Riyo Kuu I Shaareyso In Aad Leedahay Cadow Fara Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 334

  • @Mohamedcabdishuriye.c-i2o
    @Mohamedcabdishuriye.c-i2o 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +21

    Sheikh Allaah dartii ayan ku jeclahay walahi ALLAAH hana jecladee jasakallaah khayran

    • @mudaneseid2184
      @mudaneseid2184 3 ปีที่แล้ว

      Asc sheekh wxn ku riyooday ay cawlan oo nin aan garanayo uu gacanta ku hayo weliba tukaankayga dhexdiisa wax yar kadibna tukaankii waa iga kacay ee mxn sameeyaa????

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @Mohamedcabdishuriye.c-i2o
    @Mohamedcabdishuriye.c-i2o 2 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @zadrizamiFamily
    @zadrizamiFamily 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin 🤲😔🤲ya rabi

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 3 ปีที่แล้ว +17

    wcs sheekh
    aamiin. aaamiin aaamiin sheekh alle haku barakeeyo

  • @fatoumamahamoud135
    @fatoumamahamoud135 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin shekh juzakallah khair

  • @Mohamedcabdishuriye.c-i2o
    @Mohamedcabdishuriye.c-i2o 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @zaynabali8382
    @zaynabali8382 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheikhow kheeyr allaah ha ku siiyo riyo aad i dhibtay markasta igusoo noqnoqaday i dhibtay anigoo fur laqa ama caruurta fur i dhibay dhuunta i xanuunaysa soo boda bal i fisir insha allah jzk shiekh

  • @zamiiryuusuf5238
    @zamiiryuusuf5238 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiiin AMEEN. 🤲🏼🤲🏼 Yaa Allah

  • @aaminoiimaan1224
    @aaminoiimaan1224 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah Amin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zadrizamiFamily
    @zadrizamiFamily 4 หลายเดือนก่อน

    40 qofood docadoda 🤲😭waa laqbalaa sheekh iso ducey majidka marka aad jogto blz alle haka rali noqdo 😢

    • @Bishaaro-de2xb
      @Bishaaro-de2xb 2 หลายเดือนก่อน

      Waxd rabto alaha ku siiyo😢

  • @biriqofficial4370
    @biriqofficial4370 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shiiq riimi rabi haxafido Masha Allah

  • @user-zv6ec8hht
    @user-zv6ec8hht 8 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabi sheikh shugran ❤❤❤

  • @bashiirosman9291
    @bashiirosman9291 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah jazakallah qeyr sheikh

  • @Inocdo
    @Inocdo 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabi 🤲

  • @xabiiboxassan4495
    @xabiiboxassan4495 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha

  • @nawalabdi2110
    @nawalabdi2110 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallhaaah mashallh

  • @fardoosomuuse3162
    @fardoosomuuse3162 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a shq jasakallh alahu ku xafido janada alaha nagu wada kulmiyo

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaa allaah

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 3 ปีที่แล้ว +4

    Aamiin Aamiin Aamiin YaAllah Sheekh jazakallahu kheyr

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaa rabii

  • @xabiiboxassan4495
    @xabiiboxassan4495 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaa

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa Allah

  • @XabiiboMacalin-d4g
    @XabiiboMacalin-d4g 27 วันที่ผ่านมา

    Amiin yaarabi shikh

  • @BinticabdiladhfSheeqaxmed
    @BinticabdiladhfSheeqaxmed 8 หลายเดือนก่อน

    Amin amin yarabi ❤❤❤

  • @MrHuseen
    @MrHuseen 3 ปีที่แล้ว +2

    Riyo i dhibtay sheydaano isku key ekeesinayo. Iga jawab!

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaahu Manajinnaa Alloow Naga Amaanso Wax walboo Shar iyo Sheydaan Magu soo socdo🤲

  • @queen-najwa
    @queen-najwa 3 ปีที่แล้ว

    Aniga marwalba mas ku riyoodaa royadeyda maba laga waayo bahalkaas In mudo ah saasa ahay allaha Naga qabto wixii shar ah

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 3 ปีที่แล้ว +14

    sheekh masjidka ma 5taa qof ee waxa buuranbixina ayunba ka qeeybqadanaya mise qofka wxa yarku darsanaya wuku darsankara wa jazakallah kheyr sheekh

  • @gulledomar9085
    @gulledomar9085 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh waxan kuriyoday aniga oo gabar aan garanayo dariskayga ah oo god dultaagan oo yeysana kabna gacanta ku haysata ii fasir shiikh baaraka allah

  • @huda9105
    @huda9105 2 ปีที่แล้ว +1

    AMIN yaa rabi 🥰

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 2 หลายเดือนก่อน

    Walalayal i duceeya in ilahay iga qado culayska i heests😢😢😢

  • @Mohamedcabdishuriye.c-i2o
    @Mohamedcabdishuriye.c-i2o 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shiikh reemi alaha ku xafido 🙏 aduun iyo aakhiro insha allah

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 3 ปีที่แล้ว +1

    Ameen Ameen yaa rabi Shiikh

  • @abdiladiifmohamud3272
    @abdiladiifmohamud3272 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sh jazakallahu khayran

  • @fatumaabdullahi1861
    @fatumaabdullahi1861 3 ปีที่แล้ว +4

    W sallam .Ameen Ameen ya Allah.Jazakallakheyr.

  • @hmdaomar9458
    @hmdaomar9458 2 ปีที่แล้ว +1

    Salalaa lahu caleihi wasalam

  • @nawalabdi2110
    @nawalabdi2110 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin 🤲 🤲

  • @aishacuud5337
    @aishacuud5337 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sheikh Allah hakuxifdiyo aduun iyo aqiro amiin 💟💟💟💟🙏🙏🙏🙏

  • @AnisaChanel-uh1pp
    @AnisaChanel-uh1pp 3 ปีที่แล้ว +5

    Shiiq 1qof ayaa baxsanayaa insha allah bisha dhan ayaa diyar u ahay jasakalaahu Wana kasowaceyna labarka shiiq qeer allaha hakusiiyo

  • @MemeAhmed-px9ft
    @MemeAhmed-px9ft ปีที่แล้ว

    Asc sheekh
    Xageee riyada laguugu soo diri karaa
    Qof wanaagsan baad tahay ilaah khayr fara badan haku siiyo

  • @aniisakhdr6289
    @aniisakhdr6289 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh alaha miisaanka xasaanaadka ha kuusaaro

  • @jamilajano8072
    @jamilajano8072 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh Riimi allah haku xafido hana ku karameeyo ilahay dartiisana wan ku jecelnahy tafsiirka riyoyinkaaha waxbadan baan kafahany jasakalaah kheeyr

  • @sadiaabdi
    @sadiaabdi 11 หลายเดือนก่อน

    Amiin Yaa rabi

  • @FarxiyanuurJaamac
    @FarxiyanuurJaamac หลายเดือนก่อน

    Aamina aamiin

  • @hudaabdalla1602
    @hudaabdalla1602 3 ปีที่แล้ว +2

    Amin Amin yarba illhay hano aqblo ducda sheekha ana jeclhy

  • @aminamuseon-passivefounder
    @aminamuseon-passivefounder 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Riimi waxaan aad ugu riyooda xayawaanka jiirka oo aqalka iga soo dreeraraya iyo dirxi teifoonkayga oo ka yaacay laakin wan ka sameeyay waanan ka duceeyay bal sheekhii tirooyinka wey ugu badan yahay maxan iskaga xijaabaa .

  • @fadumohersi3334
    @fadumohersi3334 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh allah ha kubarakeyo.
    Waxan kuriydoy cod akhrinayo xadiska nabi Maxamed scw. Ana wan la akhriynayaay xadiska. Waxan ahay hooyo miskiin ah oo culayisyo ban saranyihiin wana fahmiy wayay riyada waliba xadiska waxa ahaa duco qofbana igu gul akhariynayay ana wanla aqriyay wana fahmay macnaha ukahadlayo xadiska asc

  • @ummubilalahmed3210
    @ummubilalahmed3210 3 ปีที่แล้ว +1

    Lanbarka masajidka sosheek sheeq

  • @shamsolaki4074
    @shamsolaki4074 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabii caalamiin

  • @FatxiMacalin-k3l
    @FatxiMacalin-k3l ปีที่แล้ว

    Amiiin aamiin

  • @xamdabaarud7633
    @xamdabaarud7633 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh sheek antagero waxbadana an kafaaiday jazakallah

  • @umumunasarmunasar7576
    @umumunasarmunasar7576 2 ปีที่แล้ว

    Xasbunallah wanimcal wakiil shekhoow ani habeen dhaweed aanba ku riyoonaye mas ibursanayo oo i qaninayo laxowla walaaquwata illaa billahil caliyul cadiim

    • @Bishaaro-de2xb
      @Bishaaro-de2xb 2 หลายเดือนก่อน

      Walal alaha ka qqabto😢

  • @ashaahmed2129
    @ashaahmed2129 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alaha sheqo ducada aamiin jazakuamalahu qeyran

  • @naemamohammed244
    @naemamohammed244 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah jazaaka Allaah qeyran sheikh

  • @aminamaxamuud6344
    @aminamaxamuud6344 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyooday inoo adhi badan arooriyey inbadana waxa iku Soo noqnoqda riyada adhiga ii fasir Shiikh Alle haku barakeyo

  • @diinteenuwaamacanalx429
    @diinteenuwaamacanalx429 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin sheikh alle ducadada hanoo aqbalo

  • @axmadwarse5461
    @axmadwarse5461 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aaamiiiin shiikh

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 3 ปีที่แล้ว +6

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @ahmedgarmadow1422
    @ahmedgarmadow1422 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah i caafiyo allaah dartiis

  • @mm7r777
    @mm7r777 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Allah ku barkeeyo

  • @maxamudxuseen8609
    @maxamudxuseen8609 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaasheegay sh waxan aad shegayso bal sheeg kitaab ay kuyaalan ama sheekh sheegay malaga yaaba inad dadka cabsi galinaysid uun wan kaasugayaa daliilka sheegaya baryahan waxa sobatay qof kasto wuxu doono sheegaya

  • @sahroabdullahi7221
    @sahroabdullahi7221 3 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin aamiin jizakallah 🤲🤲💞🌷🌷🌷

  • @walicadefarah5598
    @walicadefarah5598 3 ปีที่แล้ว +1

    ACWW sh Riimi walàal baarakalaah Alahayoow àamiin àamiin Ale weynoow Alaah hanoo aqbalo ducadaada maasha Alaah kheyr baa Kuu rajeyn thanks lot and good bye Al xamgulilaah bye VIP

  • @LaaskaMedia
    @LaaskaMedia 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku xifdiyo sh waxa kuriyoday anoo aabahy oodhintay lajoga oo cunto kuqasbayo kadib aanu wada shekaysanay isago farxsan iyo aniga iyo aabe oo guri wada dhisayna ana aan dhagaxa iyo alabta udhibaya aabana uudhisayo fadlan shiikhow iiga sojawab

  • @fadxixaashi6982
    @fadxixaashi6982 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin

  • @umuakram132
    @umuakram132 2 ปีที่แล้ว

    asc sh raali iga ahaaw waxaan rabaa inaa ifasirdid riyo ,waxaan ku riyooday ninkeyga oo garfan hadiyad ahaan iiku kenay .jasaaka allah kheiyr sh

  • @sahrahassan5431
    @sahrahassan5431 3 ปีที่แล้ว +4

    ALLAH aqbalo ducadaada Aamiin

  • @ismadhibaahmed606
    @ismadhibaahmed606 3 ปีที่แล้ว +1

    Ameeeeeeeen ya Allah . jisakallah sheikh

  • @fecedkaron6657
    @fecedkaron6657 3 ปีที่แล้ว +1

    Maska kuriyon jiray ima qanini jiray lkn wnku riiyo mid yellow ah iyo mid madow subxanallh

  • @aishaahmed2556
    @aishaahmed2556 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma amiiin

  • @omeymamohamed6481
    @omeymamohamed6481 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah hanaga qabto cadawga insiga iyo jinigaba

  • @jandarmanciire5665
    @jandarmanciire5665 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @fartuuncabduqadir450
    @fartuuncabduqadir450 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh ilaahey haku sharfo sida aad mar walbo keeyrka aad nola jecesha hay ilaahey hakaa a waal ma riyo shayadii nul insi wal jini shartooda ilaahey hanaga badbaadiyo aniga eeyga aa hada kahor ku riyooday asiga oo i bur sanaayo oo dad meesha dagan lawo is laan aa iga celi yay alxmdulilaah xitaa mar anigoo badar cunaayo oo tin ka buuxdo saan u foo finaa yay badar kii aan dha meeyay lkn badar tin leh ma cunin sheikh

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh laakiin hal referrence oo Xadiis ah ama Aayad noomaad sheegin oo ku saabsan fasiraada riyooyimka aad sheegtay. Kazaakallah ee reference noo soo raaci Sheekh.

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم امين يا رب

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 2 ปีที่แล้ว

    Aaaamiin

  • @kaafisokeef5259
    @kaafisokeef5259 3 ปีที่แล้ว

    Anigoo matagaayo mas Ku riyooday habeen sheikhoow iisoo fasir

  • @nimcomaxamuud7485
    @nimcomaxamuud7485 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @Abdikadir.M
    @Abdikadir.M 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc, Abdikadir Sayid Ibrahim (Riimi) walaal aan jeclahay Ilaahay haku barakeeyo.

  • @SacdaSacda-t7t
    @SacdaSacda-t7t ปีที่แล้ว

    Asc sheekh inan aanu wllo nahay ayaa kuriyoota iyada iyo hooyadeed oo xajka isku raacay habeen walba noosoo fasir sheekh

  • @amiinmahad
    @amiinmahad 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc Sheikh waxan raba inand iso fasirto riyadan sheekhow dhormar waxan ku riyida musqul am suuli riyadeda waxa ugu badan suuliga lkn waxan kalo ku riyowday anigo meel banan ah ku weysaqadanayo 2 iso fasir Sheikh mahadanid sheikh

  • @cabdiqadirqaanimi285
    @cabdiqadirqaanimi285 3 ปีที่แล้ว

    Hyeh insha allh

  • @sahrahassan5431
    @sahrahassan5431 3 ปีที่แล้ว +12

    Aamiin Yaa RABBI RAXMAAN

  • @zamiyacadey9222
    @zamiyacadey9222 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh meel aan kala soxariirno noosheg jasakallh

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 3 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin yaa rabi

  • @zeynababdullahiadanali1446
    @zeynababdullahiadanali1446 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh riimi waxaa kuriyoodi bisad laqalayo waxaan aha gabar kheer allaha kusiiyo mahadsanid

    • @barooaflax
      @barooaflax 3 ปีที่แล้ว +1

      Riyadaada waxa ay sheegeysaa in tuug aad qaban doontaan.

    • @xaliimaqali8568
      @xaliimaqali8568 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhh

    • @xaliimaqali8568
      @xaliimaqali8568 3 ปีที่แล้ว

      Syd cali wad iga qoslisay

  • @bahjaabdulqaadir5034
    @bahjaabdulqaadir5034 3 ปีที่แล้ว +8

    Scww,sheequna maku riyodo balse guriga bnku arka farbadnaha,dibqaloca& quraanshada maxey noqon karta

  • @abshiraqamiis5564
    @abshiraqamiis5564 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin amiin yaa rabbi

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc Sheekh magacee lagu soo qorayaa lacagta afuri walaalka jazaka’Allahu khairan Sheikh 🤲

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว +3

    Shukran

  • @cafaafapdale9016
    @cafaafapdale9016 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh anoo baranbaro jirkeyga kasoo baxeyso ku riyooday iyo cidiyahayga subxanallah 🙄waa iska dhaqaa hdane waa soobaxee
    Anoo naxsan hurdada kasoo boodey

  • @qadijoqali3497
    @qadijoqali3497 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 walhi siiqowo mar walbo dibqalocah duxusah ayuu ii galah wan lah yabanhay

  • @adontiialle8171
    @adontiialle8171 3 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheeqaw wxan inte ka keenta xgesa kaso xigata ileen diin ban lenahye😎

    • @kkkk-hp6pz
      @kkkk-hp6pz 3 ปีที่แล้ว

      Wanaag nafarayaa shikhi sixirow maa laqaraabataa😁

  • @khadijaadam7269
    @khadijaadam7269 3 ปีที่แล้ว +1

    A s c sheekh riyooyona badana baan soo qorsya lakiina igama aad soo Bal hada gadhayda wax Aya Ku riyoodaya Eya guriga Ku kaajaja daarada oodhana oo ayadhaqayso

  • @abshiraqamiis5564
    @abshiraqamiis5564 3 ปีที่แล้ว

    Jizaakalaah wajizaaza sheq

  • @cabdimaxamed6006
    @cabdimaxamed6006 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxan ku riyoday laba jeer ayan gudaha guriga ku dilay mas iyo abeeso mar waan ku riyoday isagoo carabka igu so tagaya

  • @princenatasha3203
    @princenatasha3203 3 ปีที่แล้ว

    mashaAllah sheikh