Riyoyinkaan Sideed Ku Helikartaa Waayo Waa Bishaaro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 143

  • @SheekhRiimiChannel
    @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +38

    Like like like ka buuxiya

    • @haybecigale7291
      @haybecigale7291 3 ปีที่แล้ว

      ACS SHEEKH MAGACAYGU WAA FAADIMO WAXAD IISHEEGTAA
      RIYODAN CANUGAYGAY UGUYAR
      OO WARAABE IGALACARARAY
      RIYO KALE
      ANIGOO HELAY DHAGAX BIRQAAYA OOXARIIJIMOLEH OO AFDHUUDAN
      .MAHAD SANID

    • @amranabdi4002
      @amranabdi4002 3 ปีที่แล้ว

      asc sheeq 8fabruay 2021 waxaan ku riyooday gurigayga oo ay hor fadhiyaan 2bahal bahalka bear dhulalka qaboobaha ayuu joogaa gurigii markaan damcay inaan galo ayaan ku arkay irida 2dan bahal oo midina uu wayn yahay midna yar yhy guriga gudihiisana dad aanan garanayn baa ku jiray dadkaas iyo bahaladana way is ogyihiin sh.riyadaas asd baan oola yaabay noloshaydii live uma arag bahalkaas

    • @malyunshiqwaspkagaisimoham4144
      @malyunshiqwaspkagaisimoham4144 3 ปีที่แล้ว

      Shiq masajodka halke wax lagu dira

    • @kleinemannetje7669
      @kleinemannetje7669 3 ปีที่แล้ว

      Asc sheeq waxaan ku weeydiinaa waxaan ku riyoodaa anigoo cunto cunaya mararbadan ma iifasiri kartaa qewyr alaha ku siiyee

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว

      @@malyunshiqwaspkagaisimoham4144 walaal taleefanada wuxuu soo dhigay youtubka ee fiiri cinwaaanka

  • @FarhiyaAdanhussein12345
    @FarhiyaAdanhussein12345 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq allaha ku barakeeyo

  • @AbdifatahAhmed-up2kk
    @AbdifatahAhmed-up2kk 10 หลายเดือนก่อน

    Jawab an kaa sugaa insha'Allah jizakallahu kheyr insha'Allah

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @fadumoahmed8792
    @fadumoahmed8792 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaamiiiiiiiiin aaaaaamiiiiiiiiin yaarabii dhamaanten sheikh riimi jasaakalaah kheyr

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali6851 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadka daawada vedioga shekh aan like u saarin bal ha u saaraan allaah dartiis jazakumu allaah jannah

  • @muwahipsabrina694
    @muwahipsabrina694 3 ปีที่แล้ว

    Sh ka waran qof libaax ku riyoodo ii soo jawaab

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ale hanoo rumeeyo riyadeyna oo qeer ah

  • @muktarnunowmohamed795
    @muktarnunowmohamed795 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheek rimaii wan. Ku salamay L

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 3 ปีที่แล้ว +1

    sheikh ilahay haku barakeeyo waxan ku riyoodaa riyooyin xun oo cabsi badan hadana habeen kasta adkaarta ayaan kuseexday

  • @najmoayaan4828
    @najmoayaan4828 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah shiiq Allaah hakubarakeeyo

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 ปีที่แล้ว

    .
    Masha allah tabarakallah Jazakallah sheekh

  • @bintumohamed8748
    @bintumohamed8748 3 ปีที่แล้ว +2

    Numberka misaajidka wax loogu soo diraayo inoo soo qor sheikh khayr Allaha ku siiyee

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Ok waa kanaa 615589317

    • @bintumohamed8748
      @bintumohamed8748 3 ปีที่แล้ว

      Sheikh khayr Allaha ku siiyee magaca aanku soo qorayo sidan wax usoo diraayo ma ifahansiin kartaa

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว

    Okey goed maash ahAll

  • @abdaladheere9702
    @abdaladheere9702 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh Riimi

    • @leloali7961
      @leloali7961 3 ปีที่แล้ว +1

      asc shiiq waxaan kuriyooday riyo xun oo waswaas igu riday waxaan ii imaaday dad badan waxey idheheen gabadhaadii waalafu saday wasoo cararay waxaan arkay dhabadhii ninkii kuf sanaayo waagaracay kadi waan katega waxaa is raac nay hooyo dey dhabadhey dii oo dhaawacan maxey noqon ney saa shiiq

  • @aminaabdi2903
    @aminaabdi2903 3 ปีที่แล้ว

    Sh Alle haku barakeyo riyadaaydii awaay gurigaayga oo maas ka buuxo Ayan. Kuriyodaay. Meesha. An. Luugtaa dhiigaba. Waa. Maas.mana. iicuunaayo.lkn aniga. Aya. Kaabaaqaayaa. Fadlaan. Waan.caabsana

  • @fatixaa9967
    @fatixaa9967 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq masaajidka lambarka iyo magaca lacagta loogu hagaajinaayo iisoo qor mahadsanid

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Ambarka waa 615589317 magacana waa c/qadir sayid ibraahim ama sheekh riimi

  • @naemamohammed244
    @naemamohammed244 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah jazaaka Allaah qeyran

  • @mariahassan1227
    @mariahassan1227 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh riimi shikh riyadn labajeero horna wn kuso qory weli jwab ma helin inshllh hda jwabtedan kasugya teda kle shiikh riyadayda dhmyso odhex ha uga tagin shiikh wxan ku riyoday aniga laba wiil o matno ah dhalay o midna aan ulabisaayo mid xoga u iga fogyahay o aan uyeerayo o mrka aabhodna u idultaaganyhay aabhaaso ah ninka iqaba mrka siikh mrkaan hameenki an riyad arky subixi xili barqadi ay tahyna wxn arkaylugahyga hoostoda o farabadne io dabaqalooc meelay ka yimaden an lagranyn ana wn dilay shiikh iiso fasir riyadas xaasna wn ahy ila mudo 4bilod

  • @LaaskaMedia
    @LaaskaMedia 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shikhoow alle haku barakeyee waxa kuriyoday aabahay oo aanu wada jogno cunto ayan sinayey wuu igadiiday kadib markidanbe waa iga yeelay isagoo ilaqoslaya faraxsan baan toosay
    Riyada labad beeryar ban beertay iyadoo layga jaray ana dadkii magayo beertiina xogasobaxday ayan kuriyoday

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh riimii waxan kuweed-na miisaajiitaka Nabraka Shaashad kusooqora Anga ma ihii youba leeye lakiin wan kudaaw-da baara namasheedaad jasakaala Allah sheikh

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikhow waxaan ku riyooday anoo qabur ku dukanaayo oo leyga so wadi layhy ii so fasir illhey qeyr haku siiyo

  • @AyaanCismaan-q8w
    @AyaanCismaan-q8w 7 หลายเดือนก่อน

    Asc waxan kuu riiyooday sheekh quranka igu akhriiyaya oo joga meherkayga

  • @abdirahmanali3868
    @abdirahmanali3868 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh ii fasir riyadayda
    Waxn ku riyoday inoo gabadh guursanaya gabadhana waan garanyaa iyadana way igaranysaa
    Mana ahi qof xun aydana sodo kale ma aha qof xun
    3 mar ayayna igu soo noqotay

  • @ayeshaahmed4448
    @ayeshaahmed4448 3 ปีที่แล้ว

    ASC sheikh walalkiisa pls halkee. Ku. Nooshay waayo waxaan rabaa in an. Ku hadlo. Walkiisa london ay joog uk plz tell ii dhig shaas hada si aan ku soo waco waan xanuunsana pls jzhkh

  • @farhiyahassan314
    @farhiyahassan314 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiikh riimi alaha kubarakeye riyadan isofisir ninkeyga aya wuxu kuriyodey anigo wabiga jaakado karadinayo oo tosh wato ooan dhahayo jakadan karadina

  • @cabdiqaadirsaleebaan9858
    @cabdiqaadirsaleebaan9858 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله يا شيخ ريمي

  • @ayaanyusuf1424
    @ayaanyusuf1424 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh khair Alle haku siyo
    Waxanku riyoday iyado nin anan garaynayn uu ii hanjabayo ka dib dadkii masha jogayba iga qabtay kadibna ano Mel barkada isleh biyo ka dhanso onka baqaye barkadii ayuu hadana iguso noqday sibuu igu qayliyay islan mesha maraysay ba iga qabatay

  • @Somali.111
    @Somali.111 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi waxaan ku riyooday xaaskayga oo waalan
    Khayr badan Allaha kusiiyee iisoo fasir

  • @saiddahir7866
    @saiddahir7866 3 ปีที่แล้ว

    Asc baraka Laah shiekh waxaan rabilahaa telka wspka ad u isticmaashid

  • @nasrofeysalsalimnasrofeysa2080
    @nasrofeysalsalimnasrofeysa2080 3 ปีที่แล้ว

    Qoqow waxan kuriyody anigo urleh ucaroshyda ilmo kadhaqaqYan wamaxy xasna wan ahy mardhow ayandhaly plz jawab

  • @bahjinaqurux209
    @bahjinaqurux209 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh riimi wan ku salamy Waxan ku riyooday farabadne kala go,an oo iga soo baxay xaga taranka oo ku dhex jiran dhiig iyo wasakh ayaan ku riyooday sheekhow

  • @mohamedmusedabar1934
    @mohamedmusedabar1934 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxan kuriyoday anoo rei hanunansan ayan GED kuhiray Marka ayan utagay carurr melkuciyarahayan oo wax cirka uturahayan markaso ayan kagabaday anoo qoslahayo ayan sotosay

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว +2

    Maash ahAll.

  • @AbdifatahAhmed-up2kk
    @AbdifatahAhmed-up2kk 10 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxaan Ku riyoday hooyo oo dhamatay ayatul kursi igu akhrineyso

  • @umusundusqaali8963
    @umusundusqaali8963 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah sheikh riimi

    • @halimabaalul4944
      @halimabaalul4944 3 ปีที่แล้ว

      Asc Sheekh waxan rabaa lambarka mas jidka logu duratio

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว

    mashkuuran yaa sheekh

  • @fariidomaxamed1645
    @fariidomaxamed1645 3 ปีที่แล้ว

    wcs sheekh riini
    waxaan ku riyooday anoo jooga dhul cagaaran oo qurux badan waxa ila joogay nin wayn oo madax ah riyada dhex deeda waan garanayay lknse hada ma garanayo

  • @bahsanrage683
    @bahsanrage683 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh kheyr badan allah haku siiyo ee riiyadan caajibka ah ii fasir waxan ku riiyode anigo so iibsade kaluun ama malalaay oo maqarkisa qawo markas ayan waxan isku daaye in an hagajiyo on maqarka kaa siibo kadib waxii markan diirka kaa dhiigey waaabo cunug oo maryo qaabo oo cunug kusan ah sheikh nambarka masajidka iso qor jazakallahu kheyr

  • @deqanuur1157
    @deqanuur1157 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllhi

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @ilyasabukarmohamed6705
    @ilyasabukarmohamed6705 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq riimi qeer alle hakusiiyee waxaad iifasirtaa riyadaan waxaan kuriyooday hooyadeey oodhalleeyso labo mataano ah caruur bal iisoosheeg waasidee arinkaas adigoo mahad san

  • @anzaldahir3122
    @anzaldahir3122 3 ปีที่แล้ว

    Asc waxan ku riyoodaa masas an aad uga baqo iyo dhul an garaneyn anoo jooga oo biyo leh on aad u dhibsanaayo jwb inshlh yaa sheekh

  • @umujamal7905
    @umujamal7905 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq Riimi waxa ku riyoday amigo baris cunayo o mukulasheyda mar Aflac u Gali ayo mar a aniga alla gashanayo fadlan I so sheg jzklkheer Allah haku xifdiyo🙏

  • @faadumoadow9970
    @faadumoadow9970 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allah labarka is soo sheeg

  • @drsfatimasaed4311
    @drsfatimasaed4311 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh waxa kuriyooda macalinkyga schoolka oo 2sano kahor dhintay asoo isalmayo iso fasir

  • @farobbianochannel4714
    @farobbianochannel4714 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh Allaha kubarakeyo waxan kuriyodhi ee so noqnoqoto anigo canjera Kenya cunayo manadamaneyso anigane wancunaya

  • @xamdiibrahim4415
    @xamdiibrahim4415 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh riimi jazakallah khayr sheikh waxaa iguso noq noqota riyada bulac ama qorato qolkayga so galaysa oo cabsi leh ana waan ka fakanayaa

  • @ifraaxifka4678
    @ifraaxifka4678 3 ปีที่แล้ว +1

    Riyada bizad 🐈 dhaleso aya lawa hawen lee dusay hada gurika wa igu dimin riyada gadin bizad Uur leh Cajib shiiq hada iga so jawab plz

  • @qajo9403
    @qajo9403 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyooda naag hooyday saxiibyhiin weey noshahay oo dad badan aan dhax fadhino aniga iyo iyda markas baan waxaan dawanana hortana nin ba geel inoo ka xiro lugaha bo dhahaya wa la dibraya wa la dibraya maxaa waya mana karanya dabraya sheego isoo fisir bal waan ka yaaba riyadaas

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Anaa uhoreeyo shiiqeena sharafta leh

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 3 ปีที่แล้ว

    sheikh riyada ilahay ila hadlayo iso jawab waxu i laha maxa uso tukan weydey riyada labad waxay ahad ani iyo hoyadey oo janada kalayna hoyadey aya iga hor gashay ana marka weydiyey maxa hoyo ula gali wayey janada waxa la igu yidhii salada daahisa waqti kuma tukatid mar danbe aya gaal janada la igu yidhii iso fasir please

  • @idilsiyaad1958
    @idilsiyaad1958 3 ปีที่แล้ว

    Asc shekh IDIL waan ku riyodey anigoo meel doog ah oo geed ween ku yaalo jooga aniga xaajigeyga iyo wiil caruurteyda ugu yar marka ii tasir

  • @cabdiraxmaanmahdixikmadsam5171
    @cabdiraxmaanmahdixikmadsam5171 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxan ahay qof dumara oo xaasa waxan ku riyooday gaadhi bilaa darawal iska soconaaya oo inan yar oo aan dhalay hor cararayso oo ay ooyayso waxana aanu yeelin ana aan qaylinaayo sheekh ii soo fasir

  • @queenfariida1315
    @queenfariida1315 3 ปีที่แล้ว

    Shukrn sheikh

  • @halimamohamedibrahim6502
    @halimamohamedibrahim6502 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle yaxfidak

  • @qalbifuraninaabdullahi5776
    @qalbifuraninaabdullahi5776 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhow aniga riyo kuarky farjiga hawenka

  • @qadrafiidow4874
    @qadrafiidow4874 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheeq Alle haka rali ahado
    Waxan raba ina fasirto Riyadan
    Waxan Ku Riyooday Aniga o Cunaya Bahal Waliba Bahasha ladhoho Ilweynta
    Waxa ku dhex arkay riyada O ila jogay gabdho aan aqano
    Intas i fasir Adigo mahadsan Sheeq Jasakallah

  • @halimamohamedibrahim6502
    @halimamohamedibrahim6502 3 ปีที่แล้ว +2

    Shekaw wxn ku riyona qaburo ano ag jogo ama agdod marayo hbn

  • @umuumayma2379
    @umuumayma2379 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh riimi waan kusalaamay waa markii sadex aad ee aan riyo kusoo qoray iima aad jwb plz isoo jwb waxaan kuriyooday anoo xaamilo ah faraxsan xaamilana waaban ahay maxay macnaheedu tahay

  • @hanidualle9358
    @hanidualle9358 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh gabar aan la qabin hadey ku riyooto ayadoo xaamilo ah oo foolaneyso maxey noqon kartaa Ado mahadsan

  • @fartuunabdi5079
    @fartuunabdi5079 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiqow gabar walaashey ayaa iigo riyuuday anigoo dhalaayo oo isbitaal ku jiro uurna malihi

  • @fadumocali8350
    @fadumocali8350 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh xage loguso dirayaa

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh Waxaan ku riyoodey ayadoo lay tuuryeynayo gacanta iskaga dhigaayo dhagaxaantii hurdada ka toosey

  • @nimcocabdi6403
    @nimcocabdi6403 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqow waxan ku riyoday anigo afkeyga timo kaso bixinayo walibo xooog wana ku wareysanahay runti midas shiiqow wan ku sugaya jwbteda 😓😓😓

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh waxaan ku riyoodey anoo gabar an dhaley dhulka ku kaadineyso kaadi badan badan I fasir la ima qabo

    • @aminaabdi2903
      @aminaabdi2903 3 ปีที่แล้ว

      Adiinka shiiqa waxkasta waydinaysaan xita gabaar kaadisaay uuuf

    • @ayanabdi1889
      @ayanabdi1889 3 ปีที่แล้ว

      @@aminaabdi2903 sheekha waxan weydiyey riyo meshan ceylogama baahna waad xanuunsan tahey dhakhtar aad wllo

  • @naimaabdisaid4845
    @naimaabdisaid4845 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhow waxad io sheegtay
    Waxaan ku riyooda markasta geel i cayrsanaya
    Ama libaaxyo
    Hbndahywdna waxaa ku riyoday ano qof i dhibay dilaya qofkasi dumar bay ahayd waxayna i ledahy waan ku jeclahy
    Ano naxsan baa so kacay

  • @shugriabdiismail6712
    @shugriabdiismail6712 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riimi allaah hakubarakeeyo gabadhbaa igu riyootay hooyaday oo codad iso dubaysa oo igu leh hooyo maxaad ilasohadli wayday hooyadayna way dhimatay

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 3 ปีที่แล้ว

      Wax u bixi sadaqad ayey ka doneysa

  • @aminaabdi5790
    @aminaabdi5790 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh qeer allaha kusiiyo waxaan soomaliya xaada aad degan tahay iyo nambarka telfka is aan kucaafiyo masjidka

  • @maryanmuse4965
    @maryanmuse4965 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheqow waxan karabaa telkaga

  • @amiiraahmed7385
    @amiiraahmed7385 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc shekhow ilahey kuwii wanaga iskula taliya alaha Naga dhigo e waxan ku dhihi lahaa talo ahan riya fasirka ani ahan waxey ila arin culeyskeda leh oo mel walbo in laga firiyo u bahan dadkina wey jecelyihiin in laga shafiyo su alihi riyoyinka adigane qof biniadam ah o cibado laga rabo rer iyo walid carur axsab kuxiriirto oo macnihi noloshii aadamiga laga rabp ayad tahay dabcan marka 20 haka badsan dadkaagane u sheeg 10 subixi 10 galabki ama habenki hadad ukala sameyn kartid ayan dhihi lahaa si ayagana jawab saafi ah u helaan adna naftaadii kalifka iyo eeda ooga yarato sheekhow aaweydii wry kugu badatey.igana rali ahow hadii ey wax qaldameen koley naseexo ayey iga tahay. Wabilahi towfiiq...

  • @ruwaydaabdi9042
    @ruwaydaabdi9042 3 ปีที่แล้ว

    Sheekho

    • @ruwaydaabdi9042
      @ruwaydaabdi9042 3 ปีที่แล้ว

      Sheekhowwaxaankuriyoodayanigaoolaigudarirabonindukhahanigaooguurkaasiaankufaraxsaneynooaanooynaayeymaxaytahayriyadaasiaankuriyooday

  • @ramalacookingchannel5749
    @ramalacookingchannel5749 3 ปีที่แล้ว

    Inte lagu so hagajina sadaqada masjidka sheikh

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh masjidka xagee ku yaaalaa adigoo raaliya kheer badan allaha ku siiyo

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid qaali madjika wuxuw ku yaalaa beydhabo janaay

  • @sucdimaxamedwarsame3468
    @sucdimaxamedwarsame3468 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh number sadaqada lgusodiro isoosheg allah kudhowre

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @ayeshaahmed4448
    @ayeshaahmed4448 3 ปีที่แล้ว

    Ii soo dir telka lagaa hello uk

  • @fitaaxabdala7766
    @fitaaxabdala7766 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh nabarkaada noo sheeg si whatsup aan kaalasoohadalno

  • @fadumoahmed8792
    @fadumoahmed8792 3 ปีที่แล้ว

    Insha Allah

  • @asmaosman6742
    @asmaosman6742 3 ปีที่แล้ว

    Shekh riyo ayaan rabaa inaan ku sheego ee number kaaga mahelikaraa please

  • @queenfariida1315
    @queenfariida1315 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhow waxaan ku riyoday Adan saladeed ayaan

  • @amaarihussein9362
    @amaarihussein9362 3 ปีที่แล้ว

    Asc ilhy ajar iyo xasanada ilahy hakasiyo
    Numberkaga iso qoro insha allh

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @cabdiqaadirsaleebaan9858
    @cabdiqaadirsaleebaan9858 3 ปีที่แล้ว

    انا احبك فى الله ادعو لي

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh numberkaga so dhig masajiidka an wax ku darsa

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 ปีที่แล้ว

    Msahsllha

  • @sadiaismail4335
    @sadiaismail4335 3 ปีที่แล้ว +2

    Number kiisa aaway masajidka sh

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +1

      Lambarka masjidka waa kan 615589317 wats alpkana waa 612646151

  • @ismaaciilmaxamed4710
    @ismaaciilmaxamed4710 3 ปีที่แล้ว

    Haaa

  • @jimale1445
    @jimale1445 3 ปีที่แล้ว

    Sheqow waxan kuriyooday anigoo ilkaha igadaadanayan isafir bal.
    Mahad sanid

  • @alisaaram8287
    @alisaaram8287 3 ปีที่แล้ว

    Msshallaaah maclinkenaa

  • @aminaabdi5790
    @aminaabdi5790 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheeq soo qor nambarka lugu sooqoraayo iyo xaafada

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +1

      Telka waa 615589317 magaalada baydhabo magaca c/qaadir sayid ibraahim ama sheekh riimi

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 3 ปีที่แล้ว

    ASC SHIIWO SALAADA SUBAX KAHOR WAXAAN KURIYOODAY ANAGO BADAN OO LABAREER AH OO RACEENO ARI KUNA RACEENO GURYO HOOL AH DHAX DOODA KADIBNA ANIGA AYAA BANAAKA USOBAXAY WAXAAN ARKAY DHINAC WA HOOD DHINAC KALANA WAA BUURO BABANAAN AH DHANKII HODKA AYU ADAY ARIGA ANAGANAH WAXAN ADNAY DHANKA BURAHA DADKII WAY I HOR HAYAAN WAXEY SARSIYIHIIN ALAAB WAXANA KULEYAHAY DADKII ARIGA AMOW KASOBIXIWAYA HODKA MAYA WOSOBAXAYAA SOSOCO BAY IGU DHAHAYAAN

    • @habibahussein3808
      @habibahussein3808 3 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @faadumojumucabdicasiis6858
      @faadumojumucabdicasiis6858 3 ปีที่แล้ว

      Asc shiiq waxaan ku riyoday anoo dhahaya qof aan garanaya waxaa ii maqan fiiso san ku adayo turki saas eey tahayna waxaan isdhahayay kalabo bixitaanka oo kuma qanac saneen

    • @faadumojumucabdicasiis6858
      @faadumojumucabdicasiis6858 3 ปีที่แล้ว

      Shiiq Marina inaan wadan kale udhoofa niyada igama jirto

  • @maryanhassan7742
    @maryanhassan7742 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh naber kada ma isi karta

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wa kanaa lambarkeyga 615589317 ama 612646151

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 3 ปีที่แล้ว

    Ma foosto ayaa ku dhisesaan
    Tangi ama barkad ama weelweynoo biyolagu shubo u raadi usoo iibi marka kowaad

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว

      Masha alaah ilaahay haku barakeeyee lacagta lagu soo gadaayo bixi adiga kana faa i deyso

  • @nasrofeysalsalimnasrofeysa2080
    @nasrofeysalsalimnasrofeysa2080 3 ปีที่แล้ว

    Sorry sheqow aynrby somali

  • @shamsoabukar3659
    @shamsoabukar3659 3 ปีที่แล้ว

    Teelka

  • @shamsoabukar3659
    @shamsoabukar3659 3 ปีที่แล้ว

    Sheqaw

  • @omarmohamuud1899
    @omarmohamuud1899 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @shukrihassan6826
    @shukrihassan6826 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow labor.an.kusodiro.lacagta.an.kusodiro.baan.raaba

  • @shamsoabukar3659
    @shamsoabukar3659 3 ปีที่แล้ว

    Waxage