10 RIYO OO BOQOL QOF IN KABADAN SOO CODSATEY WAAYO DAD BADAN AYAA KU RIYOODA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

ความคิดเห็น • 23

  • @Samaryusufkahin26
    @Samaryusufkahin26 หลายเดือนก่อน +1

    Ii soojawaab sheekh 😢alh hakuxifdiyo

  • @CabdinaasirXusein
    @CabdinaasirXusein หลายเดือนก่อน

    Shiiq riimi ilaahay janada hagugeeyo

  • @Samaryusufkahin26
    @Samaryusufkahin26 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh anigana wxn kuriyooday awoowgay oo dhinty anoonan dhalan kahor ayn albabkeena kafuray markan arky wn iskuduubay wna kuooyey waxaana kuiri awoowo mxd noogu imn wayday markaas ayuu ooyintii iga masaxy wuxuuna iidhiibay lacgta soomaliland oo bdn markaas ayuu igu yiri awoowo haooyin wxuu igu yiri inshaa allh wan kulkynaa in yr kadib marksna wuu igtgy xitaa wuxuu diidy inuu soosalaamo dadka guriga joogy wuxuna gashnaa suudh madow iyo cadar udgoon ayuu mrsanaa

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 หลายเดือนก่อน

    Amin Amin Amin ya rabbi

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 หลายเดือนก่อน

    Wcs sheikh Jazakallahu khaira

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay shiikhow ha ku raameeyo e waxaan ku ryooday 2laba diin oo dhedig iyo lab ah oo is jamaacaya fadlan iiga soo jawaab nin xaasle ah baan ahay

  • @inamohamed2334
    @inamohamed2334 หลายเดือนก่อน

    sheikh wax isoshegtaa waxan kuriyoday anigoo goos iga maqan iso baxaayo

  • @mariyadhabaney7208
    @mariyadhabaney7208 หลายเดือนก่อน

    الهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @user-yj2fb4it2h
    @user-yj2fb4it2h หลายเดือนก่อน

    Shiilh riimi alle ha ku bara keeyo waxan ku riyooday hooyaday oo meel fadhida xafiis xabshi leeday oo gardiyaana macnaa waash maan oo ilaalinay oo koodh cad oo dheer xiran anoo lacag kaasha gacanta ku haysta baan hooyo koodhkii kala baxay iyada oo aan rali ka ahayn hada waxan arkay hooyo oo farax san oo iga daba timi waanu is raacnay indoors farax san

  • @AbdallaMohamud-jk6du
    @AbdallaMohamud-jk6du หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyooday yadoo qof aan garanayo uu furayaal isinayo oo biro ah ama ka samaysan fadlan isoo fasir

  • @FardowsaXuseen-jy4zz
    @FardowsaXuseen-jy4zz หลายเดือนก่อน

    Asc shee waxaa kuriyooday anigoo dameer xanuunsan ibursanaayo habeenki labaadna waxaa kuriyooday dameerki akigoo dilaayo

  • @CabdinaasirXusein
    @CabdinaasirXusein หลายเดือนก่อน

    Waxaakashee geesaa xawqalada kahadal shiiq riimi

  • @lalakids907
    @lalakids907 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheiq aniga waxan ku riyodaa markasta anigoo nin kale guursanayo lakiin markii an Rabi in an ogalado guurkaas ayaa xasuustaa in an xaas ahay oo ninkayga jeclahay iyo caruurtayda markasa diida ninkaas oo dhaha ninkayga wa nin fiican mana I furin wayna igu so noq noqotaa riyadan . Iso fasir please sheeq

  • @Sihaam798
    @Sihaam798 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow waxa igu Soo noq noqota riyada hoyaday anoo LA joga mar anigoo cawinayo mar anigoo hamsiinayo faraxsan ifasir shiiq

  • @nuur5media381
    @nuur5media381 หลายเดือนก่อน

    asc shiiq waxankuriyoday walayomelbadudhawanqarabsalanuadnay walasheywaxayidhahday nawadwiilkaigaxanunsanmeshanan quransarusoweda nada udhawe anawaleyqaba ayadanasidokale

  • @kalifmohamud5258
    @kalifmohamud5258 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh wxn ahay nin reerleh waxaana xalay kuriyooday gabadh iyo hooyadeed oo cadar iiwada marinhaya waliba gacanta
    Wxa Kle oon kuwaydiiyay oon rabaa inaad iigasoo jawaabto markasta oon kuriyoodo riyo xun ama mid fcn wxa riyadayda kudhexjirta salaad ano tukanhaya ama waysaysanhaya wax salad uun kusaabsan fadlan iiso jawaab

  • @yasir.shafii299
    @yasir.shafii299 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxan kuriyoodax gabar an dariisnahay iyaado irbaad igu mudaaysaa isoo sheeg

  • @Quiz.Challenger259
    @Quiz.Challenger259 หลายเดือนก่อน

    Asc sheq sadaxi suradod ayan aqriya waxan kuriyodi hawenki u horeye anigo mel hada kahore an dagnani jiray dax waregayo guri garan laa riyada lawad wil yar o qurux badan dabta isaran plz iso jwab

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيب حفظك الله و طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله ❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله مفتاح الجنه لا اله الا الله مفتاح الفرج لا اله الا الله محمد رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم استغفرالله

  • @NimcoAli-mq2zr
    @NimcoAli-mq2zr หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxaan ku riyooday anoo Gandhi is idhi fuul oo fuuli karikariwaayay

  • @user-pf7do4gs8e
    @user-pf7do4gs8e หลายเดือนก่อน

    Asc shiek waxan ku riyote anigo ila so doonanayo oo wilka an jecel hoyoo iyo walashe ii dehayan wilkan iska daf aniga wilka wan jecel plz iso fasir plz

  • @fatumaabdirahman-gi2bk
    @fatumaabdirahman-gi2bk หลายเดือนก่อน

    Asc Shiikh
    shiikhow waxaan kuriyoday naag oon aan isku meel taganay o salanta bas naga daxeyso o habeen qolkeyga fadhiga sofarisay o ilasheekeysaneysa
    laba habeen kabacdi anigo qolkeyga kujira ayaan waxaan arkay gabadheeda o daaqada istaagan o idaheyso hooyo ayaa teleefonkaan kusodibtay e hoo
    anigana waxaan dahay muxu ahaa telfonka ma ijawaabin weyna iska taktay
    fadlan iga sojawaab shiikh