ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Doorka haweenka iyo qiso Xanuun Badan 6/1/20

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2020

ความคิดเห็น • 243

  • @furqaanahmedsalim3137
    @furqaanahmedsalim3137 4 ปีที่แล้ว +8

    Yaa allaaaah yaa raxiim yaa fataax yaa rasaaq adiga ayaa awood leh adiga ayaa adomahagi nahay rabiyow cawi oo u gargar mamadaa dhiban carurta u cafi ilmahedana u so celi dhibka ka dulqaad inta hooyo dhiban ee somaliya iyo inta islamaba allahuma amiin🙏 raga somaliyedna ya rab raxmad nogu so rog oo.ka dhig kuwo ubad koda iyo dumar koda u naxarista 😭😭😭😭😭😭

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa rabi caruurta xanuunsan rabi ha caafiyo wiilka yarna allaha deg deg hakuugu soo celiyo Aamiin adigana qalbiga allaha kuu adkeeyo

  • @abdulazizwehelie3972
    @abdulazizwehelie3972 4 ปีที่แล้ว +5

    Allahq ilmaha kaa xanuusan kuu caafiyo, midka kaa maqan Allaha kuu soo celiyo,,, Somalida dhan Allaha hooyo iyo aabo kaaga dhigo

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 ปีที่แล้ว +10

    Illaahay Caruurteeda Caafimad qaba isna jecel ha usoo celiyo. Aamiin.

    • @ayanfarah519
      @ayanfarah519 4 ปีที่แล้ว +1

      May Allah bring her kids back soon ASAP amiin yaa rabit

  • @lakiibrahim8428
    @lakiibrahim8428 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa qisadii iga oohisiisay ilaahow gabadhaa u soo celi awlaadeedii rabil caalamiin waa qof iimaan lahoo kart badan

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 4 ปีที่แล้ว +10

    Allah ha ku so nabad ceeliyo 😭😭😭😭😭 kuwa bukana alle ha ku cafiiyo😭😭😭😭

  • @nasab6929
    @nasab6929 4 ปีที่แล้ว +11

    Illahay ha ku soo ceeliyo ilmihi yara walaal Amiine waxaad tahay qoof Imaan baadan Machallah.

    • @deekhaabshirdeekha6350
      @deekhaabshirdeekha6350 4 ปีที่แล้ว

      Allha kuso se celiyo
      Caruurtada waa hooyo samir badan o niyad fican illhow u gar gar yaa raabi

    • @deekhaabshirdeekha6350
      @deekhaabshirdeekha6350 4 ปีที่แล้ว

      Caafimd tam ah allha kusiyo caruurta xanun sana
      Ducada badi waad guuleysan
      Insha allh

  • @hawahuseinkahin8134
    @hawahuseinkahin8134 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw gargaaro isagaa gargaaro halmid uun baa khalad ku ahayd inkastoo aanay fahamsanayn inantu waxay xaq ulahayd inay caawimo dalbato oo ilmaha guriga sii hayo ama meel gaaraba loogu sii hayo laakiin may dhicin oo waa imtixaan hadana dhib wayn laguma haysto wayn ee ilaaahay ha u sakhiro jugendamt ka iyo waxay cago ku qaataanba ilaahay haw xadhka xidho🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @farhiajama5556
    @farhiajama5556 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa awoodleh ha ku caafiyo kuwa xanuunsan kan galadu haysatana isago nabada ha ka soo celiyo amiin yaa Rabi

  • @hafsaabdalla3526
    @hafsaabdalla3526 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa alaah yaa Raxmaan Yaaraxiim Yaa xaju yaaqayuum yaa daljalaalo wal Ikraan insha Allah ilaahay fadigiisa hakuugu so cesho hadal kana ilaahay ha u furo walaal KU kaa xanuun san ilaahay caafimaad taam ah alaha kuu siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @nimaabdillahi5648
    @nimaabdillahi5648 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah xaaku cawiyo its saad story. Allah imanka xaa adkeiyo. May Allah bless us and all muslim. Amin 😭😭😭😭😭

  • @ilhaniftin4890
    @ilhaniftin4890 4 ปีที่แล้ว +4

    Walal samirka waad inyar baa ku hadey wan daremey illahey subxa watacala aya ka saraye inchaAllah

  • @umuabdirehman2079
    @umuabdirehman2079 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay haku caafiyo wll caruurta, ilmaha galada hakaga so daayo, wan ku so ducaynaynaa in Ilahay samirka kusitadiyo inshallah wad guulaysanaysaa🤲😥😥😥

  • @missmahamedchannel2127
    @missmahamedchannel2127 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay waxa kabaryaya inuu ilaahay ilmaha kucafiyo ilaahay ilmaha klena haku soo celiyo wll ilaahay qalbiga haku qabojiyo. Nimca iyo barwaaqa kuu danbeyn inshallah

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 4 ปีที่แล้ว

    Ameen ameen ameen yaa rabbi alle dhibka haka dulqaado

  • @farhiyoali7571
    @farhiyoali7571 4 ปีที่แล้ว +1

    ILaaheey. Ha usoceLiyo. Dhaman hooyoyinka Carurta qaatay. Kuwa xanunsan allaah ha ucaafiyo

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 4 ปีที่แล้ว +13

    dumarow please be careful may Allah swt reward her patience and bring back her child

    • @miski_a7357
      @miski_a7357 4 ปีที่แล้ว

      Mandeeq Ahmed Ameen

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 ปีที่แล้ว

    Allah waxan kaga baryaa inuu caruurta kuu soo celiyo caafimaad adiguna Allah kugu hayo inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajicuun abayashoduna Allaha ku Keeno iyagoo xaqa fahansab allahu akbar

  • @minamina4318
    @minamina4318 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuu soo cesho ilmaha yar xanuunsana Rabi ha caafiyo qalbigana Allaha kuu adkeeyo insha Allah walal ilmaha gacantada wey ku soo noqon bi idnillah

  • @aaminaubax9420
    @aaminaubax9420 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa allaah u gargaar gabadha yaa allaah uso celi ilmaheega kuwa kalana u caafi yaa allaah

  • @molololo3885
    @molololo3885 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah akbar ilaahey ha kuu soo ciliyo ilmahaakii oo nabadqabo. Amiin.

  • @americalakilove8405
    @americalakilove8405 4 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow uso ceeli ilmaheeda kuwa xanuunsana ucaafi Yaa rabul calamin

  • @zuheilakhan4558
    @zuheilakhan4558 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow rabiyoow waan kuso duceyna waakuso noqona wilkaga abaayo wlh3waxa mooda inaan aniga kula dhibanahay,😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +1

      Jasakalah kheyr waa inaan isu naxariisanaa

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 4 ปีที่แล้ว +4

    Beautiful video and great program👏👏👏👏🎇🎆🎊🎆🎇👍👍👍😀😀😀😀😀🍒🍓🍇👌✌💪💪👏from Sweden keep going🙏🙏

  • @shuherahmed8515
    @shuherahmed8515 4 ปีที่แล้ว

    Alle raxmaanka ah walal hakuu gar gaaro muradkagaga oo khayr ahna hakuu sahlo

  • @ahmedmahamed9676
    @ahmedmahamed9676 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaley ilmaha kaaxanuunsan Allaha kuu caafiyo kuwa lagaa qaatayna Allaha kaga sooqaado Aamiin

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa gabadh ilahay Samir siiyey 👌samirka Ha kuu adkeeyo wll 🤲Gaalada allaha kaaga soo qaado ilmahaa 🤲rabi dhibtaa aad marayso Ha kaaga danbaysiiyo farxad🤲🤲

  • @deeqasiciid137
    @deeqasiciid137 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc amal ilaahay caasha hakaaga soo celiyo caruurtaada ayagoo nabad qaba kuwa xanuusana ilaahay hakaaga dul qaado caafimaad taama hakuu siiyo aaamiin

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 4 ปีที่แล้ว +4

    Inaa Lilaahi Wa'inaa ILaayhi Raajicuun. Laa Xowla Walaa Quwata ILaa Bilaah.

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 4 ปีที่แล้ว +22

    Ragga inay Dal,aan na dhigeen ayey hadane Dal iyo Dibad Dumar ka oohisiiyeen Dhalankii way dayaceen.

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 4 ปีที่แล้ว +2

    May Allah bring her kids as soon as possible ameeen ya Rabbi

  • @marialars5508
    @marialars5508 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla illahow ku caawi haweenay miskiina ah baa tahay. Illow ku caawi

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 4 ปีที่แล้ว +1

    Ameen ya Rabbi JazaakAllahu khair sis

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan Allah illahayoow caawi caruurtana u caafi amiiiiiiiin ya Allah

  • @fardussahal1781
    @fardussahal1781 4 ปีที่แล้ว

    Alle hakuuu soo dhoweeyo wllo kuwa bakana alle hakuu caafiyo

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar allah ha ku xaafido dhiibkana alle Ha ka saro insha allah wad guulaysan 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 4 ปีที่แล้ว +7

    Walalehey gabdhahena waxa kula talinaya ilmadhalida badan ineey iska joojiyaan nin kulama korinayo waxaad korin karto hadu alle kusiyo dhal nin cusub hadaa gursataanna Hore uur haugaqadina plz qurba lajooga nolosha mafududa hadi kale waanalaga aruursan 😢

  • @SuperMiino
    @SuperMiino 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalay macaney i sheeg gadhaas naberkeda yaa rabi caruurtana u caafi wiilkeda u so celi cunugteda iyo caashaba alaha xafidiyo😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏❤❤❤

  • @hibonuuramohamed2498
    @hibonuuramohamed2498 4 ปีที่แล้ว +3

    Illahow haku caafiyo caruurta wllo zakariyena illhey hakaga iso qaado gaalada

  • @xafsoali1157
    @xafsoali1157 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle hawgargaro caasha iyo intii dhiban yaa raxmaan😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hpdanabdiMe
    @hpdanabdiMe 4 ปีที่แล้ว +3

    Amal masha allah you are doing good job jazakalh. Please help her what ever you can . What a sad story 😭😭😭

  • @asmadaauus280
    @asmadaauus280 4 ปีที่แล้ว +4

    Alla ilaahoow caawi adoontaa oo caafimaad deg deg usii awlaada yaarabi 😢😢😭😭😭😭

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 4 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay Ha usooceliyo Caruurteeda.
    Dumarka Qurbahow Raggiina Guri kuwada Noolaada Oo caruurta wada korsada Cayr iyo Xawaalad lacag loo diro iyo kuwa dalka joogo waxba ma idin tarayaan. Hadii Caruurta laydinka soo Fara gashto Ama Hooyada la siin ama Aabaha laahkiin haduu meesha aabo u shaqeeya ku qoran joogin Waala kaxaysan Arintaas ku baraaruga.

  • @meysamohamoud75
    @meysamohamoud75 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow umadaada inta u gar gaar inta dhiban yaa allah ilahow noo naxariiso

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 4 ปีที่แล้ว

    Allow ugargaar gabdhan o cururta kaxanunsan ucafi wiilka kamaqan uso sahal aaamiiin

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 4 ปีที่แล้ว +4

    ax ax 😢😢😢😭 laaxwala quwah ilaa bilaaah

  • @amaalali5874
    @amaalali5874 4 ปีที่แล้ว +2

    Abyo wlh oyinta wan ceshan wayay qof i maanle bad thy hoyo wangsn badthy waxana arintana waa wax alle xagisi katimid ani wadanka jogtit majogo lkn wlh hadan wadankaga jogilaha waxan awoodo wan ku qaban laha alle ilmahaga hakusi celiyo waleshey saladkasto tukado wan ku duceynaya aniba hoyo ban ahay

  • @americalakilove8405
    @americalakilove8405 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi ilmadaan.ceshan wayeey ma jecli wadan gaalo inaan aado allow inta joogta ku xafid

  • @Fatisu
    @Fatisu 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kaaga soo qaado. Kana kaa maqan eebbe ha kaaga soo qaado. Kuwo kaa Jirran eebbe ha kuu caafiyo.

  • @abuakramjamac7054
    @abuakramjamac7054 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax alle waxaan uga barayaya inuu iga soo qado galada ilmaheeda

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 4 ปีที่แล้ว +1

    illaahoow hooyo islaam ahba u gargaar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamdihussein5184
    @hamdihussein5184 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaha kuu cafiyo caruurta abyo 🙏🏻🙏🏻

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

    Waa hooyo samir badan haloo duceeyo dhammaanteen

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 4 ปีที่แล้ว +4

    yaaa allah yaa raxaaman ilaaahyow caawi raxmadni furan

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 4 ปีที่แล้ว +1

      ASC abaayo Caasho adiga iyo Abaayo Amalkeyse aad baan idiindhageystay Alle waxaan kabaryayaa walaasheyna Caasho ilmaha inuu ucaafiyo kurbada badanne farxad inuu ilaahey ugubedelo Cali iyo Soomaalida kalene waa salaamayaa walaahi Caasho waa gabar sabarta Alle madayacaayo insha Allaah walaashey waaka baxee insha Allaah

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah AH ku xafiido

  • @hoodalechannelofficial3679
    @hoodalechannelofficial3679 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhayow u soo celi sekeriye yaa rabi 🤲

  • @sabaxdahir1926
    @sabaxdahir1926 4 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar walahi wan ka naxay lkn walahi si kal iyo laab inshallah wad helaya haa murugon ducada badi inshallah wad helesa Allahu akbar Allah bless u all in jannah wallo

  • @gabadhsomaaliyeed1586
    @gabadhsomaaliyeed1586 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy ayyan kaga baryayaa Cafimad degdeg ah in alle awlada kusuyo kaa kaamaqnaa kugusoo celiya Yaa raxmanu yaa raxiim 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @nezimz6794
    @nezimz6794 4 ปีที่แล้ว

    illhay iimankaaga qaniga haku siyaadiyo wll carurtana alle haku caafiyo ilmahaa ka naqana alle haku so gacan galiyo allhuma aamen yaa rabi

  • @nuuraaydidige3414
    @nuuraaydidige3414 4 ปีที่แล้ว +2

    ILAHAAY HAW SAKHARO CAFIMAAD HAKU SIYO

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 4 ปีที่แล้ว +1

    hiaahay hakaa qabto gaalad inikaaga iaahey ha kaga soo veiyo ishaaaah

  • @idilidiliina919
    @idilidiliina919 4 ปีที่แล้ว +1

    msha allh walal qaali allh hakusharfo

  • @nimoahmed2155
    @nimoahmed2155 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay hagaga soo qaado caruurta inta xanuusana Aalaha ku caafiyo

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaha kuu gargaaro huleyska alaha ka dul qaado ilmahaada raxmaan hakuso celiyo.

  • @nimoahmed2155
    @nimoahmed2155 4 ปีที่แล้ว +3

    Iimaanka banad Ayuu illahay kugu danbidhaafi😭😭😭😭😭😭illahay haku caafiyo

  • @xafsamohamed2503
    @xafsamohamed2503 4 ปีที่แล้ว +5

    Walalaalo ilaahay hakuugargaaro haniyad jabin ilaahay ayaad haysataa cidla majoogtid qaaliyey♥️♥️🌹

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 4 ปีที่แล้ว +3

    Illaaheey ugargaar boqoroow

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu ma fiyooba ilaahay ha caafiyee miskiinta

  • @fadxiyaadan6697
    @fadxiyaadan6697 4 ปีที่แล้ว

    Ya rabi alle ha ku nabd keno yarbi kuwa ka xanunsanya alle ha ku cafiyo

  • @marialars5508
    @marialars5508 4 ปีที่แล้ว

    Alla walaahi qalbiga ka ooyay wllhi,,,... wlley gabadhaas halkee kala xiriirna gabadhaan.

  • @farahmahamud2378
    @farahmahamud2378 4 ปีที่แล้ว

    Rabi ilmahaga hakaaga soo cesho gaalada yaa rabi awlaad kalena ucaafi anagana sharkooda naga xijaab

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiiiiin ya rabi

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 4 ปีที่แล้ว

    Hooyo Samir badan Ilaahoow kuu gargaar yaa Rabi axx waa xanuun 😭😭😭

  • @amalmusa4678
    @amalmusa4678 4 ปีที่แล้ว

    Amal kayse waan ku salamay mashs allah walaal hore u soco

  • @laylalaki7762
    @laylalaki7762 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ha kuu soo celiyo Alle cadawga ha kaa soo furdaamiyo inankaaga inta klena ilaahy ha kuu caafiyo

  • @raxmaabdiali4541
    @raxmaabdiali4541 4 ปีที่แล้ว

    alle cafimaad tama hasiiyo kuwakaxanuun san kalaqatayna rabi haku sooceliyio samirkana rabi haku badiyo

  • @kaarsheempire8827
    @kaarsheempire8827 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku fududeeyo Telefon keeda ayaan baahanahay magaaladesa ayay joogtaa ?

  • @hoodalechannelofficial3679
    @hoodalechannelofficial3679 4 ปีที่แล้ว

    Yaaa rabi yaa kariim ilhay caafi caruuurta xanuusanaysa yaa rabi 🤲🤲kaa laga qadayna yaa rabi usoo celi ad boqre

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 4 ปีที่แล้ว

    Illaahay caasha ilmaheeda ha u soo celiyo qalbigana illaahay qalbiga ha kuu adkeeyo.

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 4 ปีที่แล้ว +6

    asxbay aanu uduceyno hooyada cabaneysee ilmaheeda laga qaatay Ilahayow ilmahena iyo naftenaba noo ilaali ilahay hausakhiro somaliyay lacag radiska iyo si xun wax udoonka iska dhaafee danta ilmihiina iyo diintooda kudadaala

    • @kawsarabdiqani8250
      @kawsarabdiqani8250 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa kaa siyaa lacagtaa aad kashekaynaysaa waxay

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku cawiyo, sabar ha kusiyo Hana ka Farxiyo. Insha Allah khair.

  • @xawoabdi8975
    @xawoabdi8975 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll aniga wan diray jaliyadaha kaa jiro jaramalk wll hooyo allaah caawiyo wan uso ducenaya malinaka qamisataa waxaan ilahy daratisa ugu somaliya mama daa lagaa qatay 7 caruura Iyo Mamad caruurataa kaa xanunasan yahin midakan lagaa qatay wan uso ducena inaa shaa allaah gabdha Yare hada dhashay waxaan rajanaa caafimad Iyo barawaqo inaa shaa allaah dhaman aan uduceno amal wll adigan allaah ku caawiyo anigan iso duceya wlhi hooyo waa dhiban tahy dumarak allaah noo dayo inaa shaa allaah

  • @ifrahcabdulahi1910
    @ifrahcabdulahi1910 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha oga soqado cadawga kahesto carurteda mamadan aamiin

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha u kaalmeeyo.laakiin dumarow walaalayaalow haddii ciyaal lagugu furo ilmihiina iska korsada iska daaya guurka danbe.adoo ciyaal haysta maxaad ku fali guurkale oo aadan hubin in uu kuu fiicnaandono.

    • @naagnool4127
      @naagnool4127 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdi Hassan Koley ani maanta hadii ilmo leygu furo nin kale ma guursadeen qadarna waa jiraa. Lakin idinku maad iska deysaan guursiga dumarka aadnaan dhaqaneyn ood iska deysaan dhalida ubad aadnaan korsaneyn kondom gashada🤔

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 4 ปีที่แล้ว

      @@naagnool4127
      ina-adeer ragu waa waraabe meel.dagan day mahayo idinkaa larabaa in aad badeecadiina qufulataan kkk
      haddaad saylada keentaan anagu waan qaadanaynaa.🤣

    • @naagnool4127
      @naagnool4127 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Hassan Masuuliya daasu labadiinaba wey idin saaran tahay lakin ragii waajibkii oo dhan ayaa laga qaaday wax kasta dumarkii baa loo saaray. Aduunku waa labo cisho dhibkastaba ilmahaasi waa iska korayaan lakin idinku labo qasaaro baad qabtaan umadkiini ood xaq gasheen aduunka aaqirana xisaabtii rabi baa idinka danbeysa. Bal maxaad faa’iideen marka ilaahey aqliga inaad ku xisaab tantaan buu idiin siiyaye?🤦🏾‍♀️

    • @naagnool4127
      @naagnool4127 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Hassan Ruux ilmo ilaahey ka beeray dayacay siduu uhurdaa habeenkii horta🤔 Waase damiir xumada heysa raga somaaliyeed😏

  • @alib3114
    @alib3114 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabi u gargar hoyoyinka u gar gar wallah waa dhibato badan ayaa yurub yaalo

    • @xikmaawicali4426
      @xikmaawicali4426 4 ปีที่แล้ว +1

      Illaahoow u gar gaar adigaa raxmaanee

  • @somali9133
    @somali9133 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax illahey waxba kuma adkee illaheyow ugasoo qaad ilmaheeda kuwa buukkana ucaafi yaa allah

    • @awoahmed4320
      @awoahmed4320 4 ปีที่แล้ว +2

      Alaah hakuncaawiyo wll 😭😭😭

  • @daganahmed548
    @daganahmed548 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ha caafiiyo

  • @kidruthless3918
    @kidruthless3918 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah haw so celiyo walaashan

  • @filsanxuseen3827
    @filsanxuseen3827 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilhay haku soo celiyo amiiin

  • @nasrinmuse3616
    @nasrinmuse3616 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay dhibatada ha ka dulqado wllo😥😥

  • @munaaydarus8796
    @munaaydarus8796 4 ปีที่แล้ว +2

    Inaalilaah wa ina ilayhi raajucuun 😭😭😭🙏🏾🙏🏾

  • @hibaaqcabdi7096
    @hibaaqcabdi7096 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow u gargaar😢😢😢😢😢

  • @anisafaarax3861
    @anisafaarax3861 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يعينكم eedo

  • @amalahmed4710
    @amalahmed4710 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhaa waan u duceeyey ilaahey ilmaheeda howga soo celiyey gaaladaa caafimaadna ilaahey howsiiyo yaa rabi

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 4 ปีที่แล้ว

    Walaalyaal aanu uqaabnnoo walsheen looyar oo aanu lacag aanu u gurnoo aniga wazmxaa jooga Sweden

  • @gabarmuqdisho
    @gabarmuqdisho 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kaqado dhibatada walaahi dhibato adag wayay 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodonawil2591
    @hodonawil2591 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllah hbo qaaaali amaal iyo dhamaan bushada kuxidhan barnaamijka intaa caashana waan uducaynayaa in ilaahay ilmahaa haw caafiyo ilmahaa kalena ilaahay sideg dega haw sooceliyo waxaa thy qof wanaagsan baa tahy ilaahay ku hoojin maayo guulayso qaaaaali 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞👈

    • @Fainusmoha
      @Fainusmoha 4 ปีที่แล้ว +1

      Amal ilahay khayr haku siiyo

    • @Fainusmoha
      @Fainusmoha 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll dadka jarmalka joogaa caawiya walashiin allahban idinku dharsheee

  • @calimahdijibriil
    @calimahdijibriil 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waa beenalay, anaa aqaana, denbi weyn ayay soo gashay, waana reer burco, amaal qof aanad nolosheeda aqoon, dad ha u aflagaadayn aanad garanayn.

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

    Amal keyse jasakalah ilintii baa kaa dhamaatay aan u ducayno

  • @fatuuxmohamed3726
    @fatuuxmohamed3726 4 ปีที่แล้ว

    Allow u gargaar Yaa raxmaan