Deg Deg Xasan Sheekh oo Diiday Qodobada Dastuurka iyo Axmed Madoobe oo meel adag istaagay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ค. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 13

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 23 วันที่ผ่านมา

    Wadanka wa hagaagay wax yar aya udhiman insha Allah doorasho qof iyo cod ah aya la aaday looma dhama way dhamatay qofki oo yaya ha ooyo

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 25 วันที่ผ่านมา +1

    Keligii taliye wuxuu ku danbeeya afgambi iyo dil iyo baxsad bay ku danbeeyaan sida afweyne iyo qadaafi iyo xusni mubaarag iyo Xuseen ciraaq kan ku xiga xasan sheekh in uu noqon doono baan filayaa washamsi goor dhow lagu qaadi doono xasan sheekh ha dhaco ha dhinto hala dhoofiyo .

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r 25 วันที่ผ่านมา +1

    Beesha caalamku waxay noqotay puntland siyaasada dibeda wa la inaga adkaaday wlhi wa in aynu aqballo dalabka puntland

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 24 วันที่ผ่านมา

      Hadan puntland nahnay dib danbe u aqbali mayno inaaan u naxariiisno konfurta dawladooda wax badan aaan ka tanasulnay baaa hada miiiska nooo saran

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 25 วันที่ผ่านมา

    Madaxweene ma aha caqli xumadiisa soomaali uma taliyo mudulood maha e cid kale walee madax u noqon maysid

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 25 วันที่ผ่านมา

    Xasan Maxamuud Calasow ma dhergayo ilaa dhoobo afka laga saaro

  • @hillowdiriye
    @hillowdiriye 25 วันที่ผ่านมา

    Saraakisha maxaa looleeynayaa ay galabsadeen

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 25 วันที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte wuxuu ku socdaa wada qaldan oo ismaaciil cumar geele ku burburiyey soomaaliya

  • @ClaahiyusufXasan
    @ClaahiyusufXasan 25 วันที่ผ่านมา +1

    Kusoco

  • @Aniga-pu2ye
    @Aniga-pu2ye 23 วันที่ผ่านมา

    Xasan wa madax weyne si sharciya lagu doortay cidna wax ka weydin maayo sidu ushaqeyn laha iska daya naceebka idin ka muuqdo wadankan wa naga badan yahay

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 25 วันที่ผ่านมา

    isagu isa siye inta kalana udide so digtatori ma aha?.!!!.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 25 วันที่ผ่านมา

    Tuuga iska rida ragan 4 tiinu go 'doongaliya awooda idinkaale
    Xasan ayax ciidamadii qaranka iyo shaqaalihiin dalka 7bilood bila

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 24 วันที่ผ่านมา

    Lama ogola muddo kordhin siidii farmaajo .xasan looma ogola .saciidani waa kamaqan yahay .xasan sanad iyo bilo ayaa u hadhay.waxba haka saxaniin maamulgobleed .axmed modoobe iyo lafta gareen qoor waa.ka baxeen.usheeg xasan did danbe laguna dooranayo .xasan waa maxkamad hantii oo dhan ayaa ku maqan.isicasil xasan