QOFKA AY U SHAQEYSAY SUURATUL BAQARA WAXAA LAGU GARAN KARAA CALAAMADAHAN AYAA KA SOO MUUQANAAYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มิ.ย. 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

ความคิดเห็น • 87

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 15 วันที่ผ่านมา +13

    Shiikh riimi allaha ku barakeeyo qisooyinka suuratul baqra noo soo badi

    • @user-zt2uh1so6d
      @user-zt2uh1so6d 15 วันที่ผ่านมา +1

      Waan kugu raacsanahay walaal

  • @Abshir095-vl4so
    @Abshir095-vl4so 15 วันที่ผ่านมา +3

    Wey igu dhacday quranka markan aqrinaayo wa leyga qarinaa uma jeedi waxa dareema colees
    Rabii ha iwaafajiyo bi'iidniallahi baari Aaamiin Yaarabii

  • @HananAbdullahi-vf5ew
    @HananAbdullahi-vf5ew 15 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha allah alla shiikhaan jecliyaa ilaahow ku barakee aduun iyo aakhiroba ❤❤❤❤

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik 7 วันที่ผ่านมา

    Alla runbadanida sheq m.a madax sas la iiga qabta anine waba iska joojiyay surada

  • @user-ir5xu4oz3s
    @user-ir5xu4oz3s 9 วันที่ผ่านมา

    Sheekh riim talefon nabarkaaga ayaan rabaa

  • @user-cj8gl1ep6f
    @user-cj8gl1ep6f 15 วันที่ผ่านมา +3

    Walee intaad sheegtay waan arkay shiekhow baarakallaahu fiika

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p 15 วันที่ผ่านมา +4

    Jecliyaa sheekh riimi alloow ku xafid

    • @user-zt2uh1so6d
      @user-zt2uh1so6d 15 วันที่ผ่านมา +1

      Sheekheenaninta uu leeyahay adi oo kale alle ayaa garabkiida ah

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 15 วันที่ผ่านมา +3

    Jazaa ka laah sheekh soo badi waa niyad jabirabay

  • @fardousfardo9910
    @fardousfardo9910 15 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ilahay jakuxiftiyo

  • @FatximohamedOmar
    @FatximohamedOmar 15 วันที่ผ่านมา +4

    Alxm way ii shaqesay

  • @FatximohamedOmar
    @FatximohamedOmar 15 วันที่ผ่านมา +5

    Shiqow ma aqrin kri ma dhagesan kara isojawab plz

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @MahatMohamed-kc3lx
    @MahatMohamed-kc3lx 15 วันที่ผ่านมา +1

    Jazakallaahu....

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @amaalabdi6621
    @amaalabdi6621 15 วันที่ผ่านมา +3

    Allah aniga xanunki wuu igu siyaday wlhi wn awodi waye inaa wado

    • @najmamohamed6466
      @najmamohamed6466 15 วันที่ผ่านมา

      Wad abayo aniga xita markihore sidass noqde lkn wansiwade ila xanunka dhan igabexe

    • @amaalabdi6621
      @amaalabdi6621 15 วันที่ผ่านมา

      Waan bilabi ilahey hano fududeyo

    • @najmamohamed6466
      @najmamohamed6466 15 วันที่ผ่านมา

      @@amaalabdi6621 Allahuma Amiin

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 15 วันที่ผ่านมา +1

    Dayn badan ayaa la igu leeeyahay ii soo duceeya allaah inuu iga soo bixiyo50 dolar ayan baxsanaya❤❤❤❤❤

    • @dheymanmoalim3925
      @dheymanmoalim3925 14 วันที่ผ่านมา +1

      Saliga nabiga io istiqfaarta badi i.a weykaa bexee anigaa aqriyy wllhi silama filaan iiga baxday deynta😢 shiikh riimi gaan ayaan ka maqlay wna ku guuleystay alx❤❤

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow 15 วันที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @Gamboole
    @Gamboole 10 วันที่ผ่านมา

    Kariga waa maxay

  • @Maryam-zf7ik
    @Maryam-zf7ik 7 วันที่ผ่านมา

    Sheq guur keyga kahor
    Waxan ku riyoday gacanteyda qodax iga jiray wan sojiday tixriyo koob iyo toban kaf timir iga sobaxay
    Riyo wanahsan miya.albaqarane aad ayan u aqrin jiray

  • @user-dg7zz9ke5u
    @user-dg7zz9ke5u 15 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh halkee jogtaa hadii aan ku iman karno

  • @ummnoura4891
    @ummnoura4891 10 วันที่ผ่านมา

    Anigu Markan Bilaaba Mushkilad I Bilaabmata Wan Cabasada Waanan Joojiya Lkn hada Wan Wada Daraadban Bilaabay Xanuunba Iguso Booday Bogga Markan Akhriyaba Wa Xanuusanaya Ilaahay Ayan Ka Baryaya inaanan Joojin

  • @Jey17-xy9lu
    @Jey17-xy9lu 14 วันที่ผ่านมา +1

    Shekh waxan ku riyoday anigo suqa socda o qaro cunayo waxa iso racay quf an aqoon u lehenin o dhiwato ka muqato lakin aniga wan faraxsana wax murug ma daremeynin macna ma iga qasneynin waxan aha happy markan hadalkisa dhagesti wan gareysit horteyda ayow socday waxow ugu yiray dhiwatada iyo murugta iyo wax kasto dhib ah aqrii suratul baqra aniga wan aqriya wey isocota xogo xalada wa okey marka aqri adiga surah baqara

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 10 วันที่ผ่านมา

    Anigh waba. Matagah shiikh😢 cabsinh waa igaleeh mrkaa albaqro mrka aqriyoh

  • @IslamicGril
    @IslamicGril 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ducada haynoaqbalo

  • @Subanikran
    @Subanikran 15 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Sheikh waxaan wadaa suratul baqarah mudo sanad ku dhaw, calaamado badan oo aad shegtay wan arkay, saaka waxan soo kacay dhagaha oo i xidhan ila hada si fiican wax ugama maqlayo Jazakallah khair Sheikh

  • @hanefa283
    @hanefa283 14 วันที่ผ่านมา +1

    BAQARA KHEYR BADAN AYAAN KA ARKAY😊

  • @AshrafHassan-tn9hq
    @AshrafHassan-tn9hq 14 วันที่ผ่านมา

    Alle haku hafido sheikh

  • @user-zd8ej3mn3i
    @user-zd8ej3mn3i 15 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤

  • @bahdonmiguilassoweh3204
    @bahdonmiguilassoweh3204 15 วันที่ผ่านมา +1

    AL Hamdoulilah

  • @NuurAxaaShiAyman
    @NuurAxaaShiAyman 14 วันที่ผ่านมา

    Asc sheikh waxan ku riyoody anigo hely diamond badan waxa ilajoogy wiil iyo gabadh aan walaalo nahy iyo dadkaleh walalahy badhbaan siiyay dadkaleh ne xabad xabad ayaan u siiyay aniguna intii ka soo hadhy ayaan qaaty sheikh iifasir riyadaa illaahay haku barakeeyee

  • @duniyohassan6377
    @duniyohassan6377 15 วันที่ผ่านมา +2

    Haa

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 2 วันที่ผ่านมา

    Markaa aqrinaayo quraanka hamaansiga badan maxaa la dhihi karaa sh riimi

  • @samirasiman9855
    @samirasiman9855 11 วันที่ผ่านมา

    Alla 7 bari inaan tuftaa cabaayay subax walba salad subaxa ka hore 1 saacadoo xanuunka waa iku siyaaday oo caloosha aad ihurtay dab in laku shiday camal waan iska dhaafay wlhi oo 7 malin leeyska dawayay lee maqlay 7 malin dhib iku aheeyd lkn ani waan aqrin jiray lkn sida tahliil ahaan uma tufi jirin

  • @hanefa283
    @hanefa283 15 วันที่ผ่านมา +1

    Kitaabkaba hadaan soo qaado hurdo dhinacayga dhigaa 😢mana hurdi karo

  • @SadroMoha-l6o
    @SadroMoha-l6o 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sheq rimii xanuunada ruuxiga ayaan qabaa wan aqriyaa dhib iyo xoog ayaan Ku aqriyaa markaan aqriyo jus 1kowad islahadal ligu bilabaa illaa an kadhameeyo illaah kudacweeyaa waxaas I sheekeenaayo

  • @user-hy2bb4lr7g
    @user-hy2bb4lr7g 15 วันที่ผ่านมา

    Asc shiikhoow waad mahadsantahay waxaan rabaa sixir ayaa kujira gurigayga waa aqal soomaali markaa sidee usoo saaraa

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 14 วันที่ผ่านมา

    Shiikh riimi qisaan kaaga sheekaynayaa maalin jimcaa baan masjidka aaday saan quraan ugu soo akhristo waa iska wardiyey kadib waxaan akhristay suuratul baqra meeshaan fadhiyey waxaa hortayda fadhiday maamo saan suuradii u akhrinayey ayaan waxaan arkay maamadii oo is garaacaysaya oo hadba meel u jeesanaysa dhabarkay iska tumaysaa madaxay iska garaacaysaa markii dambe intay igu soo jeesatay bay igu tiri ma suuratul baqraa akhrinaysaa saan iri haa igu tuf xanuun baan dareemayaaye anigii intaan naxay baan ka kacay meeshii waxaan is iri amay ku dishaa

  • @iqrahcadey1068
    @iqrahcadey1068 7 วันที่ผ่านมา

    Plz videoga 10daqiqo yusan dhaafin 20daqiiqo waa too much

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p 15 วันที่ผ่านมา +4

    Sheekh hal fadhi dhameejiray lkn culees leyga saaray ayaan taan xanaaq saaid keenay odayga xitaa waa ku qeuliyaa 😢 subxaanallaah

    • @user-zt2uh1so6d
      @user-zt2uh1so6d 15 วันที่ผ่านมา +1

      Shiikh wuu kuu sheegay hajoojin ee wad

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 15 วันที่ผ่านมา +1

      Adaaba okay leh abayo anaga odaygiiba nalaga sixray ilahay hanaga qaado culayska
      Guurba mahayno

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p 15 วันที่ผ่านมา

      @@drsayaanmohammed4725 manaaga kaa sixradeen somaali sixir ku batay Alloow naga xijaab shartooda
      Qur.aanka ku dhek abaayo

    • @hanefa283
      @hanefa283 14 วันที่ผ่านมา

      QURAAN KUKALA HAATI SHAYAADIINTA😊​@@drsayaanmohammed4725

  • @user-pj8om1iw8j
    @user-pj8om1iw8j 14 วันที่ผ่านมา

    Sheikh riimi qofkii shidanaayo suuratul baqara oon kaseenina

  • @amalhaji4970
    @amalhaji4970 14 วันที่ผ่านมา

    Wlhi sheekh riimi anigaa arkay oo ninkaygii aan ku kalatagnay markaan bilaabay ayuuba qaylo igu bilaabay cay aflagaado ana waan joojiya mashuul dartii mise cadibuu noqdaa wabu iraaligaliyaa kadib waan bilaaba mise uuba igu bilaabaa isna caydii kadib hadlkiibadaanabanu ku kalatagnay

  • @user-qn9md3lz1i
    @user-qn9md3lz1i 13 วันที่ผ่านมา

    Anig hurdad ig haado hada aqriyo surtul baqra salig nabig stqfart kork ihura ilhaa icaafi

  • @fatumadaud217
    @fatumadaud217 13 วันที่ผ่านมา

    Sheikh hadii laigu aqrinayana maxa dhacay

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 15 วันที่ผ่านมา

    Asc shekh labarkaga xagen ka hela

  • @mohamedsoffe8868
    @mohamedsoffe8868 15 วันที่ผ่านมา +9

    17 habeen oo isku xigta ayan akhriyay kadibna shaqada an hadda ka shaqeyo ayan helay
    2018 september "" kadibna
    Marki an shaqada helay kadib
    3mar ayan dalacsiin helay
    Madama an joogteyay habeen walwalba marka an sexan rabo 10.aayadood ee igu horeeya iyo 2 aayadood ee u dambeyaa ila'iyo halmar oo suratul yaseen
    hadda wan akhriya masha allah

    • @user-ih1ox8ju7f
      @user-ih1ox8ju7f 15 วันที่ผ่านมา +1

      Wll anaa shaqo la,an I heysaa suurutul baqra wan akhriyaa lkn marka asbuca ku jiraa joojiyaa hadhowna wan kaa caajisaa

    • @nimo_hodanmohamed4308
      @nimo_hodanmohamed4308 9 วันที่ผ่านมา +1

      Mansha allahuma baarik

    • @mohamedsoffe8868
      @mohamedsoffe8868 9 วันที่ผ่านมา

      Hh haka cajiisin cajisku wa shaydaan
      Isku khasab in aad akhriso kadib wad la qabsanayisaa in shaa allah
      Habeenkasta xta hadad akhriso 30 aayadood kugu filaan salada casar kadibna 30 aayadood akhri ama markad sexan rabto oo joogto ah

    • @user-ih1ox8ju7f
      @user-ih1ox8ju7f 8 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid suuradi waan wadaaa ilaa week deggan ban dareemey iyo qabow suurada Yasin wan ku darayaa inshallah khyr Allaha ku siiyo comment dhiiragalin la heley iso duceeya shaqo khyr qabta oo xalal ah inu ilaahey igu arsaqo

    • @mohamedsoffe8868
      @mohamedsoffe8868 7 วันที่ผ่านมา

      @@user-ih1ox8ju7f in shaa allah allah haku fududeeyo wax walbaa wad un marwalba yaseen ha ilaawin cilmi badan aya ku jira quranka waliba yaseen dankasta oo ad leedahay u akhriso galinka hore wad helayisa

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 12 วันที่ผ่านมา

    Asc Sh numberkaada side ku hilaah

  • @user-pj3eh3cm6x
    @user-pj3eh3cm6x 14 วันที่ผ่านมา

    Sheikh wlhi waa arkay qaar kmid ah alxm 8 kahor bilaabay suuratul baqara wlhi maalintaas igu dambeeso Ooyin aan ooyo oo bila sabab ah iyo cariiri bdn alxm xitaa problem family markaas ihestay markaa bilaabay woo uu ka sii daray anigana waa sii waday saliganabiga sii bilabay 1k inaa aqriyo bilaabay maalint xalada way igaaga sii daraty maalin baa duceystay oo alle baryay wlhi ducadii waa la aqbaly habeenkii aa qof riyada igu yimid idhahay gurigiina meel baa sixir yaala oo shamiteysan waliba bacda waa la itusay alxm wxuu igu yiri hda sixirkii wuu burburay oo sabab wxee unoqotay suratul baqara burburkeeda xitaa wxaa la iisi sheegay in qof donayay inuu isixro alxm alle baryay oo wayfiistay inuu iwafajiyo oo maalinle iinoqota alxm sheikh wxaan ahay gabar aan wali gursan da dayda waa 18 oo waa yarahay subxana allah soo la yaab ma ahan qisadeyda alxm
    ❤❤❤❤
    Hda nolosheyda waa ay is badashay alxm100% oo problem wa ka nastay ila iyo hda waa aqriya surada al baqara alxm alle mhd iska leh ❤❤❤❤🎉

    • @user-pj3eh3cm6x
      @user-pj3eh3cm6x 14 วันที่ผ่านมา

      Shikhow iduuce in alle guur kheyr bdn aan hello hda wxaa idaba taagan kaliya xasuuso horey oo la igeystaybaa sameyn igu reewen mar walba waa soo xasuusta surada marka bilabay way igaga sii dareyn wlhi lkiin alxm waa wada ilaa hda ❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 14 วันที่ผ่านมา

    2 ama 3 malin mrkn akhriyo malinta dambe wn ilawaa

  • @calimaxamad1921
    @calimaxamad1921 15 วันที่ผ่านมา +5

    Alx waxn bilaabay 2022 2023. gurigeyga oo 3sano igadumay baa isoo noqoday xajiga isku so noqonay alx ilaa hda wan wadaa surh albaqra iso duceya hda dhashii baa iga is taagtay oo sanado madhalin umu sibyan ba kuheso ba laileeyhy wx igadaweyna ma helin wali ee mnta hdan albaqro aanan aqrin wx dhiba ah baa igudhaco wa ina subax aqriya ama hben

    • @AMLAAmla-ks9gn
      @AMLAAmla-ks9gn 15 วันที่ผ่านมา +2

      Miya dhamaysa abayo mise xooga ba malinkasta ka akhrinaysa

    • @calimaxamad1921
      @calimaxamad1921 15 วันที่ผ่านมา +5

      @@AMLAAmla-ks9gn waan dhameyaaa surah albaqra iyo surah yaasiin culeeys xun baa iheestay malinkan bilabaaye hadana hadaan mnta aqrin culeys baan daremaa marka wa kugu culustahy lkin dhibka ihestay ba kaweynaa surah baqra waxan ku aqriyaa 30 daqiiqo awalna maba aqoon oo wan dhagesanjiray alx hda wan dhamayee hal mar

    • @AMLAAmla-ks9gn
      @AMLAAmla-ks9gn 15 วันที่ผ่านมา +3

      Mashllh ilhy dawo hakugu daro

    • @aminasheikh2481
      @aminasheikh2481 15 วันที่ผ่านมา +2

      Astaqfaarta aqri xabiibti dhasha ilaahay ayaa kuu furaayo

    • @calimaxamad1921
      @calimaxamad1921 15 วันที่ผ่านมา +2

      @@AMLAAmla-ks9gn aaamiin yarabi

  • @SadroMoha-l6o
    @SadroMoha-l6o 14 วันที่ผ่านมา

    Sheq rimii xanuunada ruuxiga ayaan qabaa wan aqriyaa dhib iyo xoog ayaan Ku aqriyaa markaan aqriyo jus 1kowad islahadal ligu bilabaa illaa an kadhameeyo illaah kudacweeyaa waxaas I sheekeenaayo