ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Doorka Haweenka iyo Qiso Dhabah DULMIGA 07903112871😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ส.ค. 2019

ความคิดเห็น • 165

  • @ayanali3035
    @ayanali3035 5 ปีที่แล้ว +11

    Salamu alaikum Sister Muna, People can say whatever they want about you but we need to remember this you always be who you are no matter what anybody called you or say you are. MashAllah You sound like a very religious person and very educated person and You don’t need a friend who is negative that the. Friend is the one who helped you when you really need them, is the one who share you your happiness and sadness with.
    Most Somali don’t know anything about fairness few months ago in this very show my name was mentioned more than 10 times even though I haven’t done anything to anyone. And I was labelled as if I was some evil person even though nobody actually knows me in person.

    • @ayanali3035
      @ayanali3035 5 ปีที่แล้ว +4

      One thing I don’t understand is why? Some people like making up stories that it’s not even true do they not know that they have two angels on their shoulders Writing every single word that comes out of their mouth whether it’s true or not May Allah Forgive us.

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว

      True

  • @leilamusa9175
    @leilamusa9175 3 ปีที่แล้ว +1

    I am sorry for you Muna, I really understand how you feel and it's precisely why I never ever mix with Somali people. In fact I no longer identify as Somali and always prefer to say am Kenyan/British having grown up in both Kenya and UK. I believe the route of the way some Somali people (especially women) is partly jealousy and partly illetracy. They really do not understand Islam and rules associated with the deen

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 3 ปีที่แล้ว

    Asc Amal keyse walalo mansha Allah Tabarka Allah waa qiiso wanagsan Inata waxan leyahy iska samir walalo Ilahay Agtisa ayad ka helaysa

  • @magool8581
    @magool8581 4 ปีที่แล้ว

    Haday carabiyadtahy waykawada masyreen kuligood nacuudubilaah dumarku sharbadanaa!! Wll waxankuleeyahy adunyaa sijnul mumin wajatulkaafir udulqaado alle dartiina oogajeedso

  • @khadiabni682
    @khadiabni682 4 ปีที่แล้ว

    Abayo waxaaat tahay qof fiican Oo qalbi fiican Oo daacad ah In shaaa allaahu wallal muna dhib ma arkeysid

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 5 ปีที่แล้ว +2

    walaalo somalida dhaqaatiirta maskaxda ayey ubaahanyihii dumarka eedhag how dhigina siiba gabartaa sidaa loodhibay waan kanaxay ee seexiroolada lagu sheegay ilaahay sharkooda hakaahayo

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 4 ปีที่แล้ว

    Amal Keyse Salam walalo.
    Af Somaliga mawuxu ma Hargeysa aya salaah? Waba akhira igu cusub huno.
    I’m from the Northen Somalia too, I realised we ( in the North) use many Arabic words.
    The South uses Italian words. I think the ppl who speak PURE Somali is Reer miyiga.

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 5 ปีที่แล้ว +4

    ASC mashaala Allah
    Thank you for sharing this story

  • @superwomen5718
    @superwomen5718 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka amaal you always beautiful abyo video sida aad cilaanka u marsato no sameey thanks 💜

  • @samirasharif5137
    @samirasharif5137 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah amal keysey Eid Mubarak

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah muno ale haku dhowro iyagaa ceeboobay ee iska iloow walaaleey cuqdadana waxey u daran tahay caafimaadka ee walaaleey cuqdad haba yaraatee fadlan ha is galinin

  • @quruxlay1894
    @quruxlay1894 5 ปีที่แล้ว +7

    Sorry wlo wlhi hada jogi laha waxa ka dhigan laha wlo 😭😭 dadka inta wacn isma bartan 💖 walo ilahay dad wacan haku tuso

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 ปีที่แล้ว +1

      mashallaaah gabadhan as qof ad u qiimo badan dumarkas is birsaday waxey I quro wayen in at tahay qof wanagsan o qalbi FICN abayo ha u BIXIN Somali Wa dad wanagsan inta xun e ku quri weysay wanagaga ha firin sabarka bad so abayo wanka xumahay walhi in sidaa lagu dulmo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad kusugtey caruuro jaqsiintaadii iyo dafdafta badani mafiicna.?

  • @abdig7562
    @abdig7562 5 ปีที่แล้ว +5

    Amal keyse ciid wanaagsan iyo salaan sharfeed from jubaland

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 5 ปีที่แล้ว +1

    walaalo waan kaxumaaday ga adhaa waxa ku dhacay ee mareeka kasoohadlaysa ilaahay qalbigaaga hakuu dajiyo ilaahay ayaa kaagajaraaya

  • @balicadbaliga9818
    @balicadbaliga9818 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa arrin xun oo dareen naxdin leh waana ka xumahay waxa gabadhaasi ku dhacay

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว

      balicad baliga
      Asc wll subscribe isar

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku salamay amal laakiin sidee baad canaha naaskaga usiin nanaysa ilmo yar oo dhalin oo hooyo u ahayn dadku cudurada guud waa la kala qaada caruurta caanaha hooyadu ulisto waa inaad gloves kaxidhated oo aad farahaga maydhid waa khalad nasaga sii sid hadii canaha wa khadab in ilmuhu cabo after 2 hour no naaso kale

    • @aliabdi9827
      @aliabdi9827 5 ปีที่แล้ว +3

      waxaan ogahay dawad dhaqtarka weel somali ayaa esku delay canada oo dawooyen qadan jeray marka quraan ayaa ka wanaagsan boro garaamka qayta hore ayaad ka had laysay aa caruurta❤❤❤👍

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +2

      Walaalo waa runtaa sidee bay u siin kartaa canaha naska ??????????? Waa qalad waa qof fuduud waana qatare??????(((?(

    • @carryonregardless4071
      @carryonregardless4071 5 ปีที่แล้ว

      Walalo you need to listen carefully what she said before you comment. The baby’s mother was ill taken to hospital , the mother of the baby was only breastfeeding the baby. Since the mother was taken to hospital and the baby was hungry and crying what else would she have done,??!

    • @munaqaali2371
      @munaqaali2371 5 ปีที่แล้ว +1

      Walalo baby bida hooyadaa xanuunsatay hospital ka bay aaday baby ayay ii keentay way ooyday caanihiina way diiday wayna seexan wayday markaasaan naaska siiyay wayna seexatay masha alaah waanan u dheegay hooyadeed iyo asbaheedba naagtan luul Ali waxay ka midtahay group kii ilaahay baanan idinku daayay xagaad iga gasheena alaah baa ka jaraya aakhiro or aduunyo insha alaah

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +2

      @@munaqaali2371 muna quruxeey beenta jooji laba malag ayaa garbahaaga saraan oo kaa qoraya kalmad walba walalo waa aan kaa naxayaa waayo gabadh yamaniyad ah ayaan ahaay cadaab kulama rabo ee jooji beenta walalo oo walalo ilahay ka xishood ❤️❤️❤️❤️🖐️I love you

  • @milgoadan531
    @milgoadan531 4 ปีที่แล้ว +1

    It has happened to me also but Allah is great.

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 4 ปีที่แล้ว +3

    Don't mix with neighbours stay solo

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadka qaar baa jira magaalada dadka ugaliya xumaan lkn markaaad kadhex baxdid ayay is wada kashifayaan mid mid markaa soomaali maryoolay wey dhibadn tahay

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว +5

    Amaley qofta dumarka ee kula hadleysa manay ahen hodan muse faruur codkedii o halkaas soo taagan baad moodaa ilahay amarkii 😂😂😂😂

    • @hodmanfaahiye8162
      @hodmanfaahiye8162 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa iyadoo sanka is qabatay

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk

  • @user-di3dv2xj9c
    @user-di3dv2xj9c 5 ปีที่แล้ว +1

    Al abaayo raali noyo walid ayaa ku nahay somali dhahan niyad dajiso waxaan kaama halaabaayeen

  • @housseinliban9071
    @housseinliban9071 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah istahil gabadh caqli badan wayee

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 ปีที่แล้ว +5

    Walalo naago walan aya ku dulmay dhe gabdhan sorry waxb kuma yeeli karan cuqdadn iska sar
    Walhi

  • @maayaabdalaa3401
    @maayaabdalaa3401 5 ปีที่แล้ว +1

    Muna alah ayaa kuu hiilin ee samir shaydaamadan kudaba galayna alaah ugu samir

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb7903 4 ปีที่แล้ว

    Dulmigu wax fudud maaha walahi dadko dhinac kaa wada mara wax ka xanuun badan ma jirto. Qofkasto la dulmo waqtiga cidhiidhiga dareemayso salaad u istaag ilaahay bari sujuuda ku oy waad arki dadki oo Allah kaa qabtay oo fashilmay.

  • @khadiabni682
    @khadiabni682 4 ปีที่แล้ว

    Yaaaa rabiiiii dad ka qaar dhib badanaa

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah walaalo thanks for sharing this video. ♥️✅Sad story.

  • @feysaxasan8559
    @feysaxasan8559 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah samir ogow dhibta laguma waaroo dhaxal
    Looma yeeshee waa laga dhamaadaa

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 4 ปีที่แล้ว +1

    Samir wallo ilahay ha kuu fudaydiyo hadii lagu dulmaayo

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka sharka ku walaalooba iyagaa Aakhirka isdila oo Suuqa isu gala.

  • @saidamohamed2322
    @saidamohamed2322 5 ปีที่แล้ว +4

    Istahil MashaAllah waa qof caqli badan wax badan kaafaideystey wllo

    • @nuraabdi1951
      @nuraabdi1951 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga iyo istaahil baa isu mida asxaan uma falo soomaali.

  • @sumayasabariin9383
    @sumayasabariin9383 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxad ahayn dusha ma ka sarnan donan malun bad dacad heeli huuno samir

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +4

    Dadka markad fahmi weydo walalaha ama ninkaga lasaaxiib mashquul your self

    • @indadeeqmahmud5916
      @indadeeqmahmud5916 4 ปีที่แล้ว

      Sabrin. SAX!!!! anigu ninkeyga iyo carruteyda Ayaan saxib laahay. Ila iyo yaranteydi inaan lama’an saxibiin.
      Alhamdullilah manta nolosha ilahay isiyey minda ma’an gareen hadaan dumar Somali kuxirdnanlaha. Alhamdullilah

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว

    Amal ad ayan u dawada.wacad.shegta wqx run ah mansha alah

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah amal Kayse sallan sharaf

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 5 ปีที่แล้ว +1

    Haa Somalidu dad miyaada ayay Ka dishaa

  • @fardowsajanayfardowsa3413
    @fardowsajanayfardowsa3413 4 ปีที่แล้ว

    Victim sad lamadaho carurtaa please and please wad inad ugato welkagaa wa inad ogato wuxuu ku ad ojecelyahay odaye maskax walbo Allah umey Shan tado faro alllah masemin carurtaa Hala ugado😭😭😭😭

  • @abaluul1683
    @abaluul1683 4 ปีที่แล้ว

    Walal gabadhaas watsapkeeda isiiya,

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah thank you for New

  • @aliabdi9827
    @aliabdi9827 5 ปีที่แล้ว +1

    amena kaye eid mubarak

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @farhiyasomalilandburco2557
    @farhiyasomalilandburco2557 5 ปีที่แล้ว +5

    Inantaa waa ladulmay ilaahay halaga baqo shakiga halayska daayo somaliyey

  • @naimaqueen8583
    @naimaqueen8583 5 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah ilahow sohaday umadan walatay ee xumanta qurux mooday

  • @halimaali8768
    @halimaali8768 5 ปีที่แล้ว

    Asc Muna Sharafey waxba heys cilkanbinin Cadey alle kugu fiilan. Xaqaga waxad heleysa malinta qiyamah. Walasheney sabar raabina wehesho.

  • @miirajbarre3060
    @miirajbarre3060 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah muno alle haku xafido abaayo💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 ปีที่แล้ว +2

    Lakin America joogta khalad baad gashay maha canahaga inaad siiso hadii aad qabi lahay cudurka 3xaraf ilmahasi wuu qadi lahaa runta naagta usheega

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa ....walalo waa beenaleey anagaa magaalo kula nool waxaa ay shubeeso waxaa waxba kama jiraan subxanalaa

    • @munaqaali2371
      @munaqaali2371 5 ปีที่แล้ว +5

      Luul ali beenalay baad tahay munaafaqada waxaad ka mid ahayd camaasiirtii ilaahay na waxaan kaaga baryay inuu ku qabto xaqaad iga gashayna ale cadaab aakhiro iyo mid aduun hakuugu badalo been ma sheegin alaah baa markhaati ii ah ale ha ku soo qabto si dhaqso ah

    • @maayaabdalaa3401
      @maayaabdalaa3401 5 ปีที่แล้ว +2

      @@luulali3070 shaydaamad yahay xaasidad ah ka hadh inanta alaah aduunka hakugu ciqaabee maxaa ku daba dhigay ma nolosheedaad ka xun tahay hadaanad xaasidad ahayn oo aanad bukin maxaad meel walba qoraal udhigaysaa ibliisad yahay xun

    • @maayaabdalaa3401
      @maayaabdalaa3401 5 ปีที่แล้ว +2

      @@munaqaali2371 munaay walaalo way cadaatay naagtan luul layirahdo in ay beenaalay tahay iinshaa alaah alaah ayaa calaamad kamuujinee iska samir munaay

    • @harrysoaps2806
      @harrysoaps2806 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maayaabdalaa3401 abayo maxaad ugu danbaabeesa luuley ali waxaa ay dhahday dadka ayaan isugu xignaa ameey dabiga u diidaysaa adigana waa kugu ceeb in aad u tirisid ruux aad garanaynin ilahay ayaa og mid been sheegesa adiga ha ku dabaabin

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 ปีที่แล้ว

    Caruur tiina waa amaano ilhay adigu malihid ubad kaaga

  • @amalali3480
    @amalali3480 5 ปีที่แล้ว +3

    Qof aaan waxab samaaayn side looga shakiya waliba qof jarkaaga ah oo aan waxab idiinka dhaxaaay side uu kagaa shakiiyi kara timiir laaf baa ku kirta

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 5 ปีที่แล้ว +1

    Inanta wa qof samiir badan hadana samiir

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 ปีที่แล้ว

    You don’t own your children they are gift amaana from Allah

  • @latifacadey4555
    @latifacadey4555 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalida aad ayeey is kudulmeyaan walaahe

  • @xamdixaraaago2275
    @xamdixaraaago2275 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta Amaal keyse Islamaha afka waqooyiga ku hadlaya mahee wax kalee dhib shegta ma jiro miyaa Maxaa reer waqooyi kaliya Dhibka u keenay Aniga waan shakiyey Walaal adoo xumaan ii arag waan Dawada barnamijyadada Wana ku tageera lakiin markan u dhaba galay waxa Dhibka meshan aad keento sheegta waxey u badanyihin waqooyi Dadki koonfur Aaway ma Adiga dadka ku hadla luqada waqooyiga doorta mase iyaga unba dhibane ah ???

  • @marwodumar3981
    @marwodumar3981 4 ปีที่แล้ว

    Ofcourse marka lagugu sheego waxand samyn wad cuqdadoobaysa

  • @whome4851
    @whome4851 5 ปีที่แล้ว +3

    Soomaali ma ihi kulahaa, naa shut up cid kuu baahan ma jirtee naagtii ku dhashay ayaa dhib qabtee

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa qaliyeey

    • @leilamusa9175
      @leilamusa9175 3 ปีที่แล้ว

      You sound like the perpetrator or one of them. Why are you so angry 😑

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 5 ปีที่แล้ว +1

    Umu foosiya waan ku salaamey wakhti fog baa noogu kaa dambeysey qisada waan dhegeystey in badan

    • @hodanadan6595
      @hodanadan6595 5 ปีที่แล้ว

      Walal ma taqan gabdhan dulman

    • @aliabdi9827
      @aliabdi9827 5 ปีที่แล้ว

      Daa wada waa qatar caruurta ka elaaleya waa es dele karaan. Quraan saara caruutrena oo lahadla caruurta

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 5 ปีที่แล้ว +2

      @@aliabdi9827 kumanan fahmin maxaad u jeedaa ya carurta laga ilaalinayaa

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hodanadan6595 haa wll in badan bey cabashadeda noo shegtey ilahay baa xaakin ah

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +3

      @@aminaabyan6373 walalo iyaduba ma ficna waayo maxaay u cafin wayday hadaay ficantahay????????? malaa waa ay sameesay waxaan

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว

    Very sad painful story very sad 😢

  • @fardowsajanayfardowsa3413
    @fardowsajanayfardowsa3413 4 ปีที่แล้ว

    Amal keys wan farxaa markan an feresado marsmejkaa isalut you 😭

  • @whome4851
    @whome4851 5 ปีที่แล้ว +2

    Naagtaan hadleeyso kibir iyo faan badanaaa Allahu Akbar

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa qaliyeey

    • @leilamusa9175
      @leilamusa9175 3 ปีที่แล้ว

      @@luulali3070 wow you seem to have real axe to grind? Just saying,?

  • @ayanomar8034
    @ayanomar8034 4 ปีที่แล้ว

    Amal kese warar fiicaan baan ku haya

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 4 ปีที่แล้ว

    ask baayo💖

  • @user-qp1xr8ze1m
    @user-qp1xr8ze1m 8 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @aminafarah3676
    @aminafarah3676 5 ปีที่แล้ว +2

    maxaa ku kalifay gabdhaha heer camira guriyaha kaaga xirtaaan ????? qof aad sifican isugu fogaateeeen shakiga maxaa keenay munaay

  • @balqiisasuldaan585
    @balqiisasuldaan585 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilmo aan walasha dhalin maxa nas nuujintisa kuu geyay sow iska dhaadhicim ma ahayne wad ku wanagsanayn wad istahisha waxkasta oo lagugu sameyay nayaa uf

    • @elaataysin1229
      @elaataysin1229 5 ปีที่แล้ว +3

      Subxaanallahi naa WAX iskula hadh

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa waa qalad waxaa jeel ayaa lagu galaa waayo 👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎👎 👎

  • @luulali3070
    @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +5

    Walalo amaleey waa beenteed waxaa ay sheegeeso anagaa isku magaalo degen waana la furay oo nin ma leh waa ay walaantahay xitaa dumashiyaheed maxkamad ayaa ay isla fuuleen ee ha rumaysan walalo

    • @carryonregardless4071
      @carryonregardless4071 5 ปีที่แล้ว +2

      Luul Ali evidence that is what we need, Allah swt kabaqa dumarrow, maxaat xumaanta odorateen idhinko arkaya wanags, SUBHANALLAH. Iskalmeya oo iskunaxarista this world is too short. Sheydhanka yuu idhinkafaidheysanin

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +4

      @@carryonregardless4071 gacalooy anigu yamaniyad ayaan ahay dadna anaa ugu xiga cidna igama xigto haduu sheedan uu jiro munaa ah anaa jeceel in ay wanagsanaato lakiin ma dhacin...wadar iyo waxid kee baa xun irumeeso walalo... ciid wagsan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @hodmanfaahiye8162
      @hodmanfaahiye8162 5 ปีที่แล้ว +2

      @@luulali3070 wl waxanani ma been baaaa

    • @luulali3070
      @luulali3070 5 ปีที่แล้ว +3

      @@hodmanfaahiye8162 haa walalo irumeeso si ficaan ayaan u aqaana muna.. subxanlah ilahay ceeb ha asturo iyadana ha soo hadeeyo waa ruux muslin sheeganeesa amiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiin yaaaaaaaa rabi 🖐️🖐️🖐️

    • @foziamohamedomar4820
      @foziamohamedomar4820 5 ปีที่แล้ว +2

      Ma Gabdhi ay wareesata hana abuukar

  • @yaasmiinmaxamed5913
    @yaasmiinmaxamed5913 4 ปีที่แล้ว

    😍😭

  • @yaasmiinmaxamed5913
    @yaasmiinmaxamed5913 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @superwomen5718
    @superwomen5718 4 ปีที่แล้ว

    Sister subscribe you🙏😍

  • @Iweeydiiwaxaadrabdid
    @Iweeydiiwaxaadrabdid 4 ปีที่แล้ว

    ❤mash allaaha❤