Sheekada Nuuradiin (Owliyo) oo baraha bulshada heesaha Jacaylka ka qaada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 243

  • @univsomalitv
    @univsomalitv  18 วันที่ผ่านมา +109

    kala xariir- Tel: 0907384351

    • @HalalTots
      @HalalTots 17 วันที่ผ่านมา +3

      furaha wadanka soraciya pls

    • @abbes6746
      @abbes6746 16 วันที่ผ่านมา

      Furaha wadanka?

    • @mohamudsalad5750
      @mohamudsalad5750 16 วันที่ผ่านมา

      Furaha wadanka wa somalia +252 weye

    • @rnuura334
      @rnuura334 14 วันที่ผ่านมา

      Furaha Wadanka Sooraaci & Magaalada

    • @zakash26zakash
      @zakash26zakash 14 วันที่ผ่านมา

      Plz commence with the code of the country…..

  • @hassanhodan1577
    @hassanhodan1577 18 วันที่ผ่านมา +67

    Alxmdullah ayaa mahad iska le alxmdullah cafimad naa siyey ilahayow umada islamka ah ugargar 😢😢😢

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c 18 วันที่ผ่านมา +32

    Quraanka baro wallo
    codkaaga quruxsan ku akhri Ilashay baa ku kor marinaya in sha Alaah

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r 15 วันที่ผ่านมา

      Sas weye quraaanka wax kfcn mjiro❤

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 18 วันที่ผ่านมา +24

    Alle ha cafiyo Nuradin iyo qoyskisan. Tvga Universalna waa in uu cawinta qoysak hormuud ka noqdaaa

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro 15 วันที่ผ่านมา +5

    Allah SWT ha ka kor qaado xanuunka isaga iyo dhmn intii xanuunsan ee Ummatu Muxammed(❤SCW) ah

  • @qaajemihilehildid2275
    @qaajemihilehildid2275 18 วันที่ผ่านมา +22

    Wlahi dareenkayga ma qiyaassi karo alle haydin gargaaro wllo😢😢😢😢😢

  • @najahhassan859
    @najahhassan859 17 วันที่ผ่านมา +6

    Thanks Universal TV in aad nala wadaagto warbixinta inankaas Nuuradiin illaahay caafimaad taama hasiiyo dhibaatada xanuun ee haysatana caafimaad degdega ha uğur bedelo camiin.

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 18 วันที่ผ่านมา +7

    Marka hore walalken illahay ha caafiyo 😢kalmad qalbi geyga tabaad ayu yidhi somalidu wa dad wanagsan wana kuu kalson nahay
    Umadeydi somaliyed qof walba wuxu karaayo ha siiyo walalkin nuradin iyo qoyskisa idinka na ajar ayey idin tahay ishaallah somali meel walba ay joogto illahay ha barakeyo from Djibouti

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 18 วันที่ผ่านมา +16

    Ninka wayn hadalkiisa aad baan waxa badan uga fahmay waa walaal raganimo u dhashay lkn hada duruufaysan.
    Walaal hala caawiyo soomaalidu waa dad aad isku caawiya oo aan ka masuugin hadii walaalkood martiyo

  • @HabbonMohamed-gx1kf
    @HabbonMohamed-gx1kf 18 วันที่ผ่านมา +13

    Xalad kasta ood ku jirto Alx ha ilobin wa iga talo❤

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 18 วันที่ผ่านมา +5

    Yaa rabbii dariskaasi ahlu janno ka wada dhig Yaa rabbii

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 18 วันที่ผ่านมา +7

    Ilaheey ha ugaragaro hala cawiyo somali melawalbo ee jogan wey isacawiyan teda kale cidan quraan ha isisaran ilaheyana hacafiyo hane ufuro alabadisa yarabi

  • @2daysago_
    @2daysago_ 18 วันที่ผ่านมา +22

    Wllee ninkan kale ee fanaanada madow qabo xanuun daran baa hayaa....markuu hadlaayo feerihiisa waxa ka yeeraayo bal maqla. Sambabkiisa waa ebar

    • @akshaale
      @akshaale 18 วันที่ผ่านมา

      Dad yar maa maqlay neefta alle ha caafiyo

    • @falisa576
      @falisa576 18 วันที่ผ่านมา +1

      Wa run wa ka muuqataa inu
      Xanuunsan yahay dhamantoda
      Allaha shaafiyo hana u gar gaaro

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 18 วันที่ผ่านมา +1

      COPD chronic bronchitis + emphysema!!!!!

    • @yurubcadeey2301
      @yurubcadeey2301 18 วันที่ผ่านมา

      Neef ayu qaba Asthma Allaha ka qado o cafimad taam ah sii dhantoda

    • @Xanaan-ni2yo
      @Xanaan-ni2yo 18 วันที่ผ่านมา

      Allah ka caafiyo

  • @user-ho7vx2ot6u
    @user-ho7vx2ot6u 18 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahay ha caafiyo Reerka dhamaantood🙏🏽🙏🏽

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 18 วันที่ผ่านมา +16

    Sorry😢😢😢😢😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 18 วันที่ผ่านมา +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsoyasin2573
    @fardowsoyasin2573 18 วันที่ผ่านมา +5

    Alxamdullilah ilahow cafimadka isiisay isiyadi aniga io inta ilamidka ah inta xanunsana caafi yarabi

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 3 วันที่ผ่านมา

    ilaahoow u gar-gaar Aamiin aamiin aamiin fadlan walaalaha soomaaliyeedna ha soo caawiyaan qof weliba wuxuu u awoodo inshaa'alaah

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 18 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahay ha caafiyo isaga iyo dhaaman inta xanuunsan

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alhamdulilaah 🤲 ilaahey caafimaad iyo gargaar ha siiyo Ameen yarabi 🤲😢

  • @mahamedjama5483
    @mahamedjama5483 11 วันที่ผ่านมา

    allah hacafiyo walalkeyna nuurdin

  • @user-fk7dj3py5u
    @user-fk7dj3py5u 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 16 วันที่ผ่านมา +3

    Walaal wiilka Diinta bara, heeso dan uguma jirto. Maskax wax qabato buu hayaa.

  • @Farhansugow
    @Farhansugow 12 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ku caafiyo

  • @khadarfarhaan686
    @khadarfarhaan686 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay Caafimaad iyo Cuud Xalaala hasiiyo
    Walaalaheen

  • @deeqTurki7854
    @deeqTurki7854 18 วันที่ผ่านมา +2

    Alle wayne ha ka saro durufta

  • @AminaMahad-kp6ln
    @AminaMahad-kp6ln 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha hacafiyo wallalkeen cafimad tama insha allah

  • @Abdirahmaan10
    @Abdirahmaan10 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allahey ha caafiyo ❤❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 12 วันที่ผ่านมา +1

    Inaan liito arragtaye
    Intaan loxodka Lay dhigin.
    Maxaa kaa Lilaahiya
    Caashaqa ha Lalinnee.
    Abdinaasir Macalin AHUN
    IYO Sahra Ahmed Jama AHUN
    Alle sw ha caafiyo Nuuradiin امين

  • @Tawakalchannel1
    @Tawakalchannel1 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha ugargaaroH😢❤

  • @bilanmohamed4598
    @bilanmohamed4598 14 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha u gargaaro 🤲

  • @muna607
    @muna607 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha caafiyo wllken

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha ku caafiyo umada somaliyed hala caawiyo nuuradiin

  • @ahmedmuhumed7998
    @ahmedmuhumed7998 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle caafimaad taam ah ha siiyo insha allah dhammaantood

  • @user-rq1qp7kv6n
    @user-rq1qp7kv6n 18 วันที่ผ่านมา

    Illahyoow cafi rabiyoow🤲

  • @BuruujObb-pf7xo
    @BuruujObb-pf7xo 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay haku caafiyo wll #nuuradiinow

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 18 วันที่ผ่านมา +2

    Cod ayuu leyahay wlhi😢rabbiyow caafimaad sii 🤲

  • @user-fv3vr7mq6b
    @user-fv3vr7mq6b 18 วันที่ผ่านมา

    Alle ha caafiyo qof buka ayaa jacyl waxaan loo jeedin imanayaan

  • @dekaahmedsaid1830
    @dekaahmedsaid1830 13 วันที่ผ่านมา

    Ilahow cafimad taam haa kuu sii allahuma Amin

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 18 วันที่ผ่านมา

    Allah ha caafiyo dhamaantood. InshaAllah.

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo walken iyo qoyskiisa❤️🇸🇴👍

  • @fartunsimbeofficialsimbe6550
    @fartunsimbeofficialsimbe6550 18 วันที่ผ่านมา

    Alle ha cafiyo nuradin

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 16 วันที่ผ่านมา

    ilaahay caafimaad sareecan ah ha siiyo nuuradiin.ha lacaawiyo walaalkeen nuuradiin

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 17 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa xayuu yaa qayuumu biraxmatika astaqiisu yaa xayuu yaa qayuumu biraxmatika astaqiisu yaa xayuu yaa qayuumu biraxmatika astaqiisu allaahu maa aamiina yaarabal calamiina allaahu maa aamiina yaarabal calamiina allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

  • @abdifataahs
    @abdifataahs 18 วันที่ผ่านมา

    Alle ha caafiyo owliye Alle waye

  • @user-fk7dj3py5u
    @user-fk7dj3py5u 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaalah

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 17 วันที่ผ่านมา

    Alha caafimaat siiyo amiin yaa rabi

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 15 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow caafimaad sii insha alaah

  • @user-pr9gz3ln5i
    @user-pr9gz3ln5i 14 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u naxriisto

  • @AbdulaahiAhmed-zy3tn
    @AbdulaahiAhmed-zy3tn 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay hacaafiyo

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 18 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u gargaaro, aamiin

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 18 วันที่ผ่านมา +14

    Allaha ha cafiyo walaalken nuuradiin somaliyey aan garab qabano ninkaas dhalinyarada ah ee garab istaaga naga raba 🙏🙏

  • @OldSomLyrics
    @OldSomLyrics 18 วันที่ผ่านมา +1

    allah ha caafiyo wiilka dhalinyarafa ah

  • @user-fr3wb1hv5t
    @user-fr3wb1hv5t 13 วันที่ผ่านมา

    Rabiiii cafimaad qeyr qabaaaa hasiyo

  • @SaalaxMan-no5ff
    @SaalaxMan-no5ff 8 วันที่ผ่านมา

    Soriy😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-hc5yz5rc3c
    @user-hc5yz5rc3c 14 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤😢😢

  • @yahyeahmeth5712
    @yahyeahmeth5712 17 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ninka Alle ha caafiyo waa qof fiican wlHi oo daacad ab

  • @DaaciYahye-br2np
    @DaaciYahye-br2np 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha cafiyo

  • @asmadhameye1259
    @asmadhameye1259 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow caafimaad sii adiga awoodee

  • @user-im1xn4lt7p
    @user-im1xn4lt7p 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 18 วันที่ผ่านมา

    ALLAHA ku caafiyo

  • @abdialimohamed1095
    @abdialimohamed1095 18 วันที่ผ่านมา +4

    Dadkii aan Ka dhashoow waadku mahadsan tihiin caawinta reerkaa

  • @DalmarAbdiNuur
    @DalmarAbdiNuur 15 วันที่ผ่านมา +2

    Asm😇

  • @matanibnujibril1601
    @matanibnujibril1601 17 วันที่ผ่านมา

    Alle ha caaafiyo dhamaan

  • @xornimomediaonline5040
    @xornimomediaonline5040 17 วันที่ผ่านมา

    allahu akbar

  • @hiboismacijljamacabdi3303
    @hiboismacijljamacabdi3303 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allow cafi wllken🤲🤲🤲

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 18 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliyeey Dadkaas haloo Gurmado

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 18 วันที่ผ่านมา

    Nuuradiin ❤❤ allaha xafido

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha caafiyob amiin somaliey ninkaa an wax laqabano

  • @Hanadhonest-wt7po
    @Hanadhonest-wt7po 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha cvio

  • @lamahuraan4127
    @lamahuraan4127 18 วันที่ผ่านมา +2

    Allah ha caafiyo wlhi somalidu iskama war hayso dad badan oo inagu dhex rafaadsan ayaa jira😢

  • @geeshbarre5934
    @geeshbarre5934 17 วันที่ผ่านมา

    Alle haku cafiyo wll mcn 😭😭❤️🤲🏽

  • @safasalleban
    @safasalleban 10 วันที่ผ่านมา

    Alle hacaafiyo dhamaantood😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allah caafiyo

  • @NafimoussaDeeman
    @NafimoussaDeeman 17 วันที่ผ่านมา

    Allah afiyo amin ya rabiy

  • @AsmaAsmaay
    @AsmaAsmaay 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle hacaafiyo 😢

  • @Quracyaryar44Kaween
    @Quracyaryar44Kaween 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allah kucafiyo

  • @caamirofficial8586
    @caamirofficial8586 11 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 18 วันที่ผ่านมา

    Nura diin❤

  • @maxamedcabdirashiid-id7yj
    @maxamedcabdirashiid-id7yj 18 วันที่ผ่านมา

    Alle ha gargaaro dhamaan umada muslimiinta

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy ha ugargaaro maskiintan 😢😢☝️🤲🤲

  • @shucayb271
    @shucayb271 18 วันที่ผ่านมา

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 9 วันที่ผ่านมา

    😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimconalkanimconalka
    @nimconalkanimconalka 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow caafi🥺

  • @MarwanYare-oc1nb
    @MarwanYare-oc1nb 12 วันที่ผ่านมา

    Alle hacafiyo inta xanusan dmn

  • @AKadirmahaed
    @AKadirmahaed 9 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @HamseKandaria
    @HamseKandaria 18 วันที่ผ่านมา

    Illahay ha caafiyo oo ha u gargaaro janadul fardawsana illahay haka waraabiyo

  • @AyanSaed
    @AyanSaed 18 วันที่ผ่านมา

    Ax ilaahow caafi maskiinka 🤲😭

  • @nabiilck689
    @nabiilck689 17 วันที่ผ่านมา

    Illahay ha cafiyo

  • @user-sj4sf6jv9w
    @user-sj4sf6jv9w 12 วันที่ผ่านมา

    😢❤😮

  • @ibrahimmouhoumed9033
    @ibrahimmouhoumed9033 18 วันที่ผ่านมา

    Allahayo cafii

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 17 วันที่ผ่านมา

    💔

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 18 วันที่ผ่านมา +1

    Illahay caafimaad sareecana hasiiyo qoyskana illahay faraj khayr qaba how furo

  • @salahhoy6977
    @salahhoy6977 18 วันที่ผ่านมา

    Allah nigar garo i.a

  • @farahhighland8637
    @farahhighland8637 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha u gargaaro

  • @Muslim67916peoplehateme
    @Muslim67916peoplehateme 17 วันที่ผ่านมา

    Nuura diin halacaawiyo❤❤

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 17 วันที่ผ่านมา

    alle hacaafiyo

  • @osmaanbaadho1924
    @osmaanbaadho1924 18 วันที่ผ่านมา

    From tiktok😢

  • @user-fi5ei1ql5x
    @user-fi5ei1ql5x 16 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-lo8th3cu6s
    @user-lo8th3cu6s 18 วันที่ผ่านมา

    Alle ha u gar gaaro yaa rabi maskiin 😢