SHUKRI SINDIKO | GAROOB | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
    ERAYADII: MAHAD FAYTE
    LAXANKII: LIIBAAN DOOR
    CODKII: SHUKRI SINDIKO
    MUSIC BY: ABDIWAHAB ANTAR NAAJI
    VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
    CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    EDITED BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

ความคิดเห็น • 263

  • @مريممحمدحسن-ض3ش
    @مريممحمدحسن-ض3ش 3 ปีที่แล้ว +79

    Hadaa nahay garoobada hees iyo badh fankii oo qof ah Thanks Shukri sidiko 👑💪🥰

    • @jaanuujikar79
      @jaanuujikar79 3 ปีที่แล้ว

      👩‍❤️‍👩😍

    • @saphiaracheid7842
      @saphiaracheid7842 2 ปีที่แล้ว

      hh so maha sidan ujeclahy hestan aniga iyi sxipaday 😂

  • @rahmamohamed-yj6lg
    @rahmamohamed-yj6lg 3 ปีที่แล้ว +65

    Yes yes yes 👏👏👏👏 Garoob Maaha ceeeeeeeeeb❤️ Tank you sister so much 🌹💃💃💃💃💃💃🇳🇴🇩🇯

    • @ahmett_nunurshe4876
      @ahmett_nunurshe4876 3 ปีที่แล้ว +1

      🤤🤤🤤👑👑I am searching garoob🥺

    • @rahmamohamed-yj6lg
      @rahmamohamed-yj6lg 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmett_nunurshe4876 Inaabti ☎️📞ME 😏😎

    • @ahmett_nunurshe4876
      @ahmett_nunurshe4876 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmamohamed-yj6lg diiyar isoogaboh xabibti mcney

  • @mawaahmed4730
    @mawaahmed4730 3 ปีที่แล้ว +12

    Wixii garoop ahi haisoo raacaan hiilbaanu helnee giligilo gabar yahay garowso gafkii kugu dhacy ka meyro garoopnimadu maha ceebe💪💪💃💃💃💃💃❤❤❤👩‍👦👩‍👦👩‍👦👩‍👦

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 5 หลายเดือนก่อน +3

    Naaga garoob ahayn heestaan ma dhageesan kartaa 😂😂 viva hablaha somaliyed guuleysta ❤

  • @nafisonaftauroon65
    @nafisonaftauroon65 3 ปีที่แล้ว +92

    garoob nimada Maahaa Ceebe Viva our queens ❤️❤👸🙏

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 3 ปีที่แล้ว +48

    Masha Allaah, abaayo waa sax Ceeb ma ahan garoob kii la fahmi waayaba Laad ayaa la raaciyaa ,gabdho badan ayaa silic ku nool ninkana Rafaadinaayo furiina ceeb mooda Aqli xumo viva garoob ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 3 ปีที่แล้ว +3

      Waaw sax walaashay anagaa kunool garoobnimo waxaan heysanaa xoriyad garobnimadu maaha ceeeb

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq Abayo mcn garoobnimadu maaha ceeb abuse iyo in madax lagaa dilo oo aad stress ku noolaato graroobnimadaa dhaanto Walaahi farxad baan ku noolahay single mother ayaan ahay waana ku faraxsanahay AlhamduLillaah siac ha ku noolaanina

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 3 ปีที่แล้ว +3

      Anigu weli man gursan lakin waxa jira hablo gumisi ku nol cebna mudya Calmarka waxa uducryi nebi maxhamed wcs wcs wcs calmarka

    • @simanshiiraarxuseen7695
      @simanshiiraarxuseen7695 3 ปีที่แล้ว +1

      Viva single mother ❤❤

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว

      @@marwaqalanjo4902 Abayo mcn waa siduu qof ku iska dhigo ha cabsan guurso huuno balse waligaa gumeysi ha yeelin hana u dulqaadan waa run gabdho badan ayaa silic ku nool oo ceeb moodo Carmalka

  • @aishahussein2072
    @aishahussein2072 3 ปีที่แล้ว +35

    I’m 23 year old single mom ❤️ Hooyo jannadi allaha geeyo 🥰

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabii habo mcn be proud your self insha Alah one day u will get the best husband

    • @aishahussein2072
      @aishahussein2072 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shukrihussein1043 soo nice of you habo🥰 hopefully habo macan and thank you ❤️

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aishahussein2072 you’re welcome Hooyo thanks I have one girl I loved every somali girls just like my daughters ❤️❤️❤️

    • @Jiulize
      @Jiulize 2 ปีที่แล้ว +1

      Massive respect to you and to all single mothers out there 🤗🤗🤗

    • @ummudaaim3788
      @ummudaaim3788 2 ปีที่แล้ว +3

      MashaAllah naag nool walahi...youre better than the women who stay in broken marriages in the name of society...youll get your match macaney..am also 23 with one child and a single mom👸🏽🫂❤️love u!

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 3 ปีที่แล้ว +69

    Viva single mother 🥰

  • @cawodhalad4550
    @cawodhalad4550 3 ปีที่แล้ว +25

    Viva garoob inta garoob ah like

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +26

    Garobtuba ma xumee doqon baa helay👸🥰

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 2 ปีที่แล้ว +9

    markay sobaxday hestan wan kahelay ano marwo ah manta oon single mom ahay wan ddhegaysanayaa yaa ilamid ah🥹

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 3 ปีที่แล้ว +17

    Gil gilo gabadhayahy garowso
    Gafkii kugu dhacay ka maydho
    Garoobnimadu maaha ceeb e. ❤👏💯

    • @YPLAGGY123
      @YPLAGGY123 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wa sidaaa

  • @sm.5191
    @sm.5191 2 ปีที่แล้ว +7

    garoob nimo waa gesinimo mahan ceeb kuwa ka baqa raag aygo is fahmeyn aay ka xuun ♥️👍🏽🥰🤣🤣🤣

  • @umuamiira5427
    @umuamiira5427 3 ปีที่แล้ว +10

    Walee been ma ahan marbuu guur sharaf lahaa
    Gayan is xushmayna iyo garsor xeer laha ❤️✊
    Imika wax guur la dhaho ma jiro %95 waa negatieve 🥵

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว +7

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 shukri is back waa runtaa garoob nimo ceeb ma
    Ahan ereyada waa macquul run ah Thanks qali boorka ayad naga soo jafte

  • @amiira5382
    @amiira5382 ปีที่แล้ว +2

    Garoobnimadu maaha ceebe 😂✌🏼

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa markii habluhu sharafta iyo asturnaan iyo edebta lahaayeen ee Allaah hana asturo.

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 3 ปีที่แล้ว +10

    sandiko +abdwahab antar naji+libaan studio another level
    from hoygii fanka hargeisa somaliland🥰

  • @wafaaqalanjoskincare406
    @wafaaqalanjoskincare406 2 ปีที่แล้ว +12

    Inlove with her voice 💗😍

  • @haniaden7901
    @haniaden7901 3 ปีที่แล้ว +2

    I’m garoob. But I don’t like it is horrible life . inshallah I wish to end this bad life , hopefully I found a Somali man who we understand each other.

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว +3

    Heetan waa ineey hal milyan gaarta like tana 10k see waye awe garoobadii queens ka aha

  • @NaftaNafisa-cm2yh
    @NaftaNafisa-cm2yh 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hada dhageysanoysaaa manta liifuray

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed9578 3 ปีที่แล้ว +20

    Waligeey hees like ma saarin lkn tan waan saaray because wax macquul ah beey ka hadleeysaa ragii inteey gabdhahii dhaqan waayeen oo garoobo ka dhigeen beey hadana ku caaynayaan oo isagii gabarta furay oo garoob ka dhigay buu leeyahay naag garoob ah ma rabo gabar baan rabaa oo muxuu tii garoob uga dhigay haduusan isaga gsroob kale guursaneynin

  • @suleqaqalbi7232
    @suleqaqalbi7232 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka meyray garoobnimadu maaha ceeb mahsanid habo❤😊

  • @s.mlyricmusic5142
    @s.mlyricmusic5142 3 ปีที่แล้ว +10

    Musiga Cadi Ma Ahan 🎹🎸🙌
    Abdiwahab in the house 🇸🇴🔝

  • @nermin8687
    @nermin8687 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax thanks abaayo jaahiliinta dhageysta heestan garoob yaaheli kara nasiib ayu leyahay ninka garoob hela

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 ปีที่แล้ว +3

    Garoobnimo maaha ceeb Excellenc ku soco💯💯💯👌👌👌👌

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 3 ปีที่แล้ว +4

    Another hit by the one and only Shukri Sindiko Nolow inadeer

  • @quruxabdi8465
    @quruxabdi8465 3 ปีที่แล้ว +4

    Gilgilo gabadhyahay garowso gafkii kugu dhacay ka meydho garobnimo garobnimadu maaha ceeebe ❤🥰🥰

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesti shukri sindiko iyo garomnimadu maha ceb wasax waa runtet ma ahaa ceb yas 👍💯

  • @balasidani942
    @balasidani942 3 ปีที่แล้ว +2

    Garoobnimo maha Ceeb lkn marka hore qofka ka fiirso qof kuu qalma inuu yahay ama aad wada joogi kartaan inuu yahay qofku

  • @cadeey4502
    @cadeey4502 3 ปีที่แล้ว +9

    Naago bdn ayaa madaxa laga tumaa ayago garoobnimo kabaqaayo😂😂😂😂

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof haduu ogalaado in la bahdilo waa labah dilaa waligiis garoob ceeb ma ahan

  • @doolistudio3977
    @doolistudio3977 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabadh weeynaatey garooba ka fiican sax mase qalad jawbta waa dhankiina

    • @rodhahassan1388
      @rodhahassan1388 3 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax

    • @kwar3606
      @kwar3606 3 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
      @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 3 ปีที่แล้ว +1

      😂 Maxay ooga fiican tahay bal ii sharxa ninkaan iyo garoobadan wa saxda kugu haya ma diinta sida tidhi ? Bil cakis diinta gabadha aan la guursan bay qaali ka dhigtay meherkeda marki lo eego carmal inkasto dumarka meherkoda xur u yihiin lakin tan guur so martay iyo taan guur so marin isku si loma mehriyo wa hadii shareecada lagu dhaqmayo ?? miyaanu guurku calaf aheen iyo Alle waxu qoray hadi gabadha la guursan wayo sidu qimaheda u dhici karaa ? miyane gabadh aan la taaban ka qaalisaneen naag lasoo taabtay meherka diinta islamka ?

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 waxaan dhihi lacaa adaa dhameeyay baravo 👏👏👏👏👏

  • @faraxyuusuf6915
    @faraxyuusuf6915 3 ปีที่แล้ว +2

    Carmalka nabiga u duceyey zcw sharaf iyo ciziba way ledahay keliya nacaz iyo cale unpa garan wayey qiimaheda💯❤️✊✊✊👊

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa runteed shukuri sandiko ina aderty dald ah

  • @luulabdulahi7617
    @luulabdulahi7617 3 ปีที่แล้ว +1

    Garoob ka kacaa hee mesha ismujiya 1 Million waye ina garsisan hestan cmon

  • @beelosaajin1070
    @beelosaajin1070 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalam saxiix wlhi mar buu guur sharaf laaha garoob maa ahaa ceeb ahan🥰🥰🙏

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +3

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @ubahosman3916
    @ubahosman3916 2 ปีที่แล้ว +1

    Garoob waa gabadh gesiyada oo diday gumeysi 😏

  • @venomclan6522
    @venomclan6522 3 ปีที่แล้ว +2

    Wey iga ga dan tahay Heesto wooooooooow noolool Sandigo Shugri

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 ปีที่แล้ว +3

    Another level video liiban jama waa layaabay

  • @sihamahmed2338
    @sihamahmed2338 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukri sindeko walal diracan ka hele ii soo dir 😍😍

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Aleyleh gafkii kugu dhacay gabadh yahay ka meyro wixii ku soo maray , garoobnimo ceeb ma aha 👏

  • @mohakoronto4745
    @mohakoronto4745 3 ปีที่แล้ว +10

    Heesta igu shidan sanadka

  • @umamuctazem162
    @umamuctazem162 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahooww minyaro danbe iguma ogid,caku nin xaaas kahoreeysay lahaaay🥲

    • @Qaansoasad8244
      @Qaansoasad8244 2 ปีที่แล้ว

      Anba jab iyo halaag ban kal kulmay abaayo ax intu ti hore darteed I raafadiyey xataa magaceedu igu yaadhaa

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 3 ปีที่แล้ว +2

    Shindiko fanka dadkii lahaa love you huno jiroo jooog ❤👸

  • @fardowsakahiye2172
    @fardowsakahiye2172 3 ปีที่แล้ว +1

    Lina sindiko waa ku wataa horey horey lee kugu ogahay.
    leedha u baneeyaa garoobada
    ✌✌💋💋Garoobnimo ma'aha ceebee❤❤

  • @hgy1293
    @hgy1293 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin garoob majiraa 🥵

    • @quruxabdi8465
      @quruxabdi8465 3 ปีที่แล้ว +3

      Haaaa wuu jiraa waa ninka caruursoo dhalay xaski kala tageen oon wali guursan kkkkkk

    • @hgy1293
      @hgy1293 3 ปีที่แล้ว

      @@quruxabdi8465 ileen nimanka xitaa garoob wey noqdaan 🥵🤣

  • @faizacali4858
    @faizacali4858 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtey ka hadashey wllhi gurki hure aya gur ahay balse hada gur ma jiro 🥰🥰😔😔😔🥰

  • @ayaanali422
    @ayaanali422 3 ปีที่แล้ว +1

    Musiiga ii dillaay shukri wan ku waata fananadeena an jeclah ❤️ heesta🔥

  • @quruxabdi8465
    @quruxabdi8465 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw walaashay runbaad sheegtay garoobnimadu waaa xoriyad ❤❤❤❤❤

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 3 ปีที่แล้ว +6

    Hees waqtigeeda ku imaaday ahaaa maaamii shukri keep going ♥garoob nimo ceeb ma ahan gabdhaheyga😘 🥰💪

  • @Marwadahir23
    @Marwadahir23 3 ปีที่แล้ว

    Shukri gbdh la yidhaa ba waa fariid motivator ah cayayanka buufi
    Lkn waxaas gabdh baan ka ahay iminka😁✋✋✋

  • @mindhige_____4670
    @mindhige_____4670 3 ปีที่แล้ว +5

    Absolutely song absolutely dancing absolutely music absolutely everything thanks maamo shukri 💐💐💐💐💐💖💖💖

  • @xamdaahmed4874
    @xamdaahmed4874 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭ala.nin xun ayuu ilhy iigéyay hal wiil ayaan uhaystaa furiinkana anu waan ka cabsanayaay lkn heestan aya ii dhiirii.galisay waaa inann iska furaa wuu iinacre

  • @sacdiyaadan241
    @sacdiyaadan241 3 ปีที่แล้ว +3

    I am watching 🥀

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukri sindiko waa garoob. Maha ceebe👌

  • @ahmett_nunurshe4876
    @ahmett_nunurshe4876 3 ปีที่แล้ว

    Allow garoob qurux badan diinta islaamka kuu fiican astuuran aniinah ee kafin kaartah allow isaahal

  • @nastexocabdi695
    @nastexocabdi695 3 ปีที่แล้ว +1

    Marbu guur sharaf laha 🥰😇💙

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq ปีที่แล้ว

    Cod kar sis ❤️ doowlo viva dumarka Somaliyeed ❤️❤️

  • @hanaxasan744
    @hanaxasan744 3 ปีที่แล้ว

    Wooow😍😍😍marbuu gur sharafa lahaaa

  • @ismahaan8117
    @ismahaan8117 2 ปีที่แล้ว

    Haa Mar bu guur sharaf laah 2020 igu hoorsay

  • @waxcusubpro4801
    @waxcusubpro4801 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdiwahab antar naaji🎹 war ninkaa ugaas kaaye horta ma WUXU LA DHASHAY FANAAN DIDI NAAJI & IYO LEGEND AXMED NAAJI SACAD ?

  • @nimco5032
    @nimco5032 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh👸

  • @nimawars825
    @nimawars825 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaba cadi maha hestan waaahhh❤❤

  • @ashamohamed7383
    @ashamohamed7383 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw hees iyo bar garoob nimadu maaha ceeb codkaada iyo ereyada ❤️🌹❤️😍

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว

    Islaantii wali waa heestaa miyaa, ku soco hadana.

  • @fadumomaxamed7337
    @fadumomaxamed7337 3 ปีที่แล้ว +6

    Amassing 🥰❤️

  • @leylocabdule1015
    @leylocabdule1015 2 ปีที่แล้ว +2

    Eedo mcn 🥰😊❤

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 2 ปีที่แล้ว

    Tanks shkri

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees xaqiiqda kahad leeyso guuleesta gabadhaha soomaaliyeed waligiin

  • @-Luna74
    @-Luna74 2 ปีที่แล้ว

    Maaha ceeb eebaay ❤️ Muxumad nin dheexaa farta qanini 😀😀😀

  • @mokhtar1258
    @mokhtar1258 3 ปีที่แล้ว +1

    Garoobnimadu waa ceeb haddii ay sabab u tahy dhaqan xumadaada iyo naag xumadaada darteed, qadarta ceeb maleh garoobnimaduna waa single oo kle

  • @amalhiraabeafgd6367
    @amalhiraabeafgd6367 3 ปีที่แล้ว +1

    sister Viv my dhiga queen ila dhalatay horey usoco gabar fifa viva ✍✍✍💟💟💟💟❤❤❤❤❤

  • @kowsarindho8461
    @kowsarindho8461 2 ปีที่แล้ว

    garoobada is muujiya

  • @nasserhassan743
    @nasserhassan743 3 ปีที่แล้ว

    Adiga ayaa qeyrul masuul guursadey

  • @cumarcade8312
    @cumarcade8312 3 ปีที่แล้ว +1

    Music abdiwahab with electric guitar 🎸

  • @aminahirsi2334
    @aminahirsi2334 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascw abaayo hesta waa run
    Manshallah

  • @Ennitex
    @Ennitex 3 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍🥰🥰🥰saxiix sister 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @saynabahmed9770
    @saynabahmed9770 ปีที่แล้ว

    Viva singal mather

  • @shidanestar
    @shidanestar 3 ปีที่แล้ว +5

    Hees shidan

  • @maandaweeye230
    @maandaweeye230 3 ปีที่แล้ว

    Music inaba caadi maah Runtii
    🔥🔥🔥🎵 Nice song

  • @halimaaden759
    @halimaaden759 ปีที่แล้ว

    ❤ Afkaaga Caano lagu qabey Zindiko

  • @ilsancadwxasan6129
    @ilsancadwxasan6129 2 ปีที่แล้ว

    Shukir habo korma soo qaady heestii gabr ah

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 ปีที่แล้ว

    Waa ceeb reeraha bay Kala daynaysaa

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhkastoo tidha maahan ceeb😉 waa garoob ila fahmay farta waawayn🙈 garoob way ducaysantahy wale

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 3 ปีที่แล้ว +1

    Garoobnimo aa hot music

  • @YasminBarre-r8l
    @YasminBarre-r8l 10 หลายเดือนก่อน

    All single mother's ❤️💞❤️

  • @faizahassan8945
    @faizahassan8945 ปีที่แล้ว

    Viva garoobnimo❤

  • @Ennitex
    @Ennitex 3 ปีที่แล้ว

    Viva single mother 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faaisabdi3226
    @faaisabdi3226 3 ปีที่แล้ว +2

    one love ❤❤❤

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 3 ปีที่แล้ว

    Hees mcn runtana ka hadleysa ❤👏👍

  • @Hodaaan1
    @Hodaaan1 3 ปีที่แล้ว +1

    1:41 im waiting

  • @faisamohamed6856
    @faisamohamed6856 2 ปีที่แล้ว

    Great message 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @Caaliyasharif
    @Caaliyasharif 3 ปีที่แล้ว

    Shukri ileen waa fanaanad

  • @nimcoupdy1436
    @nimcoupdy1436 3 ปีที่แล้ว

    Goorob nimo maha ceeb warkiyo caad keep going sis

  • @FAAD21
    @FAAD21 ปีที่แล้ว

    Garoob xumaan maleh

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 ปีที่แล้ว

    💤Iskama joogde hees mahan waxasiye🧑‍⚖️🧑‍⚖️🧑‍⚖️🧑‍⚖️🧑‍⚖️

  • @hodonmohamedhassan6983
    @hodonmohamedhassan6983 3 ปีที่แล้ว +2

    War ana garoobehe heestu way igu so cota

    • @TheEkazie
      @TheEkazie 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh caadi ma ahan 😋 garoobnimada ceeb ma ahan

    • @hodonmohamedhassan6983
      @hodonmohamedhassan6983 3 ปีที่แล้ว

      Huuno wanba ku fana walahi intan gumaysi ku jirilaha inan mel fadhiyo wax dhama lawa

    • @TheEkazie
      @TheEkazie 3 ปีที่แล้ว

      @@hodonmohamedhassan6983 nolasha hadba nuucba nuuc lkn qof wlbo nolashiisa waa inuu ku qanacaanyhy

  • @abdisalanmaalin3433
    @abdisalanmaalin3433 3 ปีที่แล้ว +1

    YES 👍 👍 👍 💯💯💯💯