AYAAN WADANI XASUUSTII MARYAN MURSAL SOO DHAWOOW HEESTII MASRAXA SHIDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

ความคิดเห็น • 52

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc ayaan waan ku salaamayaa marka hore Mar labaad waad ku mahadsan tahay xasuustii maryan mursal Nice song 🎵♥ Nice music 🎶 thanks ayaan best yusuf jama UK Birmingham

  • @drsshacbaan2532
    @drsshacbaan2532 3 ปีที่แล้ว +9

    Ayaan wadani Waan tageeraa Wlhy 👏👏❣️❣️💋💋❣️

  • @issasuleiman5404
    @issasuleiman5404 2 ปีที่แล้ว +1

    Someone can faint , cause of Ayaan Wadani voice , Very Golden ,,,,,

  • @somalimusicindustry1226
    @somalimusicindustry1226 ปีที่แล้ว +1

    Wlh they all have the energy for this song.mama Maryan mursal salaan sare,ayaan wadani mid lamid

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +6

    Asxaabeey isoo booqda hee please🙏🙏🙏

  • @indhacel3398
    @indhacel3398 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan wadani waaa naga washay wllhi

    • @ziyaking6298
      @ziyaking6298 3 ปีที่แล้ว

      🕊🏵💚 wadani
      Love kaygii

    • @indhacel3398
      @indhacel3398 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ziyaking6298 😏

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 ปีที่แล้ว +3

    Music subxaanyo wuxuu wataa dhadhan gooniya heestan wuu uu hagar baxay Ayaan wadani ayadana cod degan dabacsan huuno sharafey mahad sanid

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayaan wadani cod illah siiyay ❤❤

  • @الفاتحمحمد-ف9ح
    @الفاتحمحمد-ف9ح 3 ปีที่แล้ว +2

    والله عجبتتى البنت اللابسه اسود منقط بى دواير بيوض رقاصه شديد فرايحيه كونى بخير اخوك من السودان

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 3 ปีที่แล้ว +1

      هههههههه وهي كمام مطربه والكل مطربين تسلم اخونا من السودان الشقيقه

  • @mohamedabdikheir3965
    @mohamedabdikheir3965 3 ปีที่แล้ว +5

    Dad qalbi wangsan......iqro indho deeq gabar igadeh

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a noolada walalaha muqdisho
    From 💚🤍❤

  • @maceeyemusic5700
    @maceeyemusic5700 3 ปีที่แล้ว +3

    Sodhawaw sadri isaaree iyo dib uqaaskii cod baxsan ayaan wadani

  • @moustaphadjamafarah9945
    @moustaphadjamafarah9945 3 ปีที่แล้ว +2

    I love you forever ma reine.

  • @abdijiidhe3910
    @abdijiidhe3910 3 ปีที่แล้ว

    Ayaan waan ku wataa wllhi
    Soo dhawoow

  • @ibramovicpogba1469
    @ibramovicpogba1469 ปีที่แล้ว

    Guys please tell Me qoftan dancing dharka modow wadatoo😢

  • @omarabdi2590
    @omarabdi2590 3 ปีที่แล้ว +1

    The queen of the voice after magool magool of today

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka Suutka Buluuga sita rooxaanta ku kacday 😂😂
    Daaud Masxaf wiil kiisii ayuu u eegyahay.

  • @mohamedjimale7640
    @mohamedjimale7640 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanyo heestaa wuu tumay walahi.

  • @maxamedcarab6190
    @maxamedcarab6190 3 ปีที่แล้ว

    ayaan wadani aniga wn ku wataa

  • @sadaqzah9087
    @sadaqzah9087 2 ปีที่แล้ว

    aniga odayga ayaanba kuheystaa ciyaartiisa alaabtii diiqa waxba kadhacay

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @ciiseabdi7739
    @ciiseabdi7739 3 ปีที่แล้ว +4

    First like first comment

  • @abshiromohamed3430
    @abshiromohamed3430 3 ปีที่แล้ว +5

    Away ciyal kala kicis ukala kiciya 😂

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว

    Jawigan oo kale 2010 Djibouti baa iigu dambaysay walahi, way igu kaa kiciyeen 🤭😂

  • @omarabdi2590
    @omarabdi2590 3 ปีที่แล้ว

    Axyaa soot

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus Hore DvD 2007 Ba Iso Xasusiseen

    • @kaftaniyosheeko8986
      @kaftaniyosheeko8986 3 ปีที่แล้ว

      Cimrigaada ilaah hana siiyo hhhhhh 2007 dvd kulahaa

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaftaniyosheeko8986 Dvd Wa CD Hesaha Ba Lagu So Duubi Jiray sidas ba lo dawan jiray youtube iyo google wagas lama aqoon

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaftaniyosheeko8986 aniga 32 jir baan ahay wali dhalinyaro ma weyni

  • @BELLA-HAGGI-5050
    @BELLA-HAGGI-5050 2 ปีที่แล้ว

    asxabey wiilkan shaarka cad, surwaalka madow iyo garabaatiga madow xiran yawaye nagacii🤣 ciyaartisa waxkale😂

  • @koraadducaleboos1396
    @koraadducaleboos1396 2 ปีที่แล้ว

    Rooxanta meshan joogto mid maaha kkkkkkkkk

  • @ziyaking6298
    @ziyaking6298 3 ปีที่แล้ว +3

    Two comment first dislike

  • @ikaasmorroofficial2206
    @ikaasmorroofficial2206 3 ปีที่แล้ว

    Dad wada walwalan

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 3 ปีที่แล้ว

    Muna xidigta way la haysataa ciyaarta . Gabadhaa khaamaha ciyaarta meel bay iska dhigtay

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 3 ปีที่แล้ว

      Gabadhi dhimata aaway dhar madowda miyaa

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 3 ปีที่แล้ว

    hhhhhh war ku waan cayaraya maxaa ku dhacay sida natlo yar yar caano ka dhar gay udurdurinaya maxay isku dhi bayaan

  • @ladanxaaji6671
    @ladanxaaji6671 3 ปีที่แล้ว

    Xaa loo waashay hhhhhhh

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 ปีที่แล้ว

    Somaali iyo jaas waxba kala haysta hhhh

  • @codkajubbaland887
    @codkajubbaland887 3 ปีที่แล้ว

    Saami cadow ninba Meesha maqan m.kaadheeri qofaan caadi aheen aya meesha qabsatey barabaraha diraca qabto caadi ma ahan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ti afka weenit e Ayan laha uuuf wan ku nacah

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 3 ปีที่แล้ว

      Dagaal ayaad iga rabtaa iiga leexo Ayaan

    • @marwaibrahim8484
      @marwaibrahim8484 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedhassan8442 Fan Ban uarka haye kkkk iska hale

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 3 ปีที่แล้ว

      Marwoow abaayo adiga xataa in lagu caayo ma ogolaanaayi saas u ogaaw walaasheey

    • @marwaibrahim8484
      @marwaibrahim8484 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedhassan8442 waa ruunta lakin iyadu daka yaani cayin

    • @mahamedhassan8442
      @mahamedhassan8442 3 ปีที่แล้ว

      Maba aqaani ee qof kasta oo xoogaa lagu shidanaayo ayaan yac ka dhahaa abaayo