Musalsalka Sir Maqabe Xalqada 21aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มี.ค. 2024

ความคิดเห็น • 954

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 2 หลายเดือนก่อน +617

    Inta xayaysiiska is dhafisa is muujiyaa ❤like.
    Alle soon ka ha inaga Aqbalo amin

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 หลายเดือนก่อน +158

    Horto cabdiqani film walba ma Gabdh buu guursadaa 😂😂😂😂 like me 😂👍

    • @intifaacchannel6596
      @intifaacchannel6596 2 หลายเดือนก่อน +1

      😅😅😅😅😅😅

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@intifaacchannel6596😅😅😅😅😅😅

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@intifaacchannel6596update buu isku sameeya😂😂😂😂😅

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 2 หลายเดือนก่อน

      😀😀😀😀

    • @yaasirmuuse7908
      @yaasirmuuse7908 2 หลายเดือนก่อน +1

      afkaygaad kala baxday 😂

  • @user-zp5yk9fo4m
    @user-zp5yk9fo4m หลายเดือนก่อน +13

    Ilaahow hooyadey cafimadkeedii u so celi amiin😢

  • @7x77shorts
    @7x77shorts 2 หลายเดือนก่อน +194

    Inta xayaysiiska is dhaafisa😅 like🌹

    • @user-bp6nm1mn7q
      @user-bp6nm1mn7q 2 หลายเดือนก่อน

      wanakan dee😂

    • @user-mr8by3hs5g
      @user-mr8by3hs5g 2 หลายเดือนก่อน

      heey 1 kali ya weeye single baan nahay

  • @XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy
    @XamdasiciidXamdasiciid45-ed6fy 2 หลายเดือนก่อน +85

    Hooyo iga xanuusan iigu soo duceeya 😢❤Alle Khayr haydin siiiyee

    • @shicibudaneeyestudio8161
      @shicibudaneeyestudio8161 2 หลายเดือนก่อน

      Alle ha caafiyo

    • @hanaachannel2302
      @hanaachannel2302 2 หลายเดือนก่อน

      Raai ha siyo cafimad sareeca

    • @zelma_ahmet
      @zelma_ahmet 2 หลายเดือนก่อน

      Alle caafimaad sareca ha siiyo wll qlliyey, anaa og xanunkay leedahay oo soo arkay mrky mamo mcn ka xanusato. Niyadan kaga duceyey wlhi 😢

    • @maryamaadam5099
      @maryamaadam5099 2 หลายเดือนก่อน

      Allaha Caafiyo Hooyo❤

    • @user-wm6xr7yf8s
      @user-wm6xr7yf8s 2 หลายเดือนก่อน

      Alaah hakuu cafiyo wll

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd 2 หลายเดือนก่อน +136

    Team cawo 👍 like😊

  • @MOHAMED.OMAR.45_
    @MOHAMED.OMAR.45_ 2 หลายเดือนก่อน +163

    ☝️ Alle soonka iyo salaada ha inaga aqbalo alle ha ina waafajiyo habeenka qiiimaha badan ee laylatul qadriga Aamiin so wada qora🤲
    One like☝️❤️ 0:00

  • @shaykhcawil9958
    @shaykhcawil9958 2 หลายเดือนก่อน +149

    Inta caafimaadka ku daawanaysa Allah haw siyaadiyo inta xanuunsanaysa allah ha caafiyo ramadaanta 10 danbigeena iyo kawaalidkeen allah ha dhaafo qofkii arka like saara

  • @daarul-xigmachanel
    @daarul-xigmachanel 2 หลายเดือนก่อน +46

    Waa tobankii danbe iyo taajud ducaduna waa maqbuulee Alle haynaga aqbalo cibaadada.

  • @huseinabdullahimohamed6159
    @huseinabdullahimohamed6159 2 หลายเดือนก่อน +17

    Xalqadii 19aad ano dawanaya ayey tacsi igashay waxa geeriyoday Aabahey😭 iguso duceya waa 10kii dambe oo Ramadaan in Allah janadisa geeyo

    • @NasteexoShariif
      @NasteexoShariif 2 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢 alle ha u naxariisto qabriga alle ha u wasiciyo wllo adna qalbiga alle baku qaboojiyo😢😢

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey ha u naxariisto samir iyo iimaan walal

    • @user-mf2rk3cr1o
      @user-mf2rk3cr1o 2 หลายเดือนก่อน

      Allaha unaxariisto

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 2 หลายเดือนก่อน

      Allaha unaxariisto aabe

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 หลายเดือนก่อน

      Allah haw naxariisto jannadii firdowsana haka waraabiyo .

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 หลายเดือนก่อน +67

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
    ❤❤❤😢

    • @user-tr7kx4lt2h
      @user-tr7kx4lt2h 2 หลายเดือนก่อน

      Jahhh apoeH thaNkz❤❤😢❤

    • @user-xh7iv7cn7z
      @user-xh7iv7cn7z 2 หลายเดือนก่อน

      Wll thanks

    • @user-sx4uk7nm2g
      @user-sx4uk7nm2g 2 หลายเดือนก่อน

      Jahh intii aanku darilahaa in ayaan ka baqay 😅😅😅

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd 2 หลายเดือนก่อน +267

    team Yusuf cegaag 👍 like😮

    • @user-hl9zk6wk2c
      @user-hl9zk6wk2c 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hello

    • @user-vc9jd5to2c
      @user-vc9jd5to2c 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤

    • @alikug3331
      @alikug3331 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 2 หลายเดือนก่อน +1

      horta ani iyo adi yaa malinkasta nabalansha😂😂 wallhy comantigaaga wan arkaa markasta

    • @ShucaybAxmed-rw7bs
      @ShucaybAxmed-rw7bs 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ffr

  • @Dhugmalmedia
    @Dhugmalmedia 2 หลายเดือนก่อน +81

    ❉Ramadaan Xadiiska Maanta 21❉
    قال رسولُ الله ﷺ: ❪تَحَرَّوْا لَيْلةَ القَدْرِ في الوِتْرِ مِنَ العَشرِ الأواخِرِ مِن رَمَضَانَ❫ رواه البخاري
    Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Ka raadiya habeenka laylatul Qadriga tirada kala dhiman oo kamida tobanka dambe ee Ramadaan❫.
    🌸Tirooyinka kala dhiman ee tobanka dambe ku jiraa waa 21, 23, 25, 27, 29 Habeenadaas ayuu dhahay Nebigu ❪ﷺ❫ ka raadiya.
    ☜الدال على الخير كفاعله

    • @alikug3331
      @alikug3331 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤

    • @Abdirahman-jw6tm
      @Abdirahman-jw6tm 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

    • @user-uu6xp8hb3s
      @user-uu6xp8hb3s 2 หลายเดือนก่อน +1

      25:39 25:44 25:47 25:47

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu callayahi wasallam ❤❤❤ mahadsan wll 🎉🎉🎉🎉Ramadan Mubarak

  • @salahahmed6526
    @salahahmed6526 2 หลายเดือนก่อน +53

    Dhibaatada ay leedahay ubadka walaalaha ah oo la kala qariyo. Wiil iyo Walaashi baa is damcaya

    • @nadraabdi8150
      @nadraabdi8150 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa dhibaatada ay leedahay inaad hal gabadh ku koobnaan waydo

    • @salahahmed6526
      @salahahmed6526 2 หลายเดือนก่อน

      @@nadraabdi8150 Ragba afar iyo saddexba qaba laakiin khaladku waa qarinta

    • @shukrishankaron3190
      @shukrishankaron3190 หลายเดือนก่อน

      Aad io aad

  • @user-rt6fc2fx3j
    @user-rt6fc2fx3j 2 หลายเดือนก่อน +63

    Nabiga nuur leh N.N.K.H.............s.c.w .s.w.s

  • @user-dq7hx3eo3w
    @user-dq7hx3eo3w 2 หลายเดือนก่อน +61

    Teamka afurka mrkey soo dhameeyaaan daaawada like saar 😮❤

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 2 หลายเดือนก่อน +51

    Illahayaw hooyo kasta naar kaxijaab insha allah ❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdiazizali1045
    @abdiazizali1045 2 หลายเดือนก่อน +8

    Abdi qani isku filan sanadkasta aroos buu galaa inta la socotey intaas ba ❤

  • @MawlidAbdiMoh-cx6dz
    @MawlidAbdiMoh-cx6dz 2 หลายเดือนก่อน +48

    Team yusuf cegaag like 😮

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 หลายเดือนก่อน +40

    Ilhaayoow iciitraaf sii Somaliland 2024!! Amiin!!!❤️💚🤍❤️🤍💚🤍❤️

    • @mohameddiale9311
      @mohameddiale9311 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 2 หลายเดือนก่อน +4

      Salaad waliba wanugu duceeya waligayna man arag somaliland balse wa aabahay halku kudhashay iyo dalkiisi wax dadkayga idhaxgeesta Alle haisahlo duco iimayare😭

    • @MahirUsman114-dd1yj
      @MahirUsman114-dd1yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Naxariis_lugalehxagaad joogta sister meelay somali dagto miyaanad joogin oo ka iman karin

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 2 หลายเดือนก่อน

      @MahirUsman114-dd1yj maye kenya weeyo somali aad bay ugubadantahye lkn dadkayayga kuyar maalinkaan dhashay ila hadane waunjoga😭😂

    • @TayoSpareparts
      @TayoSpareparts 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk qiyaamahaa kadhaw😅😅😅

  • @Ina.ali.shaah..5
    @Ina.ali.shaah..5 2 หลายเดือนก่อน +41

    Ku Sali xabiibkena maxmed scw ❤ like 👍🏻

    • @user-gn4ip3my8x
      @user-gn4ip3my8x 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw ❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 2 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @shukrishankaron3190
      @shukrishankaron3190 หลายเดือนก่อน

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam❤

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 หลายเดือนก่อน +63

    waLaLayaaL meeshad Joogtanba nabad iyo Caafimaad taama ku Afura'
    acmaasha wanagsan ilaahay Ha inaga AqbaLo dhamantenba

  • @hindacabdilahi-dr3fv
    @hindacabdilahi-dr3fv 2 หลายเดือนก่อน +7

    ilahayow arsaaq khayr qabta ku waydiistay wa toban ki dabe Ramadan allow iga aqabal umadada waxi dhibana dhibka ka saar 🤲🤲🤲🤲🤲😩

  • @cabdinagibagueroh1992
    @cabdinagibagueroh1992 2 หลายเดือนก่อน +49

    Film cajiipa weeye flimkanU team Awo farta so taaga 😂

  • @cawilcabdi8392
    @cawilcabdi8392 2 หลายเดือนก่อน +31

    Galabta jaaska dhagoolayaashu waa An other level 😂😂😂😂

    • @alimuse7779
      @alimuse7779 2 หลายเดือนก่อน

      Siday muusiga u maqlayaan haday dhego la’ yihiin halkaa waxbaa qaldan😂😂😂😂😂

    • @naziimayasiin6935
      @naziimayasiin6935 2 หลายเดือนก่อน

      Iyagaaba inga music jecel😂😂😂​@@alimuse7779

    • @saynf
      @saynf 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@alimuse7779dadaw wax barta,😢 inba wax maqasha, ina inyar ayeey maqlayaan, ina wax mamaqlayaan. Inta maqlaynin waa loturjuma, marka Alhamduliah

    • @ubaxxasan5061
      @ubaxxasan5061 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @user-br2od9lt3q
    @user-br2od9lt3q 2 หลายเดือนก่อน +24

    Team reer jigjigayer is muujiya ❤😂

  • @user-rt6fc2fx3j
    @user-rt6fc2fx3j 2 หลายเดือนก่อน +44

    Inta kijada ku jirta like ii saara.

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 2 หลายเดือนก่อน +1

      wally wna kujiraa kama na baxo casar ilaa 4 saac oo hapeenimo😂😂

    • @user-bk4cv8np9s
      @user-bk4cv8np9s 2 หลายเดือนก่อน

      Naa is kuxiishood❤😂😂

    • @user-rt6fc2fx3j
      @user-rt6fc2fx3j 2 หลายเดือนก่อน

      Maamoyinka shaqo adag hayaan wllhi

    • @user-vl5vi8xi5q
      @user-vl5vi8xi5q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Inta suxuur ku karinaysa wn salamaya

  • @ifraahqaaje6826
    @ifraahqaaje6826 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ku sali xabiibkeen maxamed Scw ❤️❤️

  • @user-um4ft8yp8v
    @user-um4ft8yp8v 2 หลายเดือนก่อน +13

    Talk to Allah speak to him tell him your difficulty tell him your challenges tell him how you're suffering tell him what you're going through talk to him cry to him communicate with hi❤🎉

  • @ismailvisualz
    @ismailvisualz 2 หลายเดือนก่อน +25

    Waan ku boogaadinayee team universal tv sida ay jaaniska u siiyeen dadka baahiyaha gaarka ah qaba Ilaahay iyagna maqalkooda oo taam ah haku arsaaqo

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 2 หลายเดือนก่อน +16

    Magacan #Sirmaqabe flimka si cajiib ah baa loogu helay waala wada siran yahay laysmana oga inta badan😂😅😂😂.

  • @XamdaAdan-zn3qs
    @XamdaAdan-zn3qs 2 หลายเดือนก่อน +18

    Team cawo like😊🌹

  • @azuum9295
    @azuum9295 2 หลายเดือนก่อน +22

    Inta marka soo afurto dawata ee ku dhereg dhacsata❤wn salamayaa👋

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 2 หลายเดือนก่อน

      wll aniga 😂

    • @FaraxUmasha
      @FaraxUmasha 2 หลายเดือนก่อน

      Hhh ana markaan hawlahygoo dhan so dhamystaan dawada tarwixda macaa so tukado xiligana dawanaya😂

  • @Rabiyasir-wg8ed
    @Rabiyasir-wg8ed 2 หลายเดือนก่อน +8

    Igula sàliya nabiga scw qofkasta.oo xanuunsan alaha caafiyo qof.waloo. caafimaad qabana alha.usiyaadiyo.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍

  • @ahmettnaaji9597
    @ahmettnaaji9597 2 หลายเดือนก่อน +11

    Filimkan inta ilaa qeybta 1 la socotay love saar❤

  • @Khadarcabdicai
    @Khadarcabdicai 2 หลายเดือนก่อน +35

    Team Ali oromo 👍 liketa

  • @Cumar-lx7qk
    @Cumar-lx7qk 2 หลายเดือนก่อน +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

  • @fahamka_.
    @fahamka_. 2 หลายเดือนก่อน +43

    yaa sugaya in sirta ceegag banaanka timaado😂

    • @amiirobbe8615
      @amiirobbe8615 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa la yaaban nahay marki la dhaho wiilkaan iyo gabdha ha isku guursadan waxa uu sameeyn doona😂😂😂😂

    • @fahamka_.
      @fahamka_. 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@amiirobbe8615 waa mida aan sugi la ahay🤣

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 markay arinkaasi banaanka timaado waa khatar wllhi

    • @abdishakurhassan8277
      @abdishakurhassan8277 2 หลายเดือนก่อน

      Cali oromo baa sheegaya

  • @bashirhania6757
    @bashirhania6757 2 หลายเดือนก่อน +15

    Isku dhaca Yuusuf iyo Hibaaq ayaan u soo galaa ee maad naga deysaan waxan faraha badan ee madhaxa ah.

  • @user-ts8rv7zd4n
    @user-ts8rv7zd4n 2 หลายเดือนก่อน +28

    Murad ban leyahe isoduceya wllyal❤❤

    • @user-my7qq8kk8s
      @user-my7qq8kk8s 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allh hakuu fududeeyo wll ❤

    • @user-qs2tc2ze2u
      @user-qs2tc2ze2u 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilhaahay haku fududeeyo walaashey waxaad jeceshay oo qeyr kuu ah ❤

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 หลายเดือนก่อน +1

      Illhy hakuu sahlo

    • @hoodoilkacaz8228
      @hoodoilkacaz8228 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alle haku fududeyo wll

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 2 หลายเดือนก่อน +9

    wixi jecl musasalka sir maqabe waxaino balana ciida inaynu gadhin inynu xidhno 1M insha allha 👌✌️👍

  • @xamdi125
    @xamdi125 หลายเดือนก่อน +3

    Team isku filan kaliya like sarikara

  • @Cabdicasiisxasanyuusuf
    @Cabdicasiisxasanyuusuf 2 หลายเดือนก่อน +24

    Oo shalay waxba qasnaa waati hibaaq kabaha la dul martay suhayb ee tidhi guurso cawo
    Wllhy waan qoslay
    Waxaasi waa dadka walalaha ah ee aan lays barayn waay is guursanayaan waa xaqiiq

  • @NadaaMahamet
    @NadaaMahamet 2 หลายเดือนก่อน +15

    ilaahy Soonka iyo salad haynaga aqbalo🤲

  • @user-wn8ei8km5z
    @user-wn8ei8km5z 2 หลายเดือนก่อน +7

    Inta xayasiiska is dhaafisa😂❤ one like

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j 2 หลายเดือนก่อน +14

    Somalia 🇸🇴 caday ❤❤🇸🇴🇸🇴

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa Somalia caday ah 🤔

    • @user-dp4tn2xs8l
      @user-dp4tn2xs8l 2 หลายเดือนก่อน

      Calankaameeshaanku arkama madhaafo from jigjiga 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @CaliSuuniyo
    @CaliSuuniyo หลายเดือนก่อน +1

    Asmar Cawo inta isla jecel like ❤❤❤❤

  • @MOCABDI-ml5vu
    @MOCABDI-ml5vu หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi bilàahay like baan kusaryaa
    Isaar sxb adaa dharte😂

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alalha universal wan ku bogaadinay bosska ay ka siisay dadka baahiyas qaba qaybtooda

  • @DiamondMohamed2024
    @DiamondMohamed2024 2 หลายเดือนก่อน +14

    Ilahay soonka salada hayanaga aqabalo

    • @ahmed_mahamud47
      @ahmed_mahamud47 2 หลายเดือนก่อน

      Ameen ameen @diamond dahabo ❤

  • @sacdiochalaaTo20
    @sacdiochalaaTo20 2 หลายเดือนก่อน +10

    Team cawo like👍

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 2 หลายเดือนก่อน +12

    Mansha Allah filmkii filimada ku mee waan kusugaynay ku saadaa linaynay Allah Mahad leh

  • @sagalgulde190
    @sagalgulde190 2 หลายเดือนก่อน +11

    Good waa fikir fiican in aykamidyiin jilayaasha dadka baahida gaarkale nice beautiful walaba gabdhu waa jilaa wayn

    • @cabdiqadirmaxamedganey9774
      @cabdiqadirmaxamedganey9774 2 หลายเดือนก่อน

      Amay jiliin tahay oo ay gabadhu caafimaad qabtaa wallaahu aclam

    • @sagalgulde190
      @sagalgulde190 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiqadirmaxamedganey9774
      May way yiin walal walagaranaya

  • @MawlidAbdiMoh-cx6dz
    @MawlidAbdiMoh-cx6dz 2 หลายเดือนก่อน +35

    Team cawo like 😊

    • @saynabyusuf4699
      @saynabyusuf4699 2 หลายเดือนก่อน

      Walaalo magacaa

    • @saynabyusuf4699
      @saynabyusuf4699 2 หลายเดือนก่อน

      What are I love you❤❤❤

  • @user-ob8fg7jm7i
    @user-ob8fg7jm7i 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waryaa xasiiska ila nacayy😂

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mamsha allah waxa lagu dhiiri galinya daadka bahia garka qabaa alhmdulila ilahy ha iino dayo daadkeena❤❤❤❤❤❤

  • @JimcaaleFaarax-le7wk
    @JimcaaleFaarax-le7wk 2 หลายเดือนก่อน +11

    Suhayb buur legend team burco

  • @ansarimohamoud666
    @ansarimohamoud666 2 หลายเดือนก่อน +3

    Film-kaba ninka buuran ayaa ugu funny-San 😂😂😂. Inkastoonay lacagtu naga dhamaanayn kulahaa 😂

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thansk Bahada Universal TV sidda aad u Qiimayseen dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba❤

  • @abdiqanimaxamad9375
    @abdiqanimaxamad9375 2 หลายเดือนก่อน +12

    Ana ugu horeeyo maanta 😂

  • @GOLDENBOY1010
    @GOLDENBOY1010 2 หลายเดือนก่อน +15

    Alle ha laga baqo ❤❤

  • @Suhaan.Mohaan-ms2wy
    @Suhaan.Mohaan-ms2wy 2 หลายเดือนก่อน +5

    Team caawo like isaar😮

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 2 หลายเดือนก่อน

    ku saliya nabigeena Muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HawaYasin-sm9oi
    @HawaYasin-sm9oi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhaann awo masha allah xishood aad beey u xishod badanthy

  • @user-xb7dt8wy1o
    @user-xb7dt8wy1o 2 หลายเดือนก่อน +9

    Inta ku afurta one like 😊❤

  • @user-uj3lg3mg9y
    @user-uj3lg3mg9y 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maa soo dhacay weeli

  • @ISBADALSAMEE
    @ISBADALSAMEE 2 หลายเดือนก่อน +2

    Reer komanti hal mar aan uducayno hooyooyin keen ilaahay ha udambi dhaafo hooyooyin muslimiinta gaar ahaan Ku wa soomaaliyeed

  • @ahmednasridahir9970
    @ahmednasridahir9970 2 หลายเดือนก่อน +1

    maasha ALLA ilaahow dhaliyarada quruxda badan maqalkooda usoo celi. inabtidey ibtihaal qurux.

  • @Samsamcudon
    @Samsamcudon 2 หลายเดือนก่อน +7

    Inta Ila dawta afuurka ka dib❤like 🎉

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 2 หลายเดือนก่อน

      aniga wll

  • @user-cn1uc7xo4r
    @user-cn1uc7xo4r 2 หลายเดือนก่อน +5

    Scw❤

  • @rahmaabdi7415
    @rahmaabdi7415 2 หลายเดือนก่อน +2

    Team Cali Oromo iyo ladna

  • @beINgUpdyka
    @beINgUpdyka 2 หลายเดือนก่อน +2

    I love cawo❤❤😢

  • @user-zu7cv2ve3y
    @user-zu7cv2ve3y 2 หลายเดือนก่อน +5

    Azc❤

  • @samawadefarah8180
    @samawadefarah8180 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ali Oromo iyo Ladan qurux maanta ma arko labadan ka daawado war Ladan igu salama Somaliyey

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel 2 หลายเดือนก่อน +1

    Run ahantiii filimkan sanadkan wax yaboo badan oo dhirigalin ah oo aad uwamagsan ayaynu ka dhax laynaaaa run ahantii waa filim aad iyo aad loga shaqeyay dhaman an idhah deee dhalin yaradaaa quruxda badanle aynu kawar hayno dhaman way fahmayaaa inta caqliga usa xibka ahi hadalkaygaaaa aad ban idin salamayaa saxibayaaa ✊✊

  • @Qalbi_kaaba2211
    @Qalbi_kaaba2211 2 หลายเดือนก่อน +2

    team hibaaq👍like ta waa dhankiina😂

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm 2 หลายเดือนก่อน +4

    War Buurane Reerka Lacagtooda halaga Qabto Waa Gorile Caadiya! naagtu Waaba Xoog Waxeedu

  • @Deeq-ib5db
    @Deeq-ib5db 2 หลายเดือนก่อน +11

    Xalqada isku filan iyo rerkoda is dhafisa helow😅

    • @safiyajama650
      @safiyajama650 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kula mid ban ahy😅😅

    • @user-qy8ij5yo6n
      @user-qy8ij5yo6n 2 หลายเดือนก่อน +1

      𝚡𝚊𝚍𝚒𝚛😂

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 2 หลายเดือนก่อน +1

      wallhy waba ani malaha

  • @MumtazAxmed-xx1yv
    @MumtazAxmed-xx1yv 2 หลายเดือนก่อน

    Allah is one ❤😊

  • @khadarboodharininkiibadala374
    @khadarboodharininkiibadala374 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta ladan walaha ka naxsan ismuujiya like

  • @saedabdi9476
    @saedabdi9476 2 หลายเดือนก่อน +7

    Labadan boqol iyo sadexda boqolba cawri gaf bay kuu noqon doontaaye dir lacagta😅

  • @xalimoxirsi4522
    @xalimoxirsi4522 2 หลายเดือนก่อน +1

    The bEsT fiLM ❤

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah cawo waa Qof yaroo Aqli Badan wayka Gar Heshay Asmar caawa shaqaysay Tiri Ninyahow ❤

  • @feis9082
    @feis9082 2 หลายเดือนก่อน +3

    mahadsanit ashan
    ahsantayal

  • @jumilaizmail301
    @jumilaizmail301 2 หลายเดือนก่อน +8

    Wiilka azmar ladhaho halaysobaro universaley 😢😂

  • @hodancabaasyuusuf1990
    @hodancabaasyuusuf1990 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah musasal qurux bdn

  • @aminqayz
    @aminqayz 2 หลายเดือนก่อน +3

    Somalia ayaa laga Helaa 20 jir bilaa camal ah sida asmar 💔 Taladaa Cawo yar qaatoo meel sare haka bilaabinee meel hoose ka bilaaba nolosha

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 2 หลายเดือนก่อน +10

    Musasalku waa assal wllhi

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 2 หลายเดือนก่อน +6

    ɪɴᴛᴀ ᴍᴀʀᴋᴀʏ sᴏᴏ ᴛᴜᴋᴀᴛᴇʏ ᴅᴀᴀᴡᴀɴᴀʏsᴀ ғᴀʀᴛᴀ ᴛᴀᴀɢᴀ ☝️😂❤️

  • @Anfacxshisheno
    @Anfacxshisheno 2 หลายเดือนก่อน +1

    Labada qof ee iga qosliya waa nacimo iyo iskufilan ina lilaah waa mucjiso labàaaaas
    Ina ila midka ah ismuji hee 🫰

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa idin salaamay team ka iyagoo sooman daawanaya filmka.

  • @AbdifisaaqSayid
    @AbdifisaaqSayid 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay Soonka Ha Inaga Aqbalo

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dad waal waalan miyaa lugu soo daray waaxay gacmaha la taag taagaayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙈🙈🙈🙈

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 หลายเดือนก่อน +2

    Team rer ceegag❤

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 2 หลายเดือนก่อน

    allha is one ☝️ 😢❤

  • @abdiqanimaxamad9375
    @abdiqanimaxamad9375 2 หลายเดือนก่อน +11

    First 😂 comment 🎉

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 2 หลายเดือนก่อน +6

    Afar cisho waan idinka maqnaa salaan sare somalida ila daawataay

  • @user-qz7wh8nd9f
    @user-qz7wh8nd9f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ala cibaadada bisha Ramadan hinaga aqbalo

  • @user-or2kg6hc4j
    @user-or2kg6hc4j 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmeddalmar6096
    @ahmeddalmar6096 2 หลายเดือนก่อน +18

    Waxan diyaar u ahay in aan cawo guursado oo aan arintan famlyga ee haysata la qaybsado 😂❤