Hodan online oo weerar lagusoo qaaday siro loogu hanjabay in laga Keeni doono hadey runta sheegi😳😳

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @NadoZabriye
    @NadoZabriye 16 วันที่ผ่านมา +3

    Hora u soco ha udhigan howshada wado

  • @Umu-ibtizaam
    @Umu-ibtizaam 15 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah run ka hadashay hodan

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 16 วันที่ผ่านมา +4

    Keep going sister ❤

  • @Abdinasirchannel
    @Abdinasirchannel 16 วันที่ผ่านมา +3

    Keep going sister 🎉🎉
    Munabilan

  • @Somali.kitchen
    @Somali.kitchen 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah tabarakallah

  • @sundusthesunset2432
    @sundusthesunset2432 11 วันที่ผ่านมา +1

    Yes sister you are right me too love amalina❤❤❤❤❤❤❤

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 16 วันที่ผ่านมา +21

    Axx inantan yar way dhibeen walaahi quruxdeeda iyo kartideeda ayay ka xun yihiin dadkani😢

    • @user-ii7oj5wn7j
      @user-ii7oj5wn7j 13 วันที่ผ่านมา

      sax

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 12 วันที่ผ่านมา

      Iyada lafteeda ayaa qayb weeyn ka ah in la dhibo.ninkii markuu ka dhintay tii ay dhigtay waa ogtahay .agtiisa halaygu xabaalo nin dambe guursan maayo xuuralcayta aaqiro inaan u noqdo Ayaan rabaa bararaq. Hadana ineey guursato Má xumo lkn iyadoo dad Ku xumeeyneeyso ayay sidaa ogeeyd isu soo qaaawisay fanaaniin ninkuu isku dhuuqa balaayo. Mar kastana nin naag qabo ayay guursataa markaas ayay dagaal la gashaa. Marka iyadaba sooma qaldano

  • @yaasmiinfaaraxofficial551
    @yaasmiinfaaraxofficial551 16 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going sister

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 12 วันที่ผ่านมา

    Mnshaaalh gabdhan wà gabar layina oo dun xariira qof dabcsan waye alha cadwga kaqabt8 hodam online❤

  • @user-iw6xd8be8v
    @user-iw6xd8be8v 16 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going sister 🎉🎉m

  • @afiifoabdiladiif2370
    @afiifoabdiladiif2370 16 วันที่ผ่านมา

    keep going my sister ❤

  • @felsanbuti4290
    @felsanbuti4290 13 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allh❤❤❤

  • @hodansheikh10
    @hodansheikh10 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah yaasmiin

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 14 วันที่ผ่านมา +3

    Marxuunkan muxu inanta yar waydiinayaa waar quruxdeeda ayuu ka helay ha cowryin iimaanka beele from duriyada

  • @Niinaa272
    @Niinaa272 16 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going sister 🥰🥰🎉

  • @najma8198
    @najma8198 15 วันที่ผ่านมา +4

    Nin naagtis hore iyo caruurtis soo dayacay naagta heesho wixi ka qadi karto ha ka qaado marka ka tajirto is di shaqiga ha u tuurto

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial 15 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah sis hore usoco❤❤❤

  • @Munabilan719
    @Munabilan719 16 วันที่ผ่านมา +7

    Keep going sister 🥰🥰🥰

  • @afifabeauty6226
    @afifabeauty6226 16 วันที่ผ่านมา

    keep going ❤

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 16 วันที่ผ่านมา +2

    Sixiroole bay u egtahay Xasbunallah acuudu billah

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 11 วันที่ผ่านมา

    Yes hodhan walaal Manshaallah keep going guleyso waligaa.

    • @user-ci5mo2gj7r
      @user-ci5mo2gj7r 4 วันที่ผ่านมา

      Hodan qofa wanaagasan dadka macaayo dadka ku caaya waa inta nolosh ka dhacadaya hawa soo jawaabina wwaa wada cilaaja

  • @mustafe-official
    @mustafe-official 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allah horiusoco

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l 16 วันที่ผ่านมา

    Hodan Abayo isdaji tasbixso runtaa waaye amalina waa jeclahay adigana sidoikale

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 13 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan la mooda qorrota umusha ku waalatay oo postpartum depression ku dhacay maxaa daba dhigay gabadha.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 16 วันที่ผ่านมา +3

    Acuudu billaahi Mina dhaydhaani -
    Rajiim!! Gabadha Maxaa umadda ku -
    Diray !!Hadduu run sheegayo 2 Bo nin
    Bay guursatay ! Maxaa hadda keenay !
    Ninkaan , Gabadhaan’ Diin bay leedahay , waxa Ay sheegayaan waa -
    Been cad ! Waana la imtixaamin!!

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 16 วันที่ผ่านมา

    Asc Hodoneey Eedo man horey u soco keep going haw kookiness dad kaan hada joogaa Waawada Cilaaj amaba Hadaan u dhigo Mentel health.

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 16 วันที่ผ่านมา +4

    dadkena qar quf iska farxsan maba arki karan

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 16 วันที่ผ่านมา

    Haye mme macow

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 16 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alaa fowzi

  • @fatoumafarah5932
    @fatoumafarah5932 12 วันที่ผ่านมา

    Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲🤲

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 11 วันที่ผ่านมา

    Gabadha yar meel An ahayn irsiqa karaadiyasmaliya hodon amaan siiya plis

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 4 วันที่ผ่านมา

    Warayaa ninkaga suraka midaya lihi hodan haku mashaluunina xinaya waa kugu qasaare ku daafadayee nolosha uquudhi weyadeena

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow 16 วันที่ผ่านมา

    WAA BOSOTIF WAAA LA OGYAHAY

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 13 วันที่ผ่านมา

    Ninki lala kush kush laha miye is furen yap😂😂😂😂😂😂

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 15 วันที่ผ่านมา +1

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @fardusjimcaale7267
    @fardusjimcaale7267 4 วันที่ผ่านมา

    MAXAAA LAGUGU HAYSTAA HADII AAAN SHAKI JITIN

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 11 วันที่ผ่านมา

    Walahi hodan denbigi ayey ka mayren dadkan aqiro kama cabsanayan

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wajiga Maxad isaha halayseen gabdhow qasatan hodan

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 16 วันที่ผ่านมา +7

    WAA RUUNTEED GABDHAHAA ILMAAHA LAGA QAATO WEEY QARIIYAAN HADEEY SHEGII LAHAYEEN KUWAA KALE AYAA KU BAADBAADII LAAHAA

    • @shukrimohamud9402
      @shukrimohamud9402 12 วันที่ผ่านมา

      Somalida run maka sheegan dhib ka ku dhacah

  • @user-dq2tr5sf4q
    @user-dq2tr5sf4q 16 วันที่ผ่านมา

    😮😢ها

  • @user-lt8to2ku6g
    @user-lt8to2ku6g 7 วันที่ผ่านมา

    Kuwaanu waa cadaw maxaa daba dhigay subaxanallah gabadhan

  • @shukri8964
    @shukri8964 17 วันที่ผ่านมา +1

    MAsha allah qof karti leh waaye❤

  • @user-kc3ik4ds4b
    @user-kc3ik4ds4b 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allaa f0wzi

  • @user-qj8do7fw5n
    @user-qj8do7fw5n 14 วันที่ผ่านมา

    Kan reer akhiraadka uu egna xagge naga soo salamay

  • @umama5531
    @umama5531 10 วันที่ผ่านมา

    Ninkaaan aad moodo in xarig laga soo furay oo lasoo min jiray maxuuu ahaa?

  • @Jikadayna.Somalia
    @Jikadayna.Somalia 16 วันที่ผ่านมา

    سحبان الله

  • @anabh5771
    @anabh5771 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan nafta heyso oo qoorta dheer muxu ahaa

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 12 วันที่ผ่านมา

    Surmindi

  • @fadumo5687
    @fadumo5687 16 วันที่ผ่านมา +3

    Qofkan aad moodo diiq biyo lagu dhexkuday yaa gabadha kaqabta

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 11 วันที่ผ่านมา

    War dadku maxay gabadha ugu mashquuleen

  • @Oldradio-tf9xv70
    @Oldradio-tf9xv70 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤😂

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j 13 วันที่ผ่านมา

    everybody's jealous of hodan online الله يحفظك يا هدهد من عيون هذول الناس الشرارين الحقودين

  • @user-xn1cv2ye4h
    @user-xn1cv2ye4h 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sur mindigan gabadha maxu karaba

  • @fosiasaleh5473
    @fosiasaleh5473 10 วันที่ผ่านมา

    Waa yaab nin naag latitsanaya akhir samanka ayaa la arka war isku Xisho
    Miyaanad hooyo ku dhalin.
    Isla yaab oo raganimadaada meel ha kaga dhicin

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 10 วันที่ผ่านมา

    acuudu billaah maxay wajiga marsatay shaydaamadan.may yadaa aqoon diineed leh

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 12 วันที่ผ่านมา

    Inaantan wayfiincnayde waxkawaly kuingiriiska jagaa

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 12 วันที่ผ่านมา +1

    Soomali xasadka dhexdeeda iyo dulmiga ay isku sameynayan ayaa kuligood musiibo ugu dhacdey…..

  • @Aminajam4l
    @Aminajam4l 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hidan abaayo waxani waa imtixaan gabadh walba way guursataa waana la furaa alena qaar wuu ka qaadaa wadaadkeeda oo aad adiga kow kii ninkaagii kaa dhintey walaalo waa lagu imtixaamayaa ee xaga ale badi is kana cafi dhamaan dadka inshalah

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 15 วันที่ผ่านมา +1

    hadaaad nin tahay islaam tahay xishood oo fadeexadu waa xaaraan waar xishooda

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 13 วันที่ผ่านมา

    Adigu ma. Cilmiyaa leedahay meeshaan lacag ayaa ka sameysaa

  • @hoodocadey4325
    @hoodocadey4325 15 วันที่ผ่านมา +1

    Naagaan wax baran kulahaa adaaba ninka markow😂 kaa dhintey school luuwada ah gashey

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 13 วันที่ผ่านมา

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk luuqada markay baratay wax moodaysaa in phd Qadatay kkkkkkkkkkkkkkkkkk wllhi angiu master degree ayaan sitaa waligayna kuma fanin

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 13 วันที่ผ่านมา +1

      @@AhmedDaariqDumar ba ameesha hadlaye maxa adi cariiri jeclida nin master heysta comment youtube waqti uma hayo😀ee been ha u sheegin naftaada

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 12 วันที่ผ่านมา

      @@NashaadHassan dumarka yaa yidhi ragu lama hadli karaan ama ma imaan karaan meelay joogaan fikirna kama dhiban karaan hhhhhhhhhhhhh hadaa anigu gabadha maba caayin ee waxaan sheegay inaanay luuqad labartaa ahayn aqoon "af-qalaad aqoontu maaha" !!
      ninka master haystaa muxuu ugu waayi wayay inuu comment meel kabixiyo oo uu cabiro fikirkiisa wixii talo iyo tusaale ahna la wadaago dadkiisa ? maxaa ku jaban ma ayad qur'aan ah ayaa tidhi !! se master waa heer lagaadho wax weyn maaha mana ahan rocket science TH-camkuna waa meel cid waliba soo gasho xataa kuwo iga aqoon badan ayaa kujira oo phD sita ayaa jooga saynisyahano ayaa jooga, siyaasiyiin cid walba waa joogta !!
      adigu kuwi aan waxba soo baran ayaad kamid tahay waayo fikirkaaga gaaban iyo master qof gaadhay oo aad layaaban tahay !!
      shallow minded person....

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 16 วันที่ผ่านมา +1

    Hore waxa loogu maah maahay qayrkii loo xiiryoow adna soo qoyso.Gabadhii ninka aad ka qaaday ayaa loo celinayaa🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sudiyusuf5269
      @sudiyusuf5269 12 วันที่ผ่านมา

      @cibaadocumar walaal ninku soo ilaa America soo asagu masoo iman london oo hodan masoodoonan miiyadaa gurigiisi kasoo kaxayseey sidee bay iqaadatey?

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 16 วันที่ผ่านมา

    waar yaadha cajiib badanaa oo gabadhan hodan online dadku maxay ka rabaan bismilaa oo hada ragbaa soodhigtaye oo ku soo biiraye owel naagay xaaladu maraysay hada waxaa ku soo biiray rag ninow naagaa😅😅😅

  • @xaawo743
    @xaawo743 16 วันที่ผ่านมา

    Horusoco 🎉m

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 16 วันที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته حبيبتي 💚

  • @STOMPZ1
    @STOMPZ1 9 วันที่ผ่านมา

    Sorry Hodan walaal iska samir aduunka waa iska imtixaan gabdha wanaagsan ayaad tahey

  • @user-tg2bg1wu3b
    @user-tg2bg1wu3b 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan gabadha been inuu kasheegaayo ayaa lagayaabaa maxaa yeelay cadow badan ayeey leedahay

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 16 วันที่ผ่านมา

    Ragan maxaa dhax wada arimaha haweenka.
    Dee rag kuma tilmaami karno waryaada hawenka iskaga dhax baxa. Kan in la garaaco ayuu istaahila gabadh lacaytamaya

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 16 วันที่ผ่านมา +1

    Siday bilaa danbi isaga dhiga dhigayso

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 16 วันที่ผ่านมา +5

    Asc Xagee lagu arkay Nin Gabadh u tirinaya

    • @abouboy5156
      @abouboy5156 15 วันที่ผ่านมา

      Wcs xage laku argy nin naag u tirinaysa. Su asheda kajab naag ayaku ninka ka qaldan majirto. O SOBOBTEDA REERGU KUBURBURAY .

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 16 วันที่ผ่านมา

    Gabadha wejiga maxaa kaga dhacay waxa ku yaalaa quruxdeedii ayuu qaribaye

    • @dreamgirl.................1422
      @dreamgirl.................1422 16 วันที่ผ่านมา +1

      ayadoo live ku jirto ayee ka hadashee abyo wexee dhahde enargii aya leyga sheege xasaasiyad

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 14 วันที่ผ่านมา

      waxan modayey filter inay iso dul dhigtay ee ​@@dreamgirl.................1422

  • @ruqiyaali8267
    @ruqiyaali8267 10 วันที่ผ่านมา

    War ninkaan yaa umada ka qabsada aad uma leeysid inoow qabo hiiqleey

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 12 วันที่ผ่านมา

    ASLMCLYKM W W BACDI SALAAM

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 16 วันที่ผ่านมา

    War ninkan maxaa daba dhigay gabadha comentigiisana waan arkay oo hodan iyo huda amuun ku taagan.

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 11 วันที่ผ่านมา

    Kan maxuu ahaa boolobolo isbital kujirto u eg maxuu rabaa 😂

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 12 วันที่ผ่านมา

    NINKAAN XANUNSAN AIDSKA IYO TIIBISHADA QABO EE WAALAN HADALKIISA HANOO QIIMEYNINE ADIGA MAXAA KU DABA DHIGAN HODAN NINKAAN HORTIIS ADIGAA WAX BADAN KU DHAGANAA XAYAWAANAD BILAA CAQLI AH OO KA MASEYRSAN AYAAD TAHAY EE KA DHAMOW EDEB MA LIHIDE DOQONYAHAY

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 14 วันที่ผ่านมา

    Uf naagaha somaaliyee waa dad jaahiliin aan waxa baranen war jecelaa. Acuudubilaahi

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 12 วันที่ผ่านมา

    Kaas nin ma aha waa dumar shaneeya ama badh naagood. Ninka ragga ahi dumar lama tirsado kaman hadlo

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 16 วันที่ผ่านมา

    Naa naagayaho, ilaahay ka baqa oo xishoodda, Guryihiina iyo caruurtina ku ekaadda,
    Dhalinyaradu way ka’xishoodan waxan Aad wadaan, subxanalla,
    Walaashay Hodan waxaan ku Odhan la’haa waxan ka bax, meshaan wax Aqoon leh ma’ ku jiraan waxaa ka hadla dadka waalan,dadka nolosha ka dhacay qof miyir qabaa meshaan ma soo fariisto,
    Go and have life,
    Shame on you Gabdho

  • @sulekhanuur4946
    @sulekhanuur4946 10 วันที่ผ่านมา

    Kani ma dhaxan kudhacday

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 11 วันที่ผ่านมา

    Maxa dadka gabadhan war ilahy ka baqa o iska daya gabadh walaahi malinta qiyaame wa sulaa idin sugeysa waxa ad gabadha ka sheegeysaan in la din weydinayo ilahy ka baqa

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 12 วันที่ผ่านมา

    Balaayo qooley u,eg

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 9 วันที่ผ่านมา

    Hodan wa benaley don’t trust her

    • @dekaasowe5409
      @dekaasowe5409 4 วันที่ผ่านมา

      Ma adaa run aqaan😅

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 9 วันที่ผ่านมา

    Advice your self hodan I don’t trust your story

  • @suban974
    @suban974 13 วันที่ผ่านมา

    Qalocowgana maxa waye sudan salama qowla

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 15 วันที่ผ่านมา

    Hada mxaa soo gudbisay rufiyaan cml laimaaw hush

  • @nienanoura3119
    @nienanoura3119 16 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister

  • @user-wy3ql9po6g
    @user-wy3ql9po6g 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allaa f0wzi

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 17 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister

  • @Umunajma43
    @Umunajma43 16 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister

  • @najahnada2338
    @najahnada2338 17 วันที่ผ่านมา

    Keep going sister