Qiso Dhab 9/5/2019😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ค. 2019

ความคิดเห็น • 179

  • @yatharibyatharib4527
    @yatharibyatharib4527 5 ปีที่แล้ว +2

    Daniga ma fiicana lakiin waxaan u maleynaayaa inay qoftaan hadlayso gardaran tahay
    Wa Allah yaclam

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +8

    Aloow sacadasi anjoogno habenkasi jimce ee khayr ka leh faraj hamigeda oo isku sikhir ya rabi Aloow bogoda burcad isu Mari ya Allah galgacal qulubtooda isu gali. Alhuma Amiin.

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay maslaxad dhexdinah hadhigo aamiin yaa allaah

  • @ubahbarwaaqo9478
    @ubahbarwaaqo9478 5 ปีที่แล้ว +1

    Subaxanallaaah Illaaahay Amarkiiii Intiii Xumayd Baa Dunidan Ku Hadhay Maystidhaaa,Waleee Qof Abaaal Guday Oo Helay Lama Arko Waayadan Subxanalaah

  • @amiraaqueeny5829
    @amiraaqueeny5829 5 ปีที่แล้ว +1

    Alllaah subxaana watacaalaa ha , usaqiro,arrimaheeda, walaasheena Macaanto,walaasheedana,xaqa ,alle hatuso.,(aamiin).

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 5 ปีที่แล้ว +1

    Fowsiya gabadha walaashaa ah lacagteeda u celi oday ayay ka fekeraysaa meeahuu ku raaxaysanlahaa ilaahay ayaa xaqa og

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 ปีที่แล้ว +6

    Illaahay ha ugargaaro dadka dhiban waa bil ramadaan aamiin

  • @nuuranuura8637
    @nuuranuura8637 5 ปีที่แล้ว +3

    Waad qaladanayad wayo walsha iyo gabdhahaga inada uu kala eexato Maha walsha iyo gabdhahaga dhiinaca uu xaali walshana dhiica inad uu xaliiso ayay ahayad

  • @abdijamafarah1827
    @abdijamafarah1827 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc gabadhaa walaashee iyo iyada Allaha isu maslaxo wanaag ha tuso gabadh wayna samir Allaha lu irsaaqo AamiinAamiin

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahoow isku saqir wallaslahaan macaankii walaalminama u sooceli qof kastoo kurbeeysana illaahoow kurbada kasaar aamiin yaarabi.

  • @rafcatrac7853
    @rafcatrac7853 5 ปีที่แล้ว +1

    Iska daa qofkii gardaran Alle ayaa xukumaayo waxaa laga yaabaa inuu ku dhoco cudur aan daaweeyeeneynin 200000 yuuroo ee samir waxaa Alle ku siin doonaa wax ka badan adiga iyo gabdhahaagana haddii aad shaqeeysataan ayadana wey kuu soo baahan markaasna adiga ayaa ka guuleeysandoono haddii sida aad wax u sheegtey insha Allah ribadana waa xaaraam dadka ribada cunana waxaa calooshooda ah naar.

  • @araweloahmed5740
    @araweloahmed5740 5 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Kareem amal qurux

  • @ifkaali3796
    @ifkaali3796 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana laah walaalo islayaa waa mid subxaanalaah Ilaahay qalbiyadiina haysgu so jeediyo

  • @Alhamdullilaah1
    @Alhamdullilaah1 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin insha allaah qeyr Amal alle haku xifdiyo

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 5 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay
    Hakaalaqado
    Culayska kusaaran
    Laaxawla walaaquta
    Illaabilaah Fooziya yaa allaah
    Illaahayaw kadulqad culayska
    Waa bil ramadane Aamiiiiin
    Aamiiin Allahu Aamiiiiin yaarabi

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 4 ปีที่แล้ว

    Allah doesn't take naaxaris.but sheidan is the who is the one who takes naaxaris.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    She have good heart Insaallah allah is with you sister Fazia

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sis alle haa kuu dayo.

  • @Iweeydiiwaxaadrabdid
    @Iweeydiiwaxaadrabdid 4 ปีที่แล้ว

    Mash. Allaah♥️👍🙏

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 5 ปีที่แล้ว +11

    Asc Amaal wan ka xumahay inanta Fozia waxa ku dhahay Allah Swt iyada iyo walalsheed ha iskuziqiroo lakiin Amaaley sheeko waliba laba dhinac bey ledahay Fozia walaalsheed na yada wareysoo👍

    • @luulbile8481
      @luulbile8481 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa labadaba dhageyso waxaa dhici karto in aad xal heli laheyd

    • @hodaa2823
      @hodaa2823 5 ปีที่แล้ว +2

      Shukri Amrane Warsame Maasha Allaah wixii niyada aan ku hayey oo rabey inaan qoro baad qortey abaayo baarakallahu feek!

  • @gabarmuqdisho
    @gabarmuqdisho 5 ปีที่แล้ว +10

    run ahaantii gabadhan iida kaqaldan walashed sababto ah lacagtedii baka isticmashay gurigaagina waka eriday marka wanaaga aakasugeso maxa wayay walasha hada xolahedii kaqadatay gurigadina aad ka eeriday ama aad gabdhahaga uugaheliisay adiga walaasha cadow nimada kubeeray

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 5 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu calaykum walaal waad khaldantay markaad lacagteedii aad isticmaashay walaal lixsano ayaad haysatay markaa inaad isku halaysid ma ahayn , walaal illaahay ha isku kiin sakharo iyadana xaqa Allaha garansiiyo isha'allaah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Amini Yaa allah allah allah allah allah allah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Insaallah everything will be okay Insaallah wish you the best in life time

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว +1

    Woo i hope the problem will sort out there problem inshallah x x

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haisu kiin maslaxo adiga iyo walasha walaal qalbiga allah kuqabojiyo

  • @amiraaqueeny5829
    @amiraaqueeny5829 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo. Macaantokeysaay adigana ,ajir iyo xasanaad allehakaasiiyo. Kheyrka raraha badan, ee , aad kashaqeyneysid.

    • @amiraaqueeny5829
      @amiraaqueeny5829 5 ปีที่แล้ว

      Macaantooy
      ,ma,igusaacideen kartaa, telkaaga,adigoo raali ,ah,,( Amaaleey Alla Dartii -;ayaan kuu jeclahay ).

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Insaallah take care your family and patients with everything

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 5 ปีที่แล้ว +14

    Inta badan soomaalidu hablaha lajooga way xumeeyaan lkn Alle haysku kiin sakhiro

    • @indhouroonindhodeeraaleey6608
      @indhouroonindhodeeraaleey6608 5 ปีที่แล้ว +2

      Been maaha waliba marka walaashood kenaan inay gumaystaanbay rabaan

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว +2

      waa sax lkn ayadoo aqoon iyo hanti leh habar odey cadaan qabo gurigeeda ineey joogtoo waabo qalad ineey guri kaligeed dagto beey aheyd waayo asaga ku soo dirdirayo naag la qabo gurigeeda lama dago waa laga carara

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 5 ปีที่แล้ว +1

      Sirta nolasha
      Waa runtaa iyo sodohaha

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว +11

    Ilahayow qalbigoda burcad isku mari

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 5 ปีที่แล้ว +1

    walaashaa lacagteeda inaad guri ku iibsato waad ku khaldantay hadaanay ka raali aheyn marka horeba. ilaahay dartii u cafi lacagteedana sii. culimo u tag waxa dhacda in dadka ehelka ah la kala sixro taana iska hubso oo is cilaajiya.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +2

    She is good person Insaallah she we be ok

  • @ifkaali3796
    @ifkaali3796 5 ปีที่แล้ว +5

    Horta dadka somalida maxa u diiday in at luqadooda haystaan umadda kale ajanibka ahi maansha Allah iyago ku dhashay ayay had Ana ku hadlaan luqadooda

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you sister

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah walalo warun somalida qar wax laso dhawesto mahan ilahay shartoda hanaga xijabo

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 ปีที่แล้ว

    waal reer djibouti gun baa waa siiida

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +3

    يا الله اللهم الف بين قلوبكم وإصلاح ذات بينكم.. سبحان الله شىء حزن

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Amini yaa allah allah allah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Allah power protect her and her family Insaallah

  • @ayaanbarkhale41
    @ayaanbarkhale41 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaah wanaag ha idin dhexdhigo laakiin lacagta in aad ka qaadato ma ahayn waligaa waala iska ilaali yaa waxaadan lahayn laguma tashado

  • @qaaliyeey3729
    @qaaliyeey3729 5 ปีที่แล้ว +1

    walaasheen ilaahey murugta haka qaado, walaasheedna ilaahey waxaan ka baryaa inuu qalbigeeda badalo this is dunyaa mataacal quruur.

  • @hooyadedjecel4061
    @hooyadedjecel4061 5 ปีที่แล้ว

    Amal kayse Qof nool allah haku shafro huuno❤💚

  • @latifam4761
    @latifam4761 5 ปีที่แล้ว +2

    Waka xumahay walalahey dhibka heysta allaah hau gargaro

  • @massoukawalieh5239
    @massoukawalieh5239 5 ปีที่แล้ว +1

    Islantan runti imaqancin shekadeedu benba laga dhandhansanaayaa

  • @kawsarkajol7554
    @kawsarkajol7554 5 ปีที่แล้ว

    Illahayoy Rabiyoy gabdhahaa qalbigooda budhcad isku mari

  • @merwoomar1803
    @merwoomar1803 5 ปีที่แล้ว +1

    Bismillahi illayow caawi walalshen😭😭😭ax ax

  • @hoodoabdi2148
    @hoodoabdi2148 4 ปีที่แล้ว

    Waa gabadh lacag badan ka maqan tahay lakin inay inanta lacagta u celiso bay aheed yado guryo dhisan lakin waa walalo illlahay ha isu sakhiro

  • @shukriyusuf6306
    @shukriyusuf6306 5 ปีที่แล้ว

    Scw walal waa bil Rabadan allaah waxan oga baryaya in maslaxad ha dhax dhigo waa dad walalo ah oo isu badan qalbigoda burcad allaah isu marito insha Allah in ey arintoda nabad ku dhato ayan u rajeynaya.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @HusseinAhmed-ig6jx
    @HusseinAhmed-ig6jx 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa Arin culus ilaahay xal hakeno

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 5 ปีที่แล้ว +3

    Maskiin l cry Walaahi it’s so sad walaahi waan soo manahay l cry ilaah hakuu sahlo maskiin l know how u feel iska Samir pls

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 ปีที่แล้ว +4

    Iyda ka gardarnayd walasheed kkk wayoo lacagteeda may siiso.

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahay ha isu sakhiro hablaha walalaha ah

  • @ismahanfarah3290
    @ismahanfarah3290 5 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله

  • @digitalone3143
    @digitalone3143 5 ปีที่แล้ว +6

    لازم نسمع الطرف الاخر.... هذا هو الحق... ليش فلوس اختها معاها ٦ سنين ... وهي راحت تشتري ارض؟

  • @gmarsharaf3657
    @gmarsharaf3657 5 ปีที่แล้ว +1

    Amal wallo
    Amiimuqto dhibaato eey la ooydo
    Hadeeysan rabin xaqa ama lacagta in eey ku tagra fasho
    Waa laga wanGSAN YAHAY DAMACA EE HA SIISO WALAASHEED LACAGTA EEY KU LEEDAHAY DAMACA NA HA JOJISO QALADKEEDA HA KA SOO LABATO. WALASHANA WAXAAN LEEYAHAY SAMIRKA BADI

  • @idiljama8495
    @idiljama8495 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha wayn oo oyeysa way khaldantahy sababta ay la oyeysana waxa weye aan waxan rabo sameeyee yan la iga ficil qadan carurteda bey uga hilisey at some time walasheed bey vananka u sartey iyadoo lacagteda qabta markas bey nin u oyeysa oo leedahy banan in an u saaro marabo kulahaa walasheedna way u saartey

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 5 ปีที่แล้ว +3

    Adigu waxan u arka
    marka horebe inay qad ahayd in walasheed o caruru
    lahayn inay waxa isgu
    dardo ninkeeda iyo
    Iyaaga

  • @iskufilanbaby7968
    @iskufilanbaby7968 5 ปีที่แล้ว +17

    Naag kaa lacag badan maxaa kuugeeyay ayadaaba kaataajirsane anaa soodhoofiyay kuteh bilgim maxaa yaala Dubai ayeyba kalacag badane calaacalka jooji sii lacagteeda sii Ninka xuna usheeg muxuu uleeyahay African people maxaa iikeenay maxaytahay muxuu u seyngareeyay awal hada asaay unaxaysaa walaashaa uma naxeyside naga qalee sxb qaladka dhan iyadaa leh xaqeeda sii nabadgalina

    • @zainabmohamed9259
      @zainabmohamed9259 5 ปีที่แล้ว +2

      Fardowsa Abdi isku ra yi baan nahay.

    • @rafcatrac7853
      @rafcatrac7853 5 ปีที่แล้ว +1

      Lama socotid dhulka carabta waa mushkilo badanyahey haddii aad ajanabi tahey waa lagu dhacaa axsaan weyn bey sameeysey fawsiya maxaa yeeley lacagta waxaa laga yaabaa in ay ku soo gashey magaca ninkan biljamka ah dartiis maxaa yeeley carabta Africanka wey yasaan weyna dhacaan meel kale ka eeg maxeey carabta ay ka shaqeysaneeysey uga sammeeysanweydey dad hor umar gaarsiiyo ,been yaa la isku sheegin Soomaaliyeey lacagtaas xitaa sababta ay uga soo baxdey Dubai fawsiya ayaa leh waayo Dubai adigoo African ah ma yeelan kartid xoolahaas.miskiinka biljamka ah waa lagu danneeystey waa Fawsiya iyo Ahliyaddeda oo idil .yaan Soomaali la aaminin marka hore arrin walba fudeyd ayeey kaaga dhigaayaan marka dambena wey ku dhiiqoodaan.

  • @amalabdifatah6738
    @amalabdifatah6738 5 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalida qurbaha intey dadka madaxa ka qabsadaan xaqoodana ka indho qabtaan bay dhahaan wax bu sameeyey

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    True you said sister

  • @saynubabdulahi3599
    @saynubabdulahi3599 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u so hadayo

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 5 ปีที่แล้ว +2

    gabdhahaani isma necba runti, lakiin awladu wa fidno rasulku hore uu sheegay caruurta isku dirtay 2bada gabdhood foziya na gabdhaheeday iska racdaay.

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha so hanuniyo inanta

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 5 ปีที่แล้ว +5

    Naaa sii inanta lacag taa intaa guriga kaa sartay bad ledahay maxkamad baa laa isara yaa max jealous kenay maaa ka ceshato hablahi da yar yar max ka xishooto walshed oo ka yar no comment sheekada fowsia 🤷‍♀️

    • @hudaseleban1452
      @hudaseleban1452 5 ปีที่แล้ว +1

      bintu sultan waa runtaa wllo intey ka sartay gurigeeda ayey rabtaa in ay lacgteda haysato xagay aadaysaa hadnay lacgteeda waydiisan

  • @naimahalsomali4895
    @naimahalsomali4895 5 ปีที่แล้ว

    اهلين حبيبتي امال كل عام وانت بخير وصحة وسلامة وعافية رمضان كريم

  • @israyasin3740
    @israyasin3740 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlo amal waxan raba lambarkaga qiso. Isodir wlo qali

  • @merwoomar1803
    @merwoomar1803 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryanmash1689
    @maryanmash1689 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahoy haisku ceben waa dad wada dhashe

  • @sadiaosman3203
    @sadiaosman3203 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha dhibka ilaahay haka faydo waa aduunyo iska samir walaale

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 5 ปีที่แล้ว

    ilaahay haka fududeeyo inanta deynta ilaahayna banaanka ma dhigo oo ma dayaco miskiinta iyo reerkeeda waa xanuun in walaasheed oo ay dhowaysatay ay dhibkaas marsiiso
    walaashana waxaan odhan lahaa Samir kaasho ilaahay kuma dayacayo wll gurigaagana insha Allah lama xarashayo sowjkaana ilaahay hakuu caafiyo

  • @AhmedAhmed-dv6hy
    @AhmedAhmed-dv6hy 5 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysaad jagooyin ka iibsatay. Balgium ayaad guri ka iibsateen ma noloshaaad ku dhaxlee gabadha walaashaa ah? Khiyaanaa kaa muuqato. Alla towfiiqda waafajiyay markii ay ku dacwaysay.

  • @mamomamo2827
    @mamomamo2827 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wallashey dunida ayadaa iga qalisan cidna kudorsan mayo manaaskii hooyadey baan qiyamaa alle dhibka hakaqado gabadhan ayadii walsheedna alle haisku sodhaweyo

    • @kaasakooos3219
      @kaasakooos3219 5 ปีที่แล้ว

      Walahay walashaymcn adunka ayaan ugu jeclahay abalkeedana Magudi karoh ilamahaygana walashay uma caydhiyeen Hadan xal wayo walashay baan raaci lahaa

  • @samsamali1792
    @samsamali1792 5 ปีที่แล้ว +1

    Xoolahaa hadii aad walaasha kAkhadatay deen ayee kugutahay
    Iskabixi intaadan dhiman

  • @qaaliyeey3729
    @qaaliyeey3729 5 ปีที่แล้ว +1

    That's true

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 ปีที่แล้ว +4

    Naa inantah lacagteetii masiisay horta

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 5 ปีที่แล้ว +1

    Walasha lacagteda si un waba inta

  • @idiljama8495
    @idiljama8495 5 ปีที่แล้ว +1

    Naagta wayn way qaldantey caruurteda bey uga hilisey waxay ahyd in ay sax iyo qalad aysan cananan walasheed caruurta ay habaryar uthy hortooda wa habaryar carurta way cananan kartaa way dili karta wayo wa hoyodod dhib la aan dhashey carurteda bey la safatey hadana barac o macnaheda thy iga bax marka xigta lacag bey ka cuntey sheeko baraleey naa calacalka jooji lacagta bixi adiga barnamijka wada oo leh qiira iyo maseer ba laga yaba maxa laga maseera odayga wayeeel oo cadanka o retire ka ah maxa logu maseera

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 5 ปีที่แล้ว

    سبحان.الله

  • @faizaali9531
    @faizaali9531 5 ปีที่แล้ว +1

    👐♨ Naahooy 2 bada gabdhood lacaraar ninkaa cadi yuusan idin ....n

  • @Cocoady134
    @Cocoady134 5 ปีที่แล้ว +1

    Fooziya inan aan ilmeder nahay is yaqanan Ilahay haw gargaray.

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha isku maslaxo

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +2

    Khayr hafalin shar kuma yimade qofkaad kabihisa tolaysa kafantada tolaya illahay farash dagdag alle haku furu wllo😢😢😢

  • @faisaj5072
    @faisaj5072 5 ปีที่แล้ว

    الله يصلح الحال بين الأختين ورمضان كريم عليكم

  • @sabahhirsi9007
    @sabahhirsi9007 5 ปีที่แล้ว

    ✅💯❤👌

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaal lacag ha isku dagaalinina iyada lacagteeda ku dadaal saas ugu bilaabi laheyd

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว +10

    Been badan kulaha caruurtaa beey cunsuri yeeysay naa gabadha maskiinta ah xoolaheeda u soo celi islaan walan baad tahay ee 😡😡😡😡

  • @nimcaanchanel1156
    @nimcaanchanel1156 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 ปีที่แล้ว +33

    Gabdhan iyada walashed dhacday oo lacgted ku danay satay hadan ku tidhi debda iga baax . Nagtan iyad khaldane xoolahed si tañ walal tinimo lama yidhaa

    • @nuraabdi1951
      @nuraabdi1951 5 ปีที่แล้ว +2

      Hodan isu fikradba nahey walahi gabdhaga waweyn ilahey ba weyn maba daneyan gabdhaha yaryar lk naag baa heshey fosiya abaalkeda la mariyay lk kuma farxayee hakuquus qaadato maxey lacagteda usiin weydey markey heesey .

    • @amuunabdi5554
      @amuunabdi5554 5 ปีที่แล้ว

      Talow ma fowsio qodaxbaa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Very sad 😢

  • @nasramohamoud4186
    @nasramohamoud4186 5 ปีที่แล้ว +1

    Amaaleey mayee gabadhu Somalia bay aaday😂😂😂

  • @hudaseleban1452
    @hudaseleban1452 5 ปีที่แล้ว +1

    Tanwayan baa qaldan gabdha walsheed ah oo qurba joogta dibada u saartay dulmigii baa haaya gabdheheeda uga hiilisay naa sii inata lacagteeda dulmigii baa kugu soo noqdaye

  • @hibakali694
    @hibakali694 5 ปีที่แล้ว +2

    Na miskinta lacagteda sii

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc Amal wll, fowsiya dhulkeeda Dahabshiil oga iibi oo ku qalqaali inundated iibsado...kkkk Maxay kula tahay Amal keyse...🤔

  • @abdirahmanhussain1510
    @abdirahmanhussain1510 5 ปีที่แล้ว

    Asc wll amale Gabadha kale maaearaysatay

  • @rebelrebel3426
    @rebelrebel3426 5 ปีที่แล้ว +9

    luuqadiina iska ga hadla inaga daaya carabiga.

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 5 ปีที่แล้ว +6

    Ayada walasheed dhacday oo lacagteeda guri ku iibsatey ayadoo isleh adaa soo dhoofiyay hadaad soo dhoofisey lacag boqol kun ah inaad dhacdo xaq uma lihid caruurtaa beey dhibsatay iyo weey iga maseertey Waa huuhaa maxaa laga maseeri odey 65 jir ah retired baa guriga ku care gareysa ee gaal iyo Muslim wuxuu yahay Alle baa og 😳😳😳😱😱😱😱😕😕😕😕

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 5 ปีที่แล้ว +3

    I hate deenta even xataa hadey walaashaa kugu leedahay may allah ease her pain