RIYOOYINKAN BISHA BARAKEYSAN AYAA BADANAA LAGU RIYOODA EE ADIGA MAKU RIYOOTAY? WALIGAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk 7 หลายเดือนก่อน

    Sheeq khyer Allah ha ku siiyo bal riyad ifasir bisad Maro cududan qorta igu xirantahy ayaa iso weerartay bal ifasir

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waxaan ku riyooday anoo xabxab ama qare cunaya iisoo fasir

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 7 หลายเดือนก่อน

    aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa alaah ❤❤

  • @AsmaCiise-y2u
    @AsmaCiise-y2u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amine ya Rabi

  • @AsmaCiise-y2u
    @AsmaCiise-y2u 7 หลายเดือนก่อน +3

    Scw ❤ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤ scw ❤ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤ scw ❤

    • @Hatarakiiiko
      @Hatarakiiiko 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin🤲❤

  • @Suiiiiiiiiiiiiiiiiiiii-i1b
    @Suiiiiiiiiiiiiiiiiiiii-i1b 7 หลายเดือนก่อน

    Aaamiin

  • @MustafeMustafeindho
    @MustafeMustafeindho 7 หลายเดือนก่อน

    Shiekh salaada waa tukadaa walibaa jamaca inta badan waa ku ilaaliyaa zxpo tarikulaada ahna ma lihi wxn haystaa dukaan wxn ka shaqaynaayay mudo bdn 6 sano ah marka markii hore salaada iskuma wacnayn lkn imika mudo 2 sano ah jamacu igama taago inta bdn
    Nin dhalinyaraban ahay shiekh markaa alle khayr haka dhigo sheekada Geela

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay sheegeysaaa sxb inaad guursatid , maxaa yeelay dadka geela raaco ciyow ma guursadaan , marka inaa guursatid ku dadaal.
      wlh aclam.
      waxa riyada ku weeydiyayna sua asha salaadaada waa iska aniga oo kamid ah daawadaysaasho .
      markabriyadan wan fasiraa xogaa ku tubadaa yan aqristaa xoga wana xiiseeyaaa.
      marka qofka geela raaco , salaada ama guurka midkood ayuu si ka yahay oo uusan ku dadaalin. waana qof ad adag oo aana jiljikeec muujin.
      marka arinka guurka ku dadaal.

  • @abdullahiabdishakur4299
    @abdullahiabdishakur4299 7 หลายเดือนก่อน

    Dear Sheikh I had a dream last night, and it was clear. I remember it very well.
    I came into a room and saw a pen on the floor. I tried to pick it up, but it was difficult to do. I tried it by force, but it didn't work.
    An old man came and asked me what happened to me. I told him that I couldn't pick up the pen, and he said, Let me try. I said okay, and he picked up the pen and gave it to me.

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim 7 หลายเดือนก่อน

    Tamadmadaw nahaysata markan quran akhrinana dhunkureb basobaxaya jawaean sheekh

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 7 หลายเดือนก่อน

    Wcs Amiin yarabii🤲🤲🤲

  • @fadumodagan5279
    @fadumodagan5279 7 หลายเดือนก่อน

    Ramadan mubarak all

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @nimcocabdiraxam4858
    @nimcocabdiraxam4858 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll markastoo wax idhibaayo ku riyoodo waxaan ku dhawaaqaa xasbunullaah wa nimcol wakiil iyo xawqalada sheekh isoo jawaab shugran

  • @safiaabdi2672
    @safiaabdi2672 7 หลายเดือนก่อน

    Riyadha kale waxan kuriyoodhe anigoo qawan tinta bananka tasho on xijabnen oo niman meel fadhiyan caabsi dhan majirto

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay sheegeysaa waa dambi ee , allaah uga towbad keen, waa sida wax xumaan oo aad daawatay , maxaa yeeley tinta waa dareen , qaawana waa wax qaawan oo dareen kicinaayo oo aad waatay.
      marka waa dambi riyadaa ee Allaah uga tawbad keen .
      waa sidan aniga ka fahmay
      wlh aclam.

  • @MuhudinAisha
    @MuhudinAisha 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow aniga anigo maxkamad jooga o danbilihi o fakanayo wax ka celinayo ayaan ku riyooday kadibna la dhahayo xaakimki wuu baxay o waqtigii shaqadiisa wa dhamaty bari ayu imanaa kadibna danbilihi iyo asgarti hesay ayaa wiishka kuraayp si ay ay uso fiiriyan maxkamadda anigana waxan fahmi wayna mesha u wish ka ku yaalo
    Anigo dadki waydinayo wish ayaa so tosay. Wali wa yabanahay bal iso fasir khayr allh hku siiyee

  • @KhadarCali-qc5wv
    @KhadarCali-qc5wv 7 หลายเดือนก่อน

    Shiiq remis illaahay hakaarali noqdo barabaradaro baalaygo saliday ee shiiq maxaytahay

  • @AweysabdulkadirXasan
    @AweysabdulkadirXasan 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxan ku riyoday dayaxa oo Malin cad madoobaday oo xidigaha iftimayan hadana markan weyso qadan Rabay wuu isbadalay Malin ayuu noqday markii horena Malin Aya haben iskubadasho

  • @hafsaaden7679
    @hafsaaden7679 7 หลายเดือนก่อน

    Asc,shekh Riyada ado lugu gursanayo kasohadal

  • @iqroabdi3202
    @iqroabdi3202 7 หลายเดือนก่อน

    Sheeq iso fasir waxan ku riyoday ano nin leygurinayaa walb nin weyn oo wadamankas ka imaday diidayo oo carcarayo wali dhahayo scholka ina dhameyso labo bil iga dhiman ❤iiso fasir sheeeq

  • @umuadnachannel1830
    @umuadnachannel1830 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikhow waxan ku riyaday dawaco dhuunta iga cunaysa ma isoo fasiri kartaa please

  • @sanadaabdi7751
    @sanadaabdi7751 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sh dooliga iyo baranbarada guriga yaku badan yhn maxa lagu fasiraa Iso jwb adigo mahadsan thy.

  • @naciimaabdirizakali2809
    @naciimaabdirizakali2809 7 หลายเดือนก่อน

    asc sheeq ninkayga wuxuu ku riyoody anigoo nin lashukaaansanaayo misna ka qarinaaayo asoo telkayga baaraayo uu wuxuu ku arky anigoo qaawan oo u diray ninkii mobeelkii ayaa dhulka uga dhacay asoo dhididaayo uu soo kaso kacy hurdada
    2:hdana maalin kle uu wuxuu ku riyoody anoo nin la jiifa misna wuu igu dul yimaady sheeq plz ii fasir hdee shar thyna ii sheeeg intaadan ii fasirin

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @naimachannel1523
    @naimachannel1523 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh ramadan mübarek allahakaa raali noqdo waxa iiso fasirtaa wxn ku riyooday anigo bas socdo saaran baski banankiisa gabar aa aqoonin aa jogto oo wan kaso daga baski gabadhi we igu so bode ani wan ku bodaa farxad an isku faraxsanhy wa ilmeynaa ana ku jogo wadankan abaayoo wax maka halaabayo ee iledahan ana ilinaa iga so dadaneso😢iso fasir

  • @safiaabdi2672
    @safiaabdi2672 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riimi riyooyinkan isoo fisir waxan kuriyoodhay anigo soo matagaayo wax sida hilib karsa ueeg oo badhan oo sida loo kariye ad umaleysaa in lacalanjinin , riyadha labaad waa sida tan waxan kurooydhe xaajigeyga oo mudo badhan kala maqneeni oo igasii jeedho telephone isku mashquulina ilahadleynin isoo fisir sheikh Allah dhartis jazaakallah

  • @princessbeerlula9871
    @princessbeerlula9871 7 หลายเดือนก่อน

    Shiqow allha ku sharfe iso fasir riyadan
    WAXAN ku riyoodey hebn meel udhaw guriga dariskena ooku duuganyhy qof ladiley lkn la aqon waye qofki diley wxan leeyahy waxa iiyimid qof aniga aaad iigu dhaw oo qarabo soke anahy wuxu ileyahy aniga aya diley laimana oga e kalay irac qabriga siaan cafis uwaydsto dadkna iga ialli asga la dhahy yaysan i arage warqado intu qoro ayu qabriga u dhiga qofkii uudiley o mesha ku dugnaa cid ogna mlhn inuu isaga diley aniga o klia ayu ii shegaya anna waan qarinaya qofkas riyada dhexdeda aaad ayan u aqaney lkn marki anso kacay waan so xsuusan wye qofku aha lkn wa qof aad iigu dhaw plz iso fasir hdii ay tahy riyo xuna iska dhaaf shiq

  • @mustafsido6749
    @mustafsido6749 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh riimi suaashaan iiga soo jawaab adoo raali ah ilaah ajar hakaa siiyo
    Suaashu waa waxaan ku riyooday anoo tukanaayo oo lugta bidix eey uu iiga dhaganyahay

  • @FardowsaXuseen-jy4zz
    @FardowsaXuseen-jy4zz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waxaan ku riyooday anigoo roob ku qubeesanaayo waana li qabaa ii fasir janada allha ku geeyo

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay shergeysaa in aad caado ka qubeesaneysid
      wlh aclam.

  • @ManaalAhmed-f5j
    @ManaalAhmed-f5j 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoy iigu jawaab su aashan qof dhintey oo qof nool basal ku codsanaayo please 🙏

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      riyadaa waxay sheegeysaa qofka haloo duceeyo oo basasha codsanaayo haduuba aakhiro jiro , waxna haloo sadaqeeyo, maxaa yeelay waa qof arinka u fiicna oo u kheyrka badnaa mahanee mid ka hooseeyo doortay waaye. ee duco iyo sadaqo haloo bixiyo.
      hadii arin kale oo uusan hagajino jirto hala toosiyo oo wax uu katagay ay jirto.
      wlh alam.
      { وَإِذۡ قُلۡتُمۡ یَـٰمُوسَىٰ لَن نَّصۡبِرَ عَلَىٰ طَعَامࣲ وَ ٰ⁠حِدࣲ فَٱدۡعُ لَنَا رَبَّكَ یُخۡرِجۡ لَنَا مِمَّا تُنۢبِتُ ٱلۡأَرۡضُ مِنۢ بَقۡلِهَا وَقِثَّاۤىِٕهَا وَفُومِهَا وَعَدَسِهَا وَبَصَلِهَاۖ قَالَ أَتَسۡتَبۡدِلُونَ ٱلَّذِی هُوَ أَدۡنَىٰ بِٱلَّذِی هُوَ خَیۡرٌۚ ٱهۡبِطُوا۟ مِصۡرࣰا فَإِنَّ لَكُم مَّا سَأَلۡتُمۡۗ وَضُرِبَتۡ عَلَیۡهِمُ ٱلذِّلَّةُ وَٱلۡمَسۡكَنَةُ وَبَاۤءُو بِغَضَبࣲ مِّنَ ٱللَّهِۗ ذَ ٰ⁠لِكَ بِأَنَّهُمۡ كَانُوا۟ یَكۡفُرُونَ بِـَٔایَـٰتِ ٱللَّهِ وَیَقۡتُلُونَ ٱلنَّبِیِّـۧنَ بِغَیۡرِ ٱلۡحَقِّۗ ذَ ٰ⁠لِكَ بِمَا عَصَوا۟ وَّكَانُوا۟ یَعۡتَدُونَ }
      [سُورَةُ البَقَرَةِ: ٦١]

  • @MustafeMustafeindho
    @MustafeMustafeindho 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh waxan ku riyoodaa anoo Geel la jooga amaba wada riyadaasi waa igu soo noq noqotaa mudo 3 bilood ah Arkaayay kolbaa mar mar walibaa anigoo geela la jooga amaba raadinaaya miyina ma joogo waxan joogaa magaalo sheikh markaa hadii aad fasir u haysoo iso sheeg insha allaah

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      shaqo salaada kaga tagto miyaad qabataa, mase dadaan salaada dukanaa la sxb tahay,
      labadaas ka soo jawaab?

  • @sahraosmanmohamed
    @sahraosmanmohamed 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq xly wxaan ku riyooday anoo meel aan ka shaqeeyo joogo oo Niman bdna ay igu soo cararaayaan Ana aan mindi heeysto oon leeyahay car waa kii iiyimaada waan qeeylinaayay waxaan dhahaayay war nimankaan iga qabta aadna waan u cabsanaayay sidoo kle waxaan fuulaayay meelo dhaadheer weey iga soo daba fuulaayeen waan ka boodaayay hdana sidoo kle meel kalaan fuulaayay iyagana igameey xareenba😢
    Mxay noqon kartaa riyada nuucaas ah ilaa hda waan la naxsanhy plz iisoo jwb qeeyr Allah ku siiye

  • @AyishaSamod
    @AyishaSamod 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh riyo ii fasir waxan ahay single waxan ku riyoday faras ii daba socda oo iga hadhi la oo ii jecel oo sida wuxu Haab isii nayo labada lugod ee kore kor uso qadayo

  • @IbraahimAbdikhadir
    @IbraahimAbdikhadir 7 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan kabaxay gurigeyga waxaan tagay Meel garoon waxaan arkay meed lagutukanayo janaaso markaas ayan weeydiiyey anuqyar wuxuuidhahay hewel waaye waxaan yiri mAxanuun sanaa wuxuuyiri haa kadib meedkii ayaalAqaaday waxaan rawey inAAN raaco kadib waxaan arkay meedkii lagudulwado qoryo markaasan istaagey aniga isyiri xaraain waxaalagayaawa inuusan tukan jirin salaada marka waan kaxaray

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      adiga salaada sidaa isku tihiin

  • @AhmedHassan-qq2ls
    @AhmedHassan-qq2ls 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shiq mar walbo Ayaan riyodaa lkn Ku aan soo fariisto ayaa Badana arkaa waliba waxaan ku riyooday ee hada igga furmay markaan kula wadaayo adaa yaab iyo anfariir kugu noqee say illa tahay lkn hadana kuwaan igga furmin walina wel wel igu hayo

  • @fatuumqurux
    @fatuumqurux 7 หลายเดือนก่อน

    Sheikh nambarkaaga ubaahnaa

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 7 หลายเดือนก่อน

    Layah

  • @Ubax447Umucasiisa
    @Ubax447Umucasiisa 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll riyda aabay oodhin oo waalkay oo reer ku leh guurso

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      qul scuudu bira bil fslaq 318 jeer aqri mudo 7 habeen .
      insha allaah wad ka fiicnasneysaa.

  • @farxiiyocadixuusen1347
    @farxiiyocadixuusen1347 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shqo waxan kuryoda Ani o sadaqo bixiinayo maxa lofasira 🤔

  • @ashahassan8822
    @ashahassan8822 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh anigu waan sasaaa wx keenay ma grnyo

    • @eidleabdirashiidomar9499
      @eidleabdirashiidomar9499 7 หลายเดือนก่อน

      Adkaaru sabaax walmasaa akhriso

    • @ashahassan8822
      @ashahassan8822 7 หลายเดือนก่อน

      @@eidleabdirashiidomar9499 waan akhriyaaba hdna ma gran

  • @SadiiqBishaar-x3u
    @SadiiqBishaar-x3u 7 หลายเดือนก่อน

  • @fadumogawafe1557
    @fadumogawafe1557 7 หลายเดือนก่อน

    Asc shikh alle ha kuxafido
    Waxan kuriyoday anigoo ninkayka aayadi ileedahay naaya maxa noga amustaa walaahi awooda kaqaba naynaa way igu soboday wax budo ah Bay sanka igaga shubtay waxa bac buu ugu xirnaa kabacdi wan liicay amah wan dhicigaray naqaska igu dhagay ayad kursi ban aqristay sifican ban uuistagay iyadii ban sidii maradii umaroojiyay yicni marada marki ladhaqo camal uma roojiyay

    • @barooaflax
      @barooaflax 7 หลายเดือนก่อน

      riyadaa waa dhagar ee quranka ku dadaal , sankana waa xubinta , waxa wax kagu saneeyana waa dharka,
      ee quranka ku dadaal xijaabka.
      wlh aclm

  • @mariaflower6157
    @mariaflower6157 7 หลายเดือนก่อน

    😢 baby Baby Alive game