Heesta Soo Dhowow Ducaaloow-Hees Cusub oo Loo Qaaday Halyeyga Soomaliyeed -Aden Barre Ducaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Heesta Soo Dhowow Ducaaloow,
    Waa Hees Cusub oo Loo Qaaday Halyeeyga
    Soomaaliyeed -Aden Barre Ducaale,
    Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka
    Dalka Kenya - ahna Xildhibaan
    Laga Soo doortay Garissa township
    .........................................................
    Eryadi - M A Oorshe
    Laxankii - Iskalaaji
    Codadaka - Ilka Case & Umulkheyr
    Music - A Naaji ..
    Camera By Somali Tv MN
    ............................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia

ความคิดเห็น • 78

  • @fadumaabdi4284
    @fadumaabdi4284 8 ปีที่แล้ว +22

    Dadkan ogadeenka kuhayo maxa kagaley arin ogaden hesta waa hees somaliyed ee qabyalada nagadaya anaga qabyalad manaqane subxanalahiye we love all muslims en somali pple

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim9469 4 ปีที่แล้ว +7

    ogadeen waa Somalida xalassha ah we love you ogadeen from baydhabo

  • @mohamedyussuf1790
    @mohamedyussuf1790 2 หลายเดือนก่อน

    Welcome back Duale our somali hero of kenya 🇰🇪 kanaxoow nafta waa cadiwgaaga ukun jabtay RABI hayeelo idim ALLE amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin,duale dibadaa loojiraa doolar iyo xiniinyo rag ku difaaca baanu nahay viva Somalians wherever you are 🇸🇴🇰🇪🇸🇴🇰🇪🇸🇴🇰🇪✌️

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 6 ปีที่แล้ว +5

    masha allah gabadhan quruley aha wiil hadan dhalilaha wan ku darsan lahay

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 6 ปีที่แล้ว +4

    who still watching dis song in 2018 duale songa mbelee dt MAN of action❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaabdi4284
    @fadumaabdi4284 8 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Dualle ilaahey hanokaadesto waana kujeclnahay codkena adhiga leh

  • @queenofogedenia460
    @queenofogedenia460 8 ปีที่แล้ว +5

    Woooow Manshallah i misssss kenya caday

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 7 ปีที่แล้ว +5

    manshalah guul,guul garissa cadey,guul Adan bare long life walalo macaan, you are our leader

    • @peterata7664
      @peterata7664 7 ปีที่แล้ว

      amiin the king if grsa cdy duale guul

  • @fathishukri1454
    @fathishukri1454 9 ปีที่แล้ว +4

    wwwwwwwwww dulcal gasi somaliyed maxy yihin waxn qabilka kuwasha ogedan ilahay ba badayay alx

  • @foziadeqow5578
    @foziadeqow5578 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend duale❤❤❤❤❤🇰🇪🇰🇪🇰🇪❤❤❤

  • @xareedmahamed4602
    @xareedmahamed4602 7 ปีที่แล้ว +11

    inta xanuusan allaha caafiyo
    inta kaale Ogaden baad Ku haysaane soo dad soomali
    soomalinimadana cidna martid oogama nihin
    wixii cuqdadaysan allaha caafiyo ilahay baa wax caafiye

  • @najmocaamircaamir9862
    @najmocaamircaamir9862 8 ปีที่แล้ว +4

    a real man of the land after Madobe ur da next man of jubbaland Duale live long adeer

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 7 ปีที่แล้ว

      Najmo Caamir Caamir next man hahaha ahmed ogaden is going back to ethiopian to his home land ogaden are gonna live kismayo u don't belong in jubaland

    • @dekaalihassanali6030
      @dekaalihassanali6030 ปีที่แล้ว

      @@dblockforlife2044soomaali is a ogaadeen the rest is make up

  • @osmanyussuf547
    @osmanyussuf547 9 ปีที่แล้ว +6

    he's national leader

  • @swtsokorey4752
    @swtsokorey4752 8 ปีที่แล้ว +4

    Duale man of the pple long lyf brother

  • @maryansheikhruuun8118
    @maryansheikhruuun8118 8 ปีที่แล้ว +23

    The fst Majority leader in Kenya He made a history in Kenya He s A man with vision he dont just he acts towards his dream he developed Gsa to the best in Nothern Kenya so stop abusing Dualle nd Ogaden yu cant reach them a true leader with skills Doorta Bare Duale action speaks louder than Words

  • @yussufaden9877
    @yussufaden9877 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤Asc i love blood nature Somali and important brother cs Duale i love you so much (********)✅💯✍️🖤❤☝️💜

  • @abshirahassan4088
    @abshirahassan4088 7 ปีที่แล้ว +3

    waaaw viva dualle inaadeeer

  • @waaxidaakhit6928
    @waaxidaakhit6928 8 ปีที่แล้ว +2

    somalidii way udhamaatay ilaahay ayay leeyihiin

  • @abdifatah1475
    @abdifatah1475 9 ปีที่แล้ว +2

    heestan musikeeda way diyarsantahay SWEDEN in la ii keeno ayaan ku fiicnaanlahaa

  • @shukriqalanjo9861
    @shukriqalanjo9861 8 ปีที่แล้ว +9

    geeesigeni wacna ducaalow kujecliyaaaaaa hunow....ina tahy ogaden sual yaakaqabo ogaden ninki neceb waxbo idhin kagamabaahnin

  • @abdulkarimmahmud9642
    @abdulkarimmahmud9642 8 ปีที่แล้ว +1

    yaasalaam hesti somalidu mamogna ducaalow wa hes laladhaco

  • @najmaayaansomaliahanoolaat7049
    @najmaayaansomaliahanoolaat7049 9 ปีที่แล้ว +1

    wwww mashaa alllh hees macan iga dhah wayasha keyse hassan horta qabiil meesha maayalo mid kale ogaden qabiil ma ahn ee wa qaran wana dowlada africa ugu baladhan alllow no daa isha baxarka ddsi and jubland somalida kenya umadda walalo ah oo is jecel

    • @noormohamed5791
      @noormohamed5791 9 ปีที่แล้ว

      wad mahadsante ina adher

    • @Adnaan98-ONIIL
      @Adnaan98-ONIIL 8 ปีที่แล้ว +1

      Ogaden Waa Kurdish calaaan Somali umaa jadiii. Waa wadaa mushaar radiis

  • @bisharomohamed6497
    @bisharomohamed6497 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 8 ปีที่แล้ว +2

    waaw hees qasaartaay iga dheh wax aan amaan lahaynba waa layska amaani

  • @buratownshipmediachannel8815
    @buratownshipmediachannel8815 6 ปีที่แล้ว +1

    Thrilling !

  • @SadamAbdi-s5h
    @SadamAbdi-s5h 8 วันที่ผ่านมา

    Still watching in 2024

  • @rahmabare3644
    @rahmabare3644 7 ปีที่แล้ว +1

    Hon duale toshaaaaaaaaaaaaaa

  • @fadimaabdi3629
    @fadimaabdi3629 8 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaha madax sare Waaaaw Mansha allaha

  • @mohameddaud2532
    @mohameddaud2532 8 ปีที่แล้ว +1

    good one indeed

  • @mahbissulup4234
    @mahbissulup4234 5 ปีที่แล้ว +1

    💘

  • @rumiasabdirahman3224
    @rumiasabdirahman3224 9 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw mansha slaah

  • @nasraali7876
    @nasraali7876 5 ปีที่แล้ว +1

    long life

  • @ragehchannel8743
    @ragehchannel8743 8 ปีที่แล้ว

    Ala. somalidu xumaa. Horta cadawgiinu waayo

  • @sirineps2873
    @sirineps2873 5 ปีที่แล้ว +1

    👌🏼😍😍😍👏👏👏👏

  • @ibnukhalifa3110
    @ibnukhalifa3110 9 ปีที่แล้ว +1

    ducale wa duceysan yahay dadkisa ayu an facay

  • @prabhjeetkaur1534
    @prabhjeetkaur1534 8 ปีที่แล้ว +3

    waysha ogaadeenku muu kuwasay?

    • @fatumaaden5319
      @fatumaaden5319 7 ปีที่แล้ว

      kakaka ceb ina ader hakudhihin waxas dadka .. understanding is vital element katika maish ya watu and atitude can depend in life everyone has views.someone like fatuma abdi cuqdad nafsi aya heysa haku yaabin hana caynin tel her welcome.

  • @bujamohamed5276
    @bujamohamed5276 7 ปีที่แล้ว

    tolow goormaan calanka kenya iyo ka itoobiya ku kaajidona lika inta guusha soomalida jecel 😍😍😍😍😍😍

  • @xumanladirirka8662
    @xumanladirirka8662 6 ปีที่แล้ว +1

    Calan aay laheen ayee korr u luxayaan wlhi kuwan waa somali isku sheeg magaca iyo luqadena somaliyeed ayee mell uka dhaceen

  • @abushwalad853
    @abushwalad853 9 ปีที่แล้ว

    Nice song

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 6 ปีที่แล้ว +1

    Walendo wanaleta ukabila Kenya.
    Ducale is Kenyan.period.

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 3 ปีที่แล้ว +2

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @maryanjimale9241
    @maryanjimale9241 8 ปีที่แล้ว +1

    De did nothing to us, don't say garisa nd balan bala he is zero percent

  • @bishaaroabdi7926
    @bishaaroabdi7926 8 ปีที่แล้ว +1

    kk

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 8 ปีที่แล้ว +2

    deegankaba sidoo kale jidad baa usamay soo u siraaday ladh,aan subax iyo habeen damin inaalilaahi war fanaaniintu been badanaaaaaa kkkkkkk

    • @AbdikhalaQ1
      @AbdikhalaQ1 7 ปีที่แล้ว

      nuraden kahiye
      kaalay garissa arag kadib waxad rabto dheh duale the right leader for his pple

    • @hassanhussein4269
      @hassanhussein4269 7 ปีที่แล้ว

      ak ollow warma ninka intuu ciyaalka lacagta siiyo dhahayo biyaha magaalada ka xidha ayaa dad wax u qabanaya ee magaalada in wax loo qabto ladagaalaya allaa macbuud kan allaw namooti

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 9 ปีที่แล้ว +1

    ogadenkaaa nooc badanaaaaa oo siyaasad xumadaaaaa war nin.kaaan gobal kaa u kaaa soo jedo maxuuu u qabtey? bal.ma shekio kartaaaa ninkan soo galeyo mise magac ahaan un.baad ku raxay saaaaaaa hal wepsetd u u samay xataa miyey jirtaaa? war sidaan.ku dhamaaaa hadii kaleh siyadadaa ragii laha ku soo warejiyaaaa sxb haa baqleysoo

    • @abdifatah1475
      @abdifatah1475 9 ปีที่แล้ว

      weysha
      heesta macneheeda fahan horta OGADEN necayb ayaad cadaabta ku mutaysandoontaaye doqonyohow ogaden lagama hadlayo waa somali oo dhan oo umahadnaqaysa masuulkan ducaale hadad aqoon ulahayn daawo video yada laga duubay ducaale

    • @nasiibwacane6787
      @nasiibwacane6787 8 ปีที่แล้ว

      iisheeg yaa siyaasad yaqaan oo kuwareejiyaa nacas calool wayn
      Zayid abdule hassan

  • @hassanabdi2294
    @hassanabdi2294 8 ปีที่แล้ว

    Attention this is Hassan Nuru. From Mandera currently in Nairobi. my dream is to be a leader.Politician all Somali community I ain't tribalism kindly I look for your support plzzzzz

    • @hassanabdi2294
      @hassanabdi2294 8 ปีที่แล้ว +1

      and remember my role model is Farah maalim other other great somali politicians

    • @hassanabdi2294
      @hassanabdi2294 8 ปีที่แล้ว

      and remember my role model is Farah maalim other other great somali politicians

    • @abshirmohamed5899
      @abshirmohamed5899 8 ปีที่แล้ว

      +hassan abdi cool u have my vote mr nuru

    • @hassanabdi2294
      @hassanabdi2294 8 ปีที่แล้ว

      thanks salman al i will achieve my dream

  • @appreciateyourself3827
    @appreciateyourself3827 9 ปีที่แล้ว

    I would rather welcome honorable Nathief Jama Adam than him he's a tribalism

  • @mohameddaud2532
    @mohameddaud2532 8 ปีที่แล้ว

    good one indeed