Musalsalka Sir Maqabe Xalqada 20aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มี.ค. 2024
  • MUSASALKA SIR MAQABE
    Yusuf Cegaag
    Abdiqani Iskufilan
    Hibaaq
    #sirmaqabe

ความคิดเห็น • 1K

  • @mustafeducale4965
    @mustafeducale4965 หลายเดือนก่อน +260

    Allow hooyo kasta naar Ka xijaab..🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @AbadaleMustafe
      @AbadaleMustafe หลายเดือนก่อน +1

    • @abwaanjannaale
      @abwaanjannaale หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin ilaahoow❤❤❤❤

    • @user-bd7iq8pw6z
      @user-bd7iq8pw6z หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @mamiinaxmed5897
      @mamiinaxmed5897 หลายเดือนก่อน

      Amiiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ChalkiSona-hd6xn
      @ChalkiSona-hd6xn หลายเดือนก่อน

      Amiin yarabi❤

  • @MOHAMED.OMAR.45_
    @MOHAMED.OMAR.45_ หลายเดือนก่อน +249

    Musalsal sir ma qabe wa musalsal wanagsan oo loo bogay asxabta 1,like ☝️👍

  • @DiamondMohamed2024
    @DiamondMohamed2024 หลายเดือนก่อน +94

    Ilahay mahada leh oo inagu simay 20 Ramadan alxamdulilah ❤

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 หลายเดือนก่อน +231

    Manta hadaad 1k like ay ii gaarsiisan ilaahay naarta ha idinka xoreeyo

    • @Marwaaxmed-bw2jh
      @Marwaaxmed-bw2jh หลายเดือนก่อน

      Oo maxd ku falaysa😂

    • @ramlaabdirahmanmohamud8750
      @ramlaabdirahmanmohamud8750 หลายเดือนก่อน

      ​@@Marwaaxmed-bw2jh anba waan is waydiiyaa waxa laga faa,iido ee amay lacag ku helaan umadani waynu danbaynaa malahee😂

    • @UmalkhayrCabdi-sz8ed
      @UmalkhayrCabdi-sz8ed หลายเดือนก่อน

      Amin amin

  • @saciiddarajovlogs779
    @saciiddarajovlogs779 หลายเดือนก่อน +523

    Qofkii like iisaara ilaahow jannada nagu kulmi😢❤

    • @user-bd7iq8pw6z
      @user-bd7iq8pw6z หลายเดือนก่อน +3

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @hindaadam8813
      @hindaadam8813 หลายเดือนก่อน +3

      ❤amiin

    • @user-zb6ys9og6h
      @user-zb6ys9og6h หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin aamiina ❤

    • @user-hw4ck4bg7y
      @user-hw4ck4bg7y หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢

    • @user-pd3uo5qc8e
      @user-pd3uo5qc8e หลายเดือนก่อน +1

      Amein 🤲🏻🥺🫂

  • @bashir871
    @bashir871 หลายเดือนก่อน +349

    Dumarka afurka inoo sameeya howshaa ay hayaan alle janada howgu badalo

    • @Nuursheyare7
      @Nuursheyare7 หลายเดือนก่อน +2

      aamiin

    • @ahmedbm6875
      @ahmedbm6875 หลายเดือนก่อน

      Ameen

    • @mounaabdo5181
      @mounaabdo5181 หลายเดือนก่อน

      Ameen Ameen ❤

    • @nimcohodanmohamed247
      @nimcohodanmohamed247 หลายเดือนก่อน +9

      Aamiin wall mahadsanid 13 qofbaa afur usameeyaa ooklaigay naag ka ahay iyo maamaday intakle walaaladay dhabarka kajabay saaka sidaan ugalay ilaa hada kujiraa anoo sooman waliba xanuusan naqas baan qabaa xanuunka ladhaho 😢😢😢hargabna wuu iigu biiray hadana waan shaqynayaa

    • @gudonfarahcabdi1900
      @gudonfarahcabdi1900 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin 🤲🤲

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 หลายเดือนก่อน +110

    Hargeysa hoygiiii Qurux da allow somaliland barakeee

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 หลายเดือนก่อน +75

    Ilaahay soonka haynaga aqbalo ciidkana farxad iyo caafimaad haynagu gaadhsiiyo

  • @MadarAbdullahi
    @MadarAbdullahi หลายเดือนก่อน +28

    Hooyo mcn allhe ha sharafo hooyo wax qurux badan bay kula jeceshay hooyo mcn allhe ha sharsfo Aniin Aniin🤲🤲

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday หลายเดือนก่อน +53

    allahoow muraadkeeyga iisahal aamiinta aamiinta raaciya ASXPTA

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 หลายเดือนก่อน +81

    Taajudka caawa yaan la ilaawin

  • @nastexacadey8875
    @nastexacadey8875 หลายเดือนก่อน +41

    islaanta abddiqni edadiis ah labiskeeda msha alh❤

    • @XaliimoAbdi-ng4mr
      @XaliimoAbdi-ng4mr หลายเดือนก่อน

      Maama qadiijo soo uma eka

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 หลายเดือนก่อน

      @@XaliimoAbdi-ng4mrmaya iyada k qurx bdn kun jeer

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 หลายเดือนก่อน

      @@XaliimoAbdi-ng4mrmaye iyda k qurx bdn kun jeer

  • @hanaachannel2302
    @hanaachannel2302 หลายเดือนก่อน +19

    Illehey hana waafajiyo leylatul qadarka amiin dhaha asxabta ❤❤

  • @nuuranalka4323
    @nuuranalka4323 หลายเดือนก่อน +25

    Muraadban leyahay wlalayal I soo duceya.Alle danbigena ha dhafe.🤲🤲🤲🤲🥺

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 หลายเดือนก่อน +58

    walalayaL Meeshad Joogtaanba nabad iyo Cafimad ku Afura'
    acmaasha wangsn ilahay Ha inaga AqbaLo dhamantenba

  • @GOLDENBOY1010
    @GOLDENBOY1010 หลายเดือนก่อน +57

    Nabiga ha lagu saliyo❤❤❤

    • @user-mr8md6hx1w
      @user-mr8md6hx1w หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw❤❤

    • @user-uy2gb8kl2j
      @user-uy2gb8kl2j หลายเดือนก่อน

      Scw scw

    • @HadayaMukhtar
      @HadayaMukhtar หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم ❤ صلى الله عليه وسلم ❤ صلى الله عليه وسلم ❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @enaally431
      @enaally431 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @maxamuudbarre5047
    @maxamuudbarre5047 หลายเดือนก่อน +40

    Waa tobonkii dambe ee Ramadan ilaahay Cafimaad ha
    inoogu dhameeyo

  • @SubaydaSiciid
    @SubaydaSiciid หลายเดือนก่อน +31

    Ilahay cafmaad haynogu dhameyo ramadaan

  • @mursaldiiriye9883
    @mursaldiiriye9883 หลายเดือนก่อน +16

    Hibaq waa hoyoo aad uu aqlibadan wlhi alaha ku xafido❤

  • @Muwahiib4793
    @Muwahiib4793 หลายเดือนก่อน +15

    40qof ducadooda waa laa aqabalaayey iigu soo duceeya. Awowlaad inu ilaahay igu deeqo bisha barakeysan ee Ramadan wana 10banki u dabeeyey 🤲😭😭😭😭😭😭igu duuceya u raabi ubaad igu arsaago

    • @kaafiya66dalab64
      @kaafiya66dalab64 หลายเดือนก่อน +1

      Alle haku siiyo walal niyada qayra u sheeg 😢habeno qaliya lagu jiraye sacdaha dabe illahay gacmaha u taag anaguna waanu kuso ducaynayna ❤

    • @ladiyaciise6146
      @ladiyaciise6146 หลายเดือนก่อน

      Alle haku siiyo wllo❤❤❤

    • @IkranCabdi-mf8qt
      @IkranCabdi-mf8qt หลายเดือนก่อน

      allah kusiiyo wll owlaaad bariyaa waan kuduceen waaad heli i.a niyada qeyr usheeg😢🤲🤲❤kuwo adeeca rapiii si dagdaga haa kusiiyo🤲🤲🥺

  • @zamzamyuusuf4158
    @zamzamyuusuf4158 หลายเดือนก่อน +13

    Allhayow kuwa camalkoda laga aqbalo ee narta laga xoreyo naga yel idilkenba🤲

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash หลายเดือนก่อน +100

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
    😮

  • @abdisalaamPadel
    @abdisalaamPadel หลายเดือนก่อน +23

    is adkaynta iska dhaf igula sali nabi muhamed scw❤

  • @Ina.ali.shaah..5
    @Ina.ali.shaah..5 หลายเดือนก่อน +32

    Ku Sali xabiibkena maxmed ❤❤

  • @ugpaadduniyo-ek8rf
    @ugpaadduniyo-ek8rf หลายเดือนก่อน +4

    Ilahow rabbiyow anoon waalidkay io waalidkii aan xajka geyn ilahow hanakala dilin😢😢❤

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 หลายเดือนก่อน +25

    Ilhayoow Somaliland iiciraaf sii 2024!!💚❤️🤍💚🤍❤️🤍💚❤️

    • @dhoolahmedeey3647
      @dhoolahmedeey3647 หลายเดือนก่อน

      aamiin❤❤❤

    • @Abdalla_Cariif
      @Abdalla_Cariif หลายเดือนก่อน

      Yahu yahuu waxas Calan ahaan u isticmashan🍏🥚🍎😂

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 หลายเดือนก่อน +1

      Aamn 🤲

  • @SadaamAXMED-
    @SadaamAXMED- หลายเดือนก่อน +11

    Nabi muxamed dartii like iigu saar wll❤️👍

  • @ahmedjeyte601
    @ahmedjeyte601 หลายเดือนก่อน +29

    I am first one hadaad iga danbayso like iisaar❤

  • @NimciimaCabdilaahi
    @NimciimaCabdilaahi หลายเดือนก่อน +4

    Aan ku sali no rasulkena scw scw scw 😢❤

  • @CanabMaxamed-fk6jw
    @CanabMaxamed-fk6jw หลายเดือนก่อน +43

    Hipaaq gobaad is not easy laba walala ah Bay isku qalqalisay 😂😂😂❤

  • @SurprisedBeagle-nn1dv
    @SurprisedBeagle-nn1dv หลายเดือนก่อน +62

    Inta cali taageerta like isku muujiya

  • @RayaanYuusuf-yc9qc
    @RayaanYuusuf-yc9qc หลายเดือนก่อน +27

    Subxanlah maa labda walalha lasku dari raba cegaag baxar bu ku jira😂😂

  • @khalidabdi8903
    @khalidabdi8903 หลายเดือนก่อน +11

    Ramadan waa gabo gabo Allow khayr noogu dhamee.🤲

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 หลายเดือนก่อน +19

    Allah hoyo kasta naar kaxijaab❤❤❤❤❤😢

    • @IsraAhmed124
      @IsraAhmed124 หลายเดือนก่อน

      Aamiin😢

    • @user-mr8kn3cy4b
      @user-mr8kn3cy4b หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin wallo 😢😢😢

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 หลายเดือนก่อน +3

    wa Ramadan 10kii dambe ii duceeya walalayal in ilahay nolosha ifurfuro arimaha iga xidhxidhan qof walbana ilahay wuxu jecelahay ha siiyo🤲🏻🤲🏻

  • @hodanhassan4791
    @hodanhassan4791 หลายเดือนก่อน +23

    Allha hana gaadhsiiyo laylatu khadriga

  • @SurprisedBeagle-nn1dv
    @SurprisedBeagle-nn1dv หลายเดือนก่อน +47

    Hadaa layaaba dad Walaala ah marka laysku qalqaaliyo Bay ugu darantahay ilahaw qofaan waxba ogayn ha cadaabin kkkk ceebay waa walaalkeed raga reeraha kala qariya intanaa dhib ugu filan kkk like saara

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 หลายเดือนก่อน +1

      waxa laga wada abaysha ilmhood kala qariiyo

  • @user-br2od9lt3q
    @user-br2od9lt3q หลายเดือนก่อน +13

    Ilahay hayna xifdiyo tiim gabdho anaga oo afurka samaynaya ayan hadana musalalkan nama dhaafo 😅❤

  • @khadaryare9731
    @khadaryare9731 หลายเดือนก่อน +30

    Ku salli Subanaheenii NNKH

  • @muntaseyyyyy
    @muntaseyyyyy หลายเดือนก่อน +7

    Ku sali nabiga scw❤

  • @omarikar82
    @omarikar82 หลายเดือนก่อน +21

    Inta shukaansiga walaalkii kanaxday😢😢

  • @user-io6vh1ec4h
    @user-io6vh1ec4h หลายเดือนก่อน +16

    Alah laylaTul qadriga haynala kulmiyo dhamanTeeen😢

  • @user-mr8by3hs5g
    @user-mr8by3hs5g หลายเดือนก่อน +18

    cali oromo inta ila taagera like ii saar😂😮

  • @AyaanleYuusuph
    @AyaanleYuusuph หลายเดือนก่อน +20

    Waayabe goormay hiBaaq ogaanasaa ceegaag
    😊😊😊😊😊

    • @user-rp9bb2ju4t
      @user-rp9bb2ju4t หลายเดือนก่อน

      Waaba sugi kari la ahay

    • @hamdadiiriye7379
      @hamdadiiriye7379 หลายเดือนก่อน

      Ramadanta danbe wye walal

  • @user-jf4xt2sp2m
    @user-jf4xt2sp2m หลายเดือนก่อน +17

    hibaaq is not easy❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gc2rk1wx7j
    @user-gc2rk1wx7j หลายเดือนก่อน +14

    Soomaaliya ilahow nabad u keen qaasatan koofur illaahow raxmaanow raxiimow colaada ka qaad oo kadame

  • @user-sb3mz2lx5f
    @user-sb3mz2lx5f หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay mahadleh oo inagu simay 20 Ramadan alxamdulilah❤

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 หลายเดือนก่อน +2

    Hibaaq is not easy Ilaahayow sodoh wanaagsan baanu ku weydiisaney ❤😂

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 หลายเดือนก่อน +62

    Inta gobolkii ragga ka daawanaysa ee afurada ku sugayaysa si gaar ah u salaamayaa

    • @user-kb3fo7me4l
      @user-kb3fo7me4l หลายเดือนก่อน +2

      ❤ayyyy kaaa qadnay

    • @HafzaBarre
      @HafzaBarre หลายเดือนก่อน +2

      Wnka qaadnay 😍

    • @clraxmaanzaadiq
      @clraxmaanzaadiq หลายเดือนก่อน +1

      Waan kaa qaadnay

    • @BushraMaxamuud-zw5mq
      @BushraMaxamuud-zw5mq หลายเดือนก่อน +2

      Wan kaqadnay ladheere

    • @Badra-zx5oq
      @Badra-zx5oq หลายเดือนก่อน +1

      waa kaa qaadnah😊

  • @AyaanleAxmed-un1sl
    @AyaanleAxmed-un1sl หลายเดือนก่อน +14

    Hibaq is not easy❤❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +16

    Salaam Alaykuma Ramadan Mubarak first one thanks 😂😂😂

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 หลายเดือนก่อน +14

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 หลายเดือนก่อน +13

    ramadan mubarak

  • @balayaxmedia9091
    @balayaxmedia9091 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyo Hibaaq iyo inankeeda iskadaa inanta lacagtii aad siisay waa sadaq hadalba waa gam.
    Yartaba shaaqalaha ah sirtiiba sheegtay horaa loo yidhi Naag sir ha ku aaminin hadii kale magaaladaad taala.

  • @AbdifisaaqSayid
    @AbdifisaaqSayid หลายเดือนก่อน +7

    10kii Ramadaan ilaahayaw khyrka Naga aqbal❤❤❤

  • @___ozlo__4791
    @___ozlo__4791 หลายเดือนก่อน +46

    Waar inta hargeisa ila jogtay salaamann❤

  • @xabiibaxmed9316
    @xabiibaxmed9316 หลายเดือนก่อน +22

    Reer jigjiga waan idin slaamay
    From Nairobi City of the kenya 🇰🇪

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 หลายเดือนก่อน +4

    Qurux da flimkuba waa suhayb sancho ❤❤

  • @NadaaMahamet
    @NadaaMahamet หลายเดือนก่อน +8

    Alle haynaga aqbalo soonka iyo salaada😢

  • @user-ic1gv8sb9p
    @user-ic1gv8sb9p หลายเดือนก่อน +6

    Qofpan jecelahe Inu ilahay calaf igu daro amiin Ii dbaha😢

    • @QOWDH4N
      @QOWDH4N หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @QOWDH4N
      @QOWDH4N หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 หลายเดือนก่อน +5

    Dumarku sir ma qarin karaan waligaa naag haw waramin.

  • @ahmedoffishical9791
    @ahmedoffishical9791 หลายเดือนก่อน +21

    Hibaaq inanta waxay udiidasaa Cawo ayay la rabtaa

  • @user-hz3oh5xx7z
    @user-hz3oh5xx7z หลายเดือนก่อน +13

    I like hipaq❤

  • @AhmedjaamaUbahle-cl9ly
    @AhmedjaamaUbahle-cl9ly หลายเดือนก่อน

    Ninka filinkan Allifay caabi waa best sidu filinka u qoray cajiib❤

  • @user-ku5pq6bb9c
    @user-ku5pq6bb9c หลายเดือนก่อน +19

    Inantii bay ku dayeen hibaqaa😂😂😊wiilkaybaa ku fartee

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss หลายเดือนก่อน +9

    Filimkaan waan ku tixnaay maanty ka horna fariiin maana soo qorin jaceeyl ayaa inoogu soo dhameeyseeen 😂😂😂

  • @user-iq4gg6vb2s
    @user-iq4gg6vb2s หลายเดือนก่อน

    ❤Qurux fariid yar weeye ❤ waaaaw u xidh ❤Qalbi indhaha yga jacayl fiican ❤bay jilayaan ❤

  • @omarikar82
    @omarikar82 หลายเดือนก่อน +28

    Buuranow walaasha shukaanso😢😢

    • @user-qs2tc2ze2u
      @user-qs2tc2ze2u หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂 bisinka

    • @nuurshexusen7592
      @nuurshexusen7592 หลายเดือนก่อน +1

      Waa siday tahaybah

    • @Abdulqani.hussein
      @Abdulqani.hussein หลายเดือนก่อน +1

      Subxanaka 😂😂😂😂😂

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @Wll_amash.
    @Wll_amash. หลายเดือนก่อน +7

    Sir maqabe waa film mcn wlhi❤

  • @user-rs9mt6kc3x
    @user-rs9mt6kc3x หลายเดือนก่อน +11

    Filimka ila Eida no wada ku dheh nio😂😂❤

  • @user-iy6um5zd5e
    @user-iy6um5zd5e หลายเดือนก่อน +9

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-ts8rv7zd4n
    @user-ts8rv7zd4n หลายเดือนก่อน +4

    Wani wada salamay dadlaygie❤

  • @cabdullaahixasan8298
    @cabdullaahixasan8298 หลายเดือนก่อน +11

    Hibaaq gobad waa jilaa mar la arag ah

  • @user-sy8oz7sp3w
    @user-sy8oz7sp3w หลายเดือนก่อน +17

    10 kii danba la galaya
    Ee cibaada badsada

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 หลายเดือนก่อน +4

    Biska hibaaq gabar waa walaasha

  • @user-qz2fu3cx6h
    @user-qz2fu3cx6h หลายเดือนก่อน +11

    Anaaugu horeeyee anaa daawanaaya

  • @NoworNever-un4ep
    @NoworNever-un4ep หลายเดือนก่อน +3

    Kusali suubanaheena scw scw

  • @khadarabdilahi2070
    @khadarabdilahi2070 หลายเดือนก่อน +9

    Ninka buuran wan wataa waa funny😂😂😂😂😂😂

  • @zayidzaki4707
    @zayidzaki4707 หลายเดือนก่อน +2

    kusaliya nebi Mohamed scw scw

  • @ahmedoffishical9791
    @ahmedoffishical9791 หลายเดือนก่อน +25

    Shalay intimate caajis igula dareentay filimka farta taaga😂

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 หลายเดือนก่อน +2

      Sanadkan jac malaha

    • @user-yb6cv4nm3n
      @user-yb6cv4nm3n หลายเดือนก่อน +2

      Weykan 😂😂

  • @abourahman9586
    @abourahman9586 หลายเดือนก่อน +6

    Yaaaa Raabi ubad baariyaaa igu irsaq😢😢

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 หลายเดือนก่อน +6

    Alle Laytal khadarka Haynala Kulmiyo❤

  • @AishaCabdilahi
    @AishaCabdilahi หลายเดือนก่อน +12

    Reer hargeysa waaa xaraabo miiran wlhi

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 หลายเดือนก่อน +4

    Waa riwaayad aad u micino badan sheekadeeduna waa sheekoyinka dhexeyaala reeraha somaliyeed in badan oo ka mida jilayaashuna dhamaa waxaadba u maleysaa in ay jilida iskoolo uga soo bexeen

  • @user-zv5un6gv7z
    @user-zv5un6gv7z หลายเดือนก่อน +5

    inta luuq kadaawanaysa waaidin salaamay❤😂🎉

  • @OsmanMahamud-uk7de
    @OsmanMahamud-uk7de หลายเดือนก่อน +13

    Bello naag wax haku qarsato

    • @deeqaciise5804
      @deeqaciise5804 หลายเดือนก่อน +2

      Kadaa 😂

    • @OsmanMahamud-uk7de
      @OsmanMahamud-uk7de หลายเดือนก่อน

      @@deeqaciise5804 ina adeer sawtan warki yra la carartay

  • @user-jk5cw6kw4w
    @user-jk5cw6kw4w หลายเดือนก่อน +14

    Liketa wixii iga danbeeya 👍🏻

  • @tazniimppe
    @tazniimppe หลายเดือนก่อน +2

    Bal yaa ush3ko inee wallshii tahay❤

  • @user-tg2is4gy2g
    @user-tg2is4gy2g หลายเดือนก่อน +4

    Hibaaq is not easy ❤

  • @user-sy8oz7sp3w
    @user-sy8oz7sp3w หลายเดือนก่อน +4

    Musalsal xuuq lagu dhawrayo dheh❤

  • @user-io1ex9rn6z
    @user-io1ex9rn6z หลายเดือนก่อน +2

    Inanta shaqaalaha ladan reer commentyow ii doona hadaa toltihiin😢❤😅

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 หลายเดือนก่อน

    Illahow nin aan wax ogayn ha cadaabin❤

  • @abdul-faysalal-hassany5949
    @abdul-faysalal-hassany5949 หลายเดือนก่อน +11

    Masha Allah

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252 หลายเดือนก่อน +8

    Suhayib saanjo legend kulahaa marwalba caagad xulbada ii keeni jiray😂😂

    • @Degaliah
      @Degaliah หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @Axmedmaxamud888
    @Axmedmaxamud888 หลายเดือนก่อน +12

    Ilahaw ceegaag la baxso kk

  • @Gacaliiso
    @Gacaliiso หลายเดือนก่อน

    Natural beauty, no alterations needed
    all girls Mash’allah naturally 🤩 Stunning

  • @MOHVLOGG
    @MOHVLOGG หลายเดือนก่อน +5

    Oromka on fire 😊😊 he is real actor

  • @user-dg8jy4wt2j
    @user-dg8jy4wt2j หลายเดือนก่อน +7

    Inta Afurka sugaysa Love saar❤

  • @Updi7079
    @Updi7079 หลายเดือนก่อน +2

    Goatka flimka suhayb ❤😂

  • @user-xz6es7eo8v
    @user-xz6es7eo8v หลายเดือนก่อน

    Mash Allah I love you inta Wanaga jacel🔥🥰🥰🥰🥰