BARNAAMIJKA DOORKA HAWEENKA HANKAAGU HEERSARE HA GAADHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2016

ความคิดเห็น • 203

  • @BariirahBeauty
    @BariirahBeauty 8 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah Umu Nuradiin Alla-Yaxfidki Ukhtil-Caziizah

  • @khadradahir2263
    @khadradahir2263 8 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah tabarka Rahman, waa barnamij aad sameen u leh, Rabbi ha inka abal mariyo walaladeyda Amal iyo Um Nurdiin, Allah anoo badiyo adinkoo kalane, waligay wna jeclaa in dumarka hamigooda, kor loo qado,markastane waxan ku riyoon jiray in hablaha soomaliyeed ay ka soo baxan dumar aad qawi u ah oo akdimiyal ah, oo thaqafad leh oo waxbarasho diini iyo madib aleh, inshaa Allah wna rajeen kuwo badan oo anigu ka mid ahay in ay soo baxan sanada nasoo fool saran bidniALlah. Gabadha Filsna oo lagu cayay caruurta Down syndrom kaqabane Alle waxan oga rajenayaa in uu u cafiyo, walashas waxan kula tali lah ain ay cawinad radsato, dhaqatirta iyo dhatirta cilmi nafsig ao aad caruurta u agranayo in ay xariir la samaeyso una shegto waxa ay daremeyso, inshaa ALlah wya heleysaa cawinad badan biidniALlah. Shukran walalayal.:)

  • @fadumomaxamed3308
    @fadumomaxamed3308 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah umu niradiin barakallahu fiiki alle swt haki barakeyo

  • @kimah9855
    @kimah9855 7 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah!!!!! Umu nuradiin. cimridheer ilah haku siiyo. Amiin Amiin:)

  • @raabiixmiiniyaarasaaqu6718
    @raabiixmiiniyaarasaaqu6718 8 ปีที่แล้ว +2

    asc,walaalyaal manshaa alaah mansha alaah um nuradiin aad iyo aad ban kugu faraxsanhey aaragi iyo gartibaa waaaw

  • @nimcoabdi7128
    @nimcoabdi7128 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah illahay hablaha somaliyeed hadhowro pls could someone tell me the access code in UK 😊😊

  • @laylaabdulkadir2314
    @laylaabdulkadir2314 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah amal kayse was mahadsantahay adiga iyo umu nuuradiin jazakallah khayr

  • @rahmyoawil2390
    @rahmyoawil2390 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @faizabaron7031
    @faizabaron7031 8 ปีที่แล้ว

    masha allah great job amal kayse

  • @abshirshariff3941
    @abshirshariff3941 7 ปีที่แล้ว +2

    amal keyse intaan kabartay waa qof qalbi nadiif ah ah oo naxariis badan ilaahay hakubarakeeyo

    • @hamdaharoun1890
      @hamdaharoun1890 7 ปีที่แล้ว

      sc.maansha allah walaalahay amal kayze iyo marwada qaaligaa umu nuuradiin jazakukumulaahu khayr..secondly iam in hargeisa markaa waxaan u baahanay sidaan ugu biiri karaa roomkan umuhaatul nuur please ha la i caawiyo

  • @muhboabdi5191
    @muhboabdi5191 8 ปีที่แล้ว

    masha allah ummu nuuradiin hormuudkii hablaha soomaaliyeed

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 8 ปีที่แล้ว

    Mashallah Umu nuuradiin wax badan barnaaminkaaga waa dhageestay mashallah we love You Wlhi aad baa u dheera galisaa gabdhaha😘😘

  • @hibaaqmuse3964
    @hibaaqmuse3964 8 ปีที่แล้ว

    maasha allah. i love umu nuuradiin jir oo joog inasha allah

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 8 ปีที่แล้ว

    asc amal iyo umu nura diin masha allah jazakallahu kheyr

  • @hibamsalaad9842
    @hibamsalaad9842 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah umu Nuradiin so beautiful barakaAllah fiik sister

  • @kadrahansshi4970
    @kadrahansshi4970 8 ปีที่แล้ว

    maansha Allah umu nuuradiin way puruxbadantahay nooloow waligaana jir Amaal kayse mahadsanid

  • @shukritahassan4510
    @shukritahassan4510 8 ปีที่แล้ว

    Maashaallaa jizaakallaah umu nuuradiin shukran walaal

  • @asomaliland
    @asomaliland 8 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alah umu nuuradiin noolow

  • @nimcomohamed8227
    @nimcomohamed8227 8 ปีที่แล้ว

    Mashallaah mashallaah halkaa kasiiwad jazakallaahu khayr

  • @fadumaruumad6169
    @fadumaruumad6169 7 ปีที่แล้ว

    Manshallah ilahay haa idhino xafido amal iyo umu nuradin

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 8 ปีที่แล้ว

    maansha allah amal

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 8 ปีที่แล้ว

    Asc dhamantin Mashallaha inan manta Aan Aarkey mamaa Nuradiin codkaga markaste waan ku dhagestey Mashallaha tabarkal nuur caal nuur ciimri dheer oo ciibado suban leh ayan ku rajenaya xabibiti wcs

  • @faadumomoalim1073
    @faadumomoalim1073 8 ปีที่แล้ว +1

    rabi ha no dhafo umu nuradiin

  • @abshirshariff3941
    @abshirshariff3941 7 ปีที่แล้ว

    umu nuuradiin iyo amalkeyse ilaahay ha idin barakeeyo aqligiinana ala ha idiin daayo il xaasid Ilaahay ha idin kaqabto

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah amal keyse allow ku barakee walal macaan waan ku faraxsanahay umu nuuradiin in aan muuqaalkeeda arko masha allah tabarakalah
    amaal keyse adna I love u walal macan jiroo joog waliga ila xuna kuma aragto ukhtiyey💖💖💖

  • @salmatiirshe64
    @salmatiirshe64 4 ปีที่แล้ว

    Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido qali

  • @sharifosharif4675
    @sharifosharif4675 8 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah ilaah ajar ha kaa siiyo

  • @faizabaron7031
    @faizabaron7031 8 ปีที่แล้ว

    umu nuradin xaqiiq waa qof ku dayasho mudan allah xifdiyo

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv 6 ปีที่แล้ว

    Thanks somali cable tv

  • @fartunwarsame9378
    @fartunwarsame9378 8 ปีที่แล้ว

    asc masha allaah walaal amal adiga iyo umu nuuradiin allah idin xifdiyo jazaakalaah kheyr walaah

  • @khadrahappy2343
    @khadrahappy2343 8 ปีที่แล้ว

    waxan halkan hambalyo uga dirayaa umu nuradiin iyo dhamaan mamoyinka garabkewda taagan aniga waxaan ahay gabadh somaliyeed oo waxa ka barata wafanka tutkiga waxaan jeclaystay aniga iyo hablaha kale inana ka qayb qadano khayraka baladhan waxaan idinka codsanaynaa inaad naga soo qayb galisaan mamo khayrka wixii howlana waan idinla wadagaynaa my name khadra mohamud ibrahim (happy) thanks a lot

  • @umusumaya2525
    @umusumaya2525 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah tabarakalah mama umu nurudiin aragtidada aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay ilahey il xaasid hakaa qabto allahane ku xafido

  • @nimohassen6131
    @nimohassen6131 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah ummu nuur ilaahay ha dowro walaahi waan qoorooday sida ay dad u dhiiri galinayso its my first time aan maqlo arkana because waxaan ku noolahay soomalia masha allaah xabiibt amal adigana illaahay dartii Ayaan kuu jecelahay sida wanaagsan eed walahaga soomaliyeed u caawinayso waliba haweenka .XABIIBT waxaan kaa codsanaya gabadhan teelkeda ama fbook siaan uGu xidhnaado waayo aad Ayaan uGu baahaynahy JASAKALAAAHIL KHEYR UKHTI XBBT(y)

  • @hodocabdi3269
    @hodocabdi3269 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah walalo umu nuradiin

  • @rahmanoura8064
    @rahmanoura8064 8 ปีที่แล้ว

    amal marka hoge wat salamantay walaalo Allah ah idiin ma qyasikarsi kartid sida

  • @onthepathtovictory
    @onthepathtovictory 8 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @amatalaahhussein4836
    @amatalaahhussein4836 8 ปีที่แล้ว

    umunuuradiin alaah haku xifdiyo walee dhexda ad u xidhtay dacwada il iyo inshaaraba alaah hakaahayo.

  • @umumanaan1338
    @umumanaan1338 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @salmaisaakh7210
    @salmaisaakh7210 8 ปีที่แล้ว

    mashaa Allah

  • @user-dj5cq7mo2i
    @user-dj5cq7mo2i 6 ปีที่แล้ว

    *Maashaa Allah Allaah Swt Ha xifidiyo Hooyooyinkeen*

  • @semsemmohamed8245
    @semsemmohamed8245 6 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah wllo ilaahay haku barakeeyo qolka umahaadka mala igudari karaa

  • @farhiyoinaqolifhi1045
    @farhiyoinaqolifhi1045 7 ปีที่แล้ว

    msha allah waa bar naamij feecan amal kayse waa shakhsi aad uwanaagsan gabadha kale na kadaa lika sidookale waa qof cod kar ah lkn aniga hadaa iguu horaysa xafidulah

  • @sommediainuganda8043
    @sommediainuganda8043 6 ปีที่แล้ว

    Barnaamij muhiim ah

  • @umu-bilkhayrcabdulaahi743
    @umu-bilkhayrcabdulaahi743 8 ปีที่แล้ว

    masha allah umu Nuradiin (y)

  • @hamdaharoun1890
    @hamdaharoun1890 7 ปีที่แล้ว

    sc.walaal jazakumulaah khayran labadiinaba amaal iyo ummu nuuradiin some can helpe me si aan ugu soo biiro iam in hargeisa

  • @salmatiirshe64
    @salmatiirshe64 4 ปีที่แล้ว

    Mansha.allaah illaahay.ha ku.xafiido

  • @AliyaAliya-pw4tp
    @AliyaAliya-pw4tp 8 ปีที่แล้ว

    mashaallah umu nuradin

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @hawaaded8421
    @hawaaded8421 8 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @khadarmahamed6267
    @khadarmahamed6267 8 ปีที่แล้ว

    masha allah umu nurdiin

  • @qeerjecelabdullahi6017
    @qeerjecelabdullahi6017 8 ปีที่แล้ว

    asc umu nuuradii ilaahey haku daayo maashaa allah

  • @SrSbSm
    @SrSbSm 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah umu nuradiin

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 8 ปีที่แล้ว

    asc maansha alaah I love U umunuuradin

  • @user-ci1rv3yt2j
    @user-ci1rv3yt2j 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah umu nurdiin wax badan ayaa ka fa.iday lakin ma aqan qolka umunuurdin

  • @faizaali8527
    @faizaali8527 8 ปีที่แล้ว

    mansha alaah walashey umu nurudiin ilaahay ha xifdiyo oo ha nookadaayo ☺

    • @deeqagacalgacal9142
      @deeqagacalgacal9142 8 ปีที่แล้ว

      ukhti dacwo aye wadan reer umuhatulnuur iyo qalalaahu wa qalu rasulilaah xan iyo been iyo munkar ma wadno insha Allah

  • @raxmaxasan5784
    @raxmaxasan5784 8 ปีที่แล้ว

    Mansha allah Illahay haku xifdiyo

  • @vitahuddacapsules6894
    @vitahuddacapsules6894 8 ปีที่แล้ว

    mansha allah Program fican

  • @samiraabdi990
    @samiraabdi990 8 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah 😙😙

  • @nura8456
    @nura8456 8 ปีที่แล้ว +1

    asc walaal Amal Kayse Masha-Allaah waa ku mahadsantahya in aadnookeyntay walaasheen umanuurudiin oo aan anigu aan siinlaha bilad dahab ah waxaan sugayay Malinta aad nookeenaysid Amal Kayse anigu waxaad tahay gabadha sanadka waxaan kaa sugeenaa marar badan inaad nookeenti abayo

    • @faizagacal961
      @faizagacal961 7 ปีที่แล้ว

      Nura Ismail tytäuujjjjjjujjjjk

    • @ahmedabsiye1708
      @ahmedabsiye1708 7 ปีที่แล้ว

      Mansha allaha tbarakallah

  • @nastehosalad5661
    @nastehosalad5661 8 ปีที่แล้ว +2

    inte laga dhagestaa qolka se logalaa ma fahansani ma noshegi kartaa sida lo isticmako

    • @umusihaammaamulumuhatulnuu2945
      @umusihaammaamulumuhatulnuu2945 8 ปีที่แล้ว

      asc walaalo wadanke jogta aa ku siye telefoonka laga so galo

    • @umusihaammaamulumuhatulnuu2945
      @umusihaammaamulumuhatulnuu2945 8 ปีที่แล้ว +1

      Australia +61 (0)386720152
      Austria +43 (0)12650513
      Belgium +32 (0)32941001
      Denmark +45 (0)78772536
      Finland +358 (0)974790085
      France +33 (0)180140688
      Gcc/Arabian peninsula
      ×97316568314
      Germany +49 (0)22198203431
      Hungary +361986817
      Iceland +354 5390325
      Indonesia +62 (0)2151388823
      Ireland+353 (0)14372299
      Italy +39 (0)510920280
      Kenya +254 (0)205293251
      Luxembourg +352 20301094
      Malaysia +60 (0)1111460032
      Netherland +31 (0)203223060
      New Zealand +64 (0)69287520
      Norway +47 (0)21935343
      South Africa +27 (0)878250127
      Sweden +46 (0)812410578
      Switzerland +41 (0)445133013
      United Kingdom +44 (0)339981210
      United States( +641)715-3570

    • @feyzayusuf8660
      @feyzayusuf8660 8 ปีที่แล้ว

      plz turkey lambar ka lagu soo galayo may sheegi kartaa adoo mahadsan hbo

    • @umusihaammaamulumuhatulnuu2945
      @umusihaammaamulumuhatulnuu2945 8 ปีที่แล้ว

      +Feyza Yusuf asc walaalo turkiga ma laga sogalikaro insha allah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 ปีที่แล้ว

    mashaallah

  • @semsemmohamed8245
    @semsemmohamed8245 6 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah allaahum baarik

  • @deeqagacalgacal9142
    @deeqagacalgacal9142 8 ปีที่แล้ว +8

    asc akhwati pinku wa 395550.habenki maxku buxsamo qol kale baa lagu so xira 543639 so dhawada akhwati cazizad

    • @killerboy8922
      @killerboy8922 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkk

    • @nimoali9964
      @nimoali9964 6 ปีที่แล้ว

      Wllo please give me the new number

    • @nimoali9964
      @nimoali9964 6 ปีที่แล้ว

      America number,shukran inadvance

    • @ayanismail5749
      @ayanismail5749 5 ปีที่แล้ว

      @@nimoali9964 usa number 16054725275 pink waa 261446#

    • @hayaatali1705
      @hayaatali1705 5 ปีที่แล้ว

      Wll Number denmark isii shukran

  • @umumuxsin7612
    @umumuxsin7612 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @nini1038
    @nini1038 8 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha idin xafiido 🌹

  • @samaaya211
    @samaaya211 8 ปีที่แล้ว

    umu nuuradiin I love u... umu nuuradiin Dhada. xirtay because of you....

  • @deeqamuse9791
    @deeqamuse9791 8 ปีที่แล้ว +1

    good

    • @umuhayat7340
      @umuhayat7340 7 ปีที่แล้ว

      masha alaah wallo waxan joga honand iden kuso gali kara qalo ka khayr ale haku siyee

  • @deeqagacalgacal9142
    @deeqagacalgacal9142 8 ปีที่แล้ว

    asc starliin xaji walaalo telefoonkeda shashada ka qoro ee wac wey ku sineysa

  • @hodanahmed8069
    @hodanahmed8069 8 ปีที่แล้ว

    asc umu nuur din qali waxan inan su al ku weydiyo SaaS ku heli karaa

  • @ruweydatiktokchannel8687
    @ruweydatiktokchannel8687 7 ปีที่แล้ว +2

    Qolka Umu hatinuur

  • @ruweydatiktokchannel8687
    @ruweydatiktokchannel8687 7 ปีที่แล้ว +2

    Umunuradin inaan kula kilo ayaan jeclaan leh

  • @missv284
    @missv284 8 ปีที่แล้ว

    masha allah in baddan ban ku dhagaytay waan ku faraxsanay inan ku arko zada kallah dadaalkaga ukhti

    • @ummasmaaa8582
      @ummasmaaa8582 8 ปีที่แล้ว

      asc wrb mashaa allaah
      wallaalayal Australia nambarjee lagusogalaa qolka

    • @ummasmaaa8582
      @ummasmaaa8582 8 ปีที่แล้ว

      asc wrb mashaa allaah
      wallaalayal Australia nambarjee lagusogalaa qolka

    • @umusihaammaamulumuhatulnuu2945
      @umusihaammaamulumuhatulnuu2945 8 ปีที่แล้ว

      +umasma aasiyah 0386720152 pinku wa 395550 so dhawaw

    • @zamzamahmed2905
      @zamzamahmed2905 8 ปีที่แล้ว

      +umu sihaam maamul umuhatulnuur wll waxan kuwaydin lahaa majicjack malaga soo waci karaa qolkina hadi jwbtu haa tahay numberka iyo furaha saxda ah ma isiin kartaa plz wuu iga diiday mnberka America ee halkan kuso qorteb
      thanks

    • @umusihaammaamulumuhatulnuu2945
      @umusihaammaamulumuhatulnuu2945 8 ปีที่แล้ว

      +Zamzam Ahmed asc kuma fahmin walaal macaan

  • @amatullahmuslimah63
    @amatullahmuslimah63 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah walal numberka Canada looga soo galo yaa garanaya?

  • @ridwancabdukadir769
    @ridwancabdukadir769 7 ปีที่แล้ว

    asc lanbarka Norway lagasogalo iyo pink maxelikara

  • @fadxilove4015
    @fadxilove4015 8 ปีที่แล้ว

    Barakallahu fiikii yaa ukhtaah

  • @jambosana1960
    @jambosana1960 8 ปีที่แล้ว

    MashaALLAH. please on shegaa phone oo loga galo CANADA. It doesn't matter the cost. BUT IF I use any phone from other contries, it will cost me a lot. Kindly just share the number that could be used. What time does it start, I heard the day, being friday but would like to know the time. Shukran

  • @aimanali8831
    @aimanali8831 8 ปีที่แล้ว

    walaal macaan waxaan joogaa wadanka filand walaalo aadbaan ugu baahanahay sidee qolka usoo wacaa wali qol ma isticmaalin icaawiyo walaala yaal

    • @maryamayar6621
      @maryamayar6621 8 ปีที่แล้ว

      Amaal kayse Facebook ku darso oo ka qoro qolka number kiisa wll
      intasan kugu caawinya

  • @hibaawil651
    @hibaawil651 8 ปีที่แล้ว

    asc Belgium ka ayaan jooga wllo seen uka qaayb qada

  • @muxuboabdisharmarke8454
    @muxuboabdisharmarke8454 8 ปีที่แล้ว

    asc walal belgium imagalayo sidee usogali karaa shuktaan

  • @user-eu9rf4lx7s
    @user-eu9rf4lx7s 8 ปีที่แล้ว

    Asc can anyone tell me conference number in America and password .

  • @saamiyaahmed8786
    @saamiyaahmed8786 8 ปีที่แล้ว

    walaalo Australia ma haysaa

  • @saraali-xq7so
    @saraali-xq7so 8 ปีที่แล้ว

    nuura nuur abaayo free miyaa nummerka nederland

  • @MH-cj8hg
    @MH-cj8hg 8 ปีที่แล้ว

    Sweden baan jooge saan u gaasha nr

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 8 ปีที่แล้ว

    asc walaa amal waxaan kuusheegaa iga a range Li noqo adiga wariye ayaa tahay talada dadka kuu martidaa ayaa bixinaayo adiga xaq uma lihid

  • @hodanahmed8069
    @hodanahmed8069 8 ปีที่แล้ว

    umm nuruldin wll qali see ku hel xidhidha

  • @fartunmohamed2433
    @fartunmohamed2433 7 ปีที่แล้ว

    asc.....kenya baan jooga abaayo sideen kuheli karaa qolka umuhatil nur

    • @ubahabdi453
      @ubahabdi453 7 ปีที่แล้ว

      Fartun Mohamed. Wcs waa 03309981210,phone ka PIN number ku waa 395550#, thanks 🙏🏼

  • @istarliinxaaji5730
    @istarliinxaaji5730 8 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah umu nuuradiin Waxaa iigu dabeeysay markeey Banaatul Muxsinaad Ku jiri jirtay plz Qolka Ee ka hadasho number kiisa iigu caawiya walaalayaal Thnks

    • @nuuranuur5236
      @nuuranuur5236 8 ปีที่แล้ว

      468-124105678
      Pinkod waa 543639

    • @farxiya2142
      @farxiya2142 8 ปีที่แล้ว

      +Nuura Nuur abayo sidee loo dhagaysanaya marka ii fahansi plz

    • @nuuranuur5236
      @nuuranuur5236 8 ปีที่แล้ว

      +Samda waa tell aad garacesid oo dhagesanesid qolka programme badan baa ka baxa ee wadankee jogtaa Waxaa macquul ah inad hesho telka magalada jogto lagaga soo galo

    • @nuuranuur5236
      @nuuranuur5236 8 ปีที่แล้ว

      +Samda Waxaa dhagesan kara dumarka kaliya nin waa ka mabnuuc Aan ka aheen wadadada qeerka bixiya kaliya

    • @istarliinxaaji5730
      @istarliinxaaji5730 8 ปีที่แล้ว

      +Nuura Nuur Thnks Abaayo jazakallah qeyr

  • @siyaadahmed5531
    @siyaadahmed5531 6 ปีที่แล้ว

    haweynkeenu waaa dowr

  • @caashohassan4784
    @caashohassan4784 8 ปีที่แล้ว +1

    Umu NuuraDiin love you sister.

  • @missosman5576
    @missosman5576 8 ปีที่แล้ว

    Maxawaye pinka lagu galayo qolka yaishegi karo

  • @OmarAhmed-xy9xm
    @OmarAhmed-xy9xm 8 ปีที่แล้ว

    gaes

  • @qanimataan8704
    @qanimataan8704 8 ปีที่แล้ว

    sidaan u helaa chenalka umuhaalutnuur

  • @mariam-vd7xu
    @mariam-vd7xu 8 ปีที่แล้ว

    somali channel ma waxaa Lagu bedeley somalicable

  • @ridwanhassan394
    @ridwanhassan394 8 ปีที่แล้ว

    asc norway pinkudaha soqora wll

  • @ubaxomar4251
    @ubaxomar4251 7 ปีที่แล้ว

    nambarki umu nuru diin e qolkan donaye walal

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 8 ปีที่แล้ว

    subxalah waa yaab

  • @maryanshiekh567
    @maryanshiekh567 8 ปีที่แล้ว

    asc Canada number ke ankasogala i sheg walalo

  • @ume4419
    @ume4419 8 ปีที่แล้ว

    walaalayaal kenya ku nolahay qolka ma Facebook kaso galaa ifahansiiya

  • @mohamedmallim2326
    @mohamedmallim2326 8 ปีที่แล้ว

    walaalo fecebook qolka isii hadad awoodo

  • @hibaawil651
    @hibaawil651 8 ปีที่แล้ว

    asc wllo waxan jooga Belgium ka ee seen kusoo kala plz