sheegi sirkujirta xiririnta qaraabada (marka ugu horeysa illaahey cimrigaga ayuu barakeynayaa iyo maalkaga wuxuna illaaheykusiinaya cafimaad) arintaa iyada ah kawarama waa intuu ibna aadanka uu ugu jecelyahey illaahey hanawaafajiyo arintaa iyada ah dhibwalbo ookasogara qarabada kusabir xiriri illahey dartii waayo adna tan ayaakugu jirta

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta wax sixirta meel walbeey joogaan ilaahey ifka degdeg ha ooga saaro si cadaabta ay u dha dhamiyaan naartana allaha ku fogeeyo. Amiinta igu kaalmeeya Ramadan waaye

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 5 ปีที่แล้ว +11

    Xasbunalaah Wanicmal Wakiil. Walaa Xowla Walaa Quwati ILaa Bilaah.

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxana Allah...diinta hadaynu ka fogano dhibatoyin kala nooc nooc aya lala kulma....ilahay hadan ku xidhnano jin iyo balayo waxba kama qadi karo

  • @erfg2538
    @erfg2538 4 ปีที่แล้ว +2

    Haa wllo amaal igaraalinoqo kkkk waan indhodareeyay waacabaayada jismigaanmooday

  • @hudahoodo6163
    @hudahoodo6163 5 ปีที่แล้ว +7

    Acuudubilah aduunkan waxkasta waa lagu arkaa Allah swt ayaanka magan galnay wxkstoo xun, wllayaal dikriga allah iyo suratu baqra isla ogaada.

  • @merwoomar1803
    @merwoomar1803 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah Akbar Allah Akbar Subxanallah subxanallah Wallahawalle ilaa bilaah illahey hanaga qabto kuwa guryaha islameed duminaya ee sixraya xasbunallahi wanimcawakiul walahy waa qiso xanuunleh dumarow dumarka jadamada ah iska ilashe walahy saxiib malihi wixii igasomaraan ogaa

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว +9

    Haspunallah ilaha ka magan galaay xasiidka odhan nocu doono ha ahadee