Jawabtii heestii garoobada by Mohamed xaashi( o jawab kulul siyay hibo Dagan)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2019
  • Fadlaan subscribe haka ilobiiin wayo waa bilash

ความคิดเห็น • 57

  • @farxiyoxajifarxiyo715
    @farxiyoxajifarxiyo715 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaaskii nabigeena scw waa qadiija ugu horeysey garob ayeey eheed nabiga ne weey garab istagtey wuuna jeclaa caruur ayaa ilaah kasiiye garoob nabigaa uduceyee scw afkaaga uraayo kaleexi xayawaan yahow xaarkadadka leh adigadiid faroob waxhakashegin nacas baatahay

  • @mohamedabshir3468
    @mohamedabshir3468 3 ปีที่แล้ว

    Naag mathy in ey rag so gumaaday waan argnay in bdan

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +2

    Guura ha u raadsan garoobada waa hadal gaf ah qofkii sameyey abwan mahee waa ciyaal suuq garoobaha waxa uduceyey rasulka scw lkn aniga ma ahi lkn in aan odoobo waa waahib wayo gbr baa ahay mana jcli dumarka hadal gaf ku ah

  • @bushraahmed8448
    @bushraahmed8448 5 ปีที่แล้ว +5

    Waaw wa ka helay runti thanks you

  • @user-du3pz3qc3g
    @user-du3pz3qc3g 3 ปีที่แล้ว +1

    Uf uf uffff

  • @abdiasisjama8690
    @abdiasisjama8690 3 ปีที่แล้ว

    Good night huh

  • @xaashisky7350
    @xaashisky7350 5 ปีที่แล้ว +7

    War waa Anigi Heesta Qaday Waxd Ogta Heestan Inyzan Jawab Ahyan E Ayda Lozo Jawabyy Mida Kle Hibo Dagan Cod Ayzan Lahyn Bay Kuzo Heesty ayna La Soco 2017 Ban Qady Heestan

  • @deeqomaxamed8172
    @deeqomaxamed8172 2 ปีที่แล้ว

    Aniga igama gadna garoob taba ga war ayey eheed nin ayaa ha lee yey

  • @xaajimaxamuud7204
    @xaajimaxamuud7204 4 ปีที่แล้ว

    sax wey wallhi jawaabta

  • @saedahmed8004
    @saedahmed8004 ปีที่แล้ว +1

    Edeb laawahaan arag xishoodkii dadnimada gabdhihii ka qaaday xerag iyo xiriir ku xumeeyay guurkoo miyaadan ogeen inuu rasuulkeena suubanaa tilmaan nooga dhigay garoobtoo guursaday Qadiijoo loona sheegay inay tahay umalmuminiin owlaadii rasuulkeen intaan aheen Ibraahiim hooyadoodu tahayee waxaad kalood ogaataa garoob nimadu waa xalaal eeba soo jideeyoo xukun allah madiideey guursadee garoobta ninka doonayoow liibaan aduunyada ee kadaaya eeda

  • @nimcoabdiwali8188
    @nimcoabdiwali8188 4 ปีที่แล้ว +1

    Wasaq ado kale eh war gurka wa calaf wana dhamada

  • @samsammaxamuudcusmaan4082
    @samsammaxamuudcusmaan4082 4 ปีที่แล้ว

    Saxiix

  • @zakariyeisse3780
    @zakariyeisse3780 4 ปีที่แล้ว

    Inaba cadi mahaan

  • @hanimahi6389
    @hanimahi6389 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayada kaliged garoob meey ahane asagi furayne waa garoob 😜🤞

  • @garatinvestmentslimited4320
    @garatinvestmentslimited4320 4 ปีที่แล้ว

    Haa wlhi it's very enjoyable

  • @mayelehechennal1326
    @mayelehechennal1326 5 ปีที่แล้ว +2

    Www I lake you Really Thanks Brother

  • @fadhimohamed1112
    @fadhimohamed1112 5 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco wallkay

  • @naasiridahir2344
    @naasiridahir2344 5 ปีที่แล้ว +6

    Heestaan wey igaa gadantahay anigaa cimaada wan ku turaaay

  • @abdirahman8886
    @abdirahman8886 ปีที่แล้ว

    Adneyay kugosan

  • @engabdiwali1022
    @engabdiwali1022 5 ปีที่แล้ว +1

    My brother thank you very a lot this is is a really

  • @kingnuuribraahim3542
    @kingnuuribraahim3542 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi anaa igu ogtahay zxp

  • @fardowsahassan321
    @fardowsahassan321 4 ปีที่แล้ว

    Athi nolasha Gorob lee gursani

  • @iqradagninamohamed189
    @iqradagninamohamed189 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga lawada heesba faraa iiga taagan sawbtoo ah wiil maskiin ahna waa la dulmiyay gabadh maskiin ahna wala dulmiyay marka garoob inkaarn wey jirtaa wiil inkaaran na wuu jiraa marka saf yaan laga wada marin yaaqa

  • @haawamaxamuud6793
    @haawamaxamuud6793 4 ปีที่แล้ว

    Asigaa guri dumiyay see wax ka yihiin al fanaan ku laabo erayada faar aan u jedaa

  • @saadiadequeensaadia6720
    @saadiadequeensaadia6720 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh war baaa dece wlhi

  • @fatumoabdirahmanabdullahi9551
    @fatumoabdirahmanabdullahi9551 3 ปีที่แล้ว

    Garobada way tucaysan yihiin lkn jwbta saxda ah ayan wadani bakusisay

  • @salmaanibraahin4717
    @salmaanibraahin4717 5 ปีที่แล้ว

    Heestan waan u istaagnay hadan nahay rag

  • @qadraabdulahi3798
    @qadraabdulahi3798 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh waa hees walan runtii Aniga ninna Ma saaraaro qalad naagna sidoo kale ee marwalba wanagaa idinku ogahay walalayaal

    • @munasom1815
      @munasom1815 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂👏👏👏💐

  • @leyloomar6541
    @leyloomar6541 5 ปีที่แล้ว +1

    Yahuu hada kudheshay heesti gabadha hada uso jawabtay ceeb gabadhah ha caynin

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว

    aniga waxan dagersanahat samide hibo dagen wayo ayada aya kuleh

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 5 ปีที่แล้ว

    Qofku ilko dhaadhera oo foolxumaaa Kkkk alla beerka

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhh waxkale

  • @wardaaxmad7517
    @wardaaxmad7517 4 ปีที่แล้ว

    😔😔😔😔😡😡😡😡

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta unecbahay hesaha waraa kan gabr maladhalaninoo

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah horan ugu so cimamaday waiga gadan tahay

  • @yassinabdella9970
    @yassinabdella9970 5 ปีที่แล้ว +4

    waxa laga yaabaa in hooyadiis dhowr mar la furay

    • @ebyansheikh3864
      @ebyansheikh3864 4 ปีที่แล้ว

      Hooyo marna ceeb maleh waxaan waa hees lkn inaa hooyo gaarto maahayn

    • @quruxsaninaaxmed1958
      @quruxsaninaaxmed1958 3 ปีที่แล้ว

      Shekadi hoyo matagno wa dhalin yero qarer hayo aya meshan ku kulmey