Heestii Mucjisada---Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle fadhiga ayey ka kaceen.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Daawo:-heestii ay la qiiroodeen Xasan Sheekh iyo Ismaaciil Cumar Geelle ee fadhiga kasoo kicisay |Heestii Mucjisada

ความคิดเห็น • 68

  • @fahima6186
    @fahima6186 ปีที่แล้ว +18

    OMG MASHA ALLH Wallhi ciyaalkaan waaba muchiso 😢😢😢 codka Allha idiin barakewyo inkastoo somalia aan laidinku ixtiraameeyn waxaan idiin rajeeynayaa in nolol fcn kunoolaataan Insha Allh😢

  • @mohamedosman5893
    @mohamedosman5893 ปีที่แล้ว +7

    Djibouti 🇩🇯 somalia 🇸🇴 🤝🤝🤝❤❤❤❤

  • @husseinaden7255
    @husseinaden7255 ปีที่แล้ว +13

    Dhabtii waa hees dareenkeeda sidato iyo coddad aad u macaan waliba qaadayaan dhalinyaro da'yar oo aad u qurux badan dhabtii waan la dhacay dhankastaba waay ka dhisanyihiin MASHA ALLAH 💖♥❤🙏💓💕

  • @377abdirahman
    @377abdirahman ปีที่แล้ว +11

    Djibouti 🇩🇯🇩🇯 hiiil walal Waan guuleysta mar walba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdallaahmed8104
    @abdallaahmed8104 ปีที่แล้ว +7

    Siduu sanbgub horay u sheegay
    Illeen sinjigaa ma maydhmo
    Illeen sumaddaa ma guurto
    Afkaagu illeen suulo
    Sokeeye illeen ma daalo
    Waa dhab intaasi allow unaxariiso abwaan sangub

  • @halganabdi8643
    @halganabdi8643 ปีที่แล้ว +6

    Qurux bdn calankeygu ❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏👏

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa hees dareen leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gem2144
    @gem2144 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Mashaallah Allaha xafido madaxda somaliyeed
    🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @naasifoodcadde3719
    @naasifoodcadde3719 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees nagu qaali ah🔥🔥🔥👍

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว +6

    Somali heshish ah dunida hehsis La ah walalahed heshis la ah birmade ilahow Noda

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว +4

    Rer mogdish waa gob soomaaliyeed for ever really

  • @olkoomarabdi6765
    @olkoomarabdi6765 ปีที่แล้ว +8

    Soomaaliya iyo jabuuti hiil walaal❤❤❤❤

    • @djhero4836
      @djhero4836 ปีที่แล้ว +2

      Soomalia dunidoo hashish ah insha allah ♥ I love you shanta soomalia guuleyso

  • @axmedcade7
    @axmedcade7 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah mdx cumar geele waa loo kala kiciyay wey naga mudan yhiin reer jbti

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ileen sinji maguuro soomalinmo marka laga soo gudbo jabuuti iyo soomalia waa dad isku dhiig ah iririsamaalnimo wadagaan ❤

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว +1

    Thanks jabuuti wlhi i 💘 you

  • @nimco6594
    @nimco6594 ปีที่แล้ว +2

    Mnshaallh ❤️🥰❤️🥰👌

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 ปีที่แล้ว +2

    Dareenka ikcayi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 8 หลายเดือนก่อน

    Ileen sanjigeen ma guuro somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🥰🇩🇯

  • @AsadAliKhanKhanPapa
    @AsadAliKhanKhanPapa ปีที่แล้ว +1

    hadii Ay Guumeystayaashi xuduudo noo Kala sameeyeen Ha ogadeen Wali inay isku furan yihiin xuduudaha Qalbiyadeenu Aad iyo Aad Ayaan idin jeclahay walaalahayga soomaaliyeed

  • @SalaadJamac-j4s
    @SalaadJamac-j4s 7 หลายเดือนก่อน

    masha allaah

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 ปีที่แล้ว +11

    Soomaaliya iyo Jabuuti cadawgiina hajabo.

    • @somalia2730
      @somalia2730 ปีที่แล้ว +1

      Anigu waxaana uu arka ragga dadkooda ka naceyna xaalka adaga ayaa ku jiraa airport kaliya diyaar laga xiraya Iyo isku socoda magaalda la xiraya

  • @bilaalaxmed3981
    @bilaalaxmed3981 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaha

  • @fatumamohd7708
    @fatumamohd7708 ปีที่แล้ว +3

    M.a wlltinimadho wax kawen malaxo runti🥰🥰

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว +1

    Heestan abwaankii sameeyay habeenkii uu miraheeda samaynaayay waan agfadhiyay Hargeisa baan fadhinay guri ku yaal anakoo mirqaamayna waa hees earyo macaan ku jiraan

  • @amiira20
    @amiira20 ปีที่แล้ว +2

    Somalinimo❤❤❤❤

  • @mohamedbarre4072
    @mohamedbarre4072 ปีที่แล้ว +4

    Hees dareen leh wye 2012 la qaaday qeybti hore midan waa qeybti 2aad

    • @HasanKaffi
      @HasanKaffi 7 หลายเดือนก่อน

      Yaqaday wllo😊

  • @Joogteyn
    @Joogteyn ปีที่แล้ว +2

    Alsalaamu caleykum walaalaheygi samaayow❤❤💞

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS ปีที่แล้ว +2

    Siduu singub Horay usheegay.. ilahey ha u naxariisto.

  • @abdullahiahmed6742
    @abdullahiahmed6742 ปีที่แล้ว +3

    Waaw gulayso gulayso cismacil cumar gele

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamzeolaad9398
    @hamzeolaad9398 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees qiiro leh oo qalbigiyo quluubta gilgilaysay

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +2

    BILILIQO 😂HEESTAN 😂WAXAA LAHAA🎉(ALLAH YARHAM )MAXAMUUD CABDILAAHI SANGUB🙏🙏(RABBI ) JANNATUL FIRDOUZ, haka waraabiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 ปีที่แล้ว +2

      AUN Abwaan Sangub ma alifin heesta yaa ku yidhi? Teeda kale ma mareeykan buu ahaa isagu?

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 ปีที่แล้ว

      War adigu ma doqon baatahay mise heesta madhegeeysan inkabadan 8 Mar ayaa magaca sangub lagu xusay heesta ogaden matihihid waayo dhaqanlaa malejh waxaad tahay majeerteen

  • @yonissayid6073
    @yonissayid6073 ปีที่แล้ว

    Erayadii Abwan maxamuud cabdulhi ciise singub AUN

  • @mascuudyasiin7004
    @mascuudyasiin7004 ปีที่แล้ว +6

    Somalia 🇸🇴❤️

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 ปีที่แล้ว +1

    Somalia 🇸🇴🔥🔥

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h ปีที่แล้ว +2

    Lkn heesta koobi miya 10 Sano kahor xasan sheekh looqaday fanaaninta jabuuti ayaa uqaaden

  • @umkhalil-r4k
    @umkhalil-r4k 10 หลายเดือนก่อน

    Amiiiin yaa rab 😊😅🎉

  • @siinaaytravelagency3938
    @siinaaytravelagency3938 ปีที่แล้ว +3

    Hiil walal
    Hiil qaran
    Guuleysta walalayaal wanagsanyaal
    Ul iyo Merax beynu nahay
    Sxb iyo sokeeye beeynu nahay

  • @hawaelmi9203
    @hawaelmi9203 ปีที่แล้ว +4

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉❤🎉

  • @umkhalil-r4k
    @umkhalil-r4k 10 หลายเดือนก่อน

    Gusha 5 ❤alxamdulilah ❤somal so lis 😊

  • @kagawash2074
    @kagawash2074 ปีที่แล้ว +1

    30/12/2022

  • @farxiyomuqtaar7192
    @farxiyomuqtaar7192 ปีที่แล้ว

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @sacdiyadagan4697
    @sacdiyadagan4697 ปีที่แล้ว +3

    Cadimahan

  • @zaimahassan1183
    @zaimahassan1183 10 หลายเดือนก่อน

    Walaalkey samadow ku seexo inaan ku ahay 🤗🥰.

  • @nasranuur1657
    @nasranuur1657 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alaah

  • @JanaraalBuudi
    @JanaraalBuudi ปีที่แล้ว

    xasan safar ha dhaco

  • @suldaankadadka5769
    @suldaankadadka5769 ปีที่แล้ว

    Heesta kooraskeeda ayaa wax kale ah inta kale waa is hadal uun

  • @nuor6085
    @nuor6085 ปีที่แล้ว +1

    Somaalinimo

  • @MBOsman
    @MBOsman ปีที่แล้ว +1

    Hahahaha Assalaam calaykum walaalaheen irirsamaalow aah?
    Oo illeyn meesha ceeb baa ka dhacday. Ileen waxa dadku social media ka wadaan waa dhab, oo waxaa la sameeyey qabiil irirsamaale la yidhaahdo, oo madaxii Soomaaliya iyo kii Jabuurtiba si badheedh ah isugu heeseen.

    • @wanaagsa
      @wanaagsa 3 หลายเดือนก่อน

      IrirSamaale wax la sameeyay ma ahane waa Abtirsiin jirta yaa jaahil.

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว

    Walaalkay samawadow ku seexo inan ku ahay! Cajiib

  • @umkhalil-r4k
    @umkhalil-r4k 10 หลายเดือนก่อน

    😂❤❤❤❤❤❤🎉😊

  • @codayaadam1280
    @codayaadam1280 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaankii sameyey ii sheeg cidii iga danbaysaa

  • @ciiloowkulmiye6481
    @ciiloowkulmiye6481 ปีที่แล้ว +1

    Sami ismail cumar gelle

  • @HaldorCali
    @HaldorCali หลายเดือนก่อน

    Wll hey rer jabiti🫡♥️

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r ปีที่แล้ว

    😂😂😂samaale kulahaa filimkii suufiyada cml ayuu ahaa samaale oromo ayaa u weyn kulahaa 😂😂😂 dad wareersan waaye umadaan mar carab

  • @omeryare
    @omeryare ปีที่แล้ว

    Omar yard