Daawo Abwaan Hees u sameeyay Gabdhaha Garoobada ah 2017

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 241

  • @saidaidid5845
    @saidaidid5845 5 ปีที่แล้ว +48

    Garoob yaa helaba nebiga scw ayaa u duceeyee
    Garoobk❤️

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 5 ปีที่แล้ว +21

    Inta garoobka jecel lik saara kkk
    Ma ogtahay garoobadu
    Gob inay yihiinoo,uu
    Ragoodi gabayoo
    Guurna ay u joogaan
    Ilaahoow garaabada
    Ugargaar dhamaantood

  • @fosiyamohamed9502
    @fosiyamohamed9502 6 ปีที่แล้ว +81

    kkkk war heedhe garoobtu gabar ayay ahaan jirtay kii garoobka kadhigaan hees usoo qaadeynaa gabadhii igu raacsan like kuqabo

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 ปีที่แล้ว +1

      Fosiya Mohamed sax

    • @ahmedmumin2403
      @ahmedmumin2403 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk. problemka ma ahan iyaga. masaakiinta anagaa ka dhigbay garoob and left alll the hard work and the problems you mentioned ka dibna later in life say maashaa allah my son's and daughters graduated thanks to their mom's. the best of us are those who pays their child support! God help single mothers. at the same token I wouldn't want to marry a single mother if I have a choice the reason being i as a single father left my kids I wouldn't want to raise another man's children. allow sahal amuuraha. although I have a big respect for my ex raising my children without a father that take them to school help them with their home work. most single mothers are like that good mothers just didn't get their ideal husband. illaahay ha sahlo anaguna maadaamaan caruur korinaynin it's easy inaan garoob wax ka sheegno.

    • @deqoabdiwahid976
      @deqoabdiwahid976 4 ปีที่แล้ว

      kkkkk

    • @Caruustvchannel
      @Caruustvchannel 3 ปีที่แล้ว

      kkkkkk

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 5 ปีที่แล้ว +38

    Garoob guudad waaweyn
    Gefba looma quuree
    Gaagaabso wiilyohow
    Adigaa garaadle,e
    Guumaystu waa gabar
    Guurku uu kadaa hoo
    Ragii guursan laabaa
    Gayigaba ka dhoofee
    Gefka jooji wiil yohow

    • @maryankaarshe4364
      @maryankaarshe4364 4 ปีที่แล้ว +1

      doqon baad tahay iska aamo xoolo

    • @rudwaangoodofficialchanel9084
      @rudwaangoodofficialchanel9084 4 ปีที่แล้ว

      Jawaab waafiya ayad siisay kanyare iska ciyaaya

    • @osmanali8287
      @osmanali8287 4 ปีที่แล้ว

      War adibaba fanankale ah

    • @osmanali8287
      @osmanali8287 4 ปีที่แล้ว

      Wan tagersanahay fananka long life bro mine garoob hadi ay ficantahay ninkediiba heysan lahaa

    • @mohamedmalin6535
      @mohamedmalin6535 3 ปีที่แล้ว

      @@maryankaarshe4364it c5ff FCC bu

  • @hassanyare196
    @hassanyare196 5 ปีที่แล้ว +2

    Garobada waba loo duceyay yaba Heli karo rasulka scw scw scw ayaa uduceyay

  • @haldorka3896
    @haldorka3896 4 ปีที่แล้ว +4

    Wilkan xaqiiqda ayuu ka hadlay mansha allaah

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +15

    Hadey garoob kugu dadisay kuna qimeyn weyday ma ahan inad hes kucaytanto bro xishoo lagayaba walasha ama hoyada iney garob tahay ama somareen ya og inad dumal kudhalad tahay

  • @aruusheliqaayd7971
    @aruusheliqaayd7971 5 ปีที่แล้ว +5

    Gabdha waresaneysa fananka marku dhahy wa hees garoob wey yaabty malaha iyadaa garoba😂😂😂😂😂😂😂

  • @CiiseDalmar-oq6lh
    @CiiseDalmar-oq6lh 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 7 ปีที่แล้ว +9

    asc sxb nabigaa u duceeyee ka daa

  • @simansomalijclcdy2993
    @simansomalijclcdy2993 7 ปีที่แล้ว +3

    Alaahu akbar garoob alaa qatary in la noqdo naag jcl majirto gurikeda iska dumisa

  • @faatmaabdullahi7378
    @faatmaabdullahi7378 4 ปีที่แล้ว +1

    garoobada haugafin iska xishoow ragiina ayaa qaldan

  • @zakifunujo2235
    @zakifunujo2235 5 ปีที่แล้ว +7

    Garobaduba gabar nimo ayey so mareen xasusnada kii sofurayna wu joga gabarkle ayu radinaya

  • @nasirabdi9801
    @nasirabdi9801 7 ปีที่แล้ว +4

    libax heesta wey macan tahay balse gabdhaha ino dhaf

  • @susanhashi9701
    @susanhashi9701 6 ปีที่แล้ว +9

    Garoobka soow ninka furay garooob kale mahan maxaa kaligeed eeda saaray nacalaa la ilka xubtahay af dheere

  • @abdirahmanali9649
    @abdirahmanali9649 7 ปีที่แล้ว +2

    warninkaan yaa wax usgeega , in la iskudilo qurbaha gabdhaha garoobkaa, tankale, dhafoorada godon oo aad moodid inaad cudurkii xumaa qabtid,yaaba ku fiirinkala mala waa diideeen, yaahuuuuuj

    • @ifrahabdi8063
      @ifrahabdi8063 7 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Ali aids uqaba kan dhindha

    • @abdirahmanali9649
      @abdirahmanali9649 7 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah Abdi runtii ninkaan maaha nin suugaaneed, sababtoo ah dumarkeenu waa qaali, tan labaad diinteenuna waa dimogratic, qofkaa rabtid guurso hadana waa kalatagi kartaan, ma cotholic church ayuu gabdhaheena mooday,ayagan waligood guursan ama kalatagin kkkkkkkk

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 4 ปีที่แล้ว +1

    Uf garoob nabigaa scw uduceeye asigoo wiil yar ah ayuu guursadey maxaad sheege taata kahadal garoo rag baakadhigey doqonyohow

  • @suaadaadan9976
    @suaadaadan9976 5 ปีที่แล้ว +20

    Nin nasiib leh baa helogaroobada inta igu raacsan farta taag

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน

    Adigoo wajigaas leh koley anigoi 10 dhal waxba kuguma faleen😊

  • @LovelyEyewear-nj8wo
    @LovelyEyewear-nj8wo 6 หลายเดือนก่อน

    Halgabar baa kuxumaysy gabdhaha dhan xaakarabtaa

  • @cabdiraxmaanabdullahi8972
    @cabdiraxmaanabdullahi8972 3 ปีที่แล้ว

    Garoob gabara ka Roon taas waa xaqiiq latijaabiyay

  • @bushrawarsame6097
    @bushrawarsame6097 5 ปีที่แล้ว +3

    Walee Garoob sidaan. dhan locayay yaah
    .ilahay hanaga warejiyo

    • @ubahhusseinhassan9555
      @ubahhusseinhassan9555 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk waa qoslay wlhi ilaahoow naga wareeji

    • @bushrawarsame6097
      @bushrawarsame6097 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ubahhusseinhassan9555 amiin abayo

    • @Nac476
      @Nac476 4 หลายเดือนก่อน

      War isku xishoow doqoon baa taheey waryaa nacaas garoob nabiga scw aa uu duceeyay adigo xuunoo nacaas ah wax kama sheegi karo

  • @hikmiishabbdullhi9319
    @hikmiishabbdullhi9319 5 ปีที่แล้ว +4

    Oo magaroobnimada ku dhalatay adinka ka dhigteene ufff😏

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭balse waxad xadis aya kuso aroray hadi laga wayo ragnimada iyo qancis in ad dhado ifur ninka wayo NAFTA lamadhihin cadawo dhanka iyo sarirta hadi ad kaqanciso ifur kudhihimeyso ee idinka ragow waxad awodin wan awoda hadhin o radso tonormal ah magaratay wall mcn

  • @diamondqueenddsi274
    @diamondqueenddsi274 7 ปีที่แล้ว

    ma layacanii wax kalu qado muu waye xol badadiye eeg siiidu u igaye oo habalh wax ka sheegayo war ku waa rasulk uu ducaye scw scw ee adgaa camale yeelo

  • @caliwarsame2656
    @caliwarsame2656 4 ปีที่แล้ว

    yaan

  • @maxamadcumarcali7495
    @maxamadcumarcali7495 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaqn maufiicno naagaha garoobyada saas waaye sxb waan kugu wataa bro

  • @Hogol_
    @Hogol_ 5 ปีที่แล้ว

    Lafti danka soo baxdey soo garoob igu dhafraayey asxbax lanaca qaadey

  • @moussaabdillahi6810
    @moussaabdillahi6810 7 ปีที่แล้ว +1

    caawa Qarri jiqood ay ka shidan tahay 👰👰💃💃😀😀heesta dumaashiday ma loo waxeeyay masha-allah ducaan dhabarka idiin saaray 😀😀😀 ducadii hindida ayaan idinku daray "iklarkii tihivaaniise hormee sarafkiyee amiin 💑😌👐

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 2 ปีที่แล้ว

    Inta badan garoob waa qashin ee iska ilaaliya naag gurigeeda ceshan weyday ama nin xun uu sir sirtay caqli malaha. Waa hees Aad u qiimo badan. Inteey lugaha u kala furto eey walba marka hore beey hadhoow caytamaan. Marka hore ka fiirsada.

  • @yacincawaleh7593
    @yacincawaleh7593 ปีที่แล้ว

    Garoku waa calaf
    Ceesh calaa hees

  • @weliyoomohamed5321
    @weliyoomohamed5321 4 ปีที่แล้ว

    Waxaad u maleysaa daqaanka aan leenahay oo garoobaha aan u roonahay inuu guirkii inn serious looqadaanin oo gabadha haadii la fuuro nin kaale ayaa dayaar u ah.. qomiyadahaa nalaa jaarka ah furniinta aad ayaa ugayaartahay.. sidhi Elitreanka iyo Ethiopianka....

  • @saadosiman2523
    @saadosiman2523 7 ปีที่แล้ว +2

    yaahuu hees miyaa tane

  • @hasanowabdilahi5134
    @hasanowabdilahi5134 2 ปีที่แล้ว

    Libax libax dhaley

  • @abdinasirmohamoud669
    @abdinasirmohamoud669 7 ปีที่แล้ว +5

    kadaa sidaa sxb aduunka ugu jecelahay garoobo waa waa waya arag

  • @nooralas6636
    @nooralas6636 5 ปีที่แล้ว

    Waa xayawaan aan waxba kagara nayn sharafta hablaheenu leeyihiin
    Kan oo kale gaari ayaa lajiidh siiyaa

  • @suleekhaosman6397
    @suleekhaosman6397 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah waxba yaan la dhibsan waa caadi .aadbaan ugå helay codka laaxinka. Iyo musika.

  • @marwaanyare2471
    @marwaanyare2471 7 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhhhh walaahay wax waalan muxuu batay kana day waxuu media layimid

  • @hasansaciid6769
    @hasansaciid6769 4 ปีที่แล้ว +1

    Jecliyaa garoobada.

  • @romaitaly7304
    @romaitaly7304 7 ปีที่แล้ว

    Heestan mar kaa arkabo wlh waa xanaaqaa waayo fanan isku sheegaan siduu garoob ka fadli badan wax uga sheegay ...
    dhig megrafoonka oo meel iska fadhiiso baacow .........................

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 5 ปีที่แล้ว +2

    Aqas nin Somali ah kuligood waa saan alow idiima guursado qandho fool xun idiin dishee aduunka dumarka Lafuro Somali ugu badan ragaane u sbb ah

  • @nimcoaweys286
    @nimcoaweys286 7 ปีที่แล้ว +3

    war warba ma haysid garoobka ayey ka shidan tahay ee IGA aamuus adaa gumeeyse

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 4 ปีที่แล้ว +1

    Hablahan wada caytamaya magaroobaa tolow Yaan lacayin garoobadeeena waa ceeb waxaasi sorry garoobada anaa idiin raaligelin nama metelo ninkani marhadayba garoobadiii ka amaan waayeeen

  • @faatmaabdullahi7378
    @faatmaabdullahi7378 4 ปีที่แล้ว +5

    Wiilasha heestan taageerayo iyo nacaska heesta qaadayo waa niman lagu qasaaray

  • @muslimboymedia
    @muslimboymedia หลายเดือนก่อน

    7 sano ka hor ayuu weererkaan socday miyaaa😂😂😂

  • @bushracdyabdikadir5486
    @bushracdyabdikadir5486 4 ปีที่แล้ว

    Garobada wanloduceyey

  • @shamsocabdi2458
    @shamsocabdi2458 7 ปีที่แล้ว

    sixunbaa logalay e waanka xumahaye inaad

  • @bahjofarax2719
    @bahjofarax2719 3 ปีที่แล้ว

    Garoob baa kudaadsatay hada kahor shoow foolxumadey kugunacday. Mabda mabaleh gabdhihii xataa wuucaayy kuryaha joogay

  • @ubaxaxmedabdullebaxsan2804
    @ubaxaxmedabdullebaxsan2804 4 ปีที่แล้ว

    heesku tacsi miyaa

  • @user-ke7rv6fs1y
    @user-ke7rv6fs1y 5 ปีที่แล้ว +1

    Warheedhe miyaadan ogeen garoobta iney wax kasharaf badn aysan jirin

  • @seynababdi188
    @seynababdi188 6 ปีที่แล้ว

    WAXBA HEES MA'AHA EE WAA ISKA HUUHAA..... WAX LOO EKEYSIIYEY HEES MIYAA HEES AH?

  • @nimcohasan1376
    @nimcohasan1376 5 ปีที่แล้ว

    Alx am garoob waan ducaysanahay
    gooman dheere adaa guumeysa

  • @fartuunfartuun6573
    @fartuunfartuun6573 5 ปีที่แล้ว +1

    Doqon baa thy

  • @soomaaliweyn215
    @soomaaliweyn215 4 ปีที่แล้ว

    khadra cabdi cali 😍😍😍😍

  • @mahmoudahmedkhuursheahmedk1564
    @mahmoudahmedkhuursheahmedk1564 6 ปีที่แล้ว

    garoob garasho maa leh ayuu wdaa sxb meel ayaad ku dhacday

  • @filsanabdi6290
    @filsanabdi6290 4 ปีที่แล้ว

    Gabdh wariyha way ka yabaty kulah ayaya kusocotaa isag maba si fahavaahinayo heest🧐🤔 waa amusoo dhagayso wariye 😅😅

  • @AliAli-ob3jb
    @AliAli-ob3jb 2 ปีที่แล้ว

    WADAAY GAROOB QIIMO BAY LEEDAHAY WAX KALANA MA RABNO GAROOB MEEYEE MA KULA TAHAY GABAR IYO GAROOB IN QY KALA LIITAAN WAA ISKU MID LKN ANIGU GAROOBKA YAAN AAD U JECLAHAY GAROOBKA

  • @naftuwaaamano2317
    @naftuwaaamano2317 ปีที่แล้ว

    🤩🤩🤩

  • @nasteexonasteexo426
    @nasteexonasteexo426 6 ปีที่แล้ว

    daymo xumaa😯😣

  • @bashirmahamud3463
    @bashirmahamud3463 4 ปีที่แล้ว

    Asc somaliye waxan halakan kabafinya wiliki qadey heseti goorobad fadalan hada taqan melu kusugayahay hele soxariro Wayo wa finan runta ishegeye habalaha yeye hesetnin eye quseseye

    • @mohamedhersiashkir2126
      @mohamedhersiashkir2126 4 ปีที่แล้ว

      Anaa aqaan waana sxbky maxaan kaa gaarsiiyaa ?

    • @haashisky103
      @haashisky103 4 ปีที่แล้ว

      Landhre Waa anigii South Africa ku joga Wadna mahdsanthy

  • @arorabanji3476
    @arorabanji3476 5 ปีที่แล้ว +1

    Kan meshan kubarkiblahaa wadili lahaa ninka nagtas furay asagaba wa garoup

  • @waayelkajaqafsada7214
    @waayelkajaqafsada7214 5 ปีที่แล้ว +3

    Af dheere doqon aha garooob cid gaarte ma lahe ado kalana xumeyay

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 5 ปีที่แล้ว +1

    Garoob faiido badan maleh.

  • @ibarahimhasan6875
    @ibarahimhasan6875 5 ปีที่แล้ว

    malaha ada xishona dumarka cayna yaahuu nacasyahu garib rasulka nnkh uduceye

  • @mowlidfarah3238
    @mowlidfarah3238 7 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waaan kahelay Miraha heesta but i against totally in wax laka sheeko hablaheyna

  • @salimdin5997
    @salimdin5997 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaila arki Kaan inteey xaskisa sofurtaay

  • @seynababdi188
    @seynababdi188 6 ปีที่แล้ว

    NIMANKA NAAGAHA LA FICILTIMA HEESIHII AY MIRQAANKA KU SAMEEYEEN MIYAA HEES KA DHAHAA? NIN LA SOO XOORAY OO GARAABO DISHAY BAA HEESTAN OO KALE HEESA

  • @queencasho775
    @queencasho775 10 หลายเดือนก่อน

    Gabaroba ma kurabatohee adile tashu kkkkkkkkk

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน

    👊👊👊👊👊👊👊👊👊

  • @hamsekahin5816
    @hamsekahin5816 6 ปีที่แล้ว

    Garoob waxa looga jeeda carmal naag meher hore somartay
    Sidaa u fahmay

  • @dhaqanehaji308
    @dhaqanehaji308 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimankan caaytamayo garoobyo miya sariiraha u saaran😁

    • @Nac476
      @Nac476 4 หลายเดือนก่อน

      Waa qaniisman duliyaasha

  • @istarabuukar3004
    @istarabuukar3004 4 ปีที่แล้ว

    Ufoo garoob dankamale adi ee mais eektay sidaa utashto qaabdaro

  • @axmedcali6915
    @axmedcali6915 7 ปีที่แล้ว

    kolay gabdho badan ayaa ka xanaaqay lkn waxaan filyaa mida ka xanaaqsan iyada ayaaba garoob ah dulqaata ayaan idin dhihi lhaa

    • @romaitaly7304
      @romaitaly7304 7 ปีที่แล้ว

      Axmed Cali garoob ceeb ma ahan waayo calaf waa dhamaadaa ceeb ma ahan taasiye lkn maxaa loogu gafayaa biri mageydada

  • @fattahabdalla8268
    @fattahabdalla8268 4 ปีที่แล้ว

    Kan doqn wayo wlhi gabdhaha lafadhiyo xataa niyad malahan kwrn tak duli xun

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว

    Hadan rag nahey heesta waankugu diidney Garaabta maay gaysan qaldaka kaligeed labada qof mid baa qaldan waliba hadany nahey raga somalida 99 % inagaa rag aan dumarkooda dhaqan aqoon iyo caruurtooda nin ba naag furyaa caruuttadan wuufurya hablahaheena waa dahab garoob iyo gabar ahaanbaa

  • @kaarladeeq835
    @kaarladeeq835 6 ปีที่แล้ว +2

    hhhh war wiilku waa gob lama kala xanaaqaan miyaad iloowdeen wada kuqulqul walaalahey sabar lahaada

  • @seynababdi188
    @seynababdi188 6 ปีที่แล้ว

    DADKAN WAX MURTI AH OO AY HAYAAN MA JIRTO. SUUGAANTA WAA WAX MUGWEYN KU FADHIYA EE KUMA TIMAADO NIN NAAG GAROOBA KA SHEEKEEYA IYO QOF IYO DAD IWM MURTIDU WAA DHAMBAAL SOCDA OO MASKAX LAGU DAJIYEY. EREYO LA ISKU TOOSTOOSIYEY MA'AHA HEES

  • @amaalcumar2679
    @amaalcumar2679 5 ปีที่แล้ว

    masha allah

    • @mohameddheere7998
      @mohameddheere7998 5 ปีที่แล้ว

      Garoobaakan janee
      Gareys kiyo gambada dhigey
      Gaariyaal laraaciyo
      Guuruhuna u dheeryahay
      Gurigaaga yey gubin

    • @mohameddheere7998
      @mohameddheere7998 5 ปีที่แล้ว

      Aawey gaaridii dumar
      Geel wana iyo qori
      Gamaan lagala bixijirey
      Goombaarta naagood
      Gabtey reerahoodii
      Garbasaarti aan wadan
      Gaariyaasha raacdaa.
      Gayiga weyka buuxaan
      Waliba wey is guufaan
      Kibir giirka kiciyaan
      ------------------------------
      Garoobada haguursan
      Naftetday kumaan oran
      Nin bay soo guraysoo
      Gurigiisa dumisaye
      Adna yey ku goosan

    • @mohameddheere7998
      @mohameddheere7998 5 ปีที่แล้ว

      Dumarka madaxuma ee waa kuwa
      Dhaqanka xun diinka
      Kategey
      Garoobaha kuwawanagsan
      Kuma jiraan
      Ee dinta ku dhaqma
      #kuwa baabuurka fuushan marla arko ama bush ama hotel ama ama guri nin ajnabiya
      On qabin kuma jiraan
      Garoobada wanagsan
      Kujiran

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 ปีที่แล้ว

    gabadh garooba dhulka ladhacday markaasuu cadho bururayaa af qude qumayo ku qaaday

  • @munaabdi7843
    @munaabdi7843 3 ปีที่แล้ว

    Haday ku diiday guumaysow ma kharaarin hableheenu waa gobe garka qabo garoobada gabar iska daaye anoo garoob ah xitaa kuma ha waysteen

  • @fadhimohamed1112
    @fadhimohamed1112 5 ปีที่แล้ว +3

    Man shallah wallkey Mohamed sky nooolow ❤❤❤🇺🇸

  • @abdikarimali5482
    @abdikarimali5482 5 ปีที่แล้ว

    Run badanaa

  • @farxiyamaxamud1898
    @farxiyamaxamud1898 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh wale kan wax cilku dheradey ayu uegyahay

  • @sahrocabdulahi4452
    @sahrocabdulahi4452 5 ปีที่แล้ว +3

    Garoob ilaahay baa sharfay

  • @maherbarka4115
    @maherbarka4115 6 ปีที่แล้ว

    war kanii cod dagan buu lrtahay xagaaygaa waa okiy wad gudibtay hobaladi wabari bubaa codka uga egyahay

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 7 ปีที่แล้ว

    heesaha.latiriyo..iyo.hoga.tusaaleyn.hoyo.laguma.caaye.bal.hingada.soobaro..mase.habar.amxariyo..hoykalaad.udhalatay..hoosgelisna.weeyaan..inta.hoya.caydiyo.heesaha.hasoo.gelin.hagardamo.halkiyo.hoyana.hasoo.gelin.war.anad.hoyo.hiifteda.aad.baran..habhablenta.iskadaa.

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanku Wax jira ayuu ka heesaya. Good job.

    • @istaahilkaltuumo9292
      @istaahilkaltuumo9292 5 ปีที่แล้ว

      Basha Basha kkkkk Wax Jiro Ma sheegin Maanso Waaye Wuxu

  • @curuboadan6377
    @curuboadan6377 7 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh kaan sidaan ayuu magac ku radina iyo abwn kuma fankibey dhakada ka wasen ku wani

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 7 ปีที่แล้ว

    wax waalan

    • @osmanali8287
      @osmanali8287 3 ปีที่แล้ว

      Ragow garoob haliska ogada waxii ay gurigeda kudumisay bay qabtaa

  • @malakoslo
    @malakoslo 6 ปีที่แล้ว +2

    xoolo ilaahay isaga kuwa wareesanaayo oo dhageesanayo lablabadiisa ka drn 😟😟😟😟

    • @farahshallow
      @farahshallow 5 ปีที่แล้ว

      malag Oslo ma garob ayaa tahay adigu hinaasu badnidaaa

  • @salahoosman3911
    @salahoosman3911 4 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @ifrahabdi8063
    @ifrahabdi8063 7 ปีที่แล้ว +3

    kan suuqa naga xira dhub dheh

    • @soomaaliweyn7600
      @soomaaliweyn7600 6 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah Abdi hhhhhh iska adkeysa rag aan dhageysan heestaan ayd heli doontaane

    • @qaliqurux3610
      @qaliqurux3610 5 ปีที่แล้ว

      Aman sodila nin kan hhhhh

  • @iqlaasdayib6745
    @iqlaasdayib6745 7 ปีที่แล้ว

    waryaa maxay kugu falayaan garobadu ayagaba duceysan rasulki u duceyey waxyahow wajiga qalfofka leh uf gabdhahs sharaftoda ha noga ciyarin ragu ka yeli mayan ka caqli badan doqonow

  • @nageeyeofficial9121
    @nageeyeofficial9121 4 ปีที่แล้ว

    Naga barejey sxb ciyarta 1-1 ka dhig

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 7 ปีที่แล้ว +1

    garoob.wiilkey.dhashiyo.gafka.aad.gudbinayso.gardarada.ku.hadalkiyo.geerarka.masada.gaf.ayoow.ka.galayaa.gabgabtada.waran.bas.dadku.wada.gareefen.gardaroole.baad.tahay.oon.gu.iyo.baar.garan

  • @sahroxuseen3464
    @sahroxuseen3464 4 ปีที่แล้ว

    Yuu

  • @nasteexonasteexo426
    @nasteexonasteexo426 6 ปีที่แล้ว

    bax waryaa

  • @abdijamamuse5342
    @abdijamamuse5342 6 ปีที่แล้ว +2

    HEESAHA DAWLIGA AH

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh abti meel khaldan bay la martay heestu miiskinka bal hadaba wakaase ya idin kala gar qaadi dumarkii 😂😂😂😂😂saw diga ku laydhiyey maaha cilàjow

  • @abdikadirhassan175
    @abdikadirhassan175 6 ปีที่แล้ว +2

    I never seduced divorced or garoob..
    I knew they good but I dislike them ..I thought the are problematic......

    • @ahmedmumin2403
      @ahmedmumin2403 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk. problemka ma ahan iyaga. masaakiinta anagaa ka dhigbay garoob and left alll the hard work and the problems you mentioned ka dibna later in life say maashaa allah my son's and daughters graduated thanks to their mom's. the best of us are those who pays their child support! God help single mothers. at the same token I wouldn't want to marry a single mother if I have a choice the reason being i as a single father left my kids I wouldn't want to raise another man's children. allow sahal amuuraha. although I have a big respect for my ex raising my children without a father that take them to school help them with their home work. most single mothers are like that good mothers just didn't get their ideal husband. illaahay ha sahlo anaguna maadaamaan caruur korinaynin it's easy inaan garoob wax ka sheegno.