JACELKA SOOMAALIDA - WARDA HAPPY , RAYAN BAJAAJ IYO DEEQ DARAJO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 เม.ย. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 54

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab หลายเดือนก่อน +24

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw mash allah

  • @zuhuriinaabdi410
    @zuhuriinaabdi410 หลายเดือนก่อน +11

    Masha Allah warda iyo rayan sxbo dhab ah Waa Aniga Iyo Saxiibtay hargiesa iyo muqdisho kaspo kale jeeda ❤❤❤ waaa sxbtinimo ah me and my bahja waxan sxb ahayn 14 years imikana Walalo ban nahay ima from hargies and she is from mogdisho ❤❤❤❤

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 หลายเดือนก่อน +8

    Rayan waa gabar maskiina wanatagera❤ wardana waa maskin iswanajiya❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 หลายเดือนก่อน +15

    Rayaan gabadha Warda hadalka u daa, waad ka boobaysaaye.🎉🎉

  • @SadiyaMahamoud
    @SadiyaMahamoud หลายเดือนก่อน +10

    Ani rayaan walashad ahay lacagta wan jecelnahay hadana hamigena inaa anaga samesano iyo mustaqbal anaga ujebno rabnaa ❤❤

  • @mohameddhoof7848
    @mohameddhoof7848 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂
    Rayaan waa nag waalan subxanallah gabadhii way u diiday jaanis wardo qurux iyo daganaaba ok 👍👍👍👍💯💯

  • @Zuumaya123
    @Zuumaya123 17 วันที่ผ่านมา +2

    Reer commnts unuka miaa😂😂😂

  • @CarfoonSuleman
    @CarfoonSuleman หลายเดือนก่อน +6

    Warda khadar Eise Ayeeydey mrna indrtey mcn❤😢

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o หลายเดือนก่อน

      Qalanjo gutaale inaderta warda😂❤

  • @shukricali2573
    @shukricali2573 หลายเดือนก่อน +7

    Rayan gabadha hadalka udaa hadalka waa laa wadaaga abayo

  • @caatikacabdulaahi
    @caatikacabdulaahi หลายเดือนก่อน +2

    Keep going

  • @dekaaliomar8498
    @dekaaliomar8498 หลายเดือนก่อน +2

    Waawooo welcome saxibtinimo jirta

  • @SadiyaMahamoud
    @SadiyaMahamoud หลายเดือนก่อน +5

    Rayaan bajaj guul guul abaayo

  • @farxiyocabdulaahi6246
    @farxiyocabdulaahi6246 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Somalia 🇸🇴 ♥️ ween isooraaca bal 😅

  • @faisamohamoud1453
    @faisamohamoud1453 23 วันที่ผ่านมา

    Qurux badan warda habi

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial หลายเดือนก่อน +9

    Xasaaskii qamar suuggaani 🎉❤

    • @Supr93
      @Supr93 หลายเดือนก่อน

      series in the only feel it Thor and just have to run straight into the void obvious to me but it's too far away safari is in your face it's easy and I don't respect crew wasn't hotel and it's a fun place but it 😂

  • @dahransalaad1153
    @dahransalaad1153 หลายเดือนก่อน +3

    2024 lamarayaa sxb majiro

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 หลายเดือนก่อน +10

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

    • @fartunfartun8152
      @fartunfartun8152 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kusorey masha allaha diinii waa loo bahnaa qeyr allaha kusiiyo

  • @ismaaciilxasan-js6ec
    @ismaaciilxasan-js6ec หลายเดือนก่อน +1

    shuubooyin iyo fanaan dadnolosha kadhacay

  • @user-lj5br8ex8h
    @user-lj5br8ex8h หลายเดือนก่อน +2

    Heesa nooga saar rayaaney meesha

  • @hodanabdirhmaan6224
    @hodanabdirhmaan6224 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh alleh warda waa gabdh dagan ❤❤❤

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂Rayan iyo lacag jecel iyo fankii

  • @user-qh3kw8rv7o
    @user-qh3kw8rv7o หลายเดือนก่อน +1

    ❤🥰

  • @hodoomer5916
    @hodoomer5916 หลายเดือนก่อน +1

    Neefta warda idinma dhibayso qof ka hdlayaba ma arkee 😢😂😂

  • @adnaaxmed2434
    @adnaaxmed2434 หลายเดือนก่อน +4

    First comment like iisaar

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 หลายเดือนก่อน +2

    Qamar kana malagala noqdey wll

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy 9 วันที่ผ่านมา

    Warda happy 💋💋💋❤️🫶

  • @shankarcali9505
    @shankarcali9505 หลายเดือนก่อน +1

    Riyan maxa kugu dhacay walaley wardo hahadashe janis sii gabadha 😂

  • @almaasxuldumar1059
    @almaasxuldumar1059 หลายเดือนก่อน +11

    😂😂😂 welcome

  • @IsraDaahir
    @IsraDaahir หลายเดือนก่อน +1

    Inta ila aragtay in ay qamar iyo rayan you tube ka isla leeyihin😂

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar3935 หลายเดือนก่อน +1

    Rayaan hadal badan dadka jaanis ay ku hadlaan ba la siiya ixtiramku wa muhim

  • @Cabdinuurmo100-rl8lm
    @Cabdinuurmo100-rl8lm หลายเดือนก่อน +4

    Qamarow lantii busaradad sheegaysayba dhagaha naga tuurtaye fallen kaalay nala arag busarad😂

  • @AasiyaAbdirahman-zy2dq
    @AasiyaAbdirahman-zy2dq หลายเดือนก่อน +1

    Rayaan qasnada hadalka jabay😂

  • @baxzanbashir94
    @baxzanbashir94 หลายเดือนก่อน +1

    Reer cooment dad ka leexda ha isku dirinina

  • @user-vd3ru1uc8n
    @user-vd3ru1uc8n หลายเดือนก่อน +2

    Hhh

  • @juwamahamud9961
    @juwamahamud9961 23 วันที่ผ่านมา

    Naagtaan saqajaanta yaan ladaawan dullida

  • @LuckyMohamed-nc4mu
    @LuckyMohamed-nc4mu 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @dhemancabdiqadir3106
    @dhemancabdiqadir3106 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂

  • @user-qq7yc6zr4e
    @user-qq7yc6zr4e หลายเดือนก่อน +1

    Warda zxpta haday kala haran zxpked adon dhihin wixi zxpty ay kulatagen ba mesha ku jirta ma ogan kartid miya midka khaladka leh sababto ah wxa dhacda inan midba khaldanayne ay wax yar o basiida isku fahmi wayen ama gadhu ay willka khalad ka fahanto asagonba wax khalada ahyn marka hadhihin qof an aqanay qof ay xirir lahayen lama sameyen xirir sababto ah wxa lagaba inuu asagu qog wnsn ahaaa iyaduna waa dumare ay isledahay qofna wngiisa ha ushegin si aysan xiriir ula samayn marka ha deg degin

  • @iqrocabdullahi855
    @iqrocabdullahi855 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhhhhh

  • @user-zc7nh4wc1p
    @user-zc7nh4wc1p หลายเดือนก่อน +1

    Rayaan too much waye hadalkeeda😮

  • @axlaancadey4541
    @axlaancadey4541 หลายเดือนก่อน +2

    Ooo magacii wali kamay badaline😂

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 หลายเดือนก่อน +4

    Caadi maaha labadan gabdhood

    • @ammu2u2
      @ammu2u2 หลายเดือนก่อน

      Waxa aan arkay ma ragtay😂

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 หลายเดือนก่อน +3

    Rayaan waa 25 waa been 30 anaa aqaan

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 หลายเดือนก่อน

      Lol waa 28-30 da’du ceeb mahan lkn 25 wey ka weeyn tabay

  • @Jookar1
    @Jookar1 หลายเดือนก่อน +7

    Qamar youtubkii mlgala noqday😂

  • @jacayldhalanteedmiyaa7857
    @jacayldhalanteedmiyaa7857 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar sugaasi waa reer badiye waa ninka guursaday Oo meher u quudhay rayaan oo gaal laba sadex sano xaraan isku haysteen kaga daranta guuryo qab aan gudneen haduu qamar sugaani leeyahay jabti iyo egfashin ka qaaday rayaan

  • @farxiyocabdulaahi6246
    @farxiyocabdulaahi6246 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Somalia 🇸🇴 ♥️ ween isooraaca bal 😅